Asma habbity, waa xaad tahay gabadh Muslim ah. Qabri yaa gelaya wedkuna eakhatiga uu ku imanayo ma ogid. Cover your body, ciaaday, caruutaada iyo nimkaaga Diinta bar. Life is too short. Toobad keen before it's too late. Allah ha ku soo hadeeyo. Aamiin yaa ALLAH
@FatmaAli-zi5gj15 күн бұрын
Habiibi asma gabdhan qurux badan baad tahay habiibiti is asturun ❤❤
@qureyshqureysh399715 күн бұрын
Wll gabar nin mafurto asiga lee waxa furi karo oo diinta ubaneysy
@MariaAbdinur-l8y13 күн бұрын
Xabibi dalqada waa heshiis wa leysku wareejin kara
@fatimayassin204912 күн бұрын
Maha wal denyyan hadow ninko been ku qorsado gabadha xaaq bay ledahy enay maxkmada taqtu ay so fuurto .sababa kalena way jeraan.
@yaasmiin1234yasmin-nr1wp15 күн бұрын
Wlhi bishaanan bilaabay home exercise 30 minutes ah 60kg iyo points yarna waan ahy kasheeke 7 days kaasan waday
@aslihousseinahmed92262 күн бұрын
The person who have the motivation but dont have money what about that personn it is me 😂
Wll marka la meherinayo gabadha Aya dalaqda lo wakiisha gabadha kadib way isfuri karta xata dalqadada xiliga meherka qofkale rag iyo dumarba waa lo wakiilan kara diinta islaamka ayana sidasa wll carabta kuwa boqoradu dhalen sida imaraadka saudiga gabadha yada heysa dalaaqda
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs15 күн бұрын
Dhawr waxyabood Aya jira oo gabadhu isku furi karto sago ninku dalaaq ridin
@Shukri.Sharaf12 күн бұрын
@@UmsumeyaHanuudi-kh7vs sax wayah abaayo waa Khula gabarta marka ee ka imato wee codsan kartaa maxkamad ee tagee kartaa
@aichaabdimounin772712 күн бұрын
Love what about the breast lift surgery? I've heard if u do the surgery and then u gain weight ur breast gonna sagg again, is that the case qaali?
@sadiyomohamed30315 күн бұрын
Waa runted way iska furii karta gabdhow diinta barta xataa iyaada dalqadah waa isaa sinkarta ragow diinti waa labartay
@saidhashi285614 күн бұрын
Diinta aad sheeganayso oo aad barateen bal inosoo qor aan isla aragnee.... Gabadhu ismana guurin karto ismana furi karto. Waa sidaa diinta Nabi muxamad. Hadii diin sheydaan laga hadlayo waa tu kale.
Asmaay Allaha quruxdaa kusiiyey ka xishood oo xijaabo gabadhi nin mafuri karto laakiin way iska fasiqi kartaa hadii shuruudihii fasaqa lahelo amaa weight lost ka bishiiba 2kg ku tasho that’s what I do
@aslihousseinahmed92262 күн бұрын
You are so beautifull😊
@Nada-ps8lq14 күн бұрын
Hadaynu sida cadiga uhadalo diintu ma qabto in ay naagtu ninka iska furto walina ma maqal wll
@NaciimaIzmail15 күн бұрын
Wa runteed gabdhu cidi fiqiga dhigtay garnye fasaqi aya qadatay gabdhu
@nadifamohamedosman767912 күн бұрын
Anigana waa ku jiraa Group ka no samey walal
@samiramuse245815 күн бұрын
Subxaanallaah maxay ku falaysaa qof noocaasa marka horeba ninku hadaanu ixtiraamayn xaaskiisa hore oo meelahaa kaga sheekeeyo ama wax ka sheego Carar waligaa Ha Guursan adna Sidaa unbuu kuu galayaa bari Waa Dameer
@HodanDaud-n9r13 күн бұрын
Asc wa iil iyo Ato yar famili Boroblimki kugu dhacay wayo eegas Biryanis iyan Ahay
@fariixaguleid279314 күн бұрын
Ninkunba wax furikara asma diiniyan mana furmeyso qaali
@munaabdi885215 күн бұрын
Asc abayo asma maxa ka qaldan quruxey maad is asturti. So Muslim matihid oo ilahey ka cabsati manxishoni so maogid qabri in oo ku sugayo xijabo quruxey is astur wax jiro mowtulfajri xiligan lajogo shedanka yo ku sirin Wan ku ducayna hadi I dhibsataye cafis iyo masafax 😊
@qaaliyusra754115 күн бұрын
Naagahan isaaq illaahay hasoo hadeeyo
@samsamjama14415 күн бұрын
Kuwina komaludka minad arkin
@dhashisheekhisaxaq951415 күн бұрын
tani waba mid yara habra daarood ee iyago qaawan guska caaga sita miyad arag😂😂
@AmaalmaxamadBarax14 күн бұрын
Izaaqow qofkii akhlaaq xumo iniila yimaado ma daarod unbaa wll😂@@dhashisheekhisaxaq9514
@fatimayassin204912 күн бұрын
Wa ruun gabdhoo hadow ninko been o ku qursadoo xxaq baay ledahay inaay maxkmadaa taqtoo so furtoo .absolutely she's right.
@ahmedkhadarmohamed41413 күн бұрын
Stress ka wuu kaa muuqdaa Oo noloshaada aad ka sheekaynayso ayaaba ka arkay Mana garanayo dadka kugu xidhan ee kugu taageeraya Lkn stress dawadiisa waa quraanka kariimka ah iyo cibaadada
@heergeni706512 күн бұрын
Ada stress ku haya o u eg nin laso dhawacay ,nimanka dhawacan lagama waayo meelaha naguhu ku shirayan iyo nacayb dumar ,ka dhex bax dumarka asaga wa xildhibanw
Maya naag wax ma furi karto Diinta Islamka lkn waxan waa dhaqanka reer galbeedka.😱😱😱
@spongebobsquarepants407915 күн бұрын
I'm in sis
@Asmadaaus15 күн бұрын
Asmaaoai Snapchat sis
@sagalwarsama550215 күн бұрын
Dee maba furikartee maxaa guursataa.
