SAHRA ILAYS | GOOSASHO | HARGEYSA IYO JAWAAB CULUS | XAMAREEY IGADAA GUJADA | 2019 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 267,590

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

GUNNA LAMA NOQDEE
SIDAAN KUUGU GURAY
GARAN WAYDAYOO
ADAA GEES MAREE
WAAN KAA GURTEE
GOL QANIINKA IYO
IGADDAA GUJADA.
……………….
HARGEYSA OO JAWAAB
KULUL KA BIXIYAY
HAB DHAQNAKA MUQDISHO
MAXAMED JAMAC
MUQDISHO VS HARGEYSA
SOMALIA IYO SOMALILAND
GOONI ISU TAAGGA
MAXAMED BK
XAAWO DEGGAN
……………….
 HEESTA GOOSASHO
 EREYADA: ABWAAN BAARUUD CABDULLAAHI CILMI
 LAXANKA: MUBARAK CABDI YUUSF
 CODKA: BOQORADDA HARGAYSA - SAHRA ILAYS
 CAMERA: CJ AMIIN
 EDITED AND PRODCED BY ABDI ASKARI
 ©ABDIAKSARITUBE
.....................................................................
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 984
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 5 жыл бұрын
Gunnimadu Waa Ruux Gabay Halkii U Gudboonayd Inu Galo.. Wadahadalka #Hargeysa Iyo #Xamar Ee Malaayinka Dollar Lagu Cunay Ayaan Rabnaa Inaan Sifudud Halkan Idiinku Soo Gudbinno Xalna aan ka gaadhno - inshaa’allah Ee Fadlan Nagu Taageera.. ✔Share ✔Like ✔Subscribe facebook.com/ABDIASKARITUBE/
@zamiirhazzen830
@zamiirhazzen830 5 жыл бұрын
GeeZi waN kuLa hayNaa From ZomaLilaNd
@fartaabdi3583
@fartaabdi3583 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE war tageer warkeda majire ma sidan baa isku kenid ah in marba lisku so jwb uf somali dhimatay
@hodankitchen9187
@hodankitchen9187 5 жыл бұрын
ABDI ASKARI TUBE walal waxaso kale hanoso galin reerkan cuqdadu dishay somaliya waa mid qabilna qaran ma noqdo from jigjiga
@hodankitchen9187
@hodankitchen9187 5 жыл бұрын
Xamar cid la tartami karta malahan waa hooyadi somaliyed anigo jigjiga jooga waa casimadaydi soamlinimana waa mid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Hodan Kitchen Naa Cagdheer Adoo lagu Gumaysto Mapka Ethopia ka tirsan Maxaa kuso dhex Galiyay Waqooyi & Koofur Warkooda dhexdoodu kuma qado Orod isxoree Markasad Nala Doodi kartaa intaad Gumaysi Ethiopia ku jirto shib iska dheh 😂😂
@abdihakiinmahamedabdi3898
@abdihakiinmahamedabdi3898 5 жыл бұрын
Hadaad quraanka jeceshahay ilaahey dartiis likta dhac dhac igu sii
@khadarmoh5047
@khadarmoh5047 5 жыл бұрын
Xaarami yahow waxay quraanka meesha ad keenysa
@fooscabdi9708
@fooscabdi9708 5 жыл бұрын
Walaka fican yahay in akeeny tiit quranka mishaan okale qur aanka xushmaad ayuu mudan yahaay
@kaamilbaashi7119
@kaamilbaashi7119 5 жыл бұрын
Hosh neef iska daa quraanka
@xubiali1607
@xubiali1607 5 жыл бұрын
galkacyo channal
@munaali2646
@munaali2646 5 жыл бұрын
Viva jamuriyada barakaysan ee Somaliland 🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪✌️✌️ peace and love forever inshallah
@nastehahussein3973
@nastehahussein3973 5 жыл бұрын
Muqdisho waxba idinkima bi inee Shaqsi baa godob idinka galay Hadaad go'daan gacalayaalow guuleesta Gadaal inaa martan marabnee Go'aankiinu suu yahay Guule heydinku simo From xamar cdy Hargeysa waan tagay Wana tagi doona Insha allah
@bintuali632
@bintuali632 5 жыл бұрын
Yaa umada sidaada wada caqli ka dhiga✔ wll
@zuhaibabdirahman2079
@zuhaibabdirahman2079 5 жыл бұрын
Hargeysa cid kaa xigta ma jirto runtii waan u siman nahay ani iyo wiilka Reer xamar. Welcome wllo qali. Hooyadii Fanka insha Allah noqona doonta Hooyada midnimada insha Allah
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 5 жыл бұрын
Wll mcn mahad sanid soo dhawoow
@ishrahahmed5268
@ishrahahmed5268 5 жыл бұрын
Masha allaah huuno midnimada kuwa rabana waa nagu jirane taa ogsonow kuso dhowow waa dalkagi hargeysee
@nastehahussein3973
@nastehahussein3973 5 жыл бұрын
@@ishrahahmed5268 hadan midowno waa sidaan rabne hadan rabina idinma dhibaayno wlka wuxu jecelyahe laguma ciilo
@SuadShALi
@SuadShALi 4 жыл бұрын
Thanks Cabdi Askari. Sahra ilays waa muwaadimad reer Somalilander qaali ah. Ee guulayso
@Quran.allkarem
@Quran.allkarem 5 жыл бұрын
Sí kaston somali u jecelahay hadana somaliland waa lama taabtan ❤❤❤❤ somalilander
@nastexaxusen5250
@nastexaxusen5250 4 жыл бұрын
Xamar cidne wax umeysan dhimine ninbaa umada wada gumadayay ee sikaleey xamar unecebyihiin marka allah hakucafiyo intii xanuunsan
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 4 жыл бұрын
Nastexa Xusen xamar mxa lagu jeclada oo magaloyinkale dhertahay
@farayaremadia435
@farayaremadia435 5 жыл бұрын
Hadii Laabsaalax, Bk iyo Sahra ileys ku Farxeen Qaraxyada Xamar iyo dhimashadeyda Wali Waxaa Nala Jira oo Dhibkeena ka Damqada Gadoomiyaha Wadani Mr cirro iyo Dhamaan Reer Boorama🇸🇴 Allow idiin deeyso Gobtaay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Woow doqonoow farayare mise caqli yare
@hidesidechanel
@hidesidechanel 4 жыл бұрын
Intuba majecla dhibkaaga laakiin waxay gudbiyaan dareenka shacabkooda
@ajztylez7020
@ajztylez7020 5 жыл бұрын
Goortaa adigu waad gamasanayd Ana garashaday gadaal ula noqdoo Godkuu bahal ku jiro waan garanayaa Way iga gadanthy heeskan wllhi
@hafsaomer8490
@hafsaomer8490 5 жыл бұрын
Wan ka gurtee 🤗 gol qaniinka iyo 🤔 Igada gujada💚💭❤
@updirahman5589
@updirahman5589 4 жыл бұрын
Mansha allaah. fananada. hargeisa. Sahra ilays. Allow haku dhawro guna lama noqdee sidan kuugu guray garan weydayoo adaa gees maraa gol qaniin kiyo igadaa Ku Jada wlhi waa fanaanad. Qaaali hal kaa wada wllo qaali
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
Hees waaliya waaye 😂 Fanaanada waxan u ahay taageeero weyn. Noolow mami ❤❤we love u from dhuludug Puntland💪💪
@alecrichman4115
@alecrichman4115 5 жыл бұрын
Putland gormad gosanysa
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
@@alecrichman4115 waan idinku daba xignaa Wax hara ba hala waayee 😂😂
@farascad6073
@farascad6073 5 жыл бұрын
Hestan waxan ku dhagaysanaya madal aanu ku fadhino aniga iyo afar wasiir o muqdisho ka ah wasro iyo sedex wasir o jubaland ah Waxan arkaa inay u garaaben wllhen rer somaliland wlhi inta ku dhegen somaliland wa in wX magarato ah From muqdisho Nolaada wlhay rer somaliland
@farhanjam2773
@farhanjam2773 5 жыл бұрын
Manshallah viva reer abtigay hadal lagugariwah allah haydin xifdiyo abtiyal
@faraxmahamed5772
@faraxmahamed5772 5 жыл бұрын
Tkz wll qaliya habo noolow adna
@ksomalilandlover1215
@ksomalilandlover1215 4 жыл бұрын
Mansha Allah shugran hbo
@ubahrashid3722
@ubahrashid3722 5 жыл бұрын
Somaliland dhulkygiih 😭♥️♥️♥️ allow ii dhowr ♥️
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 5 жыл бұрын
Dhiloland dhulka allow gub doqonta cajuusada ah ee zahra ileys labaxday dhalaanka reer Muqdisho iney u soo jawaabaan ee waliba hal & labo aan loogu simin waad arki doontaan
@ubahrashid3722
@ubahrashid3722 5 жыл бұрын
@@sadiyoabdi1461 Aaa mxd nagu caayaysa 🤦‍♀️ Quruxeeey alle ha idiin shaafiya ❤
@subaydaabdiali7097
@subaydaabdiali7097 5 жыл бұрын
@@sadiyoabdi1461 wllashey qli dadka in lacaayo waa dambi wxanan ugu ducaynayaa Somalia nabad lagu badhaadho inuu ALAAH ka dhigo Aamiin Aamiin Aamiin (From jamhuuriyada barakaysan)❤SOMALILAND❤...
@sagalaxmed1233
@sagalaxmed1233 3 жыл бұрын
@@sadiyoabdi1461 cay maxay ku qaban adiga is ceebeyee waa fanand wadankeda jecel
@zanammadrid4195
@zanammadrid4195 5 жыл бұрын
Lma jogo xili muqdishu lgu so dulo ee wa xili loso hiliyo wad arki dontan inti xumeysay xamar cdey ine mln un ka shlyi donto insha allah viva muqdishu somalia❤❤💋
@nimcomahamed6701
@nimcomahamed6701 5 жыл бұрын
Xamar maxa lagaga soo duuli iyadiibaa isku duushaye
@queen6470
@queen6470 5 жыл бұрын
Lma xumyn xumaana lma rbno waa dadkygii nla dhshy soomalinimo n wlaalysy cida gudubta k gshed sheegysaanan grnynba
@zanammadrid4195
@zanammadrid4195 5 жыл бұрын
@@nimcomahamed6701 sxbey runta an is ku shegno xamar is kuma duline walgu so duly wilkina utashty lkn walga tshna insha allah
@aishaaisha9789
@aishaaisha9789 5 жыл бұрын
Ruta malaisku sheego xamar meel laka marmikaro ma ah xaqiqdi nin gurikis hooyo joga war ma ahyo nin dhul maray ba warhaya
@muxiyadinismacil5478
@muxiyadinismacil5478 5 жыл бұрын
Wll anagu waxba ma xumayno ee anagaa nala xumeeyay ee qasab igu raac ma garbaa
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 5 жыл бұрын
Wooow waale somaliland xiigmad laguma gaadho Sahra ileeyse halkeedi baaye dhiigtaye waaxi dhiigloow kaaca reer somaliland baa kaa waata 🎋👉🏼🎋👉🏼👉🏼🎋🎋👉🏼👉🏼👉🏼🤙🏽🤙🏽🤙🏽🤙🏽🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋🎋👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽 calanka towxiidka naa deeqa haaden somaliland nahaye 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
Gardaradu marbay goblan kaa Dhigtaa ood goor danbuun Garataa fidmada yasalam sahra iley ❤💚👏👏👏
@luckys.2287
@luckys.2287 5 жыл бұрын
"Godkuu bahal kujiro" "Waan garanayaa " Shanta Soomaliyeed inay dib umidowdo qiyaamahaa kadhow👍 SOMALILAND dalkaygii ILAAHAY barwaaqada haynoo siyaadiyo💕💕❤❤ walaalaheen Soomaaliyeedna xumaan lamajecline ILAAHAY nabad hasiiyo ay xinkiyo xaasidnimadayada ku ilaawaan❤
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
Xaqiq weeye wll
@mahiraahmet1872
@mahiraahmet1872 5 жыл бұрын
ZOMALILND ZOCTAYAY💚💭❤️
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 5 жыл бұрын
Naciima Saleban 😂😂😂😂🙏🏻🙏🏻
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Qosol waynaa 😂😂qimahaa dhow 5tii soomali Oo midoba kulahaa 😂
@ghyyggyyu4200
@ghyyggyyu4200 5 жыл бұрын
Ana idiin siyay gooa
@drsamiishaquruxsan4036
@drsamiishaquruxsan4036 5 жыл бұрын
Sharnuutadiii idin dhashay ku laabta idinma raBnee Anaga iska badaN Habar Loo kla bixin oo iska hadasha ma dhegaysanEe Muqdisho one love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kanaN ku dhaadana
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 5 жыл бұрын
Haday iiran ku faanto hubka nuclierka anagu waxanu ku faana hubka fanka iyo suuganta We are somalilanders❤💪💪💪
@sadiyoabdi1461
@sadiyoabdi1461 5 жыл бұрын
Hadii lagaa shar yareysto waad arki doontaa dhanka suugaanta & waliba garnaqsiga viva somalida jigjigo
@tufaaxchannel2223
@tufaaxchannel2223 5 жыл бұрын
FIRST AHAY SUBCRIBE II SAARA
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 5 жыл бұрын
Gar alley taqaan'e reer waqooyi galbeed waa gar dhigteen Reer xamarow kaso gar baxa , "Guna lama noqde siddaan kugu guray garan weydayoo adaa gees maree waan ka gurte gol qaniinkiyo igada gujada" Horumarka iyo nabada alle ha idin siyaadsho reer somaliland ❤💭💚 I'm reer mudug Dhexdhexaad.
@burcosomalilndrsdhaba1908
@burcosomalilndrsdhaba1908 5 жыл бұрын
Hadaanu nahay reer Somaliland somalinimo cidi nagama jecla ee qaladka iyo fara galintaanu ayaanu necebnay waxan idin leeyay wlltinimada iyo somalinimada inoo adkeeya waanu idinka goonee
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Absolutely wl thanks waxba maqlimaayaan
@amaalali4589
@amaalali4589 4 жыл бұрын
Warkaaza cad
@mariamufs2023
@mariamufs2023 5 жыл бұрын
Waligiin ba wa goay ku haaya gayigii xamar hada alla u gargarayo nabad galac leh shidaal ba la gadaaayaa ku gonow hargeysoo gajada dhex jooog 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️😂😂 calamkane anagu na garayaa horta yaa idin garan wa iga suale
@mukhtarabdilahi4140
@mukhtarabdilahi4140 5 жыл бұрын
Mamo somaliland ah oo hilis wada mahdasantahi mamo jawbtii xawa dagan❤💭💚hooyodi somaliland duqda calisyi gul
@hamdahiigsi4991
@hamdahiigsi4991 5 жыл бұрын
bal qaniinka iyo igada gujada...... viva somaliland....❤💨💚
@asaldhalad4503
@asaldhalad4503 5 жыл бұрын
Mash allah keep going sahra qurux
@ayaanlove3933
@ayaanlove3933 5 жыл бұрын
Godkuu bahalku jiro wan garanayaaa ,,😘😘😘😘😘😘
@nimcoahmeth4118
@nimcoahmeth4118 5 жыл бұрын
Marka hore anigu somalinimada ma didani muqdishana wan jeclhy inay horumarto oy adunyada la janqado hadana ma ihii somali wa mid hadii la is af garan wayo maha in lays jidjito oo wa laysku sii nacaya uun walalayal wax fahma inan iska laladno walaga qurux badanyahay from Burco Somaliland 💋💯👈
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
Waan kaa gurtee Gol qaniinka iyo igada gujada Runtii hees qiimo leh bay qaday Mamo sahra Waa haday fahmayan walalahen Is jiidjiidadku ma fiicne Makala huleela ragoow
@SuadShALi
@SuadShALi 5 жыл бұрын
Maansha Allah. Alaylehe tani hees ma aha ee waa gob’o tani. Dumashiday Sahra ilayn salaan qaali ah ayaan kuu soo diray. Abwaan Baaruudna caqliga Alaha kuu siiyadsho
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
WAAN KAA GURTEE GOL QANIINKA IYO IGADAA GUJADA Legend SAHRA ILAYS ViVA SOMALILAND
@nastehoelmi8696
@nastehoelmi8696 5 жыл бұрын
Waaan kaa gurtee gal qaniinka iyo igadaa gujada sahra ilays😍
@muunacumar6055
@muunacumar6055 5 жыл бұрын
Yeees gardaradu marbay goblanka dhigtaaa Sahra ilaysee eshaca cala xamaray wllo nahee dhibta naga daaya wllyaaal xaasidnimadu waa xaran
@allsportchennal7142
@allsportchennal7142 5 жыл бұрын
Waah waah waxasaa hees qaran ah maamo zahra ifka iigu noolow
@cc.zuldaan822
@cc.zuldaan822 5 жыл бұрын
manzha allh zahra ilayz jawaaap adag pixizay runtii guul zlland
@eidoabdi5642
@eidoabdi5642 5 жыл бұрын
Cabdi askariga go for word form hargaysa
@muniizaabdalla1190
@muniizaabdalla1190 5 жыл бұрын
Abdi askari walee hadad dhuratey wad inoo gambaneyd dabka ka daa huriska alle ka baqo dad walalo ah hakala geyn somali waa mid midnimada halaga eego waa maxay waxan anagu hadan somali cuqdad iyo wax la mid ah uma qabno walaladeen marwalba waxan ku soo dhaweyneynaa gacmo anagu hadan nahey reer Muqdisha cidna uma baahnin in anaga naloo baahan yahay mooyee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Kaas ayaa naga badan oo meel walba aduunka laga aqoonsan yahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@qadanmaxmed9605
@qadanmaxmed9605 5 жыл бұрын
Wooow heez shidn 😍❤
@dekasharmarke8070
@dekasharmarke8070 5 жыл бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo
@nimcoibrahimxbbxjx9173
@nimcoibrahimxbbxjx9173 4 жыл бұрын
mugdisho waxbo maniiga baahna ee adinka noloshiina lee xal uradsada waayeel aan dadiisa ogeen yaa sida lohadlo nagu baray maxishoto dadaada fiiri Oo oradoo tubiixso qabiilaa kuwalatee ilahey haku SOO hanuuno waxkale aan kugu tilmamno majiranee subxanallaah
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 5 жыл бұрын
My country Somaliland ❤❤
@Gacmadheere1
@Gacmadheere1 5 жыл бұрын
maanshalah maanshalah waa qarda jeex reer muqdisho abwaan IGA dheh cabdi askari jiib runta ayaadka sheegtaa heesaa
@ismacilmohamed3903
@ismacilmohamed3903 5 жыл бұрын
Mansh alaah soomlilnad dadkeeda kii badaxha iyo shicebkuba waa way uu simanyihiin qarankabarakaysan ee soomliland
@amnaawais5738
@amnaawais5738 5 жыл бұрын
Masha alaah waaaaaw waa sax erayada jawaab malaha ee aan gar ta qadano🌹❤️🌹❤️🌹
@hanniismailabdullahi5702
@hanniismailabdullahi5702 5 жыл бұрын
Qowdhan waxe donan ha iska shegan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪 kas i deeqo aniga
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
H&A Ha ku deeqo Anagu badley heeesoo bas oo Xorey ok 👆👆👆👆😂😂
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Aniga na waxa i deeqa waa Somaliland
@hanniismailabdullahi5702
@hanniismailabdullahi5702 5 жыл бұрын
Sidas ictiraaf lagu ma helo ciyal xamar naho cuqdad ma naqano 😂🤣🤣😂
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
H&A hhh sidaa nabad laguma helo adigaba 😭😭
@hanniismailabdullahi5702
@hanniismailabdullahi5702 5 жыл бұрын
Aniga ictiraaf doon maba ihi 🤣😂🤣😂
@ksomalilandlover1215
@ksomalilandlover1215 4 жыл бұрын
Guna lamanoqde sidaan kuugu guray garanweydeyo ada gesmare wankagurte qanqanika iyo igada gujada yasalam 🙏🙏🙏
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
Ax shantaan goob lahaa geediga u raray wlh I’m crying 😢 sorry Allh xaal og dhibkas daarood baa nabaday allow yaa somli kasaara kuwaas ree waqooyi adinkana khyeka allh ha idin waafajiyo
@yasminquruxsan8965
@yasminquruxsan8965 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nistahamuhamud5462
@nistahamuhamud5462 5 жыл бұрын
Isma lura Abdilatif hhhhhhh kaalay nagasaar wllo 5ta aad sheegeso ban xukumnaa 🥰🥰🥰🥰😇
@anr4578
@anr4578 5 жыл бұрын
Nasteha Mohamed wx khyr leh maadna samyn 1991
@nimcoalidolal6096
@nimcoalidolal6096 5 жыл бұрын
Wax garad Sahara iles 🔥alleh haku xafido fanaanad qaliya
@mariaalasow3630
@mariaalasow3630 5 жыл бұрын
Reeer somaliland reer mogadishu idinma nacbo lkn shaqsi ayaa idin xumeyay idinkuna raali ahada from mogadishu🇸🇴💙 laba dowlad o daris ba nahnahya an is cafino aduun wax mahe aqiraa lo socdaye
@odchannel8860
@odchannel8860 5 жыл бұрын
Saas weeye Laba Qaran somaliland And somalia wllo ah 🙏🙏🙏
@mariaalasow3630
@mariaalasow3630 5 жыл бұрын
Haa wll
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 5 жыл бұрын
Mhdsnd wll qaali hadii qawlka wanaagsan la badiyo walaysu soo dhawanaya
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 5 жыл бұрын
Caafis waxaan idinka noqonaynaa markaay madaxdinu naga hadhaan nonaa ogaladaan walaalnimada oo aay nagadaayan xaasidnimadaa iyo inaay isku dayaan inaay albabkastka ka so xidhaan
@munamaxamed3262
@munamaxamed3262 5 жыл бұрын
Gabadhan xafis wax kama galin calooshada caafimaad gali yaanay suyaasadu ku dawakhin wll
@s.m.sofficial4958
@s.m.sofficial4958 5 жыл бұрын
Sahra ilays fanaanad qaran 💟
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Wlhy in aanay hal erey ka fahmayn heestaas Qadaadweyntu, Qalbiga foorare.
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
Awale Ayaanle Sowmaaha 😂😂
@zalmaahmad1086
@zalmaahmad1086 5 жыл бұрын
😂😂😂
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
@@idontcare6856 haa wlhy bal wakuwaase ha fahman erayada hubka ka culus
@shukriyamohamedahmed8942
@shukriyamohamedahmed8942 5 жыл бұрын
@@Awale.british muhiim maahin in la idin fahmo uhu
@mohamedamiinabdiqani5150
@mohamedamiinabdiqani5150 5 жыл бұрын
ii door iyada horta hwar hwarta haka midowdo ncala iidir ku taal
@hanisharaf4539
@hanisharaf4539 5 жыл бұрын
Jwbtii ugu xumeed abid Balayo cod xun islantaan yaso dambajiyay war hooy xamar cidna uma bahno mar walba sidan xamar u caysan hadna kama marantiina oo malin walbo waad inoso carartaan muqdisho nimcadda taal kama marantiin muqdisho 🇸🇴❤ amaan idinkama rabto ogada iyada un idiin danbeyso muqdisho cadeey 😍
@Fogaan_Aragmedia
@Fogaan_Aragmedia 5 жыл бұрын
Waan kaa gurteee Bal qaniinka iyO Igadaa Gujada
@cumarcusmab172
@cumarcusmab172 4 жыл бұрын
Heestaan wlhi wax aan ka fahamay malahan from xamar cadeey
@habzaabdirahmn113
@habzaabdirahmn113 5 жыл бұрын
Wanaagii iyo caqligii Awoowayashyo Wuxuu noo sabby in aan 28sano Waxnu soomli uga horyney dib uraadino Hadana ma rabno In aanu Caruurtyda Dhibto kle u horseedno Ugu yrn nbd uun hnoogu nooldaan
@ikranabdullahi3146
@ikranabdullahi3146 5 жыл бұрын
Xaqiiq manta awoow yasheen babartaa inadhigy laakiin waan gulasnynaa
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Wax Somaali layidhaa majidho wl qiiro japan looma baahna
@zacadizmail729
@zacadizmail729 5 жыл бұрын
Waa runtaa wllshy gaazira inagu dhibka haynu marnosi iyagu nolo vcn ku noladan
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 4 жыл бұрын
gaazira Strong grl caqliga ha waayin😍
@mushtiiapdi9536
@mushtiiapdi9536 4 жыл бұрын
Horta isaaq iyo naag maseyrsan maxaa isu galay
@mokhadar6396
@mokhadar6396 5 жыл бұрын
Goortaan shanta somaliyeed doonayay ee aan u halgamayay adigu waad huruday ciyaalka Somali wayn ku ooyayoow fahma iyadoo calan xora aan helay ayaan tuuro kuu imi manaad garan iminkana waan iskaga wareego midkalaan samaystayba Xamar allow nabadeeda usoo celi wlaal nimada dhabtaana fahansii
@تهانيايوسف
@تهانيايوسف 5 жыл бұрын
xayaad jamac wlo ma fahmyaaan wax loola jedao ufaaaah faaahi
@shaaficisky3163
@shaaficisky3163 5 жыл бұрын
Republic of somaliland💚💚💚💚💚💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤💚💚
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
Heesta waxey aheyd naag reer Somaliland in loo dhibo ee habar xabashi inay noo jawaabto maheyn ViVa SamaliWeyn 👑👑❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋
@mohamedahmedmouse572
@mohamedahmedmouse572 5 жыл бұрын
Waa gabadh somaliland ah Waxaynaa kasoo baxday abwan iyo maskax somaliland
@munodhaqane5786
@munodhaqane5786 5 жыл бұрын
🇸🇴My city Muqdisho🇸🇴💪🏻💪🏻💪🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ibrahimomar8895
@ibrahimomar8895 5 жыл бұрын
who cares
@hodanmaxamed9974
@hodanmaxamed9974 5 жыл бұрын
Muna💖💙💙🇸🇴
@zamzamabdi5279
@zamzamabdi5279 5 жыл бұрын
Guul iyoo gobonimoo.from baligubadlee.💞💓💖
@najaxmaxamed7052
@najaxmaxamed7052 5 жыл бұрын
SaHra ilaYs jiroo Joog👏🤗
@saadaali441
@saadaali441 5 жыл бұрын
Zomaliland guul iyo gopaanimo aptiyashay nooladaah idinka somali donayey inad mideysan plse qadadweyn wayfahmi weydy ax imikanah shaan dawladod o wllo ah baynu nahy plse xagah siyaasada ku kalaah duwaan liketa inta duriyaadah from jigjiga🇮🇹🇮🇹❤❤❤❤❤❤
@hodanomer134
@hodanomer134 5 жыл бұрын
Godku bahal ku jiro wn garanayaa alla ya cisak sahra ilays One love Somalilnd💚⚪❤
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Allay lahe quruxley way heestay ma meeshii murtida la isku doonta yarkii buranburayay wa oga in madfac ku dhacayo lagu ma gadho walahi hargeisa murti iyo suugan iyo waxas mana necbiin muqdisho la socda tuulinyinka isku diiraya 2 casiimadood, idinku wax ma fahantan wa la idinku kayo soo diira ka leexda madafiicda dadkan ku wadno hawiyow ha isu dhigana idinku!
@mohamudqazim1457
@mohamudqazim1457 5 жыл бұрын
Xamary inagu kla wada ileen xadhko isku so han manihinE wlle abwaanku waa dhiigyre ka wrn HHHHHH
@amaljacayl4556
@amaljacayl4556 5 жыл бұрын
Allow naga furfur walaldayo rer konfur Marabno inanu go.anan rabnaa allow iyagan qalbig uwaanaji quluubtib karaacday somaliland viva somaliland noog fuq gondah gogaradad nahaysataan Samir alle ha idinka siyo somaliland
@Yasminna_mohhha
@Yasminna_mohhha 5 жыл бұрын
QabiiiL Qaran Ma Noqdo Xamarna Adinkaaa Uu Bahan Ayadda imma Bahna 🇸🇴❤️
@IskufilanMedia100
@IskufilanMedia100 5 жыл бұрын
Yaa miskiin viva somaliland
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Waar qabiil iyo qoys toona adaan nabad galine yaad khaarajin doonaan barri tolow? somalilandna waa Shan qabiil laakiin nabada Hal qabiil idiinla noqdeen salli nabaday ku wada fadhiyaan Qaraxaa dad ku dhamayseene hana cawryinia
@nafisoisaq92
@nafisoisaq92 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌶🌶🌶🌶🌶🌶
@nasiiimaqueen452
@nasiiimaqueen452 5 жыл бұрын
Axyaaa jawaaapo 👏👏👏👏👏
@poqoradanolosha3732
@poqoradanolosha3732 5 жыл бұрын
Gandaalka xamar 30ka sano ku dhacayay waxbah ku qadan weydaay xasiidnimadiina guul ku gaadhi weeyday. aadna xamaray xintankaga halkaa kasi wad. anakaa tashaday o dalaabsaday nasiibkaa xamarey. ❤️Guul iyo gobanimo somaliland ❤️
@zakiadde9872
@zakiadde9872 5 жыл бұрын
Somalia one love mar un siyaasada wey naga dhexbixi lagu daneyste ayaan nahaye
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 5 жыл бұрын
Mogdisho waxba idiinkama bi'in ee gacal iyo wll nimada dhowra Pakistan🇵🇰 iyo hindia wey kala go'een shacabkuna wuu is jclyhy adinkana aniga xurnimo ayaan idiin siin lahaa hadii talo leyga qadanaayo horau usii socda wllayaal
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Masha Allah qarankayga somaliland Alle isha caddawga somalia haka hayo Aamiin
@amaalali4589
@amaalali4589 4 жыл бұрын
Iyo izha xamar
@xurmodeeqsanx2198
@xurmodeeqsanx2198 5 жыл бұрын
Iove somalilnd💚💬❤
@salahahmedmohamed536
@salahahmedmohamed536 5 жыл бұрын
we love somalia
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 5 жыл бұрын
salah r u in competition? i
@zumayaahmed4564
@zumayaahmed4564 5 жыл бұрын
godku bahalkujiro wn garanaya sahra ilays fanaanad qaran guul🇮🇹💚💬❤
@filsanabiib5796
@filsanabiib5796 5 жыл бұрын
Waan kaa gostee bal qaninka iyo igadaa gujada guul somaliland cadawgedu cagta hoosteda💚💭❤
@niniineima2834
@niniineima2834 5 жыл бұрын
QaaQ weyn waxa laga kari layahey waxad rabto ku dhaqanow hee amaan an ka helo waxasina waa xasid nimo mutulo gubtey kama naxo mutulo tagan vv ddkeyga iyo dalkeyga 💚💚💚💭❤️❤️❤️
@asmaahmed8596
@asmaahmed8596 5 жыл бұрын
💚☁️❤️🥀💯my dhiigyagi 🤗
@mayaahmed230
@mayaahmed230 5 жыл бұрын
Waan kaa gurtee xamarey halyeyged cunay igada gujda waan kaa gostay qalbigana waan kaajare jelkaaga ahow
@dhowrzansidahooyadeedoffic5546
@dhowrzansidahooyadeedoffic5546 5 жыл бұрын
Abdi askari go forward wllo
@eidsalahismail5497
@eidsalahismail5497 5 жыл бұрын
Woow nice miyaaya fahamayaanba reer Amiso viva somaliland
@josephteyman6060
@josephteyman6060 5 жыл бұрын
tawfiiqda allh nawafajiyo🤲 1k subscrbed hadii aad ubhanthy fadlan ila soo xiriir ka faideyso wll 👍👍👍👍👍👍👍👍
@qeyrmedia3656
@qeyrmedia3656 5 жыл бұрын
INtii lagaala soo xariiraa
@nimcogobaad4559
@nimcogobaad4559 5 жыл бұрын
halkeen kaala soo xidhiidhaa
@ugpaadaragzan2956
@ugpaadaragzan2956 5 жыл бұрын
Allow Somalia dhowr
@iidahmed2828
@iidahmed2828 4 жыл бұрын
Manshallh hooyo sahar
@umunashaad3219
@umunashaad3219 5 жыл бұрын
Love xamardeyda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Halkaani xamar maaha lkn maxaa nakiiin daba sudhay yaa asqo
@xapzoxusen5002
@xapzoxusen5002 5 жыл бұрын
Viiva soomalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤ifkan soomalilan ugu necbhy
@ubaxahmed3120
@ubaxahmed3120 5 жыл бұрын
Kkk dhan kalad u socota dhagaly wax maqal jacaylka wadan kaga wax ugu qabo Somaliland kumaba oge
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 5 жыл бұрын
One love xamar inta xamar jecel liketa hayla dhaafina
@hoodoabdi3197
@hoodoabdi3197 5 жыл бұрын
😍Somaliland haa noolaato 💪💪💪💪💚💬❤👏
@maryanqalbi2283
@maryanqalbi2283 4 жыл бұрын
Uf waxaa noolayso maawaysay nayaa dhilo🙂🙂🙂🙂
@somalilandtoday7000
@somalilandtoday7000 5 жыл бұрын
Reer muqdisho tacsi baa u taale halaga Kala daayo gantaalaha masaakiinta , waan Ka naxay hhhhh
@hamdixiis7418
@hamdixiis7418 5 жыл бұрын
Somaliland today in aadka naxday wdba iska dhigtaye qosolku muxuu ahaa micnaheda wdku faraxday miyaaa
@jamaldhaaye9917
@jamaldhaaye9917 5 жыл бұрын
@@hamdixiis7418 qof muslina dhibkiisa laguma farxo murugda wn idinla qabna yariisaw ala ha unaxariisto
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
@@hamdixiis7418 quruxay dadku wa dadmuslinahe cidina kuma farxi karto qofdhintay ma qofba baqi noqonaya tasi wamid inawada sugayse Illahay marxuunka hawnaxaristo gacan ka xaqdaranba dishaye
@nadifoahmed8943
@nadifoahmed8943 5 жыл бұрын
Wll tacsi meel.walba ayay ka dhici kartaa alx qadartane waa mid aan ku qanacsanahy hada gosatane kama xumin blse siyasi caloshis ushaqeste ah inaa wad wadnaa laga fcn hormarka dunada ugu fcn in somali ladn garto wlh waa jclhy muqdisho malin uun way ka bixi dhibatada
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
@@nadifoahmed8943 masha Allaha Illahay hayno gargaaro Somali malay joogtaba wa xidid iyo xigaale meela kalatagimayse Illahay hayna asturo
@najaxcumar2695
@najaxcumar2695 5 жыл бұрын
Masha allllh sahra ileys nag jirta iga dheh xamar jawaab ku filan waad siisay wooow viva somalilnd 🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@shukribicir8564
@shukribicir8564 5 жыл бұрын
Na xamr idinka ucalacashan Xamr ya la idnka xukuma walign
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
@@shukribicir8564 dhilo siilka daxalaystay eeh ciidan Amisom ka Dhargeen U sheeg ilma Amisom Qaraxland 🇸🇴👈Hoyga Argagixisada caalamka Alqacidaa Alshabab Aduunku idin aqoonsan yahay maxaydun waqooyi U talin idinkiiba tashan waayay 30 sano Ololaya ciidamo shisheeya idin soo shaqo tageen ceeebtiina nolosha isku xabaaala sharaftiinii dhimatee Aduunkan hurumaray sharaf kums lihidine Qadadwayn walowayn 😂😂
@marianrun8211
@marianrun8211 5 жыл бұрын
from muqdisho 🇸🇴hargeyza🇸🇴 iney go'do dhanne dani uguma jirtoh lkn halkaad jeceshihiin io godey garashadiin tahay ha geesmarina gacalayaalo🙌🙋
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
Anigu wax aan ka dhaho ma garanayo heestan inaba caadi maha wllhi sahra ilaysa mom ❤❤❤❤
@saamimohamedshariif8009
@saamimohamedshariif8009 5 жыл бұрын
Horaa loo arkay caruur caasiya 🙏🏻 hooyadii somalia xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Adaa ubadkii xamar ee caasiyay ah oo qarxinaya habeen iyo maalin idinkaa xamar idin eeday markaanu idinla joogay waatii aduunka u fiicnayd maxayxl taasi ku tusaysaa? Inay anaga wax nagu ahayd oonu u daacad ahayn idinka markii laydinka tagayna aad gunta ka ridden oy bohol cadaabeed noqotay
@saamimohamedshariif8009
@saamimohamedshariif8009 5 жыл бұрын
Dhoocil adoo kale ah waqti kuma dhumiyo ee sariirta ku kulanaa
@zaadiqali9133
@zaadiqali9133 5 жыл бұрын
Somaliland was one nation one society
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 3 жыл бұрын
Waa qabil somalilan
@roodokorante793
@roodokorante793 3 жыл бұрын
Habar aan xishoon
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
heestan reeer kunfurka inmaka joogaa ma fahmayaan waxa garanayaa 40 jir iyo dadka ka waawayn
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 5 жыл бұрын
Jawaab fiican baad siiseen ina afweyne salaan sare from puntland gulaysta somaliland👌
@nasriinabdiaziiz6742
@nasriinabdiaziiz6742 5 жыл бұрын
Somaliland tadayda💘
@ugbaadsaid5156
@ugbaadsaid5156 5 жыл бұрын
Godku bahal ku jiro waan garanayaa. yarisow iyo hodan naalete ayaan ku nacay muqdishoba
@zahracabdullhi2118
@zahracabdullhi2118 5 жыл бұрын
Somali waa mid ee labo ma ahn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kanaa ideqay
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Zahra Cabdullhi idinma rabno dee uf uf maxa u raaya calankii bulaaga ahaa akhas fogeeya fogeeya
@zahracabdullhi2118
@zahracabdullhi2118 5 жыл бұрын
@@midgpsg4695 🤣🤣🤣🤣 citiraaf sidaas uradiyo malin kasto ma heleysaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Zahra Cabdullhi 1000000 sano xataa hadaanan helin calanka xun iyo koonfur midow danbe majiro Ee nagu riyooda
@zahracabdullhi2118
@zahracabdullhi2118 5 жыл бұрын
@@midgpsg4695 eboow unuka unuka leee waye cadi iska dhig
@midgpsg4695
@midgpsg4695 5 жыл бұрын
Zahra Cabdullhi maya maya idinku waa idinka anaguna waa anaga caqligu hashaqeeyo
@laylamohamed1756
@laylamohamed1756 5 жыл бұрын
Mid walba markuu garamayo(somaaliland and somalia) waad u garaabaysaaye allahayow sii noo roon na garansii wxba garan maynee
@hormuudkiitogdheer5143
@hormuudkiitogdheer5143 5 жыл бұрын
sahradayda caashaqa
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
sahra ilays fanaanad qaran long life
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 5 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН