SAALAX SANAAG | Heesta Dhisaay | Music Video

  Рет қаралды 2,227,494

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

DHIISAAY
SAALAX SANAAG
ERAYADII: AXMED XARAF
LAXANKII: SAALAX SANAAG
MUSIC: CADCEED
CAMERA: WAQAL, HAMZE ABDI
EDITING: WAQAL
PRODUCTION: AFRO WAQAL FURINLE
SPECIAL THANKS
ABDIKARIM ALI SHAAH
AHMED WALI FURINLE
RODA MUSTAWI
NUURAADIIN DUGSIYE
LIIBAAN CAMERA
GALBEEDI
ABDIAZIZ CONGO MIRA
IDIRIIS DABCASAR

Пікірлер: 1 200
@somalilandgirl8019
@somalilandgirl8019 5 жыл бұрын
Aale heesaha haa ka modabeyo qalbigena Quranka Kariim ka aale haa ingu shubo qalbiga aamin 🙏🙏🙏
@kiinhaaji3550
@kiinhaaji3550 5 жыл бұрын
Aamiin
@mohamedabdullahi3101
@mohamedabdullahi3101 5 жыл бұрын
aamiin wllshy Qli
@goldenboy5609
@goldenboy5609 5 жыл бұрын
Amiin allahayow
@ahmedcasawe2864
@ahmedcasawe2864 5 жыл бұрын
Amin wll
@girlsofficial7376
@girlsofficial7376 5 жыл бұрын
amin wllo
@somalianankush2314
@somalianankush2314 5 жыл бұрын
Alla haka farxiyo Ana iga farxi wlll like radis ayan ahay ha iga xasdin wllke iyo wlshy mcn
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Osman Dembelle ku sarnay sxb subscribe isar
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 5 жыл бұрын
Baryo xumida bisinka
@nimcaabdirahim9366
@nimcaabdirahim9366 5 жыл бұрын
Mxay kuu tari markah😏
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 5 жыл бұрын
@@nimoyarofficial7164 kkkk la saayir😂😂😂😂😂
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 5 жыл бұрын
@@nimoyarofficial7164 kani calooshu i xanunjiyey🤣🤣🤣
@kudankafi4014
@kudankafi4014 2 жыл бұрын
Inta hesta salax sanag hada dawaneso ismuujiya wlh ninkan waan taagera🥰
@mehmednazri8607
@mehmednazri8607 5 жыл бұрын
Inta kadaashay heeso yutube lasoogalinaayo quraanka ale tabaysa markay hees arkaan quraan taba likta bililaahi calyk😥😥👈
@faraxaxmad9008
@faraxaxmad9008 5 жыл бұрын
Mohamed Dawakhiye 😥
@hanasiciid2420
@hanasiciid2420 5 жыл бұрын
orod meelaha qur'aaaanka aaad like jacaylba ku hayse hesaha qur'aanka hays dhex galine😡😡😡
@hodonlibaaxo9421
@hodonlibaaxo9421 5 жыл бұрын
🤗🤗🤗👌👌👌👌👌
@mariaxareed8517
@mariaxareed8517 5 жыл бұрын
Hana siciid mansha allaah wallo ilhu hkuxif diyo hana siciid
@subeernuux3563
@subeernuux3563 4 жыл бұрын
Mnsjlhaa❤️
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 5 жыл бұрын
La isma xaqiree cod ilahy wu siyay wiilkan yar masha allllah❤ hadad igu racsantahy like😘 Dhisay marwadaan jantay☺🙈
@abdirahmanboqor8902
@abdirahmanboqor8902 4 жыл бұрын
hees mcn we
@ClaahiMaxamad-f6k
@ClaahiMaxamad-f6k 2 ай бұрын
Ha wllHi😍
@nimcozagalzalan7679
@nimcozagalzalan7679 5 жыл бұрын
waalahi markaan arko comentigan like ayaan saaraya waabad dhaarataye liketa hayla dhaafin
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Heesta adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrineysid LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Mohamed ilka case ku sarnay sxb adna subscribe Igu cawi
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Hye isnaaD iga hysaa zxpo
@user-hi3cf7ek1m
@user-hi3cf7ek1m 5 жыл бұрын
Aar xagana maad ka shaqayzaTaa😂😂😂😂😂😂
@ejeyadde804
@ejeyadde804 5 жыл бұрын
Xubi. Xaaladaada. Seeiitahay
@zamiaupdyyrahmann7551
@zamiaupdyyrahmann7551 5 жыл бұрын
😂😂😂cod io badh buu leyey miskiinku😍Alle haw siyaadiyee👄
@HamzEMoH4
@HamzEMoH4 5 жыл бұрын
Meeday duriyadii reer somalilnad like igu qapta dhacala shaydaan ku yaale❤
@abdinasriahmed5941
@abdinasriahmed5941 5 жыл бұрын
Maxad ka fida lik
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
h mohamed ku sarnay adna subscribe sxb 🙏🙏
@HamzEMoH4
@HamzEMoH4 5 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 oky wll
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 жыл бұрын
Waykan proh adna subscribta thnks
@asmamaxamudmaxamud6641
@asmamaxamudmaxamud6641 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk wad iga qos lisaay wlgi kkkkkk
@CaliCabdulaahi-zi7gs
@CaliCabdulaahi-zi7gs 7 ай бұрын
Any one in 2024❤
@XasanMAxamed-xp7ht
@XasanMAxamed-xp7ht 4 ай бұрын
Of course 😂
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 4 ай бұрын
​@@XasanMAxamed-xp7ht😂😂
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@raxmarooda371
@raxmarooda371 5 жыл бұрын
Waxan yare dahabka codbu hayaa inta igu racday like me 😍😍
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
raxma rooda ku sarnay adn subscribe me
@raxmarooda371
@raxmarooda371 5 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 hye ku sary
@deeqoabuukar9924
@deeqoabuukar9924 5 жыл бұрын
Aniga
@zerhliye7728
@zerhliye7728 5 жыл бұрын
Haa nio codbuu hayaa
@yosufsicid1653
@yosufsicid1653 5 жыл бұрын
Lanbarkiisa makusiiyaa
@nouhsheikhsaid5524
@nouhsheikhsaid5524 5 жыл бұрын
From muqdisho somalia Somaliland idin tageraa xaqiqatan
@abwaanganaarochannel882
@abwaanganaarochannel882 5 жыл бұрын
Richaal noloshu kuma xumayso
@sharmaakehasan9632
@sharmaakehasan9632 5 жыл бұрын
Wn ku so dhawaynayna pro dhulka wd nala leedahay
@zakirakoub
@zakirakoub 5 жыл бұрын
Thankz apti anaguba hadanu nahay reer somaliland wanu jecelnahay walaalahay reer muqdisho anigu waliba aptiyaashay aad ayan u jeclahay sharafi korkiina ha ahaato dhibtana Alle ha idinka dulqaado one day insha allah wan so bookhan muqdisho Alle ha igu simo because wali ma arag aptiyaashay intooda badan iyo habaryarahay mid mid nogu imid hargeisa mooye mar labaad Apti Thankz
@sumaayaismail7802
@sumaayaismail7802 5 жыл бұрын
waanu wada jecelnahay somaliland wa dad qurux iyo wanaag ilhay ugu deeqay
@edrisaedi1693
@edrisaedi1693 5 жыл бұрын
Sumaaya Ismail soomali iskumid bile qabyalada inaga dayaa
@mahdasaid7962
@mahdasaid7962 5 жыл бұрын
Duriyadii inaan ahay ku faanaa 🥰 From Germany 🇩🇪
@hanadsaid9227
@hanadsaid9227 5 жыл бұрын
Mahda Said Ali from Somaliland baa kagag sharf badan intaa ledahay from Germany qaxoti un bad ku tahay
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 5 жыл бұрын
👍🎧
@queenisniha3280
@queenisniha3280 Жыл бұрын
after 4years still listen 25/5/2023😢
@Aliza-ahme
@Aliza-ahme 11 ай бұрын
Anigoba 31/10/2023
@Muniiriita
@Muniiriita 11 ай бұрын
❤😢 , 8/11/2023
@AbokorZhiiko
@AbokorZhiiko 10 ай бұрын
30/11/2023😢
@Ishaa__Abdallah
@Ishaa__Abdallah 10 ай бұрын
Aniga bo 1/12/2023❤
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 10 ай бұрын
6th December 2023😢
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 жыл бұрын
•aawey aawey aawey aawey dhiigi duriyadu aawey somalilanderkii 😰😰😰😓😓😓iigu hiiliya Liketa😓😓😓😓😰😰😰😰😓😰😓😰😓😰😓😰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😰
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
Wxaagu saaid wye wlhi malin walba like mad rabta nin iska dhig baryada abti inaga daa dee
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
wiilku waaa wiil darood mxd moday duriydiiii reeer dhulhte wyee wapibah
@najmaawil1592
@najmaawil1592 5 жыл бұрын
@@Adalempire sow mhaa Somalia all one🇸🇴
@suldaanismaciil7113
@suldaanismaciil7113 5 жыл бұрын
@@najmaawil1592 kkkkkk wlhi blhi tlhi wa habar jeclo isaaq ah beenta jooji adigoo wxba ogayn ha dhihin wa daroode
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Zuhaib abdi subscribe sxboH
@abdikarimcalishaah2946
@abdikarimcalishaah2946 5 жыл бұрын
Wlky Zaalax cabdirisaaq Maxamed Faarax iyo waqal waad Na shideen
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Abdikarim Cali shaah subscribe me zxb
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 5 жыл бұрын
Zxpka heestiiza aad uzhadan tahay
@khaliilambase7501
@khaliilambase7501 5 жыл бұрын
C.kariin cali shaah ku taageeraa pro
@dabshidms1154
@dabshidms1154 4 жыл бұрын
Salax cabdirisaaq maxamed faarax cali oogle well done zxb
@quzeymayare4720
@quzeymayare4720 4 жыл бұрын
Wwww M.a wll saliHinHo Keep life my pr0
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
Intaa maryaha cad cad iyo koofiyada qurux mashallah 😍 ilkacasan well done walaalkay Salah sanaag. Iyo muqaal qurxoon nice and lovely ,💎
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
MANAAL DHALGOBEED subscribe me 🙏🙏
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*Wow wow hadaad ka heshay heesta & style ka farta taag* ☝️👀👌😇🤩
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
CAMAAR YARE Heena subscribe sxb me
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
You go school for somalia
@rayaanapdirahmaan4683
@rayaanapdirahmaan4683 5 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@sunduzsaid4519
@sunduzsaid4519 5 жыл бұрын
Fujjjjjjjjjj
@ifraaxxuseenofficial1846
@ifraaxxuseenofficial1846 4 жыл бұрын
🥰
@MaruuPpe
@MaruuPpe 7 ай бұрын
Saalax yariis oo ahaa 4year ka hor😂 team 2024 dhagaysanayo waa idin.salame😊🎉
@hodanmuuse2349
@hodanmuuse2349 4 жыл бұрын
Ani wan jecalya quraanka heesahan ma xiseyo🥰😍❤
@XamdaCali-kv2wy
@XamdaCali-kv2wy 3 ай бұрын
Halkan quraan ma yaala😂
@mahamedmahamud6469
@mahamedmahamud6469 5 жыл бұрын
cod subaga hayaa kan yari wlhida ......... intay ku socoto hestu like ta igu qabta
@shaaficifantastic1443
@shaaficifantastic1443 5 жыл бұрын
Zaalax zanaag best song Maftuux cad ceed axyaa Musishan 👏
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
shaafici fantastic subscribe sxb 🙏🙏
@yurupfarah9639
@yurupfarah9639 5 жыл бұрын
Yru7er
@mohamedyuusuf7925
@mohamedyuusuf7925 5 жыл бұрын
Wwwwwww salaax sanaga ciyaal xafaded wada ahyn jirnay maantana.fanana weyey libaax inta garnay salax sanaag like isaar
@hamdamohamed3341
@hamdamohamed3341 5 жыл бұрын
Waa qoloma walal ka yari
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
@@hamdamohamed3341 waxan umalen rer cerigabo bicide ama muse iamacil
@nadamohamed-jq5jm
@nadamohamed-jq5jm 5 жыл бұрын
Biciide
@nolashadhabta8005
@nolashadhabta8005 5 жыл бұрын
Dadka iska sax sanaag magacan yaa qaadan kara waa nin dhulbahante oo naaleeye ahmed
@drsazu9527
@drsazu9527 4 жыл бұрын
Wlkay ayey school wada dhigan jireen zalax zanaag farxad Ku waar abid
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
#Lyrics #Lyrics #Lyrics Muuqaal quruxdeeda billan Milgaha dhaqankeeda wacan Munada sharafteeda badan Ayaa muxibada iigu mudan Ku la dhay maankayga nugul Dhisaay marwadaan jantaay kaalay maciinkay i kabaay Macnaha nolloshiyo libtaay Miirka, dhimirkiyo xiskaay Dhinaca midigtiyo bogaay Muftaax farxada i baraay Xaqdhowr adaa mutee miyaan ku irdhaynkaraa Milicsiga bilicdeeda dhaban Mabsuud wajigeeda furan Midabka xubnaheeda siman Ayaa muhahada igu ligan Ku milan qalbigayga togan Dhisaay mudantaan rabaay Kobciyaay maamuus huraay Nasabka mansabkiyo gobtaay Miirka dhimirkiyo xiskaay Dhinaca midigtiyo bogaay Muftaax farxada i baraay Xaqdhowr adaa mutee miyaan ku irdhayn karaa
@bakaylemediaproduction7469
@bakaylemediaproduction7469 5 жыл бұрын
#Rooxanta
@ItsMe-ti5es
@ItsMe-ti5es 5 жыл бұрын
Rer waqoyi ilahay ba cod siyay
@zerhliye7728
@zerhliye7728 5 жыл бұрын
Hhhh waa sidaa
@calibaruud5106
@calibaruud5106 5 жыл бұрын
saalax clrisaaq maxamed faarax cali oogle inaadeer fanku waa u dhalasho qaarbaa jila ama jiidjiida adigu hibaad uleedahay
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Waqoyiga aad shegeyso ma kuriyada waqoyiba hhhh.
@lucascoly4430
@lucascoly4430 5 жыл бұрын
XaQiiQ DirIZLe waLiGa peen kuGu MaN maQaL
@farhiomursalfarhiomursal5763
@farhiomursalfarhiomursal5763 4 жыл бұрын
wlhi wilkan aad ayan ula dhacay quru cod dhaman mashalh wan ka helay ani ahn
@familyroots8424
@familyroots8424 5 жыл бұрын
From sanaag badhan.salaax sanaag hore u soco walal . viva Somaliland.
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Viva Somaliland illhy ha inoxafido fananintena
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 жыл бұрын
Saalax sanaag fanan sifudud fanka uqabsan kara Somali oo dhanpan karamyn karaba Waxba kala sheeg sheegi maaye From UK
@sundussaacid826
@sundussaacid826 5 жыл бұрын
Codka 100% Music 100% Styl 95% Muuqalka 90% Alla cisak
@nashaadsidiiq2273
@nashaadsidiiq2273 4 жыл бұрын
Futada halagaa waso dee
@NaciimaAxmed-g2k
@NaciimaAxmed-g2k Жыл бұрын
1:17 vodka Ali Saki 1000❤
@zamiirdiaspro7376
@zamiirdiaspro7376 5 жыл бұрын
inta musica layaban cadceed grc iga dhe💓💓
@RamloSalaad-l3q
@RamloSalaad-l3q 6 ай бұрын
2024 still my fav song😭😭❤
@alfanaansuperdayaxdalnursh811
@alfanaansuperdayaxdalnursh811 5 жыл бұрын
mashalah waa hees mcan runti inta ka heshay farta taaga 👈😊
@asmasamale3990
@asmasamale3990 5 жыл бұрын
kanyari codkiizu fanka kujooga alle ha daaye cod baaku dhan wllhi❤🔥
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Boqortooyadii Bariga Somaliland Saalax Sanaag Hore u soco inader From Ceerigaaabo
@SBC-MediaMN
@SBC-MediaMN 5 жыл бұрын
Wooww waqal Video Best Video Camera cajab m sh Allah cod qurux cida igu raacsan like iisaar 👈👈👈👈
@bbenacnac
@bbenacnac 5 жыл бұрын
Salax sanag ❤wax yaro malp ah🍯 waqal studio📽📷🔥👌 keep going brother
@Ayuubabdirizaak9143
@Ayuubabdirizaak9143 3 жыл бұрын
Friidoo nga
@nimoyarofficial7164
@nimoyarofficial7164 5 жыл бұрын
Wow codkiisa wlahi halka laabtuba iga galay 🌹❤️😭🥰😘
@yastomahmed1764
@yastomahmed1764 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh yes and me too
@ahmedaden6902
@ahmedaden6902 3 жыл бұрын
naa caadi iska dhiga shuboyin ba tihiine
@saedhassanomar7125
@saedhassanomar7125 5 жыл бұрын
DuriYadi rer hargeisa lake ii saar ❤️😍
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Wiilow maftuux muxuu soo liqay wax aan hore loo arag buu garacayayeH WaqaL ✌ Ilmuhu cod wacnaH.......
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Yaa salam Fanku Wa haybad U dhalasho walhi ee maha iska keen keen iyo qasab Ku riix Bal Eeg siduu U Xaraga Heesayo Inanka Yare siciid Sanaaag Hore usoco walal👏🏾🙏🏾😍❤️🌹
@iqraaxmed5431
@iqraaxmed5431 5 жыл бұрын
Salax sanag waa heesta ee 24 sacadodbah dhgysto Aad ku tagera salax ama aad ku jeclhy king long life😚😚😍😍😍😍😍😍😘😘🤗
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
from muqdisho❤ one love dadkygaH somaliland❤❤❤😍boqrtyo ree somaliland like dhac igu sii👍😍❤❤💋💪👏
@mawaahipqalbimustafe2197
@mawaahipqalbimustafe2197 Жыл бұрын
😢
@sadaamxuseeb3531
@sadaamxuseeb3531 9 ай бұрын
Khamiis/28/dec/2023 Wlasheyy wxn rajeynayaa inad aduunka zrnthy🥰
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Qof wax lala jeclado khayrba uwanagsan Salaax yare wiil yar ayad tahay wll Mustaqbal fiican samayso Fanka hadad kadhowdahay haduu kula dherado waa faaxisho miidhan 🙏Talo wll Alle dartii kujecel 🙌
@shaaficicali2974
@shaaficicali2974 5 жыл бұрын
Wow🤗Zaalax sanaag wiilka rer sanaag💔😗💣Game lift pro💪
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
shaafici cali29 subscribe sxb 🙏🙏🙏
@hassanabdullah1718
@hassanabdullah1718 5 жыл бұрын
@@shaficiabdirahman6913 dkdrjfyiyouohkhiyiyoyohjhkhiyoyihkhj
@wardaali9518
@wardaali9518 5 жыл бұрын
Ala inanku cod macanaa nolow abid ❤❤❤😍😍😍😍🤴❤
@boqoradapuntland1250
@boqoradapuntland1250 5 жыл бұрын
Inanku sujuud ba ka muuqata inta ale usujuuda alle jcl muslimiinta alle hku barakeeyo hada aqridey smskyga
@kaysaro7772
@kaysaro7772 5 жыл бұрын
wwww Wiil. Daraawiished Salax cabdirisaaq. Inadr. hore u soco Intoi. Dhulbahante ah ilke. saara
@abdiwahidhassan8107
@abdiwahidhassan8107 5 жыл бұрын
Ma dhulooz ba fanaankani
@shaaficijoker5721
@shaaficijoker5721 5 жыл бұрын
MAYEE WAA HABAR LOVE❤
@amiiribraahim9268
@amiiribraahim9268 5 жыл бұрын
Maha dhulos ninkani wa hapar love shaandhada hakaGa xaroon😂😂😂😂😂😂🇸🇴
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
@@amiiribraahim9268 waa Dhulooz salax sanag ragii sanaag lahaa inu yahay magacii gobolku wataa
@badalyasin5393
@badalyasin5393 2 жыл бұрын
Miyirka dimirkiyo xiiskay dinaca midigtiyo boogey muftax farxada ibaraay xaqdhowr adga mutee mya kuirdeyn karaa💕💕💕
@zaciimapeipeh3241
@zaciimapeipeh3241 5 жыл бұрын
mezha,allh wiizha yaryarkee *zomaliland* iO *jigjiga* ilaah baa cod udhiibY wa anigoo *loriina* ah muqdizho idinka zoosalaama🙋‍♀️💥❤
@edrisaedi1693
@edrisaedi1693 5 жыл бұрын
queen loriina pbeh salan boqortoyoo
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
queen loriina pbeh subscribe wlazhy
@zaciimapeipeh3241
@zaciimapeipeh3241 5 жыл бұрын
ISNAAD CHANEL sidkle✔
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
Msha wllhy mhdsnid wllo 💕👍👍👍👍👍👍💕
@kadarapdilaahi6716
@kadarapdilaahi6716 5 жыл бұрын
Maxamedz
@ayuubamx7224
@ayuubamx7224 5 жыл бұрын
the one and only somaliland video editing WAQAL STUDIO KEEP GOING !
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
ALvaro Tube subscribe me sxb
@xvcl43
@xvcl43 3 жыл бұрын
Waan kaa hee lay Saalax😆😋😁😂🎩🎓🎩🎓👒
@xvcl43
@xvcl43 3 жыл бұрын
Maryan
@daaudmuse6374
@daaudmuse6374 2 жыл бұрын
@@xvcl43 pppe🥺💔
@muhiyadin6816
@muhiyadin6816 5 жыл бұрын
War wiilkan waa talent wlhy keep going forward bro xasad mafiicne
@inakassim7919
@inakassim7919 5 жыл бұрын
NacaLaaaYe reer ceergaabo maYe😄
@sacdiyaluula4329
@sacdiyaluula4329 5 жыл бұрын
hayna nacalidin wll😂
@geesoolegarden4871
@geesoolegarden4871 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 5 жыл бұрын
😂😂😂wanakan
@salmaali7303
@salmaali7303 5 жыл бұрын
wanakane maxan kaa caawina😀
@mafiohoyadood9156
@mafiohoyadood9156 3 жыл бұрын
Masha allh
@Aliza-ahme
@Aliza-ahme 11 ай бұрын
This song is still my favourite 😔
@samiryussuf9734
@samiryussuf9734 11 ай бұрын
Dinaca midigtiyo bogeey
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Who watch 2021🤴🏻🥀
@DiiniFootbaalMatchs
@DiiniFootbaalMatchs Жыл бұрын
2023
@fadumoabdirahmansaid
@fadumoabdirahmansaid 4 жыл бұрын
Wa inan yaro degan 😍😍wa wilazha lagu duceysto
@quenridwan1837
@quenridwan1837 5 жыл бұрын
Wooooow dhalan yarada reer hargesa ama reer buraca codka hibo loo siyaya yaa salam waa wiil yara hadan coda halasi lehe ilahayow daa waan ka heelay farom balad weeyne mee reer hargesa like haa ila dhafina hada tahay reer hargesa ❤❤❤❤❤❤
@saedarahman7521
@saedarahman7521 5 жыл бұрын
Hhh rer berbera yan ahy wan kusaray inader
@quenridwan1837
@quenridwan1837 5 жыл бұрын
@@saedarahman7521 Thanks wll qaali ❤
@Mustafe.17
@Mustafe.17 5 жыл бұрын
Alle mustaqbal heesaha dhaama ku sii.... well Done #ZZ
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 5 жыл бұрын
My bro ZalaH zanaag From bariga somaliland sanaaag👏
@ahmedyusuf547
@ahmedyusuf547 5 жыл бұрын
Salah sanag hore usoco sxb waxan kaso tageraya bosaso puntland 👍👍👍
@hamsehamse1952
@hamsehamse1952 5 жыл бұрын
Where people of So maliland. Like duriyadaay From hargiesa I visit to sanaag fasaxa pooqanayy keep going brother
@shaficiabdirahman6913
@shaficiabdirahman6913 5 жыл бұрын
Wow Wow subscribe me 🙏🙏
@aboubakarmohamed2272
@aboubakarmohamed2272 5 жыл бұрын
English kaaga waa ok wll hore usoco 😂😂
@cabdifatah2892
@cabdifatah2892 8 ай бұрын
5 years me 8 /8 / 2024
@mohamedjohncena6805
@mohamedjohncena6805 5 жыл бұрын
Saalax sanaag fanan yar o cod mcn ada lagu haya salaxeyga keep going❤️🙏🏾
@miihaboss2250
@miihaboss2250 4 жыл бұрын
Wiilkan wllky u eegyey indr mnshaalh inta Ila Argta inuuu sujuud leyey like... Jar ney Kan yer😂😁😁😁😁
@NuurCade-m1o
@NuurCade-m1o 9 ай бұрын
After 5 years still lissting ilove this song❤
@hanuuniyeofficailchannel1685
@hanuuniyeofficailchannel1685 5 жыл бұрын
Codba kudhan wale fanku zidiizapa waa udhalasho ehlu sowt keep going rijal
@nacuumjaama5281
@nacuumjaama5281 5 жыл бұрын
Wlhi welkan dar alle uga helay Mazkiin ayu u egyhy keep going bro
@dalxamedia5769
@dalxamedia5769 5 жыл бұрын
Waqal Ninka badali Doona Waa Aniga kk kk kk kk Erayada 100% Laxanka 100% Codka 100% DuubisTa Qofkii Hadal Ka Keena Waa xaasid Nio Ninkii wax kugu dhaamaba u qir Keep going #waqal
@AsmaMahad-t4k
@AsmaMahad-t4k Ай бұрын
Legend salah intii soo bookhatyy 2024❤
@halitt4615
@halitt4615 5 жыл бұрын
Saalax Zanaag big fans kiiza like ii zaara ♥️🗣 Somaliland 😘👑
@Lisa-h3x8e
@Lisa-h3x8e 7 ай бұрын
after 5years still listen 28/2/2024🙆‍♀️👏❤️‍🔥🥀
@mohametofficial3839
@mohametofficial3839 5 жыл бұрын
Ereyada 100% Laxanka 100% Codka 100% Duubista 100% Hees in badan laga so shaqeyay Salax sanag cod dahabiya ayu leyahay
@maxamedmustafe1925
@maxamedmustafe1925 3 жыл бұрын
1 million hagaadho zhp yaal👆
@ciyaarahadunida2824
@ciyaarahadunida2824 5 жыл бұрын
ZAALAX WIILKA REER DARAAWIISH❤❤
@arliyoanwar6212
@arliyoanwar6212 5 жыл бұрын
CIYAARAHA DUNIDA hhhh habr jeclo hadaan reer gabiley nahay habar love u bixinay anagu maha darawish wll
@ciyaarahadunida2824
@ciyaarahadunida2824 5 жыл бұрын
@@arliyoanwar6212 wll ka yar ayaan ka hadlayey waana dhulbahante oo lagu naaneyso daraawiish habar jecladaad ka hadleysid kamuu dhalan
@yasinomar3273
@yasinomar3273 5 жыл бұрын
@@ciyaarahadunida2824 salaax sanaag ma dhulbahantaa mise isaaq?
@ciyaarahadunida2824
@ciyaarahadunida2824 5 жыл бұрын
@@yasinomar3273 waa dhulbahante zxp
@mohamudmohamedjamaafrican532
@mohamudmohamedjamaafrican532 3 жыл бұрын
@@yasinomar3273 waa dhulbahante wiilku
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 5 ай бұрын
After 4years march 2020 Baan barty Heestan ilaa hada waa heestan ugu jeclahay heesaha Saalax No.1. From Germany ❤
@AbdalleDeAllex
@AbdalleDeAllex 5 жыл бұрын
Wiilkan xidigaha geesku heshiis cusub ha ka sexeexdaan, waayo kooxdu way u bahaantahay da'yar soo koraya
@abdikhalaqibrahim7980
@abdikhalaqibrahim7980 5 жыл бұрын
Waa run badalka nimcaan hilaac wa layskaga baahanyahay mida kle laba weerar ayay kooxdu lahaydoo lahaduba way ka hayaameen garonka xidigaha Marka da'yar ma daale ah wa layskaga baahanyy
@AbdalleDeAllex
@AbdalleDeAllex 5 жыл бұрын
@@abdikhalaqibrahim7980 zxp wax garad thye wiilka cidkisana waa azal
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Ilmahan yari waa mucjiso bal ufiirsada Heesihiisa isagaa laxanka wada saarray Codka stylkana waa Top Fariimo waaqici ahna wuu doortay🙏🙏🙏
@bushraashkir635
@bushraashkir635 4 жыл бұрын
MashaAllah Talent ayuu leyahay❤❤
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Heestan haben ramadan sogaleso 2019 ban igu horese maqal keda hwen kasto ramadan 1 yahy wan soboqda
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 2 жыл бұрын
Anba waa heestaan heesihiisa ugu jeclahay
@saydhiyemediaproduction4865
@saydhiyemediaproduction4865 5 жыл бұрын
saalax sanaag walalkay qaali inolow boqortooyo halkeedad dhigtay fanaan dhamays tiran
@robelff1626
@robelff1626 5 жыл бұрын
Saydhiiye ku taagera xaqiiq
@fadumoabdirahman7191
@fadumoabdirahman7191 5 жыл бұрын
Waa wiil diyaar San allah daayo
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
Ereyada #Xaraf 💯/💯 Laxanka #Sanaag 💯/💯 Music #Cadceed 💯/💯
@queenaliyah2676
@queenaliyah2676 5 жыл бұрын
MUUSIGA FARAHA KALA BAXA HADAYDAAN SIDA #CADCEED U TUMAYN... MACAANAA ANAABA IS MOODAY INAAN YUMAYO WALAAHI HHHH
@guledmohamudali919
@guledmohamudali919 4 жыл бұрын
hestaan meqo Mar ano jazira usocdo dhagesan jiray😃❤❤💯
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 10 ай бұрын
Heesta muusigeda ayaaba qalbiga I xanuujiya walhi❤❤😢😢
@AxmedCabdi-uf5hd
@AxmedCabdi-uf5hd 10 ай бұрын
Anigaba ereryada i garaacaya😂 reer buco
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 10 ай бұрын
​@@AxmedCabdi-uf5hd sowmaha waa wax kle nio😢reer hargeisa
@AxmedCabdi-uf5hd
@AxmedCabdi-uf5hd 10 ай бұрын
Hhh hlked jogta
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 10 ай бұрын
​@@AxmedCabdi-uf5hdhargaisa😊
@najaadmaxamuud8099
@najaadmaxamuud8099 10 ай бұрын
@@AxmedCabdi-uf5hd adina
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Zaaalax zanaag Caaadi mhn Codkiisa waa 100% 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@yahyebashir4787
@yahyebashir4787 5 жыл бұрын
Inanban udayey inanka muusiga garacaaya furinle wuu iska hadhay adeer cadceed ayaa meesha maraya guulayso xaaramiyaw😂😂👑
@yasmena5170
@yasmena5170 5 жыл бұрын
Axsan heeees inta kaheshay like isiiya deee reer duriyada
@quenkavia8660
@quenkavia8660 5 жыл бұрын
Al fanan c/karim cali Shah ayu u dhel eg yahay inta Ila aragtay like ii sar
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Meelna ugama eeka ee iska sax Legend saalah sanaag❤️🔴✅
@nasreensomalilander9090
@nasreensomalilander9090 5 жыл бұрын
Mansha Allah waxyaro nuuna weeeye hadana cod macan ilahy ha ino daayo wiilashena somaliland
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
Siii share gareeya nacala shaydaan ku yaale. Walaahi billahi walaahi you are very talented. Noolaw walaalkay
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Salax sanaag waa shidan thy heesta inaba caadi mhn
@fikradtech8264
@fikradtech8264 9 ай бұрын
Wa malintii igu muruguda badneed iso Duceyya waxa la gursnaya Qof nafka u Huri karo balse manta waxay iga raacdayy ❤😢😢😢😢😢😢
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
WiiLkaan caaadi mhn Waaa Gudubtay Bowe ku ToCo🙂🙂😍
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 4 жыл бұрын
Waa Darwiish cod iyo qurux isku darsadan hartinimaan ku salaamaynaa
@hassankayd7390
@hassankayd7390 5 жыл бұрын
Woooow my bro saaalax c risaaaa Go for ward bin halay saaaaro
@fadxilaasim5590
@fadxilaasim5590 5 жыл бұрын
In badan dey dayayey heestan
@najmowaawascmire8591
@najmowaawascmire8591 3 жыл бұрын
🥰rer hargesa wawata cod iyka udyaa🥰🥰
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Waa Reer Ceerigaabo inankani ciyaal sanaag
@miskoo1333
@miskoo1333 4 жыл бұрын
What a voice❤👍👍👍salax sanag legend horey usoco
@calinuur5482
@calinuur5482 9 ай бұрын
After 4 years still listen 12/1/2024😢
@fuaadfarxaansamriye1238
@fuaadfarxaansamriye1238 Жыл бұрын
1 april 2019 Emotional song and sweet voice dhisaay marwadan jantaay kalayo miciinkay kabaay 🙄❤️
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 5 жыл бұрын
Wowowowo music ka ka heley 😋😘😘
@nimcoalidolal6096
@nimcoalidolal6096 5 жыл бұрын
Hees ka mcn wali ma dhageesan 😍😍
@iftaxdybalaoffical2455
@iftaxdybalaoffical2455 4 жыл бұрын
Maftuux cad ceed wku wataa😍😍😍😍wlha music cadi mhn
@aminahaji3194
@aminahaji3194 5 жыл бұрын
In love this song 😭❤❤❤
@mahrezrohitkp1692
@mahrezrohitkp1692 4 жыл бұрын
Horta mavtuux cadceed ma reer hargeiza mize reer burco garacaaz pan pan gacan u taagay anigu wllhY🙏✔️💞
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 3 жыл бұрын
Waa reer Berbera
SAALAX SANAAG KA AGMUUQO NEW OFFICIAL VIDEO 2020
4:20
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,4 МЛН
Qamar suugaani ft deeqsan |ALLA ALLA|official music video 2021
3:48
Fiyaaska Official
Рет қаралды 1 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 115 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 9 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
*Faysal Muniir iyo Heestii Xanaano
4:52
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 5 МЛН
Saalax Sanaag | Jacayl Dhabahoow kuu Nacay | OFFICIAL MUSIC 2019
4:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,6 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 9 МЛН
SAALAX SANAAG ADUUN KAAN UGU JECLAA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
3:43
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
Aamiin Yare | Qof Wax Jaceli
 Nugulaa | Official Music Video 2020
6:49
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
SAALAX SANAAG OONTIRA NEW OFFICIAL VIDEO 2019 HD
3:06
Hawraar Music Production
Рет қаралды 6 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,9 МЛН