SAFWAN HALAC FT CALI BADHKII NOLOSHA Official video

  Рет қаралды 387,859

SAFWAN HALAC

SAFWAN HALAC

Күн бұрын

SAFWAN HALAC FT CALI BADHKII NOLOSHA Official video
Codka ; Safwan Halac Ft Cali
Ereyadii. Ibraahin Xagar
Laxankii Abdirahman Maano
Musik By Ahmed Weli Furinle
Camera and Edited By. Ilkacase Lyrics
Directed By Ilkacase Lyrics

Пікірлер: 682
@safwanhalac11
@safwanhalac11 4 жыл бұрын
Soo dhawada asxaabtayda qaliga ah Waxan idiin rajaynaya khayr dhamaanteen 🌹✌️( HEESTAN HABLAHA OO DHAN BAA LEH)
@amiiratiitaofficial6054
@amiiratiitaofficial6054 4 жыл бұрын
Safwaan HaLac
@subeermahamed3655
@subeermahamed3655 4 жыл бұрын
Safwan keeday
@updymajid778
@updymajid778 4 жыл бұрын
Safwaan halac🖐️
@mariashiikhxusen5803
@mariashiikhxusen5803 4 жыл бұрын
Safwan hilac wndhawhey keep going bro
@xasankorontoofficial6279
@xasankorontoofficial6279 4 жыл бұрын
Safwaan holac legend nio wadanka joogto horta dadka ada waala wayaa sxb xaqiiqda mano so shegto fanantii ka horaysay waynay abdi holand ikran caraale abdi farax yare king khaalid adiga wayadan laguma hayo iyo guled simpa yaa ila arkay horta 😂 filand ka yabay
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 4 жыл бұрын
Wax kale Safwaan Halac is Back Erayada laxanka music codka style ka camerada quruxda badan waaa wax kale another level keep going bro
@safwanhalac11
@safwanhalac11 4 жыл бұрын
Tanks my brother kabarai
@Kabaraayfilms
@Kabaraayfilms 4 жыл бұрын
Safka
@mohamedanshax2176
@mohamedanshax2176 4 жыл бұрын
Kabarai sxb lyrics keeda soo habeey
@nasriinomar9490
@nasriinomar9490 4 жыл бұрын
@@safwanhalac11 zfwan hlc wllkey alle ha ka frxiyee fananki labad izoo qada nazriin korkaad isaranthy pro keep going 😗❤
@gududoayaan9527
@gududoayaan9527 4 жыл бұрын
Abwe safwanow ayaan mxaa uga tagtey😭😭😭😢😢😢😭😢😭😢😭
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 4 жыл бұрын
Magacyada hablehena sharafta badan inti magacoda Ku maqashay gacanta taaga hablihi somaliyed ❤️👑
@hipoapdi2188
@hipoapdi2188 4 жыл бұрын
👆hipo
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 10 ай бұрын
Nasro ❤❤❤❤
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
Hadiii aad adigo heesta dawanaya comment akhrinayso like iisaar
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 4 жыл бұрын
Wll Subscribe igu sharaf tnks
@maymunyusuf963
@maymunyusuf963 4 жыл бұрын
@@DAAUUSSTUDIO igu halay
@nasteexodayaxofficial9099
@nasteexodayaxofficial9099 4 жыл бұрын
Inanaka safwan la hesaya tolow ma ki soqady baa hesti balwadydu waa adi inta codkisa ka fahanty like ta bal iska sar 🤣
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Ha wa isagii wllo
@ayaanmohamedabdule4901
@ayaanmohamedabdule4901 4 жыл бұрын
Haa huuno
@mohamedamiin8407
@mohamedamiin8407 4 жыл бұрын
Haa
@rooneygeedi1551
@rooneygeedi1551 4 жыл бұрын
Sadexda gabdhood ee gurigeena ugu wey magacooda waan maqlaa. Qadra, Sharaf, Bilan qali ,Sabriin hbo ayaan u ahay xafadena ayay kashidantahay manta mahadsanid Safwaan wall🙏🙏❤️❤️❤️
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 4 жыл бұрын
Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay anba waan saaraye 😂🤣
@bogsiiya7068
@bogsiiya7068 4 жыл бұрын
Miyaaan bilaneey dhigaa🥰 Hibooy bashar kula sima?😍 Ayayay We love u Safwaan and Our Somaali Boys😘
@safadhemanosman3767
@safadhemanosman3767 4 жыл бұрын
Wan salamay wllshay safa halac iyaday kubilabmaysa hestu boqrki fanka safwan halac Wan kutagnay huno
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 4 жыл бұрын
My name hibo Hadaad hibo maqashay liketa ha ila dhaafin inta hibo la yidhaa gaar ban u salamayaa sharaf iyo cisi igu noolada
@hipoapdi2188
@hipoapdi2188 4 жыл бұрын
mahad gaara qruxey
@hipomaxamett3385
@hipomaxamett3385 4 жыл бұрын
Wad qadnay hppti 🥺🥰
@hiboygacalgacal7647
@hiboygacalgacal7647 4 жыл бұрын
My saMi💖✊
@hipomaxamett3385
@hipomaxamett3385 4 жыл бұрын
@@hiboygacalgacal7647 🥺lovely
@hipomohamud7694
@hipomohamud7694 4 жыл бұрын
Ka qdny hbbti sidoo kle❤❤
@radwanronaldo2515
@radwanronaldo2515 4 жыл бұрын
Ana uso horeyay lile ta yan laa ilobiin libaax so noqoy legend safka ✌✌
@nasriinjawhar9237
@nasriinjawhar9237 4 жыл бұрын
Fananita qaliga safwaan iyo cali iid shugran alfa mara hees nasriin ah oo macan so qaad caliyow wllo big respect ❤❤❤❤
@mohamoudzhiine6184
@mohamoudzhiine6184 4 жыл бұрын
Meeye hablihi somaliyed ILove you dhaha safwan odaygu wuu isu kin so dhibaye🤣😅
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 4 жыл бұрын
kaligii maaha wll sorry nin baa la qadayee markale daawo waliba ka cod macaane 😄🙈
@hipoapdi2188
@hipoapdi2188 4 жыл бұрын
wn u jeednaa wll
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
😂❤️
@mohamoudzhiine6184
@mohamoudzhiine6184 4 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 𝒍𝒌𝒏 𝒐𝒅𝒂𝒚𝒈𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒂 𝒊𝒏𝒂𝒈𝒖 𝒄𝒖𝒔𝒖𝒃 𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒎𝒂𝒉𝒊𝒏𝒐
@hiboxasanhibohaboon865
@hiboxasanhibohaboon865 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamedabdiaziz4398
@mohamedabdiaziz4398 4 жыл бұрын
labadan isku cod weye inta ila aragtay like sar❤😂😂😂
@maxamuudcismaan5216
@maxamuudcismaan5216 4 жыл бұрын
Waaaaw ax yaw hees ereyo iyo cod iyo laxan is tells ka ayaa sii daran Zxb Kay alfanan Ali iid and safwan halac Horey usocda waad na shidene Asxabey like dhac halaygu dhaho
@anwarabdullahiadam8640
@anwarabdullahiadam8640 4 жыл бұрын
Inta heesta iney 1 week 1million kugaraa aminsan like sara 👍👍👍
@saynabcaday8671
@saynabcaday8671 4 жыл бұрын
Magacygii waan kawaayay laakiin kahely sefwaan😍🥰
@bashiirnur
@bashiirnur 4 жыл бұрын
Hadad lasocoto heestan in safwan kaligii horay uqaday lkn dib looso dubay una rabo in uu sxbkan cusub nagagado like sara 👍👍👍
@Huttuu-fd9uu
@Huttuu-fd9uu 4 жыл бұрын
Codkii safwaan iyo midhii abwaanka dada yar sxpky ibraahin xesen aw jaamac jibriil xagar,
@Kewaa112
@Kewaa112 4 жыл бұрын
Hal milyan markay gaarto like ta ha ila dhaafin Wax kale waaye hit 👍
@barkhatismail5099
@barkhatismail5099 4 жыл бұрын
Walaashay ugbaad,Mumtaas,ifraax,hibo.💯♥️
@ifraahshariif9336
@ifraahshariif9336 4 жыл бұрын
Ifraah 👑💕👑🌍
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 4 жыл бұрын
Safa waxanu wad jogna xawadle had guriga igu xigay jogta safwan wllshi rumad ❤️❤️🤝
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 4 жыл бұрын
Markaaana waxwayn miyaaa inaad safwaan walashii aragto
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 4 жыл бұрын
@Mushi Ismail hahahha may wll sidii qof aragtiduusu wayn tahay sida gabadha madaxwaynaha ookale yacni ay ýartahay iyadookaliya inad aragto ayuu ka dhigay
@subeermahamed3655
@subeermahamed3655 4 жыл бұрын
Way iskeenen ali iid iyo safwan halac Big respect hobaladayadiiyow 🥀
@wikhwikh667
@wikhwikh667 4 жыл бұрын
Safwan halac tageran ku ahay gar iyo gardaraba pro ku tagera wllhi❤️❤️
@khadraindho7181
@khadraindho7181 4 жыл бұрын
www magacygi baaba ugu horeeyee Khadra sharaf waar waan idin wataa brothers Cali iid iyo safwaan 😍😍😍😍😍😍
@nasriindajiya3829
@nasriindajiya3829 4 жыл бұрын
Wwww safwaan halac Masha allah hal magacba kamaydan tagin a All gabadhihii somaliyad ilaa kaygii ku jira allah ha idin sharfo wll
@ubaxmoha1284
@ubaxmoha1284 4 жыл бұрын
Igula saliya nabi mohamed😊😘 صلي الله عليه وسلم
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 4 жыл бұрын
Wll Subscribe igu sharaf tnks
@ayaanali2265
@ayaanali2265 4 жыл бұрын
Scw scw
@Yaya-zk7fm
@Yaya-zk7fm 4 жыл бұрын
Scw
@bilanmohamed2447
@bilanmohamed2447 4 жыл бұрын
scw✌✌✌✌
@hamsikabdi7743
@hamsikabdi7743 3 жыл бұрын
Scw
@ramaazruuxi173
@ramaazruuxi173 4 жыл бұрын
Bu,dii argaay ilhaan wow Thnks safwaan allow inoo daa wiilashena hees iyo badh Wlh sowta kaa iga daran labdinaba masha allah ax yaa صوووت ❤️🌹🌹 leysma xaqiro 🙏🏻
@shakaliina6024
@shakaliina6024 4 жыл бұрын
Waaw wadnaha bidixay sabiriin another level may name safwaan halac 🔥🔥🔥🔥 youn sis suhuur
@hamdadhool9628
@hamdadhool9628 4 жыл бұрын
Inta magacoodii ka weyday like dhac ku sii😂 like me
@neymahagio5222
@neymahagio5222 4 жыл бұрын
ana kamid eh wwlhi😂😂😑
@maroodijeexmedia2190
@maroodijeexmedia2190 4 жыл бұрын
Saf wan x hargeisa faanaan qaaliya walle waad tGtay hore usoco sxb ereyada laxanka wuxuba %100
@nazraahmed3471
@nazraahmed3471 4 жыл бұрын
bartaa berkay nasriin billahi ku berantahy😁💓💓✊
@faraxfani7832
@faraxfani7832 4 жыл бұрын
Hore u sii socda prothers cali iid nd safwan halac 👏👏❣
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 4 жыл бұрын
Safwaan halac heestii ugu shidneyd abid ny brothr,s lkin magacii u shidna ayaad ka tagtay my name istaahil marka xiga hees istaahil la dhoho 🤴💝🙏
@sacdiyomaxamed6789
@sacdiyomaxamed6789 4 жыл бұрын
Magcyada harana waa la inka sugaaa labdyda fanaaan❤❤❤❤
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 4 жыл бұрын
Badhkii noloshaay I hoo 🥰 ax yaa Safwan
@libaaxcaano4894
@libaaxcaano4894 4 жыл бұрын
king safwaan playerkan cusub wuu gadmaya cod macana wow😳🥀☺️
@cxoffice2098
@cxoffice2098 4 жыл бұрын
Keep going wllky safwan halac waxa ka soo salmy Hargaisa xawadle fii quluubinaaa
@abdinajiibmario8890
@abdinajiibmario8890 4 жыл бұрын
Viva hablaha somaliyeed 💝🙏
@faysaabdi7316
@faysaabdi7316 4 жыл бұрын
Aniga magacaygu kuma jiro lkn waan u qabaa mar haday wllshay ku jirto kaltuun ❣💯💯💯❤
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 4 жыл бұрын
Mr. big deal is back safwan halac and keep going
@yasmiinaragsan3973
@yasmiinaragsan3973 4 жыл бұрын
Magaceyga uguma jedo. Lkn heesta waa shidantahy 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯✌✌✌
@asmacabdilaahi4546
@asmacabdilaahi4546 4 жыл бұрын
Safwan aad baad uqurxontehe lkn wllky hadii aad taloh iga qadanayso waxan ku dhihi laha fanka iska dhaaf alle wax kafiican oo khayr qaba hakugu badalee
@ilhaaniita299
@ilhaaniita299 4 жыл бұрын
Ayy ishcalaa hees magaceyga maqlaa 🔥 😜😍
@nasriinaabdi1206
@nasriinaabdi1206 4 жыл бұрын
Safwan halac said ku tageeera wllh abwe manta magceyga wadats nasrii❤
@nasriinainadalmar5911
@nasriinainadalmar5911 4 жыл бұрын
Masraay is muujiya🥰🥰
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 7 ай бұрын
Jah magaceeniiv❤❤❤❤
@fatuuxabdirahman1056
@fatuuxabdirahman1056 4 жыл бұрын
Heesti ugu horeyse magaceyga ka dhax maqlo😊waad i daaweysen👏❤
@yurubdayib5593
@yurubdayib5593 4 жыл бұрын
Zafwan halac al fanan an tageero hore uzoco 🥰❤❤❤wnku jeclhy lkn muzhtak mee hal mr izooheez blz
@mumtazey2284
@mumtazey2284 4 жыл бұрын
Magaceyga ahaa mumtaz tnx yqy 💕💞♥️✔️
@ismaciilcilmigeedi3775
@ismaciilcilmigeedi3775 4 жыл бұрын
alfanaan safwaan👑 heesti monaay. gorma so qaadeey waa sugoyaa plz so qaad😍
@jamaalmixile14
@jamaalmixile14 4 жыл бұрын
Wan ka xumahay magac caruurteyda hooyadood kuma jiro waxba ka dhiman marka heesta ma dhama . Ilahay ha ku xafido raliya osman
@abdullahititii682
@abdullahititii682 4 жыл бұрын
Hada heestan Hours base taala xili waxa so boqon doona ee years taalo waqti si bu u ordayaa🤩😇
@BarwaqoSoran
@BarwaqoSoran 4 жыл бұрын
Heestu CaaDi MaaHa Laxank:Ka Daran Erayda: Hadalkooda Daa Music: Haba SheeGin Fananka Qaadaya Wixi Horaba Quba Yidhi Yaa RaBi Dacwatana JaG Baan KUgu NaHaY WL Safwan ❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 4 жыл бұрын
sorry inaad intaad daawatay inaad fahmi wayday inay laba nin heesta ku qaadayaan oo waliba safwaan heestan lagaga cod macaan yahay malaha safwaan markay idhahaagu kudheceen unbaad Comment iskasoo jartaye 😄🙈
@nasriinaabdi1206
@nasriinaabdi1206 4 жыл бұрын
Baryahan nafa aho bas baa ku ahy mudabo barta berkad nasrii billh ku beran tahy barke nolashay ihoo I Love You❤❤
@asmanuune1204
@asmanuune1204 4 жыл бұрын
Asmaa waa katagatay Safwaan wallo aniga waa igatagtay saa kuu taageri sima ah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abduwahababdinasir7437
@abduwahababdinasir7437 4 жыл бұрын
ay ay waa hees another level ah nin kaan cusub cod buu haayaa wllhi
@Xamse333
@Xamse333 4 жыл бұрын
Cali iid my bro aan xaafad kusoo wada kornay keep going bro
@hamzaqaro8
@hamzaqaro8 4 жыл бұрын
One and the only Safwaan Hassan aadan 🙋🏾
@hipomohet4882
@hipomohet4882 4 жыл бұрын
hipo bashar kula simaa mya maya hyla simine keep Going safwan 👏👏👏👏👏👏👏👏
@safakayse6774
@safakayse6774 4 жыл бұрын
Keep going wll safwaan halac salan sare from barbara somaliland
@yasirqaxdan5738
@yasirqaxdan5738 4 жыл бұрын
Heesta Sharafta haweenka somaliyed. Two Legends Safwaan Halac And Ali iid
@kayfyusuf5313
@kayfyusuf5313 4 жыл бұрын
Msha alllah safwan halac iyo wlshay ali iid Waa wiil aanu waqti adag isla soo qaadayna ilhay ha Ku xfdo ali iid🙏🙏🙏🙏🙋
@kayfyusuf5313
@kayfyusuf5313 4 жыл бұрын
Waxan kawaday wlkay ali iid
@aliiid4305
@aliiid4305 4 жыл бұрын
badhki noloshay i hoo tanks dhamatiin
@aragsanxaashi8878
@aragsanxaashi8878 4 жыл бұрын
Inankagii cali iid hore usoco maamo ❤❤
@mostafheahmed138
@mostafheahmed138 4 жыл бұрын
The one and only safwaan halac iyo ali iid wad ka baxsayen badhkii nolosha
@hazaamofficial
@hazaamofficial 4 жыл бұрын
Beryahan nafbaan ohoo safwaan halac alfanan best video
@abdikarimismail1902
@abdikarimismail1902 4 жыл бұрын
Mr lama jooojiye safwan halac codkaaga Ku haySta
@kingmattan8929
@kingmattan8929 4 жыл бұрын
Nice song👌 Another level🔥 Sawan halac leng💪
@abdirahmanahmed8088
@abdirahmanahmed8088 4 жыл бұрын
Alfanaan Ali iid cabdi codkaga caadi maaha horu soco sonaliyey like isaara waligay
@aragsanxaashi8878
@aragsanxaashi8878 4 жыл бұрын
Odagagiya inankagii cali iid iyo safwanba waan idin salamayaa
@sabnadreamgirl3389
@sabnadreamgirl3389 4 жыл бұрын
Sapriin safwaan 😢♥️♥️iid waX MAGACAYGA UHESABA MA ARKO
@ifrahmohamud1102
@ifrahmohamud1102 4 жыл бұрын
Abaayo sabna 2:50 ayuu macaaga qadaayaa dhageeyso
@stayblue759
@stayblue759 4 жыл бұрын
FaNaNkA SanqaDa Ka HeSa HaLaC iYoH Mr iD. 🕺🕺🔥🔥
@MkXiddo
@MkXiddo 4 жыл бұрын
Hablaha inta laga tagay waan salaamayaa😂😜
@Ns-jv2zb
@Ns-jv2zb 4 жыл бұрын
waan ka qadey ani😂😂😂😂
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 4 жыл бұрын
😆😆😆
@ugbaadkhadar919
@ugbaadkhadar919 4 жыл бұрын
Thnkz my brother safwaan halac waayo magacayga ayaa ku jira ugbad 💕
@somalinative8326
@somalinative8326 4 жыл бұрын
Ragii Fanka Xoreystay Horey Usocda ❤👍
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 4 жыл бұрын
Wll Subscribe igu sharaf tnks
@somalinative8326
@somalinative8326 4 жыл бұрын
@@DAAUUSSTUDIO Hye wll
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 4 жыл бұрын
We love you haplah somaliyed inan kasto mgced halakn ka maqashay like ii saar ❤👌
@muniraabdirahmanmohamed71
@muniraabdirahmanmohamed71 4 жыл бұрын
Muniira inteee lagu ilaaway faninti waaba ina soo nici rabaa wlhy wali.magcayga hees kama maqal😢😢😢
@sawdaciisecaalin4568
@sawdaciisecaalin4568 4 жыл бұрын
Another level. Xagar iyo Halac ayaa isugu tagay.♥️
@hibohaayir6977
@hibohaayir6977 4 жыл бұрын
Hibooy bashar kula sima may wle safwaanow waxn sugyay magcyga markaan maqlay like & commentiga la boobay wan iska amn jecelahy😇
@inaaahmad6311
@inaaahmad6311 4 жыл бұрын
Walashey qadra sharafey is me ❤💯
@samiraabdi990
@samiraabdi990 4 жыл бұрын
Wauw Masha Allah mansha Allah felicitation halka kawaad inshallah wll 😍😍😍👍🏾
@varthozamohan1939
@varthozamohan1939 4 жыл бұрын
Safwan halac tageeraa ku haya lipaax🤞🤞✊
@mumtaasabdihassanmumtaasab9907
@mumtaasabdihassanmumtaasab9907 4 жыл бұрын
Wixi mumtaz ku maqlay heesta like isaar
@nuuromukhtaaar3304
@nuuromukhtaaar3304 4 жыл бұрын
Nuro inti uga tagteen safwan 😭😭😭🥰🥰
@sundusali6434
@sundusali6434 4 жыл бұрын
M.a keep going codka laxanka mashalaallah ilaaha ku xafido 😍😍😍😍😍
@ugbaadabdiqadir6719
@ugbaadabdiqadir6719 4 жыл бұрын
Malyuun naasiin❤❤❤labadeydi mgaca
@caydaruzhugur6193
@caydaruzhugur6193 4 жыл бұрын
Safwaaan halac Ali eid Gar iyo gardaba waan idin wataa From hargeisa
@abdialiahmed668
@abdialiahmed668 4 жыл бұрын
Cali iid iyo safwaan laba fanaano qaali guulaysta hees iyo badh
@amalali7104
@amalali7104 4 жыл бұрын
Heesta loma dhama!! Hallo 👋🏻 maqal majiraa! Magacaygii iyo qaar kalo badan kama arko meesha
@khaliilofficial8571
@khaliilofficial8571 4 жыл бұрын
Reer waqooyı fan udaa Reer koofur ne majaajılo
@hannam_m7162
@hannam_m7162 4 жыл бұрын
Ma name Hanna Sorry kuma Jiro. Lkn Hablihi somaliyeed Ood amaantay waa Anigood I amaantay. Thanks Legends❤️
@mameromio2922
@mameromio2922 4 жыл бұрын
Inta magaca Mumtaz leh ❤️❤️💉💯
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Safwan halac is come back☺☺☺😎
@fathiafathia7835
@fathiafathia7835 3 жыл бұрын
Ali iid codkisu cadi mha👏🥰😘❤
@quruxleydahargaysa7415
@quruxleydahargaysa7415 4 жыл бұрын
laba ninoo somalilanders ah markay is helaan waa sidan oo kale yaa samayn kara waxan oo kale 💚🤍❤ hees somaliland ah idinka sugaynaa
@daadiryare638
@daadiryare638 4 жыл бұрын
2021 song iney tahay hada igu racday like dhac igu sii i love you wx kle
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 4 жыл бұрын
Wll Subscribe igu sharaf tmkis
@Awale.british
@Awale.british 4 жыл бұрын
Codkayga Ali Iid baan siiyay ✅
@baadiyowbd8686
@baadiyowbd8686 4 жыл бұрын
My Queen 👸 Safa Nuuraay Wllshy Qadro sharafey🥰 intasaa iga gadan wllh💯
@sarahajji2118
@sarahajji2118 4 жыл бұрын
Wa intu la dhashay safa nuura iyo khadra iyo hibo
@abdoul58486
@abdoul58486 4 жыл бұрын
Safwaan innaba caadi maaha waa igga waalay ninkaan horu socod wanagsan brother
@anaskajr4971
@anaskajr4971 4 жыл бұрын
Wllky safwan waa shodahaagi wll Ana's aadban kuusalamay 😎💥
@maandeeq2223
@maandeeq2223 4 жыл бұрын
EryadiH wllkY Abdirihmaan ilkacase😍
@Bashairosman1516
@Bashairosman1516 4 жыл бұрын
Ma. Wowow. Safwn halca. Taga o Talbsady. Hor usoco wlll
Sir Sarbeeban
4:47
SAFWAN HALAC
Рет қаралды 63 М.
HABOON NUURA  | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Haboon Nuura
Рет қаралды 2,3 МЛН
Banana vs Sword on a Conveyor Belt
01:00
Mini Katana
Рет қаралды 77 МЛН
It's the natural ones that are the most beautiful#Harley Quinn #joker
01:00
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 19 МЛН
Делаем с Никой слово LOVE !
00:43
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 4,5 МЛН
Safwan Halac - Dhawrsan Showgii Guri Barwaaqo 2024
5:03
Waqal WStudío
Рет қаралды 949 М.
SAFWAAN HALAC | 9 SANOO BILAA SHARCIYA
32:21
Hamse Indho
Рет қаралды 36 М.
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 26 МЛН
HEES CUSUB AADAN GALAYDH FT RAXMA RANDA 2024#SUBSCRIBE#LIKE#SHAER#
5:25
Abdifataax official
Рет қаралды 4,7 М.
SIDA LALIYO QAYS
4:41
XULSAN STUDIO
Рет қаралды 55 М.
SAFWAAN HALAC l TAASHKA AROOSKA OFFICIAL VIDEO 2020
5:22
SAFWAN HALAC
Рет қаралды 3,4 МЛН
SAFWAN HALAC - OORI JANO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
3:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 372 М.
Farxadii Dunida
8:29
Hillaac Music
Рет қаралды 504 М.
Banana vs Sword on a Conveyor Belt
01:00
Mini Katana
Рет қаралды 77 МЛН