SAFARKEENI ANIGA IYO TEAM WALBA TICKET 🎟️ AYAA IGA DHUMAYE😭😭😭

  Рет қаралды 59,482

Macalimoo

Macalimoo

4 күн бұрын

Пікірлер: 260
@Canabmustaf1234
@Canabmustaf1234 2 күн бұрын
Qofka kaliya ee cafimadken naweydiyo macalow😢❤
@MinhaajAbdullahi-of1wi
@MinhaajAbdullahi-of1wi 2 күн бұрын
Macalimow Amiira ilaaliya waa boqoradeena ❤😢😢😢❤
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 2 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤
@FowziaMaxamed-fz3go
@FowziaMaxamed-fz3go 2 күн бұрын
Scw
@AyaanCusmaan-cb7br
@AyaanCusmaan-cb7br 2 күн бұрын
Warun walahi
@RiYaqOmar
@RiYaqOmar 2 күн бұрын
Macalimo Amiira il gaar ku haaya Noo ilaaliya gabadha ❤❤❤
@IleynaCumar
@IleynaCumar 2 күн бұрын
team Amiiro one like❤
@SucdiAsad-
@SucdiAsad- 2 күн бұрын
Team macalimoow on like
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 2 күн бұрын
Team Amira qurux one like 👍 ❤
@anisocabdi899
@anisocabdi899 2 күн бұрын
Nolosha kuma xumeyso walalkey qalbiga Ka ogsoni❤❤😢
@Sariyaabdihakiim
@Sariyaabdihakiim 2 күн бұрын
Mar walba aad dhahdo biyaha badsada biyo i ag yaalaa soo xasuustaa thanks baro❤❤❤
@user-oo2tf3ji3v
@user-oo2tf3ji3v 2 күн бұрын
TEAM Amiira like one like ❤qosolka aduunka wey mesha losoda lankawi
@user-mh7bo3ww7r
@user-mh7bo3ww7r 2 күн бұрын
Team Amira Qurux si nawad Allah xanigugeyoo amiiin
@MunaQaaali
@MunaQaaali 2 күн бұрын
Macalimoo amiira noo ilaaliya ilahy ha idin ilaaliyo gabdha il garaa ku haya yaa idinku rag tihiin😢❤🎉ilahy nabad ha idinku keeyo ha idinku sooceliyo❤
@TiinaAli-k7f
@TiinaAli-k7f 2 күн бұрын
Amiin yarabi❤😢
@effootballconami
@effootballconami 2 күн бұрын
wiilka kaliya oo naga fikiro ilove you so much macalimoow☺️☺️❤️❤️❤️
@umalmohamed1666
@umalmohamed1666 2 күн бұрын
Boqoradena Amiira Qurux is not easy ❤
@user-qb5px6ho1x
@user-qb5px6ho1x 2 күн бұрын
Team WalBa safar salama idinko nabad Qaba solabTa Insha Allah 😭🫶🏿😩
@MARYAMOABDULLAHI-hz5gp
@MARYAMOABDULLAHI-hz5gp 2 күн бұрын
Mucalimow Sethy cafimadkaga se waye biyaha badso aboowe
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team Sundus Team samiya team Sundus Team samiya team Sundus Team Sundus 🎉 200k kamisun
@Fans_sunmriko
@Fans_sunmriko 2 күн бұрын
Team walpa one like 👍
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741
@muzdalifamaxamedreerxaashi7741 2 күн бұрын
Mucallimow anagaa ka daran waan ku jecelnahay sidoo kale ❤❤❤❤❤❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 2 күн бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤️❤️🕋☝🏼
@ZamzamMaxamed-rs3bk
@ZamzamMaxamed-rs3bk 2 күн бұрын
Team walbah is not easyyy😮 Safar sala ma
@MunooQurux
@MunooQurux 2 күн бұрын
Amiiradeena noo ilaaliya😢❤🎉ilhy ha idin xafido dhamaantiin
@KowserMaxamad
@KowserMaxamad 2 күн бұрын
Macalimo amirada inoo ilali allaha ilaliyee 🤲🏻🥹🧡
@Raimayy_mohammed
@Raimayy_mohammed 2 күн бұрын
Ninka kaliye cafimdkena na weydiya macalimo 🫶💋😩
@shukricilmi1949
@shukricilmi1949 2 күн бұрын
Macalimo safarka allah nii fududeyo❤ wane jeclehe
@faadumocalifaarax3182
@faadumocalifaarax3182 2 күн бұрын
Alx wakufcnhy waa kuu cunteynay macalimow adigane biyaha badso ❤
@ShirdoonCumar-n7u
@ShirdoonCumar-n7u 2 күн бұрын
Maanta cayda isteelka waa wareeyy 😂😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team cumer team 💪 💙 abeera team adna team amira team cimaran team asad team ceda team saki soomaali team armhna team salxa team Sundus love you 😍
@Xamdimuhamed
@Xamdimuhamed 2 күн бұрын
My team ❤💪
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
@@Xamdimuhamed team Sundus love you 😍
@SamiraDahir-gp8zy
@SamiraDahir-gp8zy 2 күн бұрын
Wiilasheena amiira noo ilaaliya❤
@user-eq5yh7cw6h
@user-eq5yh7cw6h 2 күн бұрын
Macalin HAaa iiy qoslin yaaaa udhibee kulaha 😂😂😂😂😂
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 2 күн бұрын
Team walba laba vedio spodhiga intii dalxiiska lagu jiro hal Vedio wuu nagu yaryahay😩😂
@IkraanDamion7
@IkraanDamion7 2 күн бұрын
Haa wlhi hal vadio waan no yaryh
@TiinaAli-k7f
@TiinaAli-k7f 2 күн бұрын
Haa😂
@ayanmohamud2638
@ayanmohamud2638 2 күн бұрын
Macalimoo Mashallah proud of you ❤️ always read your adkar
@user-yl6qb5tg7t
@user-yl6qb5tg7t 2 күн бұрын
Macalimowwwwww allh nii nabad geeyo😢😊
@XamdimaxamedmaxamuudXamdi
@XamdimaxamedmaxamuudXamdi 2 күн бұрын
Thanks wiilkenii Mocalimo anaga xataa waa kujecelnahay wllhi❤❤❤😢
@MuxudiiXasan
@MuxudiiXasan 2 күн бұрын
Iso duceya salada igu adage😢
@Mariam-om1vs
@Mariam-om1vs 2 күн бұрын
Amiira ilaaliya😢😂
@saynabfarax1225
@saynabfarax1225 2 күн бұрын
Safar salma team walba allah idin nabad geeyo
@user-zf1qv6hs8v
@user-zf1qv6hs8v 2 күн бұрын
macalimoo safar wanaagsan❤❤😂😂🎉🎉
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 күн бұрын
Asc macalimoo Allah ku caafiyo waan kuu sharegarey waxa tahay wiil talent leh hore u soc eedo
@user-lj7bb1wb5s
@user-lj7bb1wb5s 2 күн бұрын
QOfkii ugu horeyay ayan ahay
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 күн бұрын
Hampalyo macalimo the big legend 200k❤🎉
@user-uu6tx6yx2i
@user-uu6tx6yx2i 2 күн бұрын
Amiin first comment❤
@Cayuni1
@Cayuni1 2 күн бұрын
Safe journey my team ❤
@user-bj3wu7vb6z
@user-bj3wu7vb6z 2 күн бұрын
Laba libaax duurka kuma heahiyan wllhi wa run salax io macalimoo mxa isku diray😂😂😂
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team Sundus Team samiya
@xamdamohamedmuse7831
@xamdamohamedmuse7831 2 күн бұрын
