#dhaqan_dhawr Waxaanu kusoo gudbinnaa dhaqankeenii qurxoonaa suugaan Iyo sheekooyin xiiso leh si joogto ah si aanu inooga dabar gu in. Fadlan intiina dhaqankeenna jecel jiritaankiisa nagu garab gal oo nagusoo biir. Mahadsanid wall 🙏.
@ubahharirmuhumet72282 жыл бұрын
Illahay camalkaa wanaag San aad noo soo gudbisid illhay hakaajasaaid siiyo amiin
@shaaficimaxamed8652 жыл бұрын
Kusaliya nabiga صلى الله عليه وسلم ♥️
@fatka72832 жыл бұрын
Jimco walipo jaddwalkeyga ayaad ku jirtaa 💯❤️
@abdallajx2522 жыл бұрын
Allha ka abaal mariyo aduun iyo akhiro ba barashadda luqadda english courseka afooge noogu soo dar
@mrmahameth88372 жыл бұрын
Mahadsanid,walaal kasoo hadal sida loo noqdo sociable person
@suhaybabdirahman41462 жыл бұрын
M.a mida aan layaab nahay waa aqoonta kugu jirto allaha ku siyadiyo ee inta badan tusaalayashada ku sale diinta khayr badan wllky hore u soco
@zaadacademy2 жыл бұрын
Macallinkayga aadbaan kuu salaamay Aadbaan usugayay taxanahaga todobaadlaha ah
@hakiim12 жыл бұрын
m.a ustaad allah ku sharfo . aduunkana waxa ugu qaalisan talo iyo wakhtiga sidaa talooyin noosinayso iyo wakhtigaaga no hurayso wdku mhdsanthy ustaadi
@hananmohamuud95752 жыл бұрын
Run ahaantii video heerka qofka maro markuu shey cusub badanaa said iisameyey runtii waxa jirtey inaa baranayey luqad markaas kacaajisay video markaa daawey waxaa kaqaadey dhirigalin aad uwayn dibna waaka bilaawdey runtii waxaa moda waxa sheygeysa. Qarkamid inee ani igusocdeen thanks 🙏 teacher Alle hakaa awal mariyo janada runtii vedio saaid ujeclahay ❤️✨
@SalmaanMaadow2 жыл бұрын
Adiga mudan, waana ku mahadsantahay waqtigaadi😊
@somalisaynis62042 жыл бұрын
Mashaa allaah mahadsanid ustaat abaalkaad nagu leedahay ma aha mid la soo koobi karo
@ogaalsaremedia2 жыл бұрын
M.a ustaad salman maadow. Shukran ustadi
@abdirahmandekyousuf52812 жыл бұрын
Macalin noloshayda wax ka badaly❤️❤️
@hereismyanswer42552 жыл бұрын
Awallan Ustaad aad iyo aad u mahadsantahay Macluumaadka waan wanaagsan oo noo soo gudbisit mar marka qaar waan sugi waa yaan jumcaha in lagaaro saan u xiiseeyo lee barnaamijyadaada waana kafaaideystaa wlhi mahadsanid Hal talo aan ku darsan rabay videogaada istaagga badan kadhaaf tusaale ahaan halkii jumlo bo wuu jarjaran yahay tusale ahaan qoraan ahaan maku sharaxikari lkn lkn markaan fiirsaneyno saaid waaye is istaaga vission people aan ahay inaa fahantaa jeclahay
Ustaad in waqti lugusiiyo waad u aqalmataa marka dhabta laga hadlo
@shaaficimaxamed8652 жыл бұрын
Mahadsanid macalin salmaan
@highestmatch38402 жыл бұрын
waxaa cajiib ah in ay fadhiyadaada malinta jimcaha ee sameyn xoogu igu yeelatay xag maskaxiyan iyo xag kleba manta wxan xeranahay funaanad madow waa cajiib iyadana 😀
@mr.qalifa3852 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@suldaanabdalla85882 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad❤️💯
@mahadmama34872 жыл бұрын
mashaallah ustaad 💯🙏❤️
@kariwan24822 жыл бұрын
Thanks ugaas👍
@hakeemelummah28052 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad
@yasirtrt54122 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mascuudxikmaawi68382 жыл бұрын
M.a ustaadi mahadsanid
@mariarabla51972 жыл бұрын
Thank you macalin
@user-qm3pb7ck7j2 жыл бұрын
Soo jeefin Qatar ah soo jeedisay. Degaanka waa shey aad muhiim u ah. Buuga (willpower doesn't work) ayaa arintaan ku arkey. Hadaa soo gata bugaas!!! (Soco soo gatho NOW! Waxkale makuu haayiyee 🤣.)
@yaasiinibraahim36192 жыл бұрын
ماشا الله
@Khulasatul-alkulaasah2 жыл бұрын
M. Allah ustaad , wax badan baan kaa faaiidney.
@abdifatahaden7502 жыл бұрын
Shukran akhi ad ban oga faiday muqalkan🙏🏽 Ustaad waxaan jeclahay inaan wax qoro inta badan ama wax cusub an barto siibo xiliyada habeen markaan sii seexanayo wax yaabo badan aya fikirkeyga kuso dhaca oo isbadal hurmarineed ah wax walboo an bilabana inta badan dhex ayan oga tagaa xitaa high school keygii saasooy tahay hadana wan jeclahay inaan is hormariyo aqoon ahaan iyo xirfad ahaanbo Hada waxaa biloow ii ah 2 shey o ah mid aqoon dhanka IT ga ah mida kalana wa xirfad harqaan Waxaana ka cabsanayaaa inaan hadana tan ku fashilmo oo an horay usii wadi wayo 🥺 Marka ustad talo ama video arintan iga cawiyo majiraan🙏🏽
@malaykaboone2 жыл бұрын
Wll habaqn mar hdaad jeceshahay shayadaas caqbaadka wad kagudbi kadhaaye i.a goaan qaata ilaaahyna tallo saarta Yaa layri sabrka kaasho i.a
Asc marka ugu horeysa, Aniga magaceyga waa Mahad aan ka gudbo intaas fadhiyadaada jimcaha ima dhaafaan Aniga kaliya labo maalin ayaan isticmaalaa qadka, hadana saaneyn wuu igu yeeshay habka aan fakaro habka aan wax ubarto waad mahasantahay waxa kaweyn oo aan kudhihi lahaa majiro, Asc
@shucaybcabdisalaam80222 жыл бұрын
Waxaa dhib igahaystaa diyaarinta erayada English ka walaalkay salmaan maadow noosheeg hadii uujiri apk cashirka lagudiyaariyo waxaamrjaynayaa inaad nagacaawindoontid thanks
@AidarosHassan2 жыл бұрын
Hilibka Gela Lagama Qado Qalafsanan Iyo Xasidnimo Ee Waxa Laga Qada Dhiig Kuleyl Oo Waxad Noqonaysa Qof Wixi Dhib Ah An Ku Dulqadan Karin
@maahircade20472 жыл бұрын
Ustaatad maxaad kadhehee تأثير المركب
@updirahmanshaacur89832 жыл бұрын
Zaaxib xaggeh kaala soo xiriira please iso jawaab😩
@isxaaqibraahim61672 жыл бұрын
Salmon hada mawaxanaleedahy waxa adcuntid ayutthaya maileedahay mase waxakale ayaadulajeeda???
@codayaadam12802 жыл бұрын
Ustaadow dalkii miyaa jogta mise qurbaha
@saciidyaxye6852 жыл бұрын
الانسان ابن مكان حياه
@somalisaynis62042 жыл бұрын
Waxaan rajeynayaa bartaada afoogy inaad ku soo darto afarta sayntific si aan uga faa ideysano
@SalmaanMaadow2 жыл бұрын
Waa wadna diyaarintiisa, insha allah goordhow aya laso fasaxa.
@hon.isackadamborow53392 жыл бұрын
1) Waxaa muuqal ku sameysaa ustad maadow xirfada ugu wanagsan dunida aan maanta ku noolnahy eee la baran karo noolasheena wax ka badeli karto ustaad Adigoo wan Kaa sugaa muhiim aan u ahy. 2) Qaab noocee Ganacsi loo abuuri karo Hadii aan ku haminayo in aan sameeyo busines Ii gaar ah? Mahadsanid waxan rajeynaa in aad Ii tixgilin doonto insha Allah. Jimco Wanagsan adiga iyo saaxibadada♥️💻🙏