XALLINTA KHILAAFAADKA QOYSKA || USTAADA HAWA ADAN SHIIL

  Рет қаралды 78,848

Salafmedia

Salafmedia

2 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 85
@shcyb1584
@shcyb1584 2 жыл бұрын
Maansha Allah. Allah hooyoyinka inoo barakeeyo. Hooyoyinka halkan isugu yimid Allah Barakeeyo iyaga iyo qoysaakooda iyo reerkoodaba.
@baraarujin
@baraarujin 2 жыл бұрын
الأستاذة حواء آدم شيل Shukran. Gabdhahana RABBI haku anfaco. Anagana kuwo xaqooda kasoo baxo ILAAH ha naga dhigo.
@simplelifecooking413
@simplelifecooking413 6 ай бұрын
Ustadaday ayay aheed ustada xaawo madrasadha xafsa bintu siiriin in garissa mshlh😍😍😍🥰
@nasiradan1159
@nasiradan1159 Жыл бұрын
Khayr Allah wllshy muslimaday
@farhyamaalim3396
@farhyamaalim3396 2 жыл бұрын
ما شاء الله ...جزاك الله خيرا أستا ذتي الغالية ....بارك الله فيك .
@aminamaalim5612
@aminamaalim5612 Жыл бұрын
Masha Allah edo xawo mu utamarki Nairobi lagu qabanaye
@bibahamohamed3636
@bibahamohamed3636 2 жыл бұрын
Maaha Allah TabarakaLah.Ustadha Xawa dar Allah Ayan kucheclahay.Hor usoco weliga.Allah haidhinxifdhiyo damaantina.Ameen.
@hibogabow4534
@hibogabow4534 2 жыл бұрын
سررت برؤيتك حبيبتي قلبي يا ماما فانت قدوتناا ❤❤❤❤❤ اللهم احفظها من بين يديك ❤❤❤❤🙏🙏
@AliAhmed-ib7wi
@AliAhmed-ib7wi 2 жыл бұрын
Masha allah waa mahadsan tahay, khilaafku waa waxa dumiya dowladaha, ganacsiga, qowska, keena dhib aad u kala duwan. In la ogaado waxyalaha sababa waxa ee yihin, markaas baa dawadda & xalka laraadin kara. Qofkuna waa muhim in ui qaato khiyaaro laga fiirsaday, oo maslaxadna keeni kara. Midda ugu muhim san ee xaliyaa khilafaadka waa isu tanusul ama wax kala qaybsanno intaa iidaa intaa qaado. Waa u humbalyeenyaa ururka ixsaan & dowrka hawl doorka haweenka. Iyo inlaga hadal mawduucyada xasaasiga ah. Masha allah Asalam alaikum
@sahroali1967
@sahroali1967 2 жыл бұрын
Masha allah uqti qali alla haku xafido waa runta xaqa alla hana tuso dhamanten alla hana hana cafiyo wixii qalad ah anu galney yaa rabi shukran
@Zurich527
@Zurich527 8 ай бұрын
Xaawo naado Adam shiil Masha Allah ilahey ha xifdiyo
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Mansha allaah hakubarakeeyo hooyooninka aamiin aamiin aamiin
@mahadacadey7048
@mahadacadey7048 Жыл бұрын
Mansha Allah barakalahu daciyad xawo
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 2 жыл бұрын
Maashaa Allah, walaashey sheekha xaawo aadan shiil yuusuf, ilaahay cimriga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyo.aamiin
@qureshahussein5620
@qureshahussein5620 2 жыл бұрын
J
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Жыл бұрын
Masha Allah, Ilahay haku xafido macalin.
@fardosoabdullahi4701
@fardosoabdullahi4701 8 ай бұрын
Mansha Allah hooyo xaawo ❤❤❤❤❤❤amin amin
@ummahmed8515
@ummahmed8515 2 жыл бұрын
Masha allah jazzakillah khair mama xawaa 🌹
@mohameddek8548
@mohameddek8548 2 жыл бұрын
Mashlh edadey Xawo Adan shiil allaha Ku barakeyo eedo mcn proud of you 🩸🥰❤️
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallaah ilahay ha xifdiyo dhamaan dumarkeena culimada ah, xaqiiqatan waa wax lagu farxo
@Ridwaniz
@Ridwaniz 2 жыл бұрын
Masha'Allah walale. Jazakallah khayran
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 2 жыл бұрын
Fadlan ka soo jawaaba arinkaas
@talaseyabdi3503
@talaseyabdi3503 2 жыл бұрын
Jazakallahu khair abaayo
@kafiobarre2719
@kafiobarre2719 2 жыл бұрын
Mansha alaah tabaraka laah jazakalahu qayr walashay xaawo adan shiil
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 2 жыл бұрын
Mansh allh momu ilahay haku barakeeyo Amiin ya rabii
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 жыл бұрын
Maashaa’allah jazakumulah qeyr
@ikhyar2126
@ikhyar2126 2 жыл бұрын
mnsha allah ustaado xafida allah
@keyforex2512
@keyforex2512 2 жыл бұрын
ASC Aduun iyo Aakhiro Alle ha ku Nicmeeyo
@XamdaCumar-jw8jx
@XamdaCumar-jw8jx Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@ubaxabduqadir7822
@ubaxabduqadir7822 2 жыл бұрын
Maasha Allah maasha Allah maasha Allah
@farxanyusuf1342
@farxanyusuf1342 Жыл бұрын
ماشااللة
@fatimaali6799
@fatimaali6799 2 жыл бұрын
MashaAllah keep going my beautiful sister's 😍 ❤
@AliAhmed-de5dm
@AliAhmed-de5dm 2 жыл бұрын
Masha allah guul guul soomaliya habla geesiyal baa inoo soobaxay Ee halagudaydo xafida hulaah noolow
@feisal6592
@feisal6592 Жыл бұрын
Or kariba est supposed power,,,,, vita za husena na hassan
@Zamzam-lk8wf
@Zamzam-lk8wf 2 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr
@xasanyalamlam6751
@xasanyalamlam6751 2 жыл бұрын
Wacdi qiima badan maanshAllah
@Al-cilmi
@Al-cilmi 2 жыл бұрын
كلمات من ذهب ... شكرا جزاكن الله خيرا .
@ismaannuur5499
@ismaannuur5499 2 жыл бұрын
masha allah jazakillahu qeyr
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 жыл бұрын
Jazaa aka Allah kheyr
@ramlomaxamed2156
@ramlomaxamed2156 2 жыл бұрын
Masha allah walasheyn jazakalah qeyr
@nimcoabdi888
@nimcoabdi888 2 жыл бұрын
Mansh llh ustado xawo ilhay hakuxifdiyo
@mohaaabdille1267
@mohaaabdille1267 2 жыл бұрын
MashaAllah
@aminamaalim5612
@aminamaalim5612 2 жыл бұрын
Masha Allah daaamaaaan hoyooyyinka mundiqadaaa
@asmabadri9469
@asmabadri9469 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤
@shamsomohamed6195
@shamsomohamed6195 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakllah ❤❤❤❤❤❤
@shamsomohamed6195
@shamsomohamed6195 2 жыл бұрын
Masha Allah
@aishaadan7936
@aishaadan7936 2 жыл бұрын
Barakallah
@hindiamustaf6302
@hindiamustaf6302 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@Farow.1
@Farow.1 2 жыл бұрын
Masha allah
@zamzammohamed2695
@zamzammohamed2695 2 жыл бұрын
Manshallah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ruqiyacaddey2041
@ruqiyacaddey2041 2 жыл бұрын
Mash allah
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
Mashallah
@maryamasalah7034
@maryamasalah7034 2 жыл бұрын
Masha allh
@umubahja1661
@umubahja1661 2 жыл бұрын
Hoyo Xawa Aden numberkena isodiraa Sual muhim ah ayan rabe inan waydiye
@bachirhassan2532
@bachirhassan2532 2 жыл бұрын
Masha Allah?
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 жыл бұрын
ماشاءالله
@iqraali8579
@iqraali8579 2 жыл бұрын
M.a
@safiayusuf9431
@safiayusuf9431 2 жыл бұрын
Asc. Walaaley waxaa jirta niman kii soomaaliyeed in aysan ogaley Mus uuliyadii Alle Saaray! Bal waayahaye Maxaa keenay Ragii in ay dayacaan Awlaadoodii. Meel walba oo soomaali ay joogto?asc
@ya3746
@ya3746 2 жыл бұрын
Durmarkii waa diiden iney ragooda isu jilciyan mida nimcadii qurbaha ka heshiin wexey dhadhay in ragiinii guryaha ka saartan Bacdiisa u tuur boolis u wac xaflad joogto . Ragii waa diiden taas
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 2 жыл бұрын
Kkkkkk anigu maxa cuni kulaha
@nimcoabdi888
@nimcoabdi888 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💯💋💋💋💋❤❤
@mohamednur3681
@mohamednur3681 2 жыл бұрын
war naagahan umada yaa kaqabta naa ordaya guryihin utashta
@Abdisadik28774
@Abdisadik28774 2 жыл бұрын
Kaxishooooo hablaha Allah na ka cabsoo hadal si fudud ad udhahday yu dambi kuku noqonin
@ramladahir6959
@ramladahir6959 2 жыл бұрын
Maxaad ku araktey gabdhahan haweenkey idiin wacdinaayaane walaal
@mohamednur3681
@mohamednur3681 2 жыл бұрын
@@ramladahir6959 adigu ba so naag matihid mxad dhaanta kuwa kale
@leylafarah9190
@leylafarah9190 2 жыл бұрын
Asc. Jzkh
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 2 жыл бұрын
Xubinka haku aarsanin xanaqa shaqo iskuma leh ogaada
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 2 жыл бұрын
Haween waa ka yaabay iyada saas leh sheekhada ah aa berri gabadha lala guursaday ceejinayso.
@rayaanm2790
@rayaanm2790 2 жыл бұрын
Kkkk wall laba dumar ahbaa lala qabaa ..inay walaalo yhn baadna moodaa runtii aqoon basn u leeyhy ogow markaan saas ku leeyhy
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 2 жыл бұрын
@@rayaanm2790 haween siday u badan yihiin baan kawadaa wll
@rayaanm2790
@rayaanm2790 2 жыл бұрын
@@sacaadaat3178 waa runtaa taas walaalle inyar oo alle u naxariisty mooyee inta badan waa saad sheegty
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 жыл бұрын
Burburka Guryaha Soomaalida 90%100 Waa Xagga Nimanka. Runta hala Abaaro si xal waaro loo helo.
@ya3746
@ya3746 2 жыл бұрын
Wlhi waa xaga dumarka Ilaahey ka baq dumarki Dhaqankii gaalada raban iney lugu dhaqo ragiina Waa diiden iney naagaha Masuul ka noqdan raga Guriyihiina fadhiya leyduku kari waayey ragiina maqla diiden cawradiina astru diiden ajinibka daaya diiden..macsalama
@hudaaabdulahi437
@hudaaabdulahi437 2 жыл бұрын
Marna waa xaga raga Marna waa xaga dumarka
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Cudurada soomaalida haysta mashaakilaadkana u sabab ah waa beenta qishka iyo xishood la aanta illahay hakadaweeyo
@feisal6592
@feisal6592 Жыл бұрын
Maliza,,,l ,,ea
@ilknj
@ilknj 2 жыл бұрын
No Wonder you see so many somali women leaving islam because of this injustice. 90% of somali women are the one who is talking their responsibilities today. This is spending message continue to be in abuse. This a mans work to control women
@hafsahussein7987
@hafsahussein7987 2 жыл бұрын
Islam doesn't cause injustice. If one has their own definition of injustice their problem but one cannot claim to follow islam with their own ideas.
@ilknj
@ilknj 2 жыл бұрын
@@hafsahussein7987 islam doesnt cause injustice but these so called culumas are the one who is causing jag injustice making women who have Little knowledge of islam think this is islam. They making islam look bad just so men can take advantage women. How come this woman didnt mention the wife can get divorce If the man gets a second wife, he choose to get 2nd wife nobody forced him then wife has also the choice to leave the marriage, why she is saying THE wife have to accept and stay, when she has the choice to leave to find her happiness
@anfacmohamed7597
@anfacmohamed7597 2 жыл бұрын
Masha Allah cilmi iyo qibrad
@gamaalvlogs7170
@gamaalvlogs7170 2 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الله
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 жыл бұрын
Maashaa Allah
@Farow.1
@Farow.1 2 жыл бұрын
Masha allah
Gabadha Muslimadda & Ilbaxnimada || Dr Sahra Mohamed
29:38
Salafmedia
Рет қаралды 166 М.
Professor Sheikh Caa'isha Oo Ka Sheekeeysay Sirta Hormarka Qoyskeeda
28:32
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 6 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 455 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 33 МЛН
Sidee Qoys wanaagsan loo dhisaa || Ustaada Naima Ibrahim
26:10
Salafmedia
Рет қаралды 67 М.
Tarbiyada Carruurta || Ustaada faadumo Ayaan
19:04
Salafmedia
Рет қаралды 28 М.
Qiso Yaab Badan  11 Dumar Oo Ragooda Xantay Sh Maxamed Cabdi Umal
14:24
Qiso Argagax Leh Oo Aad Lailmeyn Doonta Ustaad Nimca Xassan
14:15
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 30 М.
Guurka iyo Hinaasaha: Baaritaan:  Sheekh mustafe x ismaciil
51:06
KALMAD KOOBAN
Рет қаралды 67 М.
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 6 МЛН