Safarkaygii Serbia 🇷🇸 || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa

  Рет қаралды 329,779

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Күн бұрын

Waxaan booqday Serbia, waxaa ku nool ilaa 10 qof oo Soomaali ah.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 382
@GeediSahan
@GeediSahan 11 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share Instagram: instagram.com/geedisahan/
@NIIKO_SOMALI
@NIIKO_SOMALI 11 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/d4SkgWavdr-BbM0si=AsbTrjOcksmh8KYF
@abdirizak1307
@abdirizak1307 11 ай бұрын
Zxp qaali hawl muhiim ah ayan kaga bahanahay 😢qof cafimad raba ayan ahy
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 11 ай бұрын
Zxp xage kaala soo xiriiraa information badan ayaan kaaga baahnaa
@nasriahmed9286
@nasriahmed9286 10 ай бұрын
@GeediSahan ma garanaysaa gabadha Andrea? ma garanaysaa shabakadaha bulshada? instagram?facebook?
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 ай бұрын
Serbia 🇷🇸 Waxay kamid ahayd Wadankii weynaa ee kuyaalay Bariga Yurub ee markii danbe ukala baxay 4ta Wadan. Waayo iyagu isku Dad iyo isku Diin iyo isku Af midna ma'ahayn ee Xoog uunba la isugu hayay. Nadaamkaas Wadamo badan ayaa kujira uu kow kayahay Wadanka Ruushka, China iyo kuwo kale oo badan oo wali qaab Gumeysi kuheysta Wadamo kale. Marka Serbia 🇷🇸 , Bosnia 🇧🇦, Croatia 🇭🇷 iyo Macedonian 🇲🇰 Ayaa lawada dhihi jiray Yuguslafia. Hadase waa kuwaa waa afar Wadan oo Kala heysta 4 Calan iyo 4 Dowladood iyo waliba Diimo iyo dhaqano kala duwan. Waxaase su'aal ah Soomaaliya Maxaa kala siiyay Calamadaan kala duwan iyo Madaxweynayaashan iyo goloha Baarlamaanka iyo Waziiraddan kala Ordaya een heshiiska ahayn ee wakhti walba dhiiladu ay utaagan tahay. Subxaanallaah. Umadd isku Diin ah oo Isku AF ah oo isku Dhaqan ah oo kolay kutahay ubadan isku Suurad iyo midabb oo hadana kala Qoqobano Kala Dowladdo ah oo kala Calan ah. لا حوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم أللهم ردنا اليك ردا جميلا أللهم إنا تبنا اليك فتقبل منا توبننا ، أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك...يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@foziaali7610
@foziaali7610 11 ай бұрын
Geedi sahan deserves millions of subscribers 😢i like his exploration ❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 ай бұрын
ليس عليك أن تكون مسلمًا لدعم فلسطين ، عليك فقط أن تكون إنسانًا.🇵🇸 You don't have to be a Muslim to support Palestine, you just need to be human ❤.
@kawazaki23
@kawazaki23 11 ай бұрын
this ain't about Palestine my boy besides they don't care about you why even bother people die every day,,,,,how many people die in Congo or are poor don't have anything to eat same thing goes for Somalia how many somalis are poor and have nothing to eat or have no clean clothes,,,,,nobody feeds an another mans child when before their own.period keep that Palestinian lives matter bs of our channel please
@XamzeXasan-p3x
@XamzeXasan-p3x 11 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@HamdiIshak-r2p
@HamdiIshak-r2p 9 ай бұрын
Ameen
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
Dalxiis kaliya nama gayside, taariikh iyo xogo muhiimana waad nala wadaagta, horey u soco wll.
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 11 ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤
@abdiadennn
@abdiadennn 11 ай бұрын
Serbia is one of my favorite countries i've been to. very welcoming people and a beautiful country ✌
@neoreign
@neoreign 10 ай бұрын
REALLY?!?!? wow, good to hear.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 11 ай бұрын
She speaks better somali language than my Somali-American children. Allow wadanka noo nabadeey
@abdirasak5597
@abdirasak5597 11 ай бұрын
And still you don't know you are the problem behind that your child can't speak his mother language😢
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 11 ай бұрын
My somali-children primarily interact in English at school, with neighbors, and at the mosque. Despite my best attempts to communicate with them in Somali, they consistently respond in English. It's been a challenging effort to instill our native language oh well
@MohamedAhmed-it5zn
@MohamedAhmed-it5zn 11 ай бұрын
@@HassanAliHassan1960 Take them to dugsi or try to talk only SOmali at home atleast
@ZupairMoha
@ZupairMoha 11 ай бұрын
Adiga Ayaaba English Wax Kuso Qoraaya 😂😂
@neoreign
@neoreign 10 ай бұрын
@@HassanAliHassan1960 Ismail you can get somali tutors online to teach them the language. Even the basics is better than nothing.
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 9 ай бұрын
War gabadha Noo soo wad ❤❤❤❤ Serbia ma aha waxay ku tiri BOSNIA.
@asadbaashemuuse9498
@asadbaashemuuse9498 11 ай бұрын
Geedi sahan Somali traveler Man of the people. Keep going legend 🎉🎉🎉
@abdisamed889
@abdisamed889 11 ай бұрын
Waa wax laga xumaado In Soomaaliya ay dal Islaam ah Kosofo layiraahdo ay ka dooratay serbiya OO Gaalo ah OO weliba laayay muslimiinta Kosofo
@mmmu9339
@mmmu9339 11 ай бұрын
You are encouraging me to travel more. Love it Mashallah
@AishaI20
@AishaI20 5 ай бұрын
Haha, she did so well, specifically the famous song! 😂😂😂. Good job, girlie. I'm Somali girl, and i adore the beautiful Serbia! 🇷🇸 🇷🇸 ❤❤❤
@amhmed8129
@amhmed8129 11 ай бұрын
Geedo sahan الله يحفظك اخي العزيز ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 ай бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
@MohamedAli-xw1gh
@MohamedAli-xw1gh 11 ай бұрын
Asc
@abdullahibashir4894
@abdullahibashir4894 10 ай бұрын
Sxp maxa khayrka ugu sheegi waysay dinta lafidiyaa pro kuligen ilaahow nawafuji Amin yaa Allaahi❤❤
@cadarmaxamed7177
@cadarmaxamed7177 10 ай бұрын
War gabadha ha lay keno somalya waban jecladaye ❤
@Xamuudi03
@Xamuudi03 11 ай бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan.
@mohassan5087
@mohassan5087 11 ай бұрын
Gabadha hala caawiyo hala baro luuqada somaliga ama hala keeno dhulka somalida mahadsanid geedi sahan dhacdooyinka cusub
@Hanibadmaax
@Hanibadmaax 11 ай бұрын
indho adeyg maxaay tahay sabaabta loo barayaa soomaaliga
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 11 ай бұрын
​@@Hanibadmaax😂😂😂😂
@aymanabdullahi8009
@aymanabdullahi8009 11 ай бұрын
​@@Hanibadmaaxlangab xun Somali ah ayaa thy markas ayaa dhahaysa maxa loo baraya luqada, war luqada in ay dadka kale Bartan waxa ay sharaf uu tahay dalka, yaa wax ka raba adiga 30 Sano ka badan qabiil Iyo qashin isku dilaya, gabdhas Bosnian ka ah ka dal fiican, dalkeeda qaxooti Ku thy luqadeeda Si ad nolol yar uu hesho uu barata.
@aymanabdullahi8009
@aymanabdullahi8009 11 ай бұрын
​​@@HanibadmaaxAniga I speak english and Amharic, I learnt Amharic from KZbin and now am planning to learn kswahili, try to improve yourself, I don't know why somali pple feel unhappy whey they see foreign pple learning their language..?!
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 11 ай бұрын
Geedi Sahan Guulleyso Legend Best KZbin 👌 💯
@liiyoos6710
@liiyoos6710 11 ай бұрын
Mashalah caadi Ma ahan sida aad noogu soo tabisid Safarada iyo Dalxiiska
@aankeyofficial3542
@aankeyofficial3542 11 ай бұрын
Geedi sahan I'm proud of you pro
@Dekamohamed-q8t
@Dekamohamed-q8t 11 ай бұрын
Thank you geedi sahan
@Mo________Elmi80
@Mo________Elmi80 11 ай бұрын
Légende Gedi sahan❤❤❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Best Somalia KZbinr
@mubarikabdi6588
@mubarikabdi6588 11 ай бұрын
Waa muuqaal qurux badan geedi sahan waad mahadsan tahay noo soo badi
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 11 ай бұрын
I love you ❤of course Mogadishu ❤❤❤
@abdi.hissseinali3368
@abdi.hissseinali3368 11 ай бұрын
Thanks Geedi. Sahan KZbinr. Uqalma.More than2m. Lkn Somali hakratay. Horay usoco.
@kurana289
@kurana289 11 ай бұрын
Mashaalah wll geedi sahan ❤👑🙏
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 11 ай бұрын
Maansha allah gabadh fariid
@mussejama311
@mussejama311 10 ай бұрын
Great coverage Luqadaada xooji saaxiib canug yaraad tahee. ❤💯
@farhanosman1846
@farhanosman1846 11 ай бұрын
Legend geedi sahan ❤❤❤❤❤❤
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 10 ай бұрын
Waar walaal inantaa wada ku qulqul leh lambarkeeda yaa iiso qoraya aan u duceeyaa wlhi waan rabaa inantaa ❤😢😢
@Babnz
@Babnz 11 ай бұрын
The girl speaking Somali 🔥
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 11 ай бұрын
Sxb guuleyso ❤ reer serbiya nagu salaan
@omarabdullahi9804
@omarabdullahi9804 11 ай бұрын
Keep going bro 😎.
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 11 ай бұрын
Wiilka haĺmilyan gaadhsiiya waa nin dadaalbadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AFDiini1722
@AFDiini1722 11 ай бұрын
we are bloody everywhere. didn't know there were Somalis in Serbia. Heard a while back there is a Somali community in Jerusalem of all places.
@Moemoney101
@Moemoney101 9 ай бұрын
Serbia is actually beautiful was not expecting that
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 11 ай бұрын
best Somali Youtubber
@Adeshboyhonestly
@Adeshboyhonestly 11 ай бұрын
I actually like this video my brother even though it's first time to visit here.❤
@mohamedmuuse444
@mohamedmuuse444 2 ай бұрын
Serbia People are very Nice 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 11 ай бұрын
Wa xagee Serbia yadu ma Africa mise wa eeshiya mise yurub
@cdalle7505
@cdalle7505 11 ай бұрын
Yurub wye
@ducaalehussein8802
@ducaalehussein8802 11 ай бұрын
Yurub iyo Asia
@Martindegarf-mt5xy
@Martindegarf-mt5xy 11 ай бұрын
Rushka ayey kutalaa
@Guhaad34
@Guhaad34 11 ай бұрын
Yaguslafiya ayay katirsanan jirtay
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 11 ай бұрын
Always awesome stuff well done bro
@AbdalaHandsome2024
@AbdalaHandsome2024 10 ай бұрын
I really like that bosnian girl, she needs a lot of happiness😢
@hamsehassan8564
@hamsehassan8564 11 ай бұрын
Woow my gedi sahan❤
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 11 ай бұрын
Geedi sanhan guulayso
@som2894
@som2894 9 ай бұрын
What i love in Somali ppl they don't forget Thier language and ID
@mohamedsfirstwaadseali724
@mohamedsfirstwaadseali724 11 ай бұрын
Very good 👍 Serbia. Let me know when you are travelling to Russia. Is also my favourite place when day I want to visit insha allah. Bro I’m one of your fans keep what you doing is good and also you educating people good 👍
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 11 ай бұрын
Wad ku mahad santahy gedisahn
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 11 ай бұрын
What a youtuber 🔥 ❤ ilaayo 10k aakula socda alx
@shariifomar
@shariifomar 11 ай бұрын
Qof like iyo share laga xaasidi karin waa adiga brother keep going
@bobena84
@bobena84 11 ай бұрын
Masha Allah
@waayahaonlineacademy
@waayahaonlineacademy 10 ай бұрын
geedi sahan hambalyo m.a marwalba channelkaaga waa waaya aragnimmo naggu cusub iyo horumar❤
@maxamuudnaasir4293
@maxamuudnaasir4293 11 ай бұрын
Saciid Gurey nin weyn waa aqaan waagii Serbia tahriib kuwada ahayn gabar Serbian guursaday tahriib dhan meesha lagu ilooway sxb adi iyo Dumashi isku waara idiin leeyahay😅😅😊🎉
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne 11 ай бұрын
Haa niyow qoftoo cadaan ah ayuu ka wataa😂
@abdirizakawil9058
@abdirizakawil9058 11 ай бұрын
War maxamadow qaab aan africa kaga soo tago isheeg oo maanta amaal ii gal maalmo ka bacdi fiirinayaa in aad reply isoo gashay ee zxp sre wax lee isheeg
@Dhabarweyne
@Dhabarweyne 11 ай бұрын
@@abdirizakawil9058 niyow passport itoobiyan ah sameeso kadib casuumaad ama dalxiis tussia u dirso kadib xadka ka gudub ee germany gal wa sida hadda lagu boxo jawab iso celi yar ku baxa number kisa ku sinaya
@maxamuudnaasir4293
@maxamuudnaasir4293 9 ай бұрын
@@abdirizakawil9058 maxa rabtaa sxb
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 ай бұрын
Free Free Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭😭😭 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في فلسطين
@Ahmed-t2c
@Ahmed-t2c 10 ай бұрын
Waaw masha allah wa video gi ugu views ka badana sidan iyo ka badan rajeyna hala tagero gedi sahan thanks all of you
@abdishakurGalad
@abdishakurGalad 11 ай бұрын
Geedi sahan wn ku salame shb🔥
@NuurcaliMaadow
@NuurcaliMaadow 5 ай бұрын
Serbia 🇷🇸 waa qaaradee
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 ай бұрын
Yurubta Bari. Waxaa la dhihi jiray Yuguslavia.Serbia 🇷🇸 , Bosnia 🇧🇦, Croatia 🇭🇷 iyo Macedonian 🇲🇰 Ayaa lawada dhihi jiray Yuguslafia.
@abdullahideeq2671
@abdullahideeq2671 11 ай бұрын
Keep going bro ❤
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Caadi ma aha Gabarta 👍👍
@ahmedfarah6520
@ahmedfarah6520 10 ай бұрын
Hello to you from somalia. Andrea is so beautiful woman we will be welcoming to you in mogadishu.
@LUISFIGO-tr5pw
@LUISFIGO-tr5pw 4 ай бұрын
Geedi sahan xabad wa ka helay haka sotagin
@dineydibit5187
@dineydibit5187 11 ай бұрын
War gibirta waba somali🤔
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 10 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/p6uolmNtmcR9bdEsi=2tlyscMDW4VATusI
@abrahman129
@abrahman129 6 ай бұрын
Gabar
@Yaasiinaxmed2
@Yaasiinaxmed2 4 ай бұрын
Maxaya Somali garanaysaa maskiin ha igu garaacine wadada ku qul qul 😂
@mahamedismaciil-u2h
@mahamedismaciil-u2h 11 ай бұрын
mansha alla serbia waddan qurux badan
@abwaanbaandheeye6226
@abwaanbaandheeye6226 2 ай бұрын
Mansha alah
@MaxamedCity-d9o
@MaxamedCity-d9o 11 ай бұрын
Geedi sahan hore usoco pro
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 11 ай бұрын
Geedi sahan dhul mar heer caalami ah
@AbdimalikMo
@AbdimalikMo 10 ай бұрын
Serbia waa dad aad u fiican 5sano ayaan kawada shaqeyney campani ku yaalo mareykanka
@YaxyeFarah-eo2vq
@YaxyeFarah-eo2vq 9 ай бұрын
Zcpmuuqaal kasoo.sameey scotland ❤ one of the best favoraite 🏴󠁧󠁢󠁳󠁣󠁴󠁿
@keyzibrownlive1896
@keyzibrownlive1896 11 ай бұрын
Allah akbar
@saafipharma
@saafipharma 3 ай бұрын
Luuqadu diintay kamid tahay Gabadhaa afkeeda waxa Masha Allah iyo Insha Allah kabaxa eega Luuqadeena waa Cilmi
@suldaanka7
@suldaanka7 4 ай бұрын
Balgaret magaaladii Uu qabsaday sulaymaan al qaanuuni saw maa hayn ❤
@MohamedAhmed-uf8vp
@MohamedAhmed-uf8vp 10 ай бұрын
My best KZbinr 🎉
@mohammett_10
@mohammett_10 11 ай бұрын
Geedi sahan legende😊
@Gashanle02
@Gashanle02 11 ай бұрын
Thanks brother
@husseindalmar3812
@husseindalmar3812 11 ай бұрын
Asc waan Ku salaamaya marka hore geedi sahan waxn ku tarsan laHaa mid wll adi marka wadan cusub ama meeL cusub u safarto Nala soo wadaag waxa kharsh ama lacag Ku baxysa waayo qof haduu u socdo si u hiLo xog wll inta bas thanks
@cadarmaxamed7177
@cadarmaxamed7177 10 ай бұрын
Anderya ❤ ha lay keno somaliya ❤
@vne_Aj
@vne_Aj 4 ай бұрын
War gabadha iso qabo waanka heleey
@Farhia_ali
@Farhia_ali 11 ай бұрын
WELCOME BACK BOOSAASO. QALDALA GAROOWE QARDHO CARMO WAA. INAA. AADO INSHALAAH❤❤❤
@MomtasOmar
@MomtasOmar 11 ай бұрын
Wadada ku gul gul wlhi waa funny 😅😅😅
@Garaadjigjigawi
@Garaadjigjigawi 10 ай бұрын
Nin waxatahay waxfiican sogudbiya marwalba ee horey usoco
@osmanabdiissack9584
@osmanabdiissack9584 10 ай бұрын
Tu dois marier la petite bosniaque qui a honoré ta langue maternelle dans un pays lointain. Elle a prouvé qu'elle aime la somali et tu lui prouve que tu aimes ceux qui m'aiment la somali. Elle ne dois pas etre déçue d'avoir aimé la somali. Tu dois lui rendre la sourire
@hajiempire8541
@hajiempire8541 10 ай бұрын
We will marry her
@osmanabdiissack9584
@osmanabdiissack9584 10 ай бұрын
@@hajiempire8541 👍
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@LowServant
@LowServant 9 ай бұрын
Absolutely!!!
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 What do you mean
@MedidrissIbrahim
@MedidrissIbrahim 11 ай бұрын
Mashallah
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 11 ай бұрын
Aboowe waan ku tagera geediyow
@ducaysane1133
@ducaysane1133 11 ай бұрын
Qoftan waa qof shidan
@cademarwaan1621
@cademarwaan1621 11 ай бұрын
GEDI SAHNOW GABRTAAN IGU SOLEME XARIFOW WAA GABAR MUSLIM BOSNIAN WAA MUSLIM ❤😊
@oodwaynedayniile552
@oodwaynedayniile552 11 ай бұрын
Halyey hore usoco ❤
@GONDHIGAONLINETV
@GONDHIGAONLINETV 11 ай бұрын
Guuleyso geedi sahan
@Engyooska199
@Engyooska199 11 ай бұрын
Greece santorini kasoo samey video waa jasiirad bilic leh🎉 7:24
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 ай бұрын
Serbia 🇷🇸 Waxay kamid ahayd Wadankii weynaa ee kuyaalay Bariga Yurub ee markii danbe ukala baxay 4ta Wadan. Waayo iyagu isku Dad iyo isku Diin iyo isku Af midna ma'ahayn ee Xoog uunba la isugu hayay. Nadaamkaas Wadamo badan ayaa kujira uu kow kayahay Wadanka Ruushka, China iyo kuwo kale oo badan oo wali qaab Gumeysi kuheysta Wadamo kale. Marka Serbia 🇷🇸 , Bosnia 🇧🇦, Croatia 🇭🇷 iyo Macedonian 🇲🇰 Ayaa lawada dhihi jiray Yuguslafia. Hadase waa kuwaa waa afar Wadan oo Kala heysta 4 Calan iyo 4 Dowladood iyo waliba Diimo iyo dhaqano kala duwan. Waxaase su'aal ah Soomaaliya Maxaa kala siiyay Calamadaan kala duwan iyo Madaxweynayaashan iyo goloha Baarlamaanka iyo Waziiraddan kala Ordaya een heshiiska ahayn ee wakhti walba dhiiladu ay utaagan tahay. Subxaanallaah. Umadd isku Diin ah oo Isku af ah oo isku Dhaqan ah oo kolay kutahay ubadan isku Suurad iyo midabba ah oo hadana kala Qoqobano Kala Dowladdo ah oo kala Calan ah. لا حوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم أللهم ردنا اليك ردا جميلا أللهم إنا تبنا اليك فتقبل منا توبننا ، أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك...يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 11 ай бұрын
Ilbaxnimada yurub caadi maaha Serbia waa wadanka ugu xagjirsan yurub xagga diinta hadana masaajidadii turkiga waa kuwaa weli dhisan ee laga sheekaynayo Soomaalida mooyee cid wax dumisaa ma jirto waayo waxay u haystaan xadaarad lasoo maray oo taariikhi ah oo in la xuso u baahan oo dhalintu barato
@mariamanka7151
@mariamanka7151 11 ай бұрын
Asc wllo adiga Serbia miya joogta
@AbdiAziz-c2i
@AbdiAziz-c2i 11 ай бұрын
Waan ku salamey waar nio geedi sahanow wadanka aad passport kiisa haysato ee Austria 🇦🇹 maa na bartid
@mahadcadaawe3279
@mahadcadaawe3279 11 ай бұрын
Waa wadan wanagsan
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 11 ай бұрын
Waa gabadh cajiiba kulaha wadada Ku qulqul 😂😂😂 Geedi sahan salan sare
@Hareedo
@Hareedo 9 ай бұрын
Geedisahan thanks walal waxan codsanaya inad nosoo gudbiso hotelkii marooko meel an kala xariiri karno waxan raba inan fasax u aado mahadsanid keep going bro
@AnasMohamud-iq8ky
@AnasMohamud-iq8ky 3 ай бұрын
Wow msh allh
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 5 ай бұрын
Gabadha yar ee quruxbadan run ahaantii waa helay
@guuleed9980
@guuleed9980 11 ай бұрын
Hore u soco sxb
@DSOOGLE13
@DSOOGLE13 11 ай бұрын
GABADHAN SerbianKA AH AF SOMALIGEEDU WAA DIYARSANYAHAY #GEEDISAHAN THANKS
@WaldaaniWaldo
@WaldaaniWaldo 8 ай бұрын
Meelaha xalaalka aha wax ka cuna please sida turkida ama Syrian 😢
Magaalada Marrakech
8:03
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 252 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 54 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 63 МЛН
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 562 М.
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 303 М.
Why this American chose Serbia for life
18:18
Attic Life
Рет қаралды 227 М.
Siday tahay ganacsiga Soomaalida Talyaaniga 🇮🇹 How is Somali business in Italy
25:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 199 М.
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 196 М.
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 174 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН