Sagal Haldhaa - Haka Caban (Official Video)

  Рет қаралды 264,267

Haataf Abdi

Haataf Abdi

Күн бұрын

Пікірлер: 207
@idilbarkhadomar
@idilbarkhadomar 4 жыл бұрын
Yaasalam eeshcalaa muuqalkii muqalada Well done my the one and only hogaamiyihii fanka hogaamiyihii camaradaha haataf sharaf🙏❤️🌹❤️ and fananadii fanaaninta sagal haldhaa well done my sis 🌹🌹❤️❤️🙏
@umuyusrawow5150
@umuyusrawow5150 4 жыл бұрын
Idileey waku salamy 😘
@ALiMohamed-nq1zm
@ALiMohamed-nq1zm 4 жыл бұрын
M. A
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 4 жыл бұрын
Cod dahbley idil barkhad kuma arko ayantan kume xabibti
@cuudeyluul8110
@cuudeyluul8110 4 жыл бұрын
Idiley halkee kabaxday ayamahan
@Mohamedanod2
@Mohamedanod2 4 жыл бұрын
Idileey Anna Adiga Ayaan Ku Jeclhy
@khalidmohamed260
@khalidmohamed260 3 жыл бұрын
walahi Ninka heestaan mira heeda sameyay waxa uu aad ugu firsaday dumarka somaliyeed ee ku washay socailmedia sida bahalka ha u ciyin caana qoona ha u dhiman cimriga ceeb iyo caqali laawe yuunoqon caadi mahan heestaan
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 4 жыл бұрын
Sida Bahalka Ca U Ciyin Caan Noqona Ha U Dhiman .. Maxamuud Ginni - nin aad u ereyo culus.. Qisada heestan inbadan baan la socday, Sagal Haldhaa si bay iiga dhexbaxday!!
@maxamuudgini6434
@maxamuudgini6434 4 жыл бұрын
@abdi askari tube Walaal aan ku faano qadarin buuxdaa kuu hayaa
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 3 жыл бұрын
Adigu Munaafaqanimada Kala Dhex Bax youtube oo Umada Somalida Ha Is Nacsiin Adigu Imaan Laan Aad View Ku Raadinyso Inaad Nacayba Kala Dhex Dhigto Umad Somaliyeeed
@amiinkhasiimhaji283
@amiinkhasiimhaji283 2 жыл бұрын
Nuxur dheer ayeey heestani ii lee dahay aniga sabbatoo ah jawigeeeyga ayeey Yara sharxaysaa in badan. Inshallah waxaan rajeynaa hadaan noolahay in aan mustaqblaka dhagaysan doono
@zebamohammad3097
@zebamohammad3097 Жыл бұрын
ماشاالله ❤❤❤خیلی مقبول
@fardowsaabdirisaaq9894
@fardowsaabdirisaaq9894 4 жыл бұрын
Mansha allah inaan habad u ahay horey u soco hoyad ayaa mudan aaman hanankaga iyo sharaftadad hagoogantahay hidahayo aslubta wadto hoyodii kugu ababisaa aman umudan hor yaal bad u tahay hablah sagal adigo ku koray qurbaha ayad afkagii hoyo iyo wadtaa hidahag mansh allah waxa kudhahay hoyad hoo hoyoninka mansh allah sagal haldhal dad badan ayad u tahay tusale inay kugu dayn ayad mudan tahay mansh allah habo macan horey usoco allah haku xafidiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@Duraan571
@Duraan571 4 жыл бұрын
Yartu daadax weyaan mey iska deyso Fanka 🙏🙏🙏😍😍😍🥰🥰🌹🌹🌹
@Editz_speed
@Editz_speed Жыл бұрын
Mansh Allah my sister ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 so beautiful voice
@halooyeelohalooyeelo7234
@halooyeelohalooyeelo7234 4 жыл бұрын
Lyrics Haka caban cidlaan ahay Ha u caban cadaawaha Nafta yaanay ciil iyo Cudur caashaq kuu galin Sida bahalka ca u ciyin Caan noqona ha u dhiman Cimrigaagana ceeb iyo Caqli laawe yuu noqon Adoo ruux cizeeyn kara Maxaa calan waleyniyo Cadka quursi kuu galay 💝💝💝💝💝💝💝💝💝 Inaad guusha curisaa Carab dalab leh ma ahoo Dadka lagu colaadshoo Laguna cad goostee Hadal caama weeyo Car wira inaad tiri Baankiyo ciyaartani Camal kaagi weeye Adoo ruux cizeeyn kara Maxaa calan waleyniyo Cadka quursi kuu galay. Lyric's by ozil yare Haloo Yeelo Sagal haldhaa go forward Thanks haatuf media
@yusra4728
@yusra4728 4 жыл бұрын
Mhdsnid lpah👌👍
@halooyeelohalooyeelo7234
@halooyeelohalooyeelo7234 4 жыл бұрын
@@yusra4728 sidoo kale geenyo
@mohamedalimohamedcumar1205
@mohamedalimohamedcumar1205 3 жыл бұрын
haloow yeelo waxa kale waa cadi lakin cudur casho ku galin weyaaan not cudur cashaq ku galin saas lasoco
@farhanmohed7840
@farhanmohed7840 4 жыл бұрын
Sagal haldha codka 💯 sida wel style Fanand codkeedu macaan yahayii Masha allah hore u soco
@ekraamsuleyman939
@ekraamsuleyman939 4 жыл бұрын
Sida bahalka haw ciyin Caan noqona haw dhiman...... ereyo wax jira katurjumaysa🙌💕❤️
@AbdezTv
@AbdezTv 4 жыл бұрын
💯💯❤️💯💯 Boqorada codka inaa tahay kuu qiray 💥💥💥
@khankjawil7500
@khankjawil7500 4 жыл бұрын
Qurux-Deganasho Dhalinyarnimo-Cod intaba way isku darsatey Sagal Haldhaa Hobalada Caawa iigu horeysa Muuqeeda iyo Codkeedaba...
@EDITZ_JR
@EDITZ_JR 3 жыл бұрын
heestii baled weyna {h samatar} her mama loo qaaday
@qalbidhayawacan2140
@qalbidhayawacan2140 3 жыл бұрын
@@EDITZ_JR Maya abaayo habayarted aya lo qaday hooyaded inaderted
@ElmiAmin-l2j
@ElmiAmin-l2j 2 ай бұрын
Mansha Allah Abayo❤❤❤❤❤
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 жыл бұрын
Sagal Haldhaa yarey qurux hilibka ilaali,gabar quruxsan
@CanabAdam-xy4wr
@CanabAdam-xy4wr 2 ай бұрын
Jh Abwn haliisoradiyo ❤
@najma8198
@najma8198 4 жыл бұрын
Gabadhan u cod eek nasteexo indho ya ila argay ☝nr1 aniga ???
@FatumaAhmedMuhamed
@FatumaAhmedMuhamed Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤quruz badan❤❤❤
@Aa-go2iq
@Aa-go2iq 4 жыл бұрын
'Adoo ruux ciseyn kara, maxaa calan waleen iyo cadka quudhsi kuu galay' heestan weey iga gadantahay👍🏾👍🏾
@qayaash93
@qayaash93 4 жыл бұрын
Labada erey ugu horeysa ku haystaa Haka caban cidlaan ahay Ha ucaban cadaawaha Naftu yaanay ciil iyo Cudur caasha kuugalin Sagal haldhaa codkeedu waa asal Erayada iyo laxankuba kasiidaran
@noura9591
@noura9591 Жыл бұрын
عليكي صوت ماشاءالله 💕💕
@mumtaazhurdaaye5064
@mumtaazhurdaaye5064 4 жыл бұрын
Mashallah sagal haldhaa. Waa gabar daqankeeda iyo isluubtetda dhalinta eyaada oo kale ah loo baahanayaha keep going hooyo❤❤🧡💚💚
@sarahussein5872
@sarahussein5872 4 жыл бұрын
Gabadhan wan jeclahay💋❤ love you qali. From burco.
@SucdiYusuf-o1s
@SucdiYusuf-o1s 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤mashalaah habo qurux
@nafisaali2607
@nafisaali2607 4 жыл бұрын
Gabardha fanininta uga yar wan ku wataaaa
@milanbarcaarsenal
@milanbarcaarsenal 4 жыл бұрын
YAASALAAM ☝️❤☝️ COD IYO QURUX ⚘ WAA DHIF INTAAS QOF ISKU HELO⚘ QUEEN S.H⚘ keep go👏👏👏👏👏👏👏
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
Haka caban cidlaan ahay Ha u caban cadaawaha Nafteyda ciil iyo cudur caasha ku gelin Hees iyo bar😍
@yaxyemoha9747
@yaxyemoha9747 4 жыл бұрын
Wll caashaqa mahan waa (caasha)
@FAAD21
@FAAD21 4 жыл бұрын
@@yaxyemoha9747 Thanks bro
@apdallajama3505
@apdallajama3505 4 жыл бұрын
magaca waxan ku xasuustay Faatima haldhaa❣👑
@maxamedmataan1970
@maxamedmataan1970 4 жыл бұрын
Sagal haldhaa.... Keep going.🙏
@sadiaa.
@sadiaa. 4 жыл бұрын
Heestan waa heesti sanadka mala oran karaa 😊 xaqiiqda iyo waxa social media ka jirey ka hadlin!!
@hony1435
@hony1435 4 жыл бұрын
Waaaw sagal labis qurux cod midho music kalay arag baraavo dadka hada jooga ayay la hadlaysa walahay hadad cidloto hadad dhibku haysto ka dadkugu dhow aya ku raxaysana dhibkaga illahay khayr haka dhigo xaga dinta haloo Yaaco
@indhodeeqdaadcaafi4356
@indhodeeqdaadcaafi4356 9 ай бұрын
Ina asad ❤❤
@Wiilkadheer4
@Wiilkadheer4 2 жыл бұрын
Qoftaan waay cayishee, ayagdoo qaliira iskuul isla dhigan jirnaay
@abdixavi1855
@abdixavi1855 4 жыл бұрын
Masha alah fanandena Sagal Qurux tageero buuxda ko ahay asaxabta like ta huray igo sara qofki o hureyay ee dawada ayan noqday
@mahadiadawe
@mahadiadawe 4 жыл бұрын
Good Song And Good Movie Thanks legend haataf
@hassanhusseinnor2364
@hassanhusseinnor2364 2 жыл бұрын
Alaha ku xafido adeer
@habiibaawale2097
@habiibaawale2097 4 жыл бұрын
Gabar cod macaan weeye kusoodhawoow fanka somaliyed 👏
@maryanbella3878
@maryanbella3878 4 жыл бұрын
Horaan ayey u aheyd fanaan palse ayamahan damba ayey ka maqneyd
@zaamabdirahman8335
@zaamabdirahman8335 4 жыл бұрын
Hataf Abdi👑🙏 Sagal haldhaa😍🙏
@nouhmoh4107
@nouhmoh4107 6 ай бұрын
One of my favourite song❤ 17 ramadaN❤
@ilhanmohamedali1447
@ilhanmohamedali1447 4 жыл бұрын
Manshaa alaah very proud of you abtiyo well done abtiyo you are the best cameraman in the world❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👌👌👌👍👍
@samircade9742
@samircade9742 4 жыл бұрын
Erayadaaan abwankaas waa la helay cod iyo music macaan waa la helay
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 4 жыл бұрын
Duubistana?
@samircade9742
@samircade9742 4 жыл бұрын
@@abdisamadhassan2011 Ma Xuma
@RiyaaqFilms
@RiyaaqFilms 4 жыл бұрын
Mashaa alaah keep going walashay fananadaydii sagal haldhaaa
@NimcoAbduleOsman
@NimcoAbduleOsman Жыл бұрын
Mansh Allah❤❤❤
@maryanahmed7428
@maryanahmed7428 4 жыл бұрын
Mashalah fanada codka qurxan
@munasadeq4880
@munasadeq4880 Жыл бұрын
❤😍 this song is amazing
@Editz_speed
@Editz_speed Жыл бұрын
Masha Allah hooyo ❤❤❤❤
@hodo624
@hodo624 4 жыл бұрын
Waaaw cod macan qurux yaran intaba adaa leeh qalanjo
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
"Sidda bahalka ha u ciyin caan noqona ha u dhiman" Sagal haldhaa waad ka baxsatay markan❤
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 4 жыл бұрын
Waa ciyaalka heesa iminka
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 4 жыл бұрын
Farxiyo qofta noo badashay sagal haldhaa ❤💗💕💞
@zamzamsiman4577
@zamzamsiman4577 Жыл бұрын
Haka caban cidlaan ahay hawcaban cadawaha naftu yeyna ciil iyo cudur caashaq kuugalin🤦‍♀️
@asii9942
@asii9942 4 жыл бұрын
Wooow erayadii Boqor walaalkey Maxamuud Ginni ❤️🥀🙏🔥
@SafaIsmael-o2d
@SafaIsmael-o2d Жыл бұрын
Masha’allah
@umumaida7429
@umumaida7429 Жыл бұрын
Mansh allah🎉🎉🎉❤❤❤
@amiinmahamoud2760
@amiinmahamoud2760 4 жыл бұрын
Hatuuf studio keep going video qiimo oo tayo leh
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 4 жыл бұрын
Axyaa hees cod macalaa erayo Waa hees daren leh Sagaley horey usoco huuno qaali🙏🏽❤️
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
Hees laysugu tagay Midhihii legend abwaan ginni Laxankii al fanaan daauud xanfar Music by furinle ciiltire Thanks by haatuf abdi🥰
@maxamuudgini6434
@maxamuudgini6434 4 жыл бұрын
Mahad balaadhan wll
@aryanali6527
@aryanali6527 4 жыл бұрын
@@maxamuudgini6434 adaa mudan abwaan🙏
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 4 жыл бұрын
Away kaamirada raggii ku shaqa lahaaa?
@aryanali6527
@aryanali6527 3 жыл бұрын
@@abdisamadhassan2011 waynu u mahad celinay wllo haatuf abdi maxaa dhiman ee kale i sax🙏
@Daad7
@Daad7 4 жыл бұрын
Caan Noqonna ha u dhiman. Absolutely Abwaankeeyga iyo Boqortooyada kalee ku kulantay Heestan.
@zhucaybaliofficial2791
@zhucaybaliofficial2791 4 жыл бұрын
Gabadhaan gabdhaha heesa ugu jeclaa isbadal baan ugajeedaa masha allah Horay usoco
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 4 жыл бұрын
Mashaa Allah warm voice💓💋🌷💓💓
@hindtarshehani3015
@hindtarshehani3015 Жыл бұрын
ماشاء الله.
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Adoo ruux cisayn kara maxa calan walayn iyo cadka quursi Kuu galay 🎤🎵
@NoonieSweden
@NoonieSweden Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉🎉 รักเธอมาก
@kadraabdi2744
@kadraabdi2744 4 жыл бұрын
Masha Allah beautiful fananad hees iyo badh
@umumaida7429
@umumaida7429 Жыл бұрын
Mansh allah hoba❤❤❤❤
@muawiyahasan6626
@muawiyahasan6626 4 жыл бұрын
Sagal Haldhaa Tagtay waxba lagama qaban karo keep going
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
Dadka raba inay caanka nopdan o sida doponiamda u dhaqmaya heesta lasocda wa idinla hadlaysaaa🥰👋
@raabajibrahim597
@raabajibrahim597 4 жыл бұрын
Abti waad ka baxsatay. Laxan,erayo,cod,muqaal kalay iska arag
@falastiincarab4131
@falastiincarab4131 4 жыл бұрын
Wawww cadi mahan my Queen Haldhaa hor u soca ❤️💋💋🌹🌹🌹
@faradayan.jamayousuf7262
@faradayan.jamayousuf7262 2 жыл бұрын
This woman will pay what she is singing for
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Hala hala wixii la isku jeclaa👍🏃‍♀️😂
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Hala hala....🤣🤣
@fadomaabdihassan7876
@fadomaabdihassan7876 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤❤❤
@sacdiamohamed8319
@sacdiamohamed8319 4 жыл бұрын
way waynaty gbdhan heestii hore caato yariisa bay ahyd
@saamiyaqabdid6797
@saamiyaqabdid6797 4 жыл бұрын
Woow sagal qurux habo mcn❤❤.
@ileeyskanewmusic2607
@ileeyskanewmusic2607 4 жыл бұрын
Sagal haldha waankuuxisniii
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 4 жыл бұрын
Mustaqbal fanned ooo ifayad leedahay wllo horo usoco
@DARMAAN1
@DARMAAN1 4 жыл бұрын
masha allah cod iyo asluub sagal illahay kugu deeqay
@nimcoabdullahi3060
@nimcoabdullahi3060 Жыл бұрын
Mansh Allah habo ❤❤❤❤
@ilhamyusuf1779
@ilhamyusuf1779 4 жыл бұрын
Hawo horaya usoco quruxey
@safiamahadshdahir5146
@safiamahadshdahir5146 4 жыл бұрын
Hataf🇸🇴❤🤛
@maryamsadeq5424
@maryamsadeq5424 4 жыл бұрын
Keep going beautiful sister ❤️❤️❤️❤️🥰😍
@batoyareofficiall4061
@batoyareofficiall4061 4 жыл бұрын
Walaalkey haataf so laabo 🙌
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
sida bahalka ha u ciyin caan noqona ha u dhiman
@mafakkaam1278
@mafakkaam1278 Жыл бұрын
Love you sagal
@fahadxuubsired64
@fahadxuubsired64 4 жыл бұрын
Woow hees shidan
@najahali9758
@najahali9758 4 жыл бұрын
Thaaaaats myyy guuuuurl❤️❤️❤️🌺🥰🥰🥰 horay usoco quruxey🌺🌺🌺
@inacabdirisaaq6529
@inacabdirisaaq6529 4 жыл бұрын
Caan noqona ha u dhiman!
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 4 жыл бұрын
Hees la iskugu tagty👏👏👏
@sabahali1605
@sabahali1605 3 жыл бұрын
Woooooooooow
@muhanettilkacase
@muhanettilkacase 4 жыл бұрын
nin aan walaal kahayn buu waraabuhu cunaa hadaan isku dhiig nahay subscripe igu dhaaf mahad sanidiin
@Editz_speed
@Editz_speed 4 жыл бұрын
Congrutulation my sister.
@sihamabdisemed3369
@sihamabdisemed3369 4 жыл бұрын
Hej sagal❤️
@jwxo9313
@jwxo9313 4 жыл бұрын
Im feeling this song personally today 💕💕💕💕
@faadumoadag
@faadumoadag Жыл бұрын
Rfdhfh Yfv
@farhiyamohmed3731
@farhiyamohmed3731 4 жыл бұрын
Hore usoco rasmi rays qacda hore u egtahay
@fatemehnorouzi614
@fatemehnorouzi614 4 жыл бұрын
تو خیلی زیبا هستی و صدای زیبا داری
@esyakitchen
@esyakitchen 4 жыл бұрын
Walalayal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@sanelacusto5178
@sanelacusto5178 Жыл бұрын
Bravoo🎉🎉🎉
@kareemabasheer9586
@kareemabasheer9586 4 жыл бұрын
codka nasteexo indho so shabaha machalah quen♡♡♡♡♡♡♡♡
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
Nasteexo Indho ayaanba Mooday Codkeeda Faankiyo ciyaartani camalkaagii weeyaan 😂
@mamaafrica4652
@mamaafrica4652 Жыл бұрын
❤❤❤
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 4 жыл бұрын
Hataf abdi 📸🎥 ...sagaL haldhaa👑❤
Sagal Haldhaa - Hablaha Official Music Video 2022
6:22
Waqal WStudío
Рет қаралды 119 М.
Nasteexo Indho - Umal Jacayl (Official Video)
5:47
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,9 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН
This mother's baby is too unreliable.
00:13
FUNNY XIAOTING 666
Рет қаралды 38 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,6 МЛН
Sagal Haldha - DAMAC 2020 lyric (VIDEO COMING SOON)
5:37
Haataf Abdi
Рет қаралды 26 М.
Sagal Haldhaa | Heesta Maxaa keenay ceebaha | Music iyo Madadaalo
4:42
HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020
8:01
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 849 М.
IDIL BARKHAD OMAR  - Heestii "Xanaano" Official Music Video
7:30
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
SAGAL HALDHAA - Official Video  - DAHAB WEEYE DUMARKU
4:52
Abdirahman Somali
Рет қаралды 63 М.
NASTEEXO INDHO GALBIS BEST AROOS SONG 2015 HD
6:33
Haataf Abdi
Рет қаралды 13 МЛН