Sababta Burburka Lubnaan | Dagaallo Sokeeye | Dhaqaale Burbur

  Рет қаралды 39,138

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Sababta Burburka Lubnaan | Dagaallo Sokeeye | Dhaqaale Burbur

Пікірлер: 120
@MohamedMaryare
@MohamedMaryare Ай бұрын
SYRIA KASOHADAL PLEASE 🇸🇾
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Ай бұрын
Mar hore ayu kaso hadlay channelkisa gal 14 aad wye
@MohamedMaryare
@MohamedMaryare Ай бұрын
Isbadalka Syria kasohadal please 👋🏽✊🏼🇸🇾
@maftuuxmahdi
@maftuuxmahdi Ай бұрын
Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️
@nuuugaaa
@nuuugaaa Ай бұрын
Aways fadlan sxb update ahoow walhi warbixintaada waxaan usuga sidii gaari astaan taagan oo kale golden voice guulayso sxb Waxaan jeclaan lahaa inaad warbixinadaada aad ka dhigto dhacdooyinka waawayn ee maalinlaha udhaca guulayso sxb
@sharmakecali9037
@sharmakecali9037 Ай бұрын
Kulamid ayaa ahay
@GuureAbdi
@GuureAbdi Ай бұрын
Waayahaan waa lagu waayey taliye
@EngMukhtaar-q4i
@EngMukhtaar-q4i Ай бұрын
Shiicadaa qudhunka ah waxaasi dhan ugu fiican waayo Syria waxa ay ka sameeyaan waa la ogayahay ciraaq hada iyagaa qaatay lkn Insha Allah dhawaan shiicada waa qaban doonaa
@armyman5751
@armyman5751 Ай бұрын
Thanks itaal media
@HassanAdan-u1k
@HassanAdan-u1k Ай бұрын
MAASHA ALLAH Waad ku mahadsantahay sxb muuqaalada muhiimka ah ee aad inoo soo gudbineysa❤
@miremedia9927
@miremedia9927 Ай бұрын
Teamka itaal media fadlan joogto nooga dhiga warbixnahan oo kale shakhsi ahaan waa kanaalka kaliya ee aan si joogta ah ku xidhanahay waad mahadsantihiin Aweys iyo teamka itaal media.... from hargaisa - somaliland
@MuhamettShaxshax
@MuhamettShaxshax Ай бұрын
Siiriya kasoohadal
@abdullahiahmed239
@abdullahiahmed239 Ай бұрын
❤ good job ssxibow liipya ayan ubahay
@cherif101
@cherif101 Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@MrZanawi
@MrZanawi Ай бұрын
Jeelasha sidnaya md ka soo hadashid lubnaan hyno danbeyse mhdsanid ugaas sare
@brotherhamzouni3791
@brotherhamzouni3791 Ай бұрын
Good job zxp documentary cajiib ah ayaad soo gudbisay
@QORSHE-MEDIA
@QORSHE-MEDIA Ай бұрын
Aways Thanks
@dekfantastic7097
@dekfantastic7097 Ай бұрын
Suriya. Ka so hadal
@raage1434
@raage1434 Ай бұрын
Sxb syria arinkeeda kasoo hdl mahadsanid💯
@ClmajiidAWDaahir-vy4ny
@ClmajiidAWDaahir-vy4ny Ай бұрын
Tnks wll baryahan waa lagu waa yay
@CaamirHussen
@CaamirHussen Ай бұрын
Anaa ugu horeyey🎉
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf Ай бұрын
Wllkey allah haku barakeyo anni wan xiiseya tariikhaha ee fadlan marna haka caajisin
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 Ай бұрын
Anku salino nabiga salalahu caley wasalam ❤️‍🩹
@haboonabdirahmankarshe4739
@haboonabdirahmankarshe4739 Ай бұрын
😭😭😭😭Aduunyada waa imtixaan lkn kala xanuun badan oo wajiyo iyo waayo kala duwan leh waxyalaha qaar mararka qarkood waxad Ku tilmaanto karanmysi
@mohamedadamgurey1613
@mohamedadamgurey1613 Ай бұрын
Shaqo fiican baad haysaa ustaad.
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
@hasanmnur5798
@hasanmnur5798 Ай бұрын
Asc sxb Waad mahadsantahay marka hore Waa lagu waayey baryahaan danbe Tabintaada waan u xiisnay Ka soo hadal sxb mawaadiic kaladuwan Qof indheer garad ah ayaad tahay adigba Ka soo hadal markale Syria, Cirraaq, Afghanistan iwm.
@hadillaium
@hadillaium Ай бұрын
اجاك الدور يادكتور wxii ku dhacay markte😂😂😂 wlhi farxad baan la suuxayaa
@alltheway2931
@alltheway2931 Ай бұрын
Utad bravo 😢
@Somalia-p2n
@Somalia-p2n Ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@Cabdullahidiin
@Cabdullahidiin Ай бұрын
Mahadsanid wllka
@khalidismail8103
@khalidismail8103 Ай бұрын
Shukran sxb ❤
@StepBystep0433
@StepBystep0433 Ай бұрын
Next sudan
@AsadFanproj
@AsadFanproj Ай бұрын
Part ka soo dhig plz wll
@apdiramannibrahim3703
@apdiramannibrahim3703 Ай бұрын
Aways waa lagu waaye kasoo hadal Suriya
@murtikaab3671
@murtikaab3671 Ай бұрын
Ustad so badi muqladan siiba kuwa suuriya
@H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED
@H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED Ай бұрын
Keep going brother 🙏
@Shaficisaid
@Shaficisaid Ай бұрын
Syria mxa uga soo hadli eayde
@H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED
@H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED Ай бұрын
Syria 🇸🇾 waxan sugnaaba taliye
@abdifatah-od8xs4pl
@abdifatah-od8xs4pl Ай бұрын
Syria noo dhiman
@faarahrobleadan9934
@faarahrobleadan9934 Ай бұрын
Thank you ❤❤❤
@awacabdi4114
@awacabdi4114 Ай бұрын
Wll wlhi youtpe adigaan kaa dawadaa markaa naga raajig zxp imika bildhan ayaan wararkaagi hore iskaga noqnoqnayey
@HANADSINWAR
@HANADSINWAR Ай бұрын
Noo soo badi sxb sare
@yaasirfaarah8033
@yaasirfaarah8033 Ай бұрын
Waa mahadsantahay wax badan ayaa kaa codsaday aniga iyo asxaabta kugu xiran kun iyo kow waa mahadsantahay
@cabdiraxmanxasan4619
@cabdiraxmanxasan4619 Ай бұрын
Wll wararka noosoobadi
@baastoow90
@baastoow90 Ай бұрын
Suriya kaso hadal ustad
@dribraahinhassansokor7211
@dribraahinhassansokor7211 Ай бұрын
Qaybta 2aad noosoo data. Wll
@najibmuseomar8821
@najibmuseomar8821 21 күн бұрын
Ustaad Suudan warbixin kasoo sameey, aad baan u xiiseeyneena hee.
@MahomedAdow
@MahomedAdow Ай бұрын
Waa Lagu waayey
@abdalamukhtar5127
@abdalamukhtar5127 Ай бұрын
Itaal media bishii vedio miyaa lasoo dhigaa horta
@AbdikadirMohamedSalah
@AbdikadirMohamedSalah Ай бұрын
aweis abowe wanagsan so dahde wll
@WaanWas4
@WaanWas4 Ай бұрын
Nio meeqa maqanthy ma shaqeeste
@MuhamettShaxshax
@MuhamettShaxshax Ай бұрын
Kasoo hadal siiriya
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
Bil kadib hada isgadhay
@MustafAbdullahi-ch3wx
@MustafAbdullahi-ch3wx Ай бұрын
😢😢😢
@abdiazizadan3865
@abdiazizadan3865 Ай бұрын
Saadaali xaalada siriya *ma tan soomaliya ayay u eekaan doontaa
@xaalicabdi-vc7sz
@xaalicabdi-vc7sz Ай бұрын
Syria kusoo xeji wll🙏
@mawliidahmed3883
@mawliidahmed3883 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 baad na jeclaysiisay.
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz Ай бұрын
Zxb wan ku waaye wan ku tabe xagee ka dhacday miyaad xanusatay?
@DarbiAlbaab
@DarbiAlbaab Ай бұрын
❤❤❤
@madarahmed5349
@madarahmed5349 Ай бұрын
Walal Aways waxaan walal ku taxan soyaala tariikh aduunka aad Soo galisid bartaada Marka Soo gali video yaal badaan taariikh ah. Ama xalada hada tagan dagaalada socdo camal
@pro-mohamed1
@pro-mohamed1 Ай бұрын
ustad hab tabintada cajiib waye pls vedios ka noso badi
@asadnuur6179
@asadnuur6179 Ай бұрын
Syria
@baastoowali5038
@baastoowali5038 Ай бұрын
Ustaad aweys fadlan hadii aad fariinteyda aad aragto inoo soo qulasey kacdoonka iyo xoreenta Syria EE laga xoreeyey qooski mujimiita ahaa EE laga saarey
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 Ай бұрын
Niyoo toos iskaga maqnaw
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 Ай бұрын
😂 suuriya dhacdooyinka kasocda maakahadashid mise waa kabaqaysaa
@abdirashidbashirabdirahman2237
@abdirashidbashirabdirahman2237 Ай бұрын
Suriya kaso HDL sxb
@ciyaarahamaantaJiro
@ciyaarahamaantaJiro Ай бұрын
Inte adey saxip wan ku xisney
@madarahmed5349
@madarahmed5349 Ай бұрын
Syria ka Soo hadal
@AbdirihmanAbdirisaaq
@AbdirihmanAbdirisaaq Ай бұрын
Sxb sanad markaad maqnaato aa soo dhacee waa khalad midaas teeda kale siyra kasoo hadal oo soo boobsii akhbaarta cusub waaku taageeraa😊❤
@waleedmohamed3844
@waleedmohamed3844 Ай бұрын
Sxb xof baa lagaa helaa lkn sxb baryahaa kuma hayno
@mohamedsharmaan7779
@mohamedsharmaan7779 Ай бұрын
Dhacdooyinka syria kasoo sameey barnaamij
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Ай бұрын
Lubnaan dawladnimadeeda waxa hor taagan Xisbullaata
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z Ай бұрын
Syria kasoo hadal
@miskoo1333
@miskoo1333 Ай бұрын
somalidu lkn waa dadka kaliyee diin iyo dhaqan iyo waxwalba wadaaga oohadana isfahi la. 30sano iyo dheraad subxanallah
@Adeshaxmadey
@Adeshaxmadey Ай бұрын
Sxb malinbo muqal nosogali
@CqqadirXuseen-h5x
@CqqadirXuseen-h5x Ай бұрын
Saxib
@CqqadirXuseen-h5x
@CqqadirXuseen-h5x Ай бұрын
Maxa. Kugu. Dhacey
@YashMan-mx9pz
@YashMan-mx9pz Ай бұрын
war manosha hay wllkey
@Maazim10
@Maazim10 Ай бұрын
Sooyaalka burburka Somalia ka soo hadal Sxb
@MuhamettShaxshax
@MuhamettShaxshax Ай бұрын
Siiriya ka soohadal
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 Ай бұрын
Sheecada meshay ku jiraan w nocaas qashin waye dad aad uxun
@abdiaziizaliolow9913
@abdiaziizaliolow9913 Ай бұрын
Saxiibow halmid noo samee in muuqaladada aan ku tashano ma ogtahy janalka ayaa soboqanee video mayaalo hadane malin kale mayalo video cusub saxib saan wax kabadal
@Khaalid4220
@Khaalid4220 Ай бұрын
Hal video miyad hal bil masaarifsata sxb😂
@MuhamettShaxshax
@MuhamettShaxshax Ай бұрын
Suuriya ka soohadal
@abdifatahabdiqadir6007
@abdifatahabdiqadir6007 15 сағат бұрын
Waxan mossead baa ka danbeysa sxp rali kama aha dowlad awoodleh inay jaar la noqoto
@MohamedHussein-fc3qo
@MohamedHussein-fc3qo Ай бұрын
Sxb ayantan xagee ka dhacday midedakle xabsiga Syria ugu fosha xun sheeko kaso samey I.a
@SaalaxFarahhasan
@SaalaxFarahhasan Ай бұрын
Wad naga so daahdy walo shiici iyo suni k so hadal
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Ай бұрын
Barnaamijyada caynkan oo Kale ahi waxan aminsanahay Haday dawadan dadkaygu si Wacana u fahman iny wx faro Badan oo hada ay ku sugan Yihiin iska badali laheen ???
@cabdullaahixasan8298
@cabdullaahixasan8298 Ай бұрын
Waxd thy wariye diyaarin wanaagsan lkn waxaagaa bishiiba mar ah
@abdirahmanhassan5321
@abdirahmanhassan5321 Ай бұрын
Syria ka soo war bixi isbadalkeeda 🇸🇾
@Mohamedamin_5
@Mohamedamin_5 Ай бұрын
Syria wax kasocda maa aragtid miya wariye misne television ka Lubnaan aya kuu daran😂
@faliidhtv144
@faliidhtv144 Ай бұрын
Syria warbixin kasoo samee wall
@Haamid-n5r
@Haamid-n5r Ай бұрын
WAR NIO ACTIVE NOQO MESHA DD BAA KUGU XIRAN AMA CAADI ISKA XIR KZbin DANTADA MARKAS SOO DHAMESTID SO NOQONYAAH WAA KALA LABTY
@dauudismaail7625
@dauudismaail7625 Ай бұрын
Niyaho maa malin walbo hal muqaall noso desid adna kabaarisesid
@AbdifataaxSaleeban-l5n
@AbdifataaxSaleeban-l5n Ай бұрын
Uwaysow kaasoohada xaalada lubnan oo dhamaystiran
@MohaKuusow
@MohaKuusow Ай бұрын
Plz shiicada muslimn ma ahan keliya dheh koxda shicada ilen dad caynaya o Nacalada sxbadi qar kamid io umuna caishs Alle hla rki noqde dhmn miyn dhihi krna islm jwbta wa my
@MuhidinMustaf
@MuhidinMustaf Ай бұрын
Saxib San aqligal Maha hal bil iskamaqnane maxa nio
@Alaabtaydaiiuruursha
@Alaabtaydaiiuruursha Ай бұрын
War Ninyoow Musigan iskadaa Xataa Masaajidaan kugu dhex dhagaysanaaye Hada Ogaanshaba Music kuma darto warbixinteeda oo Waabari kuma darto maxaa adi kaa siya anagoo Masaajid kujira oo Barnaamij Wanaagsan dhagaysanayna uun baad Nagaga Nixin 🤔🤔🤔
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké Ай бұрын
Wllkei aweis
@faham6920
@faham6920 Ай бұрын
Israel ayaa ka dhex adeegatay
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
Lubnaan waa barta ugu xadaarada weyn aduunka laakin kale takale faraaruq baa ku dhacay awal wuxuu ahaa wadanka ugu hormarka bdn carabta
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Fidel Castro Hoggaamiyihii Cube ee la shirqoolay in ka badan 638
18:41
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 251 М.
Waddanka ugu Waalan Afrika | Zimbabwe
10:09
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 52 М.