Waxaan donayaa in aan garto, sababta ay noo cadaawadaynayso.
@mohamedpanama91742 ай бұрын
Waa laba qodob oo kaliya 1 in ay nolasha Ku fashilmeen oo aanay noolaan Karin cidi kale EE noolatana Ka xun yihiin 2 in hantidii iyo xililkii dadkii reer waqooyiga ahaa xiligii isku dalka la ahaa ay waayeen oo ay rabaan madama dhulkoodu u magaaloobay lacag badana Ka soo Gali jirtay
Intaan daarood ku jeednay bay hawiwe dhabarka naga toogteen
@adangudhane336Ай бұрын
Somalia walaalo ma nihin waa Yahuud Xaaraamina.Anagu Somaliland baanu nahay
@1962yusufАй бұрын
Somaliland way tagtay oo soo noqon mayso. Asc
@ahmedyaasiin3957Ай бұрын
Qadaad weyntu way ka siman yihiin, cadaawada Somaliland, waa waxa kaliya ee ay ka siman yihiin.!!
@MulxMaydMMАй бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم
@ceelaabesaynab620Ай бұрын
Xasuuqii faqashtu inagu haysay faqashtu ayuunbaa sii socda wax lala yaabo maaha ee waxaa ka daran jaajuusiinta wali wax ka raadsanaya muqdisho.
@nimasahal8599Ай бұрын
WAXAAD ILAWDAY IN WASIIR FIQI UU JAHLIYADII MARAYKAN UGU QUDBADEEYEY IN DAGAALKII LAASCANO UU AHAA MASHRUUC MUQDISHO LAGA SOO DIRAY WAAYO SI AAN LOO AQOONSAN OO LOO ARKO MEEL DAGAAL KA JIRO WAA DUUBANTER RAADI
@mohamedpanama9174Ай бұрын
Mahad sanid walalo barnaamijyadu wey is daba yalaan iyagoo xidhiidhsan Insha Allah
Hawiye isgiba tiisi u taagla muxu somaliland ka qaadi kara
@ilhanhassan9813Ай бұрын
Ninkan waa beentii ceebta farmaaje muxuu Uga hadli waayay haduu daacad yahay farmaajo ayaa inoogu darnaa markuu haystay isaga iyo mahdi guuleed ee Etiopíanka ah waa kuwa laascaanood dagaalka ka riday Labadaa nin miyuu ka hadlay yaan la iska boodin ee hadalka U fiirsada isaaqaw
@Starlightinthenight123Ай бұрын
Kuwaan. Arakay. Ee. Haawiiye. Soomaali. Meel. Isakaaga. Oo. Ka. Xuun. Ma’am. Araag. Bisiinka. Daacada. Maha. Isaka. Ilaaliya
@mxmedadn4194Ай бұрын
This is reference even for historians
@Halgame334Ай бұрын
WAY SAXAN YIHIIN SOO BAACSADA WIXII IDIIN YIMADA
@CadeMumasarАй бұрын
Marka aniga oo ah enginer jama warsame seed shirqolkana laygu sameyey shaqo iryed iyo xaqygii oo lay dudsi waa ilaavay mahad mar hadi layla arkay qaldaadka huwanta iyo hayadu aysameeyen ay ogaatay umadu xaqdarada jirta ee dada badan ku dhacday
@maxamedmaxamuud5563Ай бұрын
Waxay qaybinayaa Hiv-Aids iyo jooniska cad
@Amina-ts1ljАй бұрын
Hadan isaaq nahay Malihiin cadoow xaamar ka daran😢
@CadeMumasarАй бұрын
Ibenale wagudi hore losameyey oo fashilantay hadanhay soomaliland warka wyhaysa oo jelka ayaa lagu guri ddoona waan waa lawada dili ddona marhhadi aad markhatigi kufrteenoo aniguna waxan ahay ragii shaqada laga erey ee unhcr iyo dan ushaqaynayyey siyasada xuuna shaqadoodi ku wayey markii aankahadlay isbahhaysi ay samaysanayeen habaryonis dhulbahantee marki aan kadaya idhina aniga oo fasax kumaqan layga daba keenay mamarka waa ilahay mahadi hhadi ad marrkhtigi furteen
@mohamedpanama9174Ай бұрын
@@CadeMumasar sidee UNHCR ugu shaqay naysay hadiiba hab qoraal kaagu noocan yahay adiga talo fiican ayaan kuu hayaa orod oo sida wax loo qoro soo baro
Somalia marwalba colaada ay uqabto somaliland ma qarsato way cadaystaaa . Markaa reer somaliland hau midoobaaaan
@aishabarakalaafikummahadss1670Ай бұрын
Dekeda in la joojo waxay u soo wakiisheen cadirxman cirro.hadana KAAH iyo WADANI ayaa weli u shaqaynaya.
@mohamedpanama9174Ай бұрын
Cadayn maxaad haysaa
@ilhanhassan9813Ай бұрын
Waar ilaahay ka baqo anaga iyo hawiye wax coolada nagama dhaxayso ealigood hawiye iyo isaaq isma laynin yaad yoolka ka jeedinaysaa
@mohamedpanama9174Ай бұрын
Waxan aan tirinayo hal shey oo aad I dhahayso ma dhicin ma jiraan? Anigu dhacdooyin baan soo tiriyey taariikh leh oo meel loogu soo hagoogo leh hadii aad mid Ka mida beeniso anaa khaldan hadiise waxan aan tirinayo yihiin wax jira walaalo anigu eed ma lihi
@cagajabeymedia6229Ай бұрын
Halkaani waa idaacada ku hadasha afka dabadhilifka ethopia
Hadli laxxado hanti oo uuhelo qofki xaqisi wax taal xalaaley marka xamar wax kasta oo ay xado marka laogado waa xalaaley ee ya xasan sheekh sinaya wuxu xado marka laqabzo
@FarxaanaxmeddhuuxDhuuxАй бұрын
Koonfurta soomaaloya Dadkeeda iyo madax deedub waa umad la ciif ah oo aan dantopda aqoonin 34 sano ayey wax xal ah keeni la yhin Mar.dhaw aduunka Go aan ayui ka qaadan doonaa
@mohamedpanama9174Ай бұрын
@@FarxaanaxmeddhuuxDhuux Ka waran hadii aynaan aduun Kaba la sugin EE shacabka iyo dawlada somaliland u taliyaan Una sheegaan wanaagooda si iyaguna u bad baadaan somaliland uga bad baado dhibtooda
Horta daawo barnaamijka ka dib ayaad fahmaysaa waxa AAn Ka hadlayo
@fadumosahra734Ай бұрын
War nin waayeel baad tahay Umada ha isku dirin oo ILAAHAY ka baq meeshaa ma hunguribaa kaa galay mise Qabiil baa kula galay aad baan uga xumahay in iyadoo Cadow Wadankiiduulaan ku soo yahay intaad af iyo Adin ku difaaci lahayd aad wax raqiisa ku soo meeraysato
@mohamedpanama9174Ай бұрын
@@fadumosahra734 walalo aad baad u mahad San tahay ilaahay Koley la waari maayo EE ilaahay cimriga caafimaad ha noogu daro hunguri igama galin oo guri baahan kama Iman qabiilna ilama galin oo qabiilku waa basal EE adiga SU aal aan Ku weydiiyee waxaas oo taariikha EE aan soo sheegay waa 20 sano hal shey oo aad I leedahay waa been mana dhicin maku jirtaa? Walaalo Somali dhib aan iyadu isu gaysan cidina Uma gaysan hadii Somali iyadu dhibta Iska dhaafto cadow iyo shisheeye midna Uma imanayo hadiise sida qoraakkaaga oo kale is wada inkirto ama is wada aflagaadayso iyana meel gaadhi mayso cid kalana iskama celin karto
@ilhanhassan9813Ай бұрын
MADAXDII HAWIYE WAADIGAN WADA CEEBEEYAY MAXAAD FARMAAJO UGA REEBTAY XOOLIHII BARBARA LAGA DHOOFIYAY YAAN LAGA IIBSAN GANACSADA SOOMAALILAND LACAGTA DEEQ BIXIYAYAASHU BIXIYAAN KA JOOJIYAY SOOMAALILAND CIIDAMADA U DIRAY ELETARIYA U SOO DIRAY LAASCAANOOD EE 4 TA DAKADOOD ETIOPÍA SIIYAY HAWIYE MARKII WAAHEEN NAGA GUBTAY 3 MILION OO DOOLAR NOO SOO DIRAY HAWIYE NACAYB AYAA KU HAYA NAGUMA DIRI KARTID HORE KUUMA ARAG QOLADAADA AYAAN SOO OGAANAYA
@mohamedpanama9174Ай бұрын
@@ilhanhassan9813 marka hore title Ka mawduuca ma soo akhriday marka xiga waxaas oo dhan oo AAn akhrinayo hal Shay ma I dhihi kartaa waa been? Hadii labada mid dood Ka qabto waan kaa aqbalaya
@maxamedxuseen174027 күн бұрын
Maxaad ku caddeynaysaa in beesha Abgaal oo madaxweynuhu horkacayo ay dagaal kula jiraan shacabka Waqooyiga Soomaaliya dega ama Somaliland?. Raysal Wasaare Khayre & Madaxweyne Farmaaji waa kuwii maamulka Somaliland u bandhigay in ay QAATAAN CAASIMADDA IYO JAGADA MADAXWEYNAHA oo ay ka haraan wax S/L la yiraa.
@mohamedpanama917427 күн бұрын
@@maxamedxuseen1740 wax aan cadayn wadan BA kama hadlin abgaalna ma odhan EE beesha hawiye ayaan idhi waana taariikh cadayn teeda wadata oo 20 sano ahe qodob kee ama sanadkee ayaad beeninaysaa
@KhadarMFarah-vk4ppАй бұрын
Ma garanayo waxaad ka hadlaysid & ujeeda ka danbaysa.
@mohamedpanama9174Ай бұрын
@@KhadarMFarah-vk4pp title iyo muuqaalka uun isu eeg Ka dib waad fahmaysaa waxaan Ka hadlayo iyo ujeedadaba
@roodacawad13Ай бұрын
Burbura xamarewy
@SalaadoAhmed-b1gАй бұрын
XuRuyadina marahore maxa uSonaqaSan weyaSen
@mohamedpanama9174Ай бұрын
1961 ayaa dadka reer somaliland isku dayeen in ay la soo noqdaan waa 8 bil Ka dib markii la midoobay
CAQLIGA HAWIYE WAA KAAS SIYAAD BAREE AYAA DAD KA DHIGAY WAA KUWII MAALIN CAD MUQDISHO KA SAARAY, WAA XOOLO AAN CAQLI LAHAYN DAAROOD IYO ISAAQ BAA DADKA DHIGAY BAL EEGA MARKII IYAGA LAYSU DAAYEY WAA KUWAA XOOLAHA ISU BADELAY 34 SANO MUQDISHO HAGAAJIN KARI WAAYEY
@Cabdiraxmanka18 күн бұрын
Isaaqu ma xoola caafideysan baa isaaqow beenta joojiya anagu hawiye hada nahay isaaq iyo soomali kala col lama lihin xamar waa leydinku soo dhaweyay waad buuxdan cidina idin ma daneyso dad k yar oo minoraty ah aya katihiin gabigeed ba somaliya iska daaye
Walaalo cidina itoobiya bad siin mayso lakiin walaal kaa oo faraqa kugu dhegan wax kastana aad u hurtay xitaa dawladnimadii Somaliland 1960 kii Somali nimo ayey reer somaliland Ka doorteen iyana waa dhib Rag ciilkii cadaab Ka dooray bay maah maah I ahayd
@Cabdiraxmanka18 күн бұрын
Waa been walalo waxani waa qoladii muuse oo qalqal kujiro soomali 5ta soomaliyed baa xamar jooga walalo cid disha iyo cid shaqo kajoojisay majirto ee walalo alla haga ka baq dadka aad isku direyso jooji
@mohamedpanama917418 күн бұрын
@@Cabdiraxmanka walaalo muuqaalka ma daawatay mana dhagaysatay? Hadii jawaabtaadu Maya tahay soo dhamayso hadiise haa tahay 20 sano oo taariikh ah ayaan soo taxaye miyaad Ku aragtaa hal kelmed oo been ah
@Ibrahim-ki1ueАй бұрын
Somaliland Waa walahen Mana nagu dirid
@mohamedpanama9174Ай бұрын
Intaas madaxdiina u sheeg
@Barre6621 күн бұрын
Balaayo been badan 😂😂😂
@mohamedpanama917415 күн бұрын
Maxaa been ah
@ahmedanalyser2114Ай бұрын
Beenaale
@mohamedpanama9174Ай бұрын
Sidee beenaale Ku ahay waxa AAn soo ban dhigay waa dhacdooyin qof kasta oo goob joog u ahaa ii mar khaati furayo
@Ibrahim-ki1ueАй бұрын
Beenaale gudiga aad shetay waa beenta
@mohamedpanama9174Ай бұрын
Ibrahim sidee Ku cadayn kartaa in ay been tahay anigoo 20 sano oo daqiiqo ah soo raaciyey dad kunu markhaati Ka yihiin
Biyaafro sida loo soo afjaray in la idin soo afjaro baad ku fiican tihiin
@abdiomar4032 ай бұрын
Biyaafaro maxad ka wadaa legenoowd
@mohamedpanama91742 ай бұрын
Biafra waxay ahayd qayb Ka mida wadanka lakiin somaliland waa Dal madax banan bal Ka waran hadiiba aad soo weerar taan oo aad guul daraystaan maxaa idiin naf ah