Xalqadii 1aad || Su Aalo iyo Jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 248,140

Salafmedia

Salafmedia

Жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 205
@sameerahajia4600
@sameerahajia4600 Жыл бұрын
Sheikha Ilahay cafimad iyo cimri dheer hasiiyo
@khadarsaxanebarre6585
@khadarsaxanebarre6585 Жыл бұрын
Sheekh maxamed cabdi umal allaha noo daayo, wuxuu noogu jiraa booskii imaan qardaawi.
@xalimomaxamed3134
@xalimomaxamed3134 Жыл бұрын
Mash Allh
@IfraaxMaxamed-kc8ev
@IfraaxMaxamed-kc8ev 8 ай бұрын
Masha allah
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 5 ай бұрын
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@mustafemaxamed6085
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
Shiikh umal waa shiikha qudhee geesiga ah ee aan kagaban waraabayaashan umada dhinackasta kasooweerarey diinteda iyo dhaqankeda , Allah heynooxafido
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 Жыл бұрын
Ilaahow noo xifdi
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Waa runtaa cilmi iyo geesinimo ayuu isku darsaday masha Allah
@ummsumeyaahmed5457
@ummsumeyaahmed5457 Жыл бұрын
Ameen wuna ogtahai mesha la abarayo
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Jazak allah khyr sheekhan Maxamed cabdi umal xafidalllah
@bintuibrahim194
@bintuibrahim194 Жыл бұрын
Yaaa raabi yaaa raxman ilaahow noo xifdi oo cumriga u dheere 🤲
@leylafarah9190
@leylafarah9190 Жыл бұрын
asc. maashaa allaahaaa. allaahaaa. ah. noo. kaa. xafidiyo. jzkh
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Жыл бұрын
Sh umal allaha ka abaaliyo dadaalka iyo wakhtiga aad ku bixinayso diinta🙏🙏🙏
@ridwaanahmedcali7104
@ridwaanahmedcali7104 Жыл бұрын
Illahow cilimada nooo ilaali amin
@MahamedharaawAli-us4mm
@MahamedharaawAli-us4mm Жыл бұрын
بارك الله شيخنا
@alikheyr2353
@alikheyr2353 Жыл бұрын
Asalama c w wabarakatuh Sheikh m.umal Ilaah haku xifdiyo hana kaa badbaadiyo wixii shar ah
@halimahassan2201
@halimahassan2201 Жыл бұрын
Mashaallh sheikh Allah ku hafido
@garascade3071
@garascade3071 Жыл бұрын
Sh umal and. Zakaria welcome back love. This. Show every year
@sabrinayounisaden7238
@sabrinayounisaden7238 Жыл бұрын
May Allah Almaighty bless you in this world and the one to come yaa shiekh.
@Dalkanuuriye
@Dalkanuuriye Жыл бұрын
Baarakallaah fiik Sh. umal.
@haliimomuse6662
@haliimomuse6662 Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka raxman ilahay sheekha hanoo xifdiyo anagana cilmigisa hanagu anfaco
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Жыл бұрын
Asc shiikheenii illaahey caafimaad sareeca leh hanoo siiyo. Uulul cilmigeena.illaahow naga qabo caamada.
@umcadil5660
@umcadil5660 Жыл бұрын
Baarka allaah fiika sheeqanaa faadil
@IbrahimSaafi
@IbrahimSaafi 3 ай бұрын
Allaaha khayr haku abaal mariyo sheekhu wax badana buu noo ifiyay
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Жыл бұрын
Allah ha inoo xafido culimadeena qiimaha badan ❤
@wardoonacademy
@wardoonacademy Жыл бұрын
Masha,Allah Sheikh Mohammed Abdi Umal Allah haku dhowro.
@farahaden554
@farahaden554 Жыл бұрын
Mashallah sheikh Mohamed Abdi umal
@nadiraomer2118
@nadiraomer2118 Жыл бұрын
Mashallah Allah barkeeyo sheekheen qiimah badan Ku dhexaleh bulshada dacawada wanaagasan Ajar iyo xasanaad Allah Ka siiyo dabigiisa iyo kii waalidkiisaba allah dhaafo Aamiiiiin aamiiiiin aamiiiiin yaarabiiii insha'Allaah
@somalicooker9623
@somalicooker9623 Жыл бұрын
@somalicooker9623
@somalicooker9623 Жыл бұрын
😊
@asmaahmed6190
@asmaahmed6190 Жыл бұрын
Quick lol I'm sorry
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 Жыл бұрын
M.a shequnaa illhy hku barakeeyo we love you soo much cadawgada hajabo illhyna wxn kuu waydiinynaa inuu xaqa kugu sogo adiga iyo anagoo dhn
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
Culimada iyo inta khayrka ka shaqeysaba Allah ha noo xifdiyo
@ikrayarey464
@ikrayarey464 Жыл бұрын
AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲😭😭😭☝️☝️☝️
@sarahabdulei9839
@sarahabdulei9839 Жыл бұрын
Mancha ALLAH sheega ALLAH habaarakeiyo
@sarahabdulei9839
@sarahabdulei9839 Жыл бұрын
JazakaAllah
@sarahabdulei9839
@sarahabdulei9839 Жыл бұрын
Sheeg
@user-salsabiil
@user-salsabiil Жыл бұрын
asc. waxaan ku baraarujin lahaa hawl wadeenada SALAF MEDIA in ay soo galiyaan su'aalaha oo googoos ah oo isku wada xiriirsanayn. si mustaqbalka su'aal kasta iyo jawaab kasta iyadoo gaar ah loo heli karo. mahadsanid
@user-wl3hr4ng3f
@user-wl3hr4ng3f Ай бұрын
M.asha .allaah❤❤❤❤
@nasraahmed9127
@nasraahmed9127 Жыл бұрын
Rabi haku xafido sh.mohamad
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
Asc Wall meshan kujira janadi Allaha nagu kulmiya ina soduceya in Allaha owlad isiyo bariyina
@zahraabdi6142
@zahraabdi6142 Жыл бұрын
Wcs wrwb allaah subxaana watacaallaa ilmo baari ah oo aan kaa soo daahin allaha ku siiyo.
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
@@zahraabdi6142 ameen yarabi abayo adigana sidokale Allaha ku xifdiyo
@abdallamalin9371
@abdallamalin9371 Жыл бұрын
Allaha caziizka hakugu arsaaqo awlaad wanaagssn wiilal iyo gabdho
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
@@abdallamalin9371 ameen yarabi calmin
@khalidkahin7543
@khalidkahin7543 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
@shankarooninamaxamed7339
@shankarooninamaxamed7339 Жыл бұрын
Culimada Ilaahay hanoo xafido dhamaantood jizaakallahu khayr sheekh umal
@adammanur9012
@adammanur9012 Жыл бұрын
Sheq maxamed cabdi umal Allah kuxafido dambigaga hadhafo iyo waalidiintaada annagana ilahey tacliinta iyo umuuraha oodhan noosahlo,🤲🤲🌷
@nimcaanadan5584
@nimcaanadan5584 Жыл бұрын
Asalaamu calaykum wr wb jazaakalaahu khyer Allaha ku xifdiyo
@Forfysa
@Forfysa Жыл бұрын
Mashallahu guuleso sheekh
@lieutenant101
@lieutenant101 Жыл бұрын
Jazakallah sheekh!
@ruqiyoyuusuf2020
@ruqiyoyuusuf2020 Жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا جزاء وبارك الله فيك ياشيخ الفاضل الله يحفظك من كل شر في الدنيا والآخرة ومن شر المنافقين والكفار وأعداء المسلمين
@hamseabdi4527
@hamseabdi4527 Жыл бұрын
Amiin
@naasirdiini7981
@naasirdiini7981 11 ай бұрын
​@@hamseabdi4527❤qqw
@user-ve7qi3hn8l
@user-ve7qi3hn8l 3 ай бұрын
اللهم امين
@maryanmaxamedmaryanmaxamed2278
@maryanmaxamedmaryanmaxamed2278 Жыл бұрын
Masha allh shiikh maxamed umal jasaakallahu kheyr 🙏💟
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh Жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah sheikh Ilaahay ha ku xafido jazaka Allah khayr❤❤😅
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Жыл бұрын
Maa Shaa Allah may Allah bless you Sheikh, Jazakallahu khairun
@fatumaabdisheik9267
@fatumaabdisheik9267 Жыл бұрын
Subiya sualah.
@mukhtaaradan4409
@mukhtaaradan4409 Жыл бұрын
Mansha,Allah
@user-yn7nk2tx5z
@user-yn7nk2tx5z 5 ай бұрын
حفظك الله شيخن
@cqadircraxman2135
@cqadircraxman2135 Жыл бұрын
Msha allh sheekh mohamed abdi uamal alle hku xifdiyo adduun iyo akhriba
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 Жыл бұрын
حفظك الله شيخنا الغالي
@cherry7066
@cherry7066 Жыл бұрын
Masha allah sheikh Mohamed Abdi omal may allah blass him 🙏🙏🙏🙏
@faafintakherka750
@faafintakherka750 Жыл бұрын
Ha la caawiyo ciwangaan Subscribe ha la saaro insha Allah inta kherka jecel
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Masha Allah shiekh Mohamed abdi umal allah haku hifdiyo 🙏💜❤️🕋
@hassanxilhaye3737
@hassanxilhaye3737 Жыл бұрын
Maashaa allaah sheikh allaah ha ku barakeeyo cilmigaagana Alla ha nagu anfaco
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Жыл бұрын
Mashallah shiekh umul jasaka lah
@siraadcabdilahi1583
@siraadcabdilahi1583 Жыл бұрын
M.a shekh alle hakudhawro❤
@MahamedharaawAli-us4mm
@MahamedharaawAli-us4mm Жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي
@ibrahimadan6790
@ibrahimadan6790 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheikh
@abdirizaqarare7822
@abdirizaqarare7822 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا كثيرا شيخنا الفاضل
@axmedyaasiin6209
@axmedyaasiin6209 Жыл бұрын
Wfijjv
@user-bj3vc9ox6n
@user-bj3vc9ox6n 5 ай бұрын
Su'aal baan Rabaa inaweydiyo sh umal ee mahela jawabteda
@maxamedcabdiraxmaan930
@maxamedcabdiraxmaan930 Жыл бұрын
Masha Allah. Jazaka Allah Khair
@cabdullahimaxamed629
@cabdullahimaxamed629 Жыл бұрын
Jasaaka Allah Sheikh Maxamed Cabdi Umal
@aliaden7250
@aliaden7250 Жыл бұрын
ماشاء الله بارك الله يا شيخنا العزيز
@fatumogedi161
@fatumogedi161 Жыл бұрын
MashaAllah Allaha barakeyo sheikhs
@user-lg1gt4mk4s
@user-lg1gt4mk4s Жыл бұрын
بارك الله فيك ياشيخنا
@nasronur308
@nasronur308 11 ай бұрын
ماشاء الله ياشيخ
@qarashbadel4977
@qarashbadel4977 Жыл бұрын
Jazaakallah khayra sheikh
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Жыл бұрын
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh
@cagabadangaandaa3540
@cagabadangaandaa3540 11 ай бұрын
Asc sheekhow abaheey oo wayeela ayaa joga wna culusyahay kadiidana waykafakataa sheekh salada malagu leeyahay abaheey😢dadaka wuukala garanayaa maskaxda kama tagin 😢isoo jwb sheeg
@axmednurcabditootole
@axmednurcabditootole Жыл бұрын
Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah
@Master-69
@Master-69 7 ай бұрын
Mash Allah ❤❤❤❤
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is Жыл бұрын
صلي لله عليه وسلم
@abdallamalin9371
@abdallamalin9371 Жыл бұрын
Jazakkallah khayr
@ubaxmohamed3200
@ubaxmohamed3200 Жыл бұрын
Masha Allaah barikallaahu fiykum
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 Жыл бұрын
Mansha Allah yaa sheekh umal
@hamzaomar9397
@hamzaomar9397 9 ай бұрын
Masha allah
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Жыл бұрын
Masha Allah 👍
@bishaarbishaar7056
@bishaarbishaar7056 Жыл бұрын
Masha Allah
@maxamedxuseen9960
@maxamedxuseen9960 Жыл бұрын
Jazaaka allah kheyraa
@abdikadirabdirizak6833
@abdikadirabdirizak6833 Жыл бұрын
MashaAllah Allah shekheena hanoo dhowro.
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
M.a shiikha khayr allaha siiyo
@najmohaashi788
@najmohaashi788 10 ай бұрын
Masha allah shiekh umal❤
@hoodomuxibo5754
@hoodomuxibo5754 Жыл бұрын
Masha allah shekh allah kubarakryo
@abdidaqane10
@abdidaqane10 Жыл бұрын
Allah akbar
@yusufgarad1933
@yusufgarad1933 Жыл бұрын
Jazaakallaah shiiq
@abdirahmanismail4124
@abdirahmanismail4124 Жыл бұрын
jazaakalaah sh umal
@ibrahimmacali
@ibrahimmacali Жыл бұрын
❤اسلام عليكم شيخ عمل جزاكم الله خير ❤
@rowda318
@rowda318 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@fadumomohamed4233
@fadumomohamed4233 Жыл бұрын
Msha allh allow nobarakeey culumadena
@hodanadan5646
@hodanadan5646 Жыл бұрын
masha allah sh umal
@adhangaranebule4613
@adhangaranebule4613 Жыл бұрын
M a shukran sh
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Maansha Allaah Shiikhoow🥰🥰🥰🥰
@xalimomaxamed3134
@xalimomaxamed3134 Жыл бұрын
Allh maasha Allh💗💖
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Allaahu AkbaR☝️
@raxmaali6044
@raxmaali6044 Жыл бұрын
Illaahy SWT Ha barakeeyo Sheekha
@cadaaladaxoogleh408
@cadaaladaxoogleh408 10 ай бұрын
Maasha allaah ilaahey culumada kheyr ha siiyo aamiin sheekha hada diinta adinka aqoon u laheen idin soo gaarsiiye jazakalaah kheyr ina dhehno nagu waajiba ilaahey ha xafido culumadeena dhibka lagu haayo ku sabray anaka ilaahey ha na baro diinta si aan nafteena ubadkeena iyo dadkeena wax ugu tarns anaka canal wanagsan ugu sameesano noo soo duceeya culumadeena waa idiin duceeya diinta jeclahay quraan waa igu adag yahay ii duceeya in ilaahey ii fududeeyo aan dhiman anigo aan dhameen baran aqriska qoraal fasir 114 has iyo cumro tagin ducada igu dadaala pls
@hodansaeed1686
@hodansaeed1686 Жыл бұрын
You are right sheekh umal
@kawsarosmaplnl9892
@kawsarosmaplnl9892 Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah
@faizorashiid2411
@faizorashiid2411 Жыл бұрын
Jasaakalaahu kheeyr
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 Жыл бұрын
Sxaa. Maash aahll Qaetr
@nuurmohamed5291
@nuurmohamed5291 Жыл бұрын
mashaa allah
@cabdi.nasirali3392
@cabdi.nasirali3392 Жыл бұрын
Alle haku xafido aheikh
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
MashAllah
@abdisalamadhan4504
@abdisalamadhan4504 Жыл бұрын
Manshaa Allah
@faafinta7175
@faafinta7175 Жыл бұрын
Scw
@user-gv9bv8kg9i
@user-gv9bv8kg9i Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@cabdirahmancabdilaahicilmi7627
@cabdirahmancabdilaahicilmi7627 Жыл бұрын
Masha allaah
@Fatimahappy168
@Fatimahappy168 10 ай бұрын
Mashalh ❤❤
@maxkamadawareegtaofficial7645
@maxkamadawareegtaofficial7645 Жыл бұрын
Anigu soomaali ban ahayoo wn aqaana faham xumadeenee wxa ii muuqda wiil yroo dabada saxaro kuwata markii layiraahdo iska tirna dhaha sh.umul ba ii fatwoody ina sadex dhegx mariyo sadexdiina mariyy Wr sidaa mhn arinkuye najasada iska nadifiya intiii idinka nadiifin kartana isticmaala
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 Жыл бұрын
Mashlh
@sahroa.bdiabdullah3603
@sahroa.bdiabdullah3603 Жыл бұрын
Maash ahAll
@user-ml7ei8fw6e
@user-ml7ei8fw6e 4 ай бұрын
Scw scw
Xalqadii 2aad || Su Aalo iyo Jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal
1:19:46
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 10aad
1:09:53
Sheikh Maxamed Cabdi Umal
Рет қаралды 33 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 32 МЛН
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 14 МЛН
Fadhigii 20 aad || Su Aalo & Jawaabo || Sh Maxamed Cabdi Umal
59:52
SUAALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH  2024 | SHEEKH DIRIR | Part 1
47:26
Garsoore Dahir Alasow
Рет қаралды 147 М.
Xalqadii 4aad  || Su Aalo iyo Jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal
1:19:00
Salafmedia
Рет қаралды 197 М.
Su'aalo Jawaabo Cusub 2024 Sheekh Maxamed Cabdi Umal 2024
43:17
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 15 М.
15 QISO CAJIIB AH | SHEEKH MUSTAFE XAJI ISMAACIL
1:24:53
ILEES MEDIA PRO
Рет қаралды 177 М.
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 9 МЛН
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,8 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,1 МЛН
Sardor Tairov - Sen meni yeding (Official Music Video)
5:02
Sardor Tairov Official
Рет қаралды 2,8 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Duman - Баяғыдай
3:24
Duman Marat
Рет қаралды 172 М.