@IdmanNur-vw7kc15 күн бұрын
Marka horeba kan markaad guursatay Baad khaldantay ninkan social media uun baan ku arkay waxaan uhaystay inuu waalan yahay waar ileen dumarku wax kasta way guursadaan hablo ama wax sharaf leh oo miyir qaba guursada ama cabaadka joojiya
@ikramabati200315 күн бұрын
Abaayo just stopped eating sushi 😂😂😂😂
@Madina-mg6qm14 күн бұрын
Kkkkk Asmoy shekha markuu wax mehrinayo yaa gacanta sheekh u taagta oo masuuliyada la wareega ma ninka mise naagta wad iga qoslisay cidda lacagta meher dhibeysa oo shekhu yirahda intaa meherka ma ku aqbashay baa wax furi karta waana ninka
@mukhtarCapdulahi15 күн бұрын
Sababtu waa odayga
@suniitaahajji391812 күн бұрын
Nimanka waala furi karaa diiniyan waa caadi hadi ay dalqada iyadu heyso
Naa waxaan ku naaxo isheeg waalal anigu naf baan ahaye😂
@NajmoIbrahimcismaan15 күн бұрын
Mrki lgu sheego😂😂iso wac
@Zahra..25915 күн бұрын
Walal inoo samee groupka
@AmaalAhmedjaamac8 күн бұрын
54 ayan ahe inder mxn iskuso yrà kiciya😂😂
@MahamedAhmedBahdon15 күн бұрын
sual WLL QAWANANTA MAAD KU FARAXSANTAHAY BAL NOO JAWAAB WLL .WAAN OGNAHAY ILAYN QAWANANTA ALLE IYO FAMILYGAGA KUMA FARAXSANA
@qaaliyusra754115 күн бұрын
Walaal asma waxay tidhi ninkaygaa dharka igu celcelinaya ee waan isqaawinlahaa marka haku daalin illaahay ha hanuunsho naagtu
@UgbadAhmed-p3i13 күн бұрын
wd qurux bdn thy
@ahmedkhadarmohamed41413 күн бұрын
Hal taloo walaaltinomo ah iga qaado Machad kal diinta baro Cibaadadaada hagaaji xooji
@jawirabshirmohamudali453215 күн бұрын
Cawo ciise ❤
@GuuleedCali-yk3bm15 күн бұрын
Asmaay waan ku jiraah
@ifoonghauri404615 күн бұрын
maalin dhoofku waa sidan hore iska qaawiyaan! Tan hadaay USA iman lahayd way isla yaabi lahayd
@maxamuudducaale92815 күн бұрын
Waay iska furi kartaa
@Arafodore15 күн бұрын
Ok challenge is on let’s begin, I’m now 74KG, she is copying the emirate princess that divorced her husband because it was her maher to divorce her husband if he doesn’t make her happy apparently Islam allows that.
Ready baanu nahay asmaay snap chat kaaduna noosoo qor si aan kuugusoo darsano ❤
@khadrishaa15 күн бұрын
Asmaay noo sameey abyooy
@nimoabdi569715 күн бұрын
Haa Asmaay gabadhuba way furi karta sida ninku ufuri karo gabadha same as siduu rabitaankuba labada dhinacba uga imaado markay ay is guursanayaanba lkn waaba naag fariida haday gabadh somaliyeed inta ku bararugtay😂😂😂
@MalyounHassan-q6p14 күн бұрын
Ma fuuri karto diintu ma baneeyn raaga fuura dumarka
@Hamda202015 күн бұрын
Haduu ku wareejiyo ninkeedu dalaaqda uu yidhaahdo adaan kuu wakiishaye xiligaad jeceshahay is fur way furi kartaa WACLM
@Hanigaraad-c1e15 күн бұрын
Gabadha isma furi karto ninkaa wax fura
@zamaan-jecel320415 күн бұрын
Ino samee qli z- jecel2020 i gu qoran ani
@hoodolucky614415 күн бұрын
Naa anaa kula mida qli asmaay Talo keen bal Qli Qli WhatsApp wax inoo samee
@hodan11201315 күн бұрын
Adiga nin laba naag soo furay maxaa kuu geeyay? Mida kale maxaad arin kiina noogu sheegay saa, miyaanu ku dhalnay mise bari baan adoption kuu buxinay. Waar waxbaa lana baday.
@ifraaxmaxamed471715 күн бұрын
Naa da kuuma dhawee wllo aduunku waa ayaamo asmaay ee aynu aakhiradeena u shaqaysano wllo is astur oo salaada aynu tukano wakhtigeeda dhalan teed ka aduunyo yuu ina qaadan wllo waan jeclahay inaan ku daawado
@baboyarow112815 күн бұрын
Gorma somali aadi
@Qulaasadaqisooyinka15 күн бұрын
Diinta islaamka ninka uun ayaa wx fura ee gabadhu waxma furto inga dumar ahaan hdii ilahay furiinka inoo dhiibi lahaa soo daqiiqda aan xanaaqnaba ninka maynan furnene 😂
@fardosaomar38815 күн бұрын
Bakaal ma taqaanaa
@MarshalBulgaria11 күн бұрын
jaahilaadan wan ku qosla jamacaada ay dhigaato wa jamacadee mise wa jamacaada jaahilinta miyaa yaabka adunka 😂🤣😅