Wcs aamiin aamiin bro Alle ha ku nabad geeyo nabadna kuso laabo insha Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@caliqaasim25044 жыл бұрын
soo dhawaaw sxb sare aad iyo aad sxb igu qaali waa ku taageera sxb igu qaali waa ku salaamay
@kaabadhawrsan15924 жыл бұрын
Masha Allah koronto ado nabada so noqo insha allah
@ruqiiyacawiil91164 жыл бұрын
Mac macaanka waa lagu naxaa iska kala yare koronto xanuuno ayaa laga qada cudooyinka murqahaa shisa cun eed ku cayilayn qudasrta kaluunka digaaga iyo hiliibka geela saafiga ah beedka iyo furuudada biyo diiran liin dhanaan leeh iyo sinjibiil cabitaanka biyahana aad u badso qaxwe qaraar iyo xooga yar timir Ama jukuleedada madoow Insha allaah taladaydas waad qadan doonta
@bartaynoloshicusbeyd81034 жыл бұрын
Koronto ilaa iyo intee caloshaan wadee ad sidii garka cml u deysate bal eeg quruxda ka muuqato wilasha garbahaga fadhiyo iyo adi saad iskugu dhax yacde walaloow saan wax ka badal nin yar oo fur furan aya tahay ogoow aduunkan hada la joogo qof calol wen lagama qadariyo waxa u siidheer xanuno badan xitaa salada wa ku dhib qofka calosha ween 2021 is my year dheh waji kale la soo bax is badal 🏃🏻♂️🏋🏻
@umusaidsalmansaid58284 жыл бұрын
Hda ma wx bad u shegty mise waa niyad jabisay qofka sas lolama hdlo wilipa mel puplic ceeeb mxa ka gly qabkisa isga ka yaqan cafimdkiisa
Ilahay balayada iyo qaraxyadaan ilahay hakaa hayo walalkeey aad ayaan Ku tageraa in aan Kula kulmo ayaan rabay intaa nrbi jogtay lakin in aad tagtaan filayaa Noli kulanto bowe Insha Allah imadhahaygii iyo bixitankagii ayaa kulmaye
@XiisahaWararka4 жыл бұрын
Insha allah markan Soo laabto ayan isqabaneynaa
@hafsahassan39844 жыл бұрын
Welcome to muqdisho koronto 👏
@hafsahassan39844 жыл бұрын
@cabdiraxman biLe media wa ku saray wall
@anifaahmed66834 жыл бұрын
Koronto sama ku imow welcom mogdisho🙏🥰
@fadowsoyasiin79564 жыл бұрын
Welcome to Mughdisho 🇸🇴🇸🇴
@iqlaasaragsan75634 жыл бұрын
Kuso dhawow wariye wayn koronto caasimadada hooyo ee muqdisho cadeey
@anhaarkashkaash98444 жыл бұрын
Safar salaama ilah hakugu amaansado muqdisho
@queenlove14474 жыл бұрын
Abwe alle haku nabad geyo hana kugu soceliyo
@quruxleyqalanjo54854 жыл бұрын
Bababbabbbbbb koronto shaadiyo naga so dadaji waanjecelnahay shaadiyo sharaf badan
@hamdiabdullahi96854 жыл бұрын
Asc wrwb walal iskajir meshaas nabad makajirte allaha samo kugu geeyo nabadna aĺlaha kugu soo celsho
@deeqoluulofficialchannel44844 жыл бұрын
safe Journey bro koronto 🥰🥰🥰🥰
@faridahzack93094 жыл бұрын
Safar salamu my brother
@munahussein96874 жыл бұрын
Yaah xamar walaga so guuray, Allow xarmar abni waro see
@abdifitahdirie63324 жыл бұрын
Ololaha Doorashada maa qeyb ka tahay korontow Musharaxee wadataa
@XiisahaWararka4 жыл бұрын
Iguma ogid waxaas eebow
@ramaas58964 жыл бұрын
Wlhi xishoood wadhmdy naagti wadad iska dhigesay niman ajanabi ka eh ma wax ku agcune
@saladyemohamed21864 жыл бұрын
Safar salama wllky koronto
@fali26954 жыл бұрын
Mash allah 😍😍
@istarliinadam47694 жыл бұрын
Safar salamo walalkey
@happyofficial63524 жыл бұрын
safar salamo wllky
@queenlove14474 жыл бұрын
Wanku xiisi donaaa my brother
@amaanilifestyle7044 жыл бұрын
Safar salaama nabad kuso noqo
@simanhiraabeofficial184 жыл бұрын
Safar salaama adeer
@xasanabuukar47304 жыл бұрын
Ok sxb sare
@zahrociideey71374 жыл бұрын
Allah ku samageyo
@ismailhusienaliruicosta4 жыл бұрын
safar salama bro KORONTO
@ismailhusienaliruicosta4 жыл бұрын
@cabdiraxman biLe media ma ka dhab ba sxb? nabi maxamed nnkh dartii hadii ay ka tahay arinka waa ku saara lkn saas ma fiicna aniga ee waxkale kale ka cosdo qofka walaalka insha,allah
@ismailhusienaliruicosta4 жыл бұрын
@cabdiraxman biLe media hada ku saara sxb subscribe
@iskutanaasulmedia86924 жыл бұрын
Taageero no 1
@mustabshirahltd70794 жыл бұрын
Safaro salaama walalo
@zuuzanaali68524 жыл бұрын
Abdiqadir koronto Allah ha ku xifdiyo aniga sifcn ku ma aqaano lkn chanal kula socodaa waxan jeclahay inaan asxaab noqono
@XiisahaWararka4 жыл бұрын
Soo dhawoow qaali
@queenlove14474 жыл бұрын
🙏🏻🙏🏻🙏🏻🌹🌹🌹🌹🌹♥️
@dr.bilaniitaahmed63064 жыл бұрын
Koronto xageed tagaysaa?
@yahyeqorshe99724 жыл бұрын
Safar salaama xamar ku so dhawaw ebow
@tuugtuugdhalay77444 жыл бұрын
Koronto by by safar wacan
@nastexokhaliif44734 жыл бұрын
Wcs koronto cidla an dareemy hadane dib an Ka farxy mar haduu dhankeena soo qabty alx allh nabad kugu keeno
@muhsinaden2694 жыл бұрын
Abdulkadir koronto halku Aday
@qaassimahmed38714 жыл бұрын
Cabdulqaadir iyo koronto waa ma had san tiihiin laakin mar hadaa soo qaadeen in wariyaasha waraysi ka soo qaadaysaan waxaan idinka rabnaa inaad waraysi koronto ka soo qaado wariye cali aadan muumin oo dadku yaqaaniin qarax quute oo hada Nairobi jooga iyo taariiqdiisa