Sagotinta Sxbtey Muniito| Vlog Aden Ade Airport Mogadishu

  Рет қаралды 135,218

Ismahan Dahir

Ismahan Dahir

Күн бұрын

Пікірлер: 477
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 4 жыл бұрын
My Minyaro Safar Salaaama😀 Waan Kuu Xiisi Doonaa🥰😍🥰😍
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 4 жыл бұрын
Nasra Abtidoon 😂😂😂
@garowefunnyboys2293
@garowefunnyboys2293 4 жыл бұрын
Nasro abtidoon qoftaan barashadeedii soo qiimayso dheh nooh aan ugudneee maadaaba intaan baranay bulshonimadeeda ayey naga tagtay
@ifraaxugaaso295
@ifraaxugaaso295 4 жыл бұрын
Waan ku WADA xisi donaa minyaro
@ifraaxugaaso295
@ifraaxugaaso295 4 жыл бұрын
😆😆😆😂
@umusalmaan7231
@umusalmaan7231 4 жыл бұрын
Ismahaan abaayo diyaaradaha mala furay turki miyaal adikaraa
@hawaaden1969
@hawaaden1969 4 жыл бұрын
Ismahan daahir mahadsanid anigoo jooga Canada ayaad Muqdisho ikala bartay
@hashimsalman3745
@hashimsalman3745 4 жыл бұрын
Gacmo dahab gobbaatahay waan idin salaamay adiga nasro abti doon iyo ismahan daahir dadka aan tageero ayaad ugu horaysaan safar salaama videoka inosoobadi qaabka aad wax uduubto waan kahelay kuwa Mogadishu joogo adigaa ugu fiican markaad video soodhigto mogadishu English ahaan u qor si dadka kale u arkaan waad mahad santahay kun jeer
@hodanmoalimabdule9568
@hodanmoalimabdule9568 4 жыл бұрын
Waaw Masha alaah walal iyo saxibo isjecel allha idin barkeyo
@mursalsiyaat3477
@mursalsiyaat3477 4 жыл бұрын
Sihaam anigoo xushmad buuxdo kuhayo xuriyadada in aad samesid wxaa rabtid lkn waxaan kaa codsanenana hadii nahney bahda sihaaan channel in aad iska furtid calanka kenya gacaanyaada kuxiran oo kii somli kubadashid mahadsanid
@ahmedmaxamed7483
@ahmedmaxamed7483 4 жыл бұрын
I can't wait ina somalia imado walibo xamar dhulka inaan shumiyo 😢 qofkii maanta somalia jogo wlh wa iga nasiib badan yahay
@ridwaanosmancaafi5355
@ridwaanosmancaafi5355 4 жыл бұрын
Wlh been ma sheegin nimcada taala dalkeena caadi mha welcome caafimad ku imoow
@naanii1878
@naanii1878 4 жыл бұрын
Insha Allh waa imanee sas ayaa ugu wada xisny inkastoo igu danbesay 2017
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 4 жыл бұрын
Sxb heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 4 жыл бұрын
Annagana dibadaa rabnaa bal eega dadkii maqnaa sey dhulka ujeclaadeen
@naanii1878
@naanii1878 4 жыл бұрын
@@fardowsamohamedamiin9229 Abayoy Dibada Fa ido malahan Wlhi 2017 somaliya marka tagay Hurdo Raxaleh ayaa hurday Mel marka subixi soo kacdo hoyada walalaha dadkadi ad arkeyso wax ka fican malahn illh nabad hanoga dhigo
@harunabdidahir9516
@harunabdidahir9516 4 жыл бұрын
Gacmaha Allah hku barakeeyo muqalo quruxbdn oo aan inaba caadi aheyd baad magalada kaso dubta. M guduudo safar salama Allah hku dhowro halka tagto
@aminaali7242
@aminaali7242 3 жыл бұрын
Masha Allah, wadankeena Allah ha xafido oo horumarka ha usiyaadiyo. Thanks abaayo.. Calanka kenya fadlan kubedel cawaale 🇸🇴
@aishaosmn111
@aishaosmn111 4 жыл бұрын
Mashallh abyo siqurux badan aya noogu soobandhigta quruxda wadan mahadsanid abyo
@mandeqabdulkadirmanka4825
@mandeqabdulkadirmanka4825 4 жыл бұрын
Gacmo dahab waa tahay runtii muqaladada qurux ad noso duubte abayo muniito nabad allah ku geyo 😥😘😍❣
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 4 жыл бұрын
Airport ka aden adde international airport qurux aa laga dhigay Abaayada baxaysay safar salama aan leenahay Ismahan waan ku salaamay adigana
@hawomohamed6596
@hawomohamed6596 4 жыл бұрын
MaanshaAllah qurux wadankeenna muqdisho bulsho koriso anoon tagin inaan dhinto lee ka cabsadaa wlhy ❤️❤️❤️👍🇸🇴
@salmanmohamedchannel8507
@salmanmohamedchannel8507 4 жыл бұрын
From sweden Insha allah muqdisho wan kuso socda iso dhaweya reer muqdisho 😢
@nasriinsomaali4937
@nasriinsomaali4937 4 жыл бұрын
Safar salaamo muniita Ilaahey nabad hakugu geeyo meeshad jeceshahy walasheyda Hambalyo hambalyo 1 lulyo Somali weyn
@maxamednuurhassan5267
@maxamednuurhassan5267 4 жыл бұрын
Masha Allah nasro waa qof Ku fiican saxibnimada naxariis badan munito macsalama
@nacimomaxamed1334
@nacimomaxamed1334 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux wadankena allha nabad nosiiyo Amin abaayo safar salama melwalbo aa tagto nabad iyo hormar
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 4 жыл бұрын
Masha allah walaalo is qalbi wanaagsan allah idin xafido from nasro abtidoon❤️❤️❤️💕💕😭😭
@fartunnuur14
@fartunnuur14 4 жыл бұрын
Muniita yuutub maleedahay linkiga noosodhig heeee ❤❤❤❤❤👍👍👍
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 4 жыл бұрын
Gbr somlia jogta oo KZbin badara gbdhana igu horysah mantana arkay congratulations sis💕💯
@shariifmaxamed4587
@shariifmaxamed4587 4 жыл бұрын
Masha allah gacmaha alle haku barakeeyo wll runti muuqaalo aad u qurux badan ayaad nala wadaagta
@nabiilyare5434
@nabiilyare5434 4 жыл бұрын
Wallhi waxan daremay qof familkeyga kamid ah oo safar galaya 😏 xaqiiq waxaa ah inanu nahay hal qoys iyo qalbi safarkeeda guul
@naciimoali2168
@naciimoali2168 4 жыл бұрын
😭😭😭muniito abyo ani ilin ilin abyo kuu xiisi doonaa alle haku nabad yeelo 😍😍
@aniishaqurux6410
@aniishaqurux6410 4 жыл бұрын
Abaayo Allah ku nabad geeyo caloodha ixanuunty markaa maqly muniito waa safar safar salaama abaayo muniita cunug meedhashy
@hkay980
@hkay980 4 жыл бұрын
ismahan is such a beautiful soul...love her
@umeymacabdi2393
@umeymacabdi2393 4 жыл бұрын
safar salaamo muniita
@sacdiyonuurcabdicabdi3729
@sacdiyonuurcabdicabdi3729 4 жыл бұрын
Maashaa,Allaah safar salaamo, dhulka taako Allaha kaaga dhigo.mahadsanid .gacmodahabeey
@farhanmoh4194
@farhanmoh4194 4 жыл бұрын
Allaha ha samageyo safarkiida wallshay #muniita_gaduudo WLlhi VLOG qurux badan masha allaha Allaha haku Xafido wallshay #ISMAHAN_DAHIR
@minnicute2497
@minnicute2497 4 жыл бұрын
Ismahan saiid kujeclahay macantoo ee nosogali video editing ku xisaabsan. Please sa iid ujeclahay editing kaag. Btw, loved Your video 💗
@samiiromaxamud2097
@samiiromaxamud2097 4 жыл бұрын
Waw safar salamo Abayo muniitaa
@bahjahamza1082
@bahjahamza1082 4 жыл бұрын
Ismahaniita m.a abyo waa iga adagthy cz qfn jclhy beer an ku sagootiyo malihi 😭 oohin len jabsan lahay 90ka Hore usoco siz ❤✌
@SuperYuyuu
@SuperYuyuu 4 жыл бұрын
Safar salaama Intaaas waxan kasii jeclaaday wadankeena siduu u quruxbadan yahay Masha allah alllow barakeey xamar
@cabdiqaadiraxmed6956
@cabdiqaadiraxmed6956 4 жыл бұрын
Masha Allah horay usoco Ismahan kujecliyaaa❤❤❤.
@aslam8475
@aslam8475 4 жыл бұрын
Waaaw muqdisho caday saan miyaa🤔🇸🇴🇸🇴🤔 wllhi wakaso tagaa American 😁😁😁
@mariacali1664
@mariacali1664 4 жыл бұрын
Wax moqdisho waxkaso dubo adiga ugu fican abayo qali 😍😍👌
@amalibraahim5283
@amalibraahim5283 4 жыл бұрын
Maasha alaah sxbtinimada waa qaali alla idinko nabada haisku kiin keeno
@mohamuddheere6195
@mohamuddheere6195 4 жыл бұрын
Asc Ismahan waxaaan ku waydiinayaaa Abaayo miyaaa lafuray Airporka mise wali Waa xeran yahay hadii aan la futon sidee ayaa Turkish airlines ku imaadayna
@MoriEditz_c
@MoriEditz_c 4 жыл бұрын
maasha allaah keep going sister hore usoco from DEQA YAZIN official
@ashraf_deeqsi
@ashraf_deeqsi 4 жыл бұрын
First time soboqday ismahan Dahir Qof fiican sxbtinimada kufiican ayad U, eegtahay horumar wacan wllshy🌹👍🏻
@ifrahfarah6834
@ifrahfarah6834 4 жыл бұрын
Muuqaal qurux badan iyo gabar qurux bdn oo is helay masha Allah tabarakallah allah yaxfadak qaali🥰🥰
@najmoadan8605
@najmoadan8605 4 жыл бұрын
Maasha allah 🌹🌹🌹🌹🌹⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷 Safar Salaama
@faraxzanhasan5258
@faraxzanhasan5258 4 жыл бұрын
Masha'Allah safar salama WllsheY muniita ismahan gacan Dahab Qalbi Dahab sxb adi o kle wa adagthy sida lo helo waqtiga balanta sida u ilaalineysid kugu jclhy wlh
@falastiinali9721
@falastiinali9721 4 жыл бұрын
Gacan dahab ilhy haku deysto xappti gacsnta ilhy haku xifdiyo aaamiin mash alh ilhy haku hakuxifdiyo xappti ❤❤❤❤❤❤💛💛💋💋💋💋
@r.r.ablackwindows3172
@r.r.ablackwindows3172 4 жыл бұрын
Which camera are you using
@ibaarofficial7343
@ibaarofficial7343 4 жыл бұрын
WAAN KUSALAAMAY WAXAAN KA SOCDAA TEAM #CABEEY HORAY USOCO ABAAYO
@mohammaddeck
@mohammaddeck 4 жыл бұрын
Wow m.a first ayaaan ahay love you so much #ismahan
@emkeycade4677
@emkeycade4677 4 жыл бұрын
MashaAllah Mogadishu is not bad seems beautiful 😍
@farhiaabdi3633
@farhiaabdi3633 4 жыл бұрын
m.allh dhulkeygii hooyo wn ku dhazhay Anigoo 1year jiraa lagasookaxeeyay nasiipka ha ugu simo
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 4 жыл бұрын
Wlhi caloosha i xanuuntay ineey sxbty iga tagyso oo kle Gabadhan ismahaan ah waan iska jeclahh wlhi waayo waa qof dagan oo qalbi wanaagsan wajigeeda ka muuqataa❤❤🙏🙏
@ilhaanmuuseyuusof1727
@ilhaanmuuseyuusof1727 4 жыл бұрын
Masha allah ismahan alle haku xafido abayo munita alle hanabad geyo
@amime2795
@amime2795 4 жыл бұрын
Gabdhahena quruxbadana masha Allah, safar salama⚘⚘⚘⚘
@hindaawbiixi4188
@hindaawbiixi4188 4 жыл бұрын
Mansha allaah tabarikalah wad shidan tihiin aqwan from nasra abtidoon
@mariamohek5222
@mariamohek5222 4 жыл бұрын
mashlah eripot qurx weeye wl wxaan leenahay nabed tag mar labaad alle ha idin kulmiyo wllo😘😍
@munahassanroblle3018
@munahassanroblle3018 4 жыл бұрын
Masha allah gacmo dahab family nasra abtidoon ahay so hada same family itihiin keep going xppt
@fatmahenaofficial6421
@fatmahenaofficial6421 4 жыл бұрын
Allh xakuxafido meeshatagty wiilka muniita maad dhashay
@bilandiiriye8184
@bilandiiriye8184 4 жыл бұрын
Ismahaaan gacanta allha kuu barakeeyo
@jawharatualmurabia466
@jawharatualmurabia466 4 жыл бұрын
Maasha allah Safar salaama muniita
@amaalabuukar1634
@amaalabuukar1634 4 жыл бұрын
Msh allah qalbi saafi ismahan cadey keep going hbbti
@bostonmediashow1243
@bostonmediashow1243 4 жыл бұрын
video ugu horeyay aan ka daawado ismahaan daahir waan saaray subscribta horey usoco
@lovelyqalbidagan4181
@lovelyqalbidagan4181 4 жыл бұрын
Masha allah safar salama xppti si nawad ah allah kugu geeyo
@nasrachannel2167
@nasrachannel2167 4 жыл бұрын
Masha alah safar salama yaarabi nabada ugu gargaar muqdisho
@abdiaskar26
@abdiaskar26 4 жыл бұрын
manshallah, your videos are amazing keep going
@mumtazanshour9852
@mumtazanshour9852 4 жыл бұрын
Masha alaah hormarwanagsan abayo is mahan safar salama ilahe nawad hakugey
@mursalmuuse1685
@mursalmuuse1685 4 жыл бұрын
Manzha allaH Ismahaan Gacmo Dahab Keep Going 👏👏❤
@momoh2525
@momoh2525 4 жыл бұрын
Masha Allah muqdisho muuq wanaag💙😍
@hidaayofour_four8239
@hidaayofour_four8239 4 жыл бұрын
Meshan airport dhaxdisa miya maqayadan nh asxby
@sihamnur1344
@sihamnur1344 4 жыл бұрын
Xamar cdey Qurux badana m.a 💋Mizz you Xamarey 🇸🇴❤🇸🇴💘🇸🇴💋🇸🇴💋🇸🇴
@zarat__ceen1787
@zarat__ceen1787 4 жыл бұрын
Mshllllh.abyo waa idin taageeraa❤❤❤❤ safr salmo muniiita .lkn abyo wxa Ku weydinayaa diyaaradihiii maa lfurayne!!!!!!
@Naimanalkafficial
@Naimanalkafficial 4 жыл бұрын
Masha allah alaah idiin xifdiyo abaayaal waa jeclahay saaxibadiina inaa noqdo igusoo dara garuubka aa idinka mid noqdee
@ahmett_nunurshe4876
@ahmett_nunurshe4876 4 жыл бұрын
Ruunti waan ilmeeyay kabiixitanka markaan kaa baxaay mugdisho alla yaa iguu soo ciili yoo mugdishu just now
@umumucaadfatmamaxamedcali1572
@umumucaadfatmamaxamedcali1572 4 жыл бұрын
Wlhi calosha iga hurisen waxan so xasustey 2011 sxbo aan aad ujeclhy kaso tagey I mess you fardowsa and muna❤️❤️ sxbo kala dhafayo xanun wlhi 😭
@sudigabeire7658
@sudigabeire7658 4 жыл бұрын
Asc walashey waxaa kasocdaa abyo nasro adaa idin jeclahay
@axmedkookeaaxmedkooke26
@axmedkookeaaxmedkooke26 4 жыл бұрын
ms dahir wlh wan kudawada gabar naxaris bdn aya tahy lkn inta bdn comadi madhibto yah
@umusaidsalmansaid5828
@umusaidsalmansaid5828 4 жыл бұрын
Masha allh muqaali indhaha uroon kaso duupty moqdisho💋❤
@firstview3550
@firstview3550 4 жыл бұрын
Intee u socotaa kenya miyaa
@abdirahmanismail9290
@abdirahmanismail9290 4 жыл бұрын
Alle ha soo nabad celiyo wll qli
@ahmedabdukadir5257
@ahmedabdukadir5257 4 жыл бұрын
1m views aa uqalantaa horay usoco wllal
@xamdagaaboow3523
@xamdagaaboow3523 4 жыл бұрын
Ilahey haku barakeyo gacmahaga xppti
@halimoabdi1517
@halimoabdi1517 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo mcnto 🥰🥰🥰
@nuzeybanuur2309
@nuzeybanuur2309 4 жыл бұрын
Muqdisho muuq wanag masha allh
@shukricabdullahi5526
@shukricabdullahi5526 4 жыл бұрын
Masha allah wllo is jcl allaha idin xafido abyoyaal
@sucdimacalin8101
@sucdimacalin8101 4 жыл бұрын
Masha allah waa muqqaal qurux badan iyo sakoontin heerkeedu sareeyo
@Shahiir
@Shahiir 4 жыл бұрын
Masha allh keep going from legen cabeey daahir
@fosiyoxasan3819
@fosiyoxasan3819 4 жыл бұрын
masha wlashey ismahaan qurux keep giong wlshey qalida safarsalama miniitaa
@samraabuumaye5439
@samraabuumaye5439 4 жыл бұрын
Mashaa allah muniito safra salaama ilahe nawad aa ku gu geeyo mesha jacesha ahy inshaa allah cafimta ku tega
@najmoahmed5921
@najmoahmed5921 4 жыл бұрын
Wwww safara salaama wllsheena muniita cadey
@HafsaHworld
@HafsaHworld 4 жыл бұрын
Wcs abayo mash Allah nabad Allah ha ku geyo
@suhaylahaajimahamuud8994
@suhaylahaajimahamuud8994 4 жыл бұрын
M.a muqdisho muuq wnag qurux bdna keep going sis🔥
@ismahanmacalin2123
@ismahanmacalin2123 4 жыл бұрын
Masha allh my sis sami ❤❤
@asmabintuabubakarasmabintu9781
@asmabintuabubakarasmabintu9781 4 жыл бұрын
From nasra abti doon👋👋👋👋 bye bye muniita👋👋👋👋👋😥
@ifraaxhassan7996
@ifraaxhassan7996 4 жыл бұрын
Safar wcn wlshy wa asxabti nasra wanu kusodhawynynaa
@ifraaxhassan7996
@ifraaxhassan7996 4 жыл бұрын
Muniita safarka alle ha ufududeeyo wll
@anuali3632
@anuali3632 4 жыл бұрын
lkn airport soma maxirna mise dadka imanayo kalia kaxiranyahey 🤔🤔🤔🤔
@haboonmowliid9344
@haboonmowliid9344 4 жыл бұрын
Maaaaaasha allaha waxaan ka socada nasro abtidoon😭😭
@qadroismaan4616
@qadroismaan4616 4 жыл бұрын
Munitaaa safar salaamo xbbti adoo nabada illah hagu geyo meshad rabtid I love you munitaa xabiibti
@leylaaaa780
@leylaaaa780 3 жыл бұрын
Wlhi anigoo muqdisho joogo ayaaba jecladay💗💗💓allow nobarakey dalkena oo nabad inooga dhig
@axmedkalluun2912
@axmedkalluun2912 4 жыл бұрын
Muuqaal qurux badan iyo safar qiiro xanbaarasan 😘😘😘
@HayatInspiration
@HayatInspiration 4 жыл бұрын
Safar salaama ayaan leeyahay Walasheen muna
@Itsstips
@Itsstips 4 жыл бұрын
Suuf qorta lagashato inte ka kahelaa Micnha Keed la qorta kugu jiraa intaa ka heelaa video 7:49 ka qeeptaaz kan Wadadid
@sucaadomaxamed6704
@sucaadomaxamed6704 4 жыл бұрын
Safar salaama hapiipti ale haku naabd geeyo🥰🥰🥰
@نونيمحمد-ض1ر
@نونيمحمد-ض1ر 4 жыл бұрын
xaldaada ka waran allah aruuriyo walaashey munita iyo wiilkeeda insha allah
@naanii1878
@naanii1878 4 жыл бұрын
Safar salama abayo Tim Nasro abti doon Meshaan Erbotka mey ku dhex talaaa ?
@ismahandahir3704
@ismahandahir3704 4 жыл бұрын
ثقتي بربي تكفيني Haaa
@Fawzia_22
@Fawzia_22 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah gacan dahab alle haku barakeeyo gacantaada😍😍
@suhaybaahmed4459
@suhaybaahmed4459 4 жыл бұрын
Masha allah wllo is jcl ilaahay ha idin xifdiyo aboyayaal
Guriceel Jannaad || Xadiya Cad Aan Kuso Shaaxeyay ||
11:18
Ismahan Dahir
Рет қаралды 58 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
DAILY LIFE ROUTINE SOMALIA MAMO BY DR SURAYA
11:42
DR SURAYE
Рет қаралды 791
Qasriga ugu qurxoon Muqdisho | Amazing tour.
12:18
Jimcaale Deals
Рет қаралды 191 М.
DAGAALKA NASRA ABTIDOON IYO MUNIITO IYO HESHIISKEENA.......
11:48
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 86 М.
HADA SOMALIA JOOGTO U DALXIIS GOOBTAAN QURUXDA BADAN 🇸🇴
8:17
Ismahan Dahir
Рет қаралды 16 М.