Salafku malaha mad'hab gooni u ah Gaalaysiinta iyo Gaalnimada Sh Xassaan

  Рет қаралды 41,687

Qalaafe Media

Qalaafe Media

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@bashirmahmud9536
@bashirmahmud9536 5 жыл бұрын
Sheikh xasaan xuseen ninka somali ugu cilmiga bdn markii fiqhiga laga hadlaayo, allaha cimri dheer siiyo sheikha
@omarabdulaziz9435
@omarabdulaziz9435 6 жыл бұрын
JZkh Sheekh soomaalidna xaqa allaha fahansiiyo
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr Sheekh Xassaan, Ilaahay haku barakeeyo Ummadana haku anfaco dhamaantood
@adamomar670
@adamomar670 6 жыл бұрын
maashaAllah sheikh Hassan waa calim diinta unusrey ilahey miisaankisa kor hakadhiga
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 6 жыл бұрын
Allahummaj calna minas siddiqinn wa minash shuhada wa minas salihinn wa minal muttaqinn. Allahumma Amin.
@xalaalquute3601
@xalaalquute3601 5 жыл бұрын
Alle hku xfdiyo shekh xasaan Xusen abu Salman halku ka xigo ninba ka xigo
@maryanruunxirsi405
@maryanruunxirsi405 4 жыл бұрын
Mansha Allah Allaha ku xafido sh xasaan xuseen aadam
@islamisagiftacceptit5136
@islamisagiftacceptit5136 4 жыл бұрын
Mansha Allah waa qalad Waa Maashaa Allah
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 6 жыл бұрын
Allahummax Fadna Jamicann Wa Jamicil Musliminn Canil Kufr Wash Shirk War Ridda Wan Nifaaq Allahumma Amin.
@faarissoomaali5703
@faarissoomaali5703 6 жыл бұрын
Masha Allah shiikh Allah ku xifdiyo
@Mohammad-mk6or
@Mohammad-mk6or 6 жыл бұрын
Allahumma Inna Nas Alouka Ach Chahada Fi Sabilik. Allahumma Amin.
@omerabdala515
@omerabdala515 6 жыл бұрын
Jazka allhu kheer shekh
@sickballer1995
@sickballer1995 4 жыл бұрын
حفظك الله شيخناونصرالله بك دينه
@sheekhcraxman8997
@sheekhcraxman8997 6 жыл бұрын
الشيخ الإمام محدث القرن أبوسلمان صاحب البحوث النافعة والتحقيقات العلمية تذكرة ابن تيمية وابن القيم حفظه الله
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
aaadoo wayn
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
صاحب ابن تيميه وابن القيم وليس صاحب اهل السنه والجماعه من الاشاعره والماتريديه واهل الحديث
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
صاحب ابن تيميه وابن القيم وليس صاحب اهل السنه والجماعه من الاشاعره والماتريديه واهل الحديث
@الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل
@الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل 4 жыл бұрын
@@mohadaud2887 يا بلا عقل ليس الاشاعرة والماتريدية من اهل السنة بل اهل البدع والخرافات اخزاهم الله
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
ابن تيميه وابن القيم رجلان لهما علم ولكن لهما اخطا كبير جدا في العقيده ولكن ابن عبد الوهاب رجل تكفيري وهو مؤسس حركة الوهابيه الخوارج كما هو المشهور ...انت جاهل من التاريخ الاسلاميه
@wacdihajir9242
@wacdihajir9242 6 жыл бұрын
M.A sheekh xasaan Allaha kudhowro
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr
@abdulweliahmed8832
@abdulweliahmed8832 3 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh Xassaan
@hsndkn1882
@hsndkn1882 6 жыл бұрын
مشا الله....جزاه الله خير
@abdiladiifali8560
@abdiladiifali8560 6 жыл бұрын
ربنا يحفظك ويحميك
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
ماشاءالله صدق الشيح حفظه الله ورعاه جعل الجنة ماواه في قوله كلمّا تكلمت في هذةالمسألة( أعني الكفر والتكفير) كره الطّائفتين وهما .الجفاة--- الإعتصام والجديدية والغلاة---- الخوارج منهم أصحاب محمود عثمان نور. لأنّ كلّ من عارض في هذا المقام كلام الشيخ لا يكون الاّ الطائفتين أنظروا أن لم تصدقوني في مقالاتهم. اللهمّ إهدهم الى صراط المستقيم وبالله التوفيق
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 6 жыл бұрын
DABAGELIS IYO CAYN WAXAA GARAN KARA QOF MIYI KU KORAY.LIKE ME
@ashwinloss6360
@ashwinloss6360 6 жыл бұрын
lkn wadaadkaan muxuu ugajeedaa
@muxumed1283
@muxumed1283 3 жыл бұрын
Allaah haku xifdiyo runtii waa war wanaagsan Mahad sanid
@warfadayur1301
@warfadayur1301 5 жыл бұрын
ilaahy hakaa Abaal mariyo Sheekh, anagana ilaahy hanugu Anfaco
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 6 жыл бұрын
*waatusaale fiican*
@yaxyebashi1961
@yaxyebashi1961 6 жыл бұрын
Mashallh kitabka uushiqa aqrinayo wage culumo alay
@mariaissa7703
@mariaissa7703 6 жыл бұрын
Yaxye Bashi Waa Minhaajka,,,, Kitaabu-riddah,,,,
@al-irshaadmedia7098
@al-irshaadmedia7098 4 жыл бұрын
Asc,Walaalaha Khayrka jecel Chanalka Al:irshaad Waa Chanal Lagu Soo Gudbiyo Muxaadaraad Waaqici ah Fadlan Subscribe Saara. Si'eey idiin Soo Gaarto Faa'idadaas. 👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆🌹
@بشيرمحمدحسينالهذالي
@بشيرمحمدحسينالهذالي 2 күн бұрын
Asc
@nunow2722
@nunow2722 5 жыл бұрын
Nin madhabka la saxsan xabsi ugali ma badna. Xasaan oo kale waa naadir.
@ashwinloss6360
@ashwinloss6360 6 жыл бұрын
يا حسان هذا بهتان عظيم
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Xadithka caanka eh mataqaanid xadithu lariir loo yaqaano...waa xadith saxiix ama xassan eh...kafiiri kutubta axaadithta
@haaruunmacalin8650
@haaruunmacalin8650 2 жыл бұрын
What's funny kuwa shiikh cabdulqadir caabdaya mu.miniin ayay isku qabaan
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
@sabir jama الحمدالله رب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله وآله وصحبه أجمعين أمّا بعد خرجت في محل النزاع كعادتكم أنّا لا أسأل المتلبس الذي فعل الشرك والكفر ثم في نفس الوقت نطق بالشهاتين وصلّى وصام وفعل الخيرات ويسمى العلماء المدتد المنتسب إلى الإسلام وهذا عندنا ليس بمسلم وإن قال لاإله إلاالله وأتى اركان الإسلام إلا أن يتوب إلاالله وسألتك من نطق بالشهادتين أو تى بالشعائر الإسلام ولم تعلم به ما يخالف ذالك مثلا ما رأيت قبل ذالك ولا تعرفه وتشهّد شهادة الخق في أمامك أو صلّى بين يديك ما حكم هذا الشخص عندك ?أمّا قولك أنتم تقولون من نطق بالشهادتين فهو مسلم فهو إستخفاف في دين الرسول لأن الرسول صلى الله عليه وسلم أقبل في كل صنف من أصناف الكفر بالشهاديتن أولا يكتفي الناس فيما يكتفي عن الرسول الله صلّى الله عليه وسلم: ثمّ إعلم إشتراط إسلام المرأ إعلام البراءةخطأ ولم يقل أحد قبلكم لأن بغض الكفر والكافرين في القلب من أصل الإيمان الذي لا يصحّ الإيمان الابه . ولكن إظهار تلك العداوة للكافرين بالجوارح غير موجود في القلب أنها من واجبات الإيمان والإسلام وليس شرطا لصحة الإيما وهي مردّ للقدرة والإستطاعة ودليله مؤمن من آل فرعون الذي يكتم إيمانه وأمر رسول الله صلّى الله عليه وسلم بعض الصحابة أن يكتموا إيمانهم حتى يقدروا على إظهار دينهم إفهم إلى ذالك وبالله التوفيق
@yasiromer9056
@yasiromer9056 4 жыл бұрын
(ايس فيه كلام) عربيتك ياصاحي مكسرة وتحتاج إلى جبيرة
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 5 жыл бұрын
quluubta allaa oge ibni aadam maaha
@ibrahimibrahim867
@ibrahimibrahim867 6 жыл бұрын
Dabagaliska yano shega walalyal
@Nur958
@Nur958 6 жыл бұрын
Boy Ibrahim dabagalis waa marka dameeraha ama xoolaha lararo xargiga dabada looga xiro oo rarka lagula celiyo
@bulxandahir734
@bulxandahir734 5 жыл бұрын
Boy Ibrahim bayda iyo dabagalisku wa awrka aya lagu xidha si una rarka u tuurin bayduna wa xadhiga caloosha loosoomariyo awrka labadaba haday go aan awrkasi rarka wa tuuraya sh xassan wa nin afsomaliga aad u yaqana xigmad badan odan kucajidaynin casharadiisa Mansha alah
@shaashshah2707
@shaashshah2707 Жыл бұрын
Sax
@shaashshah2707
@shaashshah2707 Жыл бұрын
Imamu shafici 3da kale midkasta wuu usaxay isagoo diidaya khilaaf .saasuna dadku ugu badanyihiin inu sax yahay.
@ashwinloss6360
@ashwinloss6360 6 жыл бұрын
kkkk
@acazaam
@acazaam 5 жыл бұрын
cilmigaan tagfiir sow udhibaayo maba udhibin wali jufaada
@somalisomali5161
@somalisomali5161 6 жыл бұрын
Nimankiima la salafaynay ilaahay naarta ha ku fogeeyo. Xaramkii fadareeye. Oo wadankii dil qarax iyo gaal baa tahay oo kun qof lagu dilo zoobe lagu qarxiyo oo waliba jano lagu raadsho. Xajkii idiin nacnay Dalkii naga eride. Diintii waa ku fasteen. War walaalow dadka wax u reeba. Kuwa saadicuin la dhahana waa soo bireen. War xagaa loo socdaa
@abdullahiosman9856
@abdullahiosman9856 6 жыл бұрын
Xayaysika badan inaga daa ninyahow
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Qolyahaa takfiirka iyo khawarijta iyo wahabiyada yaa horta kudeereya....wahaabiyada wax takfiir ugudeereya taarikhdha islaamka weli sooma Marin...hataa khawarijta hore iyo takfiirka
@islamisagiftacceptit5136
@islamisagiftacceptit5136 4 жыл бұрын
2much ad = 👎
@kaltunsheikhali8218
@kaltunsheikhali8218 6 жыл бұрын
لكل اهل عصر مجنون ومجنون هذا العصر حسان حسين
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 6 жыл бұрын
Bilcaan raga maageysana maxey tahay shaqadiina Ku ekaada
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 5 жыл бұрын
Bilcaan wareersan
@abshirabdilaahi2486
@abshirabdilaahi2486 5 жыл бұрын
Lkn wlle bilcaamaha looma jawaabo
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 5 жыл бұрын
Kaltun Sheikh Ali Naa kijada ku ekow hawlahaan faraha hala soo galin shaqadaada qabao naag yahay Hhhhhhhh
@gumaysidiid1727
@gumaysidiid1727 5 жыл бұрын
abshir Abdilaahi wllhy waa runtaa wllo
@sidiiqyare9618
@sidiiqyare9618 6 жыл бұрын
Waaar iskatoobadkeen
@naxariismedia9095
@naxariismedia9095 5 жыл бұрын
Sakaraad
@ubaxxajiibrahim9259
@ubaxxajiibrahim9259 4 жыл бұрын
Dadka uu Xassaan sheikha u yahay alle ha idiin Sahlo halis baa kujirtan Xaqiiqatan
@maansame4877
@maansame4877 4 жыл бұрын
Sabab maxaa ku tiri sidaa waa kan xaqa u cadeynaye mase xaqaa ku dhibi
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Madhabkiisa hadii LA fiiriyo asaga wuxuu noqonaa gaaal weyn
@maansame4877
@maansame4877 4 жыл бұрын
@@mohadaud2887 madhab gaara uu heesto ma arag ani lkn waxaan hubaa inuu yahy caalimka casrigan ee sida geesinimada leh u cadeeya xaqa iyo xaqiiqada taagan
@ubaxxajiibrahim9259
@ubaxxajiibrahim9259 4 жыл бұрын
@@maansame4877 Xaqa uu sheegayaa ma Gaalaysiintaa Aan loo Aabo Yeelin baa Mise wax kaluu hayaa?
@maansame4877
@maansame4877 4 жыл бұрын
@@ubaxxajiibrahim9259 Cidii gaalnimo ku dhacdaa waa la sheegayaa Diintu xadbey leedahy Inaa muslima ahy dhahdo waxaa doonto iska sameyso macquul ma aha Ee intaa culimada afkada ku taagin waxbaro
@shiikhmaxamed4050
@shiikhmaxamed4050 2 жыл бұрын
هذا الرجل فيه نوع من التعجل والتسرع الی مسالة التکفير والغلو وذهب واختار الی اراء الغلاة والخوارج امثال سيد الامام عبدالقادر عبد العزيز وشکر مصطفی وکذلک انه لا يری الموانع والشروط المقررة في مذهب اهل السنة والجماعة وهذا يذل انه اعني حسان اتبع مذهب الخوارج والغلاة وليس له المام خاص ومعرفة تامة في هذا الباب باب الاسماء والاحکام فتری يقرر اصلا ثم ينقض مرة اخری اذن انه متناقض ومضطرب في باب الکفر والايمان نسال الله ان يهديه الی صراط المستقيم ۔راجع ردود شيخ محمود شبلي علی حسان حسين
@ashwinloss6360
@ashwinloss6360 6 жыл бұрын
kani wuxuu marayaa meelaan hortiisba cidimarin war gaala raac oo ku adkeyso ama muslimiinta sooraac
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
Kaalada iyo muslimka soo kalabaro dabaderdna cid wax u til maam yaa khaarigi takfiiri jaahil ah hadaad diin leedahay adoon kulamida aaraadiisa hadalka ale cwl iyi kiinabiga scw kamaad raacdeen
@ahmedkoronto6168
@ahmedkoronto6168 6 жыл бұрын
Mashaa Allah shiikheena allah xifdiyo Aduun iyo Aakhiraba waxuuna kahadlay wax sax ah oo jira lkn waxaan layaabanahay xayawaankaan
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
@@ahmedkoronto6168 halayaabin walaal waa qoom lumay kaal iyo muslin kalagaran mayaan hadana waa isla saxanyihiin xasuuso aayaadka alaah أَفَحَسِبَ الَّذِينَ كَفَرُوا أَن يَتَّخِذُوا عِبَادِي مِن دُونِي أَوْلِيَاءَ ۚ إِنَّا أَعْتَدْنَا جَهَنَّمَ لِلْكَافِرِينَ نُزُلًا (102) قُلْ هَلْ نُنَبِّئُكُم بِالْأَخْسَرِينَ أَعْمَالًا (103) الَّذِينَ ضَلَّ سَعْيُهُمْ فِي الْحَيَاةِ الدُّنْيَا وَهُمْ يَحْسَبُونَ أَنَّهُمْ يُحْسِنُونَ صُنْعًا (104) أُولَٰئِكَ الَّذِينَ كَفَرُوا بِآيَاتِ رَبِّهِمْ وَلِقَائِهِ فَحَبِطَتْ أَعْمَالُهُمْ فَلَا نُقِيمُ لَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ وَزْنًا (105) ذَٰلِكَ جَزَاؤُهُمْ جَهَنَّمُ بِمَا كَفَرُوا وَاتَّخَذُوا آيَاتِي وَرُسُلِي هُزُوًا (106)
@a.yousufmohamed510
@a.yousufmohamed510 6 жыл бұрын
sh xassaan alle ha xifyiyo
@ashwinloss6360
@ashwinloss6360 6 жыл бұрын
ومن يهن الله فماله ممكرم
@sabirjama6541
@sabirjama6541 6 жыл бұрын
ما زال هذا رجل اعنئ (حسان ) تلبس في هذا الدين، لانه اشترظ وقوع الكفر بقصد المحض و اختيار ؟؟!! ، سبحان الله ، هذا الشرظ لا يواجب الا مسلم ،لان من ثبت ايمانه بيقين لا يزال ايمانه بشك، لابد بتثبت من امور ( كا انكار بعص صفات الله قد يعلم خاصة الناس ومن سب الله بشدة فرح)، من هذه اصناف هم الذين يثبت ايمانهم بعد السوءل..هل يقصد....هل يكره هل اخظ... ادن اما من وقع بكفر و شرك بالله يحكم بكفره سوا يزعم انه مسلم ام لا ،ودليل قول الله تعالئ ( وما اظن الساعة قائمة ولئن رددت الي ربي لاءجدن خير منها منقلبا. قال له صاحبه وهو يحاوره اكفرة بالذئ خلقك من تراب ثم من نظفة ثم سواك رجلا ). رجل يحكم صاحبه بكفر ، لا يسال هل قصد بكفر ، وهل استكره ؟؟!!. يا شيخ دع عن الالتباس و ضع النصوص في مكانها.
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
نحن لا نفهم كلامك ولانفهم من أبيت ومن رضيت وضحّ كلامك
@sabirjama6541
@sabirjama6541 6 жыл бұрын
@@somaliweyn3478 وان لم تفهم كلامى ؟؟!! انا من يرضي شيخ محمود نور ، هو شيخى و مرشدى.
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
@@sabirjama6541 إذن صحّح عبارتك لكي نفهم مراتك ونجيب بعد ذالك
@sabirjama6541
@sabirjama6541 6 жыл бұрын
@@somaliweyn3478 اذا ارادة ان اصحح عبارتي فاقول ( من فعل او قال او قصد ما اطلق في الشريعة الله كفر بالله او ردة او شرك ، فن حكم انه كفر بالله ، لان كل صفة لها موصوف ، ولا يبحث له معدورات مثل هل قصد قضية كفر ، وهل يختار كفر ؟؟!! وهل ..... وهل...... ودليل ا لاءية سابق قول الله تعالى في سورة الكهف ( . . . .. اكفرة بالذى خلق من تراب ثم من نظفة ثم سواك رجل )، رجل يحكم صاحبه بكفر بغير العدر ، وكدلك باقي اصول الايمان ست ، اما من كان مسلم لله فقصد كفر او فعل او كلم بكلمة الكفر ، فبينة بعد دالك انه لم يقصد الكفر، انه لم يكفر باختياره ، ادن لا يحكم بكفره. فلابد ان نضع النصوص مكانها ، ولا نلتبس الناس بدينهم،.
@somaliweyn3478
@somaliweyn3478 6 жыл бұрын
@@sabirjama6541 نعم أفهم مرادك ولكن قبل كل شيئ إفهم كلام الشيخ ثمّ عارض كلامه لا يقول الشيخ يبحث الشروط وبيّن نفس الدرس أنّ الشروط يكتفى أصل الشخص ﻻنّ الناس أصلهم القصد والإختيار إلا أن يعلم خلاف ذالك مثلا إذاسبّ المكلف الله عزّ وجلّ يكفر مباشرة ولايبحث هل قصد أو إختار لأن المانع يؤثر الحكم عند وحوده لا عند إحتماله وإذا تريد أن تعلم الشخص الصلاة مثلا قلت الصلاة له شروط كدا ولكن اذا تريد أن تصليّ مع أحد لا تقول أتوضأ أم لا لأنّ الأصل في الناس أن يتوضئوا إذأرادوا أن يصلوا إلا أن تعلم أن هذا الشخص لا وضوء فيه وبينّ الشيخ حفطه الله في دروسه ورسالاتة ومقاله على ذالك وإذا تريد أرسل عليك ولا يكون شيخنا مثل شيخكم يكفر الناس بالظنون والتقديرات سألناكم مرارا أيّ سبب تكفّرون الشخص أظهر الإسلام ولم تعلموا خلاف ذالك وفررتم البراءة التي عصر عليكم ضبطها فإن كان عندك تفاصيل المسألة فمرحبا وبالله التوفيق
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
Qolyahaa takfiirka iyo khawarijta iyo wahabiyada yaa horta kudeereya....wahaabiyada wax takfiir ugudeereya taarikhdha islaamka weli sooma Marin...hataa khawarijta hore iyo takfiirka
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
@@Abdirahmanwanqal khaarij mecnihiisa muxuu yahy.....ruux muslimiinta gooni ugu baxay oo takfiiriyey....miyeeyna sugneen ibn abduwahaab in uu yiri aniga hortey wax towxiid fahmay maba jiro....wixii aniga hortey joogay mushrikiin ayay ahaayeen......aawi culimadha islamka....asaga ma wahyi baa kusoo dagay......waxaa kale uu rumeysna laga soo bilaaba qarnigi afaraad ila qarnigii sadex iyo tobnaad oo ibn abdulwahaab in muslimiinta aay gaalo ahaayeen.......kan xasaan eh oo AF kiisa kusheegaya ayaan kuu keeni karaa walaal.......10 qarni muslimiinta gaalo waaye hadaay takfiir eheen takfiir ama khawarij maba jirto
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
@@Abdirahmanwanqal suufiyo maxaa la yirahdhaa walaal......waayo Sufism( tasawuf) waa cilmi culuumta islamka kamid eh...waa adhoo qof ugu yeeray hadith ama fiqhi mana dici karto......alhu tasawuf waa dadka dinta ugu raacid ogaalka badhan walaal...waxay ubadhan yihiin owliyadha alle......ama caqiida Marka la yirahdho waa ahlusuna wal jamaaca.waxay waa faqsanyihiin jamhuurta ahlil cilmigaa...Marka adhiga suufiyo maxaa kawadaa?
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
@@Abdirahmanwanqal weligeey maanan maqlin....rasulka waan maqlay oo lagu xad gudbay oo kuwoo suufiyo ka mid eh deheen nuur ayaa la ga abuuray meeshi Oran lahaayen asaga ayaa nur ahaa oo alle nur kadigay.....halka wahaabiyo aay kasii dareen oo deheen rasulka injir buu lahaa...istag buu kukaaji....tani waa kufri iyo gaalnimo
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
@@Abdirahmanwanqal in wax la baryo waa gaalnimo...laakin waxaa sugan oo rasulka dadka baray in tawasul lasameeyo oo eh in rasulka ama dadka owliyadha eh oo allah udaw ayago sharaftoodha allah wax lagu weydiisto...hataa hadaad looyeerto waa un Allah wax noo weydii adhaa Allah kujeclyahy sidhii roob okale...dadka wanaagsan Marka aad xusto raxmad alle ayaa soo dakto.....culimadha islamka oo Dan waa qabaan in ta aan kueheen ibn taymiya iyo ibn abdulwahaab iyo intaa wahabiyadha eh oo racsaan
@mohadaud2887
@mohadaud2887 4 жыл бұрын
@@Abdirahmanwanqal war ileen balaayo badhanaa oo sidhee looga digay?ma ziyaaradha owliyadha aad kawadaa...illen ziyaaradha waa banaan tahy rasulka ayaa sameey ee
Towxiidka ku dhag Shirkiga iyo Wadaadxume iska ilaali Sh Xassaan
23:22
Q 7 aad Iftiiminta Arimaha qaar ee Kusaabsan Gaalnimada (التنوير لبعض مسائل التكفير) Sh Xassaan
1:18:32
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 1,5 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,9 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
D03 Minhaaj Al Mutacalim Sh Xassaan
1:04:11
Daarul Xadiith
Рет қаралды 4,3 М.
MINHAAJ MUQADDIMADA 1AAD SH MAXAMUD SHIBLI
54:51
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 51 М.
Gaalnimada Ictisaam Iyo Jadiidiyo An Loga Horeynin Wax Qabana Jirin Sh Xassaan Abu Salmaan
24:56
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 6 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 239 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 77 МЛН