SACUUDIGA OO 200 QOF O SOOMAALI AH DIL KUXUKUMAY IYO XASAN SHEEKH O YAABAN

  Рет қаралды 22,546

NARUURO CHANNEL

NARUURO CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 438
@naruurochannel2174
@naruurochannel2174 8 сағат бұрын
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi wa.link/b7dr6a
@KiinMohamed-l7x
@KiinMohamed-l7x 5 сағат бұрын
Waan kaxumahay dadka somaliyed we lagudhibataynayo sacuudiya madaxweyne marabou waa magackuyaal
@MaxamedXuseen-x4p
@MaxamedXuseen-x4p 3 сағат бұрын
Waanukaxunahay.dadka Aanwaxba.aanlagu.cadayn.aanka.ahayn .nwaanuxukunay.ilaahaaw.kabadbadi.n
@MaxamedXuseen-x4p
@MaxamedXuseen-x4p 3 сағат бұрын
Carab.oodhan.nama .dhibaatayn.waasucuudiga Nimanka.haysta.oo.ah.reer.banii.israaiil.ingiriis.ayaasaeeyay.ooxaramka.udhiibay
@SaadHassan-o8e
@SaadHassan-o8e 6 сағат бұрын
Amin rabbiyow badbaadi sidii aad nabi Ibrahim dabka aad uga badbaadisey.nabi muusana badda uga badbaadisey.amin
@Caaydruus
@Caaydruus 7 сағат бұрын
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam
@QoflaTravel
@QoflaTravel 49 минут бұрын
Asc. Illaah ha xifdiyo Somalia meel walba ay joogto. Sucuudiga inta aan la maqlin ayaa ka badan waa cadowga Islamka.
@shukrilibax
@shukrilibax 24 минут бұрын
Ilaahow u gargaro shacbka somaliyed amiin yaa allaha 🤲🤲🤲 dowlad somaliyed oo udooto maleh😢😢😢😢
@haweyamohammed4124
@haweyamohammed4124 7 сағат бұрын
Cabdulaahi aaway maryan iyo caruurteedi
@khadraali5890
@khadraali5890 4 сағат бұрын
Markan waumul way dhadhay
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 сағат бұрын
Cabdullaahi Allaha Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo dantiisa waa yaqaana.
@Caaydruus
@Caaydruus 7 сағат бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar
@amalhassan8576
@amalhassan8576 2 сағат бұрын
Ninyahow qof diin leh ayan kuu heystaye side wax u wada ma waxad ledahay oo ad umad ayagaba dhiig cab ah oo 33 sano is dilayay ku kicineysa Carabta so qaxday oo an waxba galabsan oo muslim ah war maxa daremi lehed ado somali ah oo wadan kale ku nool hadii lagu dhaho somaliya saas naga samesee adaa waxba galabsan ayan kaa areynaa oo wan ku dileyna war Hday Ayaga na dulmiyen aan kacno oo aduunka ku cebeyno oo aan meel walbo ka banaan baxno dowlada somaliyedna culus ka saarno si ay ugu hadasho oo waxey ka qaba karto ka qabtan lkn umada masakiin ah hala mariyo islam nima maha 😢
@AsomarAsomar
@AsomarAsomar 35 минут бұрын
Warka saxa ah waa kan. Soomaalida sidaa ha loo sheego warka lkn dambiga hadda aan cabanayno mid ka sii xun yaan la isku baraarujin walaalayaal.
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Сағат бұрын
Waa Cadaawadiyo 2000 oo xasan iibgeeyey saudiga ayaa jira ,oo lalayahay😊.
@warwokayeh2089
@warwokayeh2089 21 минут бұрын
Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤Salalaahu caleehi wasalam ❤
@Umo580
@Umo580 4 сағат бұрын
SOOMALI HILAAHOO XASAN MIKDHAAMA KEEN ☝️☝️🤲🤲🙏😭😭😭
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 сағат бұрын
Subxaabalaah, subxaabalaah, subxaabalaah Ilaaheeyoow ka badbaadi shacabkii Soomaaliyeed, 200 Qof oo dil lagu xukumay waa arrin adag.
@Far.xiya_
@Far.xiya_ 8 сағат бұрын
Ina lillahi waa ina illahi rajicuun illahayow ka badbaadi😢😢😢
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 Сағат бұрын
Ala gabadhan guuleyso weliga hooya macaan gabadhaas barlabanka SOMALIA jogto wa gabar wadaniyad ah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 5 сағат бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Daadirshidane
@Daadirshidane Сағат бұрын
Madaxda sacuudi waa yahuud midda kale madax weynaha somalia waa tuuga ugu weyn somalia
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 Сағат бұрын
Illahow SACUUDIGA iyo Emaradka Illahow nagaqabo ya Allah
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 39 минут бұрын
Scw❤❤❤❤❤❤
@FaadumoFaadumo-gi8kr
@FaadumoFaadumo-gi8kr 3 сағат бұрын
Illaahow na badbadi yarabbi inallilaahi wa ina leyhi rajacuun😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 сағат бұрын
😢😢😢😢😢yaa la aadin hajka xita Somalia lacagta ugu qaalisan laga qaada dadka somali ixtiraam wanaag kuma hestan
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 6 сағат бұрын
Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan hana ka qabto cadowga isu baheystey umada soomaaliyeed aamiin Allah ha is fahansiiyo umada soomaaliyeed meel walba ay joogaan aamiin war soomaaliyey aqligiina ha shaqeeyo guushiina waa midnimadiina iyo wadajirkiina ee Allah ha idin garadsiiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee Allah ha ka horwereejiyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
@ashaahmed8799
@ashaahmed8799 4 сағат бұрын
War warkaas intad iska dayso xaaskagi oo umulaysa xageed ku ogtahay iyo caruurtadi iyo ilmahaga dhashay ee xanuunsanaya
@ÝÀBÀÑÌ-t3m
@ÝÀBÀÑÌ-t3m 2 сағат бұрын
Sow kan bilki radinaya e xiqaya ma ciyar ba taal
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 Сағат бұрын
Oo hadaan la iska garab muuqan malakala fogyahay ilmihiisa iyo xaas kiisa wuu ka war hayaa ee caadi iska dhiga
@hindaahmed4861
@hindaahmed4861 Сағат бұрын
حسبنا الله و نعم الوكيل
@ifraaxmuxudin1562
@ifraaxmuxudin1562 8 сағат бұрын
Xasbunalah wanicmal wakiil alihow badbaadi dadkeena
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 6 сағат бұрын
Dadkaladilayowaadadkabilaasharciga ah iyagalamadebayo shaqaysaranyihin lamana garankaro
@Caaydruus
@Caaydruus 7 сағат бұрын
alaahu akbar alaah is one
@KawsrQaali
@KawsrQaali 6 сағат бұрын
Maxay sameeyeen scw
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 8 сағат бұрын
سبحان الله انا لله وانا ايه الراجعون
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz Сағат бұрын
Waa bila madaxweyne
@Bilekhyr
@Bilekhyr 7 сағат бұрын
Inaalillaahi waa Ineeillaahi Raajicuun ilaahey 😢 Sucuudiga wa cusuriyiin Soomaaliya neceb
@asmaabdi4336
@asmaabdi4336 8 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 сағат бұрын
Scw
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 7 сағат бұрын
Subxaana.Allaah maxaa keenay in intaas oo qof dil ku xukumaan waa in la baaraa
@aminazahra3337
@aminazahra3337 6 сағат бұрын
Suxaana laah ILLAAHOW kuwan ummada ka badbaadi
@SahraIshaq
@SahraIshaq 2 сағат бұрын
Subxaanalaah. Wall ha is xiijin. 200 Qof in la iska dilo masahlana Danbila. aan. Dad muslimiin ah hallaayo inaad tiraahdo. Waa. Jaab
@ZahraZahrabachir
@ZahraZahrabachir Сағат бұрын
Ilaahow ugargaar soomaalida wayba a day ooy hoogtay
@mohamudcabdi3773
@mohamudcabdi3773 8 сағат бұрын
Scw scw
@AbwaanAliSamaan
@AbwaanAliSamaan 6 сағат бұрын
Subxaana alah ....shidaalka aan soo baxsaneyno ayaa nalagu heystaa miyaa Soomaaliyey. Dalkiina imaada oo daafaca wllo
@calijaamac576
@calijaamac576 4 сағат бұрын
Salalaahu..caleyhi..wasalam.scw
@abdirahmanahmed3599
@abdirahmanahmed3599 Сағат бұрын
Maashaa Allah Abdullahi gees gees dhalay
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Сағат бұрын
Saudia waa cadowga somaliyeed😊.
@Dalmar-r6g
@Dalmar-r6g 2 сағат бұрын
Asc. Dee maxaa lagu soo edeeyay? Waa yaàbe
@hanihersi9977
@hanihersi9977 Сағат бұрын
Subxaanallaah Ilahey ha beeniyo
@howraarofficial3191
@howraarofficial3191 7 сағат бұрын
inaalillaahi wa inna ilayhi rajieoon 😭 ilaahow badbaadi imadaas ma sakiinta eh xasan sheikh maxamud wa dhiman dhiman waxaan ayaa madax weyne noo ah uf 😡😠
@aliosman8874
@aliosman8874 5 сағат бұрын
Wcs wll qali, SCW SCW SCW, Amin ya rabbi
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 4 сағат бұрын
Waan ka xumahay marka hore laakiin somali iyaga meeshaas is dhigay markii lagu kala kaxeeyey qabiil war aqliga ha shaqeeyo oo orado qabiilka meel iska dhiga oo iskuduubnaan muujiya sucuudi iyo wixii la mida wax nagama qaadayaan ee marka hore dhexdeena aan hagaajino wa billaahi towfiiq inta igu raacsan like saar
@AliXalsame
@AliXalsame Сағат бұрын
Walahi wa arin murugteda wadata ilah haka bad badiyo walalahena Somali
@Umo580
@Umo580 4 сағат бұрын
INAALIAAHI WAA INAALIAAHI RAAJUCUUN DADKII SOOMALIYED MA UDXAA SUBXAANLAA
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 3 сағат бұрын
Subuxaan Allaah maxaya sameeyen dadku waxaya Arkeen inaanaya dawallada llaheen 🥲
@fardowsomahamud-pt9mq
@fardowsomahamud-pt9mq 33 минут бұрын
Xasanoow somaali dhibtaad ugaysanayso alle ha kaaso ifbixiyo
@Nasra-u5u
@Nasra-u5u 6 сағат бұрын
Subxanallaah XasBunillaah. walaxowle. walaquwati. Ilaah. billaah.
@Samatardahir-ty4sf
@Samatardahir-ty4sf Сағат бұрын
Yaab badana nin xassan sheekh isagu ma diyaarad uun buu sii saaran yahay oo soo saranyahay waar kaalay anaguna xoolah somaliyeed baan uu iib kaynayna iyaguna 200 oo qof oo somali ah in ay qoorta ko go'yso wax dhacaya maha walaahi wa yaab badana
@MahadoYabarow
@MahadoYabarow 6 сағат бұрын
ILMAHADA xaranta ku korineysida iyo Hadalada Benta ah Meqo sano aad XASAN SH Daba tagantahay Insha ALLAH Carur Tada aad ka atakeysaa Insha ALLAH
@Boooom292
@Boooom292 7 сағат бұрын
Inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@buurhakababanooda5008
@buurhakababanooda5008 6 сағат бұрын
Warkan meel uu ku qoran yahay soo sheega. Xildhibaanadda inaysan hubsan baan filayaa.
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 4 сағат бұрын
Waxa iskadaayo ilmahaagi qurarada ku jiray gabdhadi umusha aheed meel ku sheeg
@HiboAbdiShakur-c5g
@HiboAbdiShakur-c5g 2 сағат бұрын
Abaayo gabdha hdl keda qalbiga waye waxe gocane ma gabar 5 ee udhashay OO ka tagay farax faido maleh
@ÝÀBÀÑÌ-t3m
@ÝÀBÀÑÌ-t3m 2 сағат бұрын
Naayada hee ha dambabine sow kan bilki radinaye
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 Сағат бұрын
@@ÝÀBÀÑÌ-t3m wu katagay maan dhihine waxan isawdiiyay gabdhi maskiinta aheed qalbiga ka oyaysay e ilmuhi qurarada kaga jiray e kolba dhinac gaadhuga u saarned way isu kay qaban wayday I.o isagi o idaacad kale ka hadlaya I.o siday isaga marki laqalay uga warwartay iyaado uur lehwaliba
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 5 сағат бұрын
War awey Maryam iyo caruurtii abdullaahi waa kusedee
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 8 сағат бұрын
Walaahi waxaan arkey wiilal Somali inay dileen ay wareen ilaa maalintii kale? Waa La fiirsanaayey
@SaadocumarSaadocumar-hh5mj
@SaadocumarSaadocumar-hh5mj 2 сағат бұрын
Sheekadii soomaalida ayaa ku jirtaa maad labada tidhaahdid xuudiyiinta ayaaan la safanaynaa
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 2 сағат бұрын
Adiguba madaxweyneheena Ayaad bahdishaa maalin walba sababtuna waa qabyaalad
@fartun9503
@fartun9503 6 сағат бұрын
insha Allah
@Iphone20249
@Iphone20249 Сағат бұрын
200 ooo wiil
@FartuunAli-kc7gn
@FartuunAli-kc7gn 4 сағат бұрын
Inaa lilaah wa inaa illeyhi raajicun
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx 7 сағат бұрын
Subxaanalaah war aan kacno Allah haka babaadi cadowga dadkaas somaliyeed dowlada Somalia 🇸🇴 arinkaan xooga hasaarto inaan laleyn masaakiintaan yaab.
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 6 сағат бұрын
Warkaan xaggee ka keentay ? .
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 7 сағат бұрын
Diintee heysataa markaad 200 ugu gudeysid kun ama laba kun aaway diinta aad heysatid dembi lagu gowraco la yimaado waa la gowracaayaa ama carab ha ahaado ama soomaali ha ahaado maadse baartid waxa ku kalifay in la gowraco ogow idinkaa horay isu wada gowracay kumanaan iyo boqolaal qofkastana wuxuu geysta ayaa laga goynayaa dulmigi aad gasheen ayaad hadana ku sii socotaan intaad leedahay Cid aan waxba geysan bal fiiri dulmigaaga subxaanallaah maxaad horay ugu aqbashay markaad isgowrici jirteen
@BashkaAli-x6w
@BashkaAli-x6w 4 сағат бұрын
Alllh akbar
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 6 сағат бұрын
Xasbiyalaahu wanicmal wakil
@hassanwehliye7615
@hassanwehliye7615 2 сағат бұрын
Ninka ugu munaafaqsan social mediaha cid ku aaminaysa malaha umada allaha kaa qabto
@ÝÀBÀÑÌ-t3m
@ÝÀBÀÑÌ-t3m 2 сағат бұрын
Munafaqnimo adiga isku og e umada kalexo
@Kw58437
@Kw58437 2 сағат бұрын
Waxasi wabeen 200 o qof maha surtogal walal
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad 3 сағат бұрын
Scw scw scw
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 3 сағат бұрын
Maxay galabsaden? Subxanallah wale carab intaykunabta ayey nabiga kagahormartaa
@User_19567
@User_19567 6 сағат бұрын
Hala dilo meshad ku aragtan nin iyo nag Saudi Arabia 🇸🇦
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Сағат бұрын
Run sheeg illahay ka baq plz
@faizofaizo5269
@faizofaizo5269 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw
@Far.xiya_
@Far.xiya_ 7 сағат бұрын
Subxanallah illahayow musiibo ha nagu ridin 😢😢😢😢
@Maryamah1444
@Maryamah1444 8 сағат бұрын
Musibo Allah haku rido sucudiganka😢
@adenali6107
@adenali6107 Сағат бұрын
Inanow xasan diq diq inu badbadiyo dadkasi waxu ka dorbidaya xoga waraqo dollars ah oo lo tago wayo xagisa dhiga somalida uu matalo macno iyo mansab kuma laha kolka shacabku wa inay gartan in carabi wax wanaga uu haynin oo ay tahay in carabki la qabto la jarjaro. Wa bilahi tawfiq
@adno222
@adno222 4 сағат бұрын
Cabdale maryan away❤
@IseFarah
@IseFarah 2 сағат бұрын
Horta.danbiga.aye.galeen.wamaxye.inkasto.oo.somalidu.aye.danbii.kAstana.. ha.sucudiga.
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 Сағат бұрын
Shidaalka laqodaayo waaye markabkii waa soo baxay 2 isbuuc kadibna waa imaanayaa .ee ma wuxuu rabaa inuu madax furasho uga dhigo shidaal qodi maaye dadka II daay xidka iyo cimrada hadii Soomaali aadi meeyno dhahdo halsano sacuudi asaga nasoo tuugsanayee .
@Siraad-b5i
@Siraad-b5i 4 сағат бұрын
Dil laguma xukumo qof yoosan , dalkiina ilaashada
@truthhurts2085
@truthhurts2085 6 сағат бұрын
Carab somalia waa oga dhamaate waan xaaqeyna hadey run noqoto
@Sagaliinaqurux
@Sagaliinaqurux 3 сағат бұрын
Ilmaha iyo xaaska hadii uu ka aamuso arintan ayagana waxaa kusoo dhiiran doono masaarida ee ku agnool yihiin inee kula kacaan waxa lagula kacay 200 ku xukuman dilka waxaa micno laheen inaa ka hadashiin waa caadadiina somaliyeey damiirka isku celceliya adoon yahay
@NadiifoCiise-e3k
@NadiifoCiise-e3k 2 сағат бұрын
Alle haka badbaadiyo soomaali cuqubaa ku dhacday iyagii oo maalin walba qarax iyo dagaal boqolaal iskaga dilaya markii la arkay baa qolo kastaa u bareertay oo macne daro si bareer ah loogu dilayaa isku maqan lagu maqan yahay alle haka badbaadiuo
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 2 сағат бұрын
MAXEY SAMEEYEEN MA WAXBEY XADEEN MISE WAX BEY KUFSADEEN
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 4 сағат бұрын
Walee waa yaab umadii soomaaliyeed Allow u gargaar.
@luulosman2849
@luulosman2849 46 минут бұрын
Walaal waxa aad dadka ku borineysid wa wax khilaafsan dinteena suban qof muslim ah aan Danbi ka gelin waxa dadkeena ku xukumay wa dowlada Sacuudiga oo laga yaabo inay dadkooda dulmi ku hayaan sidee baad ku dhihi karta 2000 carabiner ah ha logu Aaro weliba si aan waafaqsaney diinteena wa xaraam in aad qof aadana nolol ku duukto ee latest ka Carson carrada yaney ku la tagine waayo waxaan ku arki jiray qof ikhyaar ah waa iga waano walaalnimo
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 6 сағат бұрын
Istaqfurulah drama makuwa wadanka udhashay ayey kafican yihiin imisa mulyan ayaa wadanki lagu layaa 🎉kuwas xal uradi melwalba masiibay lajogaan waxay modaan dalkodi ay sogubeen ina🎉ajanib ka ibiyeen 🙇🏿
@XawoMayoow
@XawoMayoow 6 сағат бұрын
ALLAH ALLAH ALLAH 😢😢😢😢
@KhalidSheikh-q7s
@KhalidSheikh-q7s 3 сағат бұрын
Kaalay iLLeen sacudiga waa ALshabaab
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Сағат бұрын
Warkaan xagee si rasmi ah uga soo xigatay Bal xaqiiqdiisa aan baarno
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 6 сағат бұрын
Sheekh shibli markii cirdigiisa iyo sharafkiisa lagu xad gudbay waadka dhiidhiday balse hada waxaad ku digeeysaa in dadka soomaaliyeed hadii ladilo haloo aaro qof kii wax dilo waan in ladilo balse qof aan dhiig galin oo ah muslim carbeed qalad qalad laguma saxo doowlada sacuudiga waan in aan laxisaabtanaa laakiin shacab maya itaqulaah ficilo yaydan ku qaadin dadka soomaaliyeed waa inaan siwadajir ah uga dhiidhinaa ficilka xun ee sacuudigu uu ladamacsan yahay muwaadiniinteena.
@Queenema-eo7wc
@Queenema-eo7wc 3 сағат бұрын
Sc cabdulaahi anagaa joogno mana maqlin waxaad sheegeyso walaahey
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 7 сағат бұрын
😢😢😢😢😢subxanallaah😢 anajoga sucudi mana maqal
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 7 сағат бұрын
Waa shaqadiisa irsaaqadiisaa alla ku xirey Like iyo Share. 200 oo qof waa Waxan macquul aheyn
@NaciimoXaaji-n9n
@NaciimoXaaji-n9n 5 сағат бұрын
Allaha idinku amansado
@MowlidBashir-o3b
@MowlidBashir-o3b 5 сағат бұрын
@@NaciimoXaaji-n9n aaamiin abyo
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 51 минут бұрын
Duli allekubad xayeysiisbaad nala soo aadey adigoo isqiireysiinaya been baad sheer kuraadinrhsaa
@ZeinabJimaale-tu3mf
@ZeinabJimaale-tu3mf 3 сағат бұрын
Mahey haleyen ay leyahin?
@Iphone20249
@Iphone20249 Сағат бұрын
Bisinka kuwaas loomatago meeshooda waxa inaguqasava rasuulkeena suuban vaa ku aasan kudhashay waligeen matnaantagneen hadaynu dhiig leenay
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 4 сағат бұрын
Walaal dee maxay sameeyeen 200 ee qof ??wax diinta kasoo horjeeda haday sameeyeen dee xadka halaga ooogo yaahuudaa war soohubso warka
@sacido1721
@sacido1721 2 сағат бұрын
Ilaahey ha badbaadiyo umada Soomaliyeed meel waliba joogaanba waaba yaab walaahi I am very sad sory
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 сағат бұрын
Xamar unukaa leh meel saar intaadan taas iga dhaadhicin.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 32 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 4 МЛН
Ururkii Ogaal oo maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga Kulmiye
10:39
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН