Shiiqo muraad aan leeyahay iisoo duceey qeer allaah ku siiye
@AdoontiAlle-ii8eo17 күн бұрын
Yaa rabi caafimaad isii oo culayska iga qaad illahyow way kuu fududahay inaad culayskan iga qaado qalbiga ayaa igubanaya waxaa tahay naxariis badane adaa na yidhi ibarya waan idin ajiibiye yaa allah ii gargaar 🤲😭😭 yaa umutu muxamed qofkii qoralkaygan arka ii ducee wll
@AmiraHaji-v9m9 күн бұрын
Allah ku cafio 🤲🏻😭
@CabdiqadarHassan-i7y8 күн бұрын
Allaahu akbar illaahoow quanka qalbiga innogali yaa allaah