SAKARIYE KOBCIYE NAFTAADA NAFTII FAHMEYSA BANRNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA

  Рет қаралды 2,368,988

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Barnaamijka Ciida Iyo Xulka Fanaaniinta
Erayada Iyo Laxanka Iyo Codka Sakariye Kobciye
Music Ustaad Subxaanyo
Soo Saaristii Balanbaalis Studio
Hoyga Murtida Iyo Madadaalada

Пікірлер: 949
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 жыл бұрын
Somalidu qof ka libintiisa ma siiyaane sakariye waa Abwaan iyo hal abuur iyo fanaan buuxaa inta igu raacsan like igu qabta Anigu runta ka hadlayaa walaahi sakariye ma aqaani waa Top waayo waayahayga ka heesayaa waanku Tageerayaa abwaan Big respect abwaan waankusoo xidhin doonaa heestan si dhab ah anigey igu socotaa xaladan ku jiro
@NasriinNalka-ph1yd
@NasriinNalka-ph1yd 4 жыл бұрын
Wlhi been ma sheekin
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤👌👌👌👍👍
@OnpointSoccerhighlights
@OnpointSoccerhighlights 3 жыл бұрын
wlhi anaa kayabana manshallah ilaah murti waa siiyay. Lakiin waana sooqayilay yaah 😄 qaadka inaa bilowna waye xooga xigmad aa kujirto umalaynaa kkk
@abdulaahihassan
@abdulaahihassan 3 жыл бұрын
thanks bro
@ZaytuunJaamac
@ZaytuunJaamac 7 ай бұрын
😊p
@gfaruurjamac7594
@gfaruurjamac7594 4 жыл бұрын
Inta sakeriye kopciye heesihiisa markay dhegaysaanayaan dareen gooniya dareema like isaar
@axmedkaffi5270
@axmedkaffi5270 Жыл бұрын
Heeskan waxa iii qadi jirtay jclkeygii allah ha u naxaristo ma tihid aan iloobi doono inta aan nolohy wll adigana hdd iga danbeso like isaar wll si aan u soo booqdo 😢😢😢😢😢
@SharmaakeAhmettali
@SharmaakeAhmettali Жыл бұрын
Amin aamin sxp
@mohahasan3001
@mohahasan3001 Жыл бұрын
​65😮5😮⁶5
@nuurtaadan2518
@nuurtaadan2518 Жыл бұрын
Allah hau Naxaristo 🤲😭
@axmedkaffi5270
@axmedkaffi5270 11 ай бұрын
@@dhuuxyarechannel1486 aaamin wllo Adne samirka Badi wllo rabbi wuxu ku qoraa helaysaye
@mohamedjirdeh-dw9kj
@mohamedjirdeh-dw9kj 10 ай бұрын
12/4/2024 Ayan kuso xasusiyey hadad nooshay u ducee
@sakisom1
@sakisom1 4 жыл бұрын
Hestan markan dhageystay waxan go'an kaqatay nolosheyda inan dib uso celiyo on isku dhacsanen waydan o isfahmi waynay alx cawa ayan dib uheshinay anigo tanasulay kadip markan 2 malin hestan dhagesanayay Sami sakariye kobciye thanks for this is for the sake of you you safed my love Nd my live 🙏🙏💯❤
@abdirahmanmaxedjiin3560
@abdirahmanmaxedjiin3560 4 жыл бұрын
Iscalfada sxb dumana ilaali hee🤟❤
@sakisom1
@sakisom1 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmaxedjiin3560 aad io aad sxp jacel waya arago dhaba marna ma dhamato jalecadisa Duma madaxa korkisa saran wana xifdinaya nolosha inta kadhiman
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Gabadha ilaali walalo qaaliya Iska tanaasul haween banu nahay wanu iska guracanahay ❤❤
@nasrofarah6322
@nasrofarah6322 4 жыл бұрын
Jiin jiin u ht buu
@sayidlow
@sayidlow 4 жыл бұрын
Khiyaali maxad kadharagtey 😂😂
@fadumodirir8417
@fadumodirir8417 Жыл бұрын
Markaad qof wnaagsan Nolazha lamidowdid Nasiibku markuu ku siiyo Naftaada naftii fahmeysa Ayaad nafistaa ileyne Nashaadkiyo faraxsanaanta Wxaad uheshaa nasiibe Intaa mar walba uqoodaa qofkeyga wuula qabsady Ilaa io heer uu xifdiyo Allow calaf iigu dar siaaan udhaho☺️ Markaad qof wanaagsan Nolazha la wadaagtid Ayaad noqotaaaaaaaa Naaag buuuxdaa😍❤🎶🎶
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 4 жыл бұрын
Dumarka somalidu waa dumar dabci fiican oo dagan bal eeg hablaha heesta ka muuqda daganaantooda iyo quruxdooda iyo farxada ka muuqta wajigooda mashaa alaah
@SabarinSabarin
@SabarinSabarin 2 жыл бұрын
Hada maa ogaate inan nahney boqoro
@MuxidiinCumar-qj4uq
@MuxidiinCumar-qj4uq Жыл бұрын
@@SabarinSabarin kadaa deee vaarka 😂
@amaaloinasaid5588
@amaaloinasaid5588 4 жыл бұрын
Rabi qofki nFteydi fahmeyse isahal oo ISO dhawey😔🌹😥DaimOw Rahmaanow
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 4 жыл бұрын
Amiiin yaa rab
@kool.kooli143
@kool.kooli143 4 жыл бұрын
Allaha kusahalo abayo
@kiikaleto
@kiikaleto 4 жыл бұрын
Ameen walaal , kuligeen ameen
@nasrohusseinbare8499
@nasrohusseinbare8499 4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 4 жыл бұрын
Aamin aamin wll 🌺💋
@tiinamohamed724
@tiinamohamed724 2 жыл бұрын
Heestan jclkeyga i qaadi jiray allah u naxariisto nafteyda naftii fahmrysay 😭💔
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 2 жыл бұрын
Dadka wanaagsan wayka TAGAYAA aduunka HORE' ILAAHAYOW u NAXARIISTO oo ilaahay QOFKA SII wanaagsan kuugu badal
@qadarali1657
@qadarali1657 Жыл бұрын
😢😢😢 ilahey ha unaharisto😢
@qeyreaxmed666
@qeyreaxmed666 4 жыл бұрын
Marka hore Alxamdulilaah Alihii i siiye nafteeda nafii fahmeysay Ayaa kun jeer ugaga mahadcelinayaa Alxmdulilaah waxaaba modaa in aan aniga xaaskega logu talagalay mansha alah mcnto Alaha kuu siyadiyo wanaagaga qos walbana alaha isku wanaajiyo thnks zakariye kobciye waxaa tahay abwaan buuxa thnks alot
@ahmedqani4621
@ahmedqani4621 3 жыл бұрын
🥺🥺🥺❤️ waa ballan xaaskyg mustaqplaka inaan dhagysiiyo inzhllah💕🥺
@maxamuudmahadmaxamuudmahad3356
@maxamuudmahadmaxamuudmahad3356 3 жыл бұрын
M
@lafaculomoofficial4551
@lafaculomoofficial4551 3 жыл бұрын
D1¹
@zunduznor6133
@zunduznor6133 2 жыл бұрын
I.A🥺
@kingaminfilims1097
@kingaminfilims1097 Жыл бұрын
2023 waxaan Dib ugu soonoqday si aan udhacaysto heeatan erayada macaan 😊 inta ilamidkaa ee Dib ugu soolabatahy heestan waan idin salaamay
@mohantidhoor3902
@mohantidhoor3902 4 жыл бұрын
Markan hessstan dhagesto si baan wax udaremaa wlhii bal tollow Ayada neh saan wax ma u darenta laga yaaba Qalbiga Inaa iska daremo markey Hestan dhagysato xasuus😘😘✍️😭🙇‍♂️
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
😪😪
@feylanmohamet4990
@feylanmohamet4990 4 жыл бұрын
Top Earayada Ayaa hadlaaya Lkn Somalida mid Fahmaya Oo Dumarka Naxaris Siiya Wuu Yaryihin alle Ha Garanasiyo Earayadu waa Tusale muhiima Kuwa Wax fahmaya 👌👌😉❤️
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
From Borama Wlh fanankan fananinta wuuka Diwanyhy Dareen gooniya ayuu leyhyy Horey u zoco♥️🤴💋
@HalaneMedia
@HalaneMedia 4 жыл бұрын
Boorame xaruntii cilmi dadka kunool salaan iga gaarsii walaashey
@hanfisaleban3449
@hanfisaleban3449 4 жыл бұрын
Wan kaaaqaadney wlll salanta alle somali hais fahnsiiyo hala noqdo wadan buuxa
@yusufaraye4536
@yusufaraye4536 4 жыл бұрын
Maxaa ku dhahdey dareen iska dhaafe laabtu i qaadey inu iga hadlaaya ayad mooda inaba caadi ma ahan
@mascadeofficial4920
@mascadeofficial4920 4 жыл бұрын
Reer Borame heesta Dhalashada Galmudug Calashaan HAWIYE HG CAYR REER AYAANLE
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 4 жыл бұрын
Marwooy adi kuu nuglaanin Maxaan adi kaalanoolay eshcala ereyo qalbiga taabanaya iyo sawt wngsn waan kugu raacay wll mcn aragtidaada 🙏🌺🌺😍😍
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 3 жыл бұрын
Hdn nafaqen jclka❤ naftada dhowri waayo ana nolshaba aqoon xppi❤ noloshaba aqoon😢❤ ina nasato agteyda nashad 🤗ku darento waye hdn naxaris ku sinin adi ku nuglan mxn adi kala nolay oo adi kala nolay😢❤🥰 14:14 16/10/2022 Mnta Ayaan dib USO boqday😥❤
@abdulaahihassan
@abdulaahihassan 3 жыл бұрын
thanks
@anasgaabshe7508
@anasgaabshe7508 3 жыл бұрын
🥲❤
@rasha5309
@rasha5309 2 жыл бұрын
Legend
@abdenzaki
@abdenzaki Жыл бұрын
Jecelka wxu micna dhab yeesha marka calfatid qof dabci iyo daryeel dadka dheer😢
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
@@abdenzaki xqiiq
@ahmednoor3113
@ahmednoor3113 4 жыл бұрын
(Naftaada naftii fahmaysay) Ilaahay ba na dilayee ma waxba laga qaban kara legend Waligay Nin lipintii Uma diidin
@sshigsshigow
@sshigsshigow 4 жыл бұрын
AFKAAGA CAANO LAGU QABAY ZAKARIYE INAAD NASATOO AGTEYDA NASHAAD KU DAREENTO WEEYE HADAANAN NAXARIIS KUSIINEYN MARWOOY ADI KUU NUGLAANIN MAXAAN ADI KAALA NOOLAHAY
@abdulkadir532
@abdulkadir532 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye waa fankiii oo isku dhan abwaan+mulaxam+fanaan Allah ku xafido wll qaaliya
@somproduction5818
@somproduction5818 4 жыл бұрын
Qaybta commentiga waxaan u imid inaan arko bal iney jiraan dad fikirkaas qabo
@Khaalid_Pro
@Khaalid_Pro 14 күн бұрын
Heestan waxaa jeclaa gabadha aad dunida u jeclaa ayada ayaana i bartay , mar walpa oo aan maqlo waan xasuustaa waqtiyadii quruxda badnaa ee isla qaadanay ilaa hada waan jeclahay lkn kaliya hadey i fahmi lahayd wlh qof kale oo dunida saaran kuma doorsadeen, heestan wali waan jeclahay ayada xitaa waan jeclahay balse caawa oo sabti soo galayso 24/january 21:00 ayaan go'aan saday in nolosheeda aan ayada ku soo koobin, lkn uma maleenayo in ay jiri doonto sida aan u jeclahay qof aan u jeclaan doono in uu jiri doono waligeedna waxay ii noqon doonta gabadhii u horeysay ee si dhab ah u jeclaado ❤😢
@beensawiabdi
@beensawiabdi 3 жыл бұрын
insha allh malin uun wan u dari Xaskayag insha allh Ano Labta ku haya insha allh ilhy ha igu simi yado Marwo ii ah 😩Hada kaligay ba dhagaysana Kijona wan dul joga 😁balse marka kale wan ku dhagaysiin dona Amin dhaha
@cagniyaiikar8069
@cagniyaiikar8069 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@beensawiabdi
@beensawiabdi 2 жыл бұрын
masha allh ilhay ha i dhabeyya hada labta ku jirta wan ila dhagysnysa masha allh
@naima5387
@naima5387 2 жыл бұрын
@@beensawiabdi insha allh anigna waxan rajeyna aniga iyo ahmed ina malin un isla dhageysano 🥺❤️💕
@haniqalo5532
@haniqalo5532 2 жыл бұрын
Heestan waxn ku xasuusta jeclkygii o iso diry malin lakin hada nag ba igu dirty wanu iga xanaqsnyahy iso duceya inu iso labto on noloshaa ku midowno ilhaw cadawga naga qabo 😢😢😢😢😢😢
@MohamedHassan-mm6dc
@MohamedHassan-mm6dc 2 жыл бұрын
​@@beensawiabdi ma.maser daremoyaa😫❤
@saidocooks6370
@saidocooks6370 4 жыл бұрын
If only all men thought like him! May Allah bless us with good hearted men who care about their woman. Ameen
@sowdahassan6182
@sowdahassan6182 4 жыл бұрын
Masha allah wll
@kingbatonoor2183
@kingbatonoor2183 4 жыл бұрын
All men try their best to make their loved one hppy...
@saidocooks6370
@saidocooks6370 4 жыл бұрын
king bato noor I hope so!
@Suraleysuraley22
@Suraleysuraley22 4 жыл бұрын
1
@Suraleysuraley22
@Suraleysuraley22 4 жыл бұрын
@@sowdahassan6182 ¹¹q
@canabcadey570
@canabcadey570 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye Fanan Heesihii dareen gooni ah ii leh waayo ani ahaan Codka alle haku barekeyo my Best😍
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
Canab sabiil ween kkkk
@canabcadey570
@canabcadey570 4 жыл бұрын
@@yaasirkhalif7540 😂😂😂 halkn maiga daba imaatay Xoolo
@tacabiryare7487
@tacabiryare7487 4 жыл бұрын
Subaxanallah
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
@@canabcadey570 😃😃 0ma anaa itaqanta wll cajiib yaah Raxanta girl😘
@abdirihmanawkax8490
@abdirihmanawkax8490 4 жыл бұрын
maraxow dumarka lama af-lagadeeyo hada wadatid cirbada dharka lagu tolo wax le'eg
@marwaanlyrics2050
@marwaanlyrics2050 4 жыл бұрын
Erayada laxanka Iyo Codka Legend Zakariye Kobciye Wan Ku Wataa 😎😎 Lkn Dheesha Naga soo Qurxo😍😍
@abdifatahmuseofficial5540
@abdifatahmuseofficial5540 4 жыл бұрын
Legend ZAKARIYE KOBCIYE erayo Qalbiga Laga qoray wye Wlhi Wn ku wataa Sawt💯 Erayo💯 Keep Going👇
@cabdiqani6185
@cabdiqani6185 4 жыл бұрын
Allow u siyaadi AamiiiiiiN
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Zakaria kobciye Abwaan, Laxamiste iyo fanaan cod toolmon...❤👏
@qaalibcade7339
@qaalibcade7339 4 жыл бұрын
Hadii aanad dhadhan uugu yeelin noloshaada ruuxii ku jira, anba qofku kula fahmi waayo dadaalka nololeed iyada laftigeeda ayaaba nasiib daro ah 😢😢 aragtidayda Ha waaro jacaylku
@umudagan2188
@umudagan2188 4 жыл бұрын
😢😢
@drmaancadde9124
@drmaancadde9124 3 жыл бұрын
Waa sax bro.Nasiib darada nolosha ayeey ka mid thy bro.
@farhiahaajiabdulle6418
@farhiahaajiabdulle6418 4 жыл бұрын
Inaad nasatoo agteyda nashaad ku dareento weeye hadanan naxariis ku sinin marwooy adi kuu nuglaan maxaan adi kala nolahay abwaan laxamiste walaa fanan kagbada lama gashan Karo 👏👏👏
@mahadisse1801
@mahadisse1801 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad Dadkii is jecel Allah isku daayo
@maanoiaxmed983
@maanoiaxmed983 3 жыл бұрын
Mansha allah sakariye kobciye waa dhalin yarta jiilka dahabka ah ee soo kacaya heestan waxay dareen gara tabanaysa qalbiyada dhaawacu ku yaalo
@Kooseey
@Kooseey 2 жыл бұрын
Nasiibku marku ku siiyo Naftada Nafti Fahmeyse waxad Noqota Qof Buuxa🥺❤✨ilhow Wax Na Fahma Nolasha anala Qaybsada Na si🤲
@fartuunshabdullahi6445
@fartuunshabdullahi6445 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye abwan igu qaali ah nin rageed la hubo walal aan jeclhy allaha ku sharfo oo kuugu deeqo marwo xilo jano oo nolosha kuu macaneysa aamiin
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
❤markaad Qof wanaagsan ❤❤nolosha lawadagtide qof wangsn ❤Nasiibku markuu kuu siiyo❤ ❤Naftada naafti fhmysa❤ ❤Waxad noqota nin buuxa❤ ❤Hadaanan nafaqyn jacaylka❤ ❤Naftaadan dhoowri waayo❤ ❤Anaan noloshaba aqoon❤Xabiibi nolosha aqoonin❤ ❤Oo aan noloshaba aqoon❤ ❤Inaad nasatod agteyda ❤ ❤Nashaad ku dareento weeyi❤ ❤Hadaan naxariis kusiinin❤ ❤Marwooy adi kuu nuglaanin❤ ❤Maxaan adi kaala noolay❤❤Anigu adi kaala noolay ❤ ❤Macaaney adi kaala noolay❤ Caleek caleek tan hees wey dhafty axyaa fanaan erayada laxanka codka zakariye kobciye 🥺❤🥺❤🥺❤️🥺❤️🥺❤️🥺❤️🥺
@abdirahmanmohamed5130
@abdirahmanmohamed5130 4 жыл бұрын
Markaad qof wanagsan nolosha La wadaagteed qofka wanagsan Nasiibku markuu kusiiyo Naftaada naftii fahmaysay Waxad noqota nin buuxa .
@rashidibrahim4990
@rashidibrahim4990 3 жыл бұрын
Oh my goodness my girl send to me this song with our pictures and when I listened i come to listen this song and I’m feeling the words I hope she see this massage bea I love you from the bottom of my heart ❤️ 👸🌎
@mohamedHassan-cd4nt
@mohamedHassan-cd4nt 3 жыл бұрын
Wlhi sxp aniga hadaa qof tayda isoo dirtay saa commentigaga ba u horeeya
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 4 жыл бұрын
2021 inta ila daawanaysa like kubooba best romantic and emmotional song 💋🌺🌹🥀🌴🌴🌴🌳🌷💮💮🌸💐💐💐
@enghamseali3025
@enghamseali3025 Жыл бұрын
Sakariye waa shaqsi dabci wanagsan runtii yarantii ayaanu soo wada barbaarnay wayo badana soo wada qadanay. Heestan aniga waxay ii tahay khaas waxanan ku xasuusta wakhti wayihiiisa leh iyo shaqsi qaali igu ah😢❤
@munacabdullahi3710
@munacabdullahi3710 4 жыл бұрын
Masha allah fanaanin aan ku faano fanaanin keena quruxda badan marwaliba guul wacan ayaan idin leeyahay Abowe mcn adiyanah waxaan ku leeyahay farxad ku waar balanbaalis studio ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😙😙😙👈👈🙏🙏🙋🙋
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Muna abayo subscribe iso dheh
@sama.qaade1
@sama.qaade1 4 жыл бұрын
Sakariye heesahiisa hadeynaan ooyin qarka u saarmin weligaa jaceyl kuguma dhicin😭
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Beenta maahan😥😥
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 жыл бұрын
Saami barasho waangaasan Bro Europa joogaa caawa waan oyayaa jecel xun baa isoo maray saaka waan soo jeedaa euro waa 2:6 subaxnimo qof wanaagsan ma helin hada oon qoralka kusoo qorayo waan dhageysanayaa 20 jir
@karimaqli9410
@karimaqli9410 4 жыл бұрын
@@ahmedkaafi5295 Allah ha Ku siyo qof wngzan hno 💔😓 qof qalbi jab ka cabanaya marka arko niyad xumada wlhi anba wn zo maray alx lkn hada wn ka niyad goay
@ruwaydiinainasugule73
@ruwaydiinainasugule73 4 жыл бұрын
@@ahmedkaafi5295 😣😞😞sorry bro waad helin naftaada naftii fhmaysay
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 4 жыл бұрын
Wlh taasaan been eheen markaa hesho qof wanagsan jah caku jacaylaaa zakariye kobciye fananka kaliyga markaan heesihiisa dhagesto aan qiiroodo asiga iyo iskalaji
@upduaziz_bidixo5699
@upduaziz_bidixo5699 Жыл бұрын
heestan Runtii Way itabataa Hadaanan Naxariis ku siinin Marwoy Adi ku LugNaanin maxaan Adi kaala noolahy Hppi Adi Kaala Noolahy Hadaanan Niyadada Dhawrin Dhib iyo Naxdin kaa iLaalin Anigaann Noloshaba Aqoonin inaad Nasatood Agteyda Nashaad ku Dareento weeye daaYo MY queen♥️👸
@abdirahmanblue3621
@abdirahmanblue3621 4 жыл бұрын
Inaad nasatod agtayda nashaad kudareenta weeye ax alayacisak marwoy naxaris kusiinin maxan adi kaala noolahay 💔💔💔💝💝💝💝💝 zak kobciye sxb horay usoco
@sshigsshigow
@sshigsshigow 4 жыл бұрын
CAJIIB
@arabomarbaajabal7438
@arabomarbaajabal7438 4 жыл бұрын
Heestan niyada ayaan ku dhistaa markaan dhageysnaayh waxan modaa inaan wali hestoh ikraanteyda lkn waqtiga madama iga ka xeyey wishing you good luck and healthy an ku leyhy ikraam cabdulhi 💔😥🤚
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 3 жыл бұрын
🥺😭😭 sorry wllo
@kaafitube8215
@kaafitube8215 4 жыл бұрын
Anigu hadan hadlo inanay hadalkayga Somali waxba kasoo qadaynin ban ogahay lakin fanka wuxu leeyahay udub dhexadyo Sakariye kobciye Uma malaynayo inad u yelaysan lakin fucking waa fankii oo socda top walahi waxba kama odhan karo lakin iska dhagaysta Intan fanka waxba ka aqonineey wan idin salamay🙏🙏👍
@xuriyonaanaale2511
@xuriyonaanaale2511 Жыл бұрын
Heestan Ina adeerkey zaki cwa safiican udhageystay xiligaan oolajago wlhi aniga safar ayaa ahy Hooyadey Mcn igaxanuunsan labo isbuucka hor galabtii markii leysheegay iney hooyo xanuunsatay subaxii inaalaabta go aansady lkn gabadh aan saxiiponahy sxp madhihikaro waa Wlshy Mcn 13 frndz nahy wacay unasheegay iney hooyo xanuunsathy markii baxday hooyo ispital iyo wxs maogala lkn iyadaa barizay Alxm ugudanbeyn wey ugalty Ilaa kacafimaado lajoogtay hdana Cwa iyadey lajogtaa nafteydah wxn blnkaqdy 10-6-2023 intaa noolahy inaa garabkeeda ahaandoono ifrah said Ahmed ilahow ii xafdi 🤲😭😭😭😭
@sharuuyare2553
@sharuuyare2553 4 жыл бұрын
Woooow Nin weyn Keep going 👌👌👌👌 Dhamaan Haweynka Quruxda Badan Ee aduunka ku Nool waxa ey Sugayaan Nin u xanaaneystaa Sida boqorada Oo kale allow🤲 hablaheyna❤️ Inoo xafido 🤲🤲🤲
@ReermagaalReermagaal-wz5ci
@ReermagaalReermagaal-wz5ci 2 ай бұрын
Markad qof wanagsan nolosha la wadaGto nasipku Marku ku siiyo naftada naftii fahmaysaa wXd noqota qof buuxa hadanan nafaqen jacylka naftadana dhawri wayo ana noloshaba aqon mcn inad nasato agteyda nashad ku darento weyee hadanan naxaris ku siinin mudane adi ku nuglanin maxan adi kala nolahay ❤😢
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 4 жыл бұрын
Heestan ma tilmaamayso kaliya inad qof nolosha kula qayb sada hesho Rag iyo dumarba way kala dhimanyihiin qofba qofbuu in u hayaa lkn markad hesho nolosha qof ka aad sugaysay noloshadana buuxinaysa inta ka dhiman waxad dareemaysaa inaad thy qof jira love you noloshayda ayaan
@kaamilosalaad7540
@kaamilosalaad7540 Жыл бұрын
Markaad qof wanaagsan nolosha la wadaagtid nasiibka markuu siiyo naftaada naftii fahmeysay waxaad noqotaa qof buuxa allow inta wanaagsan noo badi yaa rabi❤❤❤❤
@khalloweeye
@khalloweeye 3 жыл бұрын
*Axad 4 April 2021|2-dii Habeenimo ayaan dhagaysanaya heestaan.* *earphones+Volumeup=🥲* *Aadbaan kuu saalamay hadaad comment-kaygan aragto.*
@RibaxCali
@RibaxCali Жыл бұрын
Kaaqaday
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Aad ban kaga Qaaday Sxp 😢😢😢
@dhool_ahmed
@dhool_ahmed Жыл бұрын
Waan Kaa qaady walal 🥺💕
@sumayosuusan7643
@sumayosuusan7643 3 жыл бұрын
Woow hestan xalay iyo manta ayada iga shidantahy ma aqan sawapta ku jecelhy xariirna qof lama lihi lkn niyada ka daremooya ilahoow mid ifahma isii 🥺🥺🥺😥😥😥 wiilkeyga Zaki ilahey haku barakeyo codkada eedo mcn
@saynabmohamed1273
@saynabmohamed1273 3 жыл бұрын
Aaamin xxpti aniguna kula mid ayaan ahay
@nassirawil7248
@nassirawil7248 4 жыл бұрын
Fanan ka kaliya ee xamar ka muuqda u aqna wlhi really inta igu racsan like iahaya wlhi
@hassanissack5681
@hassanissack5681 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye abwaan Fanaan wax walbo wuu isku helay noolow ayaan ku leeyahay wlhi fanka xamar sanadkaan gacan ween ayaad ka geesatey guuleyso abwaan kobciye
@husseinleo30
@husseinleo30 4 жыл бұрын
Wow! Legend saki kobciye Iyo Saami cadde Hit song Keep going balanbalis legend Sammi cadde
@nasteha8049
@nasteha8049 4 жыл бұрын
Malin iyo haben buu sida igu hesaa naftayda naftii fahmaysay nasib xumo wa laiskukaaya diiday ilahw dad isjecel hakala fogeyn ❤️😭❤️❤️
@dhooleey5312
@dhooleey5312 3 жыл бұрын
Aaamiin walal
@hodoabib5423
@hodoabib5423 Жыл бұрын
when you share your life with good person and the luck gives you someone who understand your self you become a complete person ❤عندما تشارك حياتك بشخص كويس ونسيب يعديك شخص يفهم حياتك بتكون شخص كامل🥰
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 11 ай бұрын
Absolutely haahey sidaa weeye qof wanaagsan sida loo helaa way adag tahay
@hodoabib5423
@hodoabib5423 11 ай бұрын
we hope to get insha Allah
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 11 ай бұрын
@@hodoabib5423🥹😫😢 yeah insha allh ho
@TimaSaid-p7b
@TimaSaid-p7b 7 ай бұрын
💯 wlhi
@Amiin-Koofi
@Amiin-Koofi 2 ай бұрын
Zakariye Kobciye, waa hiboole aan libintiisa helin. Maahan fanaan uun kaliyee waa Abwaan+laxamayste. Fanaaniin badan buu soo saaray heesana udhiinbay. Siibab heesahooda kuwa ugu saamaynta badan. sida Zaalax sanaag, maame, Sulsaan seeraar, Nimcaan Hilaac, Ali zaki, Xariir Ahmed, Abdirsaaq Anshax, Hamda bilan, Abdijibaar gacaliye, Abdi zaki.Aamiin yar. Iyo qaar kaloo badan. Waxaa kaloo kobciye udheee hibabadiia heesaha uuqaado 99.2% isgaa leh. Erayda+ laxamka.
@nemcohizmael1218
@nemcohizmael1218 4 жыл бұрын
Hadaanan niyadada dhawrin dhib iyo naxdin ka ilaalin anan noloshaba aqoone 😔😭🥺💕 heart touching sound 😒
@rayaanxcrahman4343
@rayaanxcrahman4343 4 жыл бұрын
hadanan naxariis kusiin adiga marwo adi kuu nuglanin maxad adi kala nolaaY ❤🌻❤🌻❤ dreenkeda ayay watadaa sakariye allah keeping❤🌻❤
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 4 жыл бұрын
Best hees in 2020 ❤️👋🏽 meeqa jeer baa dhageystay mana ka dhargin jeceyl na ima hayee heestan jeclaaday
@Cptainhaajir17
@Cptainhaajir17 Жыл бұрын
heestaan dunida ugu jeclaa ayaan maanta dib ugusoo laabtay, lkn nasiib daro qofkii heerkaas igaadhsiiyay maanta ismahayno sababtana anaa lahaa walahi 24hrs waan ka qoomameeyaa qofkastoo gabar wngzan haysta oo daryeesha plze hayso oo ilaasho waa hadyad alle kusii yay walahi aad ayaan umurugaysanahy wakhti xaadirkan allow dib aan uhelaa iyadaa hadad aragtay commentigan amiin isoo dheh😭😭😭😭😭
@nuurtaadan2518
@nuurtaadan2518 Жыл бұрын
Sorry Amin
@amuunaragsanmahmoud2963
@amuunaragsanmahmoud2963 4 жыл бұрын
Oh ereryo dareen leh weeye wlhy ilahat qof aanjeclhy nolosha isla qadanaa 🤲🤲🤲🤲❤❤❤
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 5 ай бұрын
Nasiibku markuu ku siiyoh naftada naftiih fahmysah waxd noqtah qof buuxa❤😢 malaga yaaabh sidn ka filyoh inii uu noqdoh waxn u jeclahy si dhab wlhi 😢
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Cod qurxon zakeriye wuxu isku darsadey cod iyo qurux xats kuwa dharka faniyo ayaan kugu deri laha modada bellissimo ❤❤❤❤❤
@akshiine1651
@akshiine1651 4 жыл бұрын
Hestan in ay qrxeyso inta drensan like i sara
@kowsarabdinasir9165
@kowsarabdinasir9165 4 жыл бұрын
Inaad nasatood agtayda Nashaad kudareento weeye Sakariyow🥰❤
@faizafilsan8387
@faizafilsan8387 4 жыл бұрын
Nasiibku markuu ku siiyo naftaada naftii fahmeysay waxd noqotaa ninbuuxa I'm big fun kobciye
@sharuuyare2553
@sharuuyare2553 4 жыл бұрын
Haye faiza Igu haleey Taaa
@faraxahmed7774
@faraxahmed7774 3 жыл бұрын
Nasiibku markuu ku siiyo Naftaada Naftii fahmeysay waxad noqotaa qof buuxa👏🙏
@xamdaiftin1454
@xamdaiftin1454 4 жыл бұрын
Sakeriye kobciye tolaw jacalkiisa halkuu ka gaadhay muu mar nooga sheekeeyo Heesihiisu waa wada dareen jcyl 😢 Mahadsanid Saami cade 😙
@Naima90900
@Naima90900 2 жыл бұрын
Best song naftayda naftii fahmaysay wan haystaa sxbka nolosha hamse mahamed omer alle haykaa daayo baby love 17.8.22❣️❣️💋💋🔐
@ayaanruun7013
@ayaanruun7013 4 жыл бұрын
Intaad nasatood agteyda Nashaad kudareento Weeye 🥀 Wan kuwata anu zakariye kobciyiyow 😪♥️👋😘👌🏻
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 жыл бұрын
Qali iso boqo plz
@sahalabdi2745
@sahalabdi2745 4 жыл бұрын
Sakariye Kobciye lafoole ayu cod egyahay takale wa isku dhaqaan xaga edabta iyo xaga fangaba ma erayo sameye,mu laxamaystee, iyo weliba fanan hore u soco legend
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Heestaan hadaa sugeysay Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
@abdulahiali952
@abdulahiali952 4 жыл бұрын
quen filsan hadda ayaan kula fiirsanayaa
@inamohamed4026
@inamohamed4026 3 жыл бұрын
Nasibku marku kusiyo naftada nafti fahmeyso waxad noqota qof buxa 💖🤴🏼alxmdulilah illhba isiyey qof wax walpo ila fahmo 💪🤴🏼alxmdulilah
@munitaahmed7273
@munitaahmed7273 4 жыл бұрын
Esh calaa fanan sakariye tobciye Reer muqdisho waa dad gob ah Alle haygu simo muqdisho 💞💟💗💔❤💚❤💛❤💕❤💛💯💯
@Mubarikmoha
@Mubarikmoha 4 жыл бұрын
Nasab kaamilaay, gobtu waxaa garta uun qofkii kasii gobSan Allah ku Sharfo 🤲❤️
@foosqueen3137
@foosqueen3137 2 жыл бұрын
heestaan waxan dhagaysan sacada o ay tahay abaro 7:11 pm From garowe🇸🇱🥰 sxbkayga o an isku dhacnay muddona anu kla maqanahy ku dhow week xiiso an u xiisay asaga oo i dhagaysiin jiray heestan ban ka dhiganaya wehel iyo xasuus😢💔wan rajeynaya inan dib isuguso labano wayo wan jeclahy an noloshyda abdulahi🥰
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 2 жыл бұрын
🥰 ❤️midooba idim allh
@Team_27-A
@Team_27-A Жыл бұрын
Ma isku so labateen wll
@foosxaashi-yd8ch
@foosxaashi-yd8ch Жыл бұрын
@@Team_27-A mya wali😭💔🙉
@mohamedrobben1683
@mohamedrobben1683 4 жыл бұрын
Fanan mul axan abwaan sakariye kobciye fanan in taba isku dar saday Hesihiisuna dareen dhaba kudbiyaan Allah yacisak pro
@astaantajaceylka3901
@astaantajaceylka3901 4 жыл бұрын
Wllo asc man isbarankarnaa mohamed
@kifahbashir1838
@kifahbashir1838 4 жыл бұрын
Sakariye kobciye nin rageed oo nolosha waxka yaqana ilaahey haku xifdiyo naagtii ku heshay baa nasiib leh 😭😭😭😭❤️❤️❤️
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 4 жыл бұрын
sakariye waa abwan fanaan iyo laxamiste weyn
@zhaviciupdi5067
@zhaviciupdi5067 Жыл бұрын
Sakariye kobciye waa bad aan laga dhamaneyn suugaantiisa. Heestan Waxay ka mid tahay heestan heesihiisa ugu jecelahay ❤ keep up fanane 🐐
@qadanmahamed2665
@qadanmahamed2665 4 жыл бұрын
Intii sidayda Single waxan u rajaynaya lamaane farxad galiya o waliba u dhawra sidii dhalan una ixtaarama sidii walid aamin yarabi 🤲🤲🤲🤲
@zunduznor6133
@zunduznor6133 3 жыл бұрын
Amiin yaa allh🥺
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
Wll sAAMI CADE ❤❤😍alaha ku sharfoH adiga io inta kabshaqeyneysa fanka somaliyeeeD wlhi wan farxada nabadda iyo nolosha kasoo socotaaa muqdishoH Cadey❤❤😘💝
@umulkheyr6980
@umulkheyr6980 4 жыл бұрын
6j
@yaasirkhalif7540
@yaasirkhalif7540 4 жыл бұрын
This is legendary abwaan, laxamiste fanaan keep going amigos sakariye kobciye balanbalis studio sami cade nin culus shaqa adag bad hesaa ina adeer
@amranhashim6049
@amranhashim6049 4 жыл бұрын
Waa fanaan abwaan Aaan aad iyo aad utaageero Rabbi haku daayo i.a Maalin uun waan kulmi doonaaa❤❤❤
@mohabarre2971
@mohabarre2971 4 жыл бұрын
Alfanan sakariye kobciye wan wataa tlhi keep going bro
@shukriadam1084
@shukriadam1084 2 жыл бұрын
Ma helin weli qof I fahmaya markaan xanqo ayaan dhagaysataa🥲🥲🥲 nolol kale oo farhada ayaan rajaynyaa😍🥰
@sacdiyasharif7875
@sacdiyasharif7875 2 жыл бұрын
Abyo waa sidaas aduunku waa iska imtixaan
@qunyarsocod6737
@qunyarsocod6737 3 жыл бұрын
Heestan daren gooniyey leedahay😭 markan dhegaysto jacaylkaygan xasuusta❤️👑😭 nasiibku wuu isiiyey qof ifahmaya ee alle ha isu soo kayo dhaweeyo foganshaha dhib ah mar uun wan midoobi dona 6/July/2021 Tuesday 1:53 pm 🥰👑❤️🌹
@hamdamodel3475
@hamdamodel3475 3 жыл бұрын
Alle haisku kiin sodhaweeye😪😫❤️abaayo qof kujecel marka heesato wa dareen eey dadka kale daremeynin anigo qalbi jabsan aya sogalay sida ay tahay heesta Ayan qalbiga iskaga dagsanaya😭
@clkariincali433
@clkariincali433 4 жыл бұрын
masha allah cod macaan laxan macaan dagenaan illaahay bixiya hadyadahaa horey usco
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
sakariye a real romantic ☺️☺️☺️ excellent song love it and your gentle voice
@KHULUUDCABDILAAHI
@KHULUUDCABDILAAHI 2 ай бұрын
heestan waxa ku xasuusta jeylkayga abdifatah waxu ahaa qof wanaagsan ilaa hada ilawi karayn illhy wax xun kuma tuso ♥
@sucaadabdi6535
@sucaadabdi6535 4 жыл бұрын
Mansha alaah daganan cod joog iyo juhoradba wad isku darsatay mansha alaah laguma cowryo
@clkariincali433
@clkariincali433 4 жыл бұрын
sow maaha inder
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye Fanan+abwan+mulaxan 😱😱 Keep going wllky 👏👏
@idilyusuf5323
@idilyusuf5323 4 жыл бұрын
Woooow
@cabdulaahicabdi9591
@cabdulaahicabdi9591 3 жыл бұрын
Illah ha ii sahlo qof wanagsan wali gacanta kuma haye aamiin 🙏🤲🤲 inta ila dhagesaneso 2021 is mujiya
@ugbaadhanan8926
@ugbaadhanan8926 3 жыл бұрын
Alle Haku ziiYo wllo 😭🤲
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 3 жыл бұрын
M.a alh aya mahad leh isiyey wanagi o qof ah naftaydana fahmaysa🥰🥰Yasmin🤩🤩💛🧡
@salmacali5156
@salmacali5156 4 жыл бұрын
Wlh waa hees romance waxay ku fcnthy in la shinto 1.cashada romance ga 2.xaflada sanad guurada guurka 3.iyo labada qof markay dadka iska doortan iskuna qancan inay wada dhagaystan weyaaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hadaanan naxariis ku siinin mxn kaala noolay ishcalaa hees❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sharuuyare2553
@sharuuyare2553 4 жыл бұрын
Insha Allah Igu haleey Salma cali
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 жыл бұрын
I love sakiriye kobciye fanaan qodmacaan qurux badan dagan .mashalah xidigaha geeska maxaa fanaan qaliya kasoo baxayi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰
@ahmedfiqow9959
@ahmedfiqow9959 3 жыл бұрын
Yasalaam Heestan Burhanteeda wedataa Dareen bey kahadleysaa Iyo Ninkii Raariyo lawadago nolol Hawaaro Jaceylka ❤️
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 Жыл бұрын
Caleeeek sakariye axsan fanaan aad u jeclahay taageera buuxa guuleyso ❤axsan hees ❤❤❤❤👏👏👏👏
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 4 жыл бұрын
Masha allah Zakariya waa wiil cod macaan
@asmamohamed468
@asmamohamed468 3 жыл бұрын
Inaad nasatood agtayda nashaad ku dareento weye hadanan naxariis ku siinin hpi adi kuu nuglaanin maxan adi kaala nolahay 🥺❤️🌹
@janadunia2950
@janadunia2950 4 жыл бұрын
Sakariye kobciye iyo khaalid kaàmil Calaalkooda na dhibaya waar inamada nasiibkooda khayr Ale haka dhigo
@ayanlehabdullahi1215
@ayanlehabdullahi1215 4 жыл бұрын
waxba lagama qaban karayo rabagaasi
@buulaxuubeyvediosproductio9241
@buulaxuubeyvediosproductio9241 4 жыл бұрын
Wll ducada anigana igu dar yaaaqe aminta Aan raaciyee hhhhhh
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka 10 ай бұрын
Naftaada naftii fahmeysay ax yaa jcl kopciye wad i shafisay wlhi 🎉❤
@yasminmohamed8647
@yasminmohamed8647 4 жыл бұрын
Zakariye kobciye waa fanan xig mad leh walhi i noo loow intey nolol jirto ❤❤❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💕💕💕💞💞💞💚💚❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
@mhmhd7423
@mhmhd7423 3 жыл бұрын
Waku jeclahay maxamed axmed mrkasta waa kaa fikira wxad tahy farxadyda wxa tahy rajadayda inti aad noloshayda kujirtay farxadaad isiisy intaan noola oo dhan qof isiiiya ma arag wxad ahyd qof an ubaahna mrkastana umalyn jiray inu iman doono wana ii timid walwalka ugu weyn ee ihayaa wuxu yhy mays calfanysan waayo waad uqalanta in laga baqo waayitaankaga mrkasta waa inoo duceeya fariiintan mrky doonto hanoqote waku tusayaa maalin uun hdan nooolahy oo nasiiibkayga aad noqoto waku jeclahy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤2/10/21 Saturday 12:12 AM M&A 7&6❤❤❤
@hanadmahad8055
@hanadmahad8055 3 жыл бұрын
Rabow naftan is fahmi lahayn izo dhaweee anigo ziize ah😭
@ahmedkaafi5295
@ahmedkaafi5295 4 жыл бұрын
Best song waaw sakariye anigu jecel xun igu dhacay nasiib anigay itaabaneysaa heestan waan ooyaya
ZAKARIYE KOBCIYE HEESTA (QASNADA WADNAHA) SHOWGA CIIDA |2024|
5:10
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 759 М.
XANFAR YARE KALGACAL DHINTAA WELI DHOWRAYA BARNAAMIJKA CIIDA IYO XULKA FANAANIINTA
10:19
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
ZAKARIYE KOBCIYE (HADAAN NAFAQEYN JACEYLKA) HEES LYRICS 2020
8:33
Deeyoo Media
Рет қаралды 65 М.
Bk iyo Sahra Ilays Heesta macaanow mehersigeena ciida iyo slntv 2015
12:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1 МЛН
Zakariye kobciye heestii Jaceyl dhofay dhaxalkiisa
7:24
Billing Billing
Рет қаралды 349 М.
SAKARIYE KOBCIYE MATIHID MARWADAYDA QUDHA XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW 2019
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 707 М.
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,8 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
LIIBAAN DOOR HEES QIIRO BADAN ( HAYGA OOHIN ) BANDHIGA SHOW CIID [2024]
5:02
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 1,2 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 3,8 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,7 МЛН