Inkastoo farxdeeda iska jeclahay momada hadana waxaad mooda sidii ninkii cabdi cajuun ay ugu gacan gashay inay miyirkeedii is yar dhimay xaflad iyo is rux bay ka bixi wayday Ilaahay qalbiga haw dajiyo
@nadiamohamed12823 жыл бұрын
Waad la weeyday dib u baadh inteey waraabaha gacanta u galin waxa xaflado eey goobjoog ka aheeyd..mida kale mawaxaad dooneysay ineey tidhaahso ninbaa ixumeeyey ooy albaabada xidhato
@hibayasin16203 жыл бұрын
@@nadiamohamed1282 no is bedel wayn baa jira qofkii yaqaanay baa yaqaan sidii lagu yaqiin.maaha nin maaha nin baa I xumeeyay maaha sheekadu se way yar fududatay
@faarush81573 жыл бұрын
Maya abayo dib ubaar intay xaflad tagtay hada waxa loo sii buun bininayo waa arintii un
@Bileabdi-i5gАй бұрын
@@hibayasin1620hadalkaaga habaar ayuu u eg yahay is ruxan aad sheegi muxuu yahay safiyo tusmo awelba fanaanad bay aheed markii hore hadey ka dagan tahay Waana naag caqli badan reer miyigaas oo kalana ma gaadaayo wuxuu ku gaaday qalbi wanaageeda
@batulasmail82613 жыл бұрын
Safiyaha Tusmo Ka Mayro wixii Ku soo maay iyo garaafooyinkii gunta.
@samirafani53693 жыл бұрын
Safiyo tusmo qalanjo dumar horay usoco
@ifraxnalka52643 жыл бұрын
Iilahay amarkii ninkan hees sihisa wan jclhy
@xaawosalad98793 жыл бұрын
❣🥀 walalahen keep going
@jijaluup78733 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaawawaaaaaaaaqqaaaaqaaaaaaaaaaw Mansha allaha Beella Beella heewaacan waaw bashir jaawi👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💐💐💐💐💐💐💐💐👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mohamedbashir10393 жыл бұрын
Abtigey bashir horey usoco I a mar kle is arki Doona kuxiise