Sagal oo si cajiib badan kuso jiidatay Asad

  Рет қаралды 198,354

Family Sagal Channel

Family Sagal Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 332
@familysagalchannel
@familysagalchannel 3 жыл бұрын
Nagu so biir hadad nagu cusubtahay so dhawow
@reemycabdi3427
@reemycabdi3427 3 жыл бұрын
azc
@totallynotme4666
@totallynotme4666 3 жыл бұрын
Abaayo cream ka xagaan ka helayaa ama numberkaga isoo qor
@مسلمةوافتخر15
@مسلمةوافتخر15 3 жыл бұрын
anaa maanta kugu cusub sagal cadey
@haliimoadan8442
@haliimoadan8442 3 жыл бұрын
Asc wan kusalamay sagal cadey
@sharifocaato2960
@sharifocaato2960 3 жыл бұрын
Creamka haraha wajiga ayaa raba lmbrkaga isheeg walshey
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 9 ай бұрын
Sagal nagta bas inay is carfiiso mahan ninka xita waa inuu is carfiiyo 😂😂😂 mash Allah
@BishaaroBishaaro-qk3ev
@BishaaroBishaaro-qk3ev 29 күн бұрын
M.a shaala sagaleey mcnto quruxleey aya tahay walahi mcnto❤❤❤❤❤❤❤❤
@amrangas4481
@amrangas4481 3 жыл бұрын
Masha Allha Allha idan xafido dhamantin familj qurbadan Allha idan daayo sagal waxa tahay qof aad u wanagsan
@qadejaahmed667
@qadejaahmed667 8 ай бұрын
Masha Allah abaayo waxa tahay qof shactiro badan Walahi waad iga qosol siisay 😂😂😂😂❤
@halimasadia8572
@halimasadia8572 7 ай бұрын
Masha Allah tabarakalah may Allah protect your family it’s beautiful family.
@AshaabdiAshaabdi-ho1tl
@AshaabdiAshaabdi-ho1tl 9 ай бұрын
Masha alla❤❤
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 9 ай бұрын
Mash Allah beautiful family sagal iyo asad ❤❤❤❤❤❤
@wadanigadhabtaallowdhwr4380
@wadanigadhabtaallowdhwr4380 2 жыл бұрын
Asad waxad heshey boqorad Wa Gaari weeyi sagal Asadow wad duceysan tahan umaley Marba hadad haysato qofta gaarida ah Allaha isku kiin daayo
@saynabsheikh8797
@saynabsheikh8797 3 жыл бұрын
Masha allh diinta is laamku way qabtaa sidan gabadha in xajigeda isku qurxiso
@raxiimacali5706
@raxiimacali5706 3 жыл бұрын
Masha allah walal
@aminafuaad4963
@aminafuaad4963 3 жыл бұрын
Maasha allah sagal famli guulaysta
@siciidocabdullahi1130
@siciidocabdullahi1130 10 ай бұрын
MashaAllah ❤xbbti allaha isku kiin daayo kuna xafido caruurta ❤😊❤❤
@ikraanNadiif
@ikraanNadiif 7 ай бұрын
Maan sha allaah allow iskukiin daayo waayo badan❤❤❤❤❤
@kowsardirir7382
@kowsardirir7382 9 ай бұрын
Masha Allaah Tabarakallaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏🥇👑🥇🏆🏆💐🌹🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@FarduusaxmedXasan
@FarduusaxmedXasan 9 ай бұрын
Mansha Allah qoyskii jira ilaahay haydinka dhigo❤❤❤❤❤
@sacdiyosacdiyo3689
@sacdiyosacdiyo3689 10 ай бұрын
Pls abaayo sagal shoobin baan kaarabaa lambarkaaga iisoo qor pls mcney
@YoussoufGoumaneh
@YoussoufGoumaneh 9 ай бұрын
Waa maxay dhaqan xumada and matasheen
@ramlamohamed1620
@ramlamohamed1620 9 ай бұрын
Masoo daawatay caawa ceebta shacday kkkkk
@HOM1967
@HOM1967 3 жыл бұрын
First comment ahy caawa❤️🥰
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 жыл бұрын
🙏Maansha alaah ilaahay insha xasadka ha idinka xijaabo🤲🤲
@XamdiXirsiaxmed-me3bh
@XamdiXirsiaxmed-me3bh 10 ай бұрын
Masha alaah abyo alaah ha inixaafido❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 11 ай бұрын
Oo Inay Filmka Uun Wada Jilayen Ban Modaye Saw Waba Famli Masha allah
@MaxamedGelsuge
@MaxamedGelsuge 9 ай бұрын
M.a iskuwaara ducadaadana allaha noo aqbalo
@muunadaahir4000
@muunadaahir4000 3 жыл бұрын
Sagaley burcon ka soo salamaya wllo labadada janalba wan ku xidhahey waliba sagal somali aad ayaan ugu xiranahey
@luulcabdi5747
@luulcabdi5747 3 жыл бұрын
Sagaley quruxey heesta iska dhaaf ilaahey haku soo hanuuniyo abaayo
@kadraadam123
@kadraadam123 Жыл бұрын
Ma heesay qaada halkan uunbaan ku arke
@ikraanNadiif
@ikraanNadiif 7 ай бұрын
Maqaado lkn wey iska duuuntaa iyadoo qoorteedu qaawan tahy alle ha kaa masaxo heesahay wll sagaleey
@rahmohussein3062
@rahmohussein3062 3 жыл бұрын
Sagaley mar hora kugu xirna masha Allah xaasid io ilxun illahay idiinma tuso sey masha Allah
@hamdiali9845
@hamdiali9845 3 жыл бұрын
Mn sha Allah alle ha idin daayo family qurux badan tihiin nolosha farxad ku dhamaysta 🤴👸💯
@ahmedjamac8192
@ahmedjamac8192 10 ай бұрын
Sagaal cirmkan raba luuqaq iso gaal qaali❤
@zamzammuuse1894
@zamzammuuse1894 9 ай бұрын
Walaal cream ka sidee u helu karaa djibouti
@SafaBadri-l8i
@SafaBadri-l8i 10 ай бұрын
Zagaleey carurtii meeday❤
@iftinmaxamad1610
@iftinmaxamad1610 3 жыл бұрын
Masha Allah sagaley jiif kii qadar baad ka dhigtay ilahay caafimaad iyo ciimrii aad ku dhamaysato haku siiyo mcnto
@ikraancllaahi4369
@ikraancllaahi4369 3 жыл бұрын
Msh alaha faraxad warata idan rajanaya macanto ❤❤❤❤💋💋💋❤❤
@fatushyare3207
@fatushyare3207 3 жыл бұрын
Masha Allah ikuwar abayo igusalan Dumashi😍😍😍😍😍❤
@safamaxamuud1446
@safamaxamuud1446 Жыл бұрын
Walloshaug
@abdullaahimaxamed3103
@abdullaahimaxamed3103 3 жыл бұрын
Maan zha alaah walaazhaye sagaal ilaahee hakudaayo jaceelku hanuuro hore usoco walaazhay
@sengulince6781
@sengulince6781 3 жыл бұрын
Seni dokuz tanrimı yarattı yani tuhafsın tanrı bir olur
@aishaahmed9180
@aishaahmed9180 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 amaan adaa iskugu filan quruxeyyy😂😂
@abdifatahabakar7382
@abdifatahabakar7382 3 жыл бұрын
Eedo sagal iyo ader asad waalisalaamey
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 3 жыл бұрын
Abayo quruxey goyaan ayaaaa ee siden kuheli karaa
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 3 жыл бұрын
Pls abaayo iska dhaaf fanka akhiro iyo iftiintoona mawacnee ilahay hakuu barakeeyo caruurtada and odaygaa ilxuni idinma aragto
@saabriinmahaned3561
@saabriinmahaned3561 3 жыл бұрын
Masha allah alle ha iaku kiin daayo anagana no soo duceeya
@fadumomaxamed6733
@fadumomaxamed6733 3 жыл бұрын
Mansha.alah abaayo sagal shaxshax wan ku wataaa adi wll asad
@xafsahilkas951
@xafsahilkas951 3 жыл бұрын
Xaajiga Rooseto lagulama joogo Inta aqliga u saaxiba fhmi karo hhhh
@hindajamac2880
@hindajamac2880 3 жыл бұрын
Mashaa allah allah ha idin fxty Cream ka haaraha ayaannrabaa quruxeey
@suhuuraxmed6839
@suhuuraxmed6839 3 жыл бұрын
Alle ha isu kiin daayo
@maryamaruun5585
@maryamaruun5585 3 жыл бұрын
TV meeshaad ku dhajiseen waaba qoor xanuune meel wajigiina la siman ku xera
@farhiyaahme3627
@farhiyaahme3627 3 жыл бұрын
Xurmo waalid iyo xukun jacel part 3 plz
@intifacqasim1054
@intifacqasim1054 3 жыл бұрын
Amiin ilahey ha idinka hayo cadowga masha Allah sagal iyo asad
@hafsachannel2042
@hafsachannel2042 3 жыл бұрын
Masha allh maanta ayaa channelkiina arky ilaah ha idiin barakeeyo
@sahraahmed5064
@sahraahmed5064 3 жыл бұрын
Wllo noloshiina in aad darsataan baa wanaagsan waayo nimcada uu ilaahay ku siiyo waa la qarsadaa
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 3 жыл бұрын
Dadkii oodhan ayaa hada sidaa noqday walaashay waxaa jira dad xaasidiina oo nolosha dadka maansha alaah oranayn markaa waxas fiican private in ay ka dhigtaan noloshooda laakiin dadkii views ayay ka gashay markaa il iyo xasad danba ma ka lahan
@Anigawaye-x4d
@Anigawaye-x4d 4 ай бұрын
SHARMUUTO. NAAG MAREEXAN QABO MIDGAN AYAAD TAHAY. SAGAL DHILO
@Maankoos_
@Maankoos_ 3 жыл бұрын
M.keep going wll mcn sheer awud iisameyno codsiweeye
@hayaatdiamond2200
@hayaatdiamond2200 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo sagal allaha kuu xafido familykada Anaa kulamid ah shaah ku jeclhy inaa ku cuno macmacaanka walibo shaax cadeys aheyn Allaha idin barakeeyo
@fartuuncabdi9220
@fartuuncabdi9220 3 жыл бұрын
Masha Allah horay usocda
@meymunisaaq1606
@meymunisaaq1606 3 жыл бұрын
Wcs qali aniga maisatimalo wajigage sabine uma quro
@halimaali9260
@halimaali9260 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ❤️ walahi wan idin jeclahay illahay illa xun ha idika qabto
@munaamaxmed9617
@munaamaxmed9617 10 ай бұрын
Masha alaah wllo
@safaxiis9043
@safaxiis9043 3 жыл бұрын
Xishoodkii dhamaa wale iminka ma waxan dawana gabadh ninkeeda isku diyarinaysa wll qli wax dhama soo daa bila caleek
@AsmamahadAsma
@AsmamahadAsma 10 ай бұрын
Masha Allah dabarkallah qali
@RaxmoRuun-h8p
@RaxmoRuun-h8p Жыл бұрын
Abayo waa rabaa
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Ninka nagtiisa kkkkkk afsomali cusub miyaa
@beauty858
@beauty858 2 жыл бұрын
Mashallah come Zanzibar to teach me wow
@kaltuunsaalax7110
@kaltuunsaalax7110 3 жыл бұрын
masha.alaah...walaalo....labarakaag.waan.waayo
@farhiyaomar963
@farhiyaomar963 3 жыл бұрын
Masha allha my sister I am soo happy
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 3 жыл бұрын
masha allaah family qurux badan...
@FarduusMaxamed-d3j
@FarduusMaxamed-d3j 11 ай бұрын
Sagal waa is bilbilaysaa
@quruxsanabdi
@quruxsanabdi Жыл бұрын
ilahay kheyr ha ka dhigoh
@faisamohamed8678
@faisamohamed8678 3 жыл бұрын
Manshallah lamanihi Qarniga❤❤❤❤❤❤❤
@leylohawole7630
@leylohawole7630 3 жыл бұрын
masha Allah Allah ku xafido macnto sagal
@zamzammuuse1894
@zamzammuuse1894 9 ай бұрын
Maasha allaah ❤
@ubaxarahman829
@ubaxarahman829 3 жыл бұрын
Naagii nin bay ku washeen uf
@aishahassan9674
@aishahassan9674 3 жыл бұрын
abayo mcnto plz Allah dartis hes iska dafa 🥺🥺🥺🥺 ruwayada ku qurxu badan tahy
@fatxilibaan4032
@fatxilibaan4032 3 жыл бұрын
Sagal waa fadxi ❤️
@faisacadey9196
@faisacadey9196 2 жыл бұрын
Abaayo wadankee ku nooshihiin
@khadranooh4664
@khadranooh4664 3 жыл бұрын
Maashaa allaah sagal quruxeey Habo saa baan jacalka loojila fariid fariid bad tahay
@MubarikaAhmed-f1h
@MubarikaAhmed-f1h Жыл бұрын
Manshallh wallhi
@kawserhassan878
@kawserhassan878 3 жыл бұрын
Maansha allah xbbt xageen ka helayaaa kiriimka haraha
@istahilmaxamed-wo1uz
@istahilmaxamed-wo1uz Жыл бұрын
😂ariir Dabo malahan ku qoslay. Sagaley ❤ sariirta cageheeda. Dheh
@nimcoshariif8825
@nimcoshariif8825 3 жыл бұрын
Asc.abaayo mcn.abaayo haar ayaa igu talo marka kareemka ayaan rabay seen ku heli karaa xamar ayaan jooga
@mawliidmaxamuud427
@mawliidmaxamuud427 3 жыл бұрын
mansh allh ale haysu kiin daayo abaayo jacayl dhaxal gala wax dhaama lawaa
@fatxiyaxuseen
@fatxiyaxuseen 7 ай бұрын
Nabarka ii soo qor
@sacdiyaaadan2348
@sacdiyaaadan2348 2 жыл бұрын
Mansha allaah good family
@muntaz990
@muntaz990 3 жыл бұрын
MashaAllah sister ❤️ saasa larabaa😘😘👍👍
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 11 ай бұрын
Sariirtaada mxaa yareeyay😅
@khadrakhalifa5056
@khadrakhalifa5056 2 жыл бұрын
Masha allah qali
@indhauron7326
@indhauron7326 3 жыл бұрын
Intey ka hela creamkaga raba
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 жыл бұрын
Masha Allaah abaayo waan rabaa goyashas Allaah ku siyaadiyo Sagal quruxda Allaahuma Aamiin
@omradikhan1967
@omradikhan1967 Жыл бұрын
M.a sagaley hesta iskadaf quruxey
@sharifocaato2960
@sharifocaato2960 3 жыл бұрын
Creamka haraha ayaa rabay walshey lambrkaga isheeg wlashey thnks
@qaaliladanofficiall4603
@qaaliladanofficiall4603 3 жыл бұрын
M.allah keep going apaayo isku waara
@NasteexoQaali-w9n
@NasteexoQaali-w9n Жыл бұрын
Mansha Allah Tabarakallah
@hibaaqcali9103
@hibaaqcali9103 3 жыл бұрын
ASC masha Allaah Asad iyo asgal wll ilaahay hadin xifdiyo sagaley heesaha iskadaa
@faraxjamal6895
@faraxjamal6895 3 жыл бұрын
Wll xageen kala soo xidhidhii karna waxan rabaa giriimka
@fadmaliban2423
@fadmaliban2423 2 жыл бұрын
Amiin abyo nolad💘💘💘💘💟💟💙💙💚
@umumascuud3307
@umumascuud3307 3 жыл бұрын
xaajiga oo iijeedo ma ba labisan ari inta uu maqnyahay ayn iskala kiciyaaa
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh
@leeban4308
@leeban4308 3 жыл бұрын
mansha allah family qurux badan
@amiramukhtar8743
@amiramukhtar8743 3 жыл бұрын
Mash alha ilahy ha idin barkeeyo walaalahy
@khatinali9066
@khatinali9066 3 жыл бұрын
Sagalay wllshay craemka haaraha baa rabaaa inshaa alaah lanberkaaga aan u bahanahay
@xaliimoabdalla785
@xaliimoabdalla785 3 жыл бұрын
ila soohadal dankaa leyahye abaayo wan kusugaaya
@adenismail2529
@adenismail2529 7 ай бұрын
Sagaley abayo adbankujec lahay macanto gobati ayan raba labarkadi isodir
@zamzammuuse1894
@zamzammuuse1894 9 ай бұрын
Sagal jawaab ayaan kaa sugas
@khadroqardhab5378
@khadroqardhab5378 3 жыл бұрын
man sha allh sagale wakujeclay walahi qali
@NanaNana-vt7vz
@NanaNana-vt7vz 3 жыл бұрын
Masha Allah beautiful family Allah idin xafido
@xaawoabshir6460
@xaawoabshir6460 3 жыл бұрын
M.a allh idindaayoh pyo sgal
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 2 жыл бұрын
Cayilka xooga iskayaree xbbti
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 3 жыл бұрын
Waan Meyrtay waan Buraashtay Suuligaan galay Sagaleey kaama fadhin ee Hadalka Qurxi
@munira7665
@munira7665 3 жыл бұрын
Naa gabadha waxan dhan hadey kuusoo duubto asxaan kaaga daray inaa kaxuntahay waa macquul 😡😡😡🤔
SIR NAGEED | 29 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
28:51
Family Sagal Channel
Рет қаралды 45 М.
PRANK XANAAQ IYO OOHIN ISKU BADALAY
16:05
Family Sagal Channel
Рет қаралды 144 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 54 МЛН
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
KALMAC SHALMAD RAAC OO NOLASHA LAGU QABTEY🤬😱
6:10
Kalmac khan
Рет қаралды 6 М.
BARO SIDA LOO SAMEEYO PIZZA QURUX BADAN
25:00
Family Sagal Channel
Рет қаралды 228 М.
ISMACIL AARKA IYO FANAANIINTA MUQDISHO BAASHAAL IYO HEESO MUSIC LA AAN AH
11:37
JIKADEYDA IYO QOLKA CIYAALKA ISKU DIYARINTA RAMADANKA😱♥
8:38
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 30 М.
PRANK-GII UGU XUMAA OO AAN SAGAL UGA OOYSIYAY
22:13
Family Sagal Channel
Рет қаралды 126 М.
PRANK SAGAL LOOGA OOYSIIYAY
12:39
Family Sagal Channel
Рет қаралды 293 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 54 МЛН