SAFAR SALAAMA WAA KUU XIISI DOONA 💞// ASHWAQ OO KA XANAAQDAY SAFARKAYGA DAG DAGA AH😩

  Рет қаралды 248,560

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

5 ай бұрын

If you're reading this I love you...
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZbin CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZbinKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 377
@sharafbadan774
@sharafbadan774 5 ай бұрын
kusali xabibkena maxamed scw
@user-zz8qh3md7s
@user-zz8qh3md7s 5 ай бұрын
Scw scw
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 5 ай бұрын
scw
@ubaxbashir7334
@ubaxbashir7334 5 ай бұрын
Scw❤❤❤scw scw Scw ❤❤❤scw scw Scw scw scw Scw ❤❤❤️🥹
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 5 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@SaqaaweAhmed-py9qv
@SaqaaweAhmed-py9qv 5 ай бұрын
Aan kusalino Nabig mxamed scw
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 5 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@Ismaliyare
@Ismaliyare 5 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😊
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 5 ай бұрын
Scw scw scw 📿🕋♥️
@feizul.feisal
@feizul.feisal 5 ай бұрын
Scw
@user-el8zb4pj6u
@user-el8zb4pj6u 5 ай бұрын
Scw Scw
@cujnaanyarre1000
@cujnaanyarre1000 5 ай бұрын
Sharafta saliga ilaali meel dad ajanabi Kala ah ay isku tawanaayan ayad saliga kenee alle ka cabso like lacag kuma sameeneesid
@apdikariinmoh880
@apdikariinmoh880 5 ай бұрын
Ishwaaq markay cake ga u marisay dirisle ee uu maxamed saacid eegay inta ku qososhay like 😂😂
@khadramaxamud1632
@khadramaxamud1632 5 ай бұрын
Waan qoslay 😂😂😂😂😂😂
@abdallabro11
@abdallabro11 5 ай бұрын
Ashwaaq gawadh qalbi wanagsan dacadii oo wanagsan 😊❤
@djamalkhan1316
@djamalkhan1316 5 ай бұрын
Number isodir ashwaq
@feisalcade3635
@feisalcade3635 5 ай бұрын
I hate goodbyes specially when it's from someone you love 😢😢😢😢
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 5 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato ❤❤
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 5 ай бұрын
amiin
@XaliimocabdulaahifaaraxXaliimo
@XaliimocabdulaahifaaraxXaliimo 5 ай бұрын
Aamin
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 5 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤😊
@Musam377
@Musam377 5 ай бұрын
Oldman is here for watching Adina wll ku sali nabiga scw ❤
@raniitalifestyle2392
@raniitalifestyle2392 5 ай бұрын
scw
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed 5 ай бұрын
Zcw
@ahmedfarhan8636
@ahmedfarhan8636 5 ай бұрын
❤salalallahu❤caleyhi ❤wasalma❤
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p 5 ай бұрын
Mash allh wll hore uzoco farxada du waa farxdayda alle wax kudhipa ku matuzo wll qimo badan dirisle ishwaq ilali ❤❤❤❤❤
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 5 ай бұрын
Naaag nin aan qabin wllked ahayn aabaheed ahayn siday utaaban kartaa miyeynan ilaahay ka baqayn yaaaaaaab
@KingMadar-xh3sk
@KingMadar-xh3sk 5 ай бұрын
Wàa jacaylkeeda
@jcm3349
@jcm3349 5 ай бұрын
Commentigaan maantoo dhan aan baadhayay waa kan ❤
@jcm3349
@jcm3349 5 ай бұрын
@@KingMadar-xh3sk Bro Alle ha ku dhawro
@quruxdiihablaha1234
@quruxdiihablaha1234 5 ай бұрын
@@jcm3349 oo mxaa ubaaraysay
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 5 ай бұрын
Prank wye Bari So Dhahaayaan Dirisle Ma bixin next video 😂😂😂
@maxamudsky5031
@maxamudsky5031 5 ай бұрын
Dhamaadka vidioga daqiiqa 11:05 我今天哪儿也不去 I'm not going anywhere today 这是恶作剧 this is a prank 对不起阿什瓦克 sorry ashwak
@cazmiahmed8
@cazmiahmed8 5 ай бұрын
Wuu baxay germeny joga snp ka daawo😂
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 5 ай бұрын
​@@cazmiahmed8last video dawo wu joga ninkan meel uma socdo
@Haffyy
@Haffyy 5 ай бұрын
Go watch now 😂😂😂
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 5 ай бұрын
@@Haffyy😂😂
@SAMIRA-bd7js
@SAMIRA-bd7js 5 ай бұрын
walhi qof qalbi wanagsan 😢❤
@king_amiid
@king_amiid 5 ай бұрын
Team dirisle on like❤
@farahabdillahi
@farahabdillahi 5 ай бұрын
Meesha dhandhaan baad ku noqotay ee iskaga tag yurub tadii ku laabo dirisle
@zakariya484
@zakariya484 5 ай бұрын
Wlh dirisle ashwaq weyku jeceshahay ❤ zaxipo ka aqbal hadad rabto guur uso bandigo wlh dareen ayaa ku hesta ayaada adigana haku adneeynin xirirka tumashi cusub no Soo dhowey 🎉❤🎉
@rudwaancige-ck8oz
@rudwaancige-ck8oz 5 ай бұрын
Legend idrissle abdi horay u soco bro from Djibouti 🇩🇯
@cabdiqaadirahmed
@cabdiqaadirahmed 5 ай бұрын
Dirislow hadad wax garad thy gawadhaan ilaali pro wlhi ❤
@abdulrahmanhassankafi6312
@abdulrahmanhassankafi6312 5 ай бұрын
Habon miyaaa qof tan mise
@NadaaQalil-kd5pd
@NadaaQalil-kd5pd 5 ай бұрын
Iyadi waye😅​@@abdulrahmanhassankafi6312
@RudePoi
@RudePoi 5 ай бұрын
​@@abdulrahmanhassankafi6312 Maya Waa Ishwaaq 😊
@user-bq1ji7ez2h
@user-bq1ji7ez2h 5 ай бұрын
Sorry dad isjecel ineykalafogadn majecli😢😢
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 5 ай бұрын
Idrisle gabdha waa ku jeceshahay inaad waqti hore u sheegtid bay ahayd aad baan uga xumahay u soo dhaqso
@AbdiweliHussein-dy4qy
@AbdiweliHussein-dy4qy 5 ай бұрын
Safe journey ❤
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 5 ай бұрын
Dirislow gabadhan guurso sxp noloshadana ha keenin baraha bulshada
@CabdiraxmaanDayb-tn6ey
@CabdiraxmaanDayb-tn6ey 5 ай бұрын
wallhi way ku jeceshy mushtaq ee ilasho hoy dirislow
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 5 ай бұрын
Masha allah sxb safar salama inshallah so allah you will make everyting happy and I am greating my dear inader qali ishwaaq❤❤❤
@suleimanhassan3328
@suleimanhassan3328 5 ай бұрын
Here we go dirisle abdi Austria 😂
@khadirrichman
@khadirrichman 5 ай бұрын
Sxp dirisle teg ostreria sopopto ah aadban ugu xisay kursigii iyo background kiii quruxda badnaa wllhi kursigii dadka badan ka oohiyay ku laaboh kheyr padan i.A 🎉❤😂
@user-fg7hd5zq2c
@user-fg7hd5zq2c 5 ай бұрын
Really walahi 😮
@abdikarimabdillahi4195
@abdikarimabdillahi4195 5 ай бұрын
waraa qoftan haku racdoo ❤
@omarikar82
@omarikar82 5 ай бұрын
Salaamulah Idiriska
@zakinice59hakim
@zakinice59hakim 5 ай бұрын
Dirisle sxb ishwaq wa gabar kujeclatay kuna jecel please sxb waxa ka codsana inaa fahamto jaceylka ay kuqabto mhd snd wll❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 5 ай бұрын
Maash allaah
@mohameddalmar7061
@mohameddalmar7061 5 ай бұрын
Allow gabar sidan oo klle ii jcll isahal yarabi yow
@hamzamahamoud-5431
@hamzamahamoud-5431 5 ай бұрын
Team Dirisle ❤
@doosmuse7244
@doosmuse7244 5 ай бұрын
Waxan Waa prank video dhamaadkiisa buu ku sheegay qoraalka in la fahmeyn miyuu mooday 😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 5 ай бұрын
Dirisle kabadha ilali inader from Djibouti ha sidayn kabadha o Djibouti nogu kayn waan kuso dhawaynaynaa adi iyo haboon caday
@bbehudaiita2695
@bbehudaiita2695 5 ай бұрын
Af xabashii weye xariif reer itopiya ah
@Sharmamedia123
@Sharmamedia123 5 ай бұрын
darisloow sababtay u xabaaqday wey ku jeceshehee inanta ha ka raagin😂
@Wiilk224
@Wiilk224 5 ай бұрын
Ashwaq Qurux ❤
@userliibaan
@userliibaan 5 ай бұрын
Dirisle farxad ku nolow saxib
@RudePoi
@RudePoi 5 ай бұрын
Goat Dirisle 🐐
@ClraxmaanCllaahi-kt2cs
@ClraxmaanCllaahi-kt2cs 5 ай бұрын
Dirisle gabar saa ina uga tagtid uxanaqysa mahelaysid ishaq ilaali sxp😢❤
@user-gv8ni9iw1p
@user-gv8ni9iw1p 5 ай бұрын
Waa runtaa zxp
@MaxamedXaashi-jy7oz
@MaxamedXaashi-jy7oz 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك عليه
@walidmiyir5068
@walidmiyir5068 5 ай бұрын
Wa side dirisleh
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 5 ай бұрын
Y’all so cute together MashaAllah! Brother you better bring your A.. back 😂
@umalkhayromar8253
@umalkhayromar8253 5 ай бұрын
M.a idirsle gabadhuh weyku jclshey ee fahan wllow😂😅❤❤❤🎉
@cabdijabaarmuxumed4149
@cabdijabaarmuxumed4149 5 ай бұрын
Salalaahu ❤calayhi ❤wasalam❤
@Boss_man34
@Boss_man34 5 ай бұрын
The first person
@lakiboy3586
@lakiboy3586 5 ай бұрын
Darislow gabdhaan fahan wlhi jacyl dhab ahaan ka dareemayaa nio gabdha wax la qabo sxp
@Muhyadiinmaame
@Muhyadiinmaame 5 ай бұрын
Scw❤
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 5 ай бұрын
Mansha alahu ashwaq
@hodannisja6694
@hodannisja6694 5 ай бұрын
This is prank am not going anywhere srry ashwaq 😂😂😂 ya aqanin afka mesha kuqortee😂😂
@Commandos.c
@Commandos.c 5 ай бұрын
sorry ashwaq I'm not going anywhere today this is prank 😂😂😂
@Mokaamil-bd6ih
@Mokaamil-bd6ih 5 ай бұрын
Gabadha ha cidlayn nh dirisle
@Cudoon-ey4yj
@Cudoon-ey4yj 5 ай бұрын
Inta fahntey qoralka danbe iney prank thy😂😂😂
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 5 ай бұрын
Subxaan Allah subxaan Allah subxaan Allah war illahay iyo umadaba kaxishooda maxayihiin ragan iyo naagahan dhinaca isa saaraya ayagoo ajanabi kala ah hadaad banaanka kala fadhiisataan maxaa idin helaya war illahay kacabsada Acuudu billah
@mjama7664
@mjama7664 5 ай бұрын
Naagtu jilicsana o dokh xuma nin safer kisa ka qariyey bay airport ka uso racaysaa
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 5 ай бұрын
Dhofku jacaylka udaranaa😢❤❤❤ ax ax qalbiga jabay😢
@maxamudsky5031
@maxamudsky5031 5 ай бұрын
Waa prank
@maxamudsky5031
@maxamudsky5031 5 ай бұрын
Dhamaadka vidioga daqiiqa 11:05 我今天哪儿也不去 I'm not going anywhere today 这是恶作剧 this is a prank 对不起阿什瓦克 sorry ashwak
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 5 ай бұрын
Oshaq mxaa ka qaldan Hooyadaa miyaa dhashay nin
@user-ce9lm1rs8u
@user-ce9lm1rs8u 5 ай бұрын
Waar saaxiib maxaad ugu sheegi weysey mar horeeto 😢
@mohamednoor118
@mohamednoor118 5 ай бұрын
Dirisle wa danestu , gawarta marku kumel gaari buu iskabahai.❤ ayadu ufuurin KZbin channel.
@musharafhaji
@musharafhaji 5 ай бұрын
(This is prank, iam not going any where, sorry ashwak) that’s the Chinese word in the last 😂😂
@user-fg7hd5zq2c
@user-fg7hd5zq2c 5 ай бұрын
Walahi markan dhameystey muqalka waxan uu maleyey in an isku wadan joogney pro wan ku tageera hormar wacaan marwalba
@userliibaan
@userliibaan 5 ай бұрын
Saxiib wax codsaday jawaabin dagero dirisle cabdi
@sahraabdi4321
@sahraabdi4321 5 ай бұрын
Qof dhab lo jecelyahay sinaba macquul uma aha in subaxdi ban baxaya ladhaho laga qarsado💔
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 5 ай бұрын
Bye bye dirisle abdi gabadha inadan u sheegin safarkada waa danbi weyn waa qalad 🥰😅
@user-xf1xj4gt7i
@user-xf1xj4gt7i 5 ай бұрын
Dirisle gabadhan inaas prank hata ku sameeysid maho ee gabdha haku dheliin ashwaq qof wngsn wayo kada ciyaarta
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 5 ай бұрын
jilaa qatara waaye ishwaaq😃anage nagu bilowday riwaayad
@FardowsaHassan-yj5tp
@FardowsaHassan-yj5tp 5 ай бұрын
😮😮😮
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 5 ай бұрын
walalky Isku dag in aad qoralkyga aragto Arin Xun ba samaysay hada so baxayso wlky ma ahen in aad gabadha o ku careysan sobaxdo wlhi wuxu waa dumar landhere iyada o raliya o farxsan natus hadi macqul tahay sidi waya aragna waliga u dhaqan ralina iga ahow darisle bro
@user-hd6sw8xx8n
@user-hd6sw8xx8n 5 ай бұрын
Duresle niow shiid bada noqotay😅
@xaliimosacdiyo2963
@xaliimosacdiyo2963 5 ай бұрын
Haboon iyo samiix ayaa kuficned dirisala cabdi doqona yohoow katag haboon ee ulaawo samiixo qaliil
@AhmedCarab-lv8ix
@AhmedCarab-lv8ix 5 ай бұрын
Ani waaxan ku faraxsanahy inaa noqoto is good❤❤
@musharafhaji
@musharafhaji 5 ай бұрын
(This is prank, iam not going any where, sorry ashwak) that’s the Chinese word in the last 😂😂
@namelos2963
@namelos2963 5 ай бұрын
Ma xishooto nin aan ku qabiin isku dhe dheeji waa xanuun😮
@Hassaaanentertainment
@Hassaaanentertainment 5 ай бұрын
Jacaylow xaaal qaaado ❤❤❤😂😂😂
@omarahmed-282
@omarahmed-282 5 ай бұрын
Walaalkay Ina Cabdi beryahan waxaad noqotay jilaa dhab ah 😂 Laakiin way iska caddahay in saaxiibkaa keligiis baxayo. Waayo uma eka inaad Kenya ka baxayso 🇰🇪 😂😂
@Abdirahman846
@Abdirahman846 5 ай бұрын
😂😂😂😂 dirisle wixii heelay baa ii heelay hada Ka hoore saxiib Nin Adag baad tahay Dadka Wax yabaha Runta waay Ka baqaan 🤙❤️
@nasteexinapea814
@nasteexinapea814 5 ай бұрын
Safar salaam
@mcc6023
@mcc6023 5 ай бұрын
Dooqa waa cajiib wllhi wxaa i fahmi karo legend leee 😂😂
@kowtheral-wadi9194
@kowtheral-wadi9194 5 ай бұрын
Ani wakufahmaaau
@abassabdillahi726
@abassabdillahi726 5 ай бұрын
The legend drisle
@muparakarachid634
@muparakarachid634 5 ай бұрын
11:13 这是恶作剧 = this is a prank 11:18 我今天哪儿也不去 =I'm not going anywhere today 11:22 对不起阿什瓦克== sorry eshwak
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 ай бұрын
Miyaa gadaal ka fahmay😂😂😂
@nuur___ozil
@nuur___ozil 5 ай бұрын
Waxaad ku jclty waan garan la ahay zxp qofta😮
@hiismahdisalad7588
@hiismahdisalad7588 5 ай бұрын
Waa marki uhoreysay oo xirir run ah gashay ilaasho
@AhmedCarab-lv8ix
@AhmedCarab-lv8ix 5 ай бұрын
Oo dirisle ma kenya buu ku dhashay maxa ka qaldan qofta nio halkadi ku noqo hana soo noqon wah
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 5 ай бұрын
Wlhi waaan qoslay markay marisay ee saa isu soo eegen😂😂😂
@aliibrahimabdiluckypoi2376
@aliibrahimabdiluckypoi2376 5 ай бұрын
DirisLe meeL aad aadaY mlhne prankiga ka daa gbdha😂
@fahmahayir202
@fahmahayir202 5 ай бұрын
Ishwaaq Qurxieyy ❤
@xamseozil1307
@xamseozil1307 5 ай бұрын
Ax ax sorry ish waaq. Naf wax jecl dulmanaa😢😢😢😢
@hanaancosoble2423
@hanaancosoble2423 5 ай бұрын
Mr 9 iskaabulo waaye lamaanha kala diraa kwrn😂😂😅
@naciimayaasin7805
@naciimayaasin7805 5 ай бұрын
Aaryaa idirisle horta lahjad anad u dhalan maxaa isagu qasabtaa waxd noqotaa wax si ah
@muizaahmed3363
@muizaahmed3363 5 ай бұрын
Dirsle don’t forget ashwaaq 😂
@mohamedhashi6135
@mohamedhashi6135 5 ай бұрын
Jacaylkii ayaa nagu kaakiciseen nacalaaye 😂😂
@Muxsin.ansaari
@Muxsin.ansaari 5 ай бұрын
Kan wa sawir whli😮
@Aftahino
@Aftahino 5 ай бұрын
Bahdil u Adagigaa Ninkaw😮😮
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 ай бұрын
: boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️❤❤❤ 👇
@hodanmuuuu3346
@hodanmuuuu3346 5 ай бұрын
😂😂😂😂
@ChoukriAli-sc2jv
@ChoukriAli-sc2jv 5 ай бұрын
Dirisle inanta qalbigeeda wad dhaawacday wlhi ashwaaq waa gabadh qalbi nadiif ah qurux badan aqoonle isla wayni ma le fadlan paraki ku same lkn ha ka tagiin
@SamiiraSahal-rz8bc
@SamiiraSahal-rz8bc 5 ай бұрын
Sorry ashwaaq sxbkeeda wey ka xumaatey safarkiosa😢😢dirisle soo laabo
@maxamudsky5031
@maxamudsky5031 5 ай бұрын
Dhamaadka vidioga daqiiqa 11:05 我今天哪儿也不去 I'm not going anywhere today 这是恶作剧 this is a prank 对不起阿什瓦克 sorry ashwak
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 5 ай бұрын
Darisle hablo badan baa ku ciyaartaye inanta iska guurso saas baa kuu dhowrsanaan badan
@Wehelka145
@Wehelka145 5 ай бұрын
Ashwaq😂TAG😂😂
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 5 ай бұрын
🥰🥰🥰you should have told her ahead of time 😢
@user-sq1ce3ug3w
@user-sq1ce3ug3w 5 ай бұрын
Gabdhaha ciyaarta kadaa dirislow sxb wayo way qalbi jilcan yihiin waxa adiga kulah waxyar ayaa ayaga wax wayn u ah
@user-kr9zt4ze7n
@user-kr9zt4ze7n 5 ай бұрын
Dirisleh good trip 🎉 Lakin danastee bad tahay😂
@musharafhaji
@musharafhaji 5 ай бұрын
(This is prank, iam not going any where, sorry ashwak) that’s the Chinese word in the last 😂😂
@Naske14
@Naske14 5 ай бұрын
😂😂😂😂 Prank waaye kkkkkk waa ujeedaa nooh 😂
ANIGA IYO HABOON SIDEEN ISKU BARANAY // STORY TIME
23:14
Dirisle Abdi
Рет қаралды 122 М.
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 52 МЛН
PRANK QAMRO AYAAN SOO CABAY \way iga naxeen🍺🍺
18:57
Dirisle Abdi
Рет қаралды 304 М.
CASHADII UGU DAMBAYSAY EENU ISLA CASHAYNO (BYE)
13:36
Dirisle Abdi
Рет қаралды 168 М.
VIDEOGAN ASHWAQ WAY ICEEBAYSAY // YAA DAMIIN AH LABADIINA?
21:18
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 133 М.
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 13 МЛН
Мама хитрая😂​⁠​⁠@ladymilanapap4610
0:16
МишАня
Рет қаралды 1,6 МЛН
Only Harley Quinn doesn't dislike the Joker's shortcomings#joker #shorts
0:17