Majeerteenka Qabiil isku diidi maysaan Laakiin Qadiyad weydin isku diidi.. Laakiin Dhulbahante iyo Warsangeli Diintoodu waa Qabiil, waana dad aad u maskax gaaban, Mana Laha ambition Ama Hiigsi Siyaasadeed, Intaan Ka Arkey.. Waxoodu Waa Illaahow Hebel wax sii aan u Shaqeeyee.. No hard feeling.
@saidojama11705 жыл бұрын
Kkkkkkkkk No Hard Feelings
@hamzegalool1025 жыл бұрын
@@saidojama1170 Saidaay Qosolka jooji dadka haygu dirin.. No hard feelings lol
@dr.sdarajochannel26535 жыл бұрын
Shiinaw waxan kaso salamayaa Laascanod sool marka Waxan kuu sheegayaa S.S.C ayaynu midaysanaynaa Cidi ina soo Raacaysana waynu so dhawaynaynaaa 😍😍😍
@barremohamed32305 жыл бұрын
Ilma adeerayaaloow samaysta ducaan idin kugu daraynaaye
@wrfhbg5 жыл бұрын
Dr.s Darajo Channel hadaad shiine agab ka raadinayso wale waa da ya can tahay.suu asba mahays tee
@cabdikarimkhalif2162 Жыл бұрын
Ssc waa mid maanta
@Maxamed_Aweys15 жыл бұрын
aweys baafow cadaalad buu rabaa 😭😭😭😭 Like dhac sii
@hamzemohamoud85925 жыл бұрын
Qabiilku ha dhoco
@cabdinasirofficial12475 жыл бұрын
@@hamzemohamoud8592 iisaar subscribe Wll MCN
@calimyarejamac63275 жыл бұрын
Cali saleebaan waa is cadeeyey
@yaxyeboote19685 жыл бұрын
Ninkii darmada ufidiyay nabada bosaaso like la dhaca 🙏🇸🇴❤💪
@cabdisalancali43955 жыл бұрын
Afkaa caana lagu qabey
@Kingdhuxulawijiar78475 жыл бұрын
shinow puntland xiniya lagu wada jooga oo walahaya kuwii is jilciya waa la kaceysaan
Dulmiga jojo ilaah ka cabdi yaan lagaa racing majeerteen
@suprazhabbad3915 жыл бұрын
Aboo saan ugu xishoonene wa daanlay maxamuud saleeban lkn wlhi leskagama harayo dani
@yahyamusa97335 жыл бұрын
@@suprazhabbad391 waa sidaa wll dulqaadkii waa nga dhammaaday soomaaliyi waa dullowney dan gaar ah ma xamli karno.
@saidojama11705 жыл бұрын
Waxaa La Yiri Nimaan Shantaada Ka Dhicinin Sharci Kaama Dhiciyo Cali Saleebaan Hantidooda Loo Tashaday Hadeey Dhaheen Maan La Is Qabaneynin Oon Tolnimo Jirin Oo La Dhageysan Waayeyna Wataa Waxooda Soo Dhacsaday
@saidojama11705 жыл бұрын
Mana Ahan Markii Ugu Horeeysay Ee Horaa Loo Soo Tijaabiyey Shekoyinkaan
@carebahmed23215 жыл бұрын
Majeerteen waa is Yaqaanaa wjiga ilaahay kkk
@ahmedmohammed37325 жыл бұрын
Qooraha Ragu Ma Adka Balse MeeL Ka Jilicsan Buu HelaY😂😂😂😂😂😂
@iskaosmanmuuse64785 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@wrfhbg5 жыл бұрын
Ahmed KaaFi AK 😒kkkk
@wadaniloyal3795 жыл бұрын
Sxp qli sbscribe isaar mahad sanid wllka
@mohameda75855 жыл бұрын
Lolol walahi kalidaa ixanuuntay sidaan uqoslayay
@mohameda75855 жыл бұрын
Maahmaahdaas waa iga gadantahay
@abdizamad76645 жыл бұрын
Inta qabiika neceb👎 like👍
@abdiwaahidfaarahmohammedab62945 жыл бұрын
Cali shaqo fican ayay qabtayn
@eternalbliss17672 жыл бұрын
Cali Saleban iyo Warsangeli miyaa isku si udhaqmi kara shiinow? Puntland oo dhan baa dhaqaalaha Cali Saleban kutaagan taasaana usahlaysa inay ciidan iyo tikniko intaa le'eg keenaan, laakiin warsangeli rasaas iyo shidaal ku filan oo 3 maalmood ay ku dagaalaan mahaystaan, gaar ahaan gobolka Bari! Ma Warsangeli baa dhul majeerteen ciidan iyo xoog kudhex mari kara? Tan kale, Ciise Yulux soo maahan ninkii diiday in ciidan loo sameeyay Wasiir Jamaal ay Bosaso usoo gudbaan?
@mataanmataanmatan92175 жыл бұрын
Waa musharaxii qabyaaladu reebtay shiine qabyaali
@susuumoha68795 жыл бұрын
Tolow quwada Cali harti iyo quwada ruushka kee awood badan qaaradan Africa walee sharci kama shqeeyo nimaan shantaadu kaa reebin sharci kama reebo 😂😂😂😂😂
@@apdirazhidmohamet7878 ictiraaf baad warsan gali ku raadsaneysaan hye🤣 haku riyoonina waxaas. Tan kale hadaad wax isku heyso ood run lasoo shir tagtay why aàd u caytameyso... koley runtaa ku gubtaye magaalada ka seexo... warsan gali intuu adi ku soo aadi lahaa maamul buu dhisanayaaye. Somaliland waa umad midowday kulahaa😅😅😅😅😅 halki isaaq ayaaba ku heshiin le'e maxaad midow u taqaanaa... wuxuu rabuu noo sheegayaa... lkn yaa kaa aqrisanaayo hee🤪 War anaa ku maqlee cali dhagoole yuu ku maqal.
@holyboyhamze49285 жыл бұрын
No views 1 ayan ahay
@wadaniloyal3795 жыл бұрын
Shiine Culay sxp deni waxa kawanagsan in makhir laga dhisto oo albabka laga xirto
Awal waaxaa ku maleen jiraay inaa run sheegtiiid lkn mantaa ku kala bartay waxaan joogay baa ka been sheektay shaydaan
@ruunxariir97805 жыл бұрын
waxaa aragty wax nooga sheeg ball
@cismaanmohamed3635 жыл бұрын
Cali saleebaan iska daayoo warsangeli ka waran halkuu ku dambeeyey waa adigii xiiqsanaaye
@wrfhbg5 жыл бұрын
Alahow risiqa meel xun hanaga galin.
@omaribrahin21135 жыл бұрын
Asc Masha ala Shiino waa runtaa sax weeye cali saleebaan waa in lagu daydaa waa niman rag ah
@ahmedqaadi53425 жыл бұрын
Shinow cali saleban iyo mohamud saleban iyaga iska ka xiga waxba ha oyin ilmada iska tir waxaga war mahe waxa ka dhex guxaya ayan og nahay cali saleban iyo cismaan mohamud na waa tol ader ma run ba rabta mise ben nina garab kisa goyn mayo ee waxa wado kabax waxa rabtay in cali saleban la weraro wan ogahay lakin way ku noqon wayday hhhhhhhhhhh
@barremohamed32305 жыл бұрын
Ina adeer warka saa usoo koobty magrty harti anagu waxwaan larabnay ayagoo dhulkayaga aan saxkusiino oo mid ayleeyihin aan gacan kuhayn buuq bay noogu dreen albaabku waa idin furanyhy weeye meesha kabiyo cabaysaan idinkaa yaqaan
@bilanshankaron35492 жыл бұрын
Walalo Ismaaciil cali & Cismaan Mohamud ayaa wada siman marka saas lasoco cali saleebaan & mohamud saleebaan ayaa siman marka dadka kala baro
@barlinhashi67525 жыл бұрын
Shiino culey illahay ka baq qabiilku aaqiro Cadaabta kaa xigsan maayo codka aad duubtay haduu nin xanaaqsan dhageysto oo dad dilo danbigaad la qaybsan marka walaale aaqiradaada u baq in sha Allah umada somaliyeed maslaxo khayr leh Allaha dhex dhigo
@abdiomar50255 жыл бұрын
Shiino guul iyo GABANIMO
@ENGROOBLE5 жыл бұрын
#Woooooooooooooooow Zxp shiiine nin masuulatahaye jabhadaha inaad noo amaaaantid miyaa warkii aanu kaa sugaynay zxp ma ceeba inaad iso boqatan✋✋✋
@mohamedalinur73815 жыл бұрын
Inta somali jacayl shiine culay shareta ugu dadhaala like dhac
@laylaali91365 жыл бұрын
Shiine Fulay
@ronaayamaan85075 жыл бұрын
Masha’allah
@hanadahmed20155 жыл бұрын
Inta Pl jecel 👍🏾
@wagadwyrah18965 жыл бұрын
Ku dayo call Saleebaan
@fatumomohamudomar19515 жыл бұрын
Shiine mah mah xumaa😎
@gobaadmohan40115 жыл бұрын
Hhhh iga qoslisay wlhi
@fatumomohamudomar19515 жыл бұрын
@@gobaadmohan4011 hhh
@sadiiqabdulqadir60265 жыл бұрын
Hhhh lkn soo run maahan dubahayaga wax ka jilicsan buu heley ilaah baa nasiiyey hh
@fatumomohamudomar19515 жыл бұрын
@@sadiiqabdulqadir6026 masaa hhh
@sadiiqabdulqadir60265 жыл бұрын
Hhh hâa quruxey kaas baan idinkaga adagnahey
@ronaayamaan85075 жыл бұрын
Mashaallah tabaarakallah
@ronaayamaan85075 жыл бұрын
Weligeen baan dowlad ahayn
@ladanahmedofficail5 жыл бұрын
Hhhhhh shiine culay caadi maahid 🤣🤣🤣
@nasriabdirahmaanelmi84855 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 War shiine culayow indr beshadii xagay ku danbaysa Waa tii lagu weeraray xaruntii baarlamaanka
shiine culayow ma wxa ka qaylisiin gudooniya lga casilay kkkkkk meshaan wxa iska kle maxamud salebn ee ha ku mshquulin kkkkk inta kle wa malxiisyo kkkkkkk
@ahmeddhagadhere94165 жыл бұрын
shiine xoolow cali saleeban aad sheegaysid soo kuwii cabdi lahi yuusuf uu ka yeer siiyay mhn saakay wa cunayna oo cabeena intuu cunqabatyn saaray 5bilood kkkkkkkkkkk
Viva Qarankeenna #puntland aan wada ilaashannoo boontu haysku booydee
@sahrodayibaxmed37195 жыл бұрын
Reer abtigay xisaabta lama barin
@alihussein25285 жыл бұрын
Shiinow laan gaab ayaan ahay miyaa sheekadaada
@smohamedabdi19275 жыл бұрын
Shiinoow dhuusa wayne lascanod ragii lahaa baa haysta yaa laga soo celin maamulka iyo qabiilka kala saar harti isagaa diiday maamulkii khaatumo laskuna maamul bay u baahantahay
@dhago11175 жыл бұрын
Ushaag mahahin dad lagu shaqaysto shalaad nadiiday maant lascaanood iyadaa garoowa ka gancsi nabad iyo kaldanbay badan maayarku dhulbahanta tayaha kastamka dhulbahanta kabooliiska badasaabka taliyaha multariga intuba dhabahnta yaadnaga xoryanasaa
@ziadera21374 жыл бұрын
Masha'Allah, Dowlada puntland waxan u sheegayaa in ay ilaaliyaan xaquuqda muwadiniinta si loo hello cadaalad haddii kale nabad laguma wada noolaanayo, Cadaalad daradu waxay hor seedaa, colaad, burbur naf iyo malba leh. Cali saleeban iyaga ayaa shirkada qandaraaas la galay oo puntland keensaday marka waxaa laysku dayey in lagala wareego taasi waa gardaro aan geed loogu soo gaban marka nabada hala dhowro qofwalba danbaa ugu jirta
@xasbadbaado55235 жыл бұрын
run baad sheegtay warsangali miskiin
@abdulahisuleiman98025 жыл бұрын
Waa waxfican good news manshaalah
@bintuseytun96085 жыл бұрын
masha allaah
@DrAyuubmohamed5 жыл бұрын
Yaa maxamuud saleebaan
@dhubofarah62865 жыл бұрын
Maasha Allah waxaa tahay wax garad jecel dadkaaga kuma maqlaayaan bal kici warsangali hadey ku maqlaayaana Rageedii dhiiga badbaa meeye adiga iyo xaraare iyo yaasiin baa ka harey
@CawoiyoAyaan5 жыл бұрын
shiine ari boowe raga ma waxa hada ku dhahaysa isbaaro dhigta xidigaha hala idinku taxeee nacala sheydan ku yaale mooryanimo yey nagu bilaabibin
@haliimayusuf69035 жыл бұрын
Warya intad ku dhex walanayso ilama saleban maxada tada ka hadal yase matasha adiga 😂😂😂
@mohahilaac42473 жыл бұрын
Cali harti💪🏾
@heersareofficial78145 жыл бұрын
Walee shiine culay kama qanco putland 😂😂
@somali35135 жыл бұрын
Dadkaasi waadad wallo ah
@abdallahadam81645 жыл бұрын
Shine munaafaq
@abwaancaaqilkayoutubechenn31115 жыл бұрын
Shiine 🤔🤔🤔
@Fahanali5645 жыл бұрын
Qooraha ragu ma adka ileen ka jilicsan ayuu helay 😂