SAFIYA TUSMO & JACAYLKEEDA ''AJNABIGA AH' WAX BADAN KA OGOOW

  Рет қаралды 257,450

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA IYO SAFIYA TUSMO OO ARIN AAN LA FILANAYN SHAACA KA QAADAY, DAAWASHO WACAN.

Пікірлер: 1 000
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
WARAYSI MAAMO QAALIYA""AAN JECLAHAY SAFIYO TUSMO ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱👍
@abobakarsadik
@abobakarsadik 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo markad aragtay hada so orodoy Like 👍👍
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Subscareb tu waa dhiiri galin wll
@cashacud1164
@cashacud1164 3 жыл бұрын
channel sido kale isra ana 😥😥😥
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Waliba arooska tusmo dhamaan dumarka soomaaliyeed intii awooda waanu katumaynaa 👏
@halimah7164
@halimah7164 3 жыл бұрын
Haaheey anaa ugu horeeya insha Allah
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
@@halimah7164 ✅
@quenshushuu6396
@quenshushuu6396 3 жыл бұрын
Hal nin oo Somali ah ma imanyo aroska mama tusmo😃
@fadumasharaf9377
@fadumasharaf9377 3 жыл бұрын
@@quenshushuu6396 why
@queensumii2049
@queensumii2049 3 жыл бұрын
@@quenshushuu6396 Side logu arka sharci ba kayala safiyo tusmo aroskad ninkeda mahe mid kale Laguma arkayo I.n 😂😍
@warish9081
@warish9081 3 жыл бұрын
Tusmo waa qof qaaliya allaaha xafido iyada iyo ubadkeedaba nolol farxad leh baan u rajeeyey inshaa allaah 🌹🌹🌹🌹
@faisaldarawiishofficial6354
@faisaldarawiishofficial6354 3 жыл бұрын
Safiyooy lugaha dhiiqada kalabax
@deeqotahliil940
@deeqotahliil940 3 жыл бұрын
QUEEN OF THE HEARTS❤️ ❤️❤️❤️tusmo❤️❤️ nolow inteey nolol jirto .
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
Absolutely wll 👍
@DrOlol77
@DrOlol77 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay Abdihafid mamatay qof qaaliya noo keentay Abwaanad hooyo Safia, luuqdii Rooda Afjano cawa xususutay. Thank u bro
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Subscareb tu waa dhiiri galin wll
@amaldiriye7606
@amaldiriye7606 3 жыл бұрын
Masha alaah waa abwaanad aan taagero alaha noo xifdiyo
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
Tusmo qof aan jeclahay always you are best singer 🎤 love from puntland ❤️
@NaemaJanoofficial
@NaemaJanoofficial 3 жыл бұрын
Safiyaay marwo mudan wanag baadtahay iyo waliba mamaus marag waxan ka ahay inaad tahay qof misaman Mankaubaxu biyad toho muq qurxon lihidie halabur madulaf toho curiysa mansoiyin mawlahay kudhawr mcn indhuhu way kugu mabsudane muqdherey dhiged kamuda melsan ku bariiso amiin🥰
@sahnibrahim833
@sahnibrahim833 3 жыл бұрын
@@NaemaJanoofficial been Ma adan sheegin byo 👍🏼 thanks 🙏 xikmada aad u tirisay
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 3 жыл бұрын
Safiya tusmo MaanshaAllaah Allah ku xifdiyo Aamiin wllsh ♥️♥️♥️😍😍😍😍
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Sahan ibraahiim Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@hanimahdi6595
@hanimahdi6595 3 жыл бұрын
Hi
@ashaomar2806
@ashaomar2806 3 жыл бұрын
Maanshaa alah tabarakalaah qurux gabigeeda iyo aqligeeda iyo ariktidoodaba💐💎🌹🌹💖💐💖💖💎💎💎🌹💕🌺💘💘💘🥰💝🇸🇴🇸🇴👍👍💝💝👍🇸🇴
@abdullahiguled
@abdullahiguled 3 жыл бұрын
Masha Allah safiyo tusmo Qof Qaaliya oo somalinimadu ku weyn tahay Love from Switzerland Geneva
@shukri1395
@shukri1395 3 жыл бұрын
Mash alaha!! Such smart/talent lady and love her. Stay strong my sister 🙏🙏💚
@wardaabdille5631
@wardaabdille5631 3 жыл бұрын
Waad waashay sheekada ninkaad jeceshahay markastood labalanto maxaad midkale uraacdaa cayaarta jaceylka kadaa
@shukriabubakarali2455
@shukriabubakarali2455 3 жыл бұрын
@@wardaabdille5631 ŕg
@haykalmuusetube5657
@haykalmuusetube5657 3 жыл бұрын
Tusmo Horay Usoco Wale dhigi Cb waaka aad Iskaga celisay
@shamisclaahi9838
@shamisclaahi9838 3 жыл бұрын
Masha allah abdixafid si qurux badan bad uwareysatay walashen tusmo 👍
@aishayusuf4545
@aishayusuf4545 3 жыл бұрын
Mashaa Allah, waanu kujecel nahay Safiya Tusma, Rabi haku xifdiyo qaaliyeey, ehelu sharaf mashaa Allah😘🥰🥰🥰💚💫💯❤💚💚💚💚💫💫💫💫💫💫💫
@sumeyaahmed9441
@sumeyaahmed9441 3 жыл бұрын
Mashallah my dear tusmo quruux iyo karaamo isku darsatay allah ku xafido sis. Tanks abdihafid legend bad so casuntay cawa .
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 3 жыл бұрын
Tusmo you are really our Gold. Very Intelligent and with big heart. We love you sister. Your wordings are always the best and i learn always more From you. God bless you and bless all somalis
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@anisamohamed3211
@anisamohamed3211 3 жыл бұрын
Maashaa Allah waka gabayada ayaad ku fiican tahay,heesaha kuma fiicna waana danbi,markaa Abaayo mcn gabaygaaga lee ku ekow inshaa Allah 🌹💕🙏💯👍🇸🇴🙏🌹
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331
@macaniyoqaraarmeelkuwadaya6331 3 жыл бұрын
Safiya Tusmo she’s golden women keep going sis you’re roll model for qurba joog single mom
@MissHersi963
@MissHersi963 3 жыл бұрын
Your role model of as a low bar.
@jibrilmo4542
@jibrilmo4542 3 жыл бұрын
lol
@shiwaqmuhamud1215
@shiwaqmuhamud1215 3 жыл бұрын
mansha allah true queen 👸 safiyo farxad kuwar ❣️
@hodenmalin5841
@hodenmalin5841 3 жыл бұрын
Masha allah wa wax aad lagu farxo inay dumarki somaliyed is tagerayan no negative msg guul iyo gobanimo
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 3 жыл бұрын
Manshallaha tabarakallaha habo safiya tusmo mama sharaaf leeh allah xifdiyo waa sharaaftii oo qof ah iyo quruxdii iyo akhlaaqdii oo qof ah Manshallaha allah ku xifdiyo amiin Yaa allah 🤲♥️❤️🥰🥰♥️❤️💎💎💎💎💎
@hooyochannel2964
@hooyochannel2964 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah habo safiyo tusmo aad baan ku salaamey Iyo walaalkey qaaliga ah cabdiixafiid
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Subscareb tu waa dhiiri galin wll
@rahmoali1977
@rahmoali1977 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo mansha allah wa abwamad codamacaan wanku jecelahay qaali khemo bqdane
@rahmoali1977
@rahmoali1977 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰💋💋💋❤❤❤❤👍❤❤🙏💋💋
@nurap3027
@nurap3027 3 жыл бұрын
IFTIINKII AFRICA WAA SAFIYA TUSMO SOO DHAWAW MACAANEY❤💕❤
@BADDA_CAS
@BADDA_CAS 3 жыл бұрын
Masha Allaahu Abwaanad qaali ah cimridheer iyo caafimaad Allaha siiyo codkeeda iyaan aad ujeclahay waxaan jeclaan laha maasooyin aan sameeyey inaan udhiibo si eey oogu luuqeeso oo dadka somaliyeed ugu gudbiso waxaan jooga Magalada Mombasa Kenya.
@maankaabdi8502
@maankaabdi8502 3 жыл бұрын
Xagee lagaa helaa uso qor
@kyniyod620
@kyniyod620 3 жыл бұрын
Masha Allah wellcome our brother in law.
@hamdisagal8177
@hamdisagal8177 3 жыл бұрын
Maasha Allah safiya tusmo hooyo qaali ah waa dadnimadii oo qof ah alle haka qabto cadowgaga waa badanyahay 😍❤
@ashaomar2806
@ashaomar2806 3 жыл бұрын
Maanshaa alah tabarakalaah Gabigeedaa iyo aqligeedaba qurux iyo muuqeeda 💎🌷💖💖🌷🌷🇸🇴💐💐🌺💖🌷💖💖💖🌸💐💐💐💐💐❤️🌹🌹🌹
@dekaabdisalan268
@dekaabdisalan268 3 жыл бұрын
Koleey gama kuladi maya ee godabi yay faafin. Hooyi Somaliyeed hadaysa wax xeerinayn mar hora Somali Isku jabi lahayd
@hodanbeauty3610
@hodanbeauty3610 3 жыл бұрын
Waa ku faraxsanahye inaad nokentey hooyo qiimo badan safiyo
@lulxirsi6787
@lulxirsi6787 3 жыл бұрын
Mashallah walaal Qaali nagu ah ayaad noo keentay Cabdihafid Jzakallahu Janah
@iqraabdullahi2904
@iqraabdullahi2904 3 жыл бұрын
How many times she said now i have different idea......😢 Noloshu kuma xumeeyso tusmo😍
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 3 жыл бұрын
Mama Safiya Tusma Hooyo Strong ah ayaa tahay sharaftaadana waxaa cadayn u ah amaanta aad huwinaysa raggii soomaaliyeede aad ilmaha usoo dhashay ama aad noolasha lasoo wadaagtay dadku markay kala tagaan mid ba midka kale wuu dafiraa wanaagiisi inta badan marka keep going madow iyo cadaan waxaad noo keentaba dushaa. saaranaynaa
@faaatisaynab6172
@faaatisaynab6172 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo hooyo somaliyed oo sharaf badan ilaahay waxan uga baryin nolosheda inay farxad kudhamaysto dahab weyan tusmo❤😘
@fatumasaida4345
@fatumasaida4345 3 жыл бұрын
Tusmooooy garabkaga Allaha galo,Qof Somali weyn ku qali ah illaah hakudhowro❤️😘
@fawsiahassan357
@fawsiahassan357 3 жыл бұрын
She has a big heart of gold Masha allah❤️❤️❤️
@ldnkhl7407
@ldnkhl7407 3 жыл бұрын
Sadly qof walbo oo wanaagsan ama jacaylka wax ka yaqaano qof baa lagu salladaa! Salaamaad
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 3 жыл бұрын
Mansha Allah Boqorada jaceylka ee qarnigan 21 . safiyo ajinabi ma geeyo ee wiilkey soomaali ka calmatey ha ugu hiiliyo in u walaasheen noolosha la wadago. anigu waxaan si gaar ah ugula taliyo in ay xildhibanimo federal Somalia ka raadsato waxaan hubaa in ay talent leedahey oo ay tahey Allah u naxariiste Saado Calida Qarnigaan soomaalina dib u mideyn karto. #viva_tusmo
@hibayasin1620
@hibayasin1620 3 жыл бұрын
Naagi walaal waxba ma midayn karto se laga yaabe inay wali jeceshay kii xumeeyay cabdi ciise waayo jacylku ma baabo nin baan bari jecladay walina ma ilaawin isagoo I.xumeeyay adiga ma kula tahay inay wali jaceshay ninkiii
@hashiabdi1197
@hashiabdi1197 3 жыл бұрын
Masha allah hooyo somaliyeed oo qaali ah
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 жыл бұрын
maasha Allah tabaarakallah tusmo wllo ilaahay nimcada iyo qurux da hakuu siyaadiyo
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
masha allah tusmo qof aan taagero guuleyso xabiibti cadawga ma ciil baxo love you abaayo 🌹🌹❤❤💯💯🙏👍
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 3 жыл бұрын
Masha Allah mamo safio wa boqortoyo waa dadnimdi oo qof ah 👏🏼👏🏼👏🏼
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Farxiyya ✅ Maxamad ✅ Muxammad ✅ Cabdi ✅ MaaShaaAllaah ✅ Maa Shaa Allaah ✅ Maamo = maam = hooyyo ✅ Safiyo ✅ waa ✅
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
Keep going tusmo qof qiima badan. Gabdhihii! Qiimaha lahaa ajnibi bey u qexeen oo somalidii waaka guureen. Allow sahal umuuraha
@halimoa4348
@halimoa4348 3 жыл бұрын
Lol
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Qiimaha ay ledahay tusmo maxay tahay naag dhimatay ba ajnabi aada safiyo iyada oo cimrigas ah ayeey zinaysanaysay oo reerkoda ogayn hotel nin la jiiftay Hadana ayada oo nasan ayey ajnabi isku rartay acuudu bilaah Qooq badana habarta ilaah ba ka magan galay wax isir igu jiro ajnabi
@future7058
@future7058 3 жыл бұрын
Rock eybaad tahay miyad ka maseersantahay? Yaase u diideey mise adigaa ayaa lagu waydiiyey nimankan soomaliyeed waxay u haystaan waqtigii jaahilnimada lagu jiro oo iyagu ay dadka u taliyaan war orda murayada isku daawada
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 waryaa hooy! Ceeb markey zineysaneysay marqaati maad u ahayd. Qabrigaaga u aqbalo ayada ceebee intaad leedahay
@mariahonest2642
@mariahonest2642 3 жыл бұрын
@@future7058 haa waxay rabeen dumar dhuljiif ah ooy kudul istaagaan
@halhaystv
@halhaystv 3 жыл бұрын
Safiya Tusmo waxn hubaa in somalinimadu Ku Weyn tahay
@roodoyusuf2508
@roodoyusuf2508 3 жыл бұрын
Wariye dhamaystiran& hooyo Somaliyeed guulaysta
@amalismail7772
@amalismail7772 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay Ha u barakeeyo ❤️❤️mijo baasto yayna ku noqon
@quruxlay3845
@quruxlay3845 3 жыл бұрын
MASHAA ALLAAH SAFIYO TUSMO QURUX BADAN 💙❤💜💛💚🧡
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Absolutely safiya tusmo hore usoco 👏👏👏👏
@mohaboqor4763
@mohaboqor4763 3 жыл бұрын
Mashlah quruxley safiyo tusmo from laascaanood 💋💛😋✅
@zeinabh3509
@zeinabh3509 3 жыл бұрын
Manshaallah Tabarakallah.SomaliGolden Girl Safia Tyson.We love you 😍
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Zeeynab ✅ h MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa shaa Allaah ✅ n ❌ Gabadha dahabiga ee soomaaliyeed Safiya ✅ tusmo Waan ku jecelnahay ✅
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Cabdi xafiid sxb safiyo waa mumin runti mumin dhib mawaayo sabarkeeda ayaa lafiirinaa horta runti niman badan ayaana rabo hada xitaa whi xaqiiqda
@warsan11
@warsan11 3 жыл бұрын
Farxad ku noolow Tusmo aad baan ugu farxay inaad faraxsanahay. Noolow💛
@safiaomar2157
@safiaomar2157 3 жыл бұрын
Safiyo iyo in kabadan oo gabdhaha soomaaliyeed waxaa niyad jabiyay waa wiilasha walaahooda soomaaliyeed😭😭😭😭 sory wiilasheena quruxda badan ee soomaaliyeed!!!!! Boodhka iska Jaffa ragaasna waxa la idinka doortay iska saxa waad awoodaan🇸🇴🙏🏻👍🏻🌹
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
Walee kuwaas ayaan isa sixin in ay caytamaan mooyaane
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Na ninkeeda u horeeyey ee Shanta caruura ay u dhashay Maha soomali wa carab reer boorama oo soomaliyadi Dhashey waxani waa ceeb naag dhan caruura Dhashey waxey raafin wa qalad
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
@@june6206 waxay raadinaaya jacaylkeerii noloshu ku degi lahayd
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 3 жыл бұрын
hooyada somaaliyeed intay wiilkeeda dhaqanka iyo diinta bari lahayd ,ayay ku jirtaa dhalinyaran iyo nin raadis .
@Fowzia69
@Fowzia69 3 жыл бұрын
@@ahmdadn9165 hooyada sow nafley maaaha oo Ilaahay naf ma siin?
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 3 жыл бұрын
Waan soo dhaweeyneeynaa insha Allah my dearest ajnabi diinta islaamka unbaa nagaxigtaa
@magool8581
@magool8581 3 жыл бұрын
Hesaha majecli Ilaahy amarkii tusmo dar alaan ujeclahy Alle hakaa dhawro cadowga kuraad qaada ..... Waa qof qalbi saafiya alle uhibeeyay....
@luulgaaciya4102
@luulgaaciya4102 3 жыл бұрын
Safiyo horey u soco arooskii anti liibaan bey shidey
@abdijibarproduction3537
@abdijibarproduction3537 3 жыл бұрын
Gabadhu iyadu rag jecelaa shalay uun bay ahayd markii ay nin usoo safartay ay hadana ka qoomamaynaysay iminkana nin kenyan ah bay Nairobi u fadhidaa Edo orod caruurtaada korso oo iska cibaadayso
@shankaronvlogs4123
@shankaronvlogs4123 3 жыл бұрын
Mnsha alh maam safiya respect ✊ nolosha kuma ciisho 🥲😍😍😍
@nasroabdi2943
@nasroabdi2943 3 жыл бұрын
I love her big respect habo macaan 😘❤❤
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 3 жыл бұрын
Masha lllh. Safio waa hablaha somaliyed. Qofkah kali ahi oo hogankah uhayaah masha llh. Nolow noloshada apidkadah❤️❤️❤️
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 3 жыл бұрын
Maasha,allah qof nagu qaaliya safiya tusma farxad ku nolow waligaa 💗C/xafid mhdsnid wllo💚
@noloshaxayawaanka3160
@noloshaxayawaanka3160 3 жыл бұрын
Geenyadii garabka wayday maamo safiyo tusmo guulayzo
@anigaaniga4592
@anigaaniga4592 3 жыл бұрын
🥰 tusmo👸 queen of the good Somali people hearts 💕 we love you 😍qaaliyey 😘
@safialoriinachannel8293
@safialoriinachannel8293 3 жыл бұрын
Masha Allaah xabiibti Allaah ku xafido 💞
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 3 жыл бұрын
Masha alaha safiyo tusmo wlaahi wa qof an ada u jacelahayh
@khadarmawlid1739
@khadarmawlid1739 3 жыл бұрын
Masha Allah walasheen safiya tusmo aad baan u jeclahay sheekooyinkeeda qisada leh abwaanad jilaa qalbi fiican weeyi
@hanayar3587
@hanayar3587 3 жыл бұрын
How lovely & truth teller she is😊
@rahimaali5762
@rahimaali5762 3 жыл бұрын
Masha'Allah xbbti safiya wan ku taageeraa quruxeey Allah ha ku xafido xbbti
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 3 жыл бұрын
Raga Kenyanka ah wa raga bina Adam ah xoga diintas Ayan kukala duwanahay lkn markay musliman wa dad cajib ah Ana ba raba Inan guursado
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 3 жыл бұрын
Maasha allaha safiyo tusmo.allaha ku xafido.aamin yaa rabi ❤
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 3 жыл бұрын
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahisse fike HIHAFFIDAK Adde kou JEEECALAY daarrahallah Gabeygaa wannee JEECALYAA HOUNO SAFIYA TUSMOO GABAR CHARAFLEY HIHADDEHAIGIII WAADA AFGOU GOUMA GOOWOO HORREYHOUSSOWO LONGUE LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
@MohamedIsmail-vl7el
@MohamedIsmail-vl7el 3 жыл бұрын
Wager!! Horta waan soo dhaweynayaa farxada walaashey Tusmo laakiin qofkeynu ogeyn hawshii soo martey anigu ismaan lahay dhakhsey nin kale iskugu rareysaa walee waa af kala qaad 😲😲😲
@imanhassan6488
@imanhassan6488 3 жыл бұрын
Ahiro samaan the world is going wild and fast may Allah protect us
@MohamedIsmail-vl7el
@MohamedIsmail-vl7el 3 жыл бұрын
@@imanhassan6488 AMMIIN AMMIIN
@foziafoziaabdullah3075
@foziafoziaabdullah3075 3 жыл бұрын
Wa gabadh qalbi wanagsan Maansha allah
@nejimanuurabintuabdi1584
@nejimanuurabintuabdi1584 3 жыл бұрын
Maansha allaah safiy tusmo allaah swt farxada iyo cafimaad kaga ha noo dhowro 🤲🏻❤️
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
MaaShaaAllaah ✅ n ❌ Maa shaa Allaah ✅ n ❌ Subxaanahu watacaalaa = s.w.t.
@سعيدحسن-ب8م
@سعيدحسن-ب8م 3 жыл бұрын
War gabadho Waa rer somalilander
@hawoxassan8343
@hawoxassan8343 3 жыл бұрын
Gabar somaliyeed ceeb malaha
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo inaan helaa jirta intay dooni ha igu qaadatee walee
@falastinargsan6505
@falastinargsan6505 3 жыл бұрын
.ma jaceshahy
@kabtancabays
@kabtancabays 3 жыл бұрын
@@falastinargsan6505 yes aad iyo aad
@june6206
@june6206 3 жыл бұрын
Wad heli hadeyba cajuun jeclaatey
@canabali1934
@canabali1934 3 жыл бұрын
Masha Allha mcnto tusmo ✍️👌👍💯
@Xamda763
@Xamda763 3 жыл бұрын
Mansha alah maamo safiya nolol wacan baan urajanya ❤️
@amrandiiriye2841
@amrandiiriye2841 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah guuuuuleso safiyo
@sadiayalahow3005
@sadiayalahow3005 3 жыл бұрын
Mashaallah tabarakallah safiyo tusmo waa boqoradee fanka
@sabaahahmed8887
@sabaahahmed8887 3 жыл бұрын
Msnsha allaah guuulayso
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 3 жыл бұрын
Asc wlaalo Allah kuuma kaso qof ajanabi ah. Gabar Somalia ah baa tahay . You are Write wlaalkiis.
@farhiyamohamud5466
@farhiyamohamud5466 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo masha allaaah xbbt we love you dear ♥
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 3 жыл бұрын
asc csbdixafiid maxamud iyo safiya dheman wan idin salamayaa safiya wiil aadku dagto oo khayrkule inshaa allaah huno qali
@kajalibrahim9091
@kajalibrahim9091 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo waqofan jeclahay
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Safiyo hore u soco caqligana Alle hakuu dhowro farxad aduun iyo mid aakhiraba Allah kusiiyo Aamiin yaarabi(Safiyo mid xisaabta ku darso wax kastoo kugu dhaco oo qadarka rabiya waa kuu kheyr si kastoo aan inaga u malayno inaan arintaa aan ku nasiib xunahay hadane waa inoo wanaag)
@ladanhappyy3969
@ladanhappyy3969 3 жыл бұрын
Marba hada nin guursatid caruur alla kaa siiyo aaad kala tagtan waxa ila fiicn ilmahaada leee inaa ku mashquusho. Nin kalane iska daaayso. Iska cibaadeysato wax dhaaama maleh
@Muzno
@Muzno 3 жыл бұрын
Woooooow mama.qaali.nagu.ah horay u soco.cadowga u nolow farxad warta insha alh
@qalbifuran8586
@qalbifuran8586 3 жыл бұрын
Asc waan idin salaamey labadiinaba safiyo dad badan oo aan ka mid ahey ayaan jacel iyo guul wanaagsan helin
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 3 жыл бұрын
Mshaaaa alaah safiya tusmo adban usalamayaa waxanan leeyahay 1=ninragaa kuguubaabiyee doqontu waa gawe garaad ruuxa maala kabaxa garasho leedeede
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 3 жыл бұрын
Waa Inan qalbi fiican runtii
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 жыл бұрын
Waxaad mooda dadka dadka ugu daacadsan ayaa dhibka ugubadan kudhacaa aduun iyo xaalkii
@leylobbleylobb5812
@leylobbleylobb5812 3 жыл бұрын
Walahi beenta mahan markasta waa la dulmiyaa maskiinta
@mohammednuur2939
@mohammednuur2939 3 жыл бұрын
Tusmo waa Gabadh qaali ah oo sharfle
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
She is queen of her time 🙏💕🙏
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@hannaha188
@hannaha188 3 жыл бұрын
@@c.m.a.1937 Waan diiday ee ma sandulaa? 😂😂Agah Soomaali ka carar baan ahay dee huuno
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 3 жыл бұрын
@@hannaha188 Maya 😂😂😂😂😂
@mahameddezks4239
@mahameddezks4239 3 жыл бұрын
Waa sax aniga wan ku racsanhy wlhi Nimanka ah ajanabiga ah wano ku haysana rage somaliyed wano nacanay
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 3 жыл бұрын
Abdihafid aad baan kaaga mahadcelinayaa inaad noo keento safiya queen mahadsanid wall
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Safiyo wa basal urtay wlh wan jecla zinadi ay cajuun kula tumabaysay hotel aya ugu dul qaadanay hadana ajnabi bay isku rartay ayada oo nasan qoq badana habarya
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 3 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 ma adigaa laguu soo joojiyaa oo madaxa u hayaye markaye cajuun la tumanaysaye hadalkaasi dib uugu noqo ayaa lagu odhan doonaa ilaahaye Ku abuurtaye Ka xishoo
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 жыл бұрын
Masha Allah hbo qaaali safiya tusmo guulayso khyr fro badn baankuurajynayaa ilaaahay haku xafido ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 3 жыл бұрын
Jareer maa lagaa celinaa we will see
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 3 жыл бұрын
Nasiip wanaagsan habo ❤️😩✊
@sukriomar3981
@sukriomar3981 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰💯💯💯🔥🔥🔥🔥🌹🌹🌹🐎🐎🐎🐎🧨🧨🧨🧨🧨🐎🐎🐎🔥🔥🔥🌹🌹🌹🌹Maan shaalh saafiiyo tuusmoo qaali duumaar hoory usooco guuleeso waaliiga wlaal qaali
@nimcaanmahamud9549
@nimcaanmahamud9549 3 жыл бұрын
Safiya tusmo noloshu kuma xumayso horay u soco
@idmanshariif3157
@idmanshariif3157 3 жыл бұрын
Safiyo tusmo wlhi ajnabi mgeyo ragga somaliyedow 😭😭😭😭😭
@Simanadan1
@Simanadan1 3 жыл бұрын
Safiya tusmo waa qof dadka dhan iska jecelyihiiin horay usoco hboooo❣️
@farehafarah3183
@farehafarah3183 3 жыл бұрын
🤣jacayl kama quusato miya hpo wa wada cajuun jacaylku kkkkk
@khadarahmed4305
@khadarahmed4305 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@shukrimajiid5002
@shukrimajiid5002 3 жыл бұрын
Jacaylkii yaraantii ayaa qalbigeeda kadhex guuxaya
@dheemancuteboqore3650
@dheemancuteboqore3650 3 жыл бұрын
Mnsha allah alle haku xiftiyo safiya tusmo
Abdisalan Hereri iyo Safiyo Tusmo maxaa kala qabsaday Qosol iyo Kaftan
20:50
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 14 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 58 МЛН
Ali Harare oo wareysi xiiso leh la yeeshay Safiyo Tusmo
20:25
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 37 М.
HODAN ABDIRAHMAN & WARAYSI DHINACYO BADAN TAABANAYA WAX KALE
27:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 292 М.
SAFIYO TUSMO IYO XAJIGEEDA JACEYLKOODA KU MIDOOBAY JIGJIGA
10:14
FAN DHIS FILMS
Рет қаралды 7 М.
Barnaamijka Kun Su'aalood iyo Su'aal ( Safiya Tusmo )
57:18
Horn Cable Tv
Рет қаралды 751 М.
FANAANADA MISS XIIS WAA TUMA?, NOLOSHEEDA DHABTA AH WAX BADAN KA OGOW.
34:17
GURI AAN MIN-YARO LAHAYN WAA DAWLAD AAN MUCAARAD LAHAYN SAX?
29:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 61 М.