Waxaan idinka soo salamayaa baadiyaha galgaduud waliba anoo safar u soo ah mglda ❤
@Jamiilo213 ай бұрын
Omg heesti Legends Samatar iyo Sahro Ahmed AUH Amazing song waye❤Saxarki ku duuliyo Laga mayray siigada Cigalkina Loo suray Sarajoga iyo muuqa San ku neefle kelidaa Adaa Suuradiisa leh😢😢😢
@princemannow447114 күн бұрын
Ninkan hestaan meshadi ayuuu saare 😊
@Abdisalahsheikhdaar3 ай бұрын
The Somali Memory of hassan and sahra
@SayidQaamuus3 ай бұрын
❤❤❤ xasuustii sahara iyo samatar ❤❤❤❤❤❤❤❤
@XidigtaXamar-sy9wu3 ай бұрын
M.a walashey io wllkey horay u socda❤❤❤
@muxyadinabdi54243 ай бұрын
Wow amazing video 😮
@khadarhimilo10183 ай бұрын
Inay quruxdiisa tilmaamto ay sheegto halkay isoo martay bal isna sidoo kale dariiq dheer buu sifaheeda usoo maray cajiib
@abdijama65213 ай бұрын
Wiilku waa keeney Hassan aadan lyrics miraha ..
@mohamudsharif102628 күн бұрын
Qoftaan ilaahay kama baqeeso mayd socda ayaa la qaday heestan yaahuu fanaan kale noo raadi
@Sadsaciid3 ай бұрын
Masha alh wallky good iyo gobo niimo
@hannifomar68943 ай бұрын
Mashaallah waye lkn cod qabashada loma hagar bixin .
@calimuxidin97653 ай бұрын
Maxaa hees la dhegestaa muusika bilowgiisa ayaaba lagu laameeraayaahe Heestaan waa kusoo lumeen
@YAHYEMOHAMEDisterkaАй бұрын
HEESTANI WAXAY I XASUUSISAA MALINKII QALIN JABINTII JAAMACADA AY MARKII UU SOO GALAY HALLKA HEESTAN LOO SHIDAY
@abdulahinoor3246Ай бұрын
Sanad geelu badi dhalay
@samawadeahmed43803 ай бұрын
Heesta Waxaa ku habooneyd iyagoo dharkii Hidaha iyo dhaqanka xiran soo qaadaan oo geelii iyo dhaqan miyi agjooga maadaama heesta ay labada qof isku hogotusaaleynayaan wanaaga, dhaqanka jawiga iyo quruxda miyiga taala. Tan Labaad heestii laba page kaliya ayey kasoo qaadeen taasina Waa sharaf dhac kale oo heesta qiimaheeda loo geystey
@Jamiilo213 ай бұрын
@@samawadeahmed4380 aad iyo aad lkn naagta ma keenin
@OsamanMahamud-ls2zy3 ай бұрын
Kataga mejaa 😂😂😂😂
@Cabdulahinur2273 ай бұрын
هل تعلم یا عزیسل مشاهد یحیا سنوار
@CilmicismaanDiiriyeАй бұрын
KaltunxAsan
@Maanka5073 ай бұрын
Ad ayan u bogadina in la so cosbooneysiyo hesahan o kle