SAALAX SANAAG | CALAF | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 11,897,465

Saalah Sanaag

Saalah Sanaag

Күн бұрын

Song name Calaf lyrics
:Sekeriye kobciye
melody: Sekeriye kobciye
Music : Henok
model appearance : warda happy
Camera: Allayahdek
Edit by : Mahad
director : Ahmed somali
Produce By Idiris Dabcasar

Пікірлер: 4 100
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 7 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan ☝️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HabonXinfanin
@HabonXinfanin 7 ай бұрын
Wa runta boqor
@Muztaphe_Upthirizack
@Muztaphe_Upthirizack 7 ай бұрын
Asadow sxb horta maheesha saalax baad ka masertaa kuwiisa uun baan kugu arkaaye heesha kle kuma dhahdide😂😂😂😂
@Kaamil_channal
@Kaamil_channal 7 ай бұрын
Ana kugu raacsan
@Raamyaree
@Raamyaree 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@AyaancismaanMmmm
@AyaancismaanMmmm 7 ай бұрын
😢😢
@yaasircade51
@yaasircade51 7 ай бұрын
inta quraqnka jecel is muujiya like saara👍❤❤
@Faraxxaashi-f9v
@Faraxxaashi-f9v 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤😊
@NadaMohamoud
@NadaMohamoud 7 ай бұрын
Qof aan Qur'aanka jeclayn baa jira wax walba like ha ku raadin
@ayaankhadarahmed5046
@ayaankhadarahmed5046 7 ай бұрын
Hhh inta meelha mukagarka iska sogasha ileedahy alle kabaq 😢
@AbdiChacour
@AbdiChacour 7 ай бұрын
Hadad quranka jecshahay mxa heesa ka dhagaysanaysa
@Sumayoxuseencali
@Sumayoxuseencali 7 ай бұрын
Qu aarka❤❤
@Marwaahmetttt
@Marwaahmetttt 7 ай бұрын
Hesaha calacalka inta ila jecel wa idin salamay walalayal😂❤😢
@ahlamhousseinfarah7099
@ahlamhousseinfarah7099 7 ай бұрын
Wan ka qadaney 😢😢
@HalimaBadri-b8c
@HalimaBadri-b8c 7 ай бұрын
Wan ka qadan
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 7 ай бұрын
Waan kaa qaadnay
@riyaaqmohamed2328
@riyaaqmohamed2328 7 ай бұрын
Sido kale😭😢
@KeyfoCalas
@KeyfoCalas 7 ай бұрын
Wnka qady
@KawsarCarab
@KawsarCarab 2 ай бұрын
Heesta iyo quraanka waxuu carabkaagu ku soo baxaya quraanka ilaahay❤😊
@Ridwaan312
@Ridwaan312 Ай бұрын
Meshan maxa ku ekany adi wallshy
@mohamet_cazka
@mohamet_cazka 7 ай бұрын
Heestan waxa loo hibeeyey kuwa jeclaa kuwo maalin ku cidleeyey nolozha hadana u hayo xiiso Aad u weyn hadaad ka mid tahay dadkaas wll waxaan xujo kaga dhigaY inaad like i saarto💔😭😢
@MohaMubrk
@MohaMubrk 7 ай бұрын
HORTA LAJINOW WAAN KUSAARAY MISE ANIGA QORAALKA AAD SOOQORTAY BAAH HEESTA ifasirtay guuleeso zxp❤ misha itaabo😂
@xamseyazin6517
@xamseyazin6517 7 ай бұрын
🤧🥺❤
@صاحبهسريعةالثقه
@صاحبهسريعةالثقه 7 ай бұрын
X😢😢g
@nasriinmahdi5027
@nasriinmahdi5027 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Like me 😢😢😢😢
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Qof kasto bilaaa sabab looga tagay waan salamaya never disappoint 😢I
@naszirnanasrish4622
@naszirnanasrish4622 7 ай бұрын
Wan ka qadey😢😢
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 7 ай бұрын
Wan ka qaday🥺
@ceoinsomewhere8780
@ceoinsomewhere8780 7 ай бұрын
Wan ka qaday🥺
@nastehamoha1945
@nastehamoha1945 7 ай бұрын
Wan ka qadney😭💔
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Wn ka qady wll😢
@Zancho777
@Zancho777 7 ай бұрын
Ixtiraamkad igu leeday Abidkii ma duugoobo Oo ileyska sharaftaadu Agtaydaa ka dami maayo 💔 Amaantaada mooyaane Ma ogolina eedaada Waxaan uurka kaa leeyay U sareee asaagaaga 💔 Calafkaa idlaadayna Waa iska amar ilaahaye Ila nool xasuustaadu Ani madaxa ii saarnid💔 Farxad aada mooyaane Weligaa Ha urugoonin In yar iyo in badan toona Dhib Ha arag aduun maalin 💔 Abidkeey wanaagagii Anuun iga dhamaanayne Waxa tahay qof insaana Iyo ehel karaamaysan 🙏 Calafkaa idlaadayna Waa iska amar ilaahay,ye Ila nool xasuustaadu Ani madaxa ii saarnid 🙏❤️ Heestan waa ii quud maanta oo kale ila nool xasuustaadu💔👏
@kowsarcabdi2577
@kowsarcabdi2577 7 ай бұрын
Heeestii caadi baad u xifdisay
@ShucaybZhameekh-yx3wr
@ShucaybZhameekh-yx3wr 7 ай бұрын
Waad io calaf waxaa ahyn jcylkena kaa wayn
@Zaalimw
@Zaalimw 7 ай бұрын
1:09 1:11 1:12
@maahirabdirahmanhirsi1494
@maahirabdirahmanhirsi1494 7 ай бұрын
😮
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 7 ай бұрын
😢😢
@SR-007-BOND
@SR-007-BOND 4 ай бұрын
YAA 🤔 maxaad tiri ? Heestaa waxaa ka macaan QUR’AANKA ILLAAHEY yaa igu raacsan ? Ma qur’aanka illaahey baad hees la barbar dhigtay si LIKE laguu siiyo ! SUBHANALLAH hada like tii waad heshee Aqira marka kagu weydiiyo maxaad ku jawaabeysaa? Intaad duufsateyna ee like kuu saarayna dambigaas waad la wadaagtaa! Inta aan ku fahmin ee ALLE jaceykii qaadayna Allaha u dambi dhaafo! Salam.
@SadoaxmedSadoaxmed
@SadoaxmedSadoaxmed 3 ай бұрын
Wayba iga yaapiyeyn dadkan wllhi
@Fifi-r7w
@Fifi-r7w 3 ай бұрын
Hn istaqfurullah
@mohamedsaidokieh
@mohamedsaidokieh 3 ай бұрын
Aniga ❤
@WaaberiKis
@WaaberiKis 2 ай бұрын
Hesan waxa logu talagalay qufteyda
@rahmaabdirahman5410
@rahmaabdirahman5410 7 ай бұрын
Heesta. Waxaakamacaa quraanka. Allahyaa iguraacsan❤❤❤❤❤❤❤❤
@Aarka80
@Aarka80 6 ай бұрын
Yaa mog uqabo wall
@MataanMuxumed
@MataanMuxumed 5 ай бұрын
IAJAN
@alaaalaa-mf2oe
@alaaalaa-mf2oe 3 ай бұрын
@Amiin-ct5dc
@Amiin-ct5dc 7 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ🫶🥹
@MohaMubrk
@MohaMubrk 7 ай бұрын
Sxp samas karaab isaar wana kusalaamah
@FaadumoXuseen-p4c
@FaadumoXuseen-p4c 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🤲
@najiibbadal8536
@najiibbadal8536 7 ай бұрын
Scw scw scw
@MiskicabdiBare
@MiskicabdiBare 6 ай бұрын
Scw scw scw
@axlaambashiir-x6o
@axlaambashiir-x6o 6 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@Faaarax
@Faaarax 6 ай бұрын
Heestan waxan so boqdaa marka aan niyad jab dareemo si aan erayada iyo heesta niyada ugu dhisto inta ilamidka like😢❤
@QaalimuuseRaas
@QaalimuuseRaas 4 ай бұрын
Waakuu racsanahay
@HodanmamaHodanFarhan
@HodanmamaHodanFarhan 3 ай бұрын
@NimcoQaran
@NimcoQaran 2 ай бұрын
Waa kugu raacay😢😢😢😢😢😢😊
@Faaarax
@Faaarax 2 ай бұрын
😢😢😢❤​@@NimcoQaran
@NimcoQaran
@NimcoQaran 2 ай бұрын
@@Faaarax 😢😢
@Munadalac
@Munadalac 2 ай бұрын
This song has deep down meaning. Everyone dating seriously, may Allah last your relationship with your lover ones😢😢
@yuosphofficial5467
@yuosphofficial5467 2 ай бұрын
Nio anuu adiga kugu heesta ba 😂😂
@AyaanQaran
@AyaanQaran 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@MohammedAlfa-sh7ni
@MohammedAlfa-sh7ni Ай бұрын
Finally, it became true history on to me😢
@NajiibDool
@NajiibDool 11 күн бұрын
😊2
@NajiibDool
@NajiibDool 11 күн бұрын
​@@AyaanQaranw😊
@farhanxirze1121
@farhanxirze1121 7 ай бұрын
9/2/2024 waa haben jimce ah ayaan heestan dhageysanayaa sacaduna waa 12,55 habeenimo waana heestana aniga ayaaba qaadaya keliya saalax uunba codkisa la maqlayaaye inta ku haysata heestan farta taaga☝️
@Laare.44
@Laare.44 7 ай бұрын
Hehel ma hayzatada mizeh kaliga ba izka dhibatonayo Quruxey❤
@farhanxirze1121
@farhanxirze1121 7 ай бұрын
siilkii hooyada quruxey😂😂
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 7 ай бұрын
​@@farhanxirze1121wax waalan isdaji hadalee jaceel kahadleeysay xeetahay 360tiga😂😂😂
@libaax8631
@libaax8631 7 ай бұрын
Listening on 22nd of February 2024 it’s fabulous 😢🇰🇪🇰🇪
@shukriabdullahi7967
@shukriabdullahi7967 6 ай бұрын
7 march 😓​@@libaax8631
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 7 ай бұрын
Guursada jacayladiina oo hanooga tagina qalfoof aadkala baxdeen qalbiyadii 🥺❤️
@najmomahamed4035
@najmomahamed4035 7 ай бұрын
😢
@naazirkolombiafilmshd2403
@naazirkolombiafilmshd2403 7 ай бұрын
Good point👍
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 7 ай бұрын
Xaqiiq ❤❤❤
@abdirahmanibrahim9230
@abdirahmanibrahim9230 7 ай бұрын
Hadalkagu meel buu idamqay😢
@ugbaadmaxamed-of8tt
@ugbaadmaxamed-of8tt 7 ай бұрын
Waxba qofna kama xumden hadii labo walbo is jecl is helay 🥹waan nolnahay man nolih waaan nafsen lakin ma nafisan 😢
@faadumociise1686
@faadumociise1686 7 ай бұрын
Dadka aan qalpiga jabnayn hadana heesaha Calacalka uun dhagaysta wan idin salamy👋😂
@AbdullahiisackWardere
@AbdullahiisackWardere 7 ай бұрын
😂
@QuenKawsar
@QuenKawsar 7 ай бұрын
Waka qaday😂😂
@sadaamsuldan5464
@sadaamsuldan5464 7 ай бұрын
Like me Pro Waa Macaan Wallhi 😂😂😂😂
@Jihaaniita.
@Jihaaniita. 7 ай бұрын
Salamaat ilahda qalbi jab ma arkin 😂😂😂
@abdiaziizmustaphe732
@abdiaziizmustaphe732 7 ай бұрын
😂😂👋
@DaahirAbdirizaaq
@DaahirAbdirizaaq 5 ай бұрын
Mar walba oo aad ilawdo xanunka qalbi jabka . Hees ayaa lagugu xasuusinaya .💔😭
@MaxamuudHaybe-vt2wn
@MaxamuudHaybe-vt2wn 2 ай бұрын
Ala run badnidaa
@updy952
@updy952 7 ай бұрын
Heestan waxey noqoty heestii koowad ee aan si happy ah udaawadey anigoo dhuuxaya erayada heesta Blse waa hees kahadlysa dareenka udhaxeya labada qof Marka uu soo idlado,,,,, wang iyo meel qurxoon urajysid markasta, waliba aadan xoorin karamaadii qofkaasi lahaa Salah sanag thnks Saamyn ayay igu ledahy waliba. Waxaan leyahy dunida Kuma xumyso abidkana dadka usaree ❤
@FartunTuuney
@FartunTuuney 7 ай бұрын
Beeng mahan 😢
@MisbaaxibrahimrashiidMisbaax
@MisbaaxibrahimrashiidMisbaax 7 ай бұрын
Xaqiq
@habonmohamedali2008
@habonmohamedali2008 7 ай бұрын
Same wlh❤
@amiishaofficielmedia7187
@amiishaofficielmedia7187 7 ай бұрын
❤ 😢😢
@RoodaUpdy
@RoodaUpdy 7 ай бұрын
Xaqiq😢😢
@FaisalMunir-dr8wy
@FaisalMunir-dr8wy 6 ай бұрын
Qofkastoo bilaa sabab lo tgey wn slma never give up leyhy 😃❣️✊
@maxameddeqo1880
@maxameddeqo1880 Ай бұрын
Wan kaqadne
@inacarab1999
@inacarab1999 6 ай бұрын
Inyar iyo in Badan toona dhib ha Arag aduun Maalin my mom ❤ Goor sheegtu Waa 11:20 Habeen Arbaca Hadaad dib uguso Laabatay Heestan midhaha Macaan Aad ban ku salamaya noloshuna kuma Xumayso Saalax sanaag waa Fanan Cod tolmoon Masha alla ❤
@Caziizacumar
@Caziizacumar 4 ай бұрын
Qof sidyda hestan moma inay u qalnto adan araky wakhtigan kuso boqdyna 3-5-2024 malin jimco ah nolol qurux badan wll🙏🥰
@RaaqiyaSayidAli_
@RaaqiyaSayidAli_ 3 ай бұрын
Waligey waa arki jiray Dad Qisooyin jacayl si ay jecleen ku dhamaatay Heesaha ku qora balse caawa aniga i heysataa iska dheh! Xiriir ku dhawaad 3 sano ahaa iyo Rejo uun kalahaa caawa soo idlaatay oo waa Beri Meherkiisa! Hambalyo Walaalo Guur kheyr leh Farxadaada mooye waligaa ha murugoonin inyar iyo in badan toona; Calafkaa idlaadayna waa iska Amar ilaahayee…. Cafis 🙌
@Aaja084
@Aaja084 3 ай бұрын
Qalbiga Allaha ku qabojiyo wlshei🙏
@manoqaali
@manoqaali 2 ай бұрын
abyo seethy hda😢
@maryanruunahmed9132
@maryanruunahmed9132 Ай бұрын
Hada side dareemaysa😢
@abukarali3558
@abukarali3558 25 күн бұрын
Waligaa ma waayeysay kukaficn mar hadii uu ka nabsi galay
@UmiirasharmaakeUmiira
@UmiirasharmaakeUmiira 7 ай бұрын
HEESHA WAXAAN MACAN QUARAANKA AIIAH YAA IGU RAACSAN
@abdifataaxcumar1682
@abdifataaxcumar1682 4 ай бұрын
Aad iyo aad❤
@SafaSultan-sj5iy
@SafaSultan-sj5iy 7 ай бұрын
Calafkaa idlaadeyna Wayska amar illaahy e Ila nool xasuustaadu Weli madaxa iisaarnid 😢 Waxaan uurka kaaleeyahay janadii kuled 12/8/2023 Rabi baa iga kaajeclaadey naxariiswaarta kuled jacaylkaygii
@nasrosharif751
@nasrosharif751 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@raysoosman8302
@raysoosman8302 7 ай бұрын
Waan kaa xumahay😢😢
@umalkhayrapdirisak2256
@umalkhayrapdirisak2256 7 ай бұрын
😭😭 Ala qalbiga😭 Rabi ha u naxariisto adina qalbiga hagaag reebo
@somalilanddhald18may52
@somalilanddhald18may52 7 ай бұрын
ax allah ha unxaristo 😢
@cabduweliorange5066
@cabduweliorange5066 7 ай бұрын
Allah janeeyo
@Saharlaomer1998
@Saharlaomer1998 6 ай бұрын
Dhalinyaro qof walba hami ayuu leeyahy oo ka dhex guuxaya waa habeen jimce ah ee dhamantiin alle haydin fudaydiyo wax walbo aad niyada ku haysaan🤲 Aniga laftaydu qof nolosha hami fog ka leh ban ahay fadlan iigu so duceeya in alle ila garab galo 1/03/2024.
@mtkgang5447
@mtkgang5447 5 ай бұрын
insha allah
@armadmohamoud398
@armadmohamoud398 5 ай бұрын
Mahadsanid
@hanadak456
@hanadak456 5 ай бұрын
Hamigaga iyo waxad niyada kuheyso 0o kheyra ilahay haku Rumeyo wllkeyow 🤲
@ayantqali8014
@ayantqali8014 5 ай бұрын
Mashala
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 5 ай бұрын
Dhuxul
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 4 ай бұрын
Waxaad tahay qof iinsaana Iyo ehel karaamaysan😢 Saaxiib waxaad iiga tagtay waxaan manafacaadsado sxb maalintaad tagtay meeshaad iigu timiday ayaan qariib ku dareemay taasi waxay muujinaysaa sidaad magaaladaydii iigu marti gelisay 😢 dabadaa waan cidlooday cid sidaadii ii danaysa dadka waan ka waayay saaxiib waan ku raaci lahaa ee dan baa iga kaa reebtay abaal xusidaadaan ka dhigayaa Abaal badanihii😢❤
@nastehaaden828
@nastehaaden828 3 ай бұрын
❤❤❤❤✌️❤❤❤❤
@PharhiaMaakhiri
@PharhiaMaakhiri Ай бұрын
Sidada aniga daremaya hda😢
@Idiris-iy5nr
@Idiris-iy5nr 7 ай бұрын
Waw 😢Heestani wa hes xanbrsan dereen 😢 waxn ku xsusty qof aan isku fanahy nolosha ilahy Wanaag udhaliyay dulqaad naxariis badan ixtiram siiyay boqord ahyd runti wllhi wangsanideedi ilahy siiyay erayo kuma cabiri kro kumana qeexi karo aduunyo xumy naxdin iyo xanuuna wa kula socdan ayma ilhy frxd iyo nxdinba wa walaalo nolosha ka midyihiin 😢runti indhahyga ilma ka socota 😢😢 mna awoodi kryo in aan ilaawo waligy qofkygi aan wayay calafka ilaadyna wa amr ilahy ila nool😢😢 xasuustatu 😢 si aan isku adkynkro sameeyay iyda la aanteed nolosha ii xun runti 😢balse ismanan calfan xaqii Alle ayaa ka soo hor mary Way iga hoosaysa Alle ha unaxariisto Aamiin Hdi nfta qofkad jeceshy wayitnkisa xanuunkan mary😢 nftyda ma qiyasi kro runti wayitankalka aan wayay lkn nafksta midksta whakhtigeda aduunyda ka tgysa 😢 qofkasta oo qoralkyg alhriya waxn ka codsanya nooguduceyn ilhy jano fardowsa Alle ngu kulmiyo aamiin
@nimcomaxamedcabdi4724
@nimcomaxamedcabdi4724 7 ай бұрын
Ilahay janadi fardowsa haka warabiyo 😢adina samir iyo iiman haka siyo wllo 😢
@Idiris-iy5nr
@Idiris-iy5nr 7 ай бұрын
Aamiin Aamiin
@Gurey55Gurey55
@Gurey55Gurey55 7 ай бұрын
Waaw
@sukhranasir
@sukhranasir 7 ай бұрын
Ax Alle ha u naxariisto wll adigana qalbiga haku qabojiyo😢💔
@Pharhankariye
@Pharhankariye 6 ай бұрын
Alle ha u naxriisto
@Abdikani0225
@Abdikani0225 7 ай бұрын
Sakariye kobciye waa ninka fankaga madaxa ku sida , Al ustaade kabiir mulaxamiste sakariye kobciyaha fanka
@aishamohamud9177
@aishamohamud9177 7 ай бұрын
Gobonnimada qeexitaankeeda ayaa marar noqda inaad qofkaagii hore wacnaan iyo farxad u rejayso markalana duco xad dhaaf ah hoos uga miisto.
@kingcabdallechannel1813
@kingcabdallechannel1813 7 ай бұрын
Wllhy intas qalbigega ayad kala baxday byo gcliso Waa sida sheegtay😢
@DeeqoJaamac-w3i
@DeeqoJaamac-w3i 6 ай бұрын
So l
@Hafsa__ahmed
@Hafsa__ahmed 3 ай бұрын
Hestan wan jeclhy wlhi way i taabatay ilahay wixi is jecel makala geeyo❤️🥺🤲
@nastehaaden828
@nastehaaden828 3 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@nastehaaden828
@nastehaaden828 3 ай бұрын
🎉
@Asmahmohamoud
@Asmahmohamoud 7 ай бұрын
Qofkaagii hore inaa wanaag urajeysaa waa gobanimo iyo uur saafi nimo.❤️
@ApdixaafidFaarax
@ApdixaafidFaarax 7 ай бұрын
𝚠𝚊𝚊 𝚛𝚞𝚗𝚊𝚝𝚊𝚊 𝚠𝚕𝚕 𝚚𝚊𝚒😢😢😢
@CumarBashiir-d8d
@CumarBashiir-d8d 7 ай бұрын
❤😊
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 6 ай бұрын
Aad iyo aad wlhi
@ibrahim-official247
@ibrahim-official247 7 ай бұрын
Jacalkayga safiyo oo iga fogaatay ayaan xasuustay 😢 xanuun badana qofkaad rabtay ood seegto i love you safiya forever ❤😢.
@sadamcilmi599
@sadamcilmi599 7 ай бұрын
xageed noogu camiranaysa zxp
@mkyser64
@mkyser64 7 ай бұрын
calafka idlaadayna waa iska amar ilaahaye ila nool xasuustadu ani madaxa ii saarnid . saalah abdirizak 👏
@xananmusic
@xananmusic 9 күн бұрын
Heesha waxaa ka mcaan quraanka allh yaa igu racsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bilanbella684
@bilanbella684 7 ай бұрын
Ixtiramka igu ledahay abidkii ma duggoobo abdisalam❤ Waan ku xiisey lkn awood uma lihi inaa xasuustada iloobo waxad ahayd rajo aan ku hamin jirey inaan malin uun xaaskiisa noqdo ugu damben waxan noqdey tariikh mugdi iyo xanun kuso dhamaatey😭😭😭😭😭😭😭 Calafkan idladey waa iska amar ilaahey 💔💔💔😭💔😭 Ila noool xasuustadu wali madaxa isaarnid abowe 😢😢 Farxadaydii ayaad ahayd 2018 Xanuunkeyga noqotey 2021 Xasuusteyda ahaatey 2022 Ilaaa 2024 oo hada ku jirno 😭 Nolosha kuma xumeyso apowe💔😭💔😭 Naxariisteydow habenada qaar xasuustaada hurdada ku wayaa misss you😭😭💔 Gadaashaa farxad waan wayey iyo qof adiga kaa dhex arko noloshii wan ku cidlodey Wana ku xanuunsadey Wana kugu waaayey😭💔😭 Naftada iii ogow waxad ahayd qoraal kuma soo koobi karo qalbigeyga ku weyntahy💔😭 Añna ducaan kuu hibeeyee nolosha kuma ciiisho❤❤ Xaaskaga alllah kaga dhigo tii sidan ku jecelahay ku jeclaata Sidaan kuu xasuusto kugu kolkoooliso oo dhibta kaaa ilaaliso 😍sidaan kugu faano kuugu fahanto❤ sidaan kuu amaano kuu amaanto😍❤ sidaan kuu dhowri jirey kuu xanaaneysa ❤😍❤ sidaan baaari kuugu ahaa kuu tixgelisa❤ rabiyow ku xafid aduuun iyo aaakhiro awlaad baarina kusiii abdisalam❤❤❤😍
@lailamohamet8358
@lailamohamet8358 7 ай бұрын
Amien ❤😢
@shucaybmohamed2832
@shucaybmohamed2832 7 ай бұрын
Wlle Qofka ka tagay wlaa habraa! Ee lugaha qabo habaar Sidad uhurdo seegtay unaxanunsatay Si ka daran ha maro haduuba Balanki aad gasheen Kugu kali yeelay😂✋️
@bilanbella684
@bilanbella684 7 ай бұрын
​@@shucaybmohamed2832 taas awood uma lihi sayo wuxu ahaa ruuxan dunida ujeclahy waligeyna wan jeclan doona intaan noolahay wanagiisa iyo farxadiisa hada ogan laheyd uduceey mooye habaar imaadan dhahdeen calaf nakala wadey mooye wali siddii baan ujeclahay waxana rajenaya malin uun inuu na kulmiyo isagoo zaaid iigu xiiisey😭😭😭❤💎
@sacdiyoabdi6335
@sacdiyoabdi6335 6 ай бұрын
Walalay aniga ayaba oyin iga keentay kolay gawad wangsan tahy qof jeclad wa qasab inad marwalbo wang u hayso
@bilanbella684
@bilanbella684 6 ай бұрын
@@shucaybmohamed2832 taas ma dhaceyso waayo wax wlibo is badaley waxa ka weyn jaceylka xad-dhaafka ah ee aan uqabo inaan uduceeyo mooye erey xun igama istahilo wlllhi💐
@Vaatimaay
@Vaatimaay 7 ай бұрын
Heztan xili ay igu habon thy bay so baxday 😢 calafka idlanaya 🫠 ilhy qalbiga hayga ka reebo😭🩶
@AbdulkadirAbdulahi-jb1ol
@AbdulkadirAbdulahi-jb1ol 7 ай бұрын
Wllhi aniga xta aydo wqti badan lgaso gudbay wx dhow ila tahay
@nuurtayga438
@nuurtayga438 7 ай бұрын
Sorry sister jacaylku wax la amiino maha wakhtigan la joogo
@hurrioahmed1125
@hurrioahmed1125 7 ай бұрын
Qisadeyda hadii aaN QoRi laHaa QaLiNka ilmeyN lahaa 😢😢
@AmaalhassanMuhumed
@AmaalhassanMuhumed 7 ай бұрын
😭😭
@Vaatimaay
@Vaatimaay 7 ай бұрын
@@nuurtayga438 sideen yeelna he qalbigena iska dacad ah oo qofki nawanijayaba iska raacaya🫠
@xaafidocalimaxamed4239
@xaafidocalimaxamed4239 7 ай бұрын
Heesaha calacalka ah oo qeybtood itaabta marka laga yimaado Heestan waxa mooda in dareenkeyga laga sameeyey 4sano ka,hor jacaylkeygi ila aminka wanaagiisi igama go,in mar walba wa uduceeya Ereyada💯 Laxanka💯 Codka💯 Duubista💯 Dhankasta dad xul ah ba isugu tegey saalax Qalbiga fara fareynta nooga daa😢😢
@maxamedcabdi5709
@maxamedcabdi5709 7 ай бұрын
Waaiska Xaaal Adun😢❤ nolow
@MaxamedDeeq-d2m
@MaxamedDeeq-d2m 7 ай бұрын
Sxp ma aragta aniga 12sano igu jira marka aad lasocotay jacaylkga ma xasusata adigu nambrkad marka kala hadli jirtay haye❤
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 6 ай бұрын
Wlhi Hees wey dhaaftay ❤ What A song🎵❤ Wa ka helay Heestaan❤ Qof jaceyl waxa ka Yaqaana Haduu si Dagan U dhageesto Xaqiiq waxpu Dareemaa😢💔 19/3/2024 Hapeen talaado So Galeyso Saxuur Ayaa sugayaaa😂 Ramadaan kreem❤🌙 Hada iGa Danpeyzo Like wll🙏👍 Salaaman Dhalin Yaro❤✋
@SalmaanMoha-z6w
@SalmaanMoha-z6w 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@JibriilCabdiqaadir
@JibriilCabdiqaadir 5 ай бұрын
😢😢❤❤
@rahmafathi
@rahmafathi 7 ай бұрын
Calafka idlaadayna wa izka amar ilaahaye way hees dhafty tan fav fanan zalax sanaag💔😭🥰
@albertoyahya
@albertoyahya 7 ай бұрын
calalafbaa idlaay wax layidhaa majiraan wllo. waxkasta❤sabab ayay leeyihiin maxad qofka wakhtiga uga luminaysay tusaale not you
@rahmafathi
@rahmafathi 7 ай бұрын
Waxaa ka baxoo dhagayso un abwaan kaa waynpa.qore
@kabtanmohaofficial3351
@kabtanmohaofficial3351 3 ай бұрын
CALLED ❤
@abdirisakmohamedali4953
@abdirisakmohamedali4953 7 ай бұрын
Cajiib, Mahadsanid Jaalle Saleh Sanaag. Waxaad noqotay bilad fan ah oo usoo baxay bulshada Soomaaliyeed. Mogadishu, Somalia Abdirisak Urug
@nastehamoha1945
@nastehamoha1945 7 ай бұрын
Salaax sanaag fananka kaliya qalbiyada dadkaa ka hadla 😢ila Nool xasuustaduu 💔😭
@siciidsayidcali-ly3nv
@siciidsayidcali-ly3nv Ай бұрын
Salax sanaag heesihiisa halka hees aan ugu ugujecalhay samayn badan igu yeelatay
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 7 ай бұрын
Heesaha calacalka saan u jeclay Waaba iska murugonayaa tolow yaa ila qaba cawa oohin ayaaba u dhaman rabaa jacayl anan ogayn maa igu dhacay 😢😢🥹
@Ina-zulthan
@Ina-zulthan 7 ай бұрын
Kula mid ahayyy 🥺💔
@NajmajamacNajmajamac
@NajmajamacNajmajamac 7 ай бұрын
Kula mid ahayy😢
@MouhamudGillee
@MouhamudGillee 5 ай бұрын
❤❤❤
@NimcoQaran
@NimcoQaran 2 ай бұрын
Wlhy markaa murugo dareemo ayaan heestan soboqdaa😢😢
@Achraf_2002
@Achraf_2002 7 ай бұрын
SAKARIYE KOBCIYE Miisaanka culus weeye Fanaan,abwaan +laxamiiste🐐
@IidocabdimanIidocabdiman
@IidocabdimanIidocabdiman 7 ай бұрын
Maaanta
@luckyfilms9529
@luckyfilms9529 7 ай бұрын
Zakariye kobciye abwaan laxamiiste fanaan inaba caadi maahan. Saalax heesaha nucaan woo Ku soo baxaa waa top 🔝
@kowsarxafso5881
@kowsarxafso5881 16 күн бұрын
7/8/2024😢heestan waxan dhagaysanayh ano kaligy ah dareen ahan wxa moda inay aniga iga hadlayso asga wan jecla waliba jcyl an cidna suraysan karin. Lkn manta ilma jogo oo waqtiga nakala idlyeeye markasta oon isdhaho illow oo niyada kasar 😢 makabxo oo wxad moda in jcylkisu igu badanayoh xanun badana jcyl ku kaliyooby oo cidna kuogyn dhibmlha wxan sugayah mrka uu qalbigyga kafaruqidoono oon noqon dono qof daren ahan xor ah cidna imafahmidoonto ila ruux ila dareen ah moye 😢💔 asgana wxn urajynayh vrxd iyo jcyl bdn inu helo ana niydyda u kabxo inzhllh Hdad iladareentahy like❤❤
@sharmaakempape2700
@sharmaakempape2700 7 ай бұрын
Macha allah wuu u duceyay xata gobanimadeedi xiita wuu shegay iyo wanageedi❤😊
@Youzeph18
@Youzeph18 7 ай бұрын
Wonderful song CaLaF 😢🎉❤ Voice SaaLax Sanaag 😊 Melody KobciyE Music Henok 😮 🔟/🔟
@XuseenAxmed-o2v
@XuseenAxmed-o2v 7 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉
@XuseenAxmed-o2v
@XuseenAxmed-o2v 7 ай бұрын
😢😢
@NimoNani-e6r
@NimoNani-e6r 7 ай бұрын
Mashalh 😢😢😢🎉❤
@MulgoJama
@MulgoJama 7 ай бұрын
😇😇😇😆😆😆😆😇🤪🤨😜😜😜
@wiilkawiilasha8521
@wiilkawiilasha8521 7 ай бұрын
🎉fffm
@ABDIRAZAKAHMEDMOHAMUD
@ABDIRAZAKAHMEDMOHAMUD 7 ай бұрын
Wan jecla inan noloshena si farxad leh usii wadano inago mida lkn way dhici wayday calafka dhamaday dib inan umudawnana wan jeclaan lahaa anaga iyo ubadkeena. Waxan uurka ka leeyahay usaree asakaaga😢😭calafka idlaadayna waa iska amar iLLAAHEY ila nool xasustaada aniga madaxa isaaran tahay 😢😭🫅 ❤️ 1:34 geesiyadeydi .ilmaheyga hooyadod, najmadeydi ( Najma c/laahi salad ) i love you forever ❤️
@svlwvvally4258
@svlwvvally4258 6 ай бұрын
Hadaan saas ujeceshehe mxaa kukalatagteen ufurte ciyalkada hoyadod aboowe 😭😭😭iskuday in socesheto ilahow kufududee
@HeueDujejdi
@HeueDujejdi 5 ай бұрын
Najma salad schoolka nala dhigataabee
@SalmaSalima-q6g
@SalmaSalima-q6g 5 ай бұрын
😭😭😭😭
@ABDIRAZAKAHMEDMOHAMUD
@ABDIRAZAKAHMEDMOHAMUD 5 ай бұрын
@@svlwvvally4258 maba aroosin lkn calaf wan u yeelan waayey qof kle qaatay😫
@ABDIRAZAKAHMEDMOHAMUD
@ABDIRAZAKAHMEDMOHAMUD 5 ай бұрын
@@HeueDujejdi 🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 2 ай бұрын
Hi 2024😮😮
@NasibaIcecream
@NasibaIcecream Ай бұрын
Hiay namaste
@SaladoJaamac
@SaladoJaamac Ай бұрын
Hito😂
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 Ай бұрын
❤❤
@HibaaqMaxaned
@HibaaqMaxaned Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HibaaqMaxaned
@HibaaqMaxaned Ай бұрын
❣️💔❤️‍🔥❤❤ 2:45 ​@@SaladoJaamac
@zeinabjicif8483
@zeinabjicif8483 7 ай бұрын
Wa fananka kaliye ad moodo inuu tariikhdayda la socdo wll qli salax sanaag qalbigayga intaa xeeso kaga hadleesa tani wa qisadayda an dhamadka lahayn wa balan inaan buug ka qoro salaxna an ku xuso❤❤❤❤
@maahir426
@maahir426 7 ай бұрын
waxaan oo waxaa u sabab ah Abwaan zakariye kobciye🎉
@Hafsaismail12
@Hafsaismail12 7 ай бұрын
Kala taga labo qofoo is jecel Mar waa goaan Marna waa qoraal rabi Calafkaa idlaadayna wayska amar ilaahay ila nool xasuustadu ani madaxa ii sàarnid Waxan odhan kara ilahay ayaan isku keen qorin waan huba intan ku jeclahay ka bdn ayaad i jeceshahay 7-2-2024😢💔
@LeylaMohammed-gb9dd
@LeylaMohammed-gb9dd 5 ай бұрын
Abayo aney tariqda ad so qortaay leyga tagay😢mana ilawo abid😢malintas hestan so baxday mar war walbo waso boqda 😢💔🥺
@hassanabdulle9837
@hassanabdulle9837 7 ай бұрын
What an art of Best Music With Euphonic Voice connecting Audiences to Profound Lyrics! Saalax Sanaag ma haayo wax aan kugu amaano ! Big respect from Zambia 🇿🇲
@IKHYAR-iq2oc
@IKHYAR-iq2oc 7 ай бұрын
P
@SafiyoMaxamed-k6l
@SafiyoMaxamed-k6l 7 ай бұрын
😢😊😊😅😢😊🎉😂❤
@najmaali8137
@najmaali8137 14 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@hodanabdi8346
@hodanabdi8346 3 ай бұрын
ilahay cafimad ciimri dher haku siyo nolosha kuma xumeyso wax kudhibo ha Arag waliga qof xuun madan Aheyn balse wax kasta wa calaf io qadar wanku jecla nolosheyda Ayad Aheyd balse xaqiqdi Adunyada sinan maleh calafow qalbiyada is rabo mad u hilisid 😭😭😭😭😭😭
@Quruxsan55
@Quruxsan55 3 ай бұрын
😢
@siciidabdiwali2923
@siciidabdiwali2923 7 ай бұрын
AmaanTaaDa MooYe ❤😢 Ma oGoli EdaDa❤😢 Waxan Uurka Ka leyhy ❤😢 Usaree AsaGaga😢❤
@ahmeth_aprhulrahman
@ahmeth_aprhulrahman 7 ай бұрын
Farxad aad mooyaane ❤️‍🩹🫂 weliga ha murugoonin❤️‍🩹🫂 inyar inbadan toona❤️‍🩹🫂 dhib ha arag aduun maalin❤️‍🩹🫂
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Abidky wngagi 💔🥲 Anu iga dhamanyne 💔 Waxa thy qof insana Io ehel karamysan💔😢
@rajadiiqalpiga4851
@rajadiiqalpiga4851 7 ай бұрын
Calafka idladeyna😢💔🫂 waa iska amar illahey 😢🥺😭 Ila nool xasuustaadu 💔😢 Ani madaxa ii sarnid 🫡❤
@mascuudpulshaawi8779
@mascuudpulshaawi8779 7 ай бұрын
Ixtiraamkaad igu leedahay 🥰 Abidkii Ma duugooboo 😢 Oo ileyska sharaftaaduu Agteydaa kadami maayo 🥹♥️
@siciidabdiwali2923
@siciidabdiwali2923 3 ай бұрын
​@@maryanelmi-cw9jy Xagee abyoh
@dhambal1
@dhambal1 7 ай бұрын
Ixtiraam kaad igu ledey Abidkey ma dugobo Oo ileyska sharaftaadu Agteyda ka dami maayo Amantaada moyane Ma ogoli eedaada Waxan uurka ka leyahay Usaree asaagaaga Calaf kaa idledayna Wa iska amar ilahay Ila nool xasuustaadu Ani madaxa iisaarnid Farxadaada mooyane waligaa ha urugoonin inyar iyo in badan toona Dhib ha arag aduun maalin Abidkey wanagaagii Anuu iga dhamaneynee Waxaa tahay qof ii saran Iyo ehel karameysan Calaf kaa idledayna Wa iska amar ilahay Ila nool xasuustaadu Ani madaxa iisaarnid
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji 7 ай бұрын
Amaantada mooyee ma ogoli eedaada waxaan uurka kaa leeyahy u sareey asaagaaga 😢😢❤❤ 2024 salah wali waa fanka aan wato
@SmilingKey-vc9lx
@SmilingKey-vc9lx 3 ай бұрын
Wllhi waxa jirtay mar aan aaminsana hadii dadka aduunka ku nool oo dhan loo qaybiyo murugada aan dareemayo ay wada gaari lahayd😢 hadana aan hal qof lawadaagin naftayda io allh mooye waxana ku jiray 7bilood oo malinba maalinta ka damaysa ay igu sii kordhi jirtay masexan jirin haben io maalinba lkn hada alxm waxan daremaya farxad xad dhaafa alxm❤❤
@AishaIbrahim-bq9lh
@AishaIbrahim-bq9lh 3 ай бұрын
❤❤❤
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 7 ай бұрын
Yaa sidayda heesaha saalah sanaag imotional ku dareema😢❤
@sacdiaahmett-sx1gd
@sacdiaahmett-sx1gd 7 ай бұрын
Me☝️😢❤
@teamuurdilaacshe185
@teamuurdilaacshe185 4 ай бұрын
Me😢
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 7 ай бұрын
Abwaan zakariye kobciye Heesaha uu sameeyo oo dhan jaceyl iyo qalbi xanuun ayee ka hadlaan😥
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 7 ай бұрын
Waa qoloma horta?.
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Hg cayr ayaanle wye zxb waa​@@aboodmoh7330
@Qadarka.
@Qadarka. 7 ай бұрын
Calafka dhamaadyba waa iska amar ilaahye ila nool xasuustaadu 😢 best songer salax sanaag
@Mustafefaysalmaxmed
@Mustafefaysalmaxmed 5 ай бұрын
ILLHEY cimriga ha kuu dheereyo,caafimaadka ha kuu siyaadiyo,nolosha ha kuu nuuriyo,wanaag mooye xumaan ha arkin,sida aad u jeclaateu inaan noloshaada uga baxo ayaan Ana kuula jecelhy inaad farxsnaato farxsnow inta noloshda ka dhiman qof aad ku farxsnteyna hel, wanaag ayaan kugu bartey wanaagina waan kuu hayaa calaf uunba inkla dhantaalaey😢
@Amiin2023Mire
@Amiin2023Mire 7 ай бұрын
Heestu markay marayso 2:55 waxaan backgroundka ka Arkay wiil waysaysanaya una diyaar garoobaya salaada masha allah inta salaada jecel❤🥰
@IimaanMohamed
@IimaanMohamed 7 ай бұрын
😂😂😂😂 shaqaa ii dirty😊
@كوثرموسى-س5خ
@كوثرموسى-س5خ 7 ай бұрын
Allaw salaada nagu sug❤❤❤❤
@Hooygafilimadacusub
@Hooygafilimadacusub 7 ай бұрын
Runti Salaax sanaag waa Fanaanka Kaliya e Aan si dhab ah utaageero Aniga o eh Abwaan xusni xasan Xuseen ABWAAN Somaaliyed 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hodanmuhyadin3612
@hodanmuhyadin3612 7 ай бұрын
Calafkan idlaanayne waa iska amar ilahay 😭💔 ila nool xasustadu ani madaxa ii saarnid 🙏🥺 sallahow dadka qalbiyadoda miyaa ku dhex nooshahay
@BachirMohamedfourreh
@BachirMohamedfourreh 7 ай бұрын
Waan umaley nayah
@tuugwayn999
@tuugwayn999 7 ай бұрын
Qalbiyada Dhawaca ah miya ku jirtaa adigana
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Abwaan sakariye kobciye heesihiisa dhan saas waa😢
@XamdaCabdi-rb9uk
@XamdaCabdi-rb9uk 26 күн бұрын
​@@tuugwayn999 Wsc
@abdiyeyshahi8656
@abdiyeyshahi8656 2 күн бұрын
21/09/2024 derisbaan nqoney ani i hestaan. Inyer iyo inbadan toona dhib ha arag maalin. From kenya 🇰🇪
@HalimaAbdullahi-x3m
@HalimaAbdullahi-x3m 7 ай бұрын
Heestan okle wali marag sida loduuby waasi kalsooni hel sey mashaa allah 11 million+inshaa allh 🎉🎉🥳🥳❤
@AbdilahiAhmed-sg2cl
@AbdilahiAhmed-sg2cl 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@idirioz4k
@idirioz4k 7 ай бұрын
Goatka. Fanka marka laga yimaado shpkaa. Abdikariin ali zhah iyo Qamarka. From. Hargaisa. The one only legend❤❤🎉🎉
@Bahjabilan23
@Bahjabilan23 7 ай бұрын
So dhacyeeey Saalah Sanaag Heesti Sndka timid Dhan walba waa ka diyaarsn tHy Camerdn waxa ku fayaraysty Ninki weyna Allah yahdiik Shafici❤️
@Updeih
@Updeih 7 ай бұрын
Henok atlebachew waaye camera manka
@LegendBowda
@LegendBowda 5 ай бұрын
SOMALI GIRLS🇸🇴🇸🇴USAREE ASAGINA ALWAYZ👸❤️🇸🇴💖
@omaribrahimgosar7736
@omaribrahimgosar7736 7 ай бұрын
Wow Axsan song 🎵 Alfanaan Salah Sanaag 🔥
@FalisDhuux
@FalisDhuux 7 ай бұрын
❤❤❤444
@hd_5081
@hd_5081 7 ай бұрын
Qalbiyada dhawaacan ee wali la nool dhagaysiga heesaha calaacalka ah, waan salaamaya, waxa aynu ku jirnaa dhakhtarkii Cumar Dhuule alle ha inaga saaro. Heestan u hadiyeeya qofkii aad jeclaydeen 14 February haday/haduu wali rajo ka sii leedahay ama ba si caadiya ugu dira 😢😢😢😢
@abdirisak_buskulaawi
@abdirisak_buskulaawi 7 ай бұрын
Heestan meelo badan igama taaabaneyso balse waxa jira dad aad moodo in ayaga looo qaadey kuwa caan ah iyo kuwo kaleba alle hayso soo celiyo qalbiyada is jecel😢😢😢🤲🤲🤲
@rahmacige9251
@rahmacige9251 7 ай бұрын
Salax iyo hamda😢💔😭
@AdhiArbez
@AdhiArbez 3 ай бұрын
What a song 🎵 ❤..Well done salah it's such amazing song keep rocking
@najmaali8137
@najmaali8137 17 күн бұрын
@munahusen7197
@munahusen7197 7 ай бұрын
Qisadayda ayay Ti sootaa uga Hadalysa Calafka idlaadayna wa iska amar ilhaye ila nool xasuustaadu weli madaxa ii saarnid 😢💔🙏
@abdiseed4104
@abdiseed4104 7 ай бұрын
waa kuu duceynayaa ina isku labatiin wll mcn
@NasiibAli-b2x
@NasiibAli-b2x 7 ай бұрын
Runtii wx wlpo qalbigeyga ku jiray Salah ba sheegay 💔😢😭
@josephlyrics1480
@josephlyrics1480 7 ай бұрын
Zakariye kobciye legand weye ninkaas erayadiisu wa wax kale abwaan iyo fanaan tagay
@Moha_Cadde
@Moha_Cadde Ай бұрын
Jacayku wlaahi bilaahi talahi waa jiro inta isjecel allaha isku sahlo int
@NajmaAbdifitah
@NajmaAbdifitah 7 ай бұрын
Salah sanag Hadii tageradisa laso aruriyo anigu number 1 ban noqonaya runtii marwalba darenkena dhabta ah ayu ka hadlaa hesihisuna wa kuwa dareen goniya leh 🥺❤🥰
@maxamedxasan-fx1kw
@maxamedxasan-fx1kw 7 ай бұрын
Best song akfanaan salax sanaag goat ka fanka
@baxnanoproduction
@baxnanoproduction 7 ай бұрын
hala ya hala Salah Abdrizaaq Mohamed Faarax WELL DONE LIBAX 👑
@zakijigjiga2152
@zakijigjiga2152 7 ай бұрын
3:25 3:26 😅
@sabrinabdikadir722
@sabrinabdikadir722 6 ай бұрын
Comments wada qiiro ah i'm just crying even though i never dated this song have deep down meaning ❤😭😭 I wish everyone dating seriously May Allah last your relationship with ur lover ones forever 😭🤲
@JR-sv6ov
@JR-sv6ov 3 ай бұрын
Dating is haram ukhtii
@sabrinabdikadir722
@sabrinabdikadir722 3 ай бұрын
@@JR-sv6ov ik dude that's why I didn't yet
@AbyanHassan-vi1ve
@AbyanHassan-vi1ve 2 ай бұрын
loom. yjjjjiuuuj
@awoali8362
@awoali8362 2 ай бұрын
@@JR-sv6ov😅 it’s 😮
@Anshax_Music
@Anshax_Music 7 ай бұрын
Qofka aad markala tagtaan xiitaa hadaad qalad kukal tagtan inaad iscafidaan ood isku uursamataan ayaa waxkasta ka wacan Sababta oo ah wxa idinsoo dhex maray xusuuso wanaaga ❤
@MAHAD304
@MAHAD304 7 ай бұрын
Oo ileyska shataftaada agteyda ka dami maayo amaantda mooye ma ogali edaada wxaan uurka kaa leeyaahay usaare asaagaag ❤🎉
@CadnanaboyCadnanaboy
@CadnanaboyCadnanaboy 3 ай бұрын
Rental.zxb
@mouhyadinarab62
@mouhyadinarab62 7 ай бұрын
Big respect saalax sanaag 💯 truly you're the legend👑 of All somali people🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@CudoonBari
@CudoonBari 6 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@loulahoche8742
@loulahoche8742 5 ай бұрын
That is thé true ❤😊
@nimcaanugaaska5510
@nimcaanugaaska5510 3 ай бұрын
Machaai
@abdulaahiliishaa4975
@abdulaahiliishaa4975 Ай бұрын
Gobyaha somalida ❣ Xigtiyo gacalbaa tiihin 🗨 Geed iyo xididbaa tihiin🧠 Guntaad kamidaysan tihiin 👀 Guulaysto wad jiro ✊ Illaah garabkiina joog 🤲
@samraaqueen1588
@samraaqueen1588 7 ай бұрын
Calafkna idlameyna wa iska amar illhey , farxadada moyane waliga ha urugonin in yar iyo inbadan tona dhib ha arag adun malin 🥹😩🤲
@yoonisjama
@yoonisjama 7 ай бұрын
Hessta Sanadka ayy Noqonaysa Hestani 💯🔥
@Abdillahi.1
@Abdillahi.1 7 ай бұрын
Salad abdirisaq Mohamed Faarax fv singer first coment😢😮
@caynaansheofficial5534
@caynaansheofficial5534 Ай бұрын
Dhigaa usaree markasta agtayda boqorad bad ka tahay shalayna wad ahayd maantana wad tahay bari waad ahanaysaa❤❤
@ahakimhalawo1572
@ahakimhalawo1572 7 ай бұрын
Al fanaan sakariye kobciye labadii heesood ee u dmbeeyay tan iyo ta maxamed maame cajiib wlahi laxan iyo erayo ba laguma dhayalsan karo U are the number one SAKARIYE KOBCIYE
@salmaabdimohamed7360
@salmaabdimohamed7360 7 ай бұрын
Ixtiraamkaad igu leeday Abidkii ma duugoobo Oo ilayska sharaftaadu Agtaydaa ka dami maayo Amaantaada mooyaane Ma ogolina eedaada Waxan uurka kaa leeyahay U saree asaagaaga Calafkaa idlaadayna Waa iska amar illahay'ee Ila nool xasuustaadu Ani madaxa ii saarnid Farxad aada mooyaane Waligaa ha urugoonin Inyar iyo in badan toona Dhib ha arag Aduun malin Abidkay wanaagaagi waanuu iga dhamanayne waxaa tahay qof iinsaana Iyo ehel karaamaysan Calafkaa idlaadayna waa iska amar illahay'e Ila nool xasuustaadu ani madaxa ii saarnid. wlhy waa hees iyo badh❤🎉
@cabdikariim571
@cabdikariim571 7 ай бұрын
Meeting 12/4/2023 Last 04/8/2023 Calafkaa idlaa daynaa waa iska amar ilaahaye. Ila nool xasuustaadu ani madaxa isaarnid. Hadaa aragto qoraalkan { I miss u } 😢❤
@BarwaaqoAhmed-j1p
@BarwaaqoAhmed-j1p Ай бұрын
Wan aqbalay in aynu kala socdaalnay dibna aynaan ukulmaynin alle wax ku dhiba kuma tuso😢😢
@HalimoapdinasirMaxamed
@HalimoapdinasirMaxamed 7 ай бұрын
Wxn shalay iga tagay qaybkamid ah ruuxdayda waa inadeekay oo aan aad ku jeclahay guulsoh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭
@akaashadan864
@akaashadan864 7 ай бұрын
Heasaha ninkan inta ilajacel wasalame 🥰
@mohas007
@mohas007 7 ай бұрын
Calafka idlaadayna Waa iska amar illahay Ila nool xasuustaadu wali ani madax ii saarani 19/12/2021
@mohamedbarre9061
@mohamedbarre9061 3 ай бұрын
Calafka idlaadeyna Waa iska amar ilahaye Ila nool xasuustadu Ani madaxa ii sarnid 09 may 2024 black day 😢❤
@geedisocod
@geedisocod 7 ай бұрын
Ereyada iyo laxankuba zakariye kubciye The legend ❤
@samiiroabdiqadir123
@samiiroabdiqadir123 7 ай бұрын
17-2/2024 haween axad soo kaleeso waxa ni leyahy nolasha idinma xumeso qof walpo culees daremaayo alle haka dul qaado 🥹🫂🫶
@amaalcabdi-vg5ug
@amaalcabdi-vg5ug 7 ай бұрын
Calafaka idlaaneyna ❤ Waa iska amar ilahaye❤ Ilaa nool xasuustadu❤ Wali madaxa I saaarnid👑💔
@Abdalleabdirahman
@Abdalleabdirahman 5 ай бұрын
2024/04/10 1445/10/01 Habeen eida adxa Sanad aan ku jirey cusbitaalka Omar dhuule waan kasoo ladnaanaya AlhamduliLaaH ❤😊 Abidkey wanaagaagi anigu iga dhamaanayni ❤ Waxaad tahey qof isaaran iyo ehel karaamaysan ❤
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 13 МЛН
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 5 МЛН
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,4 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 13 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 15 МЛН
SAALAX SANAAG URUGO OFFICIAL MUSIC 2023
5:18
Saalah Sanaag
Рет қаралды 11 МЛН
ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO
3:35
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 1,9 МЛН
SAALAX SANAAG SOOMALI WAA GOB OFFICIAL VIDEO 2024
5:48
Saalah Sanaag
Рет қаралды 1,4 МЛН
CALI ZAKI / DHAYAL MAAHA WALALNIMADENU / AROOSKA SAALAX SANAAG IYO NASTEEXO
4:34
HABOON NUURA | IMAAD CAJABIN | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
4:13
Haboon Nuura
Рет қаралды 1 МЛН
SAALAX SANAAG - SANAD- KAYGI -NOQO - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:01
Saalah Sanaag
Рет қаралды 3,8 МЛН
SAALAX SANAAG |QUUS JACAYL| OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
3:46
Saalah Sanaag
Рет қаралды 876 М.