Salaan Carabay, Cabdi'Idaan Faarax,Raag Ugaas, Faarax Nuur, Abdi Gahayr, Cali Xuseen Xirsi & Idaajaa

  Рет қаралды 411,360

A Daror

A Daror

Күн бұрын

Пікірлер: 313
@somaliiiiiiii
@somaliiiiiiii Жыл бұрын
Salaan carabey , best Somali poets ever
@marwaatmo4019
@marwaatmo4019 4 жыл бұрын
Rag waa ragii hore hadal naa wa intu yidhi Alle haw naxaristo dhamantood❤
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 2 ай бұрын
Kuwa hada naago miyaa 😢😢😂
@maxamedmaxamuud7722
@maxamedmaxamuud7722 4 жыл бұрын
Ilaahayow u naxariiso salaan carabay geesi habar xabuush buy ahaa
@cabdiraxmaanxirsiahmed5546
@cabdiraxmaanxirsiahmed5546 3 жыл бұрын
Salan carabey ilahay ha u naxariizTo wuxu ahaa landhere landhere dhalay oo h.love
@MahamedCabdi-p5h
@MahamedCabdi-p5h 13 күн бұрын
Allahaw naxariisto dhamaan muslimiinta intiidhimatay
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 5 жыл бұрын
SALAAN CARAABEY WAA HALYEEY ALLAH YA RAHMA
@abdidayaxdubane463
@abdidayaxdubane463 4 жыл бұрын
aniga idaajaa haduu aheyn raage iyo salan iyo inta gabayda oodhan waxbo kama ogaadeen suugaanta somalida runtii
@qadarsaeed
@qadarsaeed 6 жыл бұрын
Alaha unaxariisto cali xuseen xirsi waxaan wax kubarrtay schoolki cali xuseen loogu magac daray halgame cali xuseen ilaahaw unaxatiiso amiin
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 5 жыл бұрын
Qadar Saeed fiintii cali xuseen
@Warsame-pp2zx
@Warsame-pp2zx 5 жыл бұрын
Soomalidii hore suugaanta ayey qimayn jireen ee qofka qolada uu soomali ka yahay may ku qiimayn jirin xitaa haduu yahay kuway iskugu necebyihiin qoladiisa kaliya waxay dhadhamin jireen wax uu ku gabyeyo amaba ku maansonayo abwaanimadu soomalida ayey dhextaalay ee reeraha may dhex oolin imika qab jabka inagu dhacaybay ka midtahay in qofka reerka uu ka soo jeeda uun la raadiyo ka dibna layska caayo Salaan carabay abwaan soomaliyeed ayuu illaahay ayaa isaaq kadhaliye qamaan bulxana abwaan soomaliyeed ayuu illaahay ayaana daarood kadhaliyey Caadifada iska daaya iyo cayda iyo walba cunfiga comentiga ka dhex muuqda ee aynu murtida dhuuxno iyo wax uu ka gabyeyo iyo micnaha uu u gabayey
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 5 жыл бұрын
Manshalaah walaal fasirkaagu waxaad tahay Somali xalaala oo aanu isku fakar nahay Suugaantii iyo dhaqankii hore ee Somalida Tusaalahan aad bixisayna waa mid ka yimi qalbi xalaala
@Warsame-pp2zx
@Warsame-pp2zx 5 жыл бұрын
Walal hadaynu soomali nahay waxbadan ayeynu wad leenahay sida dhaqanka dhulka iyo suuganta iyodiunta waana wax waligeen aynu wada lahayn wadana lahaan doono maah wax lagu kala tagayo Markaa saw ma haboona inaynu wada ilaashano waxaynu wada leenahay ceeb la.aan mahadsanid adiguna
@caliahmedmohmed133
@caliahmedmohmed133 5 жыл бұрын
A Daror iqtaa
@omaniyare4031
@omaniyare4031 4 жыл бұрын
Warsame 2019 Waa Sax wll
@tazniimy9061
@tazniimy9061 4 жыл бұрын
Warsame 2019 waa sax hadalkaagu waana biyo kama dhibcaan. Anigu fikradaada waan kugu raacsanahay laakiin marmar ayaan dad ujawaabaa walow aanan qof gabyaa ah caayin xitaa qof commonts sooqorey macaayo laakiin markay faan iyo tookh galaan ayaan runta usheegaa. Marka walaal mahadsanid Soomaali jira ayaad tahay.
@shaakirfarxaansuudi4988
@shaakirfarxaansuudi4988 6 жыл бұрын
Ragan ilaahay ha u naxariiisto dhamaantood wallahay rag qaaliya bay ahaayeeen allow cadaabta idin ka xorey
@abdisalaancawad6526
@abdisalaancawad6526 6 жыл бұрын
Mashlh
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
shaakir farxaan suudi aaamin wll qaliya mahadsanid
@Gashaamo99
@Gashaamo99 6 жыл бұрын
Great man salaan carrbey ilahi ha u naxariisto
@axmedzaki6000
@axmedzaki6000 6 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadalna waa kuu yiri alla ya raxma dhamaan dadkeenii hore
@jamadhadhanshe7639
@jamadhadhanshe7639 5 жыл бұрын
Waxaan filayaa inay lumi lahayd suugaanta soomaalidu haddii aanay ragaas soo marin, ilaahay ha u naxariisto dhamaantoode
@MukhtaarAbdihalim
@MukhtaarAbdihalim 3 ай бұрын
Salaan carabey alle haunaxariisto waa ninkan ugu jecelahay gabeygiisa
@عبداللهعزام-خ3ز7ض
@عبداللهعزام-خ3ز7ض 2 жыл бұрын
Arligaad ku dhalateen yaan leynku adoonsan 😭🇸🇴✊
@ayanleabdulahi381
@ayanleabdulahi381 2 жыл бұрын
ilaahay dhamantod ha.unaxariisto salan carabay abwan somaliyed buu ahaa
@abdisalan7454
@abdisalan7454 4 жыл бұрын
Salan Carabey 1850_1943 In the memory of Somali poem
@rodalibaan273
@rodalibaan273 2 жыл бұрын
Ìiiìì
@siciidfarax6022
@siciidfarax6022 6 жыл бұрын
Idaajaaa Allah cimrigaaga habarakeeyo waa macalinkayga dhnka suganta intaan kafaideyey tiriyo xisab maleh
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Cabdi gaheyr alle haku naxariisto
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 5 жыл бұрын
Somalida waxa kaliya ka dhexeeya waa Dhaqanka iyo Hidaha Fanka iyo Suugaanta, iyo Haweenka, waxaana fiican in suugaanta Somaliyeed la ilaaliyo sida Abwaanada somaliyeed waa inaga dhexeeyaan ilaa abwaanku isagu iska saaro, oo qiimihiisa hoos i dhigo
@hamdaismael8477
@hamdaismael8477 4 жыл бұрын
Manzhallh Abwaan salaan carrabey ilhy haw naxariisto
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Waa sidaas caaqil maasha allaah
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 6 жыл бұрын
Raage ugaas warfaa alle ha u naxariisto
@asiaaar5002
@asiaaar5002 6 жыл бұрын
Maasha Allah Alle ha u naxariisto dhamaantood dembigoodana ha dhaafo
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Asia Aar aaamiin wll qaliya mahadsanid kuligeen inshaaallah
@dahirismaciil9599
@dahirismaciil9599 5 жыл бұрын
Ascasia
@nimcaanfaliidh7125
@nimcaanfaliidh7125 5 жыл бұрын
Aamiin qali
@libaxzakariya3972
@libaxzakariya3972 4 жыл бұрын
Cabdi iidaaan libaaaax Allaha u naxariisto dhamantod
@abucubayr468
@abucubayr468 6 жыл бұрын
Walee waa ragaan doon dooni jiray wll soo badiya
@adangaydh14
@adangaydh14 5 жыл бұрын
Rabi haw naxaristo dhamaantood
@ahmedabdinasir1050
@ahmedabdinasir1050 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@salebanciise5123
@salebanciise5123 3 жыл бұрын
Masha ALLah ax yaaa gabay midani waxay tusaysaa aLLe Swt weynidiisa
@King_Safwaan10
@King_Safwaan10 3 ай бұрын
Sallaan carrabey my fv poetery 🎉
@abdirahmanaqli5487
@abdirahmanaqli5487 6 жыл бұрын
ascm mashaa allh gabayo qiima leh shukran ninkaa soo gudbiyay
@seeraarbmchannel5623
@seeraarbmchannel5623 5 жыл бұрын
عبد الرحمن عقلى علم ABDIRAHMAN .l
@fadxityga1236
@fadxityga1236 4 жыл бұрын
dhamaantoood alleh ha u naxriiztOH
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Bilcan uguba ilaahii iga abuuray iyo bilic yar oo dhiiga ilaahii uur haween igu barwaaqaysiiyay Barna aniga oo qabin ilaahii iga soo baxshoow boqorkayoow heedhe baabaco adoon baan dhigtaye boqorkayoow heedhe
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails 3 жыл бұрын
Abwaan Cali Bucul Bacayr ALAH ha u maxariisto Afartaa guxii bada’iyo gudgudo roobaad dhe Aabaha Afar leyda
@xidigtagobolkatogdheer5628
@xidigtagobolkatogdheer5628 Жыл бұрын
Salan carabay geesi abwaan tagy buu aah
@abdirahimabdirahman4337
@abdirahimabdirahman4337 5 жыл бұрын
Cabdi Iidaan farax abwaankii qarnigan iyo qarnigii tagay
@deekmohamed8389
@deekmohamed8389 5 жыл бұрын
ilhy hawnaxariisto cabdi iidan wuxuu ahaa halyay aftahana ilhoow kuunaxariisto
@cumardayr7446
@cumardayr7446 2 жыл бұрын
salaan carabay kama daalo dhagaysigiisa
@mahamudsaid5899
@mahamudsaid5899 6 жыл бұрын
Idaajaa waxey ku fiican tahay inaad trababar siiso yuusuf shaacir isagaa uunbaa kugu soo dhow xaga taaariikhda iyo gabayada
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 жыл бұрын
Isaaq hormoodka dhqanka.suugaanta iyo fanka somaaliyeed
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@T dots realest adigu cagdheerbaa taheee aderdeeee anaga fan nagama badisid
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhammaantood.
@najiibbeast9601
@najiibbeast9601 6 жыл бұрын
ragna waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi Alle haw naxariisto dhammaantood
@abdirahmansahal8041
@abdirahmansahal8041 3 жыл бұрын
Gujikii badaan uga dhigmahay gebiga daarood ninka keeni kara waayo aan ahay salaan carabay ale kuu naxariisay Halyay aan la tilmaami karin SALAAN CARABAY Ilaahay ayaa ku manaystay cilmi aanu xitaa dhigan waayo bal gabayadii u fiirso
@ahmedsulaimanfarahgas5037
@ahmedsulaimanfarahgas5037 4 жыл бұрын
Somalidii qarnigii 19aad ayaa raage u doorty boqorka maansada somaliyed
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 6 жыл бұрын
Raage ugaaas nin ogaden aha oo ree cabdile aha waana boqorka goboyada maansada iyo geeraarka intaba horay looga wada hadhay ilaahay hau wada naxariisto isaga iyo dhamaan abwaanadii somaliyed
@somalidhalada9610
@somalidhalada9610 4 жыл бұрын
Maalinguur weeye.
@maxamednuur7978
@maxamednuur7978 3 жыл бұрын
Raage ugaas wan nin gadabuursi
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 6 жыл бұрын
(Maxamed maxamud Hirsi )oo Salaan carabay kumagac dheeray waxow geeriyoodhay 1943 kuna geeriyoodhay Gobolka togdheer kaliya aan u ducayno iskana dhaafno been run kadhigidha (waa Somali) gasr ahaan ) Reer Sheesh isaax) Gaar ahaan Habar jeclo)
@saciidyusuf9107
@saciidyusuf9107 5 жыл бұрын
Abdullahi Ayoub Michael
@ahmedwardiali3965
@ahmedwardiali3965 2 жыл бұрын
Abdi idan farah alleh haku naxaristo
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 6 жыл бұрын
Jecliyaa suugaanta soomaalida
@cabdiraxiinrixda7108
@cabdiraxiinrixda7108 6 жыл бұрын
illahy haw naxariiito ragan dhmntood
@abdisalandahir5414
@abdisalandahir5414 5 жыл бұрын
Salan caraabey 1850_1943
@Dabayare
@Dabayare 6 жыл бұрын
Waxay soo wada baxeen xili gumeystaha madow ee xabashiga sheegtay dhulkooda, iyaguna shaqadoodu waxay aheyd inay isku mashquuliyaan juhalada ilkaha xunxun waanay ku guulaysteen.
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Dabayare haa mashaa allah ilaah haku abaal mariyo janadii
@farhanabdikni3727
@farhanabdikni3727 5 жыл бұрын
Maad ka sheekaysid Gabadhii ugu horaysay ee Ajinabi guursado. Ee Doonbiro
@hashimhassan6291
@hashimhassan6291 4 жыл бұрын
allow ku naxariso dadki hore xagmad by lahayen kuwa hada xigmad waxa u ah qabil
@mohacirday5884
@mohacirday5884 6 жыл бұрын
Rag iskuma jiree wixii gabyi jirey waa raggii reer hawdka ahaa
@bashalliqaye4187
@bashalliqaye4187 5 жыл бұрын
hhhhhhhhh Raage ugaas oo ahaa ninkii ugu weynaa uguna aftahan sanaa qisoyinka cajibka ahna lahaa miyd ilowdy. Tix iyo tiraab ninkii hdalka ukala qaybiyay ahaa. Somalida dad bdn aya gebya lkin gebey miidiisa iyo nuxurkiisa waa dhulka ciid ee Itobiya.. R
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
@@bashalliqaye4187 😂 walal howdka ma taqaan waa hargeisa wixi howdka xiga ilaa in badan oo ciida ethiopia ah taas oo howdka sare ay u yaqanan dhulka howdka hargeysa ah waqooyi 😂 . Aniga bari dhaweyd xagas u kacey iyo howd markan howdkii sii fogaagey ayuunbey dadkii yidhahdan waar waqooyi ayaan u socdaa 😂 " howd waa jiho uun ". Dhulka sheegeysaana waa ku jiraa
@hodanc6255
@hodanc6255 3 жыл бұрын
@@bashalliqaye4187 rage ugas wa awawgay walashi aya dhashay awawgay abo marka ithopion mahi dhulkas wa dhul somali anigana waligay ma arag
@abdinasirchannel3132
@abdinasirchannel3132 4 жыл бұрын
Mashaa alla
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 жыл бұрын
Cabdi iidaaan faarax cimilaaqii caanka ahaa ee calanka u siday somaalida helyay hadal cadaa oo dulmiga necbaa ilaa uu siduu xaqa ugu dagaalamayay ale ha u naxariistee uu ku dhigtay gacantii cadwgii umada somaliyed ale u keenay ee siyaad afwayne . Isagoo ku guda jira shiinleydiisii ala raga isaaq ba.anaaa
@boolocadey4661
@boolocadey4661 5 жыл бұрын
Waryaa uun ka aakhiro ha ku been abuuranin cudur qabiil baa qalbiga kaa degey iskiis buu u dhintey cidi ma dilin maxaa kaa khaldan sowkan ninku sheegayo dhego ma lihid wax maqla idinkaa musiibo umadda loo soo direy ah 28sano
@SaciidCalijaamac
@SaciidCalijaamac 3 ай бұрын
Wacdi noomal labne nafta walft sheydaan😢
@ciyaalgooladahorex3632
@ciyaalgooladahorex3632 6 жыл бұрын
Cabdi iidaan aftahan qanibu ahaa
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
- biyo odey intuu iga khalgey Iyo dhibic dhiiga . - Bilcan dumura uurkeed intuu igu barwaaqeeyay . - Barna aniga oon qabin isagoo igu bukoonsiin . - allaha
@cabdiraxmaanaadanibraahim1621
@cabdiraxmaanaadanibraahim1621 4 жыл бұрын
Maantaaba nalooo dhigayay
@faaraxladane946
@faaraxladane946 6 жыл бұрын
Cabdi iidaan faarax waa abwaanka kaliya ee 7jir gabayga ku bilabay isagoo midho culus oo lala yaabo soo bandhigay
@ismaildahir1068
@ismaildahir1068 5 жыл бұрын
9
@Kutubwadani
@Kutubwadani 5 жыл бұрын
Haa sxp
@cadexajimuse1388
@cadexajimuse1388 4 жыл бұрын
has
@cakulemedia330
@cakulemedia330 6 жыл бұрын
mnshallah waa waa tagay lkn wax jooga ka waramaya abwaanadii gabayada gobta Ku ahaa iyo Idaajaa oo kala guraya
@bkolipde2000
@bkolipde2000 6 жыл бұрын
waayo waayo
@djkimovich
@djkimovich 4 жыл бұрын
odeyga waa fiican yahay lkn qabiiliiste
@Tasniim1
@Tasniim1 4 жыл бұрын
Muxuu qabiileeyste kuyahay banoosheeg.
@cabdinuurshiiqdoon555
@cabdinuurshiiqdoon555 4 жыл бұрын
Masha allah sxb soobadi waa kahelee
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
waayo waayo iyo ragii dunida soomarey
@bashalliqaye4187
@bashalliqaye4187 5 жыл бұрын
Salan carabey xiligaas ma jirin mana gabyi jirin. Salan iyo raage ugaas wxaa horeyay raage ugaas wxana lagu tilmama qarnigii 19aad marka isma soo gadhin ayn filayaa...
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Ismaba soo gaarin waaba la hubaa
@muniiryare2333
@muniiryare2333 6 жыл бұрын
Hadaan ubateeyana ragii iigu imanmaayo alaw yaasoosara oobaltusa siduu aduunkii ay ogaayeen noqday oo deetana dib uceliya. walee rag waaragiihore Alle ha inaxariistii dhamaantood
@mahadow1
@mahadow1 5 жыл бұрын
Su,aasha aan mar walba is waydiiyo ayaa ah: marka laga reebo DAAROOD iyo ISAAQ, Soomaali inteeda kale miyaaney gabyin? Macquul miyaa in aaneey laheyn abwaano gabya?
@guubiii460
@guubiii460 5 жыл бұрын
waay lahaayeen lkn waxaa isdhahay taariikhda Maqori jirin dadka goofurta
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 5 жыл бұрын
DAROOD waa reer ciideed Isaaq iyo hartida na waa Reer hawd Abwaan dii 2 daas baa u badnaa
@Tasniim1
@Tasniim1 4 жыл бұрын
@@abdikaniabdirahmanakhie638 Hartigu miyuusan Daarood kamid ahayn? Waxaad tiri Daaroodku waa reer ciideed Harti iyo Isaaqna waa Reer hawd.
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Macalin idaajaa gabeyga isagaa dhadhan iyo macaan dheeraada u yeela oo kuwii tiriyay aysan ku ogeyn waa aftahan
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
cabdi gaheyr legend
@hoobaanhawd
@hoobaanhawd 6 жыл бұрын
mansha Allah rag raga
@adanibrahim6322
@adanibrahim6322 6 жыл бұрын
Viva cabdi iidaan faarax iyo faarax nuur
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Salan carabayna waa nin isaqee maxad uga reebtay
@eng-fahadabdirisaq8143
@eng-fahadabdirisaq8143 4 жыл бұрын
War nimankasi awal Arab sheekh isaxaq weye somaha iskaga dar carabeyna wa hbr nin habar xabushaye
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Cabdi gaheyr ka dar waa ciidangale
@adanibrahim6322
@adanibrahim6322 4 жыл бұрын
@@caashaqalbi882 haaa iyo quwdhan ducaale, abtiyaaladey.
@MJ-vt4lw
@MJ-vt4lw 3 жыл бұрын
@@eng-fahadabdirisaq8143 what's is awal arap.... There both arap
@germanytoday4245
@germanytoday4245 6 жыл бұрын
salaan carabey waa nin isaaq habar jeclo
@asadmaxmed3162
@asadmaxmed3162 5 жыл бұрын
khalid kahin cabdi iidaan faarax maxad uga tagtay wuxu aha isaaq arabe
@Aydaruszhukriclaahi
@Aydaruszhukriclaahi 5 жыл бұрын
Apdy gahyyr warzame gezi cidagale
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 5 жыл бұрын
Nin karmeed buu ahaa , qabiil kasta Haka dhashee
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 5 жыл бұрын
Sow ma ogadin Gabyaaga ama abwanka marka qabiil lagu sheego in qiimihiisu hoos u dhaco Somalidu ma fahansana arinkaas marka aad ku qiimayso abwaanka qabiil ama ku dhagaysato qabiil qiimihiisa iyo karaamadiisu hoos bay u dhacaysaa fadlan ka daaya qabiil ka hana ku dhagaysanim qabiil ee dookh ku dhagayso ..... Salaan carabay waa abwaan Somaliyeed ... Somalida waxa kaliya ee inaga dhexeeya waa Haweenka Fanka iyo suugaanta, dhaqanka iyo hidaha ee ka daaya Cudurka iyo wasaqda
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 5 жыл бұрын
qaniil lagama hadal jaahil
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 4 жыл бұрын
Ha sheegin
@abdullahiosmanjama1863
@abdullahiosmanjama1863 6 жыл бұрын
Eebe ha u axaariisto ragaas hore ee taariikhda fiican ka teegay
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Rag wa ragii hore
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 3 жыл бұрын
dumarna waa intuu qabay hh
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 6 жыл бұрын
Abwaanadi qarniga baan ujeeda
@zaadiqessa9335
@zaadiqessa9335 6 жыл бұрын
idaajaa waa abwaan jira alle cimrigaaga ha dheereeyo
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Idaaja Adeero maaha Abwaan ee waaa uruuriye
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 5 жыл бұрын
Allah naxariisti jano ha ka waraabiyo
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 жыл бұрын
A daror kumee dee wll baryahan kaama hayneee so daa sugaantii hadii aan wax ka haysid wll
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 6 жыл бұрын
Ok inshalaah
@shiremohmedshire5318
@shiremohmedshire5318 4 жыл бұрын
A doror weli kaama hayno suugaantii
@aadanclaad6019
@aadanclaad6019 6 жыл бұрын
wllo salaan carabay noo soo kordhi fadlaan nocay tahayba
@kingityga3957
@kingityga3957 5 жыл бұрын
Yaadhagaysanay 2019/7/25
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 жыл бұрын
Alle haw naxriisto
@Abdirahiim
@Abdirahiim 4 жыл бұрын
Cabdi gahayr
@mustafealanle9896
@mustafealanle9896 5 жыл бұрын
salaan ee ha unaxaxiisto iyo ina kale gaba yaayaba wuu yidhi wacdi nooma laabnee naftaa walaftay shaydaan
@SPharaoh
@SPharaoh 4 жыл бұрын
Idaajaa waa abwaan Soomaaliyeed oo dhab ah.
@maxamedismacil4785
@maxamedismacil4785 5 жыл бұрын
Cabdi lldaan
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
*Alle Dhamaantood Haubaxriisto*
@omaniyare4031
@omaniyare4031 4 жыл бұрын
IdaaJaa Waa Abwaan Wax badan haya maansha,allaah
@Mudugboy0806
@Mudugboy0806 2 жыл бұрын
Waayaha i haystiyo , Danbiga weelasha ibuuxshay Horay waranwaryadu noogu timid, Waaqladuu yahaye Waxshiga iyo qabuuraha intaad iga wehel yeeshid Eebbow walcada ha igu gubin Waqal cadaabeedka.
@mataanahaahmed429
@mataanahaahmed429 4 жыл бұрын
Abdi gaheer Allah unaxariiso waa nin garxajis ah
@jimcalemohamed5053
@jimcalemohamed5053 2 жыл бұрын
Adunka Dadka Sameynta iyo Xikmad Samyntle ku yesha waa Dadka Migigaa kuso Kor Mizna Dhan iyo Diiin leh 🙋‍♂️ Soo nadiya
@faaraxladane946
@faaraxladane946 6 жыл бұрын
Raage ugaas warfaa waa boqorka gabayagaa soomaliyeed oo dhan raage ugaas waa gabayaga hal-beega iyo khafiiyada u xidhay gabayga abwaan oo dhan baana isku raacay midhka
@MrLaasanod1
@MrLaasanod1 6 жыл бұрын
Faarax Ladane sayidkaa kaga horeeya
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 жыл бұрын
A Daror May Sxb Dadka Wax indha indheya Kuwa Hada Iyo Kuwi Hore. Numbr 1 Raage Ayay Siiyeen
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 6 жыл бұрын
inta taariikhda inoo qoran iyo taynu isku soo gudbinayba waxaa ugu horeeyey raage ugaas iyo ina liibaan jadeer
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
cali jaamac haabiil baa boqorka gabayaaga soomaaliyeed ah
@isakmohamed5132
@isakmohamed5132 6 жыл бұрын
Azl Mcl Hhhhhhh Ninkaa Ayaaba Ka Balaysan Salaan CarabaY. Raagena Waa Boqorka Gabayga
@abdallegurey5592
@abdallegurey5592 5 жыл бұрын
akhira wacane
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 5 ай бұрын
Salaan carabey waa laandheere isaaqa.
@Hamsemostapha
@Hamsemostapha Ай бұрын
Qabilada ay kasoo kala jeedaan abwaanadani Salaan carabey : isaaq/idoor+ habar jeclo Cabdi iidaan : isaaq/idoor + arab +celi arab Raage ugas: darood + ogaden+ reer cabdile Faarax-nur: isaaq/idor+arab +celi arab Abdi gahayr: isaaq/ Garxajis+ ciidagale Cali xusein xirsi:isaaq/ garxajis ama habar-jeclo Idaajaa: daarood / mareexaan Cali dhuux: darood / dhulbahante Qamaan bulxan: darood / ogaaden Somali intii gabyi jirtay waa iidoor iyo darood sida ragba ogyahay Viva darood and idoor 😂
@charmackeismail487
@charmackeismail487 6 жыл бұрын
abwaan
@cabdisamad4294
@cabdisamad4294 6 жыл бұрын
warun baryadu wa Shay xun oo xun oo if. ah
@khadaryuusuf8954
@khadaryuusuf8954 6 жыл бұрын
idaajaa waayo arag aftahan aqoon dheer u leh afka soomaaliga
@siciidcawil8069
@siciidcawil8069 6 жыл бұрын
Siciidcaydiid
@siciidcawil8069
@siciidcawil8069 6 жыл бұрын
Asc
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Meeye kuwii lahaa abwaan idaajaa waa qabali salaan carabay ma daaroodbaa?🤔tuugo qabyaaladu madax martay uma xumidin
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
😂 makaas ayuunbad aragtey wax aan darood ahayn waar meesha rag waa ka wada buuxa ee bal horta dhugo dhageyso dhameyso 😂 cinwaanka ha akhrine .
@najepbile1321
@najepbile1321 6 жыл бұрын
cabdi warsame baanje gahayr abwaan alle ku galaday hibada gabayga
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
aamiin
@hamzeromnce5677
@hamzeromnce5677 6 жыл бұрын
Mchllha abwaanki abwaanada
@Aydaruszhukriclaahi
@Aydaruszhukriclaahi 5 жыл бұрын
Apdy gahyR warzame gezi gezi dhaly Alle haw naxriizTo
@ahmedcity2748
@ahmedcity2748 5 жыл бұрын
Mnchalllh tarikh dheh
@CASKA1212
@CASKA1212 6 жыл бұрын
Somalida Waxa Gabya uun Daarood iyo Isaaq sidaan qabo.
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Abdikeni mahdi wll wad intaad aragtay imisa jirta oo gabyaa ah Inbadan aqri wad arki dontaye inshaaallah
@abyan1351
@abyan1351 6 жыл бұрын
Isxaq Mohamed ok koley iyo koley wll doodi xalmaaha Waxa layiri Fardo lesu hayaa leysuguma faano
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 6 жыл бұрын
Jiir haan ku weynaaday dheh Afar nin oo Afweeyne manhajkii waxbarashada ku daray bey arkeen Gobolada dhexe " mudug" daarood baa gabya hadii lagaa maqlo waa lagugu qosli Car keen faqash gabay 100 beyt gaaraya tiriyay arki meysid Taariikhda hadaad dib ugu noqoto waxaad arki abwaan faarax shuuriye gabayadiisii wax faqasha oo fura la waayay Kulan jurxun Iyo ciidaa ka badan Waxaa la yiri beenaale nin dhintay iyo nin ayuu marqaati u qabsadaa bal eeg Habargidir kelia aan tusaale usoo qaato raga horyaalka gabayga, dhaqanka iyo afka soomaaliga ah Xiligii Umisom ragii Hg gabayada ku difaacayay waxaa ka Mida geele faruu(cayr), saciid gacameey (saleebaan), abshir bacadle (sacad), abwaan guure(cayr) Iyo kuwo kale oon la koobi Karin Marka Soomaalidu dad badan baa gabya la kiin miida Mel baa lagu yaqaan Balse adigu isku taxaluji oo raadi adaa arki doone Waa run rag badan oo isaaqa oo gabya wey jireen balse mudug waxey uga duwantahay baacdheeri waana meesha keliya eed ka heli karto abwaan gabay iyo shirib isku darsaday sida abshir bacadle AUN Raali ahaw walaal hadaan kuu gefay igama mudnide
@NimairaNoah
@NimairaNoah 6 жыл бұрын
Amina sooomali aankuusaxo fardo islajooga layskuma/la'iskuma faano ....... Hadalka odhaahdiisa aad bey ufududahay balse habsamidaa la'is dheeryahay micnahayga waxaan igu kalifay inaan #faalo kabixiyo hadalkaaga. Waa sida wanaagsan eed uhadashay 🇸🇴🇸🇴 somalia hanoolaato
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 6 жыл бұрын
Isxaq Mohamed adeer reer mudug kala xiriir adoo qodabada aad dooda ka qabtid wata anigu indhacadeyn iyo qararac cidlaa waqti uma hayee teedakale dhiigaadune wuu iisoo dhedhemi oo inaan ku arko danu kuugu majirto haddaadan hooyadaa gablan la rabin. Qasab maahan inaad g.dhexe aadid ee dadka u dhashay Hg wax ka weydii illeen doqonu dibir kama dheregtoe. Waa wax la yaqaan arinkaanu.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 567 М.
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 269 #shorts
00:26
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 102 МЛН
Fanaan Bacalwaan muxuu ka yiri Jaceyl u kac iyo Barbar isu tuur
33:17
Sirdoon Tv Intelligence reports
Рет қаралды 175 М.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 510 М.
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 100 М.
Sheekadii Qabaalka ( Radiomuqdisho )
27:35
Sollas Media
Рет қаралды 125 М.
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Tixraac
Рет қаралды 418 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:59:57