SAFIYA TUSMO OO AFKA FURATAY ILAHAY UNBAA AAMUSIIN KARA WA WAREEY

  Рет қаралды 15,055

Awdal Media Production

Awdal Media Production

Күн бұрын

Пікірлер: 29
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Absolutely ubadkaa muhiima caruurta midigta kuqabso ninka faryarta bidix haduu iswaalo siidaa waxkasta dantaada iyo ta ubadkaaga kahornari isagana hakuxadgudbin hana uduloobin😇
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 3 ай бұрын
True touch .Be trong 😊 good advice 😊 my beautiful 😊
@G36-u8l
@G36-u8l 3 ай бұрын
Waa talo, masha allah! Safiyo Tusmiyo qurux, caqli iyo wanaag bay isku darsatay! Masha Allah! Waan ku farxaa Somaalida wanaaga ka talisa! Alhamdulilah wali dadkii wanaagsanaa ma dhamaan!
@fatumaali5834
@fatumaali5834 3 ай бұрын
Masha allh talo wngsn
@mohamedluqman1884
@mohamedluqman1884 3 ай бұрын
Gabadhaan waa runteeda Angina 1986 ayaan diidey yurub iyo canada markii nin 1945 yurub tagey iiga sheekeyey dhaqanka America iyo yurub yaala. Al- hamdulilah maants Somalia ayaan jooga waxaan hastaa caruur muslim ah oo diinta ku dhaqma shanta salaalood masjidka ku tukudda
@SafiyoXasan-z1r
@SafiyoXasan-z1r 3 ай бұрын
Mashaa allaah wlhi sifican baa olatalisay waad kumahad santay taladaada wanagsan ❤
@lindaratibarobleh6558
@lindaratibarobleh6558 3 ай бұрын
Jazakalahu khayr
@fooshassan1379
@fooshassan1379 3 ай бұрын
Well said abaayo
@أمةالله-ك2ط1ي
@أمةالله-ك2ط1ي 3 ай бұрын
❤❤❤❤ waaa waano fiican
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Safiya qurux Allah haku xafido
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 3 ай бұрын
Ma sha Allah good ❤️🎉
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
💯 facts
@samirasahra1747
@samirasahra1747 3 ай бұрын
Xasbunal.Wanicma.WakiiLan
@wabaxa
@wabaxa 3 ай бұрын
NAAGAHA SOMALIDA MARKA AY XANUUN SADAAN WA SIDAAN SHEKADOODA MA TAQAANO WAXA AY KA HADLEESO
@zaynabohio9052
@zaynabohio9052 3 ай бұрын
Waa run arintaas inilmahaaga kow kadhigto ee aanad nin kumashquulin taas baad guulkugaari kartaa
@shukricabdullahi7514
@shukricabdullahi7514 3 ай бұрын
Mahadsanid wano qadasho mudan tusmo ❤
@seinabaliomar5211
@seinabaliomar5211 3 ай бұрын
Anigu aad baan ugu raacsahey goàankeeda ay gaartey, waayo nin leysku haleynkaro maahan. Wey ku khasbantahey in ay ilmaheeda iyo nafteedaba u shaqeysato oo ay gaaro isku filnaan inta ey xoog leedahey.
@MahamedHussein-oy8gf
@MahamedHussein-oy8gf 3 ай бұрын
Ilove you
@AsmaBashir-ws3rx
@AsmaBashir-ws3rx 3 ай бұрын
waaruntaa walashey ❤❤❤❤
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 ай бұрын
Safiyo tusmo Gabar aqli badan iga dheh
@Waryaa1234
@Waryaa1234 3 ай бұрын
Dad ka caayaya gabadhan waa qaldan yihiin. hadal keeda waa wax dhab ah oo dhaca these days aniga ayaa xitaa garanaya dumar sidaa sameeyay. I hope sidan gabadhan oo kale iney u caqli badan yihiin. Sorry dumar kaliya ayaa tidhi laakiin taladan waa talo loo baahan yahay. By the way, waad shidan tahay qof yaheey.
@MahamedHussein-oy8gf
@MahamedHussein-oy8gf 3 ай бұрын
Mybby😊
@dayahaden3370
@dayahaden3370 3 ай бұрын
Wllo tusmo waan ku salaamay Wllo waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho plz contact isoo siii plz
@hiboomar2469
@hiboomar2469 3 ай бұрын
Bal habooye hadu biilkana jaro maxay samayeen ileyn wa cadadiiye qariib
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk 3 ай бұрын
Bal habartan is gubtey ee leh cid baan waaninayaa naa adigu is waani waxay hayn kari laadahay huurka gaadhiga naag kasta oo is gubta sidan ayaa u dambeyn naag kasta oo ku qanci weyda sidii allah u abuurtey iyadaa og akhiro xisaab ayaa dambeysa
@derejoart1602
@derejoart1602 3 ай бұрын
Maxa ku cayn talo muhim ahbay gudbisaye
@hamdiosman1212
@hamdiosman1212 3 ай бұрын
Kkkk
@JamalYasin-kk4pk
@JamalYasin-kk4pk 3 ай бұрын
😂😂
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
Markii ay ku fadhiisatay Kursigii Aabbaheed ayay ilmaysay.
33:58
Galaydh Media
Рет қаралды 45 М.
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 7 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
7 October 2024
9:15
اسراء الجبوري
Рет қаралды 480
African Village life #cooking  village food for Breakfast
19:52
Murangasia
Рет қаралды 2,3 МЛН