SAGAL SOMALI IYO SUCDI XAQIIQDA DHABTA AY ISKU DAGAALEEN WAATANAA! WAX LAQARINAAYO MAJIRTO!

  Рет қаралды 47,034

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 330
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/q5W2mZ6ij8dmn5Y ASXAABTEEYDA WIXII CAAFIMAADKA KUSAABSAN CHANNELKAAN IGALA SOCDA! SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN! MAHADSANID!
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 3 ай бұрын
Nacimo Abayo xaqaa ka hadasha Masha Allah alle ha ku xifdiyo adiga iyo Familkada❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Wiilo walaal mahadsanid waan kusalaamayaa!
@luulshire1152
@luulshire1152 3 ай бұрын
Maashaa allaah ❤ quraanka codka aad ku aqrisay alaha kuu barakeeyo 🤲
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Aamiin mahadsanid!
@fadumaahmed3942
@fadumaahmed3942 3 ай бұрын
Mashallah allah ha ku xafido
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Ramla22
@Ramla22 3 ай бұрын
You are absolutely right sis I hope they will change May Allah guide them and all of us
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 3 ай бұрын
Qurux mansha allaah samar time waad nafisteen cidhiidhiga magalada waad ka reysateen .aamiin
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Qoys kasto waan ku boorineeynaa ineey guryo waaween dagaan si caruurta ay u helaan dhaqaaq iyo nafis ku filan!
@GaraadMohammed-i8r
@GaraadMohammed-i8r 3 ай бұрын
Maashaa allaahu Rabi hku xiftiyo yaa rbi
@ahmedfarahsaleban8673
@ahmedfarahsaleban8673 3 ай бұрын
Channellkaan maanta igu horaysa maamsha allah waxan ahay dhalinyarada reer burco sii fiucanbaa iso jiidtay hadalkaaga wanaagsan iyo qawulka rabbi aad akhriyaso
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Soo dhawoow Allaha ku sharfo!
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 3 ай бұрын
masha allaah wagabadhii iigu horaysay oo Garsore ah oo dadka runta usheegta guulayso walaal ❤❤❤❤❤❤❤
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 3 ай бұрын
Mashalaah❤❤❤❤
@Nurasaid171
@Nurasaid171 3 ай бұрын
Masha allah Jisakumu allah qeer Walashey mcn ❤❤❤❤
@raxmomukhtaar6186
@raxmomukhtaar6186 3 ай бұрын
Maashaa Allh washy niciimo si xaqaad u hadashy allha ku barakeeyo sax, tan labaad labadooda waxay awalba iskula shaqaynayeen alah raali maka ahaa waa maya. Bes marka walaashy qaali yey ku danbaajin Runtii adiga si xaq ah waad aga jawaabty ee labadoodaba xaqa allha fahnsiiyo. Shugran sida haboon ee aad agahdshy ......jazaakalaah.....
@maryannnnn942
@maryannnnn942 3 ай бұрын
Maashaa Allah naciimo garsoore Dave’s ah❤❤❤❤❤❤
@maryanomar9667
@maryanomar9667 3 ай бұрын
Masha Allah aad ayaa u mahad santahay sida quruxda badan ee aad u falanqeeysey arintii labadan gabdhood xabiibti horay u soco ❤❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@meymuunahmed2870
@meymuunahmed2870 3 ай бұрын
Masha allah si wanagsan ayaad ugu hadashay adoo kale allaha noo badsho sida dhiiranaanta leh runta iyo xaqa u sheegtay
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal!
@naimaahmed423
@naimaahmed423 3 ай бұрын
Masha Allah Nacimo waa runtaa ❤❤
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 3 ай бұрын
Maashaa allaah illaahay ha idin barakeeyo adiyo reerkaaba
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Aamiin mahadsanid!
@ashamuse7410
@ashamuse7410 3 ай бұрын
Maashaa allaah hore usoco waxa aan ku dhihi karo qoraal kuma soo koobi karo allaha ku xafido adiga iyo qoskaaga quruxda badan maasha allaah guul iyo horumar baan kuu rajeynayaa❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Asha aad ayaad umahadsan-tahay Allaha ku xifdiyo!
@halimahassan657
@halimahassan657 2 ай бұрын
Asc maansha Allaahu Nimco waa sax nimco waa ino ku garaad❤ jzk Qayran.
@Sowda-nu5hv
@Sowda-nu5hv 3 ай бұрын
Asc abaayo allah ha gugu abaal mariyo sida saxdaa ad uu hashay. Walaahi waan yaabay sagal sida ay ula dhaqanty gabadha inaali laah wa inaa rajuciin waad mahadsantahay walashay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Sowda soo dhawoow mahadsanid Allaha ku xifdiyo!
@queenofsomalia2516
@queenofsomalia2516 3 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashideeaniga waxaan kugu jeclahay runta weligaa runta ka hadal
@zainabhersi585
@zainabhersi585 2 ай бұрын
Masha. Allah Jazakallah
@degan4
@degan4 3 ай бұрын
Waxaa loo baahan yahay: five stage model Forming 2:storming 3’ norming 4. Performing 5,Adjournning. Dadka horumaray qaacida a yay isticmaalaan
@fatxilady638
@fatxilady638 3 ай бұрын
Horta ninkeeda intaa neyroobi joogay ayaan arkay isagoo naago la qolaayo oo farahan lagalayo markasleenba ogaday in uu naagtan sgala qabo horta ninka ey sheegeyso isgaba isteerin laheeyn oo naag wlaba afka lagalayo😊
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 3 ай бұрын
M.a xafiduhullah xppti
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Aamiin shukran!
@hawohassan-lk9sh
@hawohassan-lk9sh 2 ай бұрын
Masha Allha
@sacdiyosacdush8729
@sacdiyosacdush8729 3 ай бұрын
❤❤❤ Naciima sharaf
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Sucdi mahadsanid walaal!
@FaayShiikh
@FaayShiikh 2 ай бұрын
Maasha Alaah walaShay
@farxiyoahmed4972
@farxiyoahmed4972 3 ай бұрын
Asc wr wb abayo naciimo xaqiiqdu ma ahan in adi lagu cunsuriyeynayo ee xaqiiqda ayaaa ah in Somalia badankeeda ay daawato dadra waaalwaalan inshaaa ALLAH maalin ayay ogaaandoonaan faaiidada aad u heyso umada uu ALLE kaaa beeray dadaalka aad umadaada u hayso halkaaas ka wad inshaaa ALLAH ALLE ayaaa ajar kaaa siin dooneee sharaf iyo karaaamo ayaad ku dhex leedahay umadaada ALLAHA ku barakeeyo adi iyo familkagaba
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Farxiyo walaal mahadsanid inshaaAllaah, waan kusalaamayaa walaal!
@farxiyoahmed4972
@farxiyoahmed4972 2 ай бұрын
Waan kaa qaaday queen thanks
@bassflix5982
@bassflix5982 3 ай бұрын
Sax AKA ayaa ka tagay oo arkay dhaqan xumadeeda waana ina adeerkeed😢 meeshii Nin ka cararay waa lagu ba’ay meeshaas😮. Naciimo waxaa kaloo jirto oo ay sagal ku faantay in ay dad ka soo taqluustay😮 Taas ayaa DABO GAL U BAHAAN RE FIILO GAAR AH U YEELO ARINKAS😢 sucdi wax badan ayeey qarisay😢 lakin sagal iyadaba gar isla leh subhanallah😮
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Allaha ayaa banaanka keenaya! Waan kusalaamayaa walaal!
@RuqiyaSheikh-x6l
@RuqiyaSheikh-x6l 3 ай бұрын
Masha allha abayo jasakalah❤
@hanahassanali9108
@hanahassanali9108 3 ай бұрын
Waa sax runta rabi ayaa kugu jecel
@FadumoCabdi-z6c
@FadumoCabdi-z6c 3 ай бұрын
Maasha allaaah
@aishahashi9493
@aishahashi9493 3 ай бұрын
Masha Allaah
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 2 ай бұрын
Masha allh habo xaqiqda ka hadashay
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 3 ай бұрын
❤❤❤❤Machaallah tabarakaallah walal afkaga canoo lagu qabe si fican baad uu hadashey garsorki oo qofha Machaallah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Shukran Hibo!
@faadumoqamar5440
@faadumoqamar5440 3 ай бұрын
Mashallah amen sister ❤❤❤❤❤❤
@aminoaxmed1688
@aminoaxmed1688 3 ай бұрын
Wwwww runta kahadashy 🎉
@Qamar-Farmayeeri
@Qamar-Farmayeeri 3 ай бұрын
Mashaa alah abayo xaqa u sheeg qofka gardaran
@RuqiyaAhmed-p8z
@RuqiyaAhmed-p8z 3 ай бұрын
Mash as Allha sister keep going, sister mashallah Nacimo❤
@HothanistAbdiaziz
@HothanistAbdiaziz 3 ай бұрын
Masha "Allah Jazakallah, الحق الحق
@Hajialdiin8077
@Hajialdiin8077 3 ай бұрын
❤jazakalahu khir adi horta ban sida nidh
@HawaYusuf-p1q
@HawaYusuf-p1q 3 ай бұрын
Asc sharaftaad ilahay sar hauqaado macaanto run shag rabigaa jacal horu soc macaanto
@sacdiyoulusow3435
@sacdiyoulusow3435 3 ай бұрын
Sas waaye Allah kubarakeeyo
@salma-qs2gi
@salma-qs2gi 3 ай бұрын
Masha aalh you are so good for your Speech aalh ku xafido
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Aamiin mahadsanid!
@halimahusseinn1121
@halimahusseinn1121 3 ай бұрын
Masha allaah abaayadiis ilaah haku barakeeyo
@fatxilady638
@fatxilady638 3 ай бұрын
J,asaa kallaahu qeer naciimo
@FaisaAAhmed
@FaisaAAhmed 3 ай бұрын
Subxanalhi subxanalhi walhi. Waa layabaye dumarka somaliyed Allha yahdika
@myasmamysumaya3382
@myasmamysumaya3382 3 ай бұрын
Mashallah well done my sister we are broud of you keep go dear 💙🇸🇴💙🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯🌹🌹🌹🌹🌹
@salmiinsalmiish4619
@salmiinsalmiish4619 3 ай бұрын
Aniga marki ugu horeysayba wan layaa bay sagal lakin intee kahadlaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Halkaas kawad fariid
@miniadz8886
@miniadz8886 3 ай бұрын
Mashaalaah walaal
@HodanMusa1
@HodanMusa1 3 ай бұрын
Masha Allah abaayo Allah swt hakuu siyaadiyo
@Caaisha..
@Caaisha.. 3 ай бұрын
Hada kadib BANAANKAAN noogu soo duub Mama Naciimoy hadey kuu suurta gasho Waa qurux iyo jawi fiican.
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Haye inshaaAllaah!
@halimajama7814
@halimajama7814 3 ай бұрын
Wcs wrb
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin 3 ай бұрын
Soodhowoow walaashay qabiil waaqurun
@MaidaHassan-hr6tl
@MaidaHassan-hr6tl 3 ай бұрын
Mashaa Alaah run weye
@ruqiahusseinhassan1545
@ruqiahusseinhassan1545 3 ай бұрын
Maasha Allaah Qaali Ladan waa qof Tagtey oo Talaabsatey❤ Realy Queen waaba Adiga saas ku soco… Naciimo Nalka ❤ Adigana Top Aaaaaad ayaa u mahadsan tahey ( Kalsooni buuxda ayaan kugu qabnaa)
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Ruqiya mahadsanid walaal Allaha kuxifdiyo Allaha ku sharfo ii nooloow!
@ashodeeq7169
@ashodeeq7169 3 ай бұрын
Masha allah abaayo aad ayaa umahad santahay
@AmalAhmed-zb4yl
@AmalAhmed-zb4yl 3 ай бұрын
Masha allah walashay waliga xaqa haka aamusin
@Musab7982
@Musab7982 3 ай бұрын
Mashallah habo
@hodanmohamedahmed703
@hodanmohamedahmed703 3 ай бұрын
Asc nacima waadgaarin boloq subsgarayd inshaa Allaah
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
InshaaAllaah!
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 2 ай бұрын
Dadka qaar islaweniya mel.xun lagashay subxana allah
@ruqiahusseinhassan1545
@ruqiahusseinhassan1545 3 ай бұрын
Asc ww ❤ Sis salaan marka hore 1 horta Lekjerada aad ka hadasho maasha Allaah Tabaara waa Top kii xaley Heat ayuu ahaay of all.. Sis Teeda Aawey dadkii Maana koobiyo ku jirey ?? 2 Aawey dadkii Jeelalke ku jirey. Meeqo jeelal ayaa jirey?? Jawaabta adaan kuu dhaafey & Wax yaalo badan ayaan hayaa. Marka 1 Yuslis ha u joojin. Marka kor ayaan kuu fiirinaa ( Kordahab Naciima Nuura Na daadihi Guuleyso❤)
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 3 ай бұрын
Ascwb abayo somali qabiil hadu tarayo 1991bu waxa tari lahaa ilaa hada bey qabiil isku diriyan ilahy somali qabiilka allaah ka saaro qabiyadood Ilahy wadankeena nabada ha nooga dhigo Inshallah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 ай бұрын
Qabiil beela 40 years bey iscunaayaan maxay kafaaiideen Qabiil iyo qabyaalad
@DEQASHODE
@DEQASHODE 3 ай бұрын
Somaliyey xasidnimada iska daaya gabadhan kor ugu qaada akoonka
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Mahadsanid walaal qaali!
@gamer5Real
@gamer5Real 3 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤queen qurux
@gamer5Real
@gamer5Real 3 ай бұрын
Sax waayey qaali qurux
@fatxilady638
@fatxilady638 3 ай бұрын
Waa jaahild, qpabiga Ka xanuunsan
@ShugriXasan-o3u
@ShugriXasan-o3u 3 ай бұрын
Nimco.mnsha.alaah.abaayo.wankudaawadaa
@RaxmoCali-ve7mq
@RaxmoCali-ve7mq 3 ай бұрын
Sax waaye abaay naciimo
@bassflix5982
@bassflix5982 3 ай бұрын
Naciimo abaayo MAHADSANID GANBDHAHAS WAAN DAWADAA LAKIIN QOFKII GARDARAN WAY ISKA CADAHAY SUCDI IYO SAGAL. Qofka abuse wado social media joogo farta noogu fiiq somali ayaa ka shaqeeysaneeyso inta fiican oo qabyalada aqoon inshallah❤
@rodamahamoud
@rodamahamoud 3 ай бұрын
Asc it's verry
@abdirahmanahmed3057
@abdirahmanahmed3057 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 3 ай бұрын
Somali waxa kubadan dadka ruufiyananta oo khaaininta an sax iyo qalad kala garan adoo wanaajinaya ayey ban kugu firdhinayaan dad wada criminala ayaan wanaag kasugeyna
@fatumoali3330
@fatumoali3330 3 ай бұрын
Xasubil yaalaa wa inmcal😔 wakiil
@barwaqoyasin-qu8hi
@barwaqoyasin-qu8hi 3 ай бұрын
Nacimo mashallah
@hamdiegal889
@hamdiegal889 3 ай бұрын
Waayaab islahaansho waxladhpaho ayaa jiro barigaan!!!! Waaba naag Soomaali ah oon iskukalsoonayn ushaqee
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Wwwwwww naciima. Mgaca. Hajiro
@asiaahmed8004
@asiaahmed8004 3 ай бұрын
asc aby noolow sida aa ugugaranaqadey sucdi iyo sagal mahad sanida aby
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 3 ай бұрын
Labadaan qofood waaba markii iigu horeysay sheekadooda iyo magacoodaba
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Anigaba horay uma aqoonin buuqaanaan ku bartay, lkn sifiican ayaan udaawaday si aan u fahmo!
@Jihaana-m9z
@Jihaana-m9z 3 ай бұрын
Soori maamo waan kugaaray ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Mafahmin!
@halimajama7814
@halimajama7814 3 ай бұрын
Wcs
@UmuSalmaan2020
@UmuSalmaan2020 3 ай бұрын
Nicmo abaayo ma aha waxay kugu cun suriyeynayaan qabiil ee waa xaqa ka hadashid iyo faaidada ma rabaan dad keena waxa kheerkaa oo aduun iyo aakharo an facaya ee waxay rabaan maa laayacni wax is caynaya nasg futada wareejinaysa is qaawineesa Sabar waan rajeynaa in maalin chanaladada djan 1m gaaraan
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
InshaaAllaah UmuSalmaan waan kusalaamayaa Allaha na asturo!
@SafaanaChannel1
@SafaanaChannel1 3 ай бұрын
Ainaga wanba kuugu heysta qaliyey qeerka meshada kasii wad
@GOLDENooo
@GOLDENooo 2 ай бұрын
ASC somalidu waxy we qabtan waku gulestan re ma hantaan
@nimo5432
@nimo5432 3 ай бұрын
WALAL WAAN KUJECELNAHAY HADAAN MALYAN KUGAARSIIN KARANA WAAN KUGARSOÄIINLAHAA KULANA QABIILMA IHI
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Nimo sidaas ayaad igu gaarsiisay, inshaaAllaaah waa lagaari!
@mmohamed9094
@mmohamed9094 3 ай бұрын
Naciimaay xabiibti afkaaga ka dhowr waxyaabaha qaar sida cawrada oo kale dheh xubnaha taranka
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 3 ай бұрын
Sababta magacaas loogu bixiyay mexeey tahay!
@saynabsaafi3942
@saynabsaafi3942 3 ай бұрын
Maashaallaaha runtaan kugu jecelahay qabiil marbano
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
Naagtan sagal.ladhaho.ninka daawada.janankeeda waa qof aan diin iyo dhaqan lahayn
@salmiinsalmiish4619
@salmiinsalmiish4619 3 ай бұрын
Nacima sifican ogesinimo leh ayaa uhadadhay habo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 ай бұрын
Sagal yaanba la dawan way filimada ku dhigi jirtay ayey meesha keentay sagal macsalamo ninkii ay weliged filimada ku dhigi jirtay inu naag la gursaday ayey ku riyotay in loga dhabeyeykkk sagal yaan la dawan somaliyey
@xidigataciyaalxamarcade3381
@xidigataciyaalxamarcade3381 3 ай бұрын
Sax naagata😂 inteya dhahadaya wan hisheneyana I imowa o tiri nimankan ayan ku balamiye ineya ku kufasadana waxey u rewataya malahana sagala weya dhaqana xunatahay
@maryancabdi214
@maryancabdi214 3 ай бұрын
Maasha allah ❤
@munaqaali4556
@munaqaali4556 3 ай бұрын
Masha allah
@RuqiyaAhmed-p8z
@RuqiyaAhmed-p8z 3 ай бұрын
Mash as Allha sister keep going, sister mashallah Nacimo❤
@CawoBashiir-d5h
@CawoBashiir-d5h Ай бұрын
❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 3 ай бұрын
GARI.ILAAHAY BAY TAQAAN WAXAA KHALDANI WAA SAGAL
@AshaluulAhmed
@AshaluulAhmed 3 ай бұрын
A. S. C. Naima. Waxaan. Tahay. Qof. Diinle. Laa. Kiin. Sagal. Sida. Aan. Arkayno. Diin. Malaha. Ummadda. Oo. Dhan. Ayay. Cayday. Culumo. Iyo. Caamo
@nuroducale7302
@nuroducale7302 3 ай бұрын
Masha allah Naciimo 10 lamida allah nasiiyo
DEG DEG WAATANAA JAWAABTAADA!
36:31
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 13 М.
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Ozoda
Рет қаралды 12 МЛН
Sagal Somali iyo Sucdi oo dagaal qadhaadhi dhex maray
20:58
Luul youtube
Рет қаралды 18 М.
DEG DEG RIDHWAAN ISSAACK OO DHULKA KU JIIDAY SIYAASI SIIDOOW! FADEEXO WEEN!
35:37
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 9 М.
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
13:31
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 54 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 3
14:36
Fartun Happy
Рет қаралды 106 М.
MY RAJO MUNIIRA RAALIGALIN, QALADKII DHACAY!
24:14
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 13 М.
PRANK DAGAAL IYO GACAN QAAD SABABAY
14:36
Family Sagal Channel
Рет қаралды 89 М.
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Ozoda
Рет қаралды 12 МЛН