Safarkeygii Muqdisho iyo Sidii uu ahaa

  Рет қаралды 3,574

Shukri Fiican

Shukri Fiican

Күн бұрын

Empowerment #CommunityAdvocacy #SkinHealth #SayNoToAddiction
#ShukriFiican #AwarenessMatters
Waxaan muuqaalkan jeclaystay in aan idinkula wadaago safar saacado qaatay ee aan ku imid magaalada Muqdisho. Waxaana isku dayi doonaa inta aan magaaladan joogo in aan idinla wadaago nolosha magaaladan oo ah mid aad u soo koreysay sanadihii ugu dambeeyay. Fadlan adinakana isku daya in aan nagu soo biirtaan. Fadlan subscribe dheh channel-kan sidoo kalena la wadaag saxiibadaaa.
Welcome to Shukri Fiican - Advocating for Health, Empowerment, and Awareness! 🌟
🚨 At Shukri Fiican, we're on a mission to shine a light on important issues affecting our community's well-being. Join us in the fight against harmful practices as we raise awareness about the dangers of skin bleaching and the risks associated with addictive drugs.
Empowerment for All: Shukri Fiican is not just a channel; it's a movement. We believe in empowering individuals to make informed choices, embrace self-love, and foster a community that stands against harmful practices.
🤝 Subscribe now to be a part of this vital conversation. Hit the notification bell to stay informed, and let's build a community that advocates for health, empowerment, and awareness.
[Connect with us]
📷 Instagram: @ShukriFiican
🐦 Twitter: @ShukriFiican
Facebook: @ShukriFiican

Пікірлер: 23
@AminQadro
@AminQadro 7 күн бұрын
Masha allh
@sahruja5777
@sahruja5777 7 күн бұрын
Maasha Allah ❤
@shafimediapro
@shafimediapro 8 күн бұрын
Mashalaah ku soo dhawaaw Muqdisho aan maalin kaaga soo horeeyay
@hibohussein1518
@hibohussein1518 6 күн бұрын
Maasha allah, muqdisho wali ma tagin. This seems like another side of muqdisho. A beautiful side. Thank you abaayo for sharing.
@mullerkay4743
@mullerkay4743 8 күн бұрын
Cadeey shukri waa sii dhuubatey maansha alaah thanks abaayo lasocodkaaga
@ummabdallahrqyh511
@ummabdallahrqyh511 9 күн бұрын
Masha Allah ku soo dhawoow Muqdisho cadeey Allah wadankeena Hanooga Dhigo Amni iyo Barwaaqo Amiin
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 6 күн бұрын
Cajeerada wadan ka waaa uxiiisay maaashaaa alaaah beerka geela ani ad ayaa ukariyaaa kan arigana waxyar bes alaha kuubara keeeyo abaayo maashaa alaah
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 7 күн бұрын
Mashalaah tabarak cafimad kucun
@AminQadro
@AminQadro 7 күн бұрын
❤❤❤
@user-lh9hr5qk5e
@user-lh9hr5qk5e 9 күн бұрын
Mash Allah tabark Allah ❤❤❤sister
@hibonasiib3766
@hibonasiib3766 8 күн бұрын
Welcom mugdisho hoyadii dalka amni iyo aamana alaha yelo adiga iyo kugula suganba alahuma malakal xamdu Waa nanka ilaliyaa nabadee alaha noogu deqo deqo nabada dadkenana kuwa isfahma alah ka dhigo
@samzam3128
@samzam3128 9 күн бұрын
Mashallah adoo nabada soo laabo
@Umo580
@Umo580 9 күн бұрын
MAANSHALLAA QARAXA ALLAAH HAKAILAALIYO
@hiboxasan3954
@hiboxasan3954 9 күн бұрын
Masha allah soo dhawoow 🎉
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 9 күн бұрын
welcome eedo❤
@abdulkadirmoalimmohamed5915
@abdulkadirmoalimmohamed5915 9 күн бұрын
Very Delicious and Healthy Food
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 9 күн бұрын
Masha allah fiicanaa daljaaga hooyo allah nabad waarta hanooga dhigo
@farahegeh7475
@farahegeh7475 9 күн бұрын
Masha Allah, hakuu siyaadiyo nimcadiisa insha'Allah
@Akp83366
@Akp83366 9 күн бұрын
Allaha nabada noo badiyo wadan qurux badan waan heysanaa 🤲
@SamiraSaeed-r6l
@SamiraSaeed-r6l 9 күн бұрын
Maansha,aaah❤❤❤❤❤
@user-jp9mu1of2r
@user-jp9mu1of2r 8 күн бұрын
Shugri guryaha alaabta lagu kireeyo xaafadan aad degan tahay Malaga helaa? Haday jawaabtu haa tahay nalawadag pls sida lagu kireysto
@mohamedalihassan7895
@mohamedalihassan7895 9 күн бұрын
Hade Maan isqabano intaad muqdisho joogtid
@nurtaomar6698
@nurtaomar6698 8 күн бұрын
Waxaan arkeynaa markaan joojino calamadahaan badan ee aan u dbaldegeyno . Hadaan qaadano calanka baluuga dabaldega 1Luuliyo bes. SORRY😢 somalia 🇸🇴
“ Waxan Ahay Single  “ Ayaan Edebsan
22:01
Fadumo Riyaad
Рет қаралды 40 М.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 148 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 80 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 123 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 60 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 190 МЛН
Si Fudud Oo Nolol Qani Ah Oo Qurux Badan Aad Ku Heli Karto Waa Inaad…😳
40:50
Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN
15:54
Dhambaal Digital
Рет қаралды 141 М.
CASHO DHAMESTIRAN CEESH IYO FUUL IYO DIGAAG IYO AVOCADO SMOOTHIE 🥑
20:50
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
JAWAb KU SOCTO DADKA KU FARXSAN FURTANEYKA....BY SAMIRA SIMAN
14:21
Samira Siman Channel
Рет қаралды 60 М.
Sidee ayay idinla tahay in aan 3.5kg ku rido 10 maalmood?
14:11
Shukri Fiican
Рет қаралды 16 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 80 МЛН