deg deg reer burco oo astaantii gaadhiga dagaalka si kulul uga hadlay🤣🤣

  Рет қаралды 9,837

Sakariye Jakarta

Sakariye Jakarta

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@KhadrabarkhadKhadra
@KhadrabarkhadKhadra 2 сағат бұрын
Waar nimanyahay cuqdad ayaa Idin dishay 2025 ayaad wali hadal haysaan masiibo umada soomaaliyeed wada saamaysay balse laga soogudbay
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 сағат бұрын
Waa gaadhii geesi ga halgamaaga. Geesi mujahid geesi Salaxaad nolow❤❤🌹🌹❤❤💖💖👍👍💪💪👍✅
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Сағат бұрын
SiyadBare AUN Hospital, jidka melaha dawlada asaga dhisay wax ni dhama ila hada ma heysan reer burco
@HanaQalbi-x2j
@HanaQalbi-x2j 4 сағат бұрын
Mujaahidiintii qaranka inta dhimatay illaahay janadiisa hageeyo inta nool iyo m.weyne muuse biixi caabdi illaahay haynoo xafido
@Hamzamoha11k
@Hamzamoha11k 2 сағат бұрын
Reer burco iyo qosol, no stress😂
@Idris-b1g
@Idris-b1g 49 минут бұрын
Burco oo ka fal celisay astaan Maleyshiyaadka SSB iyo G 36 oo burco. Burco waxa ku cadaatey naba galyo xumidii Xildhibaan Abiib shey ayey burco cadeystey. 7:13
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 сағат бұрын
SNM WAA LAGUSOO DUULAY KOOXAHANA WAA SADEX 1 FAQASH 2 FAQASH KALKAAL KUWII AY DHALEEN BASAASIINTII FAQASHTA NOO BASAASI JIRAY IYO KOOX GAWAAN RAAC AH OO KUWAN ISKA RAACAY MARKAA MEESHA LAGA TAAGAY WAA GURIGII SNM EE ASTAANTIINA SAARA MEESHAAD LEEDIIN
@AyaanWaano
@AyaanWaano Сағат бұрын
Sam guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 Сағат бұрын
Gaarigii HABARGIDIR kulahaa 🤣🤣🤣
@SacdiyoAden-j3v
@SacdiyoAden-j3v Сағат бұрын
Aar reer kana waa xaarabo socota Istaqfurallah waxaan iyo Cuqdad 34 sano socto muugo adinkii lee gadaal idin dhigee everyday Victim Card sidii Yahuudi inadd wadataan waa idin ceeb Walahi 🙌🙌🙌
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Сағат бұрын
33 sano cuqdad dad kunool waa wali
@ummuisra6721
@ummuisra6721 25 минут бұрын
Waa la iiga sheekeeyey kulahaa qiiro japan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Сағат бұрын
Waa cuqdad iyo ciil 40 san jirsatay
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 2 сағат бұрын
waa astaan saxa waana taariikh wacan oo wax lagu xasuusto ah dadkii laynaga laayay iyo kuwii u shihiiday manta calanka iyo dhiigodaynu hadhsanayno
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 2 сағат бұрын
GAADHIGA WAXAA LAHAYD DAWLADII SIYAAD BARE WALIBA CIIDANKII ASLUUBTA SOMALIYEED ....WAANA HAADHIGII UGU HOREEYAY SNM LA GOOSATAY
@abdisahal5246
@abdisahal5246 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😅 Miid kale nocaan Ayan Ina keenaya
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 3 сағат бұрын
M siyaad allah unaxristo Wale madaysan.marxunka Yahuuuuu
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 сағат бұрын
waa waali cad dadka Hada uun Hurdada ka toosey xay tahy waba yaabe cuqdad bay kashaqaynayaan bal kawarn umadaba waxaa hor kacaya kuwii maan gabyada ahaa
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Сағат бұрын
Reer burco haciibaynina gobolkii raga gobolkii oohinta iyo baroorta howbedelina
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@adenaboubaker8446
@adenaboubaker8446 Сағат бұрын
Tom and jerry ohinta dayaa 😅
@aydarokhabiib9097
@aydarokhabiib9097 11 минут бұрын
Adigu waxad tahay islaanti futada madoobayd ee Tom and jery jaariyada u ahayd
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 2 сағат бұрын
kuwa ka soo horjeeda waa gaala ka hadheenkiii siyaad bare iyo kuwa inagu dhex nool ee cadawga ah aabayashenii u dhintay ayanu ku xasuusanaynaa
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 2 сағат бұрын
Cuqdada joojiya
@aminaabdi5878
@aminaabdi5878 2 сағат бұрын
Reer burco geesinimadoda ciidna uuma dabatagna aduunka ayay kalasimanyahiin🥇🥇👑🧩
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 2 сағат бұрын
waxayni burco ayey ceebeeyeen waxa ka dejiya. astaantii burco ma aha waxani
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 сағат бұрын
Astana geesiyada hero viva guulesta❤
@Zara1168
@Zara1168 4 сағат бұрын
Guul somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 2 сағат бұрын
Astanta rer Burco ma babuur Toyota lagu sameyo Jaban iyo qori 😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Сағат бұрын
Gobolkii Raga With Jalarta lakin Kooxdii Muse Juudan Oo Jabhado Ka Dhigay Dalkii Baa Jalfiskii uu udhigaayey Dulplomasi Cirro Weeye Gaarigan Barronka Ah
@IdrisXusen
@IdrisXusen 2 сағат бұрын
Gaadhigani waa xaq nika diidani waawadani
@KaltunAbdirahman-m1p
@KaltunAbdirahman-m1p 3 сағат бұрын
Caqli foorara
@ummuisra6721
@ummuisra6721 29 минут бұрын
Murqaanland 😂😂😂😂
@Nora-lq2gt
@Nora-lq2gt 3 сағат бұрын
Magaladaydii burco❤❤❤
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Сағат бұрын
Gadhigan qaadka ayuu dhagabuur ka keeni jirey
@alijama6723
@alijama6723 Сағат бұрын
Magac yadii jabhada ee halkii reer ee ay ka soo jeedeena tiriya
@user-vlogscountery
@user-vlogscountery 42 минут бұрын
Astaan xumadad koobka qadeen reer burcooy wax kale inagaga bedela
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 2 сағат бұрын
Cuqdadd iyo ciil buu ku dhashay iyaduuna ku dhimanayaa, waanala laayey waala iiga sheekeyay,
@halimadirie5301
@halimadirie5301 Сағат бұрын
Cuqdadu waa ta ku baday in aad qofkii isaaq ah ee hadlaba commentiga la qorayo 98% uu noqdo baradho kulul
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 Сағат бұрын
@@halimadirie5301 nin weyn oo beerbararray oo leh waala iiga sheekeyay meel saar ?
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 сағат бұрын
Subxanallah rabiyow kuwan caqlii usoceli
@saleebanali2905
@saleebanali2905 59 минут бұрын
WAR GAADHIGU BURCOOY WAA ASTAAN U TAAGA. XOREYNTII HALGANKII SOMALILAND GUUL SNM
@khaalidcabdiraxmaan4972
@khaalidcabdiraxmaan4972 Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aminajama7768
@aminajama7768 Сағат бұрын
Waa shar ma shar baa kastaan laga dhigaa mise khayr burco ayaa dagaal loo saadinayaa
@HAANIYOLINGAX
@HAANIYOLINGAX Сағат бұрын
Cumar buule ha burco saakariye Jakarta kkkkk
@anabmohamed344
@anabmohamed344 47 минут бұрын
waar ka qaada meesha meel kale dhiga gaadhiga
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Сағат бұрын
Prank fiican ayaad waddaan
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 сағат бұрын
MAAHA CUQDAD EE WAA QISO DHABA OO AAN QULUUBTAYADA KA BAXAYN KAN FOOSTADA KAWARAMAYAA WAA FAQASHTII HOOYADAA WAS
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 сағат бұрын
REER BURCO WAA OS YAQAANAY E KAA XUNEE FOOSTADA SHEEGAYAA WAA QOLAMA ? KOLAY GURI FAQASH AYUU KA YIMI😮
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 3 сағат бұрын
Guul Guul S N M Guul S/Land
@haboon6195
@haboon6195 Сағат бұрын
Direye waa sakhraan uraya waxan tv gaaga ha kenin
@AbdirahmanSheekhmuxumed
@AbdirahmanSheekhmuxumed 3 сағат бұрын
Inti aan dagalkagalin ayaa kasoo hor jeedakii s.n.m
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 2 сағат бұрын
Asc waa gawaadhidii ka qayb qaadatay dagaaladii sokeeye
@MustafeMohomed-q2i
@MustafeMohomed-q2i 3 сағат бұрын
Diiriye wuu saxsanyhy burco waa ninka ugu rayiga wanaagsan intkle wali iyo fudad baa kamuuqda
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Сағат бұрын
Garxajis ayaa isku xayeesiinaya hj waydiidey gaadhigaa
@DeeqcumarDeeq
@DeeqcumarDeeq 2 сағат бұрын
Imikaad fahanteen
@KhadrabarkhadKhadra
@KhadrabarkhadKhadra 2 сағат бұрын
Rajo Ayaan kalahayn inay somaliland aqoonsi hesho balse bahashii waad reerayseen taasina wxy nagu dhalisay rajo beel mana dhagaysan karno afxumadiina
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 сағат бұрын
waar gaariga dee diyaradii halu daro
@aminajama7768
@aminajama7768 Сағат бұрын
Waar aduunka ha inagu ceebaynIna ee waxa meesha ka fujuya mida kale caruurta yar yar ee cubaxa waxaas indhaha ku kala qaadaya soo Ciyaal weero noqon maayaan
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 2 сағат бұрын
now waaryaara deee gaarigii aanu kuqalilaynay dee weeye now now now oo nog
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 3 сағат бұрын
Waa kada dhulbantaha ku Xasuuqadan
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Сағат бұрын
Gadhigan garxajis ayaa ku dagalamay 1994 dowlada hoose
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466
@Qiimahaqofkabiniaadamka6466 3 сағат бұрын
Gaarigii Habargidir buu u egyahay kkkkkkkk
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Сағат бұрын
33 sano weli gadaal bee unoqonayan cuqdada 33 sano waa cudur waali caadi ahh war reerkan maxaa ka halesan
@muxsinmursal
@muxsinmursal 42 минут бұрын
Tuugtii burco awey gadhigan ha miisasmane
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Сағат бұрын
IIDOOR CAQLI AAN CUQDAD AAN JIRIN XAMBAARSAN BAAD TIHIIN XASUUQII LAASCASNOOD IDINKA WAA LA IDIIN BANEEYEY MIYAA ??? , JAADKU XUSUUSTUU QAADAA OO CAQLI FIKIRIYA MA HELO , REER MARQAANLAND .
@Ayaan-t1x
@Ayaan-t1x 3 сағат бұрын
Libaaxì africa raggii liqay baa watay
@AmalAil-m5q
@AmalAil-m5q Сағат бұрын
SSC REERKII IIDOOR AHAA WAY WAASHAY MASAAKIIN QARANKII MAXAA KU DHACAY , REER CUQDAD LAND .
@MaxamedCismaan-gn7gb
@MaxamedCismaan-gn7gb 2 сағат бұрын
Asc waa gawaadhidii ka qayb qaadatay dagaaladii sokeeye markaa in meesha la keenay may ahayn
@jamajama-n1e
@jamajama-n1e Сағат бұрын
Hayaay caruurta habarina cuqdada alle kacabsada dhamaan soomaali waydagaashay war hooy jooga alle u laabta kanadaaya nacaybka aad barteen da yarta dadku waa walaalo ma Kala go Ayaan www
@KhadrabarkhadKhadra
@KhadrabarkhadKhadra 2 сағат бұрын
Sidaad waana lalaayey ula haydeen ayay sool go,day imikana wx lasaadaalinayaa galbeedka inay wax ka qarxaan ama ooya ama heesa siday wax usocdaan idinka kaliya ayaa isku soohadhi
@SaadoCabdi-u9m
@SaadoCabdi-u9m 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊
@jamaaaaqil9623
@jamaaaaqil9623 4 сағат бұрын
Subxanallah
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 4 сағат бұрын
Qoriga iiga sofura
@AbdiWahabIbrahim-ch5zo
@AbdiWahabIbrahim-ch5zo 2 сағат бұрын
Dawlada siyad bare ee,ad shegaysan ma,konfur baa
@MaraagaGoojacade
@MaraagaGoojacade 3 сағат бұрын
Argagisay kucalaamadsanyihiin
@nimonimco3063
@nimonimco3063 2 сағат бұрын
Wixii guusha aad ku heshay iyo wixii laguu gaystay waad soo bandhigi. Gadhigii gusha ku kenay. Maxaa ceeb ka dhiga? Xafadaha kalena wixii la gu dilay ha sartaan.
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g Сағат бұрын
Waar tariikh soo daahdy waxaana xaqiiq ah hub ka culus oo kan ka waaweyn ayaa jira oo loo bahanaa mar hore in la saaro waynu ka habsany madaafiicdii tawangidii bebeygii ku waas baa ka weyna oo laga habsamy.
@123somali3
@123somali3 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 сағат бұрын
Wax aad dumiseen ma jireee. Hawiye ayaa dumiyay ee Gaadhigaasi waa kii Goojacade idinka sooo eryaday.
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 2 сағат бұрын
😂😂😂😂 dhulbahante tariikh kale mayaqaanan
@yahyamohamed6198
@yahyamohamed6198 3 сағат бұрын
Guul somaliland
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 29 минут бұрын
Waa beenale beenale. Garigas waa kuwii nilidka gubay.. Viva SSC khatumo.
@aadanyare5268
@aadanyare5268 Сағат бұрын
Waar iidoorwo ma lafii aad sidateen Baa idinka kalyaacay
@adenaboubaker8446
@adenaboubaker8446 Сағат бұрын
Cirro umu sohalgamin ayay farintu tahay waa SNM ka matirsano
@AxmedMaxamed-o5o
@AxmedMaxamed-o5o Сағат бұрын
Lafo sidato
@mobambam4594
@mobambam4594 4 сағат бұрын
From canada i love burco waan jeclahay waa magaalo habarjeclo iyo habaryonis xikmad kaftan qosol hadal macaan intaba waa reer burco😊💖💖🔥🔥✅💚🤍❤️🇨🇦🇨🇦
@AliAbdi-l8q
@AliAbdi-l8q 3 сағат бұрын
WAAR KA YAR CUQDADA ISKA SAAR DHEH MALINWALBA REERAHAAD CAYAYAO WANAAG KU HELIMAYSID XUMAAN MOOYE WAJIGU WAA BASABOOR INANYAR OO MISTAQBAL SUGAYA TAHE WAA WAANO AMA TALO WAAYEEL DADKAAD MALINAKSTA CAYDIO WALASHAABAY GUURSAN KARAAN WAAD LA XIDIDI KARTA
@NimcoMahad-t2w
@NimcoMahad-t2w 2 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@yaxyeiid3637
@yaxyeiid3637 Сағат бұрын
😂😂😂
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
BOOSKA SAMIA WUU XIRANYAHAY HA GALIN hhh
11:03
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 50 М.