Masha Allah 🎉🎉❤❤
@user-vd3il1kj3o
@user-vd3il1kj3o 2 күн бұрын
Alhamdulillah macalimo xalkee waaaye wan ku xiisey doono ❤❤❤❤
@zahruujadeey4083
@zahruujadeey4083 2 күн бұрын
Tem walbah wa niwata❤❤❤
@user-tk3nj7je1l
@user-tk3nj7je1l 2 күн бұрын
Safar salama team walba allah idin fududeeyo❤❤❤
@shukricilmi1949
@shukricilmi1949 2 күн бұрын
Inta macalimo ila jecel ❤ umc
@Sabriinxamsecabdiqan
@Sabriinxamsecabdiqan 2 күн бұрын
Safar salaama team walbah keep going macalimow 200k subscriber ❤❤❤hore usoco❤❤ ilaahay ha idin nabad geeyo amiin ❤❤❤❤
@abdourahmanhassanaden514
@abdourahmanhassanaden514 2 күн бұрын
Macalimo you are the best keep going pro 💪🫠
@user-ww8qg8ej9k
@user-ww8qg8ej9k 2 күн бұрын
Mocalimoo I'm first person 🎉❤
@TiinaAli-k7f
@TiinaAli-k7f 2 күн бұрын
I can’t wait safarka ❤
@XaawoMaxamad-gw9uj
@XaawoMaxamad-gw9uj 2 күн бұрын
Hpeen walba anaa ugu horeyaaa
@user-tm4pw8tn2c
@user-tm4pw8tn2c 2 күн бұрын
Masha allh washadan tahay macalemuw❤😂
@HadiyaReermagaal
@HadiyaReermagaal 2 күн бұрын
Mashlh salax adu uqurux badayahay❤
@user-nx9bj1rq7b
@user-nx9bj1rq7b 2 күн бұрын
First reply ❤
@khadijasaidahmed8632
@khadijasaidahmed8632 2 күн бұрын
Team walba I really love you guys... I'm addicted with you guys 😢😊
@user-yx7wc2ph8r
@user-yx7wc2ph8r 2 күн бұрын
Anaa ugu hor saare😂😂😂❤
@AyaanMahamed-cn2zq
@AyaanMahamed-cn2zq 2 күн бұрын
Amiira Quruh amiiro Quurux ❤❤❤❤❤❤Allah 🤲
@Kzibra-44
@Kzibra-44 2 күн бұрын
Fans messi one like❤❤
@Taliyexidiga
@Taliyexidiga 2 күн бұрын
Maanshaa Allah ❤️ ❤️ macalimoo waana waanuyay
@amishpatel7545
@amishpatel7545 2 күн бұрын
Wcs wilkena allaha idin nbd geeyo team walbo safar salama
@tuneeyyyyy
@tuneeyyyyy 2 күн бұрын
Team walpa❤
@FalisYusuf-kr6mu
@FalisYusuf-kr6mu 2 күн бұрын
Ilaahay hanii fududeeyo❤
@FardowsoXaaji-wh2op
@FardowsoXaaji-wh2op 2 күн бұрын
Safar salama timkena insha allah ❤❤
@MaxamedAxmadbarkhadle
@MaxamedAxmadbarkhadle Күн бұрын
Ilahay ha inabad geeyo macalimowgeeena❤
@KowserMaxamad
@KowserMaxamad 2 күн бұрын
Coming soon 200k i.a❤🎉🎉
@mumtazhasan-le9es
@mumtazhasan-le9es 2 күн бұрын
Keep going bother🎉
@FarhiaHassan021
@FarhiaHassan021 2 күн бұрын
Qofkii ugu horeeyay Ee. Like saaray 😊
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team Sundus
@SahraAbdi-hm3gv
@SahraAbdi-hm3gv 2 күн бұрын
Waa ficanahay walalkey mcn sharaf iyo karamo kuma wayno ninka kaliya cafimadken na weydiya naga fikira ❤❤❤😢
@BushroJama-gk6ne
@BushroJama-gk6ne 2 күн бұрын
Alah wadiin xisidoonah
@Lajacley
@Lajacley 2 күн бұрын
Haa❤
@Khadar-bulshaawi
@Khadar-bulshaawi 2 күн бұрын
Anaa ugu hureeye maanta dee maclimoo dee
@NajmoShire-m5n
@NajmoShire-m5n 2 күн бұрын
Wani salaamay team macalimow ❤😂
@user-ni8ux3sy4k
@user-ni8ux3sy4k 2 күн бұрын
MACALIMOO SETHY ZXPKY❤❤
@user-tt5qd7px6p
@user-tt5qd7px6p 2 күн бұрын
Icant wait ❤
@SamiraFarah-cv6jw
@SamiraFarah-cv6jw 2 күн бұрын
Macimooooòoooo❤
@parkjimin-hc5zu
@parkjimin-hc5zu 2 күн бұрын
Take care Of you❤❤
@abdourahmanhassanaden514
@abdourahmanhassanaden514 2 күн бұрын
Legend
@SucaadAbshir
@SucaadAbshir 2 күн бұрын
First 🎉
@samiraqurux2614
@samiraqurux2614 2 күн бұрын
Dhiirigaliyaheena🎉❤
@fartuunfantastic5455
@fartuunfantastic5455 2 күн бұрын
I can’t wait 200k 🎉🎉🎉
@HodanMaxamadHodanMaxamad
@HodanMaxamadHodanMaxamad 2 күн бұрын
team walba ❤
@Hafsaabdirahman-rj5mc
@Hafsaabdirahman-rj5mc 2 күн бұрын
Nin karimeed❤❤❤
@RoodaIsmaaciil-dr8kc
@RoodaIsmaaciil-dr8kc 2 күн бұрын
Asc macalimaw❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 2 күн бұрын
Save journey mi team❤❤
@RahmoAbdibarre
@RahmoAbdibarre 2 күн бұрын
Safar salaamo team walba 😮😢❤
@shaakirmahamed9736
@shaakirmahamed9736 2 күн бұрын
Ok my big fans
@LubnaIbrahim-cs4nt
@LubnaIbrahim-cs4nt 2 күн бұрын
Alxm wan wacanay wllky🎉❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 2 күн бұрын
Mocalimoo labo labo video nosogali😊❤
@user-pz1vt2op8l
@user-pz1vt2op8l 2 күн бұрын
Macalimoow 200k coming soon
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team maclimo 200k
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 2 күн бұрын
Safar salaama nabad ku aada 😢❤
@HiboYusuf-o8l
@HiboYusuf-o8l 2 күн бұрын
Macalimaw ❤
@user-ys4ek6ei3x
@user-ys4ek6ei3x 2 күн бұрын
Moalimooo❤😂😂😂😂❤❤❤
@IntisaarMaxamed-nj4zo
@IntisaarMaxamed-nj4zo 2 күн бұрын
Team Sundus Team samiya team koko team maclimo
@MaryaoSuufi
@MaryaoSuufi 2 күн бұрын
Amiin ❤❤❤
@HabiibGuleed
@HabiibGuleed 2 күн бұрын
Macalimow zxp marka hore waku salmay kadib (waxa jecshay wlalka la jeclow) ma ahan mahmaah ama xikmad ee wa xadiis nabiga laga so wariyay wll عن أنس بن مالك رضي الله عنه خادم رسول الله صلى الله عليه وسلم أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ( لا يؤمن أحدكم حتى يحب لأخيه ما يحب لنفسه ) ، رواه البخاري ومسلم
CADNAAN WAX WALBO OO AAN KU DHAHO YES DHEH
25:57
Samia AHMED
Рет қаралды 145 М.
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 46 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
GABDHAHA AAN ISKU BALAMIYE GAME KII IN / OUT QOSOLKA ADUUNKA
9:44
DALXIIS KII UGU QURUXDA BADNAA AAN WADAJIR U GALNO IYO DAMSHAAD..?
22:34
JAWIGA HABENKII LANKAWI WOW QURUX IYO BASHAL BADAN
15:22
Macalimoo
Рет қаралды 52 М.
TEAM 27 AYAAN U GEEYEY ASAD HAGIO IYO HANI MAXAA KALA QABSADAY 😂
19:57
HAL MEEL AYAAN ISUGU KEENAY GABDHAHA DHAN KADIBNA WIILASHA AYAAN..!!!!!
13:07
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42