Sahra Dawo | Caashaqa Maxay Barayey

  Рет қаралды 102,558

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

8 жыл бұрын

FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR goo.gl/YVDGd6
Instagram / caweyskadalmar

Пікірлер: 63
@user-wh2lk5qw6p
@user-wh2lk5qw6p 5 жыл бұрын
Camaaliqadii fanka. Music live ah iyo cod candaliib ah. Ciyaal play back. Aa na daashaday
@abdiraxmaanbarrecismaan1211
@abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 жыл бұрын
Sahra dawo xasùus bay ii ledahay 1987 😍😍😍😍😍🌺🌺💯🇸🇴
@Mukhtaaar-rr6vh
@Mukhtaaar-rr6vh 4 ай бұрын
1¹1
@abdihashi2310
@abdihashi2310 5 жыл бұрын
Soomaali inaanan suugaan iyo hees lagu gaarayn ma ogaateeen?
@birmadfxvipgroup9162
@birmadfxvipgroup9162 5 жыл бұрын
Oo wali ma Noolayd Sahro Dawo, Alla maxaa jeclahay Heesaheega Xidigta #DurDur ilaaah cimriga iyo caafimaadka haku Dhaafo eedo Love U From Hargeisa, Somalia 💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdullahiaynab600
@abdullahiaynab600 8 жыл бұрын
this song reminds me of a lot more fun with my school mates back home
@dalla112
@dalla112 4 жыл бұрын
Sahra dawo cimriga Ilaah ha u dheereyo she is legand durdur band
@ahmedcumar4827
@ahmedcumar4827 5 жыл бұрын
Erayadii maxamuud cabdilaahi ciise sangub allaha u naxaristo manta ayu dhiinty 18 jun 2019 u so duceyaya inta dhageysta heestan ee ika dabeysaaa 🖐
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto AAMIN
@queenarwelo9846
@queenarwelo9846 5 жыл бұрын
Allow janada ka waraabi😭
@munoahmed3005
@munoahmed3005 5 жыл бұрын
Aamin naxaristi jano Allaha ka waraabiyo
@abdifatahfaisalofficial5327
@abdifatahfaisalofficial5327 4 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@munasangub1307
@munasangub1307 4 жыл бұрын
Allaha ha unaxriisto Aabo mcn
@mushdeqlovely6193
@mushdeqlovely6193 6 жыл бұрын
Masha allah
@Anshaxa007
@Anshaxa007 2 жыл бұрын
Markay Wx Qaracayan Wxd moda Inay Odhanayan Dur Durti Hore inaga Ka Wanagsn O kle wxa Xowliga lo tumayo...Ina aderayalo Old"s Gold always...N U R Best
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 4 жыл бұрын
Sahra abukar s dawo waa legend anigu aad ayaan u jecelahay heeseheeda
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
Abdifatah Aadan codkeeda kawarn Waadigi eegi jiray codadkee
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 5 жыл бұрын
Legend Z.dawo Markaan ayeeyo aa tehee jooji Fanka Zahruuni!!...
@abdihamidsheikh6694
@abdihamidsheikh6694 6 жыл бұрын
classic 2018
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 2 жыл бұрын
Waa fankii wacnaa yaa salaam
@africaunite3823
@africaunite3823 4 жыл бұрын
where is she? we use to be neighbors I really miss her please anybody know where she is now?
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 4 жыл бұрын
She lives in Minnesota and yes She was a legend
@zackzack9797
@zackzack9797 4 жыл бұрын
She lives Columbus Ohio now
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
@@abshirismailhajifarah3072 She is.
@mohamedshire2345
@mohamedshire2345 3 жыл бұрын
Sahra dawo xusus hore
@sarahadam8426
@sarahadam8426 3 жыл бұрын
Hi
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Music kii dur sur magaarayo
@jamalabdiaziz4161
@jamalabdiaziz4161 7 жыл бұрын
Erayadii Maxamuud Cabdilaahi Ciise Sangub
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 2 жыл бұрын
Heestan waxa ku ababiyay Sahra Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi.
@sayidka6911
@sayidka6911 3 ай бұрын
​@@abdiwelihassan7941abwaan mustafa sh. Heesta uu ku ababiyay waa heesta wahan, dadka qaarna ay u yaqaanaan anigoon waxbadan jirin.
@abdiwelihassan7941
@abdiwelihassan7941 2 ай бұрын
@@sayidka6911 Mahadsanid. Adiga saxan
@Issas121
@Issas121 7 жыл бұрын
Classic
@farhiyamohamed493
@farhiyamohamed493 4 жыл бұрын
haadan Saan oo kale live u heysj karin hees ka daaya .arintaan faanaan isku sheega cusub ayaa u wadaa .
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 3 ай бұрын
Sahro dawo afkaaga caano lagu qabay heesihii barasamaadkii
@legendruuzi
@legendruuzi 2 жыл бұрын
Ninka batariga tumaaya dhoor jeer ayey u baaqday si dhaqso ah ayuu u tumaaya oo xoogaa nafis majiro kkkkk Balse sahro dawo waa fananad codmacan si waayo aragnimo leh ayey oga soo baxday
@yousofjamanour5606
@yousofjamanour5606 4 жыл бұрын
Kooxda dur dur waxay ahayd koox isku dhamaystiran tan iyo sideetamaadkii
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
Ninka batariga tumaya ila so xiririya inan barto raba wlh wa iga dacad masha alh Waa uu ku raxeystay
@abshirismailhajifarah3072
@abshirismailhajifarah3072 4 жыл бұрын
Mascud bro aniga ba waa raadinayay Contactskiisa wlhi, Magacasiisa Xarbi aa la dhahaa Litteraly he killes the drums
@MohamedAhmed-do2fl
@MohamedAhmed-do2fl 2 жыл бұрын
Xarbi from Minneapolis
@nimcohamud3690
@nimcohamud3690 5 жыл бұрын
Sahra Ahmed day abuukar
@salahhassan3397
@salahhassan3397 4 жыл бұрын
Ninka beteryga tumaya Gacan io lug paan utaagay wlhi aniga Bsnka
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
Salah Hassan kaba anba Wlh wan utaganahay
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Xisaab ayuu ku tumayaa ninka horay ayaa xisaabta loo dajiyay
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 6 жыл бұрын
Wale waa dowlad afkadha malab lagu qabay walalo
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Cashaqa maxay barayey maba anan barbarine xasusti yarnti
@legendruuzi
@legendruuzi 2 жыл бұрын
Cujeeri meesha qabsaday kitaabka xabadka kariimaya wwww
@fatxieapdihakim4099
@fatxieapdihakim4099 6 жыл бұрын
Cashaqa maxay barayee mawa an barbarinee Cashaqa wali mangarin oo man baran Sahro dawo fananad jirto
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
xasuus cashaqa maxay baray
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y Ай бұрын
Xxx hargasa sahra dawo
@jasmiinjamaal8447
@jasmiinjamaal8447 6 жыл бұрын
cod makuheesid meesha 😆😆😆marax
@ceydiidxasan9108
@ceydiidxasan9108 6 жыл бұрын
jasmiin jamaal Hdadba dhahday sahra abukar cabdi sahro #(dawo) codkeda wax jira mahan wxad sheegtay inadan fan iyo arimhisa shaqo ku lahayn welibana adan aqoon ulahayn
@moguehabdifarah1452
@moguehabdifarah1452 5 жыл бұрын
Nin aan garaneyn Zahra umba sidaa u hadla she is legend adero
@libanfarah7121
@libanfarah7121 5 жыл бұрын
Waxaan filaya inee ciyaar kaa tahay
@naftauroon4840
@naftauroon4840 5 жыл бұрын
Iyadoo life u heeseso bay boqolaal hada jira ka cod macan tahay wlh
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 5 жыл бұрын
Ciyaalkii 2000 dhashay miyaa toloow tani
Sahra Dawo | Anigoo Waxa Badan Jirin | Live Stage
6:01
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 90 М.
DURDUR: SAHRO DAWO: CAASHAQA MAXAY BARAY
3:02
Dalmar Press
Рет қаралды 137 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 57 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
Sahra Dawo l Yabaal
5:45
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 9 М.
Hadii aan ku naawilay
6:21
Sahra Axmed
Рет қаралды 75 М.
DOWLADA SWEDEN MAXEY ISOO DHEHEEN BALANTII MAANTA
20:35
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 19 М.
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 137 М.
BARNAMIJKII NEW YEAR LIVE MUSIC DURDUR BAND
1:02:42
somali media of minnesota
Рет қаралды 70 М.
Asma Cumar | Heesta Caashaqa Maxay Bareyee | Xasuustii Sahra Dawo
5:54
Sahra Dawo | Ana Laanta Ubaxa
4:47
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 28 М.
*Sahra Dawo & Kooxdii Dur Dur | Waxan suge Ma helaya
8:57
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 282 М.
Caashaqa Maxaa II Baray
5:14
Dur-Dur Band - Topic
Рет қаралды 26 М.
Откуда эти паучки??? @zackdfilms - автор анимации.
0:29
Время знаний
Рет қаралды 4,1 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
0:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 15 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 169 МЛН
HE’S BACK! 😰
0:11
HeyItzPuppies
Рет қаралды 14 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 8 МЛН