Wlalayaal isoo duceeya xanuun ruuxiya ayaa ihaya gaalana in ay iqadato ayay doonaysaa ducaan idinkaga baahanahay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@alkadirsuge23912 жыл бұрын
Ilaahay diinta islamka hakugu sugo xanuunkana allah ha kaa qaado
@mustafemaxamed60852 жыл бұрын
Allah caafimaad soodagadaga hakusiiyo, sharkoodana halakaa xafido🤲🏻 allah unoqo oo istiqfaarta iyo salaadaha sunaha badso
@leylomohamedmohamud70802 жыл бұрын
Asc shiiq Allah haku xafido iskana key cafi nabigu wax ka shegay ba mar maqalay marakas wax ka shegay illah daratis iga rali noqo waayo adaa iga diin badan
@Allah_is_Alone2 жыл бұрын
Jazakallah
@jaamacmaxamed93452 жыл бұрын
Waxyaabaha lagu garto qofka xaqqa kusocda waxaaa Bata cadawgisa Sh umal waxaaaa cadaw u ah 1:dadka diinta kabaxay 2:shiicada 3:argagaxisada 4:dadka qubuuriyiinta 5:siyaasiyinta jecel dastuur diinra kasoohorjeda in lagudhaqmo 6:mulxidiinta 7:jaahil views doon ah
@ismailmohamed12512 жыл бұрын
Argagaxiso WA Gaalada Argagaxiso kale Maba Jirto Adiga Argagaxiso Yaad U Taqanaa Ragan Shareecada Islamka U Dagalaaaaayo Adiga Calmaaniiyiinta Baybal Ka Christian Ka ama Demuqradiyada Qaatay Miyaad Tageeetaa ?
@mustafemaxamed60852 жыл бұрын
@@ismailmohamed1251 madadkan muslimka meelkasta ku xasuuqaya ee xataa aandhafeyn haduu masjid kujiro, ee caruur iyo haween dhafeyn ayaad utaqan dad diin udagalaama , waa dabargeynta islaamka kuwaasi oo bilaa diina weliba