121 | Buugga Ha Weynaanin Aabbe! | Faahfaahin kooban.

  Рет қаралды 22,886

Sahan Podcast

Sahan Podcast

Күн бұрын

Talooyin iyo tusaalayn loogu talo galay qofku in uu nolosha uga shidaal qaato.
Haddii aad ubadkaaga dhallaanka ah u sii qori lahayd buug hage u noqda, maxaad ugu qori lahayd!

Пікірлер: 156
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 4 күн бұрын
macquul matahy in aad gacantada qurux da bdn ugu raaxaysid saliga nabigena scw🥰
@zuweydaxuseen2438
@zuweydaxuseen2438 4 күн бұрын
Scw❤
@HoodoAyaan-b2e
@HoodoAyaan-b2e 4 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤
@NajuuJiyaa
@NajuuJiyaa 4 күн бұрын
Scw 😊
@sharafudiinbey774
@sharafudiinbey774 3 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@Zumayaomar
@Zumayaomar 3 күн бұрын
Scw❤
@nimaanshaqale7865
@nimaanshaqale7865 4 сағат бұрын
Mazha allaaH ustaad adan sahan walal qiima Badan AyaaD Tahay walal wax bulshada wax Tara ayaad u soo gudbisa mar walpa alle Qalinka Ha Ku xiftiyo walal qali
@SakariyeMaxamuud-d3f
@SakariyeMaxamuud-d3f 4 күн бұрын
Ustaad mahadsanid , podcast-yadadu ayamahan way yar yihiin intaad wadanka timi oo waan u xiisnay , ustaad marka soo badi insha allah . Guulayso ustaad allah haku xafido .
@NuuraJamac-tu1jj
@NuuraJamac-tu1jj Күн бұрын
Iska dhaf in waaalidkey isi sheego aduunka iga sii horeyen inu caqabadaheedu ama fahan iga siyaan la tacamulkeeda wqxan ku koray duun keligay aan joog iyago kuwii ii keeenay joogan an ka wayey korimo iyo daryeeel. Waalid waa masiiibo ilaaa maanta an ku jiro ila hadada ku wareersanahay balse aduunka maalinkan ubad keeno noloshan ku koray kuma kori doonan inshallah ❤🤲
@AminAhmed-e3o
@AminAhmed-e3o Күн бұрын
insha allah khyr bay ku dhamaan
@ApdifatahAhmetOmer
@ApdifatahAhmetOmer Сағат бұрын
m.a
@onlyme-u9z
@onlyme-u9z 3 күн бұрын
Haa Wan jeclaanlahaa wayo aabahay Ayaan laqaadan lahaa waqti Aan Dib loo soo celin donin waan u xiisay waqtigaa aabo Wan ku jeclahay 😢😢😢 Allah ha ku xafido aduun io aakhiro sido kle waxan ku rajaynaayaa oo Eebe Kaga baryaayaa cimridheer io caafimaad raaga😢😢😢😭😭😭😭😭
@onlyme-u9z
@onlyme-u9z 3 күн бұрын
Wllo allah ha ku xafido aduun io aakhiraba waxn ku rajaynaayaa guul
@wardhere8699
@wardhere8699 4 күн бұрын
Miisaanka aakhiro Eebbe ha kuugu siyaadsho Aadan Sahan. wax badan turjumooyinkaaga waan ka fa'iiday haddana adoigaaba noo qoray masha Allah.
@deqoabdinasir884
@deqoabdinasir884 4 сағат бұрын
Waxaan dhagaystay podcast ladhaho "my daughter" marka, hablo hooyoyin ah aabayaal , kuwa aan wali noqon waalid baa ilmahooda mustaqbalka ama kuwa joogaba u qoraya warqad ay ugu sheekaynayaan waxa sugaya mustaqbal, walahay waa qiiro miiran say ula hadlayaan wana fiicantahay marka book gaan waa u bahantahay umada soonaliyeed inkasto oo aanan wali akhrin laakin insha alaah waan akhrin thnks wllo
@aishaisxaq
@aishaisxaq 4 күн бұрын
Alahu baarik , cimrigagana alaha dheereeyo, adiga oo kale aadbay ugu baahanyhin somalidu ilaahay cafimadka haku siyadiyo si aanu waxbadan kaga faidno intaan noolnahay ❤😊
@hodanhimilo7072
@hodanhimilo7072 Күн бұрын
Ustaad maalin wanaagsan baan kuu rajaynayaa muuqaalkan saakaan ku subaxaystay.❤😮
@Zumayaomar
@Zumayaomar 3 күн бұрын
Wlhi beentaa masha wuxuu ahaa waan ku salaamay zaahiib buugi ugu xamaasada badnaa ee aan akhriyo noloshyda❤
@SacdiyoHirsiadan
@SacdiyoHirsiadan 2 күн бұрын
Wllky allah ku xifdiyo allah ku siiyo ubad kheyr qaba
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 3 күн бұрын
Aadanoow walaal mahadsanid waxaad badashay run ahaantii noloshayda Gaar ahaan Buugaaga waanku salaamay saaxiib oo aan ku caano maalay adiga iyo qoraa maxamed qaamuus,ba waan idiin mahad celinayaaa
@nimcoabdikariin
@nimcoabdikariin 4 күн бұрын
Zubax wngsn aadan khadar cali roble ❤💯
@Xaali95
@Xaali95 4 күн бұрын
Yooo I didn't know labadaan buug inaad adi aliftay. Waxaan u malaynayay inay sidii kuwii hore turjumid yihiin. I am soo proud of you man! Now i am even more intrested in getting those books!
@deeqaosman3257
@deeqaosman3257 4 күн бұрын
Noocaagoo kale nalagu badi Ustaad♡
@Mohahmadle10
@Mohahmadle10 Күн бұрын
Baarakallaah saaxiib❤
@ruqiya1304
@ruqiya1304 4 күн бұрын
Mahadsanid wll waxd noosoo samysaa video ka wramaya sida wax loo qoro ama wax loo alifo iyo seden u noqon kara qoraa
@Rhmo164
@Rhmo164 4 күн бұрын
Midas anba waan ubhnaa bugag an kaliya bugyga note ka un an kuqoray siaan mobile uguqoro
@rothajimcle
@rothajimcle 4 күн бұрын
Aadad u mahadsanthy bookagtadadu wan ku tashtaah hore u soco
@LuulCabdiwarsame
@LuulCabdiwarsame 4 күн бұрын
Waan ku salaamey zxp in kabadan 20 jeer ayaan aqristay walina waan jecelahy
@CshakurAadam
@CshakurAadam 4 күн бұрын
Xgee ka helaa zxp😢
@KhadarcabdirahmanMuse
@KhadarcabdirahmanMuse 2 күн бұрын
@@CshakurAadam Iqra books Baad kahelaysaa
@Hashi-t2f
@Hashi-t2f 4 күн бұрын
Walaal jazaakalaaaho qayr booka haljee laka helaa
@KhadarcabdirahmanMuse
@KhadarcabdirahmanMuse 2 күн бұрын
Iqra books baad kahelaysaa
@MuniraMohamed-fr1og
@MuniraMohamed-fr1og 4 күн бұрын
Mansha allah waa buug qiimo badan runtii waadse Naga qoslisaa markasta aadanow
@Munaxuseen-rf1kb
@Munaxuseen-rf1kb Күн бұрын
Masha allaah wll hargaysa keen
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 4 күн бұрын
Thanks ustaad aadan
@SaynabAbdirashid-wd4rl
@SaynabAbdirashid-wd4rl Күн бұрын
Ku Mahadsanid shaqadaad uhayso bulshada🙏
@hodonabdidheere12
@hodonabdidheere12 Күн бұрын
Haa anigu wan ubahnanan laha jeclan lahaa inu abahay isiqoro wayo badan wan lasoqatay oqurux badan lkn masolabnayan alla yarxam jassakalah wll adigna
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 12 сағат бұрын
Aabhy anigo isku meel aynu jogny o u habynki usoo hoyan jiray gurigeena ayanan hadana waqti laqaadn o waxan dan iigu jirin ayan kadaba wareegi jirey 2 sano kadib dhimashdiisa aad ayan ugu xiisay o waxn aamin sanhy inan fursado qaali ah iska lumiyey AUN 😢
@ZahraAhmedSaara
@ZahraAhmedSaara 20 сағат бұрын
Maali uun wan heli doona lacg aan buug ku gato I.a 😢😭☝️
@lovestries-z3g
@lovestries-z3g 8 сағат бұрын
Anaa kugadaaaayo 😢😢byo ihydartii baa kuugu gadaya waliba 😭 miyaa sugysa inuu ku dhaho qof
@SugroOmarmahamed
@SugroOmarmahamed 3 күн бұрын
haa wlhi aad baan u jeclaan lahaa in uu aabahy isii sheego raga iyo dhaqnkooda iyo xiliga qaan gaadhnimada dhibka ay leedahy
@FaadumoibraahinXasanaadan
@FaadumoibraahinXasanaadan 3 күн бұрын
Masha allah wll
@AbdiweliJaamac
@AbdiweliJaamac 4 күн бұрын
Asc saaxiib wanku salamay Allah haku xafido nio waxanku xasuussin laha xadiisku waxan filayaa wuxuu ahaa iska eeg cidda aad la saxibaayso cilmigana Allah hakuu barakeeyo waan jecalaan halahaa inaa haysto buugaas in sha Allah marbaan idinka soo dalbanayaa in Allah
@ZakariyeJaamac-z2h
@ZakariyeJaamac-z2h 4 күн бұрын
Masha allah ustaad aadan
@fadumoburhan7798
@fadumoburhan7798 4 күн бұрын
Mash allah aadan rabi.cilmiga haku barakeyo
@ShukriAli-m8n
@ShukriAli-m8n 4 күн бұрын
Walhi buugan ah waan ku samalay saxib waa buug cajib ah ,wali ma dhmaynin lkn wuu isaamayey
@HafsaSaed-z1p
@HafsaSaed-z1p 3 күн бұрын
Jazaka Allah khyr wll
@Aisha-A45
@Aisha-A45 4 күн бұрын
Adan sahan sharaf io krmo korkada ha ahaato waad na shafisay aad baan u usugaaye buugaan😊😊
@AhmedAden-i7f
@AhmedAden-i7f 4 күн бұрын
Guushii axmed Gurey Ee uu ku burburiney Boqortooyadii xabashida halkan soo daawo kzbin.info/www/bejne/d3rLk6OBoKiDmposi=c1-DKHxmRPYMVrzI
@كميلةعبدالرحمن
@كميلةعبدالرحمن Күн бұрын
Congrats 100k you deserve more and more🎉
@SapiriinapdihDeeq
@SapiriinapdihDeeq 4 күн бұрын
Walaalka wayaaan xushamad baaan ku haynaaa❤
@Muhammadabooké
@Muhammadabooké 4 күн бұрын
Haddan Wyo qoolkaaga.......... ❤ Eething sahang
@BushraOsman-e8o
@BushraOsman-e8o 4 күн бұрын
M.a keep forward
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 4 күн бұрын
Fataatiirta ciyaari jiray Hargeisa yaraantaydi Muqdisho maalin yaraanti Nalagu rasaaseeyay Xabadi
@sheikhdon2277
@sheikhdon2277 3 күн бұрын
Mahadsanid a Aadanow
@Leylaa583
@Leylaa583 4 күн бұрын
جزاك الله خيرا أخي ❤
@AsmaCadey-cz8dg
@AsmaCadey-cz8dg 4 күн бұрын
Wad mahadsanty wllky adan jazaka allah abayal badano waxa jira xaqa ka wecday wan uducaynayna iyagana
@mustafemanka8806
@mustafemanka8806 3 күн бұрын
Waankusalaamay waanjeclahay walaahay aadam kana ma aadaa qoray
@ruqiyacasanyo3245
@ruqiyacasanyo3245 2 күн бұрын
Adan khadar Ali philosophy AAN jclhy barnaamijyadiisa❤
@munamohamed470
@munamohamed470 4 күн бұрын
Haa wllhi😢😢
@cismaankacomedy4631
@cismaankacomedy4631 4 күн бұрын
Aadanow alla haku sharfo ilaa 2018 kii waan kugu xirnaa , inkastoo aan wax akhriyo , dhigo , tababaro , balse wehel culus baad ahyd , wax badanna waan kaa qaatay , inna waan ka boodaa , markaa alla hku dhawro❤🎉😊.
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta 4 күн бұрын
Alle Haku sharfo wll Mahad Sanid wax badan oo Bulshada ka Daahan oo ka maqnaa Saaxada Nololeed Ee Soomaalida baad u Faa,iidaysay dadkeena, Alla hakaa Abaaliyo, waxan Barmaamij,yadaada La Socdaa ama Daawadaa, lix.6,Sanadood oo Dhamaystiran, waxyaabo, aan ogaal kayga iyo aduun argayga ku jirina waankaa faa,iiday, Badbaada Alle sxb,
@RaxmaCabdiraxman-q7p
@RaxmaCabdiraxman-q7p 2 күн бұрын
Ala yaa buugaas gacan isoo galiya wali ma akhrin buug aadan sahan qoray ama turjumay 😢
@NuuraMustafeMuuse
@NuuraMustafeMuuse 4 күн бұрын
Sharaftii KZbin sahan podcast
@nidaamiyepro9805
@nidaamiyepro9805 4 күн бұрын
13:40-13:54 daqiiqadahaas aad bey nafteydu dareentay murugo oo jcyl keygii baa loo qorsheenayaa nin kale😢😢😢😢
@YuusufJaamac-o7z
@YuusufJaamac-o7z Күн бұрын
Qoraaaaaaaaaaa🎉@Adan SAHAN
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 Күн бұрын
Adanow kenya maka heli karaa bogaagtaada
@FahanKaafi
@FahanKaafi 4 күн бұрын
Allaha ku sharfo wllo
@fardowsoapdihirsi
@fardowsoapdihirsi 4 күн бұрын
Aaden waa aabe ka fakiray ilmihiisa mustaqbka uu dhalidoona kadibna udiyaariya buug ha weynaani aabe wll nooga soo diyaari taxane
@CshakuurilyaasCismaansuge
@CshakuurilyaasCismaansuge 3 күн бұрын
Ilaahay miisaanka xasanadka ha kuugu daro waxad umada uhayso
@AXMATO_
@AXMATO_ 4 күн бұрын
Buugan xagee Ka Heli karaa sxb aden
@Marayanabdikaafi
@Marayanabdikaafi 4 күн бұрын
Aadanow wllo bugga xagge kahelayna anaga galkio puntland jognaye❤
@SamdaXasan
@SamdaXasan 4 күн бұрын
Iqro books ka dalbo
@caashoaadan5399
@caashoaadan5399 4 күн бұрын
Galkacyo jooga xage kahelaa
@rahamamahamoud8921
@rahamamahamoud8921 4 күн бұрын
Ala aaadan sahan buug miyaa qortey inaad turjuntey ayaan moodayey❤🦋m.n💐
@abdirahmanlallana20
@abdirahmanlallana20 12 сағат бұрын
Maxn jeclan ina helo abahay oo iku hawadiyo dufaamahan iku hareresan😭😭
@Shugrimahad-i8n
@Shugrimahad-i8n 2 күн бұрын
100k welcome i don't wait
@MaxamedfaysalXuseen
@MaxamedfaysalXuseen Күн бұрын
Buuga bdf yaa haya
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 2 күн бұрын
Ustaad wan jeclaan lahaa inuu ii qoro micno gaarey ii samayn lahayd hadana waxn ku dhexjiraa wan ku salaamay saaxiib
@GuuleedMuxumed-i2f
@GuuleedMuxumed-i2f Күн бұрын
Wll aadan 2018 ila mnta wn kula socday ee wll buuga [انتيخرستوس[buug ahaan uso turjum hadad awoodo video ahn wan u dawdye wll hadd awodo so turjum buygaas hadad awoodo
@Randa17
@Randa17 4 күн бұрын
Aadan wllo waa baln hadii book taado Muqdisho Soo gadhan illahow may $20 iga baxaan waan gadan dee. Terii 2019 baan KZbin ka tawanayay magaran karo xiisaga aan uqabo in uu mar in ay gacantayda Soo galaan. 😢❤
@SamdaXasan
@SamdaXasan 4 күн бұрын
Wllo iqro books ka dalbo
@MiimiAHMETT
@MiimiAHMETT 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@maxamedaxmed7415
@maxamedaxmed7415 2 күн бұрын
Sababha aan aadan sahan ugu xidhanahay waxaa ka mida waa nin aanu isku reer hawd nahay saas awgeed arey bixinta soomaaliga ee uu isticmaalayo dhadhan gaara ayay iileeyhiin😅 Horumar wacan zxb from qararo hawd😂😂
@subagoahmed
@subagoahmed 4 күн бұрын
Taliye hore usoco ❤🎉
@somaliman8162
@somaliman8162 4 күн бұрын
7:09 reer hawdku waa imtixaan
@Adnannune
@Adnannune 4 күн бұрын
Halkee ka helaya buugga
@dhebidhanan
@dhebidhanan 3 күн бұрын
Qofka ka iibsada sidaasu ina sahan ku yahay aadanow😂😂
@BarwaakoAliPazhe
@BarwaakoAliPazhe 2 күн бұрын
@Sahan podcast Application ka isheega aad ku qori jirtay wlo book ayaan rabaa inaan qoro.
@rumanfarah2399
@rumanfarah2399 4 күн бұрын
😂😂 0:24 Illahey hakuxafidho ustaad
@AbdirisaaqElmi
@AbdirisaaqElmi 2 күн бұрын
عن محمد بن سيرين قال: إن هذا العلم دين، فانظروا عمن تأخذون دينكم
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 4 күн бұрын
Wllo adanow fadlan buuga maad isoo diri markaad timaado turkiga yurub baan joogaye
@ifraxmaxamed544
@ifraxmaxamed544 3 күн бұрын
Waan jeclalahaa in aan aqriyo lakin ma awodo 😥
@FaisaMohamed-t1l
@FaisaMohamed-t1l 4 күн бұрын
Xageey ka heliya karaa wll waan u bahanahay
@adamcqadir96
@adamcqadir96 4 күн бұрын
Wali suuqa ma soo galin wll. Iqra-books isha ku hay iyadaa faafisa buugaagta ustaadka markey soo baxaan.😊
@FaisaMohamed-t1l
@FaisaMohamed-t1l 4 күн бұрын
Hye bowe shukran ❤​@@adamcqadir96
@UpaxMaxamed
@UpaxMaxamed 4 күн бұрын
Ka dib 3bilood come back wayn baad sameyday aadanoow Laakiin waan ka xumahay bugaagtaada meel aan ka heli karo ma joogi😢
@Malxiis15
@Malxiis15 3 күн бұрын
Anago kle wxngu ficna mel pdf ahn loga dalban karo ina helno
@cismaankacomedy4631
@cismaankacomedy4631 4 күн бұрын
راقت لي🎉
@hafzahupi3824
@hafzahupi3824 4 күн бұрын
Scw
@SakariyeMaxamuud-d3f
@SakariyeMaxamuud-d3f 4 күн бұрын
Ustaad reer puntland hadaa nahay garoowe iyo basaso waan jeclayn in ay noogu yimaadaan buugtu oo maktabado waa weyn ayaa ku yaala . dhibna naguma hayso hadaan IQRA BOOKS & Hargeysa kasoo dalbano .
@XamdaXuseen-p2c
@XamdaXuseen-p2c 2 күн бұрын
Wan ku salamay saxib Dadka qar masolaba noqdan eehal marbay cimrigaaga kusomarayan sida Malinki ad dhalatay ookale Intase wa sadar kamida Buki wan kusalamay zxb 😮
@idmannur2874
@idmannur2874 Күн бұрын
Waxan ku hamplyrena 100k channel gaaray
@raxmaHabi
@raxmaHabi 3 күн бұрын
Xageelaga helaa wll
@CaashaHinda
@CaashaHinda 4 күн бұрын
Hadaa ilmahu latalinaayo Xaguu kakeenay😂😂
@IidoKhadar-bf8mg
@IidoKhadar-bf8mg 2 күн бұрын
Hadhow buu dhaya
@SaedJama-li4wh
@SaedJama-li4wh 4 күн бұрын
Landhere PDF xgee Laga helat❤
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 4 күн бұрын
isku xishoo wll waqtibaa kagalay macalinke
@SubeerSiciid-t1r
@SubeerSiciid-t1r 4 күн бұрын
Adam sahan waa maahsan thy waxaa kasoo hadshaa arimaha sirdoonka
@BalqisAbdirahmaan
@BalqisAbdirahmaan 4 күн бұрын
Buugan yaa qoray Adam sahan muxu kahadlaya waa Aabe ilmihisa latalinaya oo Adam sahan macarur buu dhalay May Oo hada ilmuhu la talinayo xage ka kenay Adi maxa kagalay mesha ka kenay waxa mesha ku qoran akhriso😂😂 Wlhi wad iga qoslisay somalida ineysas ku dhafey bad oged
@Abdishakur-Hassan
@Abdishakur-Hassan 2 күн бұрын
16:40 Intaan baa muqaalka iga qisliyay 😂 wr aadanow Muqalada nosi badi wad naga dhacday baryahane Mahadsanid epow
@NaimaAbdisalanAhmed
@NaimaAbdisalanAhmed Күн бұрын
Netflix ku ma banan yihiin diiniyan
@CabdifataaxYuusufMaxamuud
@CabdifataaxYuusufMaxamuud 3 күн бұрын
Quranka qofkii ufiir fiirsadaa nolasha cabadahed sida loogu gudbo madhibayo
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz 3 күн бұрын
Hhhhhhhhhhhhh wlhi xasuus ayaa igalisay sxb lkn nolosha hada jirto eed kumalahan caruurta hada jogto ee anaga iyo kuwii naga weynaa ayaa xaladii badalay oo dhibkii ayaa kheyb ka sii noqonay waliba caruur laxado iyo balwadii saa'id sii noqotay iyo furiinka reeraha waa nagu soo batay hormarka dhib moyee wlhi soomaaliyoo dhan wax fa'ido ah uma soo kordhib sidenii hore ayaa inoo ficnaa
@FARDOWSOAPDIFITAX
@FARDOWSOAPDIFITAX 13 сағат бұрын
Tolow malaga yaaba asago pdf ah inuu iso gaaro waayo deegaanada Puntland siba tuulo yin ba kajooga 😢 yaa allha pdf igu sogaarsii waayo somalilan kama sodalban karo💔😭🙈
@JeonSherine-k7z
@JeonSherine-k7z 2 күн бұрын
Filinkii xawlada 😂
@ayanibrahim5444
@ayanibrahim5444 4 күн бұрын
Aadanaw Hanjabaada nagadaade 😂😂
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 4 күн бұрын
Inan yaroo 8 bilood ah baan haystaaye anu igu socdaa buugu nio waad mahadsantahay lajanow
@munamohamed470
@munamohamed470 4 күн бұрын
Sidoo kale walaalo waxaad akhrisaa buuga The Book You Wish Your Parents Had Read iyo koorsooyinka barbaarin ee uu bixiyo mubaarik haadi. Qoraalkaaga markaan arkay ayaan kula jeclaadey in aan kuu sheego buugaas iyo barnaanujkaas hadii aanad ka warqabin❤
@mohamedahmednur9420
@mohamedahmednur9420 9 сағат бұрын
@@munamohamed470 🔟Q 💯 sister
@adamcqadir96
@adamcqadir96 4 күн бұрын
Mhdsnd wll Adan-sahan, buugaagtaa soo baxaysanna waan soo dhaweynaynnaa, dabcan buuggan filofobia anigu in badan ayaan kaa sugayey kan kalana ma fileyninba, aad ayaan ugu oomanahay in aan akhriyo buugaagta aad qortey wll. wll waxan kaa codsannayaa in aad noo fuliso arrin aad noo balanqaadey, oo ahayd in aad nala wadaagi doonto qaabka aad buugaagta aad u turjunto adigoo mobilekaaga addeegsanaya. Mahadsanid wll.
@CshakurAadam
@CshakurAadam 4 күн бұрын
Xagee ka helaa
@casalasal6466
@casalasal6466 15 сағат бұрын
Asc wlle ha weynaanin Aabe waxaan u fahmay inaad ula jeedo odayaasha cawaanta ah ee ka weyn +40-70ay 4jirka caruurta qurbaha ku dhalatay ka caqli badan tahay makorayaasha kuwaa baad ka qortay buuga
@RahmoMohamed-s2f
@RahmoMohamed-s2f 4 күн бұрын
Buuga ah Waku salamy sxb oo English ah xageen ka helaa se Mxaa ladhahaaa
120 | Buugga Fiilofoobiya | Faahfaahin guud.
35:43
Sahan Podcast
Рет қаралды 26 М.
111 | Wax kasta oo gabadha Soomaaliyadda ah ku saabsan.
1:04:48
Sahan Podcast
Рет қаралды 65 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Ha weynaanin Aabbe!🥹|| Dhigahane cusub oo cajiib ah!!!.
17:06
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 7 М.
AADAN SAHAN OO SI ADAG UGA HADLAY ALSHABAB IYO ISAAQ
11:37
JOOKAR PODCAST
Рет қаралды 694
Ma ka Deeqtoomi Kartaa | Fandhaal Podcast | Dhimo Adigoo Nool
21:41
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 108 М.
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН