No video

Saamaynta Colaadu ku yeelatay Guurka iyo Haasaawaha.

  Рет қаралды 66,760

Universal TV

Universal TV

11 ай бұрын

Saamaynta Colaadu Sool ku yeelatay Guurka iyo Haasaawaha.

Пікірлер: 322
@dahirdirir3582
@dahirdirir3582 11 ай бұрын
Asc waxan aad ulayabay Gabdhaha Dagalka ku Jira Waxas Shaqadina maha tusaale Anigu waxan ahay Darood Hooyo Macaan waa isaaq waxan aad uu Jecelahay Reer Abtigay Waligay kuma fakirin Haday Waxealiba dhacan waxan ahay Nin ilaaliya sharafta reer Abti inshallah
@ifrahjama2840
@ifrahjama2840 11 ай бұрын
Masha allaah habo❤❤❤ ❤
@sumayahussein2298
@sumayahussein2298 10 ай бұрын
Caqliban kugu jiriin 😂becouse darood maleh caqli
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 10 ай бұрын
​@@sumayahussein2298 😅😅😅😅😅😅. WAA runtaa daarood wexey xeeriyaan wax Ayan qabiilada kale xeerin sax from mj
@yool2176
@yool2176 11 ай бұрын
Just marry a God fearing man/women they will not wrong you regardless of clan Insh’Allah. Also the love between you should be deeper than any clan conflict. That’s my view from Sool. 🤗 Dadkeyga soomaaliyeed ee wada sokeeyahana isfahan waara iyo wada noolaansho qurxoon ayaan urajeeneya ❤️
@hafsageeddi4473
@hafsageeddi4473 10 ай бұрын
Beautiful❤
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 11 ай бұрын
Masha Allah Dad Ahlu Caqli ah ayaa isu yimid Run ahantii , Dadkeena Hogaan xumaa isku dirtay mooyee waa One Family , balhada Colaada Sool Hadii Caqli shaqayn laha Naf iyo Maalba waa inoo badnaadi lahaa Hadii Dulmiga Hogan Xumada Muuse la qaban lahaa.
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 11 ай бұрын
I will always love isaaq people..no matter what.....by from growe puntland
@halimamohamed4400
@halimamohamed4400 7 ай бұрын
Iska amus nio
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 11 ай бұрын
Mash Allah tabarakaallh iLaahey ha barakeeyo dadka qabyaalad ka fog
@cweligalaydh5977
@cweligalaydh5977 11 ай бұрын
😅❤😅😢 13:😢20
@loo6837
@loo6837 11 ай бұрын
One tip for Universal TV, since this show is TV presenter duo man and women, please tell this guy to give her chance to raise questions and participate for the sake of balancing.
@warendimohamud2502
@warendimohamud2502 11 ай бұрын
1:03 وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَىٰ تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ Cibro iyo tusaale waa intaas, ilaahay garaadka hakuu barakeeyo wlaal
@abdicash8787
@abdicash8787 11 ай бұрын
Xaaskaygu waa dhulbahante waana jecelahay , waa gabadh u roon hooyaday snga family snigana sodoo kale, American ka soo guuray oo burco degan, jiiraankaa xitaa jecel.
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 11 ай бұрын
Reer Burco waa dad goba, laakiin magaalada uu dhaqankii Somaliyi lahayd ku ba'ay ee wax laxeerinayaa haba-yaraatee aaney jirin waa Hargeysa!
@Username11249
@Username11249 11 ай бұрын
@@laydhcaafimaad1814hargeisa iyo burco labaduba waa reer sheekh isaxaaq markaa faqash nimada iyo isku dirka kala bax
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 11 ай бұрын
@@Username11249 😅😅😅 Waa runtaa labada magaalaba waxa deggen Isaaq, laakiin uur-hooyaaba hagar lehe oo kuwii kasoo wada baxay uu midna Sheekh noqonayo halka midka kalena uu Sheydaan noqonayo, taana waxa u daliil ah Gobolna waa gobolkii RAGGA, halka midka kalena uu yahay gobolkii dheddigga oo uu u dhexeeyo Naasa-Hablood iyo Buurta kala-jeexan!😂, farqigaasaa u dhexeeya labada magaalo! Ma'annagaa u bixinney mise soodaanta keenney!😱
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 11 ай бұрын
Indr is ka fur faqshtaa inadeertaa ba ku nool!
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 11 ай бұрын
Wiilka ama Gabadha Daarood ee Iidoor guursanaya waa qof ubadkiisa Qaraabo xuni u yeelay!! Ilaah ka magan.
@Fay80
@Fay80 11 ай бұрын
Waa baramaaji aad u fiican, Abdirashid iyo walaalaha TV yada ka shaqeeyo arimhaan si positive ah ayaa ugu qeeyb qaadan kartaan hadii wanaaga la badiyo.
@souadelmi5470
@souadelmi5470 11 ай бұрын
machallah waa dood qimaheda iyo qayaheda wadata ❤❤❤
@fs292
@fs292 11 ай бұрын
Cunsuriyah waa carabiye dhaha "takoor" iyo "kalasooc". Tacadi na ma jiree waa " xad gudub" afkiina ku hadla ninyaw.
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 11 ай бұрын
Qaldaamiinta maa Afsoomaali ka sugee?
@fs292
@fs292 11 ай бұрын
@@waryaawariiri1812 Qaldaamiinta?? Ma tanaa hadaa af Soomaali ah? Af Soomaaliga lumay baa i dhibaya mahee, markay adiga iyo iyaga noqoto iyagaa ii dhow oo aan af garanayaa.
@fs292
@fs292 11 ай бұрын
Guur iyo nin iyo naag uun bay ku waasheen. Guurkan caruuta ka a dhalanaysa mustaqbalkooda iyo caafimaadkooda iyo nabadooda goormaa ka hadlaysaan,?
@bararugsadam6055
@bararugsadam6055 11 ай бұрын
Hada maxa laga hadlayay?kkk
@mohamednur1696
@mohamednur1696 11 ай бұрын
WALLAAHI, IT IS SO SAD,THOSE WERE THE DAYS, I HOPE WE RETURN TO OUR CULTURE IN THE OLD DAYS, AND WE LEARN FROM IT!!!!!!!!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 11 ай бұрын
Reer Somaliland dad fiican way leeyihiin laakiin dadka cuqdada qabiilka qaba baa ku badan waxaa kaloo ku badan beenta. Hadda gabadha hadleesa daqiiqada 42:24 oo dharka midabka jaalaha ah qabta u fiirso. Hadalkeeda waxay ku biloowday anigu ma ahayn dadka kala yaqaan kan baa qabiil hebel ah iyo gobol hebel. Haddana sheeko waxay ka sheekaysay ay leedahay wiil reer Puntland ah oo aan xiriir laheen ayaa baraheega bulshada ii soo dhigay sawiro ciidamo iyo hub la iska qabsaday oo markaan iri maxay waxaas ahaayeen wuxuu igu yiri waa wixii laga qabsaday reerkiina. Markaas ayay tiri awalba waxaan ogaa ayuu ii xaqiijiyay. Oo ay ka wato "xumaan" aan ku ogaa qabiilkiisa ayuu ii xaqiijiyay. Bilowgiina sheekadeeda waxay ku biloowday arimaha qabiilka ma aqoon. Marka see kusii ogaatay xumaanta ay qabiilada iska aaminsan yihiin. Labadaas la isma waafajin karo. Marka maadaama ay been ka sheegtay in ay arimaha qabiilka aysan aqoon waxay u badan tahay in ay been ka sheegtay sheekada ay leedahay wiil reer Puntland ah ayay na dhex martay. Teeda kale ma wiilba gabar uu xiriir la leeyahay waxyaalahaas ku dhihi lahaa. Ilama ahan. Reer Somaliland waxaa ku jira dad badan rag iyo dumar oo aaminsan in beenta iyo qiyaamada guul lagu gaari karo. Haddii been iyo qiyaano guul lagu gaari karo maanta xaaladaas kuma aysan jiri laheen tii aakhirana way u dhimantahay.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 10 ай бұрын
Waa inta hore bari bay isku yaacayaan.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
@@user-jb5ce6nm7j TAASAAN BEEN AHAYN SOOMAALI MEEL KALA TEGI MEYSO
@adenbare9213
@adenbare9213 11 ай бұрын
Barmaamiji ugu fiicnaa ee xalka umada soomaali u ah wacdi galin fiican, Tankale soomaalida kuli waa walaal hadan gurka waxaa fiican midka shashe ee reeraha kale duwan, soomaalida waa xigto iyo xigaal. Thanks so much universal TV
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 11 ай бұрын
Reer Somaliland dad fiican way leeyihiin laakiin dadka cuqdada qabiilka qaba baa ku badan waxaa kaloo ku badan beenta. Hadda gabadha hadleesa daqiiqada 42:24 oo dharka midabka jaalaha ah qabta u fiirso. Hadalkeeda waxay ku biloowday anigu ma ahayn dadka kala yaqaan kan baa qabiil hebel ah iyo gobol hebel. Haddana sheeko waxay ka sheekaysay ay leedahay wiil reer Puntland ah oo aan xiriir laheen ayaa baraheega bulshada ii soo dhigay sawiro ciidamo iyo hub la iska qabsaday oo markaan iri maxay waxaas ahaayeen wuxuu igu yiri waa wixii laga qabsaday reerkiina. Markaas ayay tiri awalba waxaan ogaa ayuu ii xaqiijiyay. Oo ay ka wato "xumaan" aan ku ogaa qabiilkiisa ayuu ii xaqiijiyay. Bilowgiina sheekadeeda waxay ku biloowday arimaha qabiilka ma aqoon. Marka see kusii ogaatay xumaanta ay qabiilada iska aaminsan yihiin. Labadaas la isma waafajin karo. Marka maadaama ay been ka sheegtay in ay arimaha qabiilka aysan aqoon waxay u badan tahay in ay been ka sheegtay sheekada ay leedahay wiil reer Puntland ah ayay na dhex martay. Teeda kale ma wiilba gabar uu xiriir la leeyahay waxyaalahaas ku dhihi lahaa. Ilama ahan. Reer Somaliland waxaa ku jira dad badan rag iyo dumar oo aaminsan in beenta iyo qiyaamada guul lagu gaari karo. Haddii been iyo qiyaano guul lagu gaari karo maanta xaaladaas kuma aysan jiri laheen tii aakhirana way u dhimantahay.
@thebeast09876
@thebeast09876 11 ай бұрын
Taste your own medicine ZooMalis, you have discriminated your fellow brothers and sisters from Gabooye and now this is happening within you. Very sad indeed.
@bonfire7803
@bonfire7803 11 ай бұрын
Amuus gabooye buuqa yarey😂
@thebeast09876
@thebeast09876 11 ай бұрын
@@bonfire7803 Try again..
@bonfire7803
@bonfire7803 11 ай бұрын
@@thebeast09876 try what 🐐
@AliSaid-ru1hz
@AliSaid-ru1hz 10 ай бұрын
Something that goes around comes around
@Fay80
@Fay80 11 ай бұрын
Gabdha garbasarka cad Nasro inaa la dhehaye umalynaa iyo Cali waa dad aad u qaali ah Allaha noo badiyo mitalkooda❤❤❤
@AhmedAadan-7743
@AhmedAadan-7743 11 ай бұрын
somalida wxa laga Habaray hadalka wnagsan qolo iyo qudhun uun wakhtiga ku lumiiyan xaqiiqdu wxy thy muslin nimada iyo dadnimada ❤
@souadelmi5470
@souadelmi5470 10 ай бұрын
haaaa runti in hormumar kaliya laga fikiro oo muslinimu ina deeqdo aya muhim ah runti wankgu racsanahay wllo
@abobasement346
@abobasement346 11 ай бұрын
ilahay nagumah so celiyoh idor 9 bilod bay isir nacayb no duqaynayay
@ashoahmed7391
@ashoahmed7391 11 ай бұрын
Intelligent people here. Somali waa Somali dhaqan iyo Deen baa namideeya. Colaada iyo malmaha adag way dhamaan.
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh 11 ай бұрын
Aniga ayaan baan ku ra'yi ahay maadaama 2023 lamarayo weyna ku mahadsantahay aqoontay naga siisay xaga dumarka iyo waxa kasoo gaari kara waxaana leeyahay Mahadsanid Ayaan.
@abdullahikhanfilms4468
@abdullahikhanfilms4468 11 ай бұрын
Barnamijkan ookale waku casheeya isuga soogurte cashada iyo sharabkeyga 😀😀😀
@fatumamoulid9983
@fatumamoulid9983 11 ай бұрын
Iskumid banu nahai wlhi 😂😅
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 ай бұрын
Social media noloshii wuxuu kadhigay wax qaraar.
@souadelmi5470
@souadelmi5470 11 ай бұрын
thanks universal Tv waayo wax badhan idhinka fa'idaystay runti waxanan noqtay qof masakaxan kaa dhisan kadib dawashada qofwalba oo kaso qayb kala dodaha firkisa siba dodi ahyd "ninku xaas labad maa gursan kaara" waxay ahyed dood cajib runti Salan sare dhamantinba waxan idhinka so salamaya dalki hooyo Djibouti 💖
@abdullahiwaqooyi7355
@abdullahiwaqooyi7355 11 ай бұрын
😂😂😂 Guurka inaadeerka xitaa qayilaad laga heli maayo haddii khilaafyimaado 😂😂😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 11 ай бұрын
😂😂😂
@mohamednur1696
@mohamednur1696 11 ай бұрын
Wallaahi uurkaan ka ooyey❤❤❤❤❤❤❤❤wax badan ayaan jeclaa hablaha reer sheekh isxaaq nin weynna waan ahay oo isaamayn mayso laakiin waxaan ka naxayaa ubadkan yaryar eewaxaan khusayn lagu kala dilayo dhibtuna iyaga ayey ku dhacaysaa Soomaaliyise sina kuma kala maarmi mayso aakhirkana inshaa'allaahu wey isu soo holoobeysaa
@yurub5288
@yurub5288 11 ай бұрын
Hada dib laysu guur san mayo waxana kala dilay daroodka 😮😮😮😮
@mohamednur1696
@mohamednur1696 11 ай бұрын
@@yurub5288 WLLO WAXAY NU ISKU DIIDANAHAY WAXAYNNU ISKU RAACSANNAHAY AYAA KA BADAN ADIGUNA QOF DUMAR AH AYAAD TAHAYE NABSI HA SHAQAYSAN QABYAALADDU QOFNA WAX U TARIMEYSO,HAWEEN KUNA WAA SHAQAA'IQ ARIJAAL,WALAALAHA NAASKA LA NUUGEY RAGGA OO KALE ,WAA KA DOOGIYE YAAN LA DACAROON!!!!!!!
@hiboabdullahi5350
@hiboabdullahi5350 11 ай бұрын
​@@yurub5288oo siduu daaroodku Kukala dilay wall
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 11 ай бұрын
Waxan la shekaysan jiray wiil dhulmahnte ah mudo2 sano ah dagalkii aya dhacay lakin sameen naguma yeelan waxanu ku heshinay guur bisha tobnaad lakin malitan arkay maxabiis la qawracayo nidar waxan ku galay guur daaye inan walagay la hadal reerkaa wayo dagalku waa wax dhici jiray ee dhaqan xumada iyo gunimada ayan la yaabay😮
@hiboabdullahi5350
@hiboabdullahi5350 11 ай бұрын
@@balqeisahmeth1037 waa Khalaf in qof LAGA adkaadey ladili sidii ladooniba haloo Dileep ...lkn wall soota idinkuba aad dileysaan ood guryaha Kala baxeysaan inamadaad abtigaa u aheydeen ee hablihiinu dhaleen iyo gabdhihii aad qabteen ...sidee gabadha danboo dhulbahnte ahi Amana daaroodka kalaba ahi idinku asmintaa....walaw aad waa horeba dhaqan u laheydeen inaad dishaan gabadha idiom dhaxa oo anigi aan garanayo gabadha aad qabteenoo daaroodnimo aad Ku disheen waliba ninkaada dilay layiri
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 11 ай бұрын
War soomaali waa is dishaa waana heshiisaa is dejiya reer abtigayow guurku waa calaf from laascaano
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
Awalba isaaq isga is guursa walahi family wa isaaq is qaba waye marka no faqasht
@mohamednur1696
@mohamednur1696 11 ай бұрын
WALLAAHI WABILLAAHI WATALLAAHI BARNAAMIJ QAALIYA AYUU AHAA HARGEYSI WAA HOOYADII DHAQANKA SOOMAALIYEED , JAZA'AKUMULLAAHU KHAYRAN MIISAANKA XASANAAF KA ALLAAH HAYDIIN KU BUUXIYO WALLAAHI WAAD CIBAADAYSATEEN AMA OGAADA AMA HA OGAANNINA, BARNAAMIJYADAN INNOO SOO BADIYA
@abdullahukhalif9801
@abdullahukhalif9801 10 ай бұрын
Anigu ugaaden baan ahaye idor shesheeye uma aqaano iyo cid kale oo somalia midan lakiin waxaan jeclaan lahaa reer somalilaand inta aye rabaan inaye somali kale gayaan bay waxaye dhalinyarda kuabuurayaan cadaawad badan oo somalida dhaxdeedaha kullayba dadkale way jiraan oo dhibka dhankooda qaybkah marka ALLAH ha laga baqo dhibaatada halajoojiyo
@abdoshMo
@abdoshMo 11 ай бұрын
Suqaarkaas waa wixii markii hore nalagu qabsaday idooorow 1waan kala guranay sanadka maanta ah
@hassanabdi8207
@hassanabdi8207 11 ай бұрын
hooyoday baa waqti SNM naga tagtay oo walaalehed oo SNM ku jira muqmad u qaaday waxaa dhacay markii ay dhaafaysay xuduudkii ay ciidamadii dawladu dhibaateyen markay ka gudubtayna ay SNM tii xidhay oo Basaasad ba tahay u xidheen ilaa walaalehed la helo. Hooyadey 6 bilood baan meel ay jaan iyo cidhibta dhigtay waan waynay.
@user-kp4zr9yu7t
@user-kp4zr9yu7t 11 ай бұрын
aniga ilaa yaraantayda waxaan aaminsanaa guurka fog laakiin hada shakibadan baa igalay iyo baqdin badan
@nafisacadeynafisasanbuur1195
@nafisacadeynafisasanbuur1195 11 ай бұрын
Fariid guurka sokeya fiican wlhi sax
@amalidiris9641
@amalidiris9641 11 ай бұрын
Mashe Dad xula ba isugu imid dun wanagsan..Viva Ree SHeikh Isaaq IYO Dhulmahanteba Wa walalo e Ilahay qulubtoda ha walaleyo..Somali xuman makala gaydo sikasto dhaqanadu iyo daganku kala duwanyahay
@superfun1819
@superfun1819 11 ай бұрын
Isaaq are dir Dhulbahante waa darood Take tht in yr mind What goes around comes around. Don't force people bcs siyad barre raximulahi did something to y 🇸🇴❤🇸🇴 United Isaaq like xaashimo gaashamo wajaale Hargeysa Fk y
@amalidiris9641
@amalidiris9641 11 ай бұрын
@@superfun1819 cudur an dawa lahayn ba ku haya..marka dawo ilahay wadiso intad cuqdada ku jiro cafimad majiro hadu isaaq dir yahay.o sida ad idinku isu raacden daarodowda ad uhaysan dirow lo idhah walaydinka badan yahay..lakinse cafimad lahantu wa cajib
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 11 ай бұрын
Naagihii lahaa garowe iyo gowrac guur kama rabo waa naago cuqdad qaba. Waxay kufaxsanaayeen in laascaanood laduqeeyo madfac lagu gaaraaco
@MascuudXikmaawi-me4us
@MascuudXikmaawi-me4us 6 ай бұрын
Inanta shalmada huruudo ah xidhan cuqdad baa ku jirta ee dhalinyaro hadal keeda ha qaadanina ❤
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 11 ай бұрын
Inan kasta inadeer keed ha guursato, somalido diin iyo dawladnimo ma taqaan. Cudur qabyald la yidhaa ayay jecel yihiin ee hablaw ka feejig Nasra.
@moegreenback6854
@moegreenback6854 11 ай бұрын
guur baad sheegaysaanee colaada uu Muuse abuuray maaha mid laga soo waaqsanayo waayadan
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
Aniga xaaskaygu waa qaawanta habar awal ,Sacad muse , siciid ismacil, cabdalle siciid, reer axmed cabdalle waan jecelahay mid reerkayaga huwanta ahna waan raacin lahaa haday iga yeelaso
@amalmuse7338
@amalmuse7338 11 ай бұрын
Anba scd muuse I dhly huwana wan ahy
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
@@amalmuse7338 yaa ku dhalay ma siciid Ismail ?
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
Heerinka joogiga faqasha oo is guursada idinku dee
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
@@Foodiefix398 tan wax ila soo doontay garan maayo kuwayaga ayaan ka jeclaa Iidoor wagaash ayaad u Gali isma lahayn
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
@@mohamed88466 😂😂😂😂 isaaq wa British somalida walahi cururu half birtisha ayad radinaysay kolay no more faqash lkn
@user-cn5ve4wn7v
@user-cn5ve4wn7v 11 ай бұрын
Walaahi waa run soomaali waa soomaalia. Meelna ugama socodo
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j 9 ай бұрын
xaka guurka naigii soomaalida imaankii baa laga qaadiyi waayo mid waliba waxyi odhanisaa waa la i furayaa iyo reer baa laiga duminyaa ilaahayi ku kalsoonaada
@shaydherechanel9002
@shaydherechanel9002 11 ай бұрын
This topic i like it
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 11 ай бұрын
9 bilaad baa magalyda madfac la dhaceyay mrsa donseysa inaa ku gursedo ma cadowga rerkyga uu dhalelyaa😏😏
@bushaaromaxamed2611
@bushaaromaxamed2611 11 ай бұрын
Guurka shisheyahu ma fiicna wlhi
@monerahashi2970
@monerahashi2970 11 ай бұрын
Somalidu shisheeye makala ahan wa dad wada dhashay guurkuna wa calaf
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Gabdhiihii aad qabteen oo caruurtaa idiin hayey ayaad xasuuqdeen oo aad ogtihiin sidee maanta uga hada shaan guur dambe
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 11 ай бұрын
Markaa dadka Reer Sool ma dad shisheeyey ah baa !!? Waar dadkan wax ha la baro si ay meel fog u eegaan si ay isaga daayaan caadifada iyo qabyaalada oo ay kala gartaan waxyaalo badan
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
Haa wa shishiye hada ma sokeya darood io isaaq xagay iska sogalan dee
@abdirahmaanomer3060
@abdirahmaanomer3060 11 ай бұрын
Adeer dadku waa mid waana walaalo Caqliga si fiican uga shaqeysii
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 11 ай бұрын
Isku soo wada duuba oo daroodna ha isguursado dir na ha isguursadaan 😊
@Foodiefix398
@Foodiefix398 10 ай бұрын
@@balqeisahmeth1037 dir anagaba aha lkn darood we don’t need it dhaqan xumadoda
@Aaamina12
@Aaamina12 10 ай бұрын
@@Foodiefix398 darood ma iyaga ku raba malaha wad wayday🤣
@cabdulaahiyuusuf1508
@cabdulaahiyuusuf1508 11 ай бұрын
Cunsiriyadu dhulka isaaq bay hadda ka jirtaa
@shaficali5991
@shaficali5991 11 ай бұрын
Intaad dad dhan dhulkoodii iyo magaladoodii dumisey in aad guur iyo aan is caashaqno is dhun dhunkano noolatimadan it’s sad very sad walahey. Dhawr qof ayaa kusocelcelinaya waa iska dhaman colada lascanod waa la iloobi hadii idinku aad hilmameysan ogada waxa jira dad aan hilmami donin gardaradi iyo dhibkaad Lascanod ugeysateen.
@sweeet_november
@sweeet_november 10 ай бұрын
حلقة جميلة ❤
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 11 ай бұрын
Waxan siyaasiyiin la yiraahdo gumaystaha soo tarbiyaystay ayaa wada kalaqoqobka umada soomaliyeed waa nasiibdaro. 30 sano ayay dadkii barayeen Ethiopian ayaa nooga sokeeyo somali inteeda kale
@codayaadam1280
@codayaadam1280 11 ай бұрын
Dee isaaqu hadeer Cadow aan dhulbahante ahayn ma leh War dhulkayaga noo dhaafa miyaan cadow ku nqonay
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
Waligin cadow ahay dee 1988 wu igu darnaa ee qabyalada wax ku laynayey away ahaydeen
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 11 ай бұрын
Wllhi aad ayan uga xumahy in colaadu dhinac walba saameysay
@abdixaafid8745
@abdixaafid8745 11 ай бұрын
isaqaw way inoo kala dhamaatay guur iyo waxaas warkooda daa
@dsf9824
@dsf9824 11 ай бұрын
Waxani waa sheeko caruureed
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 ай бұрын
Balwadda iyo necaybka diinta iyo dhaqanka xun ayaa kaa wada nabad iyo nolol wanaagsan.
@MahadEssa
@MahadEssa 11 ай бұрын
Anigu xal waxaan u arkaa in sayaasigu katarjumin Karin nolosha dadweynaha
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 10 ай бұрын
odayow h ana walin maha sidasi waxa alaga hadalaya kuw habar wadaga kuwa ilamderka ruma inabtiga runta ah kuwasi weye somalida cimilo kala duwan kuma noola wa mid cimiladooda dadka beenta jaa dayaa ilahay ka baqaya somalida aya mooda in dad laabtan kala tirsada wax isu yihin aduunku ilamderka sadexad maba yaqna
@user-cn5ve4wn7v
@user-cn5ve4wn7v 11 ай бұрын
Maashaa.alaah wiilkaasna Walaahi
@Suhuur1
@Suhuur1 11 ай бұрын
Somalidu ma shiishaay isuu arkan anigu ma amiinsan ina somali shiishaye tahay dadkii qabiil ayaa dhuux iyo dhiiga ka raacaday yahuuu🥺🥺😡
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 11 ай бұрын
Dadka waxaan odhan lahaa waa in wax la baro dadka Somalida waayo ? Meel fog bay wax ka eegi lahaayeen oo caadifada iyo qabyaalada ayaa yaraan lahayd runtii
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 11 ай бұрын
arinkaas saaxiibtey baan kukala tagnay maalin dhoweyd, wexey tiri "ragayagii cadow shisheeye ah baa qabsaday ama laaya ama siidaaya Ilaahay baa idinkala xisaabtami" aad baan u yaabay, kelmeda shisheeye aad bey ii dhibtay iyo in ani igu darto dadkaas.😢
@Suhuur1
@Suhuur1 11 ай бұрын
Shishay waa galada iyo afrkank lakin somali shiishay maha walalo
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 11 ай бұрын
Waqtigan la joogo guurka shisheeye ma fiicna qof kastaba ina aderkiis iyo ina adertiis yuu dhaafin besba😊
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 11 ай бұрын
kelmeda shisheeye yeynaan isu adeegsan saaxiiibtey baan ku kala tagnay,wexey igu tiri "Adeerkay cadow shisheeye ah baa qabsaday" waxan ku iri dee ana shisheeye baan ahay ee bye.
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
​@@shukrisaleh3389 waad hagaajisay naagtaa
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
@@shukrisaleh3389darood wa u shisheye isaaq Wayo malena iskama so galan😂
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 11 ай бұрын
WAXAAN KU TALIN IN QOF WALBA QOFKIISA HA GUURSADO AMA QABILKIISA .TAAS BAA BADBAADO AH. WAXA TAQAANO GUURSO WAXA TAQAANO AAD DHASHIDE WEEYE WALAL
@SakiOsman
@SakiOsman 11 ай бұрын
Wll qabiilku isagaa sida basasha oo kale ah kuwaas aad aaminsantahay is inay isku reer yihiin baa is laynaya markaa maxaad ku jawaabin guurku wuxuu ku ficanyahay labo reer oo cirif ilaa cirif degan oo aan isku deegaan ahayn tusaale isaaq iyo raxawayn oo kale lkiin dad isyaqaana oo dani ka dhaxeeyso waa isdiliyaan ama ilmader ha ahaadan ama shisheye ha ahaadan
@nuralcayn107
@nuralcayn107 11 ай бұрын
Tolooooow Goooormay Soooomali Qabiiiiil Iyo Qudhun ka Bixi oo Somaaaaali ilaaaahay oo Hishiiiiisaa Noqon 💔
@bonfire7803
@bonfire7803 11 ай бұрын
Nin kii 32 sano ka weyn wuu garanayaa 2 oday waxa ey ka hadlayan Lakin nin kii 32 sano ka yar wax uu garanayo ayaa iska yar
@zahraabdilahi8519
@zahraabdilahi8519 11 ай бұрын
Ismalahay ado lascanod dadkagi lugu laynayo ayad wiil isaqa jigjiga hospitalka ugu geyn cunto halka musa bixi inaderti kafekeri oo ku odhan is ilali oo kulatalin waa aduunyo haku dalina
@farhiacabdi2680
@farhiacabdi2680 11 ай бұрын
O ma xaajigada isaaqa
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf 11 ай бұрын
Guurka shisheeyuhu wa ficanyahy inaad ree abti u samayso ciyaalkagu inaad inaaderka guursato wax xikmad ah ku jirta majirto
@qaafmaxamed5372
@qaafmaxamed5372 11 ай бұрын
hadii lays laayo mxa xal ah.
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf 11 ай бұрын
@@qaafmaxamed5372 waligeedba lays layn jirey
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf 11 ай бұрын
@@qaafmaxamed5372 wax xikmad ahi kuma jirto walige lays layn jirey
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 10 ай бұрын
qabildan hada jira wa dad sidabol oo sano ka hor walalo aha ama shan boqol oo sano ka hore waana akay guurkooda guurakan la sheegaya wa dadka qoayska qudha ah ee is guursada waxba dhegta ka maqlaysan markasa la boodaysan labada walaha kala dhalen ama aad isugu dhow weye
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 10 ай бұрын
inantasi wa fariid ayay kuwalin dadkan wax anay aqoon ulahayn bay ka hadalayan qoyska uu ka dheerow walaaha waxay dhalen
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 ай бұрын
Soomaalida waxaa laga habaaray dublamaasiyadda iyo hadalka wanaagsan.
@seed3966
@seed3966 11 ай бұрын
😮😮😮. War hoow isaaaqoow gabadh gabadh guryahayaga kujirta xaaashaa lillaah cidi taaban meeyso 😮😮😮😮
@farhiacabdi2680
@farhiacabdi2680 11 ай бұрын
Isaaq guurkisa iskadaya cadanka wa daawo iyo meg ab 😂😂
@abdiali3836
@abdiali3836 11 ай бұрын
❤❤❤❤masha Allah
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 11 ай бұрын
Meesha aan ee USA waxa imika aad isku guursada hawiye iyo isaaq waliba wiilasha isaaqa aya aad u guursada hablaha hawiye
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 10 ай бұрын
binu adamka kale ha lakiin qof xun oo somalia oo isaaq nacayb xanbarsan oo iyagoo saxaradooda cunaya somaliland xaganaya amaba isaaq xaganaya guursan mayno habalaheena odhana wa u shegayna ka jooga ayanu leenahay ilahay baan ku dharna markanau yaryarayn qabiil aqoon qaar nala socoda oo darood na modaya ayaanu araganay iyog reerkena waxa ks shegaya yaab abahood ba u soo sheegay waxas ka warama war dadka oday habr inan inan wa isku mid anagu wanu iska karantiimaynayna wixi dadkena neceb
@khadraomar9339
@khadraomar9339 11 ай бұрын
Asc walaalo yaal anigu waxaan ka yaabay, ninka iyo gabadha barnamijka daadihinaya , gabadha hadal uma ogola, dhowr barnaamij baan dawaday oo ay isla wadaan. waxan u soo jeedinaya in uu inanta chance sii,yo, ilayn waad wada shaqaynaysaane.
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 11 ай бұрын
Waa runta luga xanuun unbay kafaaidaysataa waydashay 😢
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 11 ай бұрын
Maa ragtay waa kayaabay
@khadraomar9339
@khadraomar9339 11 ай бұрын
@@umulkhayrmaxamuud4187 🤣🤣🤣🤣
@khadraomar9339
@khadraomar9339 11 ай бұрын
@@xaliimacali5595 umalyn maayo in uu wax ka wado, lakiin training buu u bahan yahay, iyadana, kolay way xishoonaysaa maskiinadu.
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 10 ай бұрын
inderka naag dilaya xaguu jooga war dhaqanka isaaqu malaha oo walhaya markay faqsh islanayen imisa dumarka oo darood aama hawiye ah ama somalida kale ah ba ku noola la qaxay weligaa ma aragtay iyago wax yeelay ma dhicin 15 ayay ciidamda somaliland lsacanood joogen ma aragtay malin ay ku xadgudbeen maya maad arag lakiin darood wa dugaga cadiya waana dilayan xaskooda hartiga kuwa kale mooyidoodee haduu xita ku dilin inanaka beeri ladagalamaya abtiyadiis sida kuwa hadaba jira maxad faaiiday ma wadkii reerkiina korsanaysan akhas caleek
@mustafyousuf3802
@mustafyousuf3802 11 ай бұрын
feysal cabdi botan cali barre ciidamadi isaaq 90% dhulbhnte abti u ahaa isaaqow wa ino kala dhamataye nagala taga caacda
@Foodiefix398
@Foodiefix398 11 ай бұрын
Caaac isaaq 90% iga is guursada 5%aya dhulbahante dhalay isku dhadhajiska iska daya dhulbahante naago so heeryama moye magalo ma wada dagno is burco habarjeclo io habaryonis ama hergaisa cidagle io arab😂
@asiayusuf3445
@asiayusuf3445 9 ай бұрын
👑
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 11 ай бұрын
War heedhe wariyow gabdhaha wariyahaa hadalka u ogalaw maxaad ugu diidin inay hadasho
@user-cp7zn6fd8b
@user-cp7zn6fd8b 11 ай бұрын
aslc mansha allaahu arin muhiim u ah bulshada waan hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadiaahmed1256
@saadiaahmed1256 10 ай бұрын
Oday Maki Xaaji Banaadir u eg baa meesha fadhiya. Waa barnaamij wanaagsan wacyi gelin ah, dadka wacyigelin halagu wado
@abdirashidahmed7758
@abdirashidahmed7758 11 ай бұрын
Wllky Abdiwahab Dhamac ayaa arkaa Salamula dhamantin
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox 11 ай бұрын
Sokeeyo hadaanan guursan sadex xaraf dhinac u dhaafi mayo, shisheeye guurkiisa sabankan aan ku jirno waa qasaare.
@xamzakanadi
@xamzakanadi 11 ай бұрын
Waa dumar waalan dumarkan dhulbahante ee barnaamijka kahadlaya 😂😂😂😂😂 idiin guursan maayo bay bay dhulbahante
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
Nimba Aashii buu wax u Eegayaa Waxna Waa arkaa waxna waa Ogyahay.
@bararugsadam6055
@bararugsadam6055 11 ай бұрын
Waan eeegmo daruureynayay.! Maskaxmaqan oo mustaqblka baaladeymoneysaaan comment ku dulhayaya. Cmmt kagn baa ismudaney ee waran war waakii rag is dhaafsada eene kkk
@bararugsadam6055
@bararugsadam6055 11 ай бұрын
3 daaaba waan kula eegi ee warran!
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 ай бұрын
@@bararugsadam6055 War waxanaad ka hadlay ma garan nio Afsomaliga qoraalkiisa iska sax bal horta.
@fighterforlife5284
@fighterforlife5284 4 ай бұрын
16:10 facts
@qadarsaeed
@qadarsaeed 10 ай бұрын
Daroodow haguursanina naagahan qudhmista idoor ah waayo dhaqanba malaha way wada qayilaan walalahod abaarso yay futada rogtan kudaafad waaye idoor
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 11 ай бұрын
Guurka tima adagta halagudaro wasyo waa soomaali weliba habluhu aad ayey ujecelyihiin.
@carfiabdi3987
@carfiabdi3987 11 ай бұрын
Hada malasa canood baad mowduuc kadhigteen orda camal melahaa u doonta
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 11 ай бұрын
War doodo muhiima qabta oo wadanka horumarkisa ka qaybqaadanya intaad haasawe ku meeraysanysaan. Dooduhu wa in ay noqdaan dhib wadanka ka jirta sidii lo xalin lahaa,doodahan waxan is idhi malaha hayadaa gacanta kula jira oo soo qora doodaha noocan ah
@hon.abdullahijamadirie2632
@hon.abdullahijamadirie2632 11 ай бұрын
Guurku waa calaf, hadana guueka sokeeyuhu ma qumana. Ilmahaaga waa inaad abti u yeeshaa. Soomaalidu koonfurtu 40sanay is dagaalayaan hadana guurkii iyo is dhex-galii ma dhamaan, saamayna kuma yeelan
@user-ds9zt2nb9o
@user-ds9zt2nb9o 8 ай бұрын
Dadkan isaaq caadi ma ah waa wada waalanyihiin naagah isaaq qabiilkod kuma kolsoon darood aye wada jacel yihii hada arki meesida naaga darood nin isaaq rabta waallahy isaaq naagohood way imaan beelen yahuuuu
@safiamuse5060
@safiamuse5060 11 ай бұрын
Hargaisa baaba lagu dilayey dumar aan daawananay , maxaad kale oo aad u baahantahay
@BourhanB-en7nc
@BourhanB-en7nc 10 ай бұрын
Ce bone le Kabyle 😢
@seed3966
@seed3966 11 ай бұрын
Aac 😮😮😮war gabdhaha isaaq aan doonteee 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 war isaaqoow gabadh hala isiiyo kala tegi meyno inteeynu aduunka jooogneee 😮😮😮
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 11 ай бұрын
Ma suqaartii dhulbahante 15 sano lagu sixray baa wali xiisaynaysaa waryee anigaa nin dhulbahante ah naag iidoor bilaash xitaa kuma rabo uf uf waa sixir nagula hoday
@yool2176
@yool2176 11 ай бұрын
@@abdimalikaden4467waryaa waad edeb daran tahay oo af xuntahay gabdhah Isxaaq iyo kuwa soomaali oo idil wey sharfaan yihin ee foolxumadaada la dhuumo from dhulbahante 🥱
@salma.abdirahman3134
@salma.abdirahman3134 11 ай бұрын
@@abdimalikaden4467ma adaaa helyaba 😂😂bila mustaqabal
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 11 ай бұрын
Salmaay isu fiiri seed qabyalad nacayb un bay aburtaa
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 11 ай бұрын
@@user-ov2wz5eh9u waxba nacayb ma abuurto waa in reer kasta ku ekaado ciidiisa anigaa nin dhulabagante ah ah 100 sano ee soosocota iidoor guur iska daayee haasaawe na dhexmari maayo xabad waxaan ahayn oon kala hortagayo maleh soomaaloda kale ka badan xitaa waxaan doonayaa markaan burco dusheeda iyi libida tagno oo markaa derbi naloo dhiso inaga iyo iyaga wax aan ooga baahanahay majirto 2 deked baan leeyahay oo harti leeyahay 2 maamulna waan leeyahay anigu cadowga kali aan leeyagay waa dabacayuun ilaa caruurtayda waan ka dhaadhicinayaa inuu cadowgoodu iidoor yahay
@user-fm5tm6eu4f
@user-fm5tm6eu4f 11 ай бұрын
Gabadhay googooynayeen miyaysanarag ee loo delay qabyaalada
@bamiiman8891
@bamiiman8891 11 ай бұрын
Ragga iyo dumarka kala fogeeye isku mesha fadhiya Insha allaah diinta ha la ilaaliyo
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 11 ай бұрын
May isku boodayaan
@fa9875
@fa9875 10 ай бұрын
@@nuurnuuraan8624😂😂 waa nin maskaxdiisa sheekakale ka dhex siraadantahay
@hodani7275
@hodani7275 8 ай бұрын
@@fa9875 May waa xeer Ilaahay soo dajiyay
@marymw-yh1ib
@marymw-yh1ib 10 ай бұрын
Aduunk shi sheeyahs wuxuu uyaqaan dawladiisa mooyee dawladaha kale idina dhulbahantaad utaqaaniin maxaa idinka khaldan qof soomaalya shi sheeye ma aha waa kii abtigaa dhalay kii habaryartaa dhashay kii gabadhaadu dhashay sedigaa warkor ugabaxa jaahilnimada ninka iyo xaaskiisa colaadu masaamaynaysp meel kala dabayle haday joogaan laakiin goobaha dagaaladu socdaan waa dhulaan dawlad iyo kala dabayni kajirin halaga xishoodo derisku cidna waxkamadilin intiina rayiga wanaagsana baarakallaahu fiikum
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 ай бұрын
hadalka cadeeya dirirtu waxay dhextaalaa isaaqa iyo daarood labadaas ayaana hada col ah lkn somali dii kale way isguursankaraan xumaanina ma dhextaalo
@osmangiire1349
@osmangiire1349 11 ай бұрын
Aniga naagteyda waa Iidoor😂 Daddex kalena waan guursanlahaa hadii xaaskayga ii ogoshahay😂 Soomaalidii waa waasheen dhamaantood😂 War xishooda!
@amenibrahim9596
@amenibrahim9596 11 ай бұрын
Aniga naagteydu waa badhayo culuz hadan zi fcn izku jecelanaye
@mohamed88466
@mohamed88466 11 ай бұрын
Anigu laba naagoodba waan guursan lahaa gabadh huwanta ah iyo gabadh qaawanta ah
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 11 ай бұрын
Suqaar idoor ah oon jeclaa hadda qaniimo iyo mayd waxaan aheen uma diro
@siaragyare4428
@siaragyare4428 11 ай бұрын
Soomaali is dilaysa hadaad gobanimo mooday horayso iyo dambaysaba waliba ruux dumarana ku tiiq-tiiqsanayso alle garaadkaaga kor haw qaado aniga iyo inti kula fikiraba. 110 milion saan-madoobaale ah oo kula jaar ah aya hunguri ka hayaa dhulkaaga iyo dhaqaalahaagaba reer galbeedna hore jujuub ugu gacan galiyay walaleheen innana waxa laynagu qiyaasa dhmntenba wax ka yar 50 milion. Sxbkayow dhaayaha kor u qaad caqli xumaa islaam badidii isku dilayaaye
@axlaambashiir155
@axlaambashiir155 11 ай бұрын
Xishood warya qudhac baa tahy indr ma inanta aad la sheekysto baad waxs u qudha neefba thy wlhi
@smeshcel3025
@smeshcel3025 11 ай бұрын
War adeerkaga gurso wll dhaqanki awoowyaashaga haka tagin😂 Reer Gar Adag🏳️‍🌈
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 11 ай бұрын
@@smeshcel3025 Garadag Afxakame oo dhulbahanta baa will habar jecla guursaday soo wareso Odayaasha
@smeshcel3025
@smeshcel3025 11 ай бұрын
@@abdirahmanliiban 😂😂😂😂😂beenta isku maweeli 😂😂😂 ilhan omar weydii harti waxay yahiin
@2011BARO
@2011BARO 11 ай бұрын
Haddii guurku noqdo Iasaaq keliya, waa 300Km ku dhex wareeg, hadhoowna Habar Habar u kala bax , oo ku dhex wareeg 80km .
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 10 ай бұрын
Dhulka isaaq miyaanad aqoon?min jigjiga ilaa cerigabo 1200km weeye
Dood Wadaag iyo Xaalada Dalka 14 08 2024
2:11:37
Universal TV
Рет қаралды 24 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 29 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 174 МЛН
Warka Universal TV16 08 2024
17:05
Universal TV
Рет қаралды 395
Tahriibka dhalinyarada iyo nolosha qurbaha.
1:23:15
MM Somali TV
Рет қаралды 237 М.
Senator Dubbe" Marka Qofku Mucaaradka yahay Kheyrba uma muuqdo"
4:45
Warka Universal Tv  15 08 2024
41:03
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16