Safaarada Somalida ee South Africa

  Рет қаралды 8,169

Sola Portal

Sola Portal

Күн бұрын

Clip aan ka sameynay safaarada Somalida ee dalka South Africa

Пікірлер: 29
@Mohamedsaiddirie
@Mohamedsaiddirie 2 жыл бұрын
masha allah mudane abdinaasir sola ku mahadsanid muqaalka quruxda badan ee aad ka soo diyaarisay safaradeeena somaliyeed ilaahey wadankeena amni iyo xasilooni badan hanoosiiyo pround to be somali citizen
@abusharma9221
@abusharma9221 2 жыл бұрын
Mansha Allah mel ad uqurux badan waye safarada badan o yurub kuyala ayay ka wanagsan tahay shaqawan guy’s 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@shukriibrahim7468
@shukriibrahim7468 2 жыл бұрын
Masha Allah my flag important for our people of soomaali.
@nurdahiroble3877
@nurdahiroble3877 2 жыл бұрын
Lo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Thanks for showing us
@nurhawa646
@nurhawa646 2 жыл бұрын
Maanshallah Sola porta waxaad noo soo gudbisaa barnaamij xiisonleh.allaha ku xafido your'e best journalism in this yrs
@caaganejr
@caaganejr 2 жыл бұрын
Computer science Tutorials ayaad ka helaysaa channel kayga, I Soo raac, thanks
@moham7278
@moham7278 2 жыл бұрын
It’s so beautiful please.
@abdullahinasir3759
@abdullahinasir3759 2 жыл бұрын
Amazing thanks 😊 🙏
@ummuhannan2353
@ummuhannan2353 2 жыл бұрын
Mashaa Allah
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 2 жыл бұрын
Sxb aad baad u mahdsantahay waxyaabaha muhimka vlogyadaadu aad bay ii anfacaan. Koleey wadankeyna toowfiiq barwaaqo allaha inooga yeelo wcs sb zola cimrigaaga allaha dheereyo
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien 2 жыл бұрын
maashaa Alla
@ayaanmahamud4504
@ayaanmahamud4504 2 жыл бұрын
Asc maansha allh aboowahiis Somali. Aabe siyaad aduunka wax waa nooga.sameeyay aniga dadkii nabada ku soo indho furtay.aan ahay eee alooow somaali xaqa tus xumahana ka fogeeee thanks sola
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 2 жыл бұрын
Thank you for your impressive information about the Embassy of Somalia in South the Frist question I want to ask is this very big compound does it is property of Somalia government or is rented at same time we can hear a lot of actroties and genocide carrying by Somalia citizens in South Africa and we don't hear any action taken by the Somali Embassy in South Africa or the government of Somalia It's better for Somali citizens in South Africa leave south Africa and come to the mother land instead facing actcites and genocide and we could hear every day in the media and its very shameful for the Somali Embassy in south Africa not doing their duty to protect the Somali citizens in south Africa and fight for their rights
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 2 жыл бұрын
Dowlada somalia ayaa iskaleh safarada waxana iibiyay jaaliyada somaliyeed ee koofur africa
@mohamedafrah4329
@mohamedafrah4329 2 жыл бұрын
Zola sxb aad ayaan kuu gaaraa walaahi walaal aan aad ujeclahay ayaa thy intabadan dhaankaaga iyo dabeecadahaga ayaan jeclahay 100%%
@hidaayomahamud3134
@hidaayomahamud3134 2 жыл бұрын
Wll qof south africa oo waxbarashadeda xog iga siin kara hduu arko ha igu cawiyo fadlan
@raxweynpoi3562
@raxweynpoi3562 6 ай бұрын
Ani xitaa ubhnhy wlhi
@Hornscope
@Hornscope 2 жыл бұрын
Dayac badan ayaa ka muuqda safaarada
@saidhalane9567
@saidhalane9567 2 жыл бұрын
Maxaa k. Md ah
@Hornscope
@Hornscope 2 жыл бұрын
@@saidhalane9567 usgaga ku yaala public walking area, the car park and side gardens
@geteverythingheregeteveryt4895
@geteverythingheregeteveryt4895 2 жыл бұрын
Shiba inu kasoo hadal
@zaabirinaalpichannel166
@zaabirinaalpichannel166 2 жыл бұрын
Msha allh
@Alon_404
@Alon_404 2 жыл бұрын
wlhi wadinimada way kamuqataa , Adigo wadankii kadhoofay mailoobin
@mohashakiir1726
@mohashakiir1726 2 жыл бұрын
Labo usbuuc kahor ayaa igu danbeyday meshaan aad muqaalka kasoo duubtay qeepta caawibta sxbkey axad baa fadho shaqo ficn beee hayaan allh ufududeeyo
@Mohamed.labeeye
@Mohamed.labeeye 2 жыл бұрын
Maclin waxan kaa Codsanaya inaad kasoo hadasho Unoriginal facebook videos Qaabka loo Xaliyo, Anniga dhaman muuqalada aan Facebook page-kayga Geliyay waa wadda Original waxuuna ileeyahay Unoriginal.! ALLE Cimriga & Caafimad-kabba hakuu dheereyo macalin e, igu qaado oo kasoo haddal.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 жыл бұрын
Wcs mudane Abdinasir Solo hore usoco waxaa kamid tahay kuwa leh dalka tusaalaha lagu garto kuwa leh dalka Somali wa sidan kzbin.info/www/bejne/bme6hZyQj8hgb7s
@maganXaad
@maganXaad 2 жыл бұрын
Waan kugu hanbalyeynayaa inaad bedeshay mashruucii hore, mashruuc cusubna aad furtey. Hanbalyo
@waxanimacagahaygiibaa2814
@waxanimacagahaygiibaa2814 2 жыл бұрын
Waxay ila tahay safaaradu inkastooyna awoodeedu buuxin hawsha u taalana ka culustahay meelo badan oo kale hadda shaqadoodii inay gabeen bn dareemayaa. Soomaalidu waa lagu gumaaday wadankaas, 2 Cali oo iswaydiinaysana lama maqlo... Mooyi malaha shaqo aynaan ogayn bay hayaan.
Maxay Somalidu ku hayaan South Africa? Waakan Gudomiye Cabdi Calas
18:44
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 933 М.
BARNAAMIJKA QURBA JOOGTA SOUTH AFRICA BY Cabdul qaadir Axad
31:05
Somali National Television
Рет қаралды 13 М.
The Amazing MYSTERIES of CATS in Islam
13:33
Virtuous Islam
Рет қаралды 489 М.
WHY I CHOSE UCT | UNIVERSITY OF CAPE TOWN
8:03
GIFT VARSITY TV
Рет қаралды 12 М.
Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium
15:55
Hereri Media
Рет қаралды 37 М.
Hollywood iyo Qorax joogto
46:27
Sola Portal
Рет қаралды 12 М.
Islii xaafada soomalida ee Nairobi Kenya 🇰🇪
16:13
Dhakhtarrr
Рет қаралды 137 М.
Hereri iyo South Africa | Part 2
52:46
Universal TV
Рет қаралды 91 М.
💩Поу и Поулина ☠️МОЧАТ 😖Хмурых Тварей?!
00:34
Ной Анимация
Рет қаралды 1,5 МЛН