SAB IYO SAMAALE

  Рет қаралды 8,199

Abi Shuceyb

Abi Shuceyb

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Irir saamaale iyo gardhere samaale
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 2 жыл бұрын
A people without the knowledge of their past history, origin and culture is like a tree without roots.
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Жыл бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha
@II-vd4ih
@II-vd4ih 2 жыл бұрын
Magaca Somaali waa Samaale oo ah aabaha ilmo Samaale sab waa inta kasoo hartay.
@caashoaxmed7538
@caashoaxmed7538 2 жыл бұрын
Waa runtaa Ilahey cilmiga haguu ziyaadsho
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Waa run. Sab waa digil, somaali.
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Жыл бұрын
Waakaalaam saaxaa waaruun waaxabeenaayaa. Daarood maayeelaayo weexeebaa haadaa bii naay iinuu diitaaiislaamaaka Daarood baaiis laamllyee soomaaliiye hhhhh
@abdiqdir4548
@abdiqdir4548 Жыл бұрын
AXMED GUREY WAA NIN KARANLE AH
@IsmalureInaabdi-j3j
@IsmalureInaabdi-j3j 7 ай бұрын
Somalida asalka Waa 9ka ilma Samaale
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan Жыл бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Darood soomalia mahan
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 Жыл бұрын
Daarood waa Somali oo DNA ga baa ka dhigay.E1b1b ee somaloo idil ay wadaagto
@deeqoahmedsomaliyaguul7685
@deeqoahmedsomaliyaguul7685 Жыл бұрын
Gibil cad wayo koytaa kuyihiin somaliya daroodka wa dad waxay yihiin la aqonin marna carab ku abtirsada marka ililahey ha ugargaaro
@Salahfarah1
@Salahfarah1 2 жыл бұрын
Daarodka isirkood profisor waxay shegtan inay yihiin carab Ma la is dhihi kara somaladu wa qolo wadanka logu yimid iyo qolo wadanka timid oo is guursaday oo is dhex galay
@zhidk7806
@zhidk7806 2 жыл бұрын
Zhp darood badan e1b1b dna bay noqdeen marka sida somalida kle waligood meshey ku noolayen
@onkod880
@onkod880 2 жыл бұрын
Daarood ku waa inagu DNA, E1b1b, hdey jirn dad carab ah koly ma tiro bdno.
@lielawagad2283
@lielawagad2283 2 жыл бұрын
Daarood iyo daar' od waa isku mid
@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed
@CfitaaxmaxamedCfitaaxmaxamed Жыл бұрын
daarod waa jabartiyah boonta carbeed
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 ай бұрын
*_Salah_* Carbta cid ka maqani ma jirto wayo carbta xita wicilkoodu wu uu tirsanyay oo walhiya dhulka somalida iyo somalida dagtaba xabashi bay uu yaqaniin
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 Жыл бұрын
Daar-ood, sida aan taariikhdu ku hayno somali maahan.
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
DAAROOD HOOYO AYUU KU NOQDAY SOMALI WAXAA DHASHAY DOONBIRO DIR IRIR SAMAALE
@whatsnew3267
@whatsnew3267 4 күн бұрын
​@@II-vd4ihwaba daar ood ee xafe ka kente inu san Somali ahyn
@anisaomar4432
@anisaomar4432 2 жыл бұрын
Are berbers somali?
@Luiyjtst
@Luiyjtst 2 жыл бұрын
No
@maxcali863
@maxcali863 Жыл бұрын
Barberi waxa ladhihijiray Afrikanta Muslimka ah oo dhan.
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 ай бұрын
​@@maxcali863 Beenta maxad uu sheegaysa barbar afrikan lamaba yidhade qabilo aljeriya iyo maroko dagan oo asal ahan ka so hayamay dhulka yurubta lo yagano hada Ama barbara wuxu magacu ugu baxay bari bari iya la odhan jiray oo meel waqtigiba mar la tago oo wax lagala so dago laguna gancsado iyaay ahayd sidaas baay barbari magaca kula baxday
@whatsnew3267
@whatsnew3267 4 күн бұрын
​@@Luiyjtstha wa somali ayaga ku antirsafa radi
@IsmalureInaabdi-j3j
@IsmalureInaabdi-j3j 7 ай бұрын
somalida asalka Waa 9ka ilma Samaale
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 Жыл бұрын
Abdi shacayb maad taqaanaa astronomy ama xidigiska
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
dee so maal iyo samaale waa laba magac oo kala duwan samaale waa qabiil so maal waa dad xoolo dhaqato ah oo wada degay maxaa isu keenay
@abdiqdir4548
@abdiqdir4548 Жыл бұрын
Runta sheeg SAMAALI WAA NASLI AY qumiad ay ku abtirsadan
@yassimmohamed2210
@yassimmohamed2210 Жыл бұрын
Magaca daarod asal ahan xaguu kayimid taasa isweydin mudan
@maxcali863
@maxcali863 Жыл бұрын
Wa af Somaali Daar iyo Ood. Wa midka Geelka, ariga, Ood kuwateejiyo.
@rashidfadhaye8100
@rashidfadhaye8100 Жыл бұрын
Samaale = sama Ale= wanaaga waxaa leh kan waxwalba leh. Samaale waa diiin dadka diintaa aminsana waa samaale. Soomaali wax macquul ah maba aha, xataa somalidu berigii hore xoolo dhaqato maaheyn waayo faraaciinta dad wax beerta ahayeen, xoolo dhaqato beri danbe la noqday
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Samaale miyaa diin ah bal dadka heysta diintaas ma isheegi karta?
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
Taariikh been ah miyaa hada qoran rabtaa 9 ilmo Samaale miyaa diin noqday kkk
@onkod880
@onkod880 2 жыл бұрын
Professor bal ka soo waram dadka Bilen, Saho ayga waxy yihiin io xiriirka somalida kala dhexeeya.
@habibamohamud8798
@habibamohamud8798 2 жыл бұрын
Ma waxad ka waada falfaalir aa dhari ku karsadey asaa caano mayacay ku darsadey
@maxamedibrahim6525
@maxamedibrahim6525 Жыл бұрын
Naga aamus darood somalia mahan
@maxcali863
@maxcali863 Жыл бұрын
Daar🔥 ood 🪵 wa af Somali, carabta lasheego wa iska faan, DNA Somali wa iskuwada mid, Jabartaha lasheego wa habash gagaaban oo Yemen dagan. Kuwa Cuman dago wa Somali asalkood.
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Irir samaale
@captainram8665
@captainram8665 Жыл бұрын
Odeygan taarkh mesha kumahaayo🤣🤣🤣
@kingamoore780
@kingamoore780 Жыл бұрын
Isaaq somali mahan wa carab
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
King amoore isaaq goormuu carab noqday isaaq waxaa ku jira dad %0 carab ah marka DNA laga qaado qaybna xaga reer abti ayay ka soo galaan carabta isaaq waa samaale
Q.2aad.SAB IYO SAMAALE
9:03
Abi Shuceyb
Рет қаралды 3,7 М.
XILIGII ADAM CS IYO AF SOOMAALIGA.
16:14
Abi Shuceyb
Рет қаралды 1,6 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 27 МЛН
ISIRKA UGU FACA WEYN UGUNA QAALISAN WAA INAGA
12:28
Abi Shuceyb
Рет қаралды 1,8 М.
BARO OO OGOW IN AAD TAHAY ASALKI AADANAHA.
12:08
Abi Shuceyb
Рет қаралды 3,1 М.
Q.1aad  SIRTA SHIDAALKA MUQDISHA YAALA
7:20
Abi Shuceyb
Рет қаралды 2,8 М.
ABTIRSIGA BEELAHA HAWIYE
5:06
Al-Xaqiiqa Media
Рет қаралды 22 М.
Qabiilka Reer isaxaaq Ma Xadiis ayuu Nabi Maxamed CSW Ku Sheegay ?
15:52
🤣Credit Card-kii Irir Samaale error buu soo qoray
10:33
Garaadsan Media
Рет қаралды 3,3 М.
Maxay yihiin 9 ka Ilmo Samaale
5:53
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 9 М.
Gardheere waa Curadka 9 ilmo Samaale  - Gardheere waa afarta aan isku gargaarin
7:51
BALQISA(SHEBA) XAGEE KU AASANTAHAY?
12:17
Abi Shuceyb
Рет қаралды 713
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 37 МЛН