Walal aad ban kaga mahad celinayaa wax badan ee carurta sida Lola dhaqmo Ayan kaa faiday mahadsanid noso Badi barnamijkaan ee carurta
@bashir96643 жыл бұрын
Masha alaah waa barnaamij aad aan uga helnay
@hawaawale25352 жыл бұрын
Waa run waxaa ad shegeso oo dhan lakin qof walba waa awoodisa
@mohamedaideed44003 жыл бұрын
mawduuc wanagsan
@nafteydaayhimiloyeelonafte72363 жыл бұрын
Abaayo mansha allah KZbin kaaga maanta ku soo biiray suaal waxaa heestaa wiil 4 jir ah aad buu u ooyin iyo dagaal badan yahay waxaan joognaa nairobi guriga waa yar yahay waxbarashana uma diro wuxuu rabaa mobile in uu daawado hadii uu waayo in aan banaanka soo wareejiyo intaaa haduu waayo wa dagaal iyo ooyin joogto ah maxaan sameeyaa
@SomaliMpodcast3 жыл бұрын
mahadsanid in aad ku soo biirtay. Hadii aan aniga oo hooyo ah hooyanimo uga jawaabo su'aashaada ilamaha 4 sanno ah ciyaar badan iyo dhaqdhaqaaq buu u bahan yahay sidaad sheegtayna hadii aad dibadada u saarto ama uu wax daawado qalqaligii badanaa waa ka ba'ayaa. waxay u muuqataa in aanay dhib jirin ee ciyaar iyo wax uu ku mashquulo uun u baahan hayay.
@nafteydaayhimiloyeelonafte72363 жыл бұрын
Alla hooyadaan waa daashay walaahi fadlan fadlan hooyadaan u kaca ilmahan caawiya war allah ha idin caawiyee caawiya war reer swedan mahan miyaa dad damiir leh ah dad soomaali ah dad muslim ah dad hadli kara