Qofkii ugu wanaagsanaa Dunida Soo Mara Rasuulkeenii sharafta Badnaa scw ❤😢
@Abdisalad-p5sАй бұрын
Scw
@HudiitaHazmarАй бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤
@AxmedTravelerАй бұрын
scw scw scw
@Luulmohamedali-j2xАй бұрын
Scw scw scw scw scw scw 😊
@MadiinoSheekh-x4vАй бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@MunaQurux-lr3ztАй бұрын
Puntlnd wa mesha ugu quruxda bdn somalia waxa ku yaaal melo ad u qurux bdn o lo dalxis tago sida vedioga ku argteen puntlnd quruxda waxa u dher nabda gariga garowe kaso racdo waxa ku imanysa bosaso xata ma arkaysid wax ku cesha io jig boynti mshallh ilahw nabda no siyadi ❤❤❤
@IqraMoalim-s3sАй бұрын
M .a ad uqurux badantahy from xamar in wan imaan
@AhmedmahadcaruusАй бұрын
Somali mesha ugu quruxda badan wa konfur siba dhulka abgaal warshiq cadale jowhar balcad celdheer ila barawe
@ibraxusenАй бұрын
Garowe ila bosaso kaliya maha amni galkcyo ila bosaso wa amni xiliga rabto ku safri karto mida kale puntland oo dhan ba amniya 1500 km oo isku weera ayay dawlda puntlnd ka talisa wana wada save ✍
Wllhi oo bilaahi oo tolaahi waaba dhaaratee like saar 😂😂🙌
@suusaanclcasiisАй бұрын
War illaahay kabaq qofyahy dhaarta noocaasa waa xaraan
@barwaqomohamed6480Ай бұрын
@@suusaanclcasiiswllhi ani xitaa wa nacay
@suusaanclcasiisАй бұрын
@@barwaqomohamed6480 wax yaalo badan oo cayaar looyiri baa aakhro la is iswaydiin abayo somalidii dhaqamo xun bay iska barteen waxay rabaan bay soo qorayaan
@abdiaziz6792Ай бұрын
Adaa dhaarrtay ani ma dhaaran 😂
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48Ай бұрын
Buntlan masha allah waye bosaaso waa maqli jiray hada arkay magaalo qurux badan waye nabada ilaahey ha u siyadsho
@YusufCraxman-y1eАй бұрын
Kooko wali waxba ku dhiman,,,jaziirada xaafuun,caluule,xaabo,jasiiradahaas ayaa kuu dhiman videos ka wa ku quxbadan yihiin dalxiiska murcanyo iyo dhurbo,,,raascaseyr ayaa kuu dhuman dhulkaas quruxda badan waa lagaa qarirey igeeya ku dheh waana kaa sugeyna thank you 💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️
@dhelatiraАй бұрын
Ad io ad goblka quruxda waxa u qabilsan puntland Rascaser koko iney Adan Rajenaya Isha Allah Wana nabad o balo kama jirto❤🎉
@fardowsacali9499Ай бұрын
Xeebihi Malaysia ee aad tagi jirtay halkan baa igala shidan msha allah. Reer puntland dad isku tashaday horay u socda❤
@ynwa____queen7636Ай бұрын
Muqdisho baan ku dhashay kuso koray kuna wenaday lkn isma lehen meel muqdisho ka baxsan oo somalia kamid ah baa sidaan u qurux badan mashalah Boosaso iyo qardho waan maqlay un mooyaane hada baa aragti igu horeesa 🎀❤️🔥😭wadankena ilhy nabad hanooga dhigo aamin yaa rab🤲
@suhayrahassanАй бұрын
Jiir haan ku waynaaday baa tahay baayo 😅😅😅😅
@MoaisseАй бұрын
Xoogaa soo dalxiis👍👍
@dharaarshowАй бұрын
Ciyaal xamarku waxeu moodaan xamar maahee aduun kale inuusan jirin Maalin dhexdaas ah baan nin dhaliyara ah meel technology looga hadlayo ku kulaney sigaruhuu iisoo raadiyey su,aaluu iweydiinaya ana waan uga jawaabeyey markii dambe buu yiri xagee joogta sxb waxaan ku iri boosaaso kulaha gobolda dad technology yaqaana ineyjoogaan maana uqabeyba
Wlhi bosaaso inaa tago waa jeclahay i.a mar uun waan tagaa boosaaso, ceerigaabo iyo baladweyne from muqdisho🥹☺️
@sulthanazeisha-ni8ehАй бұрын
Welcme Walal From bosaso🇸🇱
@CanabNuur-t9zАй бұрын
Welcome ceerigaabo
@XaawoElmiАй бұрын
Welcome wa labadey da magalo❤️🙏😊
@Sabirinahmed-h8oАй бұрын
welcmoe pye❤
@najmoapdalle470Ай бұрын
Well com 🎉❤bosaso
@hoodoabdi9551Ай бұрын
Masha allah putland dhul aad uqurux baddan ku yaala Allow noo barakee❤ from Somaliland one day Wan soo arki insha Allah
@HalaAlasdhowreАй бұрын
Dhul majeerteen ay leeyihiin wasakh kuma arkeysid wow😮❤❤❤❤
@fahaddahirtohowАй бұрын
Hdalba wan kari la'ahay alle wxn ka baryay wadan ka inuu nabad inoga dhigo bal eeg bilicda iyo dhaqaalaha ka muuqda wadankeena Soomaaliya masha allah Mahdsanid soo gudbin aad u qurxbadan NABAD BA NAS LA NUUGA LEH aan u duceyno dalka si niyad ah barwaaqo buu eebe nasiiye ❤❤❤
@HiboDaahir-vo9ruАй бұрын
Reer puntland is muujiya one like
@AmiinDeAlberto23Ай бұрын
waxwalba maalin baad baranaysa ama ogaanaysa wllhi ismaan lahyn state ka puntland baa sidaan u dhisan qurux dan iyo shacnigan leh ma aqan sbbta dadka ku nool ay mar hore usoo tabin waayen noogana gadi waayen dhulkaan iyo dhismayan quruxda badan ayagoo haysta mashallah waxkle aan dhahayo ma aqan wllhi ❤️😍
@DhuuxAhmed-i4uАй бұрын
Wllo waa laso dhiga ee adigan arag teda kle waxa jira magaaloyin waxyaalo dabiiciya leh sida isku shuban baargaal
@halimamohamed4400Ай бұрын
❤❤❤
@guulSO250Ай бұрын
Xeebaha ugu badan somaliya puntland bay ku yaaalan😂
@ibraxusenАй бұрын
Masha allah brother amnigana wa noo dheeryahay .
@apdicazaanyo1333Ай бұрын
Sxb puntland dhalinyarteda jiifta oo dhulkoda soo bandhigin
@cayuushmaxamed8204Ай бұрын
Ilahoow nabad putland adaa noga dhigay no siyaadi. Melaha kllena napad iney u noqotaaa u rrrajeeyyn. insha'Allah ❤
@ZultanWeheliye24Ай бұрын
Walshay Dar Alleh $3 Ma kaga Heli Karaaa Dhibta I haysteee😢
@cayuushmaxamed8204Ай бұрын
@@ZultanWeheliye24 apwe wlhi ma hayo cafwan
@neima837Ай бұрын
Team koko and hassan I love you coming soon 900k ❤❤❤
Anigoo ku hadlaya magaca dhalinta reer puntland ee qurba joogta ah waxan si aad iyo aad u weyn ugu mahadcelinayneyna KOKO iyo teamkeeda oo waqtigooda qiimaha badan geliyey booqashada deeganada puntland soona gudbiyaan bilicda deeganada quruxda badan ee puntland. KOKO NOOSOO LAABO BAAYE, WAAN KU JECELNAHAY WALAL ❤🇸🇴🙏🏾
Maasha Allah koko naagta keliya wadankeeda ku raaxesatay nabada puntland allaha u siyaadiyo anagana allaha nooga dhigo goboladeena insha Allah from 🆎gabar ❤🤩
@halimamuse8273Ай бұрын
M a wlalheen rer putland nabad allha idin siyadsho goboladakle dalka aygne nabad allha siiyo
@ahmedyare6798Ай бұрын
Amiin bayo allaah nabad no siyaadiyo inta kalena Allah nabad ka dhigo
@Nadiiro7788Ай бұрын
Meelkasto somali joogto ilahay nabad ha inoga dhigo thanks
@shqarBoyАй бұрын
SALIGA NABIGEENA CSW ❤🕋
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013Ай бұрын
Kooko waaraxaysatay wlhi dalka bilicdiisa natustay mansha allah ❤🎉
@suppermallati3947Ай бұрын
The one and only Queen 👑 of Somalia Koko 😮 Team Koko like dhac ku siiya
@Elmiyo-f5cАй бұрын
M.a dhulkaygi quruxda badnaa puntilaan noolada reer ayeeyaday 🇸🇱😍🫶
@ayaansalad1062Ай бұрын
Meeshii aan kudhashay qardho alle kokoy see iyeeshay 😢❤❤❤❤❤
@bilanjama4820Ай бұрын
Walaalay meel kale amaad joogtaa meeshaan meel Somalia ku taala umaba ekee waxaan ka yaabay bada sidey nadiif u tahay saxiibay ma nagu dheeldheeloosaa runta noo sheeg ❤
@Mirhan777Ай бұрын
Wali wax maadan arag puntland xitaa jasiirado leedahy sida deg xaabo o kle o badu ku wareegsan thy😂
Oo buurahan waxan ku arki jiray filmaante ma somali ayay ku tala😱💯💥
@khadracabdulahi6574Ай бұрын
Ha gobolka bari aad uweynha wuuna qurux bdnyhy wadmo bdn wlhi bari bes ka weyn ba jira sida wadnka qadar saddex jibaar bari ba ka weyn ilaahy dhul bu naasiyay kuwi jeclda alle ha inaaga dhigo somali dhmnteed alle ha is raaciyo
@canabcismaanhappy5328Ай бұрын
Haaa bosaso bari puntland kutaal wliba kuwa ksi qurxn ❤
@rahmafarah6892Ай бұрын
@@khadracabdulahi6574 aamiin
@SharmakeSharmoАй бұрын
@canabcismaanhappy5328 sida ma moodayn😅
@BintuShariif-y3xАй бұрын
Gobolka somalia ugu weyn bari waye❤
@Ashka-o7nАй бұрын
1 Million city Bosaso, the commercial city of puntland, Somalia.thanks queen Kok🤎
@Adultsoftomorrow23 күн бұрын
Ma ogeyn inay Puntland sidaan ushidantahay walahi maanta kahor 🫶🏽🫶🏽
@HannadNuur-v6xАй бұрын
Bosaaso waa meshaan kudhashe koko waad mahsantahay intaa tagtay thanks
Koko wallo caajiska.nagadaa mar walbo noo soo dhig ❤
@InaMohamett72Ай бұрын
Video qurux badan editkiisa 10/10 woww🎉😮 Welcome back to malaysia i.a 🎉❤
@fatimaelmi5360Ай бұрын
Soomaalaay dhista wadankina joojiya wadamada shisheeye ee la maal gashanayo, ayagaa u haraya markii lagu tarxiilo. Look at this beautiful country❤.
@zubeerosman2120Ай бұрын
Waaw m.a, Ree puntland dhamaan see udhanyihiin waan bogaadinaayaa, marar badan waan maqlay quruxda magaalooyinka puntland maanta waan arkay waxaane rajeynaa inaa mar uun tago i.a, Sido kle waxaa jiro magaalin dhaco koofurta iyo bartamaha Somalia oo xeeb iyo wabi kulansaday lkn sababo amni darteed iyo dadka xog ogaalka u eh oo kooban darteed umada ma ogo, Waxan ilahey karajeynaa inoo gabi ahaanba wadanka nabad nooga wada dhigo i.a
@yarimysahra8061Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Masha Allah tabarakallah Koko macanto farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin Yaa Rabi Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi guuleyso macanto weliga illahey idankiisa
@ibraxusenАй бұрын
Puntlnd dhul ka qurux badan kana amni san somaliya laga heli mayo ✍
@KardeshHashmad-j8nАй бұрын
👏👏👏
@Abdihakin.Ай бұрын
Koko and her team deserve to be awarded the best content creators. Good job
@khadracabdulahi6574Ай бұрын
Ayy cawe mglydii bn arkaa qardho cadey miss you more wlhi 😢😢
@makiyamakiya3762Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@makiyamakiya3762Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@somalimaxamed3874Ай бұрын
REER BOSASO LOVE II SAARA❤
@amiinali7928Ай бұрын
❤
@MaslaxMideeye-yo9Ай бұрын
M,a Walaahi dalkeene nimcaa taalo lkn mexey kuugu yaa qebyalad baa kaladishay Alloow qulub Tena isu soo jeedi yarab😮
@abdirisakfrance1605Ай бұрын
Koko bulle waxkale waye safarkaga wa mid tariikhda kugalay marhada bosaso to baydhabo soo marday mareero 23 years ago igu dambeysay I miss this place isha allh I going January but koko is not there this time hhhh sorry injoy your holiday ❤❤❤❤
Koko bayo anoo kaaga dhow oo reer garowe ah ban aad ujeclaa inan mar tago lkn i,a mar uun wan tegi doonaa alle gacanta haku barakeyo qof dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteedaba jecel bad thy gabar youtuberad ah oo kula mid ah wey ii dhimanthy anna waxan jeclhy adoo kale inan noqdo i,a my role,model koko bulle❤❤❤
@Anzal2000Ай бұрын
Ilinaa iga timid abayo 😢
@SuhaylaSuhaylaahmed20 күн бұрын
Waa caadi pyo mcn waad qalpi wanaagsanthy alle haku sharfo❤@@Anzal2000
@MunaQurux-lr3ztАй бұрын
San u dawanyey bn carmo bilic wngsn ka maqlay koko afkeeda wawwwwww❤
@Mudug35Ай бұрын
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Kooooko qalpi waligaa saa ulabiso kabahaga Dad ku dagan arkyy w Haw jojin qali qurxdada labiskaga mrwalbo tus mcnto mrka xmar ka imnaysoo quran isi saar byo waliga saaa uqurx badnow ❤❤❤
@DahirAbdulDiriye-fc4cjАй бұрын
Qofta kaliya ee dalkeeda hooyo farxada iyo nabada ugu baashaashay koko bulle ❤❤ jah qofta kaliya ee social media kala xiratay runtii waxay heerkaas ku gaadhey waa qof wanaagsan qabyaalad qurun niiko iyo naac ka dheer mashaa allaah qof wax baratay hal abuur leh kaftanta dadkeeduna jecelyihiin keep going sis nabad farxad iyo caafimaad ku dalxiis adaaba sanadkaan ugu nasiib badan dadka guulayso sis🥰🥰🥰🥰💯 adi iyo asxaabtaada kale ❤
@AhmedDooniАй бұрын
Bosaso magalada kudhahay 10 sano kadib beri baan imn ❤❤❤
@NiciimaMaxamed-ko3ofАй бұрын
Mnsha allh so beatiful wlhi wxba lgama qaban karo wadankeenii hooyo oo hdana saa uqurxoon mxaan uga faiidaysan weynay ee bilicdiisa usoo saari weynay ee ugu dalxiisi weynay ee ka doonaa wdamada shisheeye wlhi dalkeena wax ka qurux bdan malaha mnsha allh rabi nbada ha inoo siyaadiyo❤
Rer puntlandlanow wllyal wiil igu darsada iso dalxiisiya san xalmahe 😂 ilahow ano kuso dalxisin hay dilin dhul Somali dagto ka qurxan waan waaye puntlland❤
@suhayrahassanАй бұрын
Wiil maxa ku fali hada lacag haysato ku bashaal noo imow😊😅😅😅
@@Naruura4Dalkii hadii aan joogi lahaa anaa kugu soo dawaafin lahaa Puntland, lakiin dalkii ma joogo, Dartaa ma u soo cararaa 😂
@Naruura4Ай бұрын
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo halked joogta 😂
@ayaansalad1062Ай бұрын
Soo dhawaw dumashi 😂❤❤❤
@NAJAXAhmed-n6oАй бұрын
M.a koko iyo dhulkeeedii buntland ❤ My home boosaaso Deeeaqa❤
@Sunari41CabdiАй бұрын
Thanks wadan kayga qurxa disa sa ugu gud bi naysida dadkan arag puntland ❤❤❤
@nasiixamacalim1473Ай бұрын
The one and only Queen Koko Bulle wlhi sidad dalkena nobareysida kahelay shukran yaqey 🧕🥰
@ZultanWeheliye24Ай бұрын
Walshay Dar Alleh $3 Ma kaga Heli Karaaa Dhibta I haysteee😢
@Ahmed_somali_6Ай бұрын
3:18 masha allah ku raaxayso kuna baashaal dalkaaga oo nabada allow dalka oo dhan nabad nooga dhig🇸🇴❤🫡
@badramohamed5410Ай бұрын
Uma xumid Gabar dalkeyda ku dalxiisayso wlhi somalia Qurux ayaa ku duugan ee wax bunbuniyo ayay ladahay 😮 wan iska jooga ma ahne somali wax kama ogi liido iyo jazera lee aqanaa woww abyo koko thanks sida quruxda badan ee nagu soo gudbisay qurux iyo keeradkeyna dalkeyna wow really amazing country 🌊🌊🏝️🏖️❤
@MukhtarWarsameАй бұрын
Puntland deegan nabad ah masha alaah
@ikraanibraahim9880Ай бұрын
Wlhi wadamadaan dad u roorayaan dalkeenaa ka qurux badan wlhi ❤❤❤😊