SAALAX SANAAG |GARNAQSI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2025

  Рет қаралды 907,298

Saalah Sanaag

Saalah Sanaag

Күн бұрын

Пікірлер: 1 800
@WaqalStudio
@WaqalStudio Ай бұрын
Saalax sanaag the one and only ✌️
@Salah_sanaag
@Salah_sanaag Ай бұрын
Waqal studio chanel umad somaliyed
@SahraOmermeecad
@SahraOmermeecad Ай бұрын
Wan kaxumahy
@SahraOmermeecad
@SahraOmermeecad Ай бұрын
❤❤❤🎉
@SahraOmermeecad
@SahraOmermeecad Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤
@feisalbashiir
@feisalbashiir Ай бұрын
Dadka caanka ah iyaga uun Maxey reply iskugu Galan😮 kwrn tagerahad wax kutiihne​@@Salah_sanaag
@Mudu14
@Mudu14 Ай бұрын
Waa haben arbaco ah oo ay khamis so galeyso tarikhdu waa 11/12/2024 8:59pm Waxan rajeyni in an qoralkan arki dono wakhti kle InshaAllah Salax Sagan waa fanan an tagero weyn u ahy Salan sare somaliyey ❤
@MaxamedaxmedFaaraax7-ep5yf
@MaxamedaxmedFaaraax7-ep5yf Ай бұрын
😂🖐️
@HanadMahad-wx2og
@HanadMahad-wx2og Ай бұрын
Tarikhda xusi donto
@MohamedHassan-qd1zm
@MohamedHassan-qd1zm Ай бұрын
Insha Allah haday naftu baqi ku ahaato
@Rayoup_silent
@Rayoup_silent Ай бұрын
@MaxamedaxmedFaaraax7-ep5yf tariikh 😂
@XajaaCiise
@XajaaCiise Ай бұрын
Hadii Uu alle Ku gaarsiiyo I.n
@team27_asad_hagio
@team27_asad_hagio Ай бұрын
Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan 😢
@RaxmaRanda
@RaxmaRanda Ай бұрын
Waxa isku fal qof waaynbatahaye quran iyi hees hays bar bardhiigin takale adigu og maxa heesta kaso dontay😏
@SimanSuuralay
@SimanSuuralay Ай бұрын
❤❤❤❤
@ismosheekhawi312
@ismosheekhawi312 Ай бұрын
Waar maxa kugu dhacay zxp maxa hadlaki ilahay iyo ki shaydnka isu barbar dhigtay
@xigmaawichakiim
@xigmaawichakiim Ай бұрын
Quraanka ❤❤
@AyaanleAhmed-x3k
@AyaanleAhmed-x3k Ай бұрын
Gabooye( Madhibaan) Waa reerka ugu dhaqanka Fiican, ugu gobsan, Uguna Xirfada badan dhamaan qabiilada soomalida oo wllahi ah Hadana Intaasoo Qarni ayaa Afxumo iyo Gunimo ay qabiilada kale ee soomalidu kula kacayeen Hadana waanala Necebyahey iyo Waanala Caayaa kama maqleysid Reerkaasi Waa Gob guni Heshay❤ Qabiilo badan Oo laandheere sheegta ayey ka badanyihiin kana waxtar badanyihiin Gobeey liicoo ha jabin.❤🐐 Madhibaan Waa madaxda Soomali.❤😊
@nasteexoibraahim-zm7ox
@nasteexoibraahim-zm7ox Ай бұрын
Waa sax lkn waxas hees ma ahee ha lanoqdi😂
@MaxamedCadde11
@MaxamedCadde11 Ай бұрын
Haye😅
@sheekoxariiro2301
@sheekoxariiro2301 19 күн бұрын
mid kasta saan buu hadal macaan yhy waakuma kuwa dadka takoora, khalad caammada ma ahhan ee waa Culimmada ayagaa dulmigaas ka aamusay
@mariambone392
@mariambone392 7 күн бұрын
Waan kugu racsanahay
@AhmedSuge-s9o
@AhmedSuge-s9o Ай бұрын
Heesta ujeedkeeda iyo miriheeda kalia qof ildheer garad ah unbaa fahmi karo❤
@HasanOthma22
@HasanOthma22 Ай бұрын
Waa cunsuriyada beesha gapooye
@Aalamohamed-u7x
@Aalamohamed-u7x Ай бұрын
wlhi beenta maaho waa fahme
@Amran-ji8mz
@Amran-ji8mz Ай бұрын
Horaa ka fahmay ani
@safiabdilahi
@safiabdilahi Ай бұрын
Somahan gabooye❤
@Aalamohamed-u7x
@Aalamohamed-u7x Ай бұрын
@safiabdilahi haa ani saasa ufaahme wlhi
@hoodomaxamed869
@hoodomaxamed869 Ай бұрын
Caqliga,Caafimaadk,Garaadka,Garashada iyo Maanka Saliimka ah Alle hakuu Barakeeyo Walaalo Saalax Sanaag Waaad mahadsantay wllo.❤ we love you specially gabooye.🙏 @Saalah Sanaag
@lilkarna5879
@lilkarna5879 Ай бұрын
Nasab bad tihiin wllo
@SulekhoApdi
@SulekhoApdi Ай бұрын
😢 wllhi wan idin jeclhy Reerkina wiil.ayan iska jeclan lkn wa ley diidey wiilki hada wa sxbky ii dhow 😢💔😭
@hoodomaxamed869
@hoodomaxamed869 Ай бұрын
@@lilkarna5879 Mahadzanid wllo
@hoodomaxamed869
@hoodomaxamed869 Ай бұрын
@@SulekhoApdi Mahadzanid wllo🙏
@Mohamedgafdiid
@Mohamedgafdiid Ай бұрын
Waa inaan gabadh gabooye ah guursadaa si aan qayb uga noqdo jabinta dabarka doqonimada😊
@FatimaKaamil-n1u
@FatimaKaamil-n1u Ай бұрын
Sax dhalinyad jiilka cusub waa inaye jabiyaan waxaas doqonimada ah eeh dadka walalheen lagu hayo😢 sorry gabooye😢
@yuusufhassan1035
@yuusufhassan1035 Ай бұрын
Inan gabar naga gursataan waxaa ka habooon inaad gabdho nasiiisaaan
@SamiiraHayd
@SamiiraHayd Ай бұрын
Iska bilow wllo ana kugu xiga Wiil ah baan guursan
@abdirahmandaahirmo1074
@abdirahmandaahirmo1074 Ай бұрын
@@yuusufhassan1035hhhh naftaada uhadlaysa adi muhiimadu waa is dhexgalka taliye
@yuusufhassan1035
@yuusufhassan1035 Ай бұрын
@@abdirahmandaahirmo1074 maya libaax tan is dhex gal maaha waaa xaal marin aad rerka xalmarineesan soo waa inaad inaga gabdho nagu maamustan adinkoo ka garaabaya wixii gafa o dhacay
@KhadarKeyow
@KhadarKeyow Ай бұрын
Masha allah brother horay u soco 🙏🏻🩸
@Salah_sanaag
@Salah_sanaag Ай бұрын
My brother legendary thanks ❤️🙌
@HassenAbdisalan
@HassenAbdisalan Ай бұрын
DUNIDA MA SOO MARIN QOF KA WANAGZANA NABI MAXAMED N.N.K HA AHATEE😍💯
@HibaaqAragsan-1
@HibaaqAragsan-1 Ай бұрын
Meelaha qaar ha keenin 😢
@safiabdilahi
@safiabdilahi Ай бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed Ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@Adoontialle-j1k
@Adoontialle-j1k Ай бұрын
Wn jeclan laha ina arko somalida o walalo ah o is ogol qabyaladana mesha laga saro😢😢😢
@FaisoAbdirahman-w8g
@FaisoAbdirahman-w8g 12 күн бұрын
Scw
@zakiabdirahman9788
@zakiabdirahman9788 Ай бұрын
Heesaha waxaa ka macaaan quraanka alla yaaa igu raacsana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
@Mirnahersii
@Mirnahersii Ай бұрын
Nagma Gabdhoo Fiicnidin Gobanimo nama dheeridin Gaarbad isuu uruursataano Xumaan kama gaabsataano 🔥❤️🙏🏻 hees way dhaaftay tani saalahow❤ Diractor & abwaan and videographer Abdirahman filli iyo Shafici hambalyo inamadayadii🫡🫡
@HAKIMIApdirahman
@HAKIMIApdirahman Ай бұрын
Nasap ma jiro anu ka ahen gopoye ❤ alx
@CabdisamedCumar
@CabdisamedCumar Ай бұрын
NASAB KAAMILA TIHIIN ❤
@AbdiFatah-u8v
@AbdiFatah-u8v Ай бұрын
15.12.2024 2:14 habenimo allow soomali midka dhig kuwi israacana oo is jecel kayeel
@randaismail2788
@randaismail2788 Ай бұрын
Fanaanka fanaaniita wax runa unbuu ka hadlaa saalax abdirisaq waa caaqilka fanaaniinta inaankaa yari❤
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 20 күн бұрын
asu ma alifin luuqda kliya
@Hamzebaari
@Hamzebaari Ай бұрын
Hadiiba Aan Gabooye nahay waxaan ka dhalanay dadkii ugu fiicnaa aduunka oo somaali wax kasta ood nagu samaysaan anaga walalahayo ayaad tihiin any way cafis naga tihiin🇩🇯🇸🇴
@barwakogouled8930
@barwakogouled8930 Ай бұрын
❤❤somaalinimo
@NemcatMohammed
@NemcatMohammed Ай бұрын
Walalyaaal sorry
@Qadarka.
@Qadarka. Ай бұрын
Gob ba tihin ❤
@saltachannel1833
@saltachannel1833 Ай бұрын
perfect ❤❤❤❤
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Ай бұрын
Wllhi hadalkaas aad tiri ayaa kaaga marqaatiya inaad somali ugu gobsantihiin alle haydin sharfo
@Jawaby
@Jawaby Ай бұрын
صالح انت فخر الصومال نفتخر فيك ربي يحفظك ويقويك ويرضيك ويرضاء عنك 🇩🇯
@dj.rockets
@dj.rockets Ай бұрын
What A Singer Saalah Abdirisaak ✌️🎤
@SaynabAhmed-g8z
@SaynabAhmed-g8z Ай бұрын
No reply😂😂😢
@DaudiikowDaauud
@DaudiikowDaauud Ай бұрын
@@SaynabAhmed-g8zno problem reply muhim ma ahan
@Muhidiinabdidhugad1960
@Muhidiinabdidhugad1960 Ай бұрын
Gabooye 《madhibaan 》qabilkan somali ayu ugar dhigtay wuxuna yiri :• Nagama gabdho fiicnidin Gobonimo nama dheridin Gaar bad isku uruursaten Xumana kama gansataan Goonibaad noo soocden Erayadan waxa fahmi kara qof indheer garad ah Gabaayow naga daali ahaada 😢❤
@1w1x2Rise
@1w1x2Rise Ай бұрын
Waaqican maanta la taagaan yahay yarkan saalax sanaag la dhaho waaa fanaanka igu il dheer garad san heesihiisu makala dhacaan really waa top🙌🔥
@SharmaarkeSiciid-rv2ur
@SharmaarkeSiciid-rv2ur Ай бұрын
Walaal Nabiga Kusali ( Salalaahu Calayhi Wasalam )
@maryammustafe5802
@maryammustafe5802 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤
@AxmedDeeq-jl3ce
@AxmedDeeq-jl3ce Ай бұрын
Scw scw scw
@ShuceebmohamedsiciidMohamed
@ShuceebmohamedsiciidMohamed Ай бұрын
Qofkii ugu khayrka badnaa dunida waa nabiyullahi Muxamed S.C.W❤
@BilanAhmed-m8j
@BilanAhmed-m8j Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@susanLiiban
@susanLiiban Ай бұрын
Scw scw
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed Ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@ahmedaliabdi4281
@ahmedaliabdi4281 Ай бұрын
Somali oodhan waa walaalo, aad bay u yartahay in lahelo dad isku diin eh, isku luuqad eh, isku dhaqan eh oo hadana hal wadan leh. Sidaas darted somali siyaasad iyo shisheeye umbaa kala dilaayo ma ahanee dad ka qalbi wngsn malahan. Qofwalbo oo damiir leh uu dareemi karaa jeceelka iyo wanaaga somalida ka dhexeeya. One Love Somalia ❤️🇸🇴🌎✌️
@Ais-e7w
@Ais-e7w Ай бұрын
Really lkin reerka gabooye walhi said ayaa loo duminaya😢ilahow dhaqanka fossa xun hanoo adayn
@Anshax_Music
@Anshax_Music Ай бұрын
Dadka camalkooda ayuunba kala saraysiiya qof kastoo ilaahy abuuray isagaa karaameeyay qofna intaad aduunka kunooshay hoos kuuma dhigi karo ilaa adigu aad doorato mooye intaasun hala fahmo❤🎉
@zakariyahussein8563
@zakariyahussein8563 Ай бұрын
Sx❤
@abdiqadirmahamoudgalaal9564
@abdiqadirmahamoudgalaal9564 Ай бұрын
Exactly 💯
@haruunbey2203
@haruunbey2203 Ай бұрын
Codka 1000 Laxanka 100 So saraha 200 Camera manka 500 Music 500 Big man salax sanag 😢🫡🩸 Legend jikay ayn arkay 🐐
@hudaabdihakinomer8345
@hudaabdihakinomer8345 Ай бұрын
Muqaalka: 💯 Codka:💯 Erayada: 💯 Laxanka: 💯 Fariinta muqaalku u sido wx lagu qiyaaso malaha keep going fanaan Saalah abdirisaaq sanaag♥️
@SakariyeKhadar-d9f
@SakariyeKhadar-d9f Ай бұрын
Been
@IqbaalMahamed-w7j
@IqbaalMahamed-w7j Ай бұрын
Hhhhhhhhh hee​ hadaa😂😊@SakariyeKhadar-d9f
@miskoo1333
@miskoo1333 18 күн бұрын
Salah sanaag may fananintu iskawada noqdan oo dhalinta bararujiyaan hadeyba danbaben😭❤🇸🇴
@sufiyanow-cabas
@sufiyanow-cabas Ай бұрын
Wax wallbo gacanta kuheyso salada ka hor mari 🥺❤️‍🩹
@DeckowAzmiirow
@DeckowAzmiirow Ай бұрын
Mhd snd zxp ❤😊
@Siman-vy3zv
@Siman-vy3zv Ай бұрын
Gabooye walahy rer kafcn maan arag waan lakoray aad baan idin jaclahay dadkaygii❤🥰from bicidyahan
@cabaascawil7450
@cabaascawil7450 Ай бұрын
nagama gabdho fiinidin gobonimo nama dheerid garbaad isku uruursateen xumaan kama gaabsataan goatka fanka saalax cabdirisak saalah sanaag 🐎💙🫡
@khadirdahir1427
@khadirdahir1427 19 күн бұрын
Gayaanka uugu ficaniyo Gabooye waa gob Dhaqankii guudka saarto Guhaad inagama gayaane Gafka garaad lawayasha Garaadkoodu liito Ayuu takoor u gaar yahe Gidi mawada nahin Gun iyo kuwa neceb❤
@LilShaafi0
@LilShaafi0 Ай бұрын
Heestan Waa Hees Aad Umidho Qurxoon Xaqiiqna ka Hadlaysaa Aad looga shaqeyeey Waad Ku mahadsan tihiin Sidaad Bulshada Arrimaha ka Tagaan Xaqiida Ugu Soo samaysan heesta Saalax Dhamaan Heesta wixii ka qayb qaatay Xagana Ka salaama👏🏻🔥
@hamzeallitour4097
@hamzeallitour4097 Ай бұрын
😢 comment from burco 😢 saalah sanaag the best hees
@Captanbaaraofficial
@Captanbaaraofficial Ай бұрын
best Fanaan
@SaadiaOmar-zw6ud
@SaadiaOmar-zw6ud Ай бұрын
Captanka❤❤
@AnasAdanAjaa
@AnasAdanAjaa Ай бұрын
Ad iyo ad captain 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@AnasAdanAjaa
@AnasAdanAjaa Ай бұрын
❤❤❤❤
@Iprahimmuuse
@Iprahimmuuse Ай бұрын
Kabtan
@abdirahmaanmahamuud2937
@abdirahmaanmahamuud2937 Ай бұрын
Wa Maalin arbaco ah subax weeye saacaduna tahy 2:18AM bishuna tahy 18/12/2024 sanadkan sanadkiisa iyo sanado badan ina arko rajayna 😊
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 Ай бұрын
Hees Ay ka muuqato Dhaqan soomalinimo oo dareen Gaar ah Leh Salah sanag🫡 Fv artist Hees DaB iyo Holac aH😮
@qaaliabdi6086
@qaaliabdi6086 Ай бұрын
TikTok kugu ogaayee intana majoogta😂
@mohamedabdiaziiz7536
@mohamedabdiaziiz7536 Ай бұрын
GOAT SAALAH SANAAG Amazing song Nagma Gabdhoo Fiicnidin Gobanimo nama dheeridin Gaarbad isuu uruursataano Xumaan kama gaabsataano GOONAAD FICIL CUNTAAN❤😓
@mawledzaam
@mawledzaam Ай бұрын
Fankeena Somaliyeed heesahan wadciga ka hadlaya ayaa looga baahanyahay in dhalinyaradda fanka ku jirta bulshada la wadaagaan,waan hambalyaynayaa Saalah iyo teamkiisaba🙏🏼
@nagadmohamedbella4697
@nagadmohamedbella4697 Ай бұрын
The best song form 2025 wallahi salaax sanaag waa will somalinimad ku weyne 🎉🎉🎉🎉🎉
@hanadasad4145
@hanadasad4145 Ай бұрын
Anigoo ah wiil gabooye wlhi waxan qaba gabadh ogaden ah lkn dhibaatada familkoda ay ii gesteen masoo kobikaro sbbtuna waa qabyalad 😢
@miskidowlad
@miskidowlad Ай бұрын
Sorry wll😢
@FatimaAydaruz
@FatimaAydaruz Ай бұрын
Nin adag kartidi aad ku. So guursatey ayaad kaga gudbi dhipatoyinka klna wllo😊
@hanadasad4145
@hanadasad4145 Ай бұрын
@ I.a wll
@salmahurre9924
@salmahurre9924 Ай бұрын
Somali dadka ugu gobsan ayad tihin alla ha idin sharfo wlo❤
@naimadaar7431
@naimadaar7431 Ай бұрын
Gob baa tahay Ina ader kartida kusoo guuurstay ku dhaqo
@FarahMohan-l1c
@FarahMohan-l1c Ай бұрын
Wllhi ani ahaan gaboye waxaan uu arkaa uun sida somalidaa kale uun waan maqla uun hadalka dadka hajiro qabilka gaboye
@Ùpdùlqaðìr
@Ùpdùlqaðìr Ай бұрын
Fanka yuusan calaancal kaliya noqonin wa inuu noqdaa goob message lagu gudbiyo. Wad kabaxsatay saalaxoow❤
@hanathknaan2011
@hanathknaan2011 Ай бұрын
Saalax Sanaag Fanka Somaliyed waqtigan la joogo waad sharaftay wacyi taagan baa ku salaysaa fankaaga heestan Qoomiyad dhan baa ku matashay wana xaqiiq Dulmiga dadka sharafta leh lagu hayo illahay baa ka abaal marinaya insha allah 💯
@daaroodyousuf7516
@daaroodyousuf7516 Ай бұрын
Landheraha dhabta wa gaboye waligey ma arag qofgaboye ah o tugsanaya ama cid dhibaya guulaysta gobeeey❤️🫡
@saLmouchofficial
@saLmouchofficial Ай бұрын
cawa waa habeen arbaca waxan rajaynayaa inaan wakhti kle arko qoraalkan waxa soo socda sanad cusub waxan rajaynayaa badhaadho nimco somali oo mida ❤❤
@Samira-khudiya
@Samira-khudiya Ай бұрын
Dad badan oo hees jaceyl ah sugayey ayay qac ka yeedhay wale..Somali jaceyl waxba kama taqaano ee heesahan wacyi gelinta uso badi si qalbigoodu u furmo oo ay ugu naxariistan walaaladood.
@zakihilaac3569
@zakihilaac3569 Ай бұрын
Jaceyl io wax macna lahayn kahadlaysa tana ka qima io qiira pdan walai umad dhan o noolba latakorey aharif io sheikhba leh qirada ta kaweyn mxa tahay
@Mohamedabdi-mz9uk
@Mohamedabdi-mz9uk Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 Ай бұрын
: Nagama Gabdho fiicnadiin : Gobanimo nama dheeridiin : Gaar baad isuu aruursataaan : Xumaan kama gaabsataanoo 😢 Eest and West Gabooyo is tha best 🇸🇴🇩🇯✊️
@ARMAAN_URMAX
@ARMAAN_URMAX Ай бұрын
Nagama gabdho fiicnidin😢 gobanimo Nama dheerid😢 Gaar baad isku aruurstan😢 Xumaan kama Gabsatanoo😢 Goonad noo ficil Cuntan😢 hees kaliya mhn waa wano iyo wacyi galin gulyso salhaw🫡
@Naslihaam
@Naslihaam Ай бұрын
Qeybtaan adaa ifahansiiye😢
@FosiaAbdi-g9n
@FosiaAbdi-g9n Ай бұрын
Saalaxa sanaaga waa wiili qalabi nadifa masha allah
@AxmadQeyr
@AxmadQeyr Ай бұрын
Yarkaan Heesahiiasu waa Top Ruantii waxaan Oran Karnaa WAXKALE❤
@absherrizak4053
@absherrizak4053 Ай бұрын
Best cinematography, keep it up
@finnadguunje2141
@finnadguunje2141 Ай бұрын
Waa hees taabanaysa qayb ka mid ah Dhaqanka Soomaalida ee liita, wanaa wax mudan in laga waantoobo in kasta oo aanay hadda sidii hore ahayn oo dadku wax yara fahmeen haddana wali waddadii toosneyd lama hayo. Inshallaahu tubta toosan ayaa la wada mari xagjirkana waa la iska dayn.
@HodanBashiirahmed
@HodanBashiirahmed 22 күн бұрын
Wiil gabooye ah ayn jecaadey😢😢
@Mohamed-j8t3d
@Mohamed-j8t3d Ай бұрын
Sxp i was waiting 4 something else balse u come up with guub ad gobonimo.let us cry the next song 😢😢
@suhaybcumar1359
@suhaybcumar1359 Ай бұрын
The best song of the year Soomaaliyeey wlhi aan ku wax qaadano caadada xun
@Ahmednour_15
@Ahmednour_15 Ай бұрын
Adigu qaaday anaguna dhagaysannay yaa rabbi dambi dhaaf🥹😔🤲🏻
@cabdishakuuradan810
@cabdishakuuradan810 Ай бұрын
The first one 😊
@azhrafcde1711
@azhrafcde1711 Ай бұрын
Nah me 😂
@WallkaWeyn-x3e
@WallkaWeyn-x3e Ай бұрын
Wow baba best song for ever codka waa boqorka codka jiliinka ka sii shidan somaali qabiil allaha ka tir tiro niydooda❤
@Aptiozimpaa1
@Aptiozimpaa1 Ай бұрын
😢 so sad walahi
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w Ай бұрын
Reeka ugu sharafadat badan somalidhamatd waa gobayo dad shaqayas waxrki uqabaya somali lagu cayay kateman u haya fananka salaax sanaag guulyaso❤
@djmaskaboy
@djmaskaboy Ай бұрын
GapaDh Gapooye CalafkU HygU Daro❤
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk Ай бұрын
Ax wlhi wn qiirooday😮😮 ilahy ba inagu arka qaldkena wlhi iyo dulmigas ax
@akjacelow8674
@akjacelow8674 Ай бұрын
First one like hadad ka heshay Hestan 😊
@husseinhaji7
@husseinhaji7 Ай бұрын
Waa habiin qamiis soo galayso 11/12/2024 waxaa aqrin doontaa sanado badan kadib anigoo laga yaabo inaana dunida kor keeda saarnayn maalin kaas ducada hayla agmarin maalin kaas😢
@QureyshaCadow
@QureyshaCadow Ай бұрын
SAalax sanaag goatka fanka❤
@EngQanYareAhmeT
@EngQanYareAhmeT Ай бұрын
alFanaan ZalaH ZanaaaG 🔥
@KhadarBogba
@KhadarBogba Ай бұрын
Inankan yari waa fanan caaqil ah wax ay culumo Uddin madax ay garan Wayan bu runta kaga hadla wllhi legend waye saalax sanaag pest somali singer 🎵🎶🎤
@Lakimohamed197
@Lakimohamed197 Ай бұрын
hesta waa loo dhibaa ee isaga mha abwanka wye
@fardawsaahmed9339
@fardawsaahmed9339 Ай бұрын
Best artist manshallah slx snaag
@daahirdhaayow4185
@daahirdhaayow4185 Ай бұрын
Hestan iyo hesta somalia waa gob labadan wad u Hagar baxdey. Best songs 2024
@zeinababdi8849
@zeinababdi8849 Ай бұрын
Qabil Mayaqanu Dukho ❤ oo diinto cidnaa Maay Xarantimayn
@SundusMaxamuud12
@SundusMaxamuud12 Ай бұрын
So Sad 😭 wllhi
@AbdisalanMohamed-j3t
@AbdisalanMohamed-j3t Ай бұрын
Some songs touches my heart deeply 😮😮😮
@SamiirFarxaan-n9p
@SamiirFarxaan-n9p Ай бұрын
Wllhi baan kudhaartee Hadii calaf uu igalo inan gabooyaaa inaan cidna igareebaynin Hablahaygii madax Korkiisa iisaarantihiin form isaaq
@MuunaAhmedabdi
@MuunaAhmedabdi Ай бұрын
Inderrkay gobanimo wlhi ana sidokaleh❤
@sadaqAbdulkadir-
@sadaqAbdulkadir- Ай бұрын
Heesaha waxy kahadlaa dhaawaca qalpiga ,quraankana qalpiguu xasuliyaa 😊❤😢
@usaamemahamed
@usaamemahamed Ай бұрын
Somali waa Somali un heesna waxba kama badali karto wll😢😢 Qabyalada allaha haynaga maydho❤🎉
@usaamemahamed
@usaamemahamed Ай бұрын
12.12.2024🎉😢 12.00
@BishaarShide-o4d
@BishaarShide-o4d Ай бұрын
fanaan soomaliyeed Saalax sanaag oo aan taageero horay usoco pro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dirhamdirham2576
@dirhamdirham2576 Ай бұрын
Culimo badan oo diineed intaa may odhan❤
@FaaraxIsmacil-h9t
@FaaraxIsmacil-h9t Ай бұрын
Ax zxb 😢😢 wan kaxumahay wlhi runti zxb wlhi 🏃‍♀️ ruti 😢😢😢😢kalimantan
@Maxamuudcabdiguuleed
@Maxamuudcabdiguuleed Ай бұрын
Fanka saalax waan ku raaxaystaa, heestana waa garnaqsi. 11/12/2024 Somaliyey garta qaata, oo ka kora takoorka.
@fatuomakeupartistafrica4600
@fatuomakeupartistafrica4600 Ай бұрын
Best video love the feel of the video good job director
@Aishalakii
@Aishalakii Ай бұрын
Alla sidee baa qof aan jclhy qabiil uga doortaa 😭💔ALLOW qabiil ka madoobee umadaada 🤲
@KafeyoMclin
@KafeyoMclin Ай бұрын
King Salax sanag cod mcn mshlh wallkey mcn 🥰🥰🥰
@abdisalanmoha4174
@abdisalanmoha4174 Ай бұрын
Soomaali waa mid ❤😢😢😢❤
@sagaleya3807
@sagaleya3807 Ай бұрын
Waaa qalad awowayasheen galeeen mana ahn wx jiro waa jahilnimo ilahey neh raali kama ahan mana jiro wx laangaab la dhaho ilahey umadiiisa waaa isku mid ❤
@AmazingThings-n1b
@AmazingThings-n1b Ай бұрын
Waa habeen khamis aha 9:47 11 Dec 2024 waxaan rajeynaa in aan anoo is badal sameeyay oo ku faraxsan noashayda dib u eegi doono insha allah❤💯🙌👳
@FathiaNadar
@FathiaNadar Ай бұрын
Inchaaa allah ❤
@NajmaHussein-ys3qk
@NajmaHussein-ys3qk Ай бұрын
❤❤❤❤ nin raggeed
@HeersareHeersare11
@HeersareHeersare11 Ай бұрын
Wallhi waan guursan donaa gabar madhibaan ah, insha allah 😢😢, Si aan uga garaawo dulmiga,loo geystay, beesha wanagsan ee gbooye ma dhibaan😢😊
@Sacdiya-s7q
@Sacdiya-s7q Ай бұрын
Mahad sanid wll
@khalidmaxamed-z2l
@khalidmaxamed-z2l Ай бұрын
Somalida maanta jogta waa kuwo qabiilo u waashay isku dilayaa. Innan iyo abtigii isku dilayaa allow somali nasri u soo daji
@zakibashiir6516
@zakibashiir6516 Ай бұрын
Heestaan allaha ka dhigo mid umada isku soo dhaweeysay🤲🏿🤝🏿
@Boss-Layd
@Boss-Layd Ай бұрын
Absoluut 😢Akhiro intee ayey adayaan dadkaas
@sacadxasannuur7334
@sacadxasannuur7334 Ай бұрын
Dad gobatihiin gabooye kingdom 😢🙌
@hoodomaxamed869
@hoodomaxamed869 Ай бұрын
Markuu qofka aqliga leh idinka midi caqligiisa idin tuso ayaad waxaa so wada qortaan, marka hore isma ogtihiin eed na caayaysaan caydiina ku jooga oo ku adkayata.
@sacadxasannuur7334
@sacadxasannuur7334 Ай бұрын
​@@hoodomaxamed869 dadku isku mid mha aniga shaqsiyadyda gabooye in bdn bn la zxp ahay dadka kle way iiga duwanyihin oo way iiga qiimo bdn yihiin😢
@NuurhaajiIsxaaq
@NuurhaajiIsxaaq Ай бұрын
Kusaliya nabigeena muhamed scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisalaanXuseen-g5f
@AbdisalaanXuseen-g5f Ай бұрын
malin khamisa 12/12/2024🙏
@faliscalijaamac8460
@faliscalijaamac8460 Ай бұрын
Same time😢😮
@MohamedhoumedAyan
@MohamedhoumedAyan Ай бұрын
somali😢
@Raagaqaran-s7o
@Raagaqaran-s7o Ай бұрын
Me😂❤
@SabariinmoxamedXasan
@SabariinmoxamedXasan Ай бұрын
Seem😢😮
@MaHaDAli-m6x
@MaHaDAli-m6x Ай бұрын
weLipa 4 galabnimo
@mansiontech1265
@mansiontech1265 27 күн бұрын
GOAT SAALAH SANAAG BEST SINGER 💯✅️
@ashasaid7324
@ashasaid7324 Ай бұрын
War ragoow gabdhaha gabooye guursada waa gobe 😢❤
@samiramohamed4577
@samiramohamed4577 Ай бұрын
Anagu guur uma bahnin 😢
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Ай бұрын
​@@samiramohamed4577maxaad ubaahantihiin wll?
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 Ай бұрын
@@samiramohamed4577 Kuligeen baa u baahan.
@Abdifatah3
@Abdifatah3 Ай бұрын
Adeer anagaba nagama badna gabdhahaygu cid kalena uma baahi qabaan😂
@ikramali3433
@ikramali3433 Ай бұрын
Quruxey rereku wiil lan maheso dad gurugamahanin anaga iskaban alx 🙄😏☝️
@Haboon-y6v
@Haboon-y6v Ай бұрын
Wa loo bahnaa sodaa lipax zalax zanag
@Samiirita
@Samiirita Ай бұрын
Qisadaydi weeye wlhie wiil gabooye ah ayaan is jeclayn kadip u iso doonay waa lay diiday waxana lay dhahay isma gursano tan ila malinki qalbigaygu ka bixi wayay noo duceya wll in qalpiga alle noo kala reebo wlhie waxan mar mar is dhaha maxa somali ka dhigay somalinimadu saan dhan may u xumayd allow sidi khayr roon ka dhig 💔😔😭😢
@rabicakalson
@rabicakalson Ай бұрын
Sorry mcnto Awoowe yashen Aya halkas nageeye😢😢
@sharmoboy6823
@sharmoboy6823 Ай бұрын
Midhaha, laxanka, jilitaanka iyo fanaankuba waa %100, Saalax sanaag he's top singers. Success Brother.🙏
@susuali2868
@susuali2868 Ай бұрын
waxaan rabnaa dhalinyaro somaliyed oo qabiil walba leh oo wiilal iyo gabdho ah oo jabiya nacasnimadan iyo dulmigan walaalehen lo gestay ee guur iyo dadab wadaaga dhalinyaroy inagaa waxaan ka dhiidhin karna allena garab wuu nagu siin dalkana waano dhismi oo somali isku qalbi xaaran baan noqoneyna ee aan bilawno kacdonkan❤
@EssaMohmoud
@EssaMohmoud Ай бұрын
22/12/2024🎉 sanadkan tagyow Salma sagotin 😊❤
@ayanxusen-o5o
@ayanxusen-o5o Ай бұрын
Hadaan TiHiin Gabooye waxaad TiHiin Somali Dadka oogu Gobsan ❤
@NuuraAbdi-g7b
@NuuraAbdi-g7b Ай бұрын
Gaarbaad isku uruursataan😢😊
@abdifatahosmaan3064
@abdifatahosmaan3064 Ай бұрын
Life in doha I watch the song 🎧 12/13/2024
@daauud77
@daauud77 Ай бұрын
11 December 2024 Maanta ayaan ka fakarayay dulmiga reerkaas lagula kacay iyo sidaan wax uga badali karo. Waxaan rajeynayaa markaan dalka madaxwayna ka noqdo inaan dhaqankaas foosha xun looga taqalusi lahaaa Fanaan saalax sanaag full respect Dhalinta somaaliyeed dulmigaas haka suuliyeen dalka
SAALAX SANAAG FT RAHMA HASSAN || BADHKEYGA || OFFICIAL VEDIO MUSIC 2025
5:21
Samiir Lucky Production
Рет қаралды 232 М.
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 2 МЛН
WALIGAA MA SAMAYSAY ? YES OR NO
19:35
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 212 М.
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
Afkaaga Masuul Ka Noqo
7:39
Ahmed Aarshe
Рет қаралды 156 М.
CALI ZAKI | OGOW QIIMAHAAGA | True Story- 2025
5:09
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
SAALAX SANAAG |QUUS JACAYL| OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 2,8 МЛН
Cabdirasaq siciid Jawi curiya
5:47
TB - Topic
Рет қаралды 21 М.
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Xasuusaha Madoow
7:50
MAXAMED DAYAX - Topic
Рет қаралды 40 М.
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 16 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН