Xikmadaha Ad'ham Sharqaawi | Qaybtii labaad.

  Рет қаралды 38,346

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye 8 ай бұрын
Ad,ham sharqaawiga Soomaalidu Waa Ustaad ad,ham Khadar Ali Rooble Sahan❤
@Maanshiil1
@Maanshiil1 8 ай бұрын
Mashallah adham sharqaawi buugiisa wanku salaamay saaxiib wan akhriyey alla macaana😊
@HodanNimco-hd1mk
@HodanNimco-hd1mk 8 ай бұрын
Manshaa allah alle hakuu barakeeyo cilmiga iyo aqoontab alle hakaaa abaal mariyaba soo godbinta xikmadaha aadka u qiimaha leh waxan jeclaan laheyn inaad nosoo badisid xikmadahan oo kale😊❤
@UmumaxamedSiciid
@UmumaxamedSiciid 8 ай бұрын
Ustaad nooso badi muuqalada noocana 🥰
@AbshirMaclincali
@AbshirMaclincali 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا أخي
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 8 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Adan Sahan.
@saalax12axmed19
@saalax12axmed19 8 ай бұрын
Msh Allah Adah sharqawi Xigmadahisa waa kuwo dhabta ka hadlaya oo sax ❤ illeheyow u gar gaar wllhyna falastiin oo cadowgas yahuuda iyo kuwa kale ee ku caawinaya dulmiga iyaga isku dir yaa rabi ❤😢
@AbshirMaclincali
@AbshirMaclincali 8 ай бұрын
Inoo soo badi ustaad Aadanoow xikmadaha adham shaeqaawi
@hodoali5714
@hodoali5714 7 ай бұрын
Ninkan adiga na barey buugtiisi ayaan akhriyey Casarile wanku salaamay saaxiib ❤
@heythammahamed7364
@heythammahamed7364 6 ай бұрын
Jazakallah wll macan
@hasanabdi8835
@hasanabdi8835 8 ай бұрын
Allajaniya adan sahan
@CumarIimaan-j7c
@CumarIimaan-j7c 8 ай бұрын
Jazaakallaahu kheyr🎉🎉🎉🎉
@ZakariaAbdulaahi-yx8dn
@ZakariaAbdulaahi-yx8dn 7 ай бұрын
Mahadsanid zhp❤
@Ardayad
@Ardayad 8 ай бұрын
Mahadsanid qoraa
@yasiin-guray
@yasiin-guray 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 8 ай бұрын
Adan khadar cali ❤💯
@engilyas44
@engilyas44 8 ай бұрын
Masha allah allaha kuxafiido❤
@Xirsiev
@Xirsiev 8 ай бұрын
Ninkaan buugiisa نحن نقص maad inosoo turjuntin Adanow.
@MunamohamedSaleeban
@MunamohamedSaleeban 7 ай бұрын
Mashalah ❤
@SAMATARE
@SAMATARE 7 ай бұрын
Ustaad Sahan
@kifahmohamed
@kifahmohamed 8 ай бұрын
Aadanow adham sharqawi qisadiisa maad noo soo galisid adigoo mahadsan inaan wax ka ogaado jeclan lahaye
@elfarhan3616
@elfarhan3616 7 ай бұрын
Si aad gabadh ula faraxdo waxa aad ubahan tahay samirkii ayuub iyo indho la'aantii yacquub si aad gabadh uga farxisanan waa ina aad lahaataa murtidii luqmaan iyo maalkii qaaruun😮
@HodanIbrahim-fo3pd
@HodanIbrahim-fo3pd 8 ай бұрын
Keep going bro
@abdirahmanEidMohammed
@abdirahmanEidMohammed 8 ай бұрын
Thanks aqon yahan
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 8 ай бұрын
Cws Ustaad Adam sahan❤
@gift973
@gift973 7 ай бұрын
"If the world was head than Zionism would've been the migraines" -ad'ham sharqawi
@Kurtun170
@Kurtun170 8 ай бұрын
War yaa ifaadeen karo waxa laga wada ereyga dhanjaf
@sahanka97
@sahanka97 8 ай бұрын
Madax-xanuunka ka madaxa dhinac qudha kaa qabta
@MoSalah-nw7yv
@MoSalah-nw7yv 8 ай бұрын
So badi zxb
@OsmanKariye
@OsmanKariye 8 ай бұрын
Maxamuud darwiish qaybo kale kasoo samee zxb adanow ❤❤
@sartoowbala
@sartoowbala 7 ай бұрын
Waxa hubaal ah in aynu si waali ah u nacno dadka aynnu sida waalida ah u jeclaanay uun😢
@mamoxabiiba6749
@mamoxabiiba6749 8 ай бұрын
aadam sharqaawi boogagtisa wlee hadal makarayaan laba book ayan ka aqriyay bogagtisa wanku salamay zxb iyo casarye oon hada wado labadaba aadan sahan ayaa turjumay jazakalh 😊
@najibyare4606
@najibyare4606 8 ай бұрын
iska jir baryada kuwa miciin kale aan laheyn ilaahay moooyane
@farxaanmohaad
@farxaanmohaad 8 ай бұрын
Top top top
@abyanjimcle7384
@abyanjimcle7384 5 ай бұрын
@cabdifataahxaajixubi1674
@cabdifataahxaajixubi1674 8 ай бұрын
Iska jir barayada kuwa miciin kale aan lahayn ilaahay mooyaane
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 8 ай бұрын
Wcs
@xaafidfilms2
@xaafidfilms2 8 ай бұрын
400k ❤
@whoareu8178
@whoareu8178 7 ай бұрын
❤❤
@YOOCOMEDIA
@YOOCOMEDIA 5 ай бұрын
Really+
@mursalabdifarah4540
@mursalabdifarah4540 7 ай бұрын
Xikmadahaan noo soobadi walalka
@HassanIsmailAli-rs1fj
@HassanIsmailAli-rs1fj 8 ай бұрын
Wll adan see thy sxpke cabdi cali salaan iiga gaarsii
@FaatushAhmedd-im1vr
@FaatushAhmedd-im1vr 8 ай бұрын
Kama daalo xiseeynta xikmadaha adham sharqaawi
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 8 ай бұрын
ajarkaaga ale hawayneeyo canalkaaga maq buul ale hakadhigo
@abdirahmanabdi7528
@abdirahmanabdi7528 5 ай бұрын
دعوة habaar na way tahay ducana way noqotaa. Xarf jarka raacaya un baa lagu kala gartaa sida على iyo الى
@cimraan30
@cimraan30 8 ай бұрын
Somali miyuu ahaana ninkani
@X.De.X
@X.De.X 8 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rXO7Y2ehZs90qK8feature=shared soodawada asxaabta editka jecel
@sartoowbala
@sartoowbala 7 ай бұрын
Dadka waxa sameeyo fekradaha ee ma aha agabka
@munamohamed470
@munamohamed470 8 ай бұрын
English miyaa kagu turjumary wllo
@xasanxadaari207
@xasanxadaari207 8 ай бұрын
Nio suluuka kugu naqaney ma ahayne ma update noqotey, kolkii hore usubca ugu postiga badan 3 post ahan jirey wana kolkii bada.....
@mustafekullan4704
@mustafekullan4704 8 ай бұрын
Adanow kasoo hadal xalada ka alosan geeska afrika iyo arinta itoopia kusoo dhowaysay putland
@odettaabdi1111
@odettaabdi1111 7 ай бұрын
🌺 'Promo SM'
@سعيدسليمانمعاري
@سعيدسليمانمعاري 8 ай бұрын
no padi sxp
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 8 ай бұрын
Kaso diyaari barnaamij,sean p diddy, Fadeexada ku soo baxday markii masooniyadu ka dhameystay ayey dibada uso tuurtay waxii qarsoona very interesting
@bashiirbashiirbashka3300
@bashiirbashiirbashka3300 8 ай бұрын
Taliye Naga daba gey Feminism ka gabdho badan ayaa lagu qaldaaaa
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 7 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@MaxamedCabdi-nh2bq
@MaxamedCabdi-nh2bq 6 ай бұрын
❤❤
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
@JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 8 ай бұрын
Wcs
@X.De.X
@X.De.X 8 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rXO7Y2ehZs90qK8feature=shared soodawada asxaabta editka jecel
@X.De.X
@X.De.X 8 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rXO7Y2ehZs90qK8feature=shared soodawada asxaabta editka jecel
@X.De.X
@X.De.X 8 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rXO7Y2ehZs90qK8feature=shared soodawada asxaabta editka jecel
Sideed Qiimahaaga Kor Ugu Qaadigartaa? | Ikhlaas podcast | @ogaansho
29:18
Чистка воды совком от денег
00:32
FD Vasya
Рет қаралды 4,6 МЛН
Xukmadihii Confocius | faylasoofkii akhlaaqiga ahaa.
8:02
Sahanka
Рет қаралды 25 М.
Xikmadaha Maxamuud Darwiish | Abwaankii Jacaylka.
8:31
Sahanka
Рет қаралды 71 М.
Sida 3% looga fiicnaado qofkii horeed ahayd - DISCIPLINE
11:44
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 38 М.
057 | 17 | Yaan lagu filan | Awoodda kedisada!
18:15
Sahan Podcast
Рет қаралды 37 М.
Intan ka baro qofka aad xidhiidhka la wadaagayso.
9:46
Sahanka
Рет қаралды 34 М.
091 | Dhagartii Weyneyd | Xagjirka, dabargoynta, burburinta Islaamka.
20:20
Xikmadaha Suqraad | Murti Dhaxalgal Ahayd 24 Qarni.
14:33
Sahanka
Рет қаралды 138 М.
sidee bay afartan shay dadku ugu kala tageen | Ustaad xamse xabiib
13:04