No video

Saalo iyo Jawaabo Q 10 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 72,608

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 73
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Subxanalah maanta codka mafiicna fadlan noo soo hagaajiya qer alaha idin siiyo
@nasroabdullahi6997
@nasroabdullahi6997 2 жыл бұрын
Jizaa kumuallaahu khayra sheeqeena iyo walaalkeen allaha idin barakeeyo aaqiro iyo aduunba
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 жыл бұрын
Kheer badan Allaha kusiiyo Aduun iyo Aakhiro Sheek Maxamed Cabdi Umal, wax badan ayaan kaa faa'iday.
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
Sh umal ALLE ha ha ku xafido fidaareynkaba thanks a lot Hargeisa R Somaliland
@cabdiraxmansheqadam237
@cabdiraxmansheqadam237 2 жыл бұрын
جزاك الله
@boqoradarerka723
@boqoradarerka723 2 жыл бұрын
ManshaAllah
@umuyahya7919
@umuyahya7919 2 жыл бұрын
Jzkllh khayr shekhuna
@fowziamohamed1990
@fowziamohamed1990 Жыл бұрын
Asc jizaaka allaah Kher
@mohamedmahad2223
@mohamedmahad2223 2 жыл бұрын
Codka waa googa ahayaa Codka soo hagaajiya plz
@mohamedsaed4419
@mohamedsaed4419 2 жыл бұрын
Mansha allah jasaakuma allh khayr walaal suaalaha xagee ku soo dirnaa so jawaaba walalyaal idenkoo mahasand
@muhyadindahir3188
@muhyadindahir3188 2 жыл бұрын
codka hagaajiya fadlan
@mucaadmaxamed6779
@mucaadmaxamed6779 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا
@abdullagull2943
@abdullagull2943 2 жыл бұрын
Jazakallahu kheir, qeybtaan ku cells waaye maxaa yeelay codka ayaa goo go'ayey
@itachismartninja1250
@itachismartninja1250 2 жыл бұрын
Manshaa allaah alle ha idin xiftiyo culumada
@somalisomalis7211
@somalisomalis7211 2 жыл бұрын
Asc Walalayaal Muraad Ayaan Leyahay waa 10/kadnbe Ramadan. Isoo duceya insha Allah shugran
@C.laahiforex
@C.laahiforex 2 жыл бұрын
Jasaaka Allah sheikh maxamed cabdi umal
@zaharaabdullahi3164
@zaharaabdullahi3164 2 жыл бұрын
asc shiikh halmar ayaan Ku dhacey sino ninka shahwo iguma shubin waana Ka toobad keeney waxey noqon kartaa salaado bdn ayaan tuktey ilaheyna dambi dhaaf ayaan weydiistey.
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
Asc abayo Allaha Dambi dhaafo qofku hadow ka tobad keeno waxow la mid yahay qof an dambi galin
@computergadgetsmore2196
@computergadgetsmore2196 2 жыл бұрын
Asalama aleikum, codka Sheekha lama maqlo, ee bal dib u fiiriya kheyr alah ha idin siiyo ee
@ABUQUDAMA
@ABUQUDAMA 2 жыл бұрын
Codka naga hagaajiyo walaalayaal
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 2 жыл бұрын
Jasaka allah ❤️lakiin codkii shacaac ayaa ku furmeey dhegahaa ku qarxayee
@Haysarc
@Haysarc 2 жыл бұрын
Public ha ka dhigina videos markaba horta idinku hubiya in uu sax yahay oo daawada videos inshaAllah
@farhiyakamil9622
@farhiyakamil9622 2 жыл бұрын
Codka aad Buu uxunyahay
@fatimayusuf3766
@fatimayusuf3766 2 жыл бұрын
Labadaan qeyb udanbeysay codka manage hagaajin wuu go,goaaaaaa qeyr allaha idin siiye
@hamzehassan2652
@hamzehassan2652 2 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الله حفطك الله يا شيخ محمد امل ورعاك أ حبك في الله يا شيخنا
@hamzehassan2652
@hamzehassan2652 2 жыл бұрын
جزاك الله خير يا شيخنا الفاضل محمد عبد امل
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 2 жыл бұрын
Codka waa haleesan yahay
@mohamadsalah2098
@mohamadsalah2098 2 жыл бұрын
Asc bisha barakysan ilahay khayrkeda ha na siyo khaasatan habeenadi khayrka ayanku jiir alaha naga xooreyo naarta dhamanten Su,al ayan wadta sheekh ha,la ii fasiiro allah daartii Xageen kusoo diraaa alaha ni barakeyo jawapta ino reeba
@khadarahmedomar5436
@khadarahmedomar5436 2 жыл бұрын
JAZAKALLAH SHEKHANAA
@suwesasaraalove5295
@suwesasaraalove5295 2 жыл бұрын
Qaraboy meesh su alaha lukadiro isoshega idinko rali ah
@yurubmohamedabdulahi2694
@yurubmohamedabdulahi2694 2 жыл бұрын
Scwrwb.illaahay sheekh umal ha inoo xafido aakhiro iyo aduunba sheekheena qaybta walaalaha duubaya ciladaa jira xitaaa tafsiirkii hore mar mar wuu googo,ayaaa. Telefeeshinada soomaalida Maad u fasaxdaan. Baarkallaah fiikum
@mohamoudnur5215
@mohamoudnur5215 2 жыл бұрын
Fadlan xaga sameecada AMA speakerska ayaa idin ka xune fadlan iska badala
@axmadxassan7733
@axmadxassan7733 2 жыл бұрын
Cod soo hagaajiye adinka vdiyow halawsan hasoo gudbine waxabo lagama maqlo wuu go go ayaa
@mohamedelmi1360
@mohamedelmi1360 2 жыл бұрын
walaal codka hagaajiya
@abubakarkassim2787
@abubakarkassim2787 2 жыл бұрын
Sa shekha alah hifdiyo codka waa googoaya
@khadiyoali473
@khadiyoali473 2 жыл бұрын
A .
@sacaadamedia2132
@sacaadamedia2132 2 жыл бұрын
Majeceshahay inaad online ku barato qur,aanka ?
@siyadsaman7176
@siyadsaman7176 2 жыл бұрын
Haaa
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 2 жыл бұрын
Malimahan maaxa Ku dhacay shekh video waayi cildeeysn yiihn
@anfarmohammad3471
@anfarmohammad3471 2 жыл бұрын
M a ❤️
@dekowhassan835
@dekowhassan835 2 жыл бұрын
Codka mxaa kaqaldaan
@abdulkadirmohamed4949
@abdulkadirmohamed4949 2 жыл бұрын
Asc akhyaarta darsigaaan dib ugu soo celiya kheyr ilaah ha nisiiyo codka maqalka xun
@lebaan4795
@lebaan4795 2 жыл бұрын
Asc qeer Allah ha idiinsiye cudka iska hagajeyo farsamada use a couple Camera in case if the voice out Next time so you can use in the future Thank you for all of you worked hard everybod thier” I Appreciate the sheikh ❤️👍✌️Ramadan kareem ☪️
@nuramohamed5878
@nuramohamed5878 2 жыл бұрын
Xagee suaalaha loga dira kara sheikh
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Codku wuu go’go’ayaa please isagoo lamaqlayo soo geliya
@cabdinoor1026
@cabdinoor1026 2 жыл бұрын
Wiilka suaalaha weydiinaayo shheekha magaciis
@mohamedelmi1360
@mohamedelmi1360 2 жыл бұрын
ZAKARIYA
@cabdinoor1026
@cabdinoor1026 2 жыл бұрын
@@mohamedelmi1360 thank you
@laylashide6003
@laylashide6003 2 жыл бұрын
Walal soo hagaaji codka markaas re-upload
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟❤
@SAADSUUBAN
@SAADSUUBAN 2 жыл бұрын
Asc akhyaarta... Video gan dib ugu laabta khalkhal kujiree
@tienshealthandwealth3137
@tienshealthandwealth3137 2 жыл бұрын
Asc Salaf Media waxaan ubaahnaa Ciwaanadiina Sideen ku Heli karayaa
@clnuurxiis2954
@clnuurxiis2954 2 жыл бұрын
Asc culimo su aalaha xagee lagu soo dirayaa
@mahbubmo
@mahbubmo 2 жыл бұрын
What's wrong with the audio beryahan?
@saalimpees1744
@saalimpees1744 2 жыл бұрын
Codka wuu xun yahy lama maqlo walalyal soo saxa
@cismangurey5733
@cismangurey5733 2 жыл бұрын
Makarafoonka iska hagaajiya channelka maqal majiro maxaa idinka siya horta
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra 2 жыл бұрын
Asc
@anisamohamed5614
@anisamohamed5614 Жыл бұрын
Poor sound quality I could hardly hear
@balqisahmed8089
@balqisahmed8089 2 жыл бұрын
Sheekh anigu gabar yar ah ayan kudhacey inan nin qalbiga igaxado xaraan iyo xalal na maqano waayo tiin igu filan mahysan kabacadii uur man yeeshy abhy na wa iga goahy ilama hadalo ilmiihiina hal bil isguu jira baa gabari igu dhiiri galisey iney iga soo xaqado wana ig soo xaqty aniguna gabar yar oo qalbiga lagaxadey ban ahaa sheekh maxaan sameeyaa isoowap piliis abahy oo asn ilhadalin ayan nin caadi uguursaty ilmo aysn hysta waxana isgu meher saney gurbisiro waayo abhy ilma hadajirin walina abahy ilama hadalo 🤔
@luleyhussein4876
@luleyhussein4876 2 жыл бұрын
Abyo ilahey ha ku dinbi dhaafo sheeikh la xariir aban ku dadal sida isguo so laba laheden
@filsanahmed5395
@filsanahmed5395 2 жыл бұрын
Abayo public weye halkan sigara inad uwaydiso ayay aheyd sory
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Codka lama maqlo
@fazmatani7584
@fazmatani7584 2 жыл бұрын
maxa waye malmahan codka bisinke naga hagaajiya please
@omarabdullahi2647
@omarabdullahi2647 2 жыл бұрын
الصوت مو واضح بعض الاحيان
@bestfoodbestcoffe4818
@bestfoodbestcoffe4818 2 жыл бұрын
Sheekh Umal wuxuu si cad noogu sheegay in Islaamku ogol yahay addoonsiga waayo wuxuu yiri Ilaahay wuxuu nagu yidhiu uu galmoon xaaskaaga iyo addoon taada . marka suaal baan qaba . Islaamku ma ogol yahay addoonsiga?
@Daily_Lifes7
@Daily_Lifes7 2 жыл бұрын
Siciid Deni oo wajahaya labo Furin oo kala daran iyo Nuxurka go'aanka Axmed Karaash:- kzbin.info/www/bejne/jWKzaIqZi9KcqLM
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 2 жыл бұрын
Waar ilaa aad codka tijaabisaan hasoo galinina meesha wax laga maqlayo majirp
@habibamohamed7901
@habibamohamed7901 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا
@farhiyakamil9622
@farhiyakamil9622 2 жыл бұрын
Codka aad Buu uxunyahay
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 12aad
1:03:47
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 15 М.
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 990 М.
Saalo iyo Jawaabo Q 6 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal
59:29
Salafmedia
Рет қаралды 104 М.
Barashada Diinta: Su'aalo & Jawaabo
50:17
Su'aal iyo Jawaab Diini ah
Рет қаралды 2 М.
Saalo iyo Jawaabo Q 9 aad || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:13:37
Salafmedia
Рет қаралды 202 М.
Saalo iyo Jawaabo Q 4aad || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:03:39
Salafmedia
Рет қаралды 191 М.
NEW | SU AALO IYO JAWAABO DUMARKA U GAAR AH || Sh Dr Maxamuud Shibli
58:35
Daacad Production
Рет қаралды 373 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,9 МЛН
Real Or Cake For $10,000
00:37
MrBeast
Рет қаралды 58 МЛН