SAAXIIBTAY IYO NINKAYGII WAXAY IGU SAMEEYEEN WAX AAD UXUN LKN AARGOOSIGAYGII WUXUU NOQDAY INAN😭😭

  Рет қаралды 22,724

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

Пікірлер: 166
@Farhia-
@Farhia- 8 ай бұрын
23/12/2023 waxa ii no buuxsami doonto ani io xajieyga 1sno insha allah hambalyada wa xgiina wa rjeyna ina farxda ila qeybsan doontan😩😂🙈
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
😂😂😂
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 ай бұрын
Hambalyo Wada jiro nabd gala sister shar iyo sheydanba idinma arkaan
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
Hambalayo abyo ❤🎉🎉
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 8 ай бұрын
Hambalyo 🎉abyo
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 8 ай бұрын
M.a hambalyo rabi haisukukiin barakeeyo inshllh
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 8 ай бұрын
Xaqiiqdii nololkastoo qaraar guul baa ka dembeyso warkoo koobana gabdhow waalidka halaga duceysto siiba hooyo duco waalid ma duugowdo ilaahow qalbiga saafi nooga yeel oo xiqdiga iyo xumaanba naga dhowr islaamkaga faraq isdaara mooye qalbi isdaara naga ilaali يا الله يا رب آمين
@user-wo4mx3ve2p
@user-wo4mx3ve2p 8 ай бұрын
Ayaanay waa balan inan ka qayb qaato gaadhitanka 200k insha allah meel walba talefan kasta oo gacantayta soo gala subscribers walal macan gabadh aan aad u jeclahy ayaa tahay qisooyinkakana aad baan ugu cibro qaatay❤❤❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@QaaliAbdullhi
@QaaliAbdullhi 8 ай бұрын
Ayy first person ❤
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 8 ай бұрын
Waligay miyaro lamasafan lkn fatima sifican beeyeeshay minyaro guuleesatay
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 8 ай бұрын
Abaa faadumo iga gaarsii wexeeda aargoosi waa dhafeen meyd garaaac waye dheh naag nool waye anaaba yaaabane kwrn naagteee ku dhacday😅
@foosmaxamed843
@foosmaxamed843 8 ай бұрын
Ayaaney saan uqoslaaye waa daalay naagta hadey fidiyowgaan aragon jees jees kaad usoo jeedisey waayba said qaracmee ❤❤❤❤❤welcome.200🎉🎉🎉🎉insha llaah
@fardoosqurux6926
@fardoosqurux6926 8 ай бұрын
Qebti ugu xasaxiga bdbed mahdsanid qalideydaay❤❤
@kiinhusen
@kiinhusen 8 ай бұрын
Maasha allah! Ilaahay nicamada ha u siyaadiyo. Way guulasatay gabadhaas
@xafsaibraahim4091
@xafsaibraahim4091 8 ай бұрын
يا لها من قصة رائعة ❤
@lugayar9163
@lugayar9163 7 ай бұрын
Naag iga dheh ❤❤❤ninkii naagta dabinka udhigtey meel aya lasaarey❤❤😂😂
@Istar301
@Istar301 7 ай бұрын
Ayaney wlhi sida qisada fadumo u dawaday marka arko hoyooyinka dhahayo ber ari beer gela waxaa is dhaha qiso le sme hayan ❤😂😢
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
@FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg 2 ай бұрын
Abaayo maasha Allah waadba ka guulesaty hadeyba naag dhaqan xun tahy illhy hakaa soo badbaadiyo illahow yey dilin wiilkaas soo baxsaday dartiis inay sixun utumaan ayaa halis ah illhy hakuu soo badvaadiyo xaax wiilkaas maxuu daremayaa wallkiis soo baxsaday
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 8 ай бұрын
Jah ala faadumoy naag nool ba taha waad gulaysata masha allah 😊😊😊😊😊❤hooyo karti badan farax waa sas bal mu garan waya dhibka uso martay lkn faraj uba ku aha❤
@Istar301
@Istar301 8 ай бұрын
Way ku sugtay wllhi aan saxibo miyan waxas u qura😢❤
@FortuneOmar
@FortuneOmar 8 ай бұрын
uff markasto ina uhoreyo raba hdane marka is dhaho wa uhoresa waba iga horesin 😭💔🤣
@IdilAbdirahmanMohamed
@IdilAbdirahmanMohamed 8 ай бұрын
So dhaqso nh adi❤😂
@sadiyasadiya5503
@sadiyasadiya5503 8 ай бұрын
Jah ala faadumoy naag baa taha waad gulaysat masha allah hooyo kaaarti badan ☺️❤❤❤❤
@user-zc8rk1me9p
@user-zc8rk1me9p 8 ай бұрын
😂𝐖𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐪𝐨𝐟𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐚 𝐀𝐪𝐥𝐢 𝐋𝐞𝐞𝐲 😂
@ZamzamMohamed-lf4bv
@ZamzamMohamed-lf4bv 8 ай бұрын
Wllhi ayan wad no faiideysa m.a adiga na in aan ka farxiney naa i.a❤❤❤❤🎉
@laylacali9447
@laylacali9447 5 ай бұрын
Duca waalid iyo Daacadnimo hadad isku darsato walee guul waaye
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 8 ай бұрын
Mashaa Allah Allaah haku xifdhiyo walasheyn Insha Allah mahadsanid
@biyoodomar6601
@biyoodomar6601 8 ай бұрын
Hampalyo 200k🎉🎉🎉❤🎊🎊🎉
@saamiaabdiwali8978
@saamiaabdiwali8978 8 ай бұрын
AYANEEY isoo duceeyah adi io asxaapta culays baa jira ilahay ha I aqbalo ducadiina ayaneey mcnto ducada asxaabta rabaa alle culaysyada ha naga qaado
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 ай бұрын
Illaahy culeska hka dul qaado sister adi io inti muslimaba
@Musbaq
@Musbaq 8 ай бұрын
Wcs ayan qurux❤
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 8 ай бұрын
Labadoodiba dhulka lala jaray ❤
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 8 ай бұрын
Waa Qisa Cajiiba Runtii Qadka Intu Ishaqeen Waayay Ayaan Lacag Ku Fiirsaday Saan Udhararay Lee 😂😂😂😂
@MahdiyaHassan
@MahdiyaHassan 8 ай бұрын
Mahadsanid ayaaney abayo waan sugayey
@farhiya5072
@farhiya5072 8 ай бұрын
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalmuhudin4059
@amalmuhudin4059 8 ай бұрын
Maash allaah wlh sifiican ayeey yeeshay waligaa daacad ohoow gawadhaana guul ayaan leeyahay❤❤❤❤❤
@Rimaasrunbadan
@Rimaasrunbadan 8 ай бұрын
Masha allah hooyo guleysatey oo Karti badan waaye ilahey ha u barakeyo nimcada eey heysato❤
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 8 ай бұрын
Keep gonig❤ wllshey 200k❤ 300k🎉
@hibonoor4805
@hibonoor4805 8 ай бұрын
Mansha allah fadumo abyo aqliley ayaa tahay mcnto abyo wax lagu daydo ayaa thy
@aminamohamed6356
@aminamohamed6356 8 ай бұрын
Maasha allaah sheekooyin macaan baad soo deysaaye horey usoco iisha allaah❤❤❤❤❤
@user-vl6hv9he5y
@user-vl6hv9he5y 5 ай бұрын
Jah samidey wan ku tagersanahy yqey minyaro guleysaty❤
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 8 ай бұрын
Waw m.a sanusgye lee thanks sister ❤
@Iqroahmed-qq9us
@Iqroahmed-qq9us 8 ай бұрын
Saa usugayey ayaaney heer waxan Garey mntoo dhan inaa waqtiga fiiriyo😂😂😂😂😂
@FarhiaKhaalid-or4du
@FarhiaKhaalid-or4du 7 ай бұрын
Ayy ayaney abyo shekoyinkan minweyn io minyaro noso badi wlhi wajeclhy😂
@faizaaden2987
@faizaaden2987 8 ай бұрын
Ayy thanks xabibti Ayaan qurux ❤️❤️🥰
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 8 ай бұрын
Alla ayaaney qisadaan sidaan u sugaayay haddad ogaan leheed maanta duhurkii ayaad soo dhigi leheed mcney waayahan fasax noqday ayaan leee ku waashtay naayaaa ayaaney waad i taagtay 😂😂😂😂
@nimcoadam3935
@nimcoadam3935 8 ай бұрын
'Nyaa ayaan' meel fog ayu ka imi mgcaas😂😂 cause dadkii hore aya fahmi karo mgcas❤🎉
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 8 ай бұрын
@@nimcoadam3935 soo maaha
@kamalali79
@kamalali79 8 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@maidoisxaaq
@maidoisxaaq 8 ай бұрын
Shukran xappti San usugaya le😊
@user-gp1nc8rf3x
@user-gp1nc8rf3x 8 ай бұрын
Alla nagtu legend sanaa😂😂😂😂
@nimcomaxamud9331
@nimcomaxamud9331 8 ай бұрын
Mhdsanid abayo noosobadi qisooyinkaas wa kuwo cibro qaadasho mudan😊
@sumayasharif910
@sumayasharif910 8 ай бұрын
Ayy thanks xppti allaha ku sharfo
@user-wp6xt8pf5o
@user-wp6xt8pf5o 8 ай бұрын
Mash Allah Allah ku dhafo xabiti❤
@falishassan528
@falishassan528 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-vv8yn9ke9w
@user-vv8yn9ke9w 8 ай бұрын
Fadumo cml ana noqda aqligan isku yeeela😂😂😂
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 8 ай бұрын
Masha allah tabarakallah alle ha barakeeyo wala dulmiyay lkn ilaahayba cawiyay ala xasidnimadu xuma subxanallah inan qof xasido ilaahaybaan ka magan galay
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 ай бұрын
Waaw anaa u horeeyo caawa maash'allaah tabaarakallaah
@Najminaa
@Najminaa 8 ай бұрын
Wcs ww mahdsanid xbbti alpi 🤗🌹🧕🥰
@Sucdi-Ali
@Sucdi-Ali 8 ай бұрын
Tnx abyo
@miss.hindiyo
@miss.hindiyo 3 ай бұрын
God sireed ha qodin hadii aad qodana ha dheereyn
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 8 ай бұрын
Faadumoow guulaystay e ilaahay hakuu sii barakeeyo
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@kamalali79
@kamalali79 8 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 8 ай бұрын
Naag nool fatima ❤🤌
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 8 ай бұрын
Waw saan usugayey lee❤❤ xppti alpi
@user-wz4mv9xo5c
@user-wz4mv9xo5c 8 ай бұрын
𝔸𝕤𝕔 𝕒𝕪𝕒𝕒𝕟 😊❤
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 8 ай бұрын
Way mahad sanid ayaneey isbital ayaan kadawana yaaa xabibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LeyloFeysal-sv1hb
@LeyloFeysal-sv1hb 8 ай бұрын
Thanks abyo❤🎉🎉
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 8 ай бұрын
M.a wllo fatma wlhy m.a mabruuk❤
@Rahmiita
@Rahmiita 8 ай бұрын
Subax walbo marka Canjelada dubto ku fiirsada lkn hada janis kugu fiirsado helay 😂😂😅
@laylaaa959
@laylaaa959 8 ай бұрын
Alaa meel ayaan adeey cawaa waakaso dahaay qisaadi haadaa idaar❤❤❤❤❤❤❤
@user-wi4od6jf4o
@user-wi4od6jf4o 8 ай бұрын
اسلام عليكم اختي برك الله
@princesslove1361
@princesslove1361 8 ай бұрын
Hampalyo 200k🎊
@fardowsoibrafardowsoibra336
@fardowsoibrafardowsoibra336 8 ай бұрын
Horay usoco abayo❤❤😊
@sayush520
@sayush520 8 ай бұрын
MashaAallh wlalshey mcn❤❤❤🎉
@ayaangarad8944
@ayaangarad8944 8 ай бұрын
Abayo qisadu markay dhamato dhamad kusoqar plz😊
@wadaniyadasumaya1974
@wadaniyadasumaya1974 8 ай бұрын
Hooyadey weyku daawata ❤
@user-vj2dm6oz2v
@user-vj2dm6oz2v 8 ай бұрын
Masha alah nag nool ❤❤❤❤❤❤
@fadumoahmed9554
@fadumoahmed9554 8 ай бұрын
Habo mcn ❤👸🫶🏻
@user-po3gp8nj3m
@user-po3gp8nj3m 8 ай бұрын
Wnku slamay wllshy mcn
@jawaahirjibriil492
@jawaahirjibriil492 8 ай бұрын
Alle Haku xafidu cafiifa❤❤❤
@munaAyaan
@munaAyaan 8 ай бұрын
Indho uroneey ilove you my sister ❤ 💕
@user-kt9nf5gy7w
@user-kt9nf5gy7w 8 ай бұрын
Ilave you xbbti❤❤❤❤
@FosiyoIbrahim-hq3xb
@FosiyoIbrahim-hq3xb 8 ай бұрын
Ayaany telkab zxbty iskleh manta cilan ksrnye subskrep hore kaga soo sary manta 😂❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 8 ай бұрын
Jah warkaasaa imaraayo🤣😘
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 8 ай бұрын
Thanks 😊
@canabqardho7963
@canabqardho7963 8 ай бұрын
Qof an dar ale u jeclahay ayanteyda❤
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 8 ай бұрын
Saan usugaaye lee qeybtaan keep going
@SaredoAbdi25
@SaredoAbdi25 8 ай бұрын
Asc ayan indho yar😂
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 8 ай бұрын
Saa u sugayee leee❤❤❤❤❤
@user-yi5qz9yf1v
@user-yi5qz9yf1v 8 ай бұрын
Wcs abayomcne hori usoco
@hibonoor4805
@hibonoor4805 8 ай бұрын
Ayaneyy abyo wan ku jecelahay dar Alle
@qumanhassan7812
@qumanhassan7812 8 ай бұрын
😂😢ala san ufarxay qisadan ookale lacajabay
@salahhayle6337
@salahhayle6337 2 ай бұрын
M.a❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Farxiyo-ez3ps
@Farxiyo-ez3ps 8 ай бұрын
Wlhi qisada adbeey umaceed meelfiican eykudhamaatay qayaano weelkeedadhaxwaye
@ikrancdy8765
@ikrancdy8765 8 ай бұрын
Indha weyn muqlka like sar 😂❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 8 ай бұрын
Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
@ladanyusuf5211
@ladanyusuf5211 8 ай бұрын
Faadumo gabar karti badan ❤❤❤❤❤
@habibaabdirahman7243
@habibaabdirahman7243 8 ай бұрын
Masha Allah 😘
@xajiyasiirofsomali6351
@xajiyasiirofsomali6351 8 ай бұрын
Wlhy waa gabadh nool way so arsatay
@farhiyoabdi7015
@farhiyoabdi7015 8 ай бұрын
ilahay baa caawiyay
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 8 ай бұрын
Kkkkk kkkkk astaaq furulaha ayaaneey walahi caawo qosol iguma harin
@HalaneMedia
@HalaneMedia 8 ай бұрын
CIwaanka so qor
@aaminasaleeban6943
@aaminasaleeban6943 8 ай бұрын
Naag adag wlh😂
@RoodaAadan-iv9yt
@RoodaAadan-iv9yt 8 ай бұрын
Qofkii dadka dhibtooda ka shaqeeya sidaasaa udanbeysa
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 ай бұрын
Wcs ayaan ❤
@niciimasaleban6065
@niciimasaleban6065 8 ай бұрын
Mansha allah🎉🎉🎉
@najmahusseinnajmahussein3043
@najmahusseinnajmahussein3043 8 ай бұрын
Wcs walashey ayaan
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2 МЛН
WALAALKAY WAA WIILKAYGA SANADO KADIB SIRTII FASHILMATAY
28:56
Ayaan Gobdoon
Рет қаралды 21 М.
❗️заступился за девочку✊🏻 #pov #story
0:45
Учитель Зря с Ним Поспорил 💀
0:17
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
Wait till end 💀💍
0:37
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
ГОСТЬ ИЗ КАНАЛИЗАЦИИ (@desi_ray1 - TikTok)
0:15
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 3 МЛН