Safarkaygii Buurta Kaaramardha, Jigjiga, DDS 🇪🇹

  Рет қаралды 2,096

Mukhtar Eman

Mukhtar Eman

2 ай бұрын

Buurta Kaaramardha oo qiyaastii 9km dhanka galbeed ka xigta magaalada Jigjiga ayaa ah buur taariikh mug weyn ugu fadhida shacabka Deegaanka Soomaalida.
Buurta Kaaramardha ayaa lagu xasuustaa halgannadii iyo wax-is-ka-caabbintii bulshada Deegaanka Soomaalida, islamarkaana waxay ka mid tahay buuraha silsiladaha xidhiidhsan ee Gurayska.
Buurtan ayaa xilliyadii u dambaysay waxa ay ahayd goob ay dad badan u tamashle iyo dalxiis tagaan, gaar ahaan wakhtiyada barwaaqada iyo munaasibadaha waa-weyn.
Travel with @Mukhtar Eman.

Пікірлер: 7
@MukhtarEman
@MukhtarEman 2 ай бұрын
Fadlan Subscribe saar Channelkayga ❤❤❤
@Dalmarvlogs
@Dalmarvlogs Ай бұрын
Goob taariikhi ah iyo dalxiis
@HAWD_BARI
@HAWD_BARI 2 ай бұрын
Sxp waddanka itopiya maleh ❤ ee waa dhul somaliyeed sidaa lasoco
@sheekeeyemedia769
@sheekeeyemedia769 Ай бұрын
sax wweye zxp wa sidaa waa yabay marku idhi ethopia dhulkaaga marnaba si fudu ha ku ilaawin waan ku salaaamay zxp
@abdihakimali6324
@abdihakimali6324 13 күн бұрын
Calanka kasaar kaarabardha ethiopia maleh adigi somaliga ahaa ayaaba aamin san inuu ethioa ledahy
@EngAhmedHashi
@EngAhmedHashi Ай бұрын
Awelba cagdheer caqli lagama sugeyn
@mruun2509
@mruun2509 Ай бұрын
Eng aa waxbarashooy xaal qaado
JIGJIGA VLOG ETHIOPIA 2024
15:52
GorGor
Рет қаралды 8 М.
Hello Jigjiga
33:16
SRTV Somali
Рет қаралды 987
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 170 #shorts
00:27
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 501 М.
Q'oorti weds Alex Part 1 ll Borana Traditional Wedding
24:38
ArtBeat Kenya
Рет қаралды 13 М.
SIDA LOGA CASARIYEEYO JIGJIGA 2024
12:25
SamaTalis
Рет қаралды 1,1 М.
STREET FOOD IN JIGJIGA
14:47
Najah
Рет қаралды 3,6 М.
Bilicda JIGJIGA  iyo Buurta Karamardha🇸🇴🇪🇹
12:00
Zizu Channel
Рет қаралды 26 М.
Hello Jigjiga
24:47
SRTV Somali
Рет қаралды 437
2 $ Hotel 🏨 Waxan Seexday Hotelka Ugu Raqiisan jigjiga
11:58
DEEQSI MAN
Рет қаралды 15 М.
Hotelka ugu Qaalisan Jigjiga (Luxury Hotel 🏨 In Jigjiga
15:35