No video

Saalax Sanaag oo ka hadlay heestiisii falcelinta ka dhalatay iyo waayihiisa faneed.

  Рет қаралды 80,314

BBC Somali

BBC Somali

Күн бұрын

Saalax Sanaag oo ka hadlay heestiisii falcelinta ka dhalatay iyo waayihiisa faneed.

Пікірлер: 141
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Waa nin degan fanka Allah wax khaayr leh ha ugu bedelo.
@SleepyBreakingWaves-in5vy
@SleepyBreakingWaves-in5vy Ай бұрын
Hadal yaqan jecel somalinmda wllka weyn the legend m a
@Sabirin59
@Sabirin59 Ай бұрын
Masha alah saalax sanag 🥰gulayso abti Anigu mar horan ku arkay inad dadka ka duwan tahay xaga Akhlaqda iyo wanaga iyo caqliga Aqontuna ku dhertahay masha alah Aqon yahan bad tahay dhal xalala ah hoyadi ku dhashay kolay kugu may qasaarin afkagiyo Adinkaga walaga Aman helaa qof wanagsano sa juuda wajiga kaga talad tahay❤ fankana waruno dhinaca wanagsan bad u isticmashay kolay fanan ahaan mar hadad ku jirtid lagaga baahna waxad tahay fanan somaliyed o qarana 🇸🇴run ahantii magaca fanan badka run shegtay o ah inad cid walbe u tahay denbi kale iyo qabyalad iyo ducuf nimana adan ahayn wanaga iyo gobanimadu wa u dhalasho runtii lays iskama keen keno Aqon yahan bad tahay hadana intas Aqon kale radinaya o buukta taarikhda iyo cilmigu ku qoran yahay wanaga Akhriya📚📖✍️halka kuwii kula dada aha ee ad isku shaqada ahayden gunimo iyo qabiil ku lumen waxkaste logu usamaynaya iyago bariskoda egaya lakin an garanayn gobanimadu waxay tahay 😎gulayso Al ugaas salax sanag qof walbe wuxu yahay wayka muqata haybada ad ledahay iyo shakhsiyaada wangsane kugu jirta waykaa muuqata runtii mar Horan ku shegay inad cad nasaba tahay gulayso madax sare fanan jira🫅❤️💯👏jir ojog cadogagu hajabo 🤲💯💯fankana ilahay wax ka kheyr badan hakugu badalo saalax naag ugaas📿🤲🤲🤲💯jah wasidaan u dhaqmi laha runtii hadan fanka ku jiri laha fananad qaran 🇸🇴🎤ban noqon laha waliba ilahay codbu haybad isiiyay dhanka wanagsan ban u isticmali laha iyo inan umada wax caadiya ugu qado❤️🎤 o faaido leh dhankastoy tahayba wanaga walo dhasha❤️💯abti saalax gulayso horay usoco cadowgaga cagta Hoos Aamiin yaarabi dhamanten❤️🤲🤲💯
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 Ай бұрын
The best singer salah sanaag 🎉🎉
@noordinhuncho
@noordinhuncho Ай бұрын
salax sanaga the one and only lagend
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i Ай бұрын
Hadalkiisa waxaad kadareemeysaa inuu yahay nin waxbartay Fanka waa wax asi ugooni ah Lkn hadalkiisa waa nin waxbartay ✍
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Ай бұрын
Aad iyo aad wlhi caqli waa wax alle bixiyo oo Loo dhasho
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i Ай бұрын
@@Jamiilo21 aad io aad Qofka waxbarto Meel waliba uu kudhexjiro xitaa hadey xuntahay waalagadareema Qofkaan inuu basically diyaarsanyahy
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j Ай бұрын
Legende Salaax S. Awowe gormaad imaanaysa Djibouti 🇩🇯. Horey u soco sxb allah ha ku dhowro tageero buxaan ku ahay bro.
@aboubakerabdillahi2946
@aboubakerabdillahi2946 Ай бұрын
Légende 🤙 .... Somalie madnumo...... saalax saanag..... wan kodagaraa.sxb hora usoco..... maclimo ❤
@hakimsaid5698
@hakimsaid5698 Ай бұрын
Maasha allah, shaqo wacan ayaad haysaa halkaa ka wad, guulayso walaal
@AbasShine
@AbasShine Ай бұрын
Waaw m.a salax sanaag hees kaliya kuma wngsn ee hadalkiisa xitaa waa mid degan faanka kaliya aan taag yeero iyo hormarkiisa aan jeclhy waaye sharaf iyo karaamo ku noolow fanaankeena
@dolarsiciid-gy1nb
@dolarsiciid-gy1nb Ай бұрын
Salax abdirisaq mohamed farax oogle❤one of my best singer guulo badan gadh inader qlih we're pure somali garad darwsih🐎🫡
@Batuullayarow
@Batuullayarow Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@yasirilkacase43
@yasirilkacase43 27 күн бұрын
The most under estimated single he is simply the goat
@SalatMuhumed-dc7pf
@SalatMuhumed-dc7pf Ай бұрын
Walal salaxow is kadaf fanka blz wayu fanka wiliba hesaha mawanagsana o wa camal sheydan e iskadaf walal thank you
@AsiaAhmed-ip8ti
@AsiaAhmed-ip8ti Ай бұрын
Masha allah tabarakaraxmaan hambalyo wllky saalax caqliga allaha kuubarakeeyo
@MakoAbdi-l7q
@MakoAbdi-l7q 19 күн бұрын
Mar uun baa rajeniya jabuti imado😢😢 insha Allah wlhi halka fanan aan ku deydo waye wlhi bilahi tulahi 😊❤
@user-tw7mx2rm6j
@user-tw7mx2rm6j Ай бұрын
Al fanan salax sanag waa kii isku kenii laha somali oo idil Isha allha
@JirehRxl
@JirehRxl Ай бұрын
Runtii fikir ahaan iyo caqli ahaanba Waa wiil fayow oo ka madhan mixnada iyo aafada somali 🇸🇴 idilkeed haysata. Intaas ka dib salah Waxa aan kula talin laha sida uu jecelyay ana aan jeclaa in badan oo reer Somaliland ahina jeclaayeen in aanay marnaba suuragal ahyn wayo xumaanta koonfur taala Waa mid inta salah oo kale ahina maalin dhow fahmayan 👍🏾
@aamiinduraan9988
@aamiinduraan9988 Ай бұрын
waxaad sheegtay inuu fayaw yahaw lkn sidoo kale waxaad na tustay inaad adigu bukto alle haku caafiyo wllo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Hadal nin wayn. Saalax Sanaag. ❤
@munacabdi9740
@munacabdi9740 Ай бұрын
Salax sanaag wad ficn thy aad ayd udadadaashy wll hore soco fanaanin tii adaaban katagera hada 🥰🥰❤❤💯🙏
@KaltuunKhadar-fw6en
@KaltuunKhadar-fw6en Ай бұрын
Maanshallah Horou soco Wall
@ladnarashiidvhv3905
@ladnarashiidvhv3905 Ай бұрын
Aad baa ugu faraxsanahay fahankaaga kaalinta uu bulshadda ku leeyay fanku!! Keep going walaal👏👏👏💞💞
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 Ай бұрын
Mashallah wasaxay ❤❤❤❤❤❤
@naciimaabdi4490
@naciimaabdi4490 Ай бұрын
Salaax waa legend 😊keeping pro🎉
@secretresearcher7
@secretresearcher7 Ай бұрын
The best one salah sanag
@adeshabdirahman7739
@adeshabdirahman7739 Ай бұрын
Al faanan salax sanaag runti wa sax
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 Ай бұрын
Saalax waa Soomaalidii oo qof qura ah 👍 hor usoco brother 👌
@Souadbibi
@Souadbibi Ай бұрын
Salah sanag légende ❤❤
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Ай бұрын
Fanaan qaran❤ wn ku taagera horo usoco ❤❤Salax sanag
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Ай бұрын
Ma sha alla habo allow soomali bogoda burca isumari ❤❤❤❤👍
@AhmadMoumin-wj4gq
@AhmadMoumin-wj4gq Ай бұрын
Fanaan soomaaliyeed guuliyo gobanimo
@user-sq6qv7rx6m
@user-sq6qv7rx6m Ай бұрын
My Favorite SiNgar SaaLaH❤
@hamseozil547
@hamseozil547 Ай бұрын
My favourite singer ❤
@FeysalFeysalMaxamed
@FeysalFeysalMaxamed 29 күн бұрын
Saalx. ❤❤❤❤😊
@Sumayaanimetion
@Sumayaanimetion 27 күн бұрын
Salax is not easy❤❤❤
@Kaafimarayare
@Kaafimarayare 21 күн бұрын
Waa midey soomaalinimadu kuweyntahy halkaa kagahey pro
@nastehoahmed-hk3oy
@nastehoahmed-hk3oy Ай бұрын
Maasch allah All Fanaan Salax sanaag halkaa wad guulayo walaal ❤❤❤❤❤❤😊😊❤❤❤❤❤❤
@AmusedHidingCat-yl5fq
@AmusedHidingCat-yl5fq Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊😊❤❤❤❤🎉🎉🎉😢😢😢
@user-zd6gd5pt2y
@user-zd6gd5pt2y Ай бұрын
Waan,jeclahay
@CawoMahmed123
@CawoMahmed123 Ай бұрын
❤❤namaste
@imensalah570
@imensalah570 Ай бұрын
Ultra legend
@Muniiiiitamaxamad
@Muniiiiitamaxamad Ай бұрын
Salah sang😭Goat Ka fanka ✨💗🔥
@bellaguul840
@bellaguul840 Ай бұрын
Well done ❤keep going
@MounaIbrahim-u3b
@MounaIbrahim-u3b 25 күн бұрын
Inchallah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@user-pc2cn5cv1j
@user-pc2cn5cv1j Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ 0:51
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 Ай бұрын
Heestan dadwrynuhu wakugu taageren wey waxay ahayd hees dhex dhexaada on anigu kujiro 🎉
@WacaneWanaagsane
@WacaneWanaagsane Ай бұрын
S sanag endelea mbele Mwanangu just yaa somalia
@ikraacaliikraancali1266
@ikraacaliikraancali1266 Ай бұрын
M.a alfanaan saalax sanaag ❤❤
@mohamedabdehakem6106
@mohamedabdehakem6106 Ай бұрын
Interesting young man
@AnamAnam-iv2wk
@AnamAnam-iv2wk Ай бұрын
Legend salax ❤🎉
@XamseMaxamud123
@XamseMaxamud123 Ай бұрын
Legend's 😊❤
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal Ай бұрын
Fannaanka keliya ee soomaaliyeed ee yaqaannay,waa maxay fan?. wuxuu ahaa aarmaanta,saalax sanaag kahor.
@abdihusein9792
@abdihusein9792 Ай бұрын
Shaqsiyediisu waa mid xariira oo bulshada somaliyed u ah guul alle udhaliyey salax abdirsaq
@Qn-zamara.23
@Qn-zamara.23 Ай бұрын
Our salax❤
@shamsaakshan8603
@shamsaakshan8603 Ай бұрын
Salax sanaag guul❤❤❤❤
@user-ly9qm1hg3k
@user-ly9qm1hg3k Ай бұрын
Team salax sanaag❤❤❤
@Hshhs-yh1yy
@Hshhs-yh1yy Ай бұрын
Asc waxaad tahay wadani dhaba soomaalinimadunaku weeyn tahaycaqliga ilaaheey k umaneeystanaku kala saari kara xumaha iyo samaha walaalka iyo nacabka ilaah ha ku xafido aamiin
@mulkiabdi305
@mulkiabdi305 Ай бұрын
Nin weyn waxa badan og markan dhaha non weyn ma ah da daa ee aqlikisaa kawada iyo waxa kal nimada kamuqado wallhi ad bow udagan yahay salax guul wacan bowe
@HoodoMaxamuud-iq3cf
@HoodoMaxamuud-iq3cf Ай бұрын
the legend❤
@user-yb7xf9xi8h
@user-yb7xf9xi8h Ай бұрын
Saalax fanaan somaliyeed inuu kaligaa jiraan umalaynayaa
@NasriMuxumed-td3bo
@NasriMuxumed-td3bo Ай бұрын
Maskaxda kugu jirta haday somalidu wada lahan lahayd dhibato manan aragten nolal warta wll
@samiiryare2786
@samiiryare2786 Ай бұрын
Living legend
@abwaanshirdoonlyrics1349
@abwaanshirdoonlyrics1349 Ай бұрын
Saalax qaran
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
qadan qaran baad maqashay kkkkkkkkk iyo qaranka Somaliland kkkkkkk
@user-zm7wq5fm8y
@user-zm7wq5fm8y 23 күн бұрын
Wanu ku xiisay saalax
@saxansaxoshow1373
@saxansaxoshow1373 Ай бұрын
Saalax cabdirisaaq❤
@DagenHoussein
@DagenHoussein Ай бұрын
Fanaan qaran❤
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Manshala
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
VIVA 5 Somaliya waa lamtabtan🖐👏🙏💯❤👍 Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@captaincagodahab
@captaincagodahab Ай бұрын
Legend
@fahadhassannuur7329
@fahadhassannuur7329 Ай бұрын
Legend keep going
@nimoa3283
@nimoa3283 Ай бұрын
Fariid dadiisa iyo aqligiisa aqligiisaa weyn
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 Ай бұрын
He's legend
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 Ай бұрын
Fanan maskax furan caqli badan fikarad fiican weye oo akhyaara salaax sanag heesta uu xulayna heesihisa ugu jeclhy isaar doonti xubiga
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Ай бұрын
Saalax sanaag goats 🐐 ❤
@rahamacabdi
@rahamacabdi 23 күн бұрын
Asc walal kay
@XafsoAhmed-zv9gc
@XafsoAhmed-zv9gc Ай бұрын
Saalax ❤❤❤❤❤❤❤
@naimaahmed252
@naimaahmed252 Ай бұрын
Goo❤ man wllo❤❤❤❤
@GaraadsuleimanSuleiman
@GaraadsuleimanSuleiman Ай бұрын
Keep going fanaan❤
@AhmedKadidja-bg2zf
@AhmedKadidja-bg2zf Ай бұрын
❤❤❤ salaxa sanng
@ilsaneosmane
@ilsaneosmane Ай бұрын
Tu es magnifique 🎉❤
@user-zr2uz3qd5r
@user-zr2uz3qd5r Ай бұрын
isbadalka ka muqda Salax ega bal sidu u wayinadayi m.a alh
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Ай бұрын
Saalax Soomaali maanta laga bilaabo
@KhaalidMustapha
@KhaalidMustapha Ай бұрын
Saalax sanaag❤
@user-eo2hj4fh8m
@user-eo2hj4fh8m Ай бұрын
Set alarm
@ifrahabdillahi4575
@ifrahabdillahi4575 Ай бұрын
Salxa sanaaga ❤
@tawalyusuf1851
@tawalyusuf1851 Ай бұрын
Waa caaqil
@Cabdiqaniyow
@Cabdiqaniyow Ай бұрын
Legend ❤
@AminKadat
@AminKadat Ай бұрын
👏👏🙏💖💯
@ibrahimmaxamed5069
@ibrahimmaxamed5069 Ай бұрын
Zaalax zanaag nin qiimo badan
@WacaneWanaagsane
@WacaneWanaagsane Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@FadumoJihad
@FadumoJihad Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nastehohibo73
@nastehohibo73 Ай бұрын
❤❤❤❤
@user-zk4gy2cx2w
@user-zk4gy2cx2w Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyanMohamed-d2u
@AyanMohamed-d2u Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@AHMEDt459
@AHMEDt459 Ай бұрын
Kaligii fanaan Nin ka dhex baxay qabyaalada
@FatouIdiris
@FatouIdiris 14 күн бұрын
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Ай бұрын
Hoyadaa iyo somalinimo waas ee caar kalay Hargeisa
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Xishood nio
@baytv2692
@baytv2692 Ай бұрын
WAR NINKU AFTAHANSANAA WOOOOOOW
@AyaanbashirCabdi
@AyaanbashirCabdi Ай бұрын
👍👍👍👍
@SagalCabdi-z8y
@SagalCabdi-z8y Ай бұрын
❤❤❤
@MaxamedCabdijaamac-vm6qp
@MaxamedCabdijaamac-vm6qp Ай бұрын
Wanku tageera sxp walahii
@MahamedMahmud-ui4qk
@MahamedMahmud-ui4qk Ай бұрын
❤Good man very much
@HamzeAbdi-do9so
@HamzeAbdi-do9so Ай бұрын
Ok
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1,2 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 332
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 94 МЛН
SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB
5:48
Taxanaha Xukun Dawlo iyo Xeer Qabiil
19:15
Mohamed Hassan Dhalo
Рет қаралды 464 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:48
BBC Somali
Рет қаралды 12 М.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 212 М.
"Iskaabuladu waa darbijiif." Dayax
54:10
Cadceed channel
Рет қаралды 68 М.
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43