Kuma Ayuu Ahaa Sh.BOQOL SOON ''Maxaa Dhexmaray Dowladii Dhexe

  Рет қаралды 204,305

Safiirka Islaamka

Safiirka Islaamka

Күн бұрын

Пікірлер: 526
@axsibatube2243
@axsibatube2243 3 жыл бұрын
Sh. boqolsoon waa sheekha aan alle dartii ujeclahay weliba anigoo aanan arag alle firdowsa hanagu kulmiyo aniga iyo sheekheyga iyo muslimiinta oodhan .. Jazaka allah safiirka islamka
@marwobuni9872
@marwobuni9872 3 жыл бұрын
Allah Akbar 😭 Sheekh boqol soon ilaahay ha u naxariistee waxaan aad u dhagaysan jiray muxaadarooyinkiisa, habeen ayaan waxaan ku riyooday anoo ugu tagay qabrigiisa oo aadan moodin qabri ee inta uu le’eg yahay balaarni iyo gogosha ku goglan aanan wali iloobin aduunkana waligay ku arag oo gogol cagaaran oo darbiyada iyo dhulkiisaba wada goglan oo uu dhar cadcad xiran yahay oo nuurka ka muuqda aadan malaysan karayn, su’aal ayaan waydiiyay isagoo aanan iiga jawaabina waan soo baraarugay, khayr wayn ayaan u rajaynaynaa in uu ku suganyahay 🤲 ya noo wada naxariiso 🤲 jazaka’Allahu khairan Sheikh 🤲🤲🤲🤲
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 2 жыл бұрын
Insha allh
@mahadxusen1854
@mahadxusen1854 2 жыл бұрын
M.a aad bn ugu farxay ka hadalka culamada iyo taarikhdodu Allh ku naxariiso sh.boqolsoon janada Allh kugu Marti qaado 💔😢🙏
@ummuabdirahman5571
@ummuabdirahman5571 3 жыл бұрын
Allahha u naxariisto sheikh boqol soom hana geeyo janatul fardowsa waxaa ka dhagaystay muxaadaro amari bilmacquuf xaafada huruwaa xamar habeenkii guryaha dushoodaa dadku korsanaayeen you dhgaystaan muxaadarad aad baa loo jeclahay ilaahay janadiisa ha ku casuumo.
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 жыл бұрын
Shiikh muuse illaahay khayr aan dhamaan haku siiyo waan bilowday oo dhamaystay wacdiga qiimaha leh iyo qisada shiikh maxamed axmed rooble boqolsoo illaahay jannatul fardowsa haku casuuma boqolsoon iyo abshir bacadleba iyo waalidiin iyo muslimiintaba intii dhimatay shiikh muuse iyo safiirkaba jasaakallaahu khayr
@geelegeele7939
@geelegeele7939 2 жыл бұрын
أللهم أرحم لشيخنا الفاضل شيخ محمد احمد روبله وادخله فسيح جناتك واجعل قبره روضه من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين🤲🤲
@maxamedmaxuud3651
@maxamedmaxuud3651 3 жыл бұрын
Masha Allah shekh Boqol sons Allah janatul fardowsa ha waraabiyo Ameen Ameen Ameen
@khadraqasmin6452
@khadraqasmin6452 3 жыл бұрын
ما شاء الله لقد استمتعنا بسيرة فقيد الامة شيخنا الغالي محمد أحمد روبلي طيب الله ثراه وجعل مثواه الفردوس الاعلى من الجنة. وجعل الله في ميزان حسنات الشيخ موسى واخي القائم على اشراف قناة سفير الإسلام
@musdafmohamed4552
@musdafmohamed4552 3 жыл бұрын
ءامين شكرا على المشاركة المفيدة وجزاك الله وشكرا جزيلا على دعائك القيم ورائع
@khadraqasmin6452
@khadraqasmin6452 3 жыл бұрын
@@musdafmohamed4552 وجزاكم ربي خيرًا يا اخي هذا اقل واجب تجاه علمائنا
@istarcadey5938
@istarcadey5938 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto sheikha Runtii anoo soo gaarin ayan muxaadaraadkiisa dhageestay oo isaameeyay Ilaahoow qabrigiisa unuuri yaa Rappi
@abdiwalibashir1727
@abdiwalibashir1727 3 жыл бұрын
Waa kuxigii doona inshallah waa codsi sh omar Faruuq aniga waxan kabarty tafsirka quran sh abee Walid qali mahadsanid
@sooyaalmedia7731
@sooyaalmedia7731 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto sh boqolsoon wuxu ahaa geesi caabud daaci. Shahiid wuxu sumad u yahay Muslim xanbaaray hamigii iyo juhdigii Nabi nnk qarnigii 20 aad
@fadumokheire742
@fadumokheire742 Жыл бұрын
Maya shaa Allah ilaahay qayr ha idiin siiyo Hadalka Sheeqa ka war bixiyay boqol soon Iyo dardaaranka u ka Hadley Waa I qiiro galiyay Intey goori goor tahay Anaan ka qadin Cilmiga culimada noo xambaarsan Safiirka Allaha kaa abaal mariyo Sidaad noogu soo gudbisay.
@Abdifatah__7
@Abdifatah__7 2 жыл бұрын
Sheikh maxamed axmed rooble boqolison ilahaw u naxariso janatul fardona ugu deeq Amin ya rabi
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 7 ай бұрын
Ku wa geeriyooday alle ha u.naxariisto ku wa noola cinriga alle.ha u dheereeyo.aamiin
@applexajiapple8790
@applexajiapple8790 3 жыл бұрын
Inta sheekha aad ka sheegtay maasha allaah sheekhuwuxuu ahaa qof aan la gabanin waxa uu sheegaayo si cad buu u faahfaahin jiray isaga iyo sheekh max'ed macallin masaajidkii sheekh C/qaadir oo ku yaalay gurigii hoyooyinka gadaashiisa salaada maqrib iyo cishaha inta u dhaxeysa ayuu tafsiir ka aqrin jiray
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 жыл бұрын
Masha Allah Jizaaka Allahu khayra safiirka islaamka iyo Sheekh Muuse Illahay hadin barakeyo aduunyo iyo akharo ba. Inti dhimatay ee Culumada Somaliyeed iyo Culumada Musliminta ba alle ah unaxaristo inta noolna ha xifdiyo .Allahuma amiiiiiiiin🤲🤲🤲🥰❤️
@AxmadMaxamad-j4d
@AxmadMaxamad-j4d 23 күн бұрын
Ilahay.haunaxaristo.shekheena.sh.bokholson.runtii.waxaan.jeclaa.inaan.arko.balse.masoogaarin.ilaahow.jana.igutus.aaaamiiimm
@abdiqaadirtollman4236
@abdiqaadirtollman4236 3 жыл бұрын
Shiikh muse dahir aways runti maanta ka hor wajigiisa ma arag waxan aad u jeclaa banaamijyada diiniga ee shiikhu ka aqrin jiray idaacadii horn afrik waxaban uhaystay nin dhalinyaro ah 1999 kii .runtii codkiisu isma badalin waa sidisii masha allah isaga iyo sh,boqol soon iyo culimadoo dhan ilaahay dartii ayaan u jeclahay jazakallahu khayr
@NasroYusuf143
@NasroYusuf143 Ай бұрын
Mashala ah
@hassanaqyaar5170
@hassanaqyaar5170 13 күн бұрын
Alh ba iwafajiyay iann Malin wlabo qudabda.jimacah.ka.dhageyta
@abeyowmaclim9108
@abeyowmaclim9108 3 жыл бұрын
Mshllh ❤️ Allah haunaxaristo in shaa Allah qabriga Allah hauwasiciyo kitabkisa Allah gacantisa midigta hakasiyo
@AsiyocabdiCadowxasan12
@AsiyocabdiCadowxasan12 9 ай бұрын
Mashaa allah shiq Poquoson cisi iikaraama
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 3 жыл бұрын
Sheikh muse jazakallahu kheiran Sheikh boqolsoon janatul firdowsa allaha kawarabiyo
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@IsmailAbdullahi24
@IsmailAbdullahi24 10 ай бұрын
ALLAH ha u naxariisto sh boqolsoon Sheikh ALLAH dartii ayaa u jeclahay ALLAH janada hanagu kulmiyo Muxaadarooyinka laga haayo waa laga wada faaideystey ALLAH janadiisa haku martiqaado
@safamarwa3597
@safamarwa3597 3 жыл бұрын
Illahay haw naxariisto boqolsoon iyo inta noolna culimada allah haxafido cilmigoodana hanagu anfaco
@duniyaabshir3075
@duniyaabshir3075 3 жыл бұрын
Ilaaoow unaxariiso shiikh fcn ayuu ahaa daacad ayuu ahaa janatu aciim rabi ha geeyo shiikh shugran
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
Boqolsoon allaha unaxariisto waxase magacod baay kuwii diley 🤲🏾💕🌹🍀🇸🇴
@maamakaltuum5614
@maamakaltuum5614 3 жыл бұрын
Maasha allaah wllhi sheikh boqol soon waa jeclahay ilaahay ha.unaxariisto رحمه الله رحمتاواسعه
@aliaden8782
@aliaden8782 2 жыл бұрын
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله ألهم آمين يا رب العالمين
@muradomar5390
@muradomar5390 2 жыл бұрын
AMEEN YA ALLAH
@abdullahiyusuf8310
@abdullahiyusuf8310 3 жыл бұрын
كنت موجود هدا اليوم في سنة ١٩٨٦ في مقديشو في مسجد عيل هند. الحمد الله الله نجاه هدا اليوم.
@abuudujanaalimasalla5125
@abuudujanaalimasalla5125 3 жыл бұрын
متى توفي الشيخ رحمه الله تعالى فضلا وليس امرا جزاك الله خيرا الجزاء
@user-jl1yn7bo2j
@user-jl1yn7bo2j 3 жыл бұрын
@@abuudujanaalimasalla5125 1993 , 1992 Meelahaas
@farahsaid6913
@farahsaid6913 2 жыл бұрын
Illahayaw naxariistii jano sii labadaba waan jeclaa inaan dhagaysto siiba boqol soon Illahayaw janada nagu kulmi anaga iyo muslimiontoo dhan
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 жыл бұрын
Culimada tarikhdooda waacajiib masha Allah Qofkastoo muslima inuubarto waamuhiim جزاك الله خيرا اخي الكريم الله يحفظك من كل شر وشياطين
@kulmiyecadullahi1427
@kulmiyecadullahi1427 3 жыл бұрын
Culimadatarikhdoodawaacajiiibmashllah
@munamouse1662
@munamouse1662 3 жыл бұрын
Fadumo abdi xageegunooshay waaba iskakaa jackaaday Qoraaladada wanaagsan dhiirigalintabadan Allah kuxidiyo aduun iyo aakhiraba xabiiti
@Umuhani-tu8vr
@Umuhani-tu8vr 3 жыл бұрын
Wa sheeqii iigu horeeyy aan barto aana dhageysto muxaaradadiisa sheeq boqolsoon abuu ramla ilahey ha u naxriisto alahayow qabrigiisa u waasici alaahuma aamiin
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 3 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto. Sheekh qiimo badanbuu ahaa, walina waa noolyahay haba yara dheeraadee.
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 3 жыл бұрын
Raximahu Allah. Allow gee firdowsa al aclaa. Sheekh boqolsoon.
@rahmahassan8614
@rahmahassan8614 3 жыл бұрын
Aad baan u jeclahay shiikh boqolsoon ilaahey janadiisa ha igu tuso Amin yaarabiiii 😭😭
@Moha-k6t
@Moha-k6t 3 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariiisto🤲🤲 Sh boqolsoon ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@abdikadir22abdi27
@abdikadir22abdi27 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso sheikh boqol soon iyo culimadii dinta nasoo gaarsiiye dhamantood .
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Illahoow unaxariiso rabiyoow una danbi dhaaf yarabi ya Allah sheeq boqol soon illahoow ha cadaabin isaga iyo ehelkiisoo dhan anagana nogadabo naxariiso
@Aawq692
@Aawq692 3 жыл бұрын
Masha allah sulden ilaahey hakaa ajir siiyo adiga iyo Shiikh aweys allah naxariis tiisa haku irsaaqo Macalim kiisii wali waanool yahay taariiq badan ayaan ka og nahay waayo quraanka isku meel aan ku baranay nin qaaliya oosida shiikhu she gay aan dadka ku dhalinta ka bedelan ayuu ahay siwalba hal sano iyo bar aw ku xifdiyey quraanka waligiis Cashar kama bixi waayin ilaahey jazadiiza jannatul firdaws alaclaa allah kayeelo
@iqracadceed1568
@iqracadceed1568 3 жыл бұрын
Sheikh boqol soon alle haka waraabiyo janadu fardows wuxuu ahaa sheikh wanaagsan masha allaah
@adanali7889
@adanali7889 2 жыл бұрын
Allahu akbar May grant him Janatul firdos Very emotional 😭😭
@queenxasan2220
@queenxasan2220 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto sheekh boqol soon waa maalin jumca alle janatul fardowsa ha kugu casuumo dar alle ayaan u jeceley waxbadan waan ka faaiidey alle waxan kabaryayaa inuu inuu janada inagu kulmiyo
@xamsemuse5549
@xamsemuse5549 2 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto janadii fardawsana ha ugu sheekh boqolsoon
@aweyshashi9629
@aweyshashi9629 3 жыл бұрын
Sheekhunaa boqolsoon allaha u naxariisto janatul fardows allaha geeyo sheekh raxim ayuu ahaa qabrigiisa allaha u wasiciyo
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
M. Allah sheekh boqol soon waa sheekha kaliya aan hadalkiisa ka daalin waana nin xaqa ku taagnaa cid kaloo hada jirta aan ku tusaaleeyo ma aqaan intaan ka ahayn sheekh Khaalid Al-raashid waxaa isna heysta dowlada sacuudiya iyada ayaa xirtay waxaana loo xiray difaaca Rasuulka (SCW). labadaa sheekh waa libaaxyada islaamka dad amid ahna weli ma arag waqtigaan hada jira❤❤🌹🥰
@raxmamaxamuud1447
@raxmamaxamuud1447 9 ай бұрын
Sh maxamed axmed boqol soon ILAAHAY ha u naxariisto wax badan baan ka faaiidaysatay maxadiraadkiisii anigoon arag ILAAHAY waxaan ka baryayaa in janadiisa isku aragno
@idmanahmed7719
@idmanahmed7719 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Boqolsoon waxbadan waa dhegeystay muxadaradiista
@osmanali611
@osmanali611 3 жыл бұрын
Hablaha ducaada ah ayuu wax ugu akhriyi jiray gurigii allaah ha unaxariistee abshir bacadleh
@halimoiman4890
@halimoiman4890 Жыл бұрын
Allah ha u naxriisto sheekh boqolsoon Kuwa asaga la mid ah illaahay ha Ka soo saaro umada somaaloyeed
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن
@خدیجهاحمدمحمد-ص9ن 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto qabriga allaha uwaasiciyo roodatun minriyaadil janah alaha ugadhigo sheekh boqolsoon iyo culimada kale janatul firdoowso meesha ugu sareyso alaha ku abaalmari culimada noolna ilaahoow noo xifdi ilaahoow ilaahoow sii cimridheer oo cibaado leh ilaahoow naga dhig kuwa weeleeyo cilmiga culimada aywadaan aamiin
@maryannnnn942
@maryannnnn942 3 жыл бұрын
Maashaa allah jazaaka Allahum kheyra sheeq aweeys oo na xusuusiyey sheeq boqolsoon allah janatul firdoowzana ha ka waraabiyo sheeqa iyo walaakeen safirka islamka ha idiin naxariisto rabbi ajarna ha idinka siiyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah. Allaha u naxariisto. Oo hana cafiyo.
@em2160
@em2160 3 жыл бұрын
Allah how naxariisto Sheekh Ahmed Mohammed Rooble (Sheekh Boqolsoon) iyo Waalidkeenba iyo dhamaanba Maytaatka Islaamkaba Allahuma Aamiin Aamiin Aamiin
@khadaraadan5764
@khadaraadan5764 3 жыл бұрын
Janada ilaahay swt ha geeyyo shiikhayna boqol soon iyo shiikhan taariikh diisa kawaramayya wax xog ah kaamnan hayne
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 жыл бұрын
walaal waxaa ladhahaa sh muuse daahr uways wuxuuna ladhashay sh xasan daahir uways oo magaalada muqdisho kuxiran saas ubaro walaa
@zumayoxasan6333
@zumayoxasan6333 2 жыл бұрын
Alle haunaxaristo shikh Maxamed Axmed Robles ano arkin soogarin ban muxadaroyinkis isameyeyn wan jeclahey wan m.a alle janad hanagu kulmiyo
@mohamedabdullahi7839
@mohamedabdullahi7839 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto sheikh boqolsoon runtii anigu wan jeclahay sheikha tarikhnoleedkiisa qof ba kasheekeyay maalin ladilay wuxuu dhahay habeenkii malinkiisa ladilay Ayan hurdo yar seexday markiiba waxa laygeyay akhiro kadib waxan arkay guri qasri ah oo aad u qurux badan kadib waxaa iiga soo baxay qof aan u gartay sheikh boqol son markan damcay inan lahadlo Ayan hurdadii kasokacay qofkaasi wuxuu dhahay 28 kahor wali gurigii sheikhu kujiray ma ilaawin allahu akbar allow u aqbal sheikha aamin aamin aamin ya rabbi
@nasimmusse4971
@nasimmusse4971 3 жыл бұрын
رحمة الله عليه اخي محمد احمد روبله كان لي الشرف ان اسكن انا وعائلتي بنفس البيت واكون جاره قريبه منه جدا وبسببه لبست الحجاب وادعوا له دائما بجنة الفردوس مع العلم باني قد حلمت به وهو بالجنة في كان عالي مع قليل من الرجال جلوس تحت شجره يقراون القران. كان اكبر مني بسنتين اعتقد انه من مواليد سنه ١٩٥٨. ارجوا من الله ان نلتقي بالجنة وان يكون اخي محمد شفيع لي بعد نبينا محمد صلى الله عليه وسلم. بارك الله فيكم
@abuudujanaalimasalla5125
@abuudujanaalimasalla5125 3 жыл бұрын
يا اختي أسألك متى توفي الشيخ رحمه الله تعالى فضلا وليس امرا جزاك الله خير الجزاء
@Al.jabarti
@Al.jabarti 3 жыл бұрын
رحمه الله وغفر له
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 2 жыл бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Aalleh Hanaga Wada Dhigo Ahlu Jano Alalhuma Ameen
@soccerbest4365
@soccerbest4365 3 жыл бұрын
Allah haunaxaristo sh boqolsoon...walalyalow sheikha udocoya waqti kasta abuu nowatha ahaa
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 жыл бұрын
Ilaahay Sheekh boqolsoon janatul fardawsa ha geeyo. Maxadirooyinkiisa aad ayaan u jeclaa. Geesi ayuu ahaa aan ilaahay mooye cid kale ka cabsan. Ilaahayow dartaa ayaan u jeclaaye janatul fardawsa isku kaaya tus Amiin
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso sheikh boqolsoon 1986 waxaan ku arilki jiray Nairobi.
@bahiirbashion3008
@bahiirbashion3008 3 жыл бұрын
Allah ha u Naxariistu Sheekhen boqol soon janada Allah geeyo fardowso iyo meel sare
@Hooyomacaan_A
@Hooyomacaan_A 3 жыл бұрын
Ilahay Ha Unaxariisto Qabrigiisana Allaha Uwaasiciyo Sheikha Safiirka Islaamka Iyo Sheikh Musse Aweys Allaha Barakeeyo Ilahay Anagana Hanagu Hanuuniyo Kheerka Iyo Wanaaga
@shekoanimated
@shekoanimated 2 жыл бұрын
Mash allaah wa wax wangsan in culumda laxuso koda nool iyo ka dhintay rabi haunxristo isaga iyo inti dhimtay dhamantod 🤲🤲🤲
@HRU20
@HRU20 3 жыл бұрын
احسن البرنامج له أهمية كبيرة للامة لمعرفة سير العلماء الصومال....
@abasmohamud1706
@abasmohamud1706 3 жыл бұрын
Asc wallahi baan ku dhaartaye sh moqol soon Allah ha unaxariistee markii koowaad ee aan dhageystay qalbigeyga ayuu si weyn usaameeyey markaas oo aad uyaraa Runtii waxyaaba badan oo sheekha uu kasheekeyni Jiray markaas Ayaan layaabi Jiray khaasatan marka uu sheekha kahadlaayo ribada iyo dhibaatadeeda iyo sida yahuuda iyo nasaarada ay umadda islamka ah ugu dadaalaan in ku kuqasbaan ribada kadib ayaga ku halaagsameen wa gaaaldee Marka waxaan isweeydiin jiray waxaa uu sheegaayo xageey kajiraan waligey maba arkine Allah mahaddiis markaan wadamada rer galbeedka tagay Ayaan indhaheyga ku arkay wixii uu sheekha sheegi jiray taas oo ah in wax walbo iyo alaab walboo guriga kuu taalla iyo baabuurka iyo guriga laftiisa ay yihiin deen aan waligeed dhamaanin oo ribba dul saaran tahay inta aan kadhimanaysana aad waligaa deen bixin iyo bil walboo intaasoo shirkadood deen kuusoo doonto marka aad dhimanaysana adigoo deen aan waligeed cid kaa bixin la arag aad ladhimanayso kadibna hanti iyo guri iyo gaari wixii aad lahayd lala wareego Runtii mar walbo markaan arko wixii sheekha sheegi jiray sheekha Ayaan soo xasuustaa waana uduceeyaa Allah ha unaxariisto sh boqol soon Janadii firdowsana Allah ha inagu kulmiyo anaga iyo asaga iyo waalidiin teena iyo dhamaan axibadeena iyo dhamaan ummatul islam amiin amiin amiin yaa rabbal caalamiin wsc wrm wabarakaatuh Walaalaha unooso gudbiyey taariikhda sheekha kheir iyo ajar Allah haka siiyo Miisaankooda xasanaadkana Allah ha ugu daro amiin yaa Allah
@ahmedhussein6899
@ahmedhussein6899 3 жыл бұрын
Allah ha unaxatiisto Sh boqol soon
@saciiddhuxuldhuxul4365
@saciiddhuxuldhuxul4365 3 жыл бұрын
Alla ha unaxariisto shiikh boqolson wuxu ahaa nin aan xaqa kaleex leexan
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo Sheekh Maxamed Axmed iyo dhamaan Culumada geeriyotay
@xasaniabdirahman7525
@xasaniabdirahman7525 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto shekh boqolson janadada just irsakh
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 Жыл бұрын
ASC waa Masha Allah sh waa runta sheega maxamed rooble soon waa dhacaday 1985 Waxa dhacaday asigo salada jimco ah masjidka ku yaalay sigale ayaa waxa dhacay in soo weraren balusiya melata waa la qabtay malintii ku xigtay vila soomaaliya ay afrata jaho ayaa loo imaaday madax tooyadi iyo vila soomaaliya midi ka dhacaday waa la ogaagay dowlada soomaaliyeda waxay ku Soo daysya dadka Waxay dhehen haadii aad isoo daywaysida wixi ka dhoca dowlada soomaaliyeda ayaa ka masuul ah waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badaalo kheeyr mid aduunka iyo mid aqiiró sh Maxamed boqol soon isha allah waxan ka mid ahaa dadka weraarka ahaa malintas waa taariikh
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto. Sheikh maxamed. Axmed. Rooble. Boqolsoon
@ziyadhassenadan7328
@ziyadhassenadan7328 3 жыл бұрын
Allah yarham sh boqol soon iyo dhaman Muslimiinta dhimatay
@sacdiyaosman1476
@sacdiyaosman1476 3 жыл бұрын
Sheikh boqol son ilaahey janada haka warabiyo ilaahey haunaxa risto amiin amiin yarabi ilaahay hano hafido culumaden inta nol inti dhimatay ilaahey janada haka warabiyo amiin amiin
@sadiaaliummuaalaa6338
@sadiaaliummuaalaa6338 3 жыл бұрын
Sheikh Axmed Maxamed Rooble Abuuramla (Sh.boqolsoon )Allah yarxamuh 🤲
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 3 жыл бұрын
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲
@umyusuf5466
@umyusuf5466 3 жыл бұрын
Allahu Akbar Allow Janatul firdowsal Aclaa Hoygiisa ka yeel oo Unaxariiso
@Amina-uo4ux
@Amina-uo4ux 3 жыл бұрын
Waalagaran Shekhaas Sh Bool soon Ilahay haau naxariisito
@umuabdibasid7133
@umuabdibasid7133 3 жыл бұрын
Maasha allah sheekh muuse daahir allaha unaxariisto sheekh boqolsoon
@ejstar300
@ejstar300 3 жыл бұрын
Masha allaah safiirka ilaamka allaah dartii ayaan kuujecla hay
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 Жыл бұрын
Inna Lilaahi wa inna ilayhi Raajicuum Allaha u naxariisto oo Jannadii ugu Bishaareeyo Fardousal Aclaa aamiin Allaahuma aamiin yaa Allah
@GalolPro
@GalolPro 8 ай бұрын
Mashallah, Sheekhani in badan Ayaan Raadiyey Tiiriikh Nololeedkiisii!
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 3 жыл бұрын
Maasha Allah jasakumu laahu khayr waxaan dhagasan jiray cajalada hiisa qiirada badnaa 1993 ayaan dhagaystay cajalkii xijaabka dumarka uu kaga hadlaayay maalintii sidaan xijaabka u xidhay ayaan u xidhanahay illahay fadligiisa iyo sheekh boqol soon wacdigiisii illahay haw naxariisto sheekh boqol soon qabrigiisa illahay rawdo minriyadi jano hawga dhigo isaga iyo culimadii inaga geeriyootay oo dhan aamiin aamiin aamiin
@cumarmaxamuud5069
@cumarmaxamuud5069 9 ай бұрын
Balaaqadiisii iyo cilmigiisii sh buuxiya maan arag allo kuunaxariiso xaqa muxuu inbadan kahadlay
@Xamdimustafe-
@Xamdimustafe- 6 ай бұрын
Asc wllo
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 3 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah walaahi waan ilmeeyay. Ilaahoow wadaadadeena noo xifdi kuwo nool. Intii dhimateyna illaahoow unaxariiso.., MaashaAllaah gabdhahaasna illaahow hadeey dhinteen unaxariiso hadeey nool yihiina ugu naxariiso aakhira ayaga iyo aabahoodba. MaashaAllaah Tabaarakalaah
@nasrimagan8441
@nasrimagan8441 3 жыл бұрын
Masha Allah jazaakalaahu kheyr safiirka islaamka waxaad qabatay wax aan horay looqaban Alle ha ku xafido Sheeka boqolsoon Alle waxan uga baryayaa in janatul fardowsa ku ababaal mariyo anagan gadaashiis Allaah namafidneeyo
@RelaxationA
@RelaxationA 3 жыл бұрын
حفظك الله د موسى طاهر اويس ورحم الله شيخنا احمد روبلي
@saidali7233
@saidali7233 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto shiikh boqol soon
@absameahmed926
@absameahmed926 3 жыл бұрын
Shukrn Safirkena Allah hakubarakeyo arintan inbadan ayan radinaye sheq boqolsoon qisadisa raximahullah
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
DHAWAAQIISA AYAAN DIB U XASUUSTAA HADALKIISA SAAMAYN DHAB AH AYUU LAHAA
@Diiriye14
@Diiriye14 2 жыл бұрын
Masha allah
@nawaalmahamed9696
@nawaalmahamed9696 3 жыл бұрын
Allah unaxaristo qabrigana allah uwasiciyo awoowgey shiikh mahamed ahmed roble janadiina allah kucasumo
@xasanmohamoud7861
@xasanmohamoud7861 3 жыл бұрын
awoowga miyu ahaa shiikha
@kowtherfarah5503
@kowtherfarah5503 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sheikh Boqol-soon
@malyameesteonlineacademy3379
@malyameesteonlineacademy3379 3 жыл бұрын
Sh boqolsoon waxoo ahaa libaax Africa alaah u naxriisto sheekeena aamiin
@ahmedabdi134
@ahmedabdi134 3 жыл бұрын
Sheeq alaha kuu dabi dhaafo sheeq boqol soona allaha unaxariito madaxdii waqtigaa joogtay iyo shiiqiiba way wada xijaabteen maydxantana maayadu mamayrto baala yiri iska ilaali inaad waxkasheegti
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 Жыл бұрын
شيخنا الفاضل أبو التوحيد اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك وأدخله جنة الفردوس الأعلى آمين يارب العالمين
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 3 жыл бұрын
الهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله وجعل قبره روضه من رياض الجنه يارب العالمين
@ahmedosman4313
@ahmedosman4313 3 жыл бұрын
M.a ALLAH idin barakeyo arin aan aad ogu baahi qabay aayad nala wadaagteen ALLAH u naxaristo
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 3 жыл бұрын
Jannatal aclaa Allah ha ugu mishaareeyo ameen
@farhiahassan8069
@farhiahassan8069 3 жыл бұрын
Alaah unaxariisto sheekhena Maxamed Axmed rooble Ilaahay haidinka abaal mariyo
@hassandaud4912
@hassandaud4912 3 жыл бұрын
Alle haa u naxariisto culimada inta dhimaty inta noolne alle haa inoo xafdo Safiirka islaamka waxan kaa codsan lahaa in aad ku soo darto culimada suufiyada taariikhdooda waxad mooddaa in qanaadkaagu hal meel u janjeero Mhdsanid
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka 3 жыл бұрын
Shukran akhii
@nawaalmahamed9696
@nawaalmahamed9696 3 жыл бұрын
Awoowgi waa xaji maxamed ahmed liiban axyawadani Allah unaxaristo
@MrFuley
@MrFuley Жыл бұрын
Sheekhan aad warasyato Safiir magacii isagaba cajiib ah alaha barakeeyo
@safiirkaislaamka
@safiirkaislaamka Жыл бұрын
Sh.muse Daahir Aweys
@hadiaessa4072
@hadiaessa4072 3 жыл бұрын
shiikh boqol soon waa macalikaygii illaahay igu soo hanuushey kenya aan usoo qaxnay ayuu khudbad noo jeediyey aad qiiro badan aniga ahaan walaalo islam kadib waan dhoofey Sweden 1991 kadibna warqado baan kuxiriiri jirnay ilaa uukadhintay kadib meeshii baan kabilaabay dadka quraanka in aan baro shiikh tafsiirka iyo kitaabo kale asagana waa ladilay muqdisho aad ayaan u xasuustaa dhalinyaradii dugsiyada sare iyo jamacadaha ayaa aad ugu xirnaa
@MrRedwaann
@MrRedwaann 7 ай бұрын
RABI HA U NAXARIISTO SHIEKH BOQOLSOON. ANIGU WAXAAN KU JIREY DADKII SHEIKH BOQOLSOON HABEENKAAS ASKARTII MASJIDKA UGU TIMIT ARDAYDII HOR ISTAAGTAY HABEENKAAS, ALLAH YARXAMU WAASICA QABRUHU MACALIN BOQOLSOON, MOST BELOVED HERO OF OUR SOCIETY. I HOPE EHELKIISA UU KA DHASHAY FOLOW HIS FOOTSTEPS..
@salatabdirahman4880
@salatabdirahman4880 3 жыл бұрын
اللهمأغفرله وارحمهواسكنه فسيح جناتك مع الصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا.
Kuma Ayuu Ahaa Sh.Maxamedrashaad:Illaahoow  Dhul Gaalo Ha Igu Dilin !!!
34:19
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 63 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
HANOOLAATO
Рет қаралды 294 М.
QISO CAJIIB AH SH. MAXAMED AXMED ROBLE BOQOLSOON
28:34
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 94 М.
Waa Kuma Sh.Abdiraxman JIGJIGA:Maalintii Quruujka Qiso Xanuun Badan
25:10
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 149 М.