Masha Allah xppti timaha jajaba wax uroon noo faidee 🥰🥰❤👍👍
@jawhara41544 жыл бұрын
Mansha'allah Abayo anaa isticmaalay Salidaan caadi ma ahan wlhi Timo dry haystay wax walba aan maariyo waan ku Kari wayay saliidaan Aniga way ii shaqaysay mansha'allah shukran Abayo adigaa nofaidaysay
@RaxmaMuxamed6 ай бұрын
Abayo saliida mala iska dhaqayaa mise sida saliidaha caadiga ah lamarsanaa
@faatmammm56044 жыл бұрын
Masha allaah wan kahelay wlhi gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi uqti qaali 🥰
Asc abaayo keratin ka soo hadal iyo sida timaha ugu Fican yahay ama wax yeeladiisa iyo noocadiisa plz plz plz
@umuzainchannel59504 жыл бұрын
Masha allah walaashey mcn
@qaaliquruxiina92274 жыл бұрын
Masha Allah xbti Allah ku xafido wadno faideysay lkn waxan jeclanlaha tinta wax lagumadoweyo omadow kagadhigayo oilmaha loisticmalikaro nosogali
@sucadabdi85164 жыл бұрын
Wan dhawnay wll mansha Allah
@fatumaabdirahman36764 жыл бұрын
Masha allah jazaakhallaah kheyr qurux
@rahmaabdilahi82514 жыл бұрын
Asc wallo mashlh wade mahadesanthy wallshe waxade noo soo shegta bariseka biyaha lagu radinayo ee tinta aya bixisa aya dadku dhahane ka noo soo shege huuno thanks
@munamohamed63694 жыл бұрын
Ma sha Allah habibty...I was looking forward for your video...I can't believe I'm the first one to comment today..❤❤...your work is magnificent
@Faizasworldbeauty4 жыл бұрын
Thank you~ that’s so sweet of you! 🥰❤️
@marwomed53784 жыл бұрын
Mashaa allaah
@nitasimannita82174 жыл бұрын
Wll Faiza timaha Jil isada La Mario otinta obihia waya will maha kusameya 🤔🤔🤔🤔🇩🇯🇩🇯
Mashaa allah wll waxaan ku weydiiyey marada madow waa maxay sirta ka danbeeyso
@Faizasworldbeauty4 жыл бұрын
Saliida iftiinka mau fiicno marki la sameynayo
@umuxafsa33914 жыл бұрын
@@Faizasworldbeauty mahadsanid
@leilaahmed93 жыл бұрын
Abaayo Faiza please I need your help Maha sameya gewede 7years ee kujirta Abayo wahaan kuarki tintedha nawar oo yar yar gaduud diig aa galo Maha sameya?isosheeg inte aa kasowaci Kara habibty plz let me know thanks
@neyruuz_online74 жыл бұрын
mahadsanid marka abaayo bariiska qadada iyo saliid qumbe ma'isku sameesan kari miya iso jawab cadey saliid saytuunka agool aan ku arka marka marsade
@deeqomaxamad80132 жыл бұрын
Asc ambyo macnto faiza inteh kasoo wacaaa
@shukriamohamed58802 жыл бұрын
Labada salidba ma wada isticmali kara
@mariaapdizamed52484 жыл бұрын
Wll halka saliid saytunka malagu badali karaa saliida caadiga iso jwb adigo raliya❣
Waxan muqdisho malga hela hee war iso jwb wall yaal
@hayaathilwa70193 жыл бұрын
Haa Abyo suuqa bakaro wad ka heleysa 1 Saliid qumbo saafi ah 2 Bariis cadaha wax walba o timaha la mariyo wad ka hele
@nejmaabdi375211 ай бұрын
Ma la ruxaya markii meel la dhigo mise meel la iska dhigaa Bas apyo
@anabkoronto80344 жыл бұрын
Abaayo tan qumbaha 5 bari mugdiya hala galiyo aad dhahdey tan kale saliid saytuunka ma horey aan ka istic maa leynaa mise sida qumbaha oo kale ayaan sameey neeynaa
@Faizasworldbeauty4 жыл бұрын
Sida qumbaha oo kale samey hadii wadanka aa joogto u kuleel yahay talaajada geli abyo
@anabkoronto80344 жыл бұрын
@@Faizasworldbeauty haye abaayo shukran💕
@najatmahmood81614 жыл бұрын
السلام عليكم انا مشتركه جديدة لقناتك الرائعة وفيديوهاتك الجميلة ولكن لدي سؤال ماهي هذه اللغة التي تتحدثين بها لأني لم افهمها ارجو منك ترجمة الفيديو للغة العربية لأن قناتك جميلة جداً جزاك الله كل خير واعتذر عن الإطالة متابعتك نجلاء من السعودية