Allahu Akbar waa 5 Qiso oo yaableh || WAALIDKA || Sh Abdirashid Sh Ali Suufi

  Рет қаралды 434,876

Salafmedia

Salafmedia

5 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 302
@jamaabdule800
@jamaabdule800 5 жыл бұрын
Wallahi wa cajiib nin an waligi walidkis hadal ku celin
@abdinaasirm6060
@abdinaasirm6060 5 жыл бұрын
Aniga waxaa ila cajab badneed wlh la ilmen rabay gabdhi rer maser e hoyaded doratay Sidaas dartedna Illahey u badbadiyay cunigeda. Illahey wa naxariiste 😍😍😍😍😍
@faadumosacid3583
@faadumosacid3583 Жыл бұрын
No5 duqdii waayeesha ahayd ee ilmaheedu ka iib sadeen inay u yimaadaan. سبحان الله
@hamzamussa43
@hamzamussa43 4 жыл бұрын
Masha Allah akhii
@barwaaqobilkheyr5653
@barwaaqobilkheyr5653 5 жыл бұрын
Ilaahayoow rabbiyoow noo fududee inaan waalidkeenna ka duceysanno🤲🌹❤🌺❤🌹🤲ilaahayoow aabahay jannadaada ku arzuq hooyadayna rabbiyoow aduunyada farxad ku noolee aakhirana raxmaanoow jannadaada gee yaa allaah🤲🌹❤🤲🌺🤲ilaahayoow rabbiyoow adaa raxmaanahe ii fududee inaan hooyaday ka duceysto iiguna naxariiso u baarri noqoshaheeda aamiin yaa allaah🤲🌹❤🌺🤲
@bushaaroabdi6084
@bushaaroabdi6084 5 жыл бұрын
illaahayoow dhamaan waalidkeen aakhiro iyo aduunkaba nooo barakeee intiii dhimatayna noogu naxariiso
@yusraabdala1135
@yusraabdala1135 3 жыл бұрын
Masha allh ilaheyow walidkena unaxariiso aduun iyo akhiro anagana alaha naga dhigo kuwii ka ducesto
@abdijama7904
@abdijama7904 4 жыл бұрын
Ajar iyo xasanad haka siiyo sh abdirahsid . Ilahay walidinta nol ugargar walidinta dintey na ilahay ha unxaristo.
@mohamoudaliaden9544
@mohamoudaliaden9544 4 жыл бұрын
Sheekhi reer madiina een waligii hooyadii hadal ku celin😢😭
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 5 жыл бұрын
walhi markan is barbardhigo ninkaas waxan daremayaa inaan walid caasi ahay subxanalh alow walidkeen u danbi dhaaf anagana xaqa nagu hanuuni aamiin yarabi
@aminaabdikariin1450
@aminaabdikariin1450 5 жыл бұрын
صلو علي حبيب الله محمد صلي الله عليه وسلم
@mohamedhussein1781
@mohamedhussein1781 5 жыл бұрын
اين أنتي حبيب
@abdullaahiabdi291
@abdullaahiabdi291 5 жыл бұрын
masha allhfadiilatu sheekh jazakallah hu qayr
@ruwedoahmed3008
@ruwedoahmed3008 5 жыл бұрын
gewadha ka dorate walidked uwadkeda ee 9 bilod calosha kuso side masha allah eyadana sida oo kale aya calosha logu so qade subxana allah runti ma maqlin qiso ka cajiib badan.
@umufahadkanal9006
@umufahadkanal9006 3 жыл бұрын
Masha allah hurumar wacan guuleyso waan kuu saray adna iisaar
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 5 жыл бұрын
Sheikh cabdi rashid ilahow qarniyo badan kuwa kula mida nasiiii
@hashimabdi9997
@hashimabdi9997 4 жыл бұрын
Masha allah illah ajir iyo xasanaad badan hakaa siiyo anaga kuwii ku cml fala alle hanaga yeelo
@naimayasin5539
@naimayasin5539 5 жыл бұрын
masha allah sh cabdi rashiid adbankaga fa idna wan kuxiseyaa adiga iyo 4 culuma allow idiinfududey qeyrka adfafibeysaan insha allah
@axmedcalixaashi8879
@axmedcalixaashi8879 5 жыл бұрын
Jazakallaahu qayr shiikheena shiikh C/rashiid 😍😍😍
@Queen8Qurux
@Queen8Qurux 5 жыл бұрын
Qisada 2aad igula yab badned Gabadhii reer masar ee hooyadeed kadooratay cunugeedii subxanallah
@sadiyohassan3612
@sadiyohassan3612 5 жыл бұрын
Jazaakalaahu kheyr jazaa sheekhana carabkaaga iyocilmigaaga ilaahay habarakeeyo anaga alle hanaga dhigo kuwa aan waaridkood qabrigaku ilaawin adinkanaiigu soo duceeya hooyaday aabahay in ilaahay janatul firdawsa ugu deeqo walaalahay musliimta ah aamiin ii dhaha
@bulbul8789
@bulbul8789 4 жыл бұрын
اللهم اغفر وأمهاتنا وأدخلهم فروس الأعلي قولوا آمين يا رب
@simonkash6571
@simonkash6571 2 жыл бұрын
I know it's quite randomly asking but does anyone know of a good website to watch new series online ?
@malachibraydon5360
@malachibraydon5360 2 жыл бұрын
@Simon Kash Ehh lately I have been using flixportal. you can find it through google :D -malachi
@simonkash6571
@simonkash6571 2 жыл бұрын
@Malachi Braydon thanks, I signed up and it seems like they got a lot of movies there :D I really appreciate it!!
@malachibraydon5360
@malachibraydon5360 2 жыл бұрын
@Simon Kash You are welcome =)
@fartuunfilsanchannel7737
@fartuunfilsanchannel7737 2 жыл бұрын
@@simonkash6571 oiii8oooioooo ioiiooooioioioioioooiioooiiiiíoiooi
@nimanima1433
@nimanima1433 4 жыл бұрын
Mashaa allah
@haaruunmacruuf7292
@haaruunmacruuf7292 4 жыл бұрын
Masha Allah
@wali6451
@wali6451 5 жыл бұрын
Allow baari iga dhig o igu hanuuni axsaan falkoooda ya rabi calamiiin
@ibtisaamcumar9068
@ibtisaamcumar9068 5 жыл бұрын
Allhu akbar allow xaqa walidka nawafaji hooyo allow janada uku naxariso
@ashamuhammad1982
@ashamuhammad1982 5 жыл бұрын
Allah swt ajar iyo xasanaad hakaa siiyo Allah swt hanaga dhigo kuwa waalidka u baari nimo sameeyo
@ahassan1205
@ahassan1205 5 жыл бұрын
Qofka aan adduunka ugu jecelahy waa hooyaday salaad walbana sujuuda waan kuugu duceeya hooyo ilaahy nabad qab ha isku keen tuso waan kuu xiisay in badan.
@mohaali4652
@mohaali4652 5 жыл бұрын
Aabo ma lihid miyaa maxaad ku ilowday sow waalid kuuma aha labaduba
@ahassan1205
@ahassan1205 5 жыл бұрын
Moha Ali waan leeyhy carrabkaaga toosi, wuu geeriyooday waanan jeclahy, lkin iminka hooyady ayaa nool aan ka fogahay in badan aanan arkin oo aan u xiisay.
@canabtooxyare5373
@canabtooxyare5373 5 жыл бұрын
Hoyo day waa wadnahaygi ilahai canda Aku galiyo hoyo
@abdiqani7407
@abdiqani7407 5 жыл бұрын
@@ahassan1205 sry. Allah aabaha janada hakawaraabiyo. Hooyadha na Allah hakuu deeysto
@ahassan1205
@ahassan1205 5 жыл бұрын
abdi qani amin wll adna iyo waalidka allah ha idin barakeeyo.
@udgoonmahamd8704
@udgoonmahamd8704 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu kheyr shekh
@ummuharuun5397
@ummuharuun5397 5 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر. سبحان الله
@rageaden5702
@rageaden5702 5 жыл бұрын
Masha allah and jazakallah khaydh shiikh A rashiid A suufi
@nadadiriye608
@nadadiriye608 4 жыл бұрын
Wlhi ilaayhaab ku dhaaranayaaaye iima kala dhacaan qisooyinku alle hayka abaal mariyo wllalahy 🤲
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 5 жыл бұрын
Mash.Allah sheekh jasakallahu khayr Sh Alle Barinimada waalidkayo janada Alle hanagu geliyo
@yahyeabdullahi5864
@yahyeabdullahi5864 5 жыл бұрын
Gabadhi masaarida ahayd وماتوفيقي الابالله.ilaahay baa waafajiyay
@xabiboxilkas9709
@xabiboxilkas9709 5 жыл бұрын
Allaahu Akbar ,ilahayow unaxariso adun Iya aqiraba hooyo mcn Iya abe mcn
@seidlamer2161
@seidlamer2161 5 жыл бұрын
Jazakummullah sheikh. Waa qisooyin aad I wanaagsan. Ilahay kuwi waalidkood u naxarista hanaga yeelo Aamin.
@maceeymaow9551
@maceeymaow9551 5 жыл бұрын
Allow hooyoyinkena ugu bisharey janatul firdows yaa rabbi🙏🙏🙏
@abdisalamabdirahman5718
@abdisalamabdirahman5718 5 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@abdirashidhassan4392
@abdirashidhassan4392 5 жыл бұрын
Amiin yaaAllah
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@luulmacalin8348
@luulmacalin8348 5 жыл бұрын
maceey ma'ow aaaaaamiin yaa allaahy
@ruweydahruweydah8048
@ruweydahruweydah8048 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaarabi
@xuralaciinabdi369
@xuralaciinabdi369 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا. يا شيخنا
@nasracadee3812
@nasracadee3812 5 жыл бұрын
mn sha Allah shiikh cabdirshiid Cali suufi
@nuuriyamohamed7935
@nuuriyamohamed7935 5 жыл бұрын
alahkuxifidiyo alah barakeeyo inshaallaah jazakalaahu kheyr
@saidamohamud224
@saidamohamud224 5 жыл бұрын
Jazakallaahu qayran
@adoontiialle2484
@adoontiialle2484 5 жыл бұрын
Illhay hooyoyinka mekastay joogan ya Allh ugargar janatul farawsna gee dhamntod
@mustafhaashim740
@mustafhaashim740 5 жыл бұрын
رب اغفرلي ولولدى وارحمهما كما ربيا ني صغيرا
@fatiman2077
@fatiman2077 5 жыл бұрын
Mansha Alaah yaa sheekh,ilaahay ha ku barakeeyo.
@halimaosman961
@halimaosman961 5 жыл бұрын
ManshaALLAH ilaahow waalidointeen u danbi oo fardowsal aclaa hoygooda ka yeel aamiin ya ALLAH
@abdirahmanismailyussuf2925
@abdirahmanismailyussuf2925 5 жыл бұрын
J *l look y bhjjj Ml 9bhy 6lfv hmmm NBC NJ bbby NJ jhhjj9. Xf
@fardowsahussein4731
@fardowsahussein4731 5 жыл бұрын
Manshallah ilahay haku barakeyo ilahay Daryl ayan u jecelahy sheikha 💎
@faizacaaqil4507
@faizacaaqil4507 5 жыл бұрын
Jazaka ALLAH kheyra
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 2 жыл бұрын
SHIIKHOW DUCO BADAN QAADO HAL MAR NOO IMOOW. DEGMADA EYL. SH ABDIRASHID ALI WAA LA YAABIN DEG. EYL. .......
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 жыл бұрын
ilaahayow walidkeen u naxariiso abahay macan oo an aad u jeclaa ayaa iga geeriyooday igu soo duceeya walaalayaal
@mohamedhaile599
@mohamedhaile599 5 жыл бұрын
Maryan Hassan ilaahay aabe ha unaxariisto iyo dhaman umada islaamka.
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 5 жыл бұрын
@@mohamedhaile599 aamiin shukran baaraka alaah
@fadma638
@fadma638 5 жыл бұрын
Subxaanullah Rabiyoow docodooda inoo aqbal, intii waalidiintooda geeriyootayna jannadii fordowsa ka waraabi🙏🏼
@Mustafyara
@Mustafyara 5 жыл бұрын
Ya allah walidkeyn u naxriiso ya allah 😢😭
@foziaabdallah5210
@foziaabdallah5210 5 жыл бұрын
Ya Allah walidkena qatimadha usug
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 5 жыл бұрын
Mashallah Sheekh Abdirashid Allah ha ku xafido Jizaakallah kher
@xabibayxasan7783
@xabibayxasan7783 4 жыл бұрын
Aamin
@abdirahmaanuur5247
@abdirahmaanuur5247 5 жыл бұрын
allow hooyo jirkeda narta ka xuurey allahuma aamiin ❤❤💑💑💑
@nuuriyamohamed7935
@nuuriyamohamed7935 5 жыл бұрын
mashaallaah mashaallaahmashaallaah sheekh cabdirashiid calisuufi salaamayaa sheikh
@mohamedsuleymanyasiin2347
@mohamedsuleymanyasiin2347 5 жыл бұрын
جزاك الله خير احبك في الله
@mustafhaashim740
@mustafhaashim740 5 жыл бұрын
Ilaahow mininka janada ka dhig hooyo macn aaamiin
@shukriaden9463
@shukriaden9463 5 жыл бұрын
Masha allaah illahaw nagudar kuwii ku gala janada sababta waalidkood asmiin
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 5 жыл бұрын
Khayr allaah ha ku siiyo
@abdihamiidabukar2336
@abdihamiidabukar2336 4 жыл бұрын
Aamiin wll ❤🤲
@abdukadirhashi3748
@abdukadirhashi3748 3 жыл бұрын
Mashaa alaah
@farahyare9049
@farahyare9049 4 жыл бұрын
Jazakalah sheqhey
@carafadsiciid3819
@carafadsiciid3819 5 жыл бұрын
masha allh
@sacdiyajeylani7458
@sacdiyajeylani7458 5 жыл бұрын
masha allah inshaa allah barakalaah
@rayannejanogasho7214
@rayannejanogasho7214 5 жыл бұрын
Masha'ALLAh TabarakALLAH JazakaALLAHU Khaiyral Jaza Sheikhuna FadiL Sheikh AbdiRashid Sheikh ALi Sufi Axadistada & Qisaska ad uso qadatid wan ka heLa ... Thanks Million & Tillion & Billion mara ... و قال آلله عزا و جلا :" و قضى ربك ألا تعبدو إلا إياه و بالوالدين إحسان إما يبلغنا عندك الكبرو أحدهما أو كلاهما فلا تقول لهما أف ولا تنهرهما وقول لهما قولا كريما ... وخفض لهما جناح ذل من رحمة وقول ربي إرحمهما كما ربياني صغيرة "
@godisgodis1137
@godisgodis1137 5 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabi
@mohamedAhmed-iz8dn
@mohamedAhmed-iz8dn 5 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAHU AKBAR
@nuurtofaarax2188
@nuurtofaarax2188 5 жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedsiciidfahiye
@maxamedsiciidfahiye 5 жыл бұрын
sheekh c/rashiid sheekh cali.suufi ilaahay caqliga iyo cilmigaba ha u barakeeyo aamim
@ruwaydaabdihakim7539
@ruwaydaabdihakim7539 5 жыл бұрын
Masha Allah allow nawaafaji ixsaanka walidiintanada
@rahamasalah786
@rahamasalah786 5 жыл бұрын
masha alah muxadarada xigmadleh alah haku barakeyo jasadada janadanatuul fardowso alah ha ka dhiigoo amiin yarabi
@sahrayusuf665
@sahrayusuf665 5 жыл бұрын
Allah cimrigaga hadheereyo hooyadayna qabrigeeda Allah ha u nuuro
@Nofeero
@Nofeero 2 жыл бұрын
wlh mar kasta aan dhagesto muxadaran waan iska ilmeeyaaa
@abdinajiibidriis3921
@abdinajiibidriis3921 2 жыл бұрын
masha allh hooya iyo aabe
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 жыл бұрын
Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah caafiyo
@sihamcadced2296
@sihamcadced2296 5 жыл бұрын
Subxan allh illhey xaqa hana wafajiyo
@mohamedcawil9849
@mohamedcawil9849 5 жыл бұрын
Ilaahow kuwii waalidkood u baari fala naga yeel yaa rabiiiii
@safiyaadem7330
@safiyaadem7330 5 жыл бұрын
Jazaka Allah khayr sheekh, Allah haa Naga dhigo kuwa
@Khadra933
@Khadra933 5 жыл бұрын
Jizakallaah u. Kheyr. Sheekhunaa
@sahromohamud1549
@sahromohamud1549 5 жыл бұрын
asc masha allah
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647
@ninwanaagsaniyoxaaswanasan1647 5 жыл бұрын
Jazakallah sh
@samiirbiixi1100
@samiirbiixi1100 5 жыл бұрын
Alle ha udanbi dhaafo mamo and father😘
@muna229
@muna229 5 жыл бұрын
ilhay cadabta haka xorooyo sheikh ilhay ban kaga bar yaah amin
@Misk_M
@Misk_M 5 жыл бұрын
Allahu akbar
@sahrayusuf665
@sahrayusuf665 5 жыл бұрын
Sheikh illaahay haku xafido
@xaliimomaxamed8301
@xaliimomaxamed8301 5 жыл бұрын
Masha allah illahey waxan kabaryaya inu waalidkena janatulfirdoz kuwa martiqadka kuleh inu illahey kadhigo amiiin insha allah
@haliimomuse6662
@haliimomuse6662 5 жыл бұрын
wlhy waa qisooyin cajiib ah jasakalaahumaa khayr sh. abdirashid ilaahay hanaga dhigo kuwii ku camalfala
@haliimomuse6662
@haliimomuse6662 5 жыл бұрын
ilaahoow hanadilin anigoo walidiintay u baarinimo samaynin yaa rabil caalaamiiin
@fowsiyasayidahmed4939
@fowsiyasayidahmed4939 5 жыл бұрын
Jazzaka allah shiiq
@maxamedcabdillahiumar2658
@maxamedcabdillahiumar2658 5 жыл бұрын
jazakalah sheikh alle haku dhawro
@hamdababy6320
@hamdababy6320 5 жыл бұрын
Ilhow waalidkeena udanbi dhaaf waan ilmeeyi qisooyin cajiib ah mid walbo way itaawatey ilhow xafid walidiin Teena amiiin
@ruweydahruweydah8048
@ruweydahruweydah8048 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaarabi
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 5 жыл бұрын
illaahow adaa waaxidu axadee yaa arxama raaximiin illaahow nagu hanuuni inaan waalidkeena baari unoqono aan ka duceysano
@abdallabro11
@abdallabro11 5 жыл бұрын
Aaamin ya Allah
@ikranabdullahi5536
@ikranabdullahi5536 5 жыл бұрын
Aminn
@salafusaalixchannel
@salafusaalixchannel 5 жыл бұрын
masha allah alle haku barakeeyo shiiq
@faadomonuur8668
@faadomonuur8668 5 жыл бұрын
Masha allah
@raxmoladan3980
@raxmoladan3980 5 жыл бұрын
Wa qisoyin kudayasho wada mudan alow ina astur
@raxmoladan3980
@raxmoladan3980 5 жыл бұрын
Masha allah jazakalaah sheq
@rayannejanogasho7214
@rayannejanogasho7214 5 жыл бұрын
Masha'ALLAH TabarakALLAH ILLAHAYOW Sheikhaso kale iyo kasi fcn iga dhig insha'ALLAH
@sawdasomaliysomaaliya7666
@sawdasomaliysomaaliya7666 5 жыл бұрын
Masha allh
@mohamedaliyahye2660
@mohamedaliyahye2660 3 жыл бұрын
Masha allah haku barakeyo
@madinahajihussen2296
@madinahajihussen2296 5 жыл бұрын
Masha Allah masha Allah
@f.n6491
@f.n6491 5 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah
@hayra127
@hayra127 5 жыл бұрын
Ajarakalaah sheekh
@deeqocadarnadiifo8534
@deeqocadarnadiifo8534 5 жыл бұрын
mashaalah alxamdulilah
@umeynajeylaanimuqtaar6008
@umeynajeylaanimuqtaar6008 5 жыл бұрын
Masha Allaaaaaaah Allaw Walidiinteeena Janadada Ka Waraabi Yaaaa Allaaaaah❤❤
@ruweydahruweydah8048
@ruweydahruweydah8048 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaarabi
@abdifitaahguudey8012
@abdifitaahguudey8012 5 жыл бұрын
nice
@Bbsmith-vo8rx
@Bbsmith-vo8rx 5 жыл бұрын
Jizkalahu khayr
@abdiraxmanmacalimxasan5990
@abdiraxmanmacalimxasan5990 5 жыл бұрын
maasha allah allaha ku xafido sheekh c/rashiid cali suufi
@yaareenyaareen3799
@yaareenyaareen3799 5 жыл бұрын
Aamiin yaa allaah
ALLAAH OO LA WEEYNEEYO II SH ABDIRASHID SH ALI SUUFI
1:10:57
Salafmedia
Рет қаралды 137 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
QISO CAJIIB AH  BOQORKII SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
33:27
Xasilooni Media
Рет қаралды 101 М.
Sualo diini ah sh umal
16:20
English Quiz Mastery (EQM)
Рет қаралды 869
Towbada wanaagsan ┇►Sh Abdirashid sh Ali Sufi
35:20
Salafmedia
Рет қаралды 121 М.
Samafalka Waalidka Iyo Qisooyin Cajiib Ah || Sh Mustafe Xaaji Ismail
1:01:01
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 87 МЛН