DEG DEG || Sheekha oo kahadlay Dhismihii Dumay ee maanta

  Рет қаралды 26,291

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@abdielm3551
@abdielm3551 25 минут бұрын
Insha allah allaha noo dhamaystiro Aamin
@CashoCali-h2x
@CashoCali-h2x 2 сағат бұрын
Alxamdulilah hadayba qof ku dhiman intii ku dhaawacantay alle hacaafiyo
@احفظلسانك-ي2ز
@احفظلسانك-ي2ز 6 сағат бұрын
اللهم اجعله مسجدا خيراً نافعا للمسلمين
@farhia9561
@farhia9561 6 сағат бұрын
Alxamdulilah ilaahay ayaa mahadleh haddii aan qof ku Shimano inta dhawaca Aalah cafiyo Culumadana Aallah barakeeyo ❤
@FadumoXasan-o4c
@FadumoXasan-o4c 4 сағат бұрын
Ilaah ha.u boga dhayo inta ku dhawacantay
@Layla6793
@Layla6793 6 сағат бұрын
Alhamdulilah hadii ay Naf ku bixin. Waana qadar Alla waxa dhacay
@FouziaAden
@FouziaAden 6 сағат бұрын
ManshaAllah Alhamdulilah 👍
@manhajsalafcenter8688
@manhajsalafcenter8688 Сағат бұрын
Masul xuseen allah ha u naxariistee Boskisa ayaa Banaan
@shukriosman2864
@shukriosman2864 Сағат бұрын
dhibmalahan alxam dulilah hadii qof wax ku gaarin dhawaca allah ha cafiyo
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 3 сағат бұрын
Kusaliya nabiga salalahu caley wasalam ❤️‍🩹
@abdirashidyusuf
@abdirashidyusuf Сағат бұрын
جزاك الله خيرا الجزاء
@BashkaMohamed-z7y
@BashkaMohamed-z7y 5 сағат бұрын
Wax dhib Allaha namatuso ustadii...jazakaAllah
@abdiali2842
@abdiali2842 56 минут бұрын
Allahumma lakal xamdu kulluh
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 5 сағат бұрын
dad.hadeysan ku dhimaan waa ilaahey mahadiisa
@UmuKhulud
@UmuKhulud 6 сағат бұрын
Jazakalaahu kheyr
@Hornscope
@Hornscope 5 сағат бұрын
Sheikha ayay isticmaalayaan si ay denbigooda uga badbaadaan. U malaynmaayo in guryaha fooqyada ee somaalida dhisto la aaminayo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 5 сағат бұрын
Ilahay ha Ku xifdiyo dadka Muslims
@AaminIbrahim-fd5ki
@AaminIbrahim-fd5ki 6 сағат бұрын
Subxanlha wa qaara hadana lagu dhiimana mashalhaa
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 5 сағат бұрын
Allahu.akbar allahu.akbar
@mahbuobalmakhtoum8895
@mahbuobalmakhtoum8895 6 сағат бұрын
Alhamdulilaah, Allah baa maxad leh.
@sarahali1958
@sarahali1958 39 минут бұрын
Alhamdulilah
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Сағат бұрын
illaahey ayaa mahadleh oo dhibka yareeyey inta dhimana Alle ha fududeeyo.
@shahad2629
@shahad2629 Сағат бұрын
Alxamdulilaah hadey dad wax kunokhonin
@UmuKhulud
@UmuKhulud 6 сағат бұрын
Mashaa allah
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 2 сағат бұрын
Alxamdulilaah allah ha saqiro
@abdisalammuhammad9566
@abdisalammuhammad9566 Сағат бұрын
ma ahan beytulaah wa guri shaqsi maxanaga galley
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Сағат бұрын
Alxamdulillah sheikh maxamed
@kaafiyamohamed8548
@kaafiyamohamed8548 5 сағат бұрын
Alxamdullilah 🤲
@YaktaAhmed
@YaktaAhmed 49 минут бұрын
@AbdiladiifAH
@AbdiladiifAH 3 сағат бұрын
Alx alle ha idinku guuleyo
@arabahmed6046
@arabahmed6046 Сағат бұрын
Waxa sheikh u sheegay wa wax dhaci Kara ( framework rapture) laakiin shismayaasha Mar hadhii ay fooqyo noqdaan meelna looma isticmaali karo geed ama alwaax sharci u fasaxayaayina ma jiro sobobtoo ah . (Live time ka geedka iyo mature tiga structural ka in LA hubiyaa WA waajib ) Qoraal Kuma so koobi Karo eedaas laakin inta aan baranayay engineering gar ahaan construction engineering dambi Wayne Aya dhacay Ayaan odhan Kara oo isugu jira burbur dhaqaale iyo mid sharciyeedba .wixii faahfaahin u baahan waan siinaynaa.
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 5 сағат бұрын
Bismilah waa yab
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 3 сағат бұрын
Masaajidka umada haloosimo suu masaajid u ahaado kenya msaajidyada qaatir lagataagan yahy hal reer qabsaday
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Сағат бұрын
Wlhi, ok Lkn soomali dhan xaqdaro meel loo simanyahay wali ma arkin
@Cabdiwaliaqaye
@Cabdiwaliaqaye 6 сағат бұрын
waa illahey mahadi hadesan dadwaxbakunoqon
@NajimaMaxamud
@NajimaMaxamud 6 сағат бұрын
Mansh alha ❤
@AliIbrahim-h3t
@AliIbrahim-h3t 3 сағат бұрын
Bismilah
@MoFarah616
@MoFarah616 4 сағат бұрын
Alle haynigu guuleeyo waa masjidkii ilahay
@Dekadagan-j2j
@Dekadagan-j2j 5 сағат бұрын
Illah ayaa mahad iskaleh hadii naf lagu wayin alxmdulilah
@MohamedAhmed-oq3yz
@MohamedAhmed-oq3yz 3 сағат бұрын
Alx dullaha
@macalimomaromar9149
@macalimomaromar9149 5 сағат бұрын
Alx❤
@Husseinjimcale-h2b
@Husseinjimcale-h2b 3 сағат бұрын
Fiiri shubka birihii inta ee la egyihiin
@diinishdiini48
@diinishdiini48 6 сағат бұрын
ilaah qadarti
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 6 сағат бұрын
Alxamdulilah
@HibaqAhmed-s7g
@HibaqAhmed-s7g 4 сағат бұрын
❤❤
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 5 сағат бұрын
Sh Umal Tiirkaa shubka haya marka intaan la shubin ka hor iyo ka dib Waxa lamid yahay kuwa hore sidooda haye culays in noqdo Hada waxa is gediyey Qoriga saaran tiirarka birta ah hoos ka haya shubka la shubayey halaga fiirsado qabla culayska shubista
@halimafarah9820
@halimafarah9820 2 сағат бұрын
Alxamdulillah
@UmuKhulud
@UmuKhulud 6 сағат бұрын
Alxamdulaahi
@Fardowza-d9y
@Fardowza-d9y 3 сағат бұрын
Alxm hadeyba dad wax kugaarin shugran sheequna❤
@HibaqAhmed-s7g
@HibaqAhmed-s7g 4 сағат бұрын
Ilhy u bog dhay in dhawcnty😢
@AliHussein-n4g
@AliHussein-n4g 4 сағат бұрын
Umal Ilheey dartiis maloo dhisoyaa Imo aanan is qarxineenin Mala soo saari rabaa
@ilhaan2863
@ilhaan2863 2 сағат бұрын
Haa ilma aan isqarxen iyo kuwa aan xadrayheen aa lasosara oo xaqa kutaagan
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon Сағат бұрын
👹👹👹
@fatushahmed3663
@fatushahmed3663 6 сағат бұрын
Haaaa sax
@anababdullahi686
@anababdullahi686 4 сағат бұрын
Asc Walal sheikha waxan baraa inaan su.aal weediiyo xageen kala soo xariiraa??
@FilsanHashi-v2w
@FilsanHashi-v2w 3 сағат бұрын
Lambarka masjidka ayaad kala xiriireesaa wll anigabo waan waydiyay waa u igaga jwbay bil bay kugu qaadane jabaata yacnii hada hadaad waydiso bisha dhalaneeso 5teeda ama 6deeda ayaad helee jwbta oo video ahaan ah
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 2 сағат бұрын
Allaah ha idiin sahlo. Alhamdullilaah waa Allaah mahadiis. Rabbanaa macaakum
@ABDULLAHISudi-x1n
@ABDULLAHISudi-x1n Сағат бұрын
Shikhuna qer allaha ku siiyo marka hore dhib weyn madama owsan jirin wa ilahey mahadiisa Aniga Civil engineer ayan ahay Qaladkas waxa iskaleh ninki kontorolka sameyay iyo site work engineer ka meshas joogay sidey u arki wayen kan joogay hadowsan arkin ka control sidow ku ansaxiyay in lashubo concrete marka qadar alle ma diidani lkn dayacad farabadan ayan arkaa ilahey baa wax badan oon ogeyn ayaa jiro
@arabahmed6046
@arabahmed6046 Сағат бұрын
Waxan ahay construction engineer meel ay ku taal structural in frame work giisu noqdo geed waliba geed aan lahubinin live load +dead load uu xajin karo. Waa dambi weyn
@safiyoabukar785
@safiyoabukar785 2 сағат бұрын
الحمدلله على سلامتكم ربنا يحفظكم ويسر اموركم
@Raandhiisonline
@Raandhiisonline 26 минут бұрын
Absolutely That's not right first you should investigate what happened second you can't reuse the some material because that material has been pended already and isn't safe you need to buy new material for the safety
@RAHATUNAFSI
@RAHATUNAFSI 6 сағат бұрын
Masaajidadu waa meelaha ugu ajarka badan in wax lagu bixiyo umadu haa ukacdo dhamaaystirka masaajidada Yaan lahilmaamin siyaasadii ilaalinlahaayd masaajida Nabigeenu wuxuu ahaan Nabi hogaamiye ah sidoo kale Abuu bakar cumar cali cusmaan Khaalid madaxda dadka utaliyay ahaa yeen waxaan ubaahanahay hal abuur karti geesinimo idamka alle aan uga baxno dhibka CULIMO NIN LASUGIYAW YAAD SUGI
@Orphan-Muslim-girl
@Orphan-Muslim-girl 6 сағат бұрын
سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( (ا..،.، ..،..،.،.،..،.،..،..،..،..،.،..،..،.،.،..،.،..،.،...،..،..،.،.،..،...،.،.،.،..،.،.،.،..،..،...،.،...،..،...،..،..،.،..،..، ..My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟭𝟳𝟯𝟱𝟰𝟱𝟴𝟮 '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟭𝟳𝟯𝟱𝟰𝟱𝟴𝟮 '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳𝟭𝟳𝟯𝟱𝟰𝟱𝟴𝟮. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,¸°꒰·̮ •̥·°`.`.`… nn…...............l ...... ……… .j… ,,,……… ..i. .......l,.. ,..............jl. .. ,,,,,,,,,,,,,,i,,,,,____
@inacige
@inacige 15 минут бұрын
No way waxaa kama dhacaan aduunka the reason is failed engineer
@macalimomaromar9149
@macalimomaromar9149 5 сағат бұрын
Alc
@YahyaOmarThisIsOmar
@YahyaOmarThisIsOmar 6 сағат бұрын
Horaan u iri Xamar iyo Nairobi waxey ku kala duwan yihiin Xamar Biro ayaa guryaha loo isticmaalaa halka Kenya loo adeegsado Geedo aan tabar laheyn.
@abdirahmanmohamed8998
@abdirahmanmohamed8998 4 сағат бұрын
Geed ayaa shub lagu taagaya siday macquul ku tahay Waan la yaabay runti!!!
@NewsFusion24
@NewsFusion24 5 сағат бұрын
haha Markaa miyay isku xidhnayaaneen, qoryaha shubka hayay? tiir kasta miyaanu qoryo xejiya shubka ku xidhnayn, haddii qoryahaasi daataaan, maxaa kuwa kale u geeyay? halka ha lagu noqdo, haddii kale idinkoo ku tukanaya ayuu idinku fadhiisan.
@ayanabdi7884
@ayanabdi7884 2 сағат бұрын
Tuuk shame on u
@bisharaabdullahi1284
@bisharaabdullahi1284 2 сағат бұрын
Subxanallah ..ilaahay ka baq
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon Сағат бұрын
Dilo sheikha afkaga ka lexi.
@cabdilaahiaxmed9480
@cabdilaahiaxmed9480 5 сағат бұрын
Ugaadeenkii tuugta ahaa ayaa maanta culumo iskugu keen sheegay ,waa aduun aakhiro zamaan
@SkyStar592
@SkyStar592 5 сағат бұрын
Cabdilaahiaxmed9480 Walaal Erayadaan AAD Soo qorayso habeenka Aakhiro meeshaad gayn lahayd u diyaarso Allaha Na hanuuniyo
@saidhashi2856
@saidhashi2856 5 сағат бұрын
Qof buka ayaa tahay Ilaahay haku caafiyo.
@AbdirashidDhux
@AbdirashidDhux 3 сағат бұрын
Ugaadeen maha ogadeen. Allah kucaafiyo aamiin yaa rabi
@Aisha_23354
@Aisha_23354 Сағат бұрын
Mashaa Allah
@Aisha_23354
@Aisha_23354 Сағат бұрын
Alhamdullilah
@manhajsalafcenter8688
@manhajsalafcenter8688 Сағат бұрын
Alxamdulillah
@fatumadaahir4690
@fatumadaahir4690 3 сағат бұрын
Alxamdulillahi
@basrahassan5116
@basrahassan5116 5 сағат бұрын
Alxamdulilaah
@Muhamud-r8y
@Muhamud-r8y 6 сағат бұрын
Alxamdu lilaah
@salmantheking171
@salmantheking171 5 сағат бұрын
Alxamdulilaah
Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis cusub gaaray | Qubanaha VOA
29:51
SABABTA MW XSM U TAGAY ITOOBIYA | SIRTA KU GADAAMAN ?
27:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3 М.
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
ISKU AADI GABDHA iyo WIILASHA GAME ADAG DHEXMARAY TARTAN AQOONEED
18:49
Naag Kale Inaad Ila Guursaneynin Balan Iga Qaad Ama Nairobi Iga Rareynin Sh Xassaan Abu Salmaan
17:10
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 12 М.