Alle ha u naxariisto Xasan Great, iyo dhammaan bahdii fanka iyo suugaanta Soomaaliyeed ee naga hormaray. Annagana gadaashood nama hoojiyo. Aamiin Yaa Allaah.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi4 ай бұрын
Allaha janeeyee Xassan Sabriye Afrax (Xassan Gareed) heeskii ugu horeeyay ee uu laxameeyay waa heeska "Sida Canabka Beeraha" kaa oo ay si talantaali ah ugu wada luuqeynateen Eebe ha u wada raxmadee Xaliima Khaliif Cumar (Magool) iyo Maxamed Axmed Kuluc, heeskaa ayaa qeyb ka ahaa riwaayaddii (Talo Iyo Talaabo) ee uu curiyay Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg) soona baxday dabayaaqadii sanaddii 1967
@gulledkoshin45533 жыл бұрын
Waa raga fara ku tiriska ah ee fanka tour-dhaad u noqday. Xasan Gareed hees uu laxanka saaro waa tii laga dabadhaco. Dadku waxay moodaan in qorka heesta tiriya ama kan qaada inay ka muhiimsan yihiin inay ka muhiimsan yihiin. Laakiin laxamiistaha ayaa furaha heesta ah. Xasan Gareed allah ha xafido. Fadlan waraysiyo badan haga wabto intuu nool yahay.
@abdirahmanhaydar94813 жыл бұрын
Xasan gareet saxiptinimadii ka dhaxeesay maxamed mooge waxa ey wada daganaan jireen xafada towfiiq ee dagmada yaqshid