SAGAL HALDHAA OO KA YAABISAY HOBOLADII WAABARI - SOODHAWAYNTII XASAN AADAN

  Рет қаралды 247,027

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

🚨 Subscribe Now for more Videos .
Instagram : / abdirahmansomali
You Can Contact us all Business enquiry .
🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
Email : Abdirahmansomali@hotmail.com
More info About Somali Production.
/ somaliproduction
/ abdirahmansomali
/ abdirahmansomali
plus.google.co...
/ reallysomali
Copyright Protected @ Somali production
#Subscribe #Somaliproduction

Пікірлер: 95
@farhiyajama3342
@farhiyajama3342 7 ай бұрын
sagal haldha waa habaryar saywalahi good job habo❤
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Ай бұрын
Hooyo Maryan Mursal iyo Xasan Aadan Samatar ayan u jeeda ❤🥰😍
@shuktiahmed8297
@shuktiahmed8297 Жыл бұрын
Mansh Allah❤❤❤❤ hsbo
@Editz_speed
@Editz_speed Жыл бұрын
Mansha Allah hooyo ❤❤❤❤️
@ahmediise3302
@ahmediise3302 Жыл бұрын
.mansha Allha abti så vacker ❤❤❤❤
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤ m.a boqorad ayad tahay
@umumaida7429
@umumaida7429 Жыл бұрын
Mansh allah habaryr❤❤❤❤
@najmaahmed6801
@najmaahmed6801 2 ай бұрын
Maasha Allah habo waxaada ledahay coda halaasi ah hore u soco❤❤❤
@AiSomaliland
@AiSomaliland Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah sagal haldhaa ❤️❤️ fannaanad weeye cod alle u dhiibay🔥🔥🔥🔥
@odskfsaaskdkla-lw6kt
@odskfsaaskdkla-lw6kt Жыл бұрын
Mansha Allah beautiful ❤❤❤ in cabdisamed🎉🎉🎉
@HoyoFadumo-e1j
@HoyoFadumo-e1j Жыл бұрын
Mansha allha sagal haldhaa hore u soco walala❤❤❤
@Editz_speed
@Editz_speed Жыл бұрын
Mansh Allah my sister ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@FatumaAhmedMuhamed
@FatumaAhmedMuhamed Жыл бұрын
Mansha Allah 🎉🎉 quruxa waa u dhalasho ina abdisamed❤❤❤
@sanelacusto5178
@sanelacusto5178 Жыл бұрын
Ljepotice,svaka cast ❤❤❤
@astersimon3393
@astersimon3393 Жыл бұрын
❤ tsbuk demtsy alkiy du är sötast
@AminaHussein-s8j
@AminaHussein-s8j Жыл бұрын
❤❤❤❤saswaaye gabar boqatooyp🎉🎉🎉
@nimcoabdullahi3060
@nimcoabdullahi3060 Жыл бұрын
Mansh Allah habo🎉🎉🎉❤❤❤
@NimcoAbduleOsman
@NimcoAbduleOsman Жыл бұрын
Mansh allah❤❤❤ habo❤❤❤
@selamtesfu3136
@selamtesfu3136 Жыл бұрын
Du har fint rost ❤🎉
@munasadeq4880
@munasadeq4880 Жыл бұрын
MashAllah so talented ❤😻
@KafiaOsman-h4x
@KafiaOsman-h4x Жыл бұрын
Mashllah sis ❤❤
@abdihussein8927
@abdihussein8927 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ mansha allah codabaakudhamade🎉🎉🎉
@hanaadiibra1445
@hanaadiibra1445 5 жыл бұрын
Masha allh wa gabar ilahey heybad ugu deeqay daganan xishod kuwa fanan isku sheg ayee wax dheerthy 😍😍😍😍
@ikraanabdulrahman7652
@ikraanabdulrahman7652 3 жыл бұрын
Waaaw mcan waye hesdan
@mamaafrica4652
@mamaafrica4652 Жыл бұрын
Mashallah sagal❤❤❤
@yusufjama8819
@yusufjama8819 4 жыл бұрын
Asc sagal waan ku salaamayaa mar hore mar labaad nice song nice music thanks sagal best Yusuf jama UK Birmingham
@luluhassanhirey3023
@luluhassanhirey3023 9 ай бұрын
❤❤❤❤good 👌👌👌👌🥰🥰🥰😍😍🌷🌹💐🌹🌹🌹
@Nuuraan-uw9pb
@Nuuraan-uw9pb 5 жыл бұрын
Naag iyo badh dheh hees iyo badh dheh 😥😥😥😥 wlhi cod naxariis leh bay ledahay erayadana ka sii daran ana ilinta iga diririq dheh masha alah
@fertunmehamud843
@fertunmehamud843 4 жыл бұрын
Kkkk
@AbdiKay-v2z
@AbdiKay-v2z Жыл бұрын
Beautiful voice
@aishabarca9497
@aishabarca9497 4 жыл бұрын
It's my First time aan arkay gabadhaani manshallah wlhi
@zaaanc7008
@zaaanc7008 5 жыл бұрын
INA ADEERTEEY MACAAN QURUX BADAN SAGAL CADEEY MISS YOU
@Arafodore
@Arafodore 5 жыл бұрын
Sagal is beautiful and has a good voice Mashallah❤️
@somaliupdate4188
@somaliupdate4188 5 жыл бұрын
Ilaahay amarki gabadhan jinkayga jecel fankeeda garabkayga wu heli keep going huno
@SafaIsmael-o2d
@SafaIsmael-o2d Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Masha allah Gabadh❤ qurxon oo cod qurxon Mamo Maryan jecliya😍
@abdulkadirnur9905
@abdulkadirnur9905 Жыл бұрын
Nice tune 👌
@libinlibin4418
@libinlibin4418 4 жыл бұрын
Cunugtaan caadi ma ahan wlhi waa kala kicisay asxaabtaan maryam iyo xasan aadan il gooni ah ku fiiriya
@hindamohamed1469
@hindamohamed1469 5 жыл бұрын
Habo sagal abdisamad wle fananadba noso baxdey hallsta
@guliyamohamed8502
@guliyamohamed8502 5 жыл бұрын
Ma umaleynaaayo ine culumo kuuso baxday Allah so hadeeuo walashen
@fadomaabdihassan7876
@fadomaabdihassan7876 Жыл бұрын
Mansha Allah ❤❤❤
@roodaxasangaroon4853
@roodaxasangaroon4853 5 жыл бұрын
Sagal qurux badan iyo cood an cadi ahayeen hoore usooc
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 5 жыл бұрын
mncha alh sagal haldhaa dhmays dumar😍😍
@imanhassanhassan6284
@imanhassanhassan6284 5 жыл бұрын
i love this girl she has beautiful voice😘
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
Ma shaa Allah Young talent😍😍😍
@samiyaqabdid917
@samiyaqabdid917 5 жыл бұрын
Fanaanada reer halsta no so baxdey sagal qurux❤❤
@nihaalomar5476
@nihaalomar5476 5 жыл бұрын
habo maryam mursal way la yabtay codkeda iyo sidey ula hesato way u codeysay fanaanad inay tahay 2019 iney u sidato
@SollasMedia
@SollasMedia 5 жыл бұрын
Wali Saaka ka horoow Sowraceeda maan arag Sowdkeeda maan maqal magaceedu waa Sagal Lagu sidkay haldhaayoo Soomaali weeyaan Samatarkii fankeenay Suugaanta heesaha Ugu sacab tumaysaa
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Mnchllah cod iyo degenaansho bay isku darsaty
@shaakirboss4185
@shaakirboss4185 5 жыл бұрын
.qurux bdnaa yartu mshaa allh
@askfreitag6794
@askfreitag6794 5 жыл бұрын
Talent codbaa saaran Waawaynkay kayara naxsantahay mooye 👌
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
Ilove you
@nihaalomar5476
@nihaalomar5476 5 жыл бұрын
cabdi holan sidu ula dhacay wayba isku nurayan ma ila aragteen sagan quruxley codna isba daay masha.alaah waad nusarysaa huuno cabdi holan wax la qabo wu ka helay hhh
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Hhhh iqra yarey muu furay horta cabdi holland
@janogalle370
@janogalle370 5 жыл бұрын
Mansha allah qurux, cod, xishood ayey isku darsatay yartu malaa anigay igu wacnaan lahay sow maaha dadoow farta taag kii diidanow😎😎
@barudaosman9988
@barudaosman9988 5 жыл бұрын
Mansha allaahu hees cod wanaagsan
@filsanamin6584
@filsanamin6584 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naruuranafisa1146
@naruuranafisa1146 5 жыл бұрын
Hassan Adan gabardhisa abdiholland dhakar ayuba ku noqday warya gabardha Hassan adan samtar ba awowe u ah ishada ka leexi!!! Libaxa fanka yusan ku diline
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Hhhh gabadhiisa ma dhashay?
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk
@canqeeyrcabdulahi3952
@canqeeyrcabdulahi3952 5 жыл бұрын
OK Horry usoco
@cabdifarax400
@cabdifarax400 3 жыл бұрын
💕💕💕💕💕💕
@hanadabdulahibaasin6200
@hanadabdulahibaasin6200 5 жыл бұрын
Wow sagal go forward
@sagalali1709
@sagalali1709 5 жыл бұрын
samiday masha alah
@zachibrahim3174
@zachibrahim3174 5 жыл бұрын
Allaw nokaa daa maamo maryan mursal
@falisabdi3206
@falisabdi3206 5 жыл бұрын
Heeestan sooo nasteexo ma qadin tolow?
@raqad4642
@raqad4642 4 жыл бұрын
Falis Abdi cajiib so copy gareee dheh iyado cod xun oo naasa balaqa iyo daba malaasan oo buruko wadato 😀 koley Sagal haldha gaari mayse dhinaca qabyaalada kuso cun cuntay wad jeclan laheyd inay iyada qaade
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 5 жыл бұрын
Heestaan jawaab waxay utahay heestii baladweyn oo loo qaaday gabadhaan Habaryarteed oo hooyadeed ilmo adeer yihiin. Sagal Haldhaa quruxley o cod 100.
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Ta yari cod macaana❤❤❤
@hoodaalehoodaal9828
@hoodaalehoodaal9828 5 жыл бұрын
Mama maryan gabadhan yar way u qushuucdey....
@heegannewsproduction179
@heegannewsproduction179 5 жыл бұрын
Fadlan subscribe isaar alaha idin sharafa team abdirahmaan soomaalia fadliga ciidul adxada
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Gabadhanyari Waycod Macaantahay
@mariaalasow3630
@mariaalasow3630 5 жыл бұрын
Wow axsan cood wlh💖💕💞
@sahrahussein4208
@sahrahussein4208 4 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 5 жыл бұрын
Weey wa fanaankii weeynaa ee xassan baashe noolow
@yasmingolden4675
@yasmingolden4675 4 жыл бұрын
Wooow 💋
@asmaahusny8059
@asmaahusny8059 5 жыл бұрын
Hoboladi hore waxay ka baabi nayaan gabdhan qajilaada
@ambassadorc.shakur3216
@ambassadorc.shakur3216 5 жыл бұрын
sagal haldhaa wan Ku wataa noi fanand nool Tay wCdala
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 5 жыл бұрын
Yartani Ninkii ilaashan kara un bay u qalantaaye Waa kanaa libaaxa khatar geliyaa wixii soo eegaba. Gadhsiiya fariintan akhyaareey
@amanabinamey682
@amanabinamey682 5 жыл бұрын
Waxan maqlay hoyaded wahey aheud gabdhi loqaday hesti baladweyn
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
Amana Bin Amey Maya abaayo hooyaded wa inan yar waxa lo qaday habayarteda hooyaded ilmo adeer la ah lakinse wa family quruxdu hiddo u leh wana dad aad u qimo badan u ixtiram badan hada aragtid habayartas neh wali way yartahay quruxdu neh wa sidii
@mustafexirsi
@mustafexirsi 5 жыл бұрын
Maryan Mursal jiil walba waa ay la jaanqaadi kartaa. Bal eega habka ay u la dheelayso yarta!
@xafsoxafso3422
@xafsoxafso3422 5 жыл бұрын
Ma qof la jecelyahay baay ka hdlaysaa...heestu
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Kkkkk haa ma fahmin miyaa
@mohahukun4291
@mohahukun4291 5 жыл бұрын
Miskiin Xishood Baa Ka Yara Muuqda Mida Kale Ma Uur Baa ii Muuqda ‘? Mise Aniga Mooday
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
Inanta yar ee dhexda takada leh ba uur leh miya😂😂😂 isku xishow nio wax lagu hadla iyo wax kale aya kala jiran
@mohahukun4291
@mohahukun4291 5 жыл бұрын
Najma Said Huno Uurku Ma Ceeba Mida Kale Wax Khaldan Maba Odhan Wloo See Wax U Jiraan
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
Moha Hukun maya wllo wa yab inan yar aan wali gursan inad waxas tirahdid
@mohahukun4291
@mohahukun4291 5 жыл бұрын
Najma Said Bal Wayahay Wllo InanTan Ma Yara Koley Waa Dadka 20 Year Madaxa GaliYay
@najmasaid4583
@najmasaid4583 5 жыл бұрын
Moha Hukun ma ahan wallahi way ka yartahay 20
@makoahmed7175
@makoahmed7175 4 жыл бұрын
Bisinka iyo Yasinka waxan halkan uga jawaabaya moha hukun inanta waadmooday ee uur mahin wa dharka siduu utolanyahay weeye becouse dhaxda iyay tolmada ka haleeyeen toobka ay xidhantahay tolmadii dhinaca caloosha iyay sixun utoleen 😂
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 9 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed)..
XASAN AADAN SAMATAR OO WACDARO KADHIGAY LONDON
3:36
Abdirahman Somali
Рет қаралды 501 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 3 МЛН
wareysi faadumo haldhaa oo marhore ka baxday fanka hadana Diinta Daalacata.
1:09:43
NIMCO DAREEN - New Hit - ARLI - Official Video 4K
7:33
Abdirahman Somali
Рет қаралды 613 М.
Qabiilka Kaalinta 1aad U Galay Beesha Daarood ?
23:33
Qarniga Hadalka
Рет қаралды 44 М.
SAGAL HALDHAA HEESTII DHAMBAAL LOVE 2019
4:57
SomaliSwiss
Рет қаралды 24 М.
CABDIRISAAQ ANSHAX  NEW REMIX SOMALI COLLECTION  MUSIC VIDEO 2021
6:14
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 2,2 